7 cunto oo timaha nafaqeeya, quruxna uu yeela

  Рет қаралды 17,291

Dr Sadam Hussein

Dr Sadam Hussein

Күн бұрын

Dad badan ayaa lacago xad-dhaaf ah ku lumiya sidii ay timahooda ugu qurxin lahaayeen daawooyin kiimiko oo mala-awaal ah, balse daraasado caafimaad iyo qaar cilmo oo la sameeyey ayaa iftiimiyey in cuntada dabiiciga ah timaha ka dhigto qaar nafaqo ahaan iyo quruxba aad u fiican.
Nafaqada timaha
ka bogasho wacan
fadlan ha ilawin subscribe, like and share...
/ dr._sadam_hussein
#maxaa keena timaha soo daata #nafaqo timaha kuu bixineyso #Nafaqada timaha daata #timaha said loo bixiyo #egg mask oo timaha soo dhereyneeso #timahaaga si dhaqsi kugu soo baxo #Soo dhereynta timaha #Tima dhereynta #Timaha daata nafaqo timahaada u fiican

Пікірлер: 46
@NimcoDirir-t9d
@NimcoDirir-t9d 10 ай бұрын
MashaALLAAH Dr Sadam mahadsanid maqaaka maxaa u faaida ah
@mustafe.axmed404outlook6
@mustafe.axmed404outlook6 2 жыл бұрын
Mahadsanid bro qofka xasaasiyada hel muxuu
@samirasheikhali1827
@samirasheikhali1827 2 жыл бұрын
Shugran Dr sadam
@dr_sadam_hussein
@dr_sadam_hussein 2 жыл бұрын
Jazakallah
@mustafeali1316
@mustafeali1316 2 жыл бұрын
Masha allah Dr mahadsanid
@hafsaahmed7784
@hafsaahmed7784 2 жыл бұрын
Shukran doctor
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 2 жыл бұрын
Welcome to my dr sodhaweyn wacan from TikTok 😍😍☺️☺️🙏🏼🙏🏼
@faadumoxasan2482
@faadumoxasan2482 2 жыл бұрын
Wax badan ayan ka faa iiday mahadsanid dr keena m,a😇
@dr_sadam_hussein
@dr_sadam_hussein 2 жыл бұрын
Jazakallah
@sucaadomacalin2986
@sucaadomacalin2986 2 жыл бұрын
ma sha allah mahadsanid dr
@rahmaabdillaahi5371
@rahmaabdillaahi5371 2 жыл бұрын
Masha allah dr shukrn
@ashacuud8663
@ashacuud8663 2 жыл бұрын
M,a keep going doctor
@dr_sadam_hussein
@dr_sadam_hussein 2 жыл бұрын
Jazakallah
@hodanhuseb2044
@hodanhuseb2044 2 жыл бұрын
Manshllah doctor thanks
@سبحانالله-ذ8ب1ل
@سبحانالله-ذ8ب1ل 2 жыл бұрын
Thanks wllkey man 🙏
@BareYare-t4e
@BareYare-t4e 10 ай бұрын
M.a aad io aad baad umahadsantahay😊😊😊
@fartunmohamed4995
@fartunmohamed4995 2 жыл бұрын
Dr shugran ❤
@haboonfaarah9047
@haboonfaarah9047 2 жыл бұрын
mahadsanid dr
@dr_sadam_hussein
@dr_sadam_hussein 2 жыл бұрын
So dawow
@MaxamedXasan-zd1hy
@MaxamedXasan-zd1hy 3 ай бұрын
Avakano is the best
@haizacknewton2357
@haizacknewton2357 2 ай бұрын
Dr xagen kalasoxirira
@maxamedaxmedyare963
@maxamedaxmedyare963 2 жыл бұрын
Dr lambar lagahelikaro soqor si an kulasoxiriiro taloyin badan ayan u bahnahay adigo mahadsan
@ayanbille4583
@ayanbille4583 2 жыл бұрын
Keep going Dr sadam
@abdulahimukhtaar2835
@abdulahimukhtaar2835 2 жыл бұрын
Dr saliida kaluunka maga ceed
@mabzuudnuuryusuf9819
@mabzuudnuuryusuf9819 Жыл бұрын
Omega 3 hadaan cuno kawrn kiniiniga
@mabzuudnuuryusuf9819
@mabzuudnuuryusuf9819 Жыл бұрын
Diet ayaan ku jiraa dr. Ukunta miyaa lagu caylaa
@maaniaddow4345
@maaniaddow4345 2 жыл бұрын
Dr plz waxaa kaso hadasha waxa lagu weyneyo xabadka dumarka
