No video

7 shey ay dadka narcissistic ah necebyihiin!!!

  Рет қаралды 3,921

Dr. Khadar Abdi

Dr. Khadar Abdi

Күн бұрын

Пікірлер: 89
@naciimahassan8467
@naciimahassan8467 Ай бұрын
Thank you ❤
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Thanks for watching
@user-em3op8bn4t
@user-em3op8bn4t 11 ай бұрын
Mansha allh walal khadar illhy khyr hakaa siiyo macluumaadkan quruxda badan❤walalo markaad dadkan adigu nacdo iyagu kaama tagayaan lkn hadii aan qodobadan ku sameeyo ma inacayaa inaan is nacsiiyo ayaan rabaa🙏
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 ай бұрын
Haa walaal hadii aad ku sameyso sidaan sheegay wey kaa cararayaan oo aragaada ayee ka dhuumanayaan waa hadi aad rabto inaad iska gooyso
@user-em3op8bn4t
@user-em3op8bn4t 11 ай бұрын
@@Drkhadarabdi1 hye walal mahadsanid inaan birta ka also rabaa waan xumayayaa marka🫡
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 ай бұрын
@@user-em3op8bn4t birta ka asal isoo ogeysii sidaa yeesho
@user-em3op8bn4t
@user-em3op8bn4t 11 ай бұрын
@@Drkhadarabdi1 hye walal insha allh anaa igu othahy🙏
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 11 ай бұрын
Dad yaab leh . Subxanalaha. Iyaga dhibataysan . Maah Dad degan maskaxiyan . Waa waali qarsoon . Ilahay haw gargaaro.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 ай бұрын
Aamin
@Kowsar15
@Kowsar15 4 ай бұрын
Thanks wlalkey❤️🏃‍♀️💯
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 ай бұрын
Thanks for watching
@naciimahassan8467
@naciimahassan8467 Ай бұрын
Alx Ilhay Ayaa Iga Saaray Waa Nolo Adag
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Thanks for watching
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 7 ай бұрын
Thanks 😊🙏🏻
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 7 ай бұрын
Adaa mudan
@user-oo7jp6zd1s
@user-oo7jp6zd1s 6 ай бұрын
Walalkay markasta waan ku duceeyaa qof aan fahmi la aa baad i fahansiisay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 6 ай бұрын
Illahey ha aqbalo Aamin thanks for watching
@Shukritamokhtar7153
@Shukritamokhtar7153 11 ай бұрын
Dr, khadar waxaan kugu mahadiyo ma aqaan. Vediogan waxkhtigi aan u bahna bu iso gadhay. 😢😢Wall Khyr aaan dhamaad lahyn Allah haku siiyooo. Aaad bay i cawiyaan vedioyadada.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 ай бұрын
Adaa mudan thanks for watching
@shukri846
@shukri846 11 ай бұрын
Wsc walal sax sida aad sheegtay thaks 👌✅
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 ай бұрын
Adaa mudan thanks for watching
@user-el4ji5by2i
@user-el4ji5by2i 11 ай бұрын
Aniga ninka iqabo wan oga shaki sanhay wana is fahmi la nahay hada go wan ban ka qatay markan go an ka qataay baryo calacal janis labad isi bu igu haya 😢yaab wlhi
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 ай бұрын
Dadkaan isma badalaan mana koraan
@Zizy11769
@Zizy11769 10 ай бұрын
Mahadsanid abowe ninkyga ah wax bdn ban ka faidey
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 ай бұрын
Adaa mudan walaal thanks for watching
@ZamzamAbdullahi-mf6wv
@ZamzamAbdullahi-mf6wv 9 ай бұрын
Sida xooolaha inaaa noqotey rabaaan
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 ай бұрын
Haa
@samiyoqueen9323
@samiyoqueen9323 11 ай бұрын
5sano ayan ciila ku nolay wlhi thanks wlhi had melaa ayn isak saraya sida adig ku dawaday wlhi
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 ай бұрын
Allah garabkaada ha galo guuleyso
@hawamsaed3838
@hawamsaed3838 11 ай бұрын
sharafay noo faa iiidee sidee meel iskagasaartay
@sulekhaisse5759
@sulekhaisse5759 Ай бұрын
Walahi waa run waxan dhan
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Ай бұрын
Thanks for watching wllo waxaad ka daawan kartaa videos noocano kale ah qeybta playlistiga mahadsanid
@drs.suldishhazzo6541
@drs.suldishhazzo6541 3 ай бұрын
They lack of empathy walhii 😅
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 ай бұрын
