5 Shay Samee Hadaad Doonayso inaad Xafido Quraanka Dhan Sida Faatixada Sirta Lagu Gaaro Darajadan

  Рет қаралды 18,699

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

5 Shay Samee Hadaad Doonayso inaad Xafido Quraanka Dhan Sida Faatixada Sirta Lagu Gaaro Darajadan waatan suuratul Baqara Goorta ay wax kuu Tarayso iyo Arimo kale oo cajiib ah muuqaalkan kaga Bogo

Пікірлер: 21
@ayaney6684
@ayaney6684 4 ай бұрын
Subhanallah wlhi caawo anigoo go’aan ku gaarey inaan safarka Qur’an Xifdiska aan bilaabo saacad kahorna ufadhiistay inan suuradaan ka bilaabi lahaa akhristeeda galo ayuu hada Notification kaan iisoo dhacay😢 waana my first day ogow Subhanallah waxaan isleeyahay waa calaamad uu Allah iga dhigaayo in hore aan usocda si aan ugu guuleysto Quran xifdiska una sii wado ilaa aan ka Xifdiyo. Jazakallah Sheikh waxii talo ah waan qaadanaa adne Allaha ku xafido cimri dheer iyo cibaado suuban Allaha ku siiyo Amiiin. Illahey anagana hanaga wada dhigo Hafidhul Qur’aan Ameeen Yaa Rabul Caalamiin 🤲🏼🤲🏼🥰🥹
@مشالله-ج1ف
@مشالله-ج1ف 4 ай бұрын
Ameen
@faizoabdiazizahmed8336
@faizoabdiazizahmed8336 4 ай бұрын
Wlhi anigaba manta ayan codsaday barida iyo xifdinta quranka alx hdana muqalkan aya iso dhacay waa arin ilahay wato
@faizoabdiazizahmed8336
@faizoabdiazizahmed8336 4 ай бұрын
​@@fahmad4145wadiyar wlal wan isla bilabena wiliba dugsi online ah oo lacak la.an ah ayan manta iska diwan galshay wan kgu dara hdi ad rabto siqaladadka lagaga saxo
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 3 ай бұрын
Amiin Amiin
@aishanureini9446
@aishanureini9446 3 ай бұрын
Allaahu Akbar Allaah ha idiin zaaidiyo su’aalaan ka qabaa oo Ahlu Safa Abaa hureyr iyo saxaabo badan waxa la sheegaa in gaajo dran ay xaladooda inta badan ay aheyd laakiin dadka zamankaan wey ka duwan yihiin sidaas hada jiro faraq weyna u dhaxeeyo
@sahroali1196
@sahroali1196 4 ай бұрын
MashaAlaaha ilaaheey.hakuu.xefdiyo.caruurtaada.&xaasaskaaga
@naziaosman7776
@naziaosman7776 4 ай бұрын
Sheikh badbado waxaan kacodsa Aya inaad illahey dartis igushegtid sheikh wajidi markaad isaragtaan inuu ciyalka igusoduceyo inuu illahey quraanka igufudeydiyo
@hibaqkhalif
@hibaqkhalif 3 ай бұрын
Wll ilahay bari adiga alle cidna kama xigto
@KhadraaMusee
@KhadraaMusee 3 ай бұрын
Aamiin allah ha noofudeeyo culimada allah ha barkeyo
@aard6446
@aard6446 4 ай бұрын
Badbaado channel mel aan kala xiriiro isheega wax baan karabaa
@Fanypoi9354
@Fanypoi9354 3 ай бұрын
Anigu hadaan fikirkayga ka dhiibto arinkaas run ahaantii Aniga oo aan cidna dhaliilayin cidna aflagaado u gaysanayin Kaliya ku e kaanaya sida ay ila tahay ama waxay ay ila muuqato Madaama qof walba xor u yahay aragtidiisa iyo talaadiisaba oo aan la qasbi karin. Waxa kaliya aan jeclahay inaan idiin sheego waa in aan ilaaway wixii aan idiin sheegi lahaa.
@NuuraAhmed-mr9yf
@NuuraAhmed-mr9yf 3 ай бұрын
Mahada sanid. Wll wax badan ayada. Ii. Seegatay❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤
@BarlinQasim
@BarlinQasim 4 ай бұрын
Msha allh sheekh alle hakuxafido
@degan4
@degan4 4 ай бұрын
Cod kii qurxaa ee Qur’an ka lagu akhriyo Maxaa ka fiican
@rodahussein7300
@rodahussein7300 3 ай бұрын
Ilahaw quranka no fududee
@NajaxBayle-n9b
@NajaxBayle-n9b 4 ай бұрын
Mnsh allah
@HanaMaxamed-s2x
@HanaMaxamed-s2x 3 ай бұрын
In ti ba maan ta wey jirtaa
@Otaha-zr8sn
@Otaha-zr8sn 4 ай бұрын
M.a
@ahmedhakimmohammad5484
@ahmedhakimmohammad5484 4 ай бұрын
Halke ayujooga shekha
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Xogmaal Media
Рет қаралды 24 М.
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,5 МЛН
### qiso: hooyaday oo kalaa iga tahay#######
9:16
hansare
Рет қаралды 112
🔴 #DJIBOUTI 🇩🇯 ➪ Radio Boukao 📻 Édition du 06/10/2024 par Fathia Moussa Boukao.
49:26
Samatar Ahmed Osman - Huno Djibouti
Рет қаралды 3,3 М.