@jamashamal466
@jamashamal466 Жыл бұрын
❤guuleyso wll❤
@ridwaaninaxaji8567
@ridwaaninaxaji8567 2 жыл бұрын
Guulayso wall
@iimanxasan2607
@iimanxasan2607 2 жыл бұрын
Asc dr illahy haku xiftiyo Dr borshku waa keee
@juujuumk4985
@juujuumk4985 2 жыл бұрын
Dr iney timaha bixi wayaan maxaa keenaayo
@ahmedadde5091
@ahmedadde5091 2 жыл бұрын
Sisin madowda maxey fa iida ledahay
@paitekmostaphino6378
@paitekmostaphino6378 2 жыл бұрын
Dr ka soo hadal timaha Qafiif ah yacnii Cadaanka
@ayancige6625
@ayancige6625 2 жыл бұрын
dr timaha siisiibma kawarn
@sagalmohamed2743
@sagalmohamed2743 2 жыл бұрын
Timaha sibmayo ayaka o jajabin maxaa sababa
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 2 жыл бұрын
Dr waad mahadsan tahay cirrada aan waqtigeeda la gaadhin maxaa udawo ah
@abdiahmed9311
@abdiahmed9311 2 жыл бұрын
ISKU MID AYAA NAHNEY LKN WAA DHAXAL
@saddam_bulle
@saddam_bulle 2 жыл бұрын
this is my name dr
@munocabdimayow23-km1cz
@munocabdimayow23-km1cz 8 ай бұрын
Mahanida wllkey
@faatushhennaarts5868
@faatushhennaarts5868 2 жыл бұрын
Dr aniga timaheyga salka hoose ayey ka soo siibmayan wlhi maxaanku sameyaa pls iisoo jawab
@fadumoabdi576
@fadumoabdi576 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن جزاك الله خير الجزاء اخي الغالي suaal baan rabay inaan kuwadiiyo waxaynatahay Qofka bishimaha ayna xanuunen hadana xuubka kafuqayo oomashii dhawac guuda iskubadalaso kasoohadal markii labaarana waxaa ladhahaa dhigaadaa yar isnafaqee cudur bishimaha kaamahaye markadigtoore iikasoo jaahilbixi bal anawaan kurafaaday dhaqtare
@dahirali6330
@dahirali6330 2 жыл бұрын
asc wll qali mark here wn kusalmy wllky wnaxusnhy waxan lagihya. lugah markn hbnki.sexdo.o musql.ukac..Lugha.mark.wll.jawb.isii.alj.ku.dharshee
@dahirali6330
@dahirali6330 2 жыл бұрын
alh ku xafido wllky mcn jwb is
@cilmisheekeeye4127
@cilmisheekeeye4127 2 жыл бұрын
Doctor horay usoco
@ashacuud8663
@ashacuud8663 2 жыл бұрын
Asc
@dr_sadam_hussein
@dr_sadam_hussein 2 жыл бұрын
Wcs
Maxaa keena timaha soo daata? Maxaad kaga hortagi kartaa Bidaarta?
15:03
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 222 М.
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
MARKAADA SOO TIJAABI WAA HUBAA WAA II MAHADCELIN DOONTAA .
17:05
Hamda Home Decor
Рет қаралды 48 М.
Daraadan kuu gaar ah: Billawga Sanadka 2025 - Some advice for you in 2025
19:10
Cuntooyinka tinta bixa- iyo kuwa timaha dheereeya.
16:02
Caafimaad News
Рет қаралды 6 М.
MAXAA KEENA TIMO-DAADASHADA (HAIR LOSS) ADNAN & SIRKA PODCAST
44:50
Vitamin N ma maqashay. Caafimaad kaagaa ka horeeya cid walba.
16:10
Turbashaash Family
Рет қаралды 16 М.
Maxaa U keena  Timaha  Go’idda Iyo Daadashada!
4:05
Dr Sadam Hussein
Рет қаралды 10 М.
TIMO DAADASHADA IYO SIDA LOO DAAWEEYO | XALKA BIDAARTA
6:54
Baro nafaqo timaha jajabaya qalalal  daadanayo daaweeyso
4:50
Healthy & Macaam
Рет қаралды 527 М.
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН