TIMO DAADASHADA IYO SIDA LOO DAAWEEYO | XALKA BIDAARTA

  Рет қаралды 164,966

Dr CK

Dr CK

Күн бұрын

Maxaa keena Timaha soo daata? Maxaad kaga hortagi kartaa bidaarta?

Пікірлер: 126
@BileBashiir-hy8sp
@BileBashiir-hy8sp 10 ай бұрын
Dre si waafiya ayaad noogu sharaxdey I,a waan qaadan doonaa talaabooyinka aad nasiisey waadna ku mahad santana sidaa noogu faafaahisey adna ilaahey haku sharfo dre ❤
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Dr thanks timo daadashada waaba i dhibeen basasha amey dhib keenee liin dhanaan baa horay u isticmaalay lkn waxba kuma dheefin.. Waa kugu soo biiray dr keep going
@drck1895
@drck1895 2 жыл бұрын
Qaabka dabiiciga ee loo Daaweeyo ayeey kamid tahay ee tijaabi wll sido kale shampoo -ga aan muuqaalka ku sharxay aad ayey kuu anfici laheed. Mahadsanid wll waan rajaynaa in aad waxbadan ka faa'idid channelkaan🖤
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
@@drck1895 mahadsanid dr
@farxiyosabriye6845
@farxiyosabriye6845 2 жыл бұрын
@@drck1895 dr timaha aad dadaanayan maxaa u xal ah weysoo siibmee
@nasriinapea752
@nasriinapea752 2 жыл бұрын
@@drck1895 xageen kahelaa dr
@abdurahmanalimohamed7011
@abdurahmanalimohamed7011 Жыл бұрын
​@@drck1895 doctor kawaran hadaan shambada iskaba daayo oo isticmalo ukun asbuc kasta halmar,
@امعادلشيخ
@امعادلشيخ 4 ай бұрын
ماشا ءالله شكرا بارك الله فيك ❤❤❤
@baaradofficial1156
@baaradofficial1156 2 жыл бұрын
Thank you for your advice keep going pro💪💪
@CabdullaahiGeedi
@CabdullaahiGeedi 8 ай бұрын
Mahadsanid Dre aadbaan kaaga faa,iiday runtiii baaraka allahu
@Haajirmuse
@Haajirmuse 7 ай бұрын
maxa samesa sxp
@mohamedmaanka3229
@mohamedmaanka3229 2 жыл бұрын
Dr Ck maxaa ku dawayn karaa salxaha oo timaha isoo celin kara please
@user-alta
@user-alta 29 күн бұрын
Mahadsanid
@umuamiira6098
@umuamiira6098 Жыл бұрын
Mahadsanid cirada kaso hadal dr
@fartun9503
@fartun9503 12 күн бұрын
Mar mar haaa Brother
@SenyoritaSalihiya
@SenyoritaSalihiya 4 ай бұрын
Masha Allah ❤
@hassanomar9883
@hassanomar9883 5 ай бұрын
Dr mahadsanid inbadan
@user-ik7us4om8i
@user-ik7us4om8i 2 ай бұрын
Dr waan kuu yara baahanee halkee kaalaso xidhiidhaana
@cadeed_official4295
@cadeed_official4295 Жыл бұрын
Mahadsanid dr allah haka abaal mariyo
@abduqadirelmi2495
@abduqadirelmi2495 2 жыл бұрын
Masha Allah dr Allah kusiyaadiyo cilmigaa baratay
@fttytuthrutty1172
@fttytuthrutty1172 2 жыл бұрын
Masha alaah Shug ran wllkey
@sahraa8499
@sahraa8499 5 ай бұрын
Mansha Allah mahadsanid
@callidheere2600
@callidheere2600 Ай бұрын
Dr 1 basal iyo 3 tuun iyo alqaando coffee ayaa isku kariyey kadib ayaa qaboojiyey waan marsada timaha faa iido badan ayaa ku arkay sida daada shada oo jogsatay iyo qaleelka timaha oo iga dhamaaday
@boqoradainaali3311
@boqoradainaali3311 Жыл бұрын
Mahadsanid wllkei🌼
@cabdicadow1472