Thanks s for watching
@user-oo7jp6zd1s
@user-oo7jp6zd1s 6 ай бұрын
Waa dad madhan faan badan iyagoon waxba haysan bay ku dhihi patrol station baan furan si aad ula muranto qiyaali bay ku noolyihiin ismana aaminsana laantaa inay wax qabsan karaan laakiin kuma sheegayaan waxay iska dhigayaan dad qatar ah
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 6 ай бұрын
Haa muranka wey ku raaxestaan
@user-oo7jp6zd1s
@user-oo7jp6zd1s 6 ай бұрын
Narcissen waxaad ka nabad galeeysaa markad ka xoog badantahay oo garaacdid hadii kale nolashada wey ku baabiinayaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 6 ай бұрын
Haa wax xishoodan ma ahan
@bisharocabdulahi8632
@bisharocabdulahi8632 9 ай бұрын
Wll qali Qof aan xiriir la lehay baan hada dabecadas ku arkay wana jeclahy kama tagi karo ee sidee loola dhaqmi karaa plz i caawi wllky😢
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 ай бұрын
Email iiso dir @m.salehj48@gmail.com
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 7 ай бұрын
Waa arkay dad noocas aha guur deg deg aye dadka weydistan sida lo fahmin kalsooni ma leh waji ma leh Wa daneystayal naagahoda Wey bahdilan negativ tanke ku badan.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 7 ай бұрын
Haa walaal waa dad aad u fudud kalaooni badan ma lahan
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 5 ай бұрын
@user-ul1gs2ht5pilahey ha Ku dhiib dhaamo ani Mid aya kala tagnay narcissistisk ayu Ahay weliba midka qarsan 5 jano Hada laga joga sun igu reebay ilahey ha i cafiyo 🥲
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 5 ай бұрын
@user-ul1gs2ht5pQof aya Ku xidha Lambarka so Qor
@shukrijama4063
@shukrijama4063 3 ай бұрын
Walaahi waad iga qoslisay bilaa biyo ku liqsii iguhalee walahi waan bartay hada waan casharinayaa inbadan bay isoo waaleene hada waa loo yaabaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 ай бұрын
Aahey thanks for watching
@Ugbad904
@Ugbad904 11 ай бұрын
Allow naga qabo😢
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 ай бұрын
Aamin
@XaiderAli
@XaiderAli 3 ай бұрын
Dabecad qof xirir naga dhaxeyay baa laha😢
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 ай бұрын
Side ula dhaqantaa dadkaan ?
@jeeswano7047
@jeeswano7047 2 ай бұрын
WAA SHEEYDAAN WAA SHEEGTAY WALAAHI 😂😂😂
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 ай бұрын
Thanks for watching
@Queenjiija
@Queenjiija 11 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 ай бұрын
Thanks for watching
@Atiifxasan
@Atiifxasan 4 ай бұрын
Dr.dumarka soo kuma
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 ай бұрын
Haye thanks for watching
@caashosiciid9925
@caashosiciid9925 9 ай бұрын
😢🎉nin saas baa shukansadaa😢😢😢😢😢❤wlhi ku wareray talo isiyaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 ай бұрын
Email iiso dir @m.salehj48@gmail.com
@caashosiciid9925
@caashosiciid9925 9 ай бұрын
@@Drkhadarabdi1 please iso bxi wayey wasapkaga iso qor ibaad baadi wll niydaa ixnunyso
@NajaxXasan-fh5lf
@NajaxXasan-fh5lf 11 ай бұрын
Khadar thank waxbadan ayad nogabatay wll ilahay abalkaga jano hakaga dhigo masha an kula kaftamana manta saaid ayad u qurux badan thy😂🎉❤ lam joking to you bro
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 ай бұрын
Aamin bro Illahey janada hanagu kulmiyo quruxdana hooyadey ayaa igu dhashay 🤣 thanks najax
@NajaxXasan-fh5lf
@NajaxXasan-fh5lf 11 ай бұрын
@@Drkhadarabdi1 of course
@caashosiciid9925
@caashosiciid9925 9 ай бұрын
​@@Drkhadarabdi1🎉😂😢❤
@MaxamedAbdukdir
@MaxamedAbdukdir 11 ай бұрын
Dr. Khadar dadkaan waa kuwa jinni ku shaqeysta ma daalaan mana waantowaan 😂😂😂😂😂😂😂
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 ай бұрын
Haa ma daalan waa jini dhib badan
@user-oo7jp6zd1s
@user-oo7jp6zd1s 6 ай бұрын
Hadan iska celin iyagan ku daynayn mana xishoodan
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 6 ай бұрын
