7maalmod ku ogow qofka kusixray riyo ku arag

  Рет қаралды 97,808

Somali Ruqyah Tv

Somali Ruqyah Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 143
@mohamedmuseguled3817
@mohamedmuseguled3817 2 жыл бұрын
21 jeer Surah zilzal biyo na waa ku tufan biyaha waa rose water Waxaa ku soo tufani biyahaas rose water Surah Dhukhan 7 jeer kabacdi saliga nabiga IYO istaqfaar Ayaa Akhrin inta aad seexanin inshalah riyada Waxaa ku arki waxii ku sixray then biyahaas Waxaa ku rushaynaysaa korkaaga IYO guriga IYO gogosha aad ku seexanaysid mudo 7 days Ayaa ku arki
@aminamuhamed7740
@aminamuhamed7740 2 жыл бұрын
👍🏻
@salmomacalin3877
@salmomacalin3877 2 жыл бұрын
Wll suratul dhukhan surade waye magac kale maledahyne
@alhamdulilaahallhuakbar4832
@alhamdulilaahallhuakbar4832 Жыл бұрын
Mash Allah ❤❤❤❤shiikha Allah ku xefdiyo 👍 100🇸🇴🇸🇴💯👌👏♥️♥️❤️💚😍🌺👍💟💟💜❤️💚💙
@shankarondahir2337
@shankarondahir2337 9 ай бұрын
Suratul kitaab gaab waaye
@Sadiomohamedomar
@Sadiomohamedomar 8 ай бұрын
Wa xamim yasha kamid thy​@@salmomacalin3877
@khadramaxamed2854
@khadramaxamed2854 Жыл бұрын
Maasha'allah shiikh anigu hal habeen baan aqriyaya idaa sulsilad kaliya waxaan ku riyooday wax badan oo iga yaabiyay alle hayna caafiyo aamiin
@fartuunhirsi9414
@fartuunhirsi9414 2 жыл бұрын
Jasaka allh shiikh ani waxan ku jira dadka ku faiiday suuratu cabasa wlhy waxan waday mudo waxa jirtay qof dumara o iga dhex hadali jirtay alx hada ilahay aya sharkedi idhafiyey ramadanki ayan anigo akhriyey cabasa 41jer sexday waxan ku riyoday qofti iga dhex hadli jirty oo walatay oo dhahaysa sixirki an kuwaday ayaa igu so noqday maxa samaysay Ana an leyahay quraan ayn Kaa akhristy oo ay dhahayso quaanka ayaaba sixir kadaran wlhy Allah aya iga makhrati ah marka shiikh iso Duce riyadas inu allaah irumeyo🤲
@queentv656
@queentv656 2 жыл бұрын
Alx aby hdii mar ad ka cafimadey abyo ana hda la xanunsan ee meel an kala so hdlo ii sheekh ina kula hdlo ayn rabaa
@amiinoawees9592
@amiinoawees9592 2 жыл бұрын
Alaha kuceliyo sixirkeda aamin yaarabi
@fadumafaduma796
@fadumafaduma796 2 жыл бұрын
لااله الاالله وسبحان الله والحمدلله والله اكبر ولاحول ولاقوة الابالله اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين استغفرالله العظيم واتوب اليه
@fadumafaduma796
@fadumafaduma796 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@khadijoabdi5317
@khadijoabdi5317 2 жыл бұрын
اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم أنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم أنك حميد مجيد
@shukriaxmedshacni2333
@shukriaxmedshacni2333 2 жыл бұрын
Inaahu meen suleymaana wa inaahu bismillaahi raxmaani raxiimi allaa tacluu caleya wa tuunii muslimiina 100 jeer saliga nabiga scw sidaas ayaa sameyey 7 habiin galas biya ku akhriyey asaa cabay wana arkay naag idhaheyso aniga ku sixray
@ifrahhussein5284
@ifrahhussein5284 2 жыл бұрын
Suuradee bay ku jirtaa walal.
@ayzar8219
@ayzar8219 2 жыл бұрын
@@ifrahhussein5284 suuratul namal sister ayadaha 30-31 wee isku wada xigaaan
@s.h9407
@s.h9407 2 жыл бұрын
Subhannallah
@xabiibaqali8564
@xabiibaqali8564 2 жыл бұрын
Xasbiyaa alaah wa nicmal wakiil yaarabi adaan kaa megen galnay
@shukriaxmedshacni2333
@shukriaxmedshacni2333 2 жыл бұрын
@@xabiibaqali8564 haa abaayo riyada aa ku arkay iyado saas idhaheyso naag
@foziaasker1073
@foziaasker1073 2 жыл бұрын
Sheikh surat dukhan waa juskee oo sureede ayaay ku jirta Sheikh ii so sheeg illaahay khayr haa ku siiye
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 жыл бұрын
Dastuur waa kan rabi soo dejiyey. Jecloow oo uololeey kitaabka rabi Inuu xukumo dalkeena asageey kujirtaa cadaalad iyo badbaado aduunyo iyo aakhiro ... أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ
@fadumafaduma796
@fadumafaduma796 2 жыл бұрын
جزاكم الله خير وبارك الله فيكم
@sihamsaeed7657
@sihamsaeed7657 2 жыл бұрын
Maasha Allah sheekh insha Allah wan sameen doona
@nimcocraxman6182
@nimcocraxman6182 2 жыл бұрын
Wanku salaamay sh caydarus anuu suurtul Cabasa ayan akhriyey malintii uhoraysey ayaa waxan isoo wacay qof jooga afrikada dhexe waa I aamaney qof wanaagsan ayaad tahay Ilaahey ayaad khalwo llagashey laakiin IL xasad ayaa ku haysa anku daweeyo bilaash isoo wac
@Zak-M2B-company
@Zak-M2B-company 10 ай бұрын
Sida shegtay wey i qabsaty wll
@BashiirAbdi-cl9qm
@BashiirAbdi-cl9qm 3 ай бұрын
Walal hye hada sethay intee xalkagu kudambeyey xasadkaas uunbaa ana idhibiye
@SucdiHassan-p7v
@SucdiHassan-p7v 6 ай бұрын
Allaha kubarakeeyo ustaad❤
@محمدقهقن
@محمدقهقن Жыл бұрын
Maansha allah jasakallah khayr wll allah hano ka xafido yarabi
@فاظمةمحمد-ط9غ
@فاظمةمحمد-ط9غ Жыл бұрын
جزاك الله خير ما شاء الله الشخ عيدروس❤❤❤🎉
@hibohassan8939
@hibohassan8939 2 жыл бұрын
Ilaahayi ayaanu kamagan galayi sharka xaasidka iyo cadowga
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe ii sara💟💟
@Ma-hy7bv
@Ma-hy7bv 2 жыл бұрын
maqolka aan seexanayo mise Gurika oodhan baankurusheeyaa insha Allaah
@sacdiyalove9480
@sacdiyalove9480 2 жыл бұрын
Masha,allh mahad sanid dida ad noogu fa,ideysay sh
@FaisoAbuubakar
@FaisoAbuubakar 16 күн бұрын
Jisaakalaah shiiqoow
@abdullahiyussuf2320
@abdullahiyussuf2320 Жыл бұрын
Thank