@cabdicadow1472 Жыл бұрын
Ma ihi dadka u saara dadka like share iyo waxa lamidka ah ilaa dad aad utiro yar ee faro kutiris ah mooyaane dadkaas ayaad kusoo biirtay, ma qabo dhibaato timo timaheyga waan leeyahay waana nafaqeeyaa balse waxaad ku muteysatay waxaa tahay nin dhalinyar oo hadana ka muuqda dadaal iyo weliba aqlaaq iyo deganaan, welldone and good for you
@drck1895
@drck1895 Жыл бұрын
Mahadsanid saaxiib Cabdi Cadow farxad iyo dhiirigalin ayeey ii tahay fariintada allah ku sharfo😊
@Nasramahamud444
@Nasramahamud444 2 жыл бұрын
Dr thank timaha jajabka mxaa dawo u ah
@cadeycaabdi5647
@cadeycaabdi5647 Жыл бұрын
Dr dawada aad sheegtay unugyada timha Soo Saro xge kla helayaaa
@MuuseNuur-s4g
@MuuseNuur-s4g 3 ай бұрын
Thanks
@thisissomalia9357
@thisissomalia9357 7 ай бұрын
Dr. Antdandruft shampoo iyo garlic conditioner Malaysku isticmaali karaaaa
@AnisAli-h2s
@AnisAli-h2s Ай бұрын
Basashad ma la is ticamalikara😊
@YrydygduuYdrgdygy
@YrydygduuYdrgdygy 10 ай бұрын
Mashaallaah
@saladibrahimmohamed9284
@saladibrahimmohamed9284 Жыл бұрын
Thanks 👍
@maxamedaxmed6727
@maxamedaxmed6727 Жыл бұрын
Kirkarland halkee laga hela zxp
@SahalCabdi-s9t
@SahalCabdi-s9t Ай бұрын
Intee ka hilkaraaa
@Kalyaan22
@Kalyaan22 Ай бұрын
Sxp kuleel aa jiro kas wamaxay
@promoCode-dw9ji
@promoCode-dw9ji Жыл бұрын
Ukunta Hada isticmaalo kwrn
@Shugri-fj2oc
@Shugri-fj2oc 3 ай бұрын
Wll noo badai video cml jadakalaj
@caydaruusxariir8935
@caydaruusxariir8935 Жыл бұрын
Asc
@suleekhakhadarmaxamed797
@suleekhakhadarmaxamed797 2 жыл бұрын
thanks wll
@mubarakhassan4229
@mubarakhassan4229 2 жыл бұрын
pro mahadsnid
@MaxamedXasan-fx2qo
@MaxamedXasan-fx2qo 9 ай бұрын
_good_
@baashiyare8493
@baashiyare8493 2 жыл бұрын
Mahdsnd sxb sre
@xukunyareoscar1682
@xukunyareoscar1682 Жыл бұрын
DR Alopecia Shampoo Hadii Aan Isticmaalo Kwrn
@fardoosmaxamed4817
@fardoosmaxamed4817 2 жыл бұрын
Dr ciridka durkay sidee loso celin karaa pls
@sadocasan5358
@sadocasan5358 Жыл бұрын
Dr anii saliida cocunat waxaan kuleeyahay xasaasiyad
@MuktarAbdisamedAbdullah
@MuktarAbdisamedAbdullah 6 ай бұрын
Wll bidaaran leeyahaye amay kuwa hada iigu yaala igay guuraan
@yusuf123somali
@yusuf123somali Жыл бұрын
Dr cirada maxaa leenah
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 2 жыл бұрын
Maasha allaah
@hanaab24sharif24-ld6hc
@hanaab24sharif24-ld6hc Жыл бұрын
Dr allah habarakeeyo cimrigaaga dr waxn rajeyna inaad issin donto tele tayo leh dr 26jir timaha kadaata illa her an rawo inaan iskadaboolo timihi wayo sey udaadanayan xita wey yarade ilaah daweye dawo amaxal isii
@hamadaalsharabe584
@hamadaalsharabe584 11 ай бұрын
26 ayaaba jirta kwrn ninka 21 jira oo tinta afka hore ay ka haaday iyo tinta dhan ay ka daadaneyso
@mohargreaves2922
@mohargreaves2922 9 ай бұрын
​@@hamadaalsharabe584zxp wax isbadal ah?