Haa walaal birta ka asal
@Mshanita70-sh2mp
@Mshanita70-sh2mp 11 ай бұрын
Hadii laga amuso lagana fogaado ka waran adoonba la murmin waayo hadad la muranto waad ku hafaanysaa adoo iskaga taga la qaatay malaha hadii lala jafa jirqo way kasi darayaan midakle waa dad wada caqli ah muran iyo qaylo kagama gulaysan kartid labada aamuska dhiba iyaga marka lo eego muranka
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 ай бұрын
Dadkaan waa dad muran iyo qeylo jecel ka dheerow ka fogaw meelkaatana block ka saar
@Mshanita70-sh2mp
@Mshanita70-sh2mp 11 ай бұрын
@@Drkhadarabdi1 thanks wll
@caashosiciid9925
@caashosiciid9925 9 ай бұрын
😢🎉sax
@Ruuneey15
@Ruuneey15 11 ай бұрын
Asc wll waa ku mahadsan thy macluumadka na siisay. Lkn markaan ka eegno dhanka lamaanaha hadii divorce la kala qaato control ki wuu lumayaa dabcan iyo cadaadiska balse maxay qofka u sii dhibaateeyaan xataa hadii la kala dhamaado ?
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 ай бұрын
Waxey dadka usii dhibaateynayaan waa xasid nimo ku jirta taaso ah hadiiba aad kala tageysaan qofkaan sii xago control kana ma ahan mid dhaqsa dhamaato
@Ruuneey15
@Ruuneey15 11 ай бұрын
@@Drkhadarabdi1 waa gartay thanks ustaad🤗
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 11 ай бұрын
Adaa mudan thanks for watching
@MaxamadYare-vi9yx
@MaxamadYare-vi9yx 2 ай бұрын
Wll talo qas ka raba aniga
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 ай бұрын
Kusoo biir groupka chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 7 ай бұрын
Intee kale so xariira wllo?
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 7 ай бұрын
Groupka kusoo biir👇🏾 chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H
@Xaawaluul124
@Xaawaluul124 3 ай бұрын
ex keyga sas aha ano jecel 8 bil anile dawa ordayey ugu dambeyn rerka wil qarabada igu dareen 😢
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 ай бұрын
Waxaan rajeynayaa inaad ka faaido videoskaan
@Xaawaluul124
@Xaawaluul124 3 ай бұрын
@@Drkhadarabdi1 masha allah wax badan ka fa iidey
@user-oo7jp6zd1s
@user-oo7jp6zd1s 6 ай бұрын
Hadan iska celin cadaanta ku galinayaa laakiin markad iska celiyo wey ku ixriramaya kuguma soo degdegaan
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 6 ай бұрын
Haa ma xishoodan
@user-oo7jp6zd1s
@user-oo7jp6zd1s 6 ай бұрын
Hadii aad lacag daymiso ma soo celiyaan waxayba u haystaan inay xaq u leeyihiin
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 6 ай бұрын
Haa waxaa ka dhaadhacsan iney xaq kugu leeyihiin waa wax waalan
@user-oo7jp6zd1s
@user-oo7jp6zd1s 6 ай бұрын
Waxay ku dhahayaan hadaad ogaan lahayd saan kuu jecelahay qalbigaa i dhaqakhakha u leeyihiin waa been cad sababta aan saas u idhi ficilkooda ka dareemee inay been tahay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 6 ай бұрын
Beenta Agrooda wax kama ahan
@MaxamadYare-vi9yx
@MaxamadYare-vi9yx 2 ай бұрын
Wallhi ben maha mida wll wan kula arkay 😢
MUXUU YAHAY CUDURKA RAGGA QAAR KU DHACA? (Narcissism)
16:12
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 25 М.
WHO IS NARCISSIST/ YA WAYE NARCISSIST?
11:15
Afnan Adan
Рет қаралды 23 М.
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 19 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
STORY TIME 13// NARCISSISTIC ABUSE
32:57
Afnan Adan
Рет қаралды 179 М.
WAX KA BARRO CALAAMADAHA UU LEEYAHAY DHIBANAHA NARCISSIST-KA!!!
25:38
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 2,8 М.
10 Tactics to Put a Narcissist in Their Place
8:56
Psychology Element
Рет қаралды 3,6 МЛН
Sida loola dhaqmo waalidka narcissistic ah
16:30
Dr. Khadar Abdi
Рет қаралды 1,2 М.
CALAAMADAHA NARCISSISTI-GA QARSOON
31:36
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 13 М.
Dadka magnet ka ku ah dadka ah NARCISSISTS ( isla qabweeyn)
18:03
Mastering Power Within
Рет қаралды 10 М.
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 19 МЛН