@BashiraxmedBashka
@BashiraxmedBashka Ай бұрын
Hh ani waaye kaaas😂​@@hamadaalsharabe584
@abdidekow426
@abdidekow426 2 жыл бұрын
Dr hage kalaso xidhidha please
@farxiyamaxed9752
@farxiyamaxed9752 2 жыл бұрын
𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐝𝐫𝐞 👍
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Mahdsnid wll
@dayibqasim4259
@dayibqasim4259 2 жыл бұрын
Caliyow ma timahaa ka go a
@lilomar7903
@lilomar7903 6 ай бұрын
Timahega wa dadan Jiren lkin we yaraden marki horay isbuci 3.2 jer dhaqi jiray hada 1 mar isbuci dhaqa . Salida qumbaha uu gesaca neh we fecantahay shambada yareya tinta we disha biyo madan caba 2 litir malinta❤🇸🇴
@AnnoyedEagleRay-rj4fx
@AnnoyedEagleRay-rj4fx 6 ай бұрын
Timaha hadaan biyo Ku dhaqo shambo la.aan caadi miyaa markaan qubeysanaayo
@Xariif_1
@Xariif_1 5 ай бұрын
@@AnnoyedEagleRay-rj4fxwa Cadi oday
@nawelnalka
@nawelnalka Жыл бұрын
😢😢timo maba igu harin said ay u dadan
@updehrahmanmadridistepoi6047
@updehrahmanmadridistepoi6047 2 жыл бұрын
Bro hdaan ukun (beed) marsado kwrn wliba wxn marsadaa qaybta cadaanka markaan sii seexanayo ayaan marsadaa markaan soo toosana waan iska maydhaa
@maxamuudalidiirye8559
@maxamuudalidiirye8559 2 жыл бұрын
Sxb Wax aadan aqoon u laheyn timaha ha iska Marin anaa eersadayee
@updehrahmanmadridistepoi6047
@updehrahmanmadridistepoi6047 2 жыл бұрын
@@maxamuudalidiirye8559 hye pro thankZ
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 2 жыл бұрын
@@maxamuudalidiirye8559 Noo xog warranoo maxaad eesatay sxb si aynu isaga ilaalinno sxb?
@sakariyecabdulqaaadircali4737
@sakariyecabdulqaaadircali4737 Жыл бұрын
Sxb an ku fa ideyo ukunta in jalaha waxaa la mariyaa timaha wliba waxaa lagu daraa xul bad mida kale ukunta inta xuub ka ah o cadankaa waxaa la mariya wajiga waa sidaa
@xaawaluul4662
@xaawaluul4662 2 жыл бұрын
Asc wll timaha wxn u isticmaley kimikal jilcisada iyo kalar modo 4bil kadib daadasha ayey bilaben modo 6sano ah bidar igashey wax an usameynin majirto saliido badan wn isticmaley dadashada ma istagoso mxn sameya plz icaawi🙏😭 xata wxn goan sadey timaha inan xiiro lks wxn kabaqey iney iso baxdo weydo mxn sameya ilatali
@raaxochannel6125
@raaxochannel6125 2 жыл бұрын
1:timaha isbuuci hal Mar dhaq 2:kafogoow galmada 3:jooji dhafarka 4:jooji kalarada iyo kimikooyinka 5:cunto nafaqo leh cun
@updehrahmanmadridistepoi6047
@updehrahmanmadridistepoi6047 2 жыл бұрын
@@raaxochannel6125 isbuucii halmar sidee loo dhaqaa wll ifahansii bal
@ahmedromanio
@ahmedromanio 2 жыл бұрын
@@raaxochannel6125 best advice wlh bro that’s fact
@hodanaxmad1440
@hodanaxmad1440 2 жыл бұрын
@@raaxochannel6125 galmada nafta ubahan selo jojina
@iamcukaash2488
@iamcukaash2488 2 жыл бұрын
@@hodanaxmad1440 hh😁😅jooji tintada unax yaqey
@zubeirpoi9386
@zubeirpoi9386 2 жыл бұрын
Shp aad baan kuku mahadcelinay
@cadeycaabdi5647
@cadeycaabdi5647 Жыл бұрын
Mixnoxidil dr dwada dumarka ma isticmalin karan plls ijawab 😢wan soo gataye raga kaliya logu tala gala ley yrii
@ibshiresharma
@ibshiresharma Жыл бұрын
Wn dhawahay wllka
@Mushtaqismaaciil
@Mushtaqismaaciil Жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍
@fatuushbeauty
@fatuushbeauty 2 жыл бұрын
Timaheyga said ayey u datan blz i cawi digtor
@GullettMahomet
@GullettMahomet Жыл бұрын
Doctor waxaan kuwaydii miyaa lahubaa 100 xabo caadi miyaa please iso jawaab aniga maalintii waxaa iga go ah meelahaa 25
@GOAL473
@GOAL473 2 жыл бұрын
Coffein shampoo isticmaala
@malyunmuqtar1998
@malyunmuqtar1998 8 ай бұрын
Tinta hade xirmado maxa lasamayna
@kingckfilmsvlogs3225
@kingckfilmsvlogs3225 Жыл бұрын
101 hadey iga daataan kawaran dr
@AnnoyedEagleRay-rj4fx
@AnnoyedEagleRay-rj4fx 7 ай бұрын
Hadeeyba 30kaa daadato isbitaal aad
@maanafpoymaanafpoy4608
@maanafpoymaanafpoy4608 2 жыл бұрын
Aniga iga datan wll inte kala soxariraa
@Shacniquruxqurux-m8t
@Shacniquruxqurux-m8t 2 ай бұрын
Waxaan cunaa daawada dhaxanta waayna iga daatan marka ma dhici karta inaay sabab u tahay 😢
@CumarNeere-wo2it
@CumarNeere-wo2it Жыл бұрын
Minoxidil sidee ku helikaraa
@xamdiaxmed7205
@xamdiaxmed7205 2 жыл бұрын
😟😟😟aqir timo la an igu sosocoto
@AliHussein-xk8po
@AliHussein-xk8po 2 жыл бұрын
isku cilad baan nahaye xal Maheshay
@yusroabdialiyusroabdiali4098
@yusroabdialiyusroabdiali4098 Жыл бұрын
Wlllhi timHeyyy Hada shalo galiyo😢we dadnayaann hada foNeyo wuu buxaaa😂.....midkle sanadann dhann ma I bixinn😩🤌
@mohargreaves2922
@mohargreaves2922 5 ай бұрын
Goorma isku aragtay dhibakn walalo
@cabdiraxmanmohamed4164
@cabdiraxmanmohamed4164 2 жыл бұрын
Mahadzanid
@deeqaomar3040
@deeqaomar3040 Жыл бұрын
Saliidaha garka kawrn
@YaxyeYare-x5w
@YaxyeYare-x5w 22 күн бұрын
𝑻𝒉𝒂𝒏𝒌𝒔 𝑫𝒓
@mahadbarreyusuf2297
@mahadbarreyusuf2297 2 жыл бұрын
Dr wlhi tinta aad ayey ii daadata o si an aan macqul ahay weli dr age kega wa 19 jir mana aqan waxa sameyo wlhi cudurka alopecia kaso hadal plz mid uun igu caaawi wllky
@abdihakiimali7576
@abdihakiimali7576 2 жыл бұрын
Sxp ana kula mid ayan ahay sxp
@ugaasgelle4455
@ugaasgelle4455 2 жыл бұрын
zxp hadii aad is ticmaasho siigada waa in aad joojisa wax yaalaha ugu badan oo keen tima dadashada waxa ka mid ah in uu qofku siigaysto
@mahamaddaki4391
@mahamaddaki4391 Жыл бұрын
@@ugaasgelle4455 ninkas hore baan lamid ahay da'ahaan mana siigaysto wlhi oo mar horaa iigu danbaysay saas oo ay thyna timuhu wa idaatan 😭
@cxakiinmustafe3007
@cxakiinmustafe3007 Жыл бұрын
Wllay maxa xal ah oo timaha lagu dawayn karo
@mohargreaves2922
@mohargreaves2922 9 ай бұрын
​@@mahamaddaki4391zxp ana talo kuuhaya iso qabo i.a
@suhaylamaxamuud4987
@suhaylamaxamuud4987 2 жыл бұрын
marba marka kadanbaysa way idaa tan eeila talismanic
@hanahassan9937
@hanahassan9937 Жыл бұрын
Dr saliida gadasha talo ayan hada hesta ee ma wngsn thy inan isticmalo oo masii wada mise Wan jojiya 😢
@sakariajamac7407
@sakariajamac7407 2 жыл бұрын
Timaha oo holhol yeesha sideeba loo daweeya
@CabdiCabdi-pi9wm
@CabdiCabdi-pi9wm Жыл бұрын
Faaido tinta dheerarkeda max lugu sameya noo Soo same libax sare
@abdallasaid158
@abdallasaid158 2 жыл бұрын
timaha cudur baaba u yimidee shampada xagee laga helaaa mida ugu fiican kiimiko miyaa ku jirta
@jurganklopp9755
@jurganklopp9755 10 ай бұрын
Haa SawirrO Kad¡b SUuqa Ka DaYdaYso Waad HeLlee Mid ama laba Ee ❤
@sakariye1765
@sakariye1765 Жыл бұрын
Bidara ka cabsanooya😢
@KhadarHussein-gn8ux
@KhadarHussein-gn8ux 11 ай бұрын
Anigba 😢
@Wad-bariis
@Wad-bariis Ай бұрын
Hadda ka wrn ma kaa daateen
@Wad-bariis
@Wad-bariis Ай бұрын
​@@KhadarHussein-gn8ux bal soo hadal hadda dhakadu ma ku caday😂
@shiikhmaxamed4050
@shiikhmaxamed4050 2 жыл бұрын
anti daan daro shamp00
@WarkaTv-1m
@WarkaTv-1m 2 жыл бұрын
Mahad sanid 👨‍⚕️
@AsadAbdi-re2gx
@AsadAbdi-re2gx Жыл бұрын
dictore timaha i daata akoolka iyo cuncun waa leyahay marka timaha marban xiiray ila hadana way goga,an su aashayda waxay tahay dictore markan isticmaalayo dawoyinkan timaha man xiira timaha
@Cabdirisaqnur08
@Cabdirisaqnur08 Жыл бұрын
Pro wlhi kula mid baan ahay ee xal ma heshay wllka
@lilomar7903
@lilomar7903 6 ай бұрын
Salida qumbo marso dhaqi yarey
@ahkanahmedchanel4069
@ahkanahmedchanel4069 Жыл бұрын
Mahad sanid
@borowbaydhabo6201
@borowbaydhabo6201 2 жыл бұрын
Beenta naga daaya
@FatumaAhmed-r4f
@FatumaAhmed-r4f Жыл бұрын
Jazakalah
@gamer5Real
@gamer5Real Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@malyunmuqtar1998
@malyunmuqtar1998 8 ай бұрын
Asc
@IfraaxMaxamuud-tx3gw
@IfraaxMaxamuud-tx3gw Жыл бұрын
Masha allah
@KDB17-p3d
@KDB17-p3d 2 жыл бұрын
Thank you very mach
@Bujeeti143Bujeeti14
@Bujeeti143Bujeeti14 4 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
Maxaa keena timaha soo daata? Maxaad kaga hortagi kartaa Bidaarta?
15:03
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 217 М.
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 11 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 120 МЛН
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 16 МЛН
Halista Tin beerashada-Dhamaadka Qisadii Bidaar Canood Part 3
24:44
Kow Somali Media
Рет қаралды 8 М.
SIDA UGU FUDUD EE LA ISKU CAATEEYO | WEIGHT LOSS
6:05
Dr CK
Рет қаралды 218 М.
CILAANKA TIMAHAA BIIL GUDAHEED KOGU SO DHEREENAYOW
18:19
YASMIN & YUSRA SHOW
Рет қаралды 193 М.
Waan Aamini Waayay 4 Bilood kadib Waxa Igu Dhacay
12:48
Abdullaahi Daacad
Рет қаралды 6 М.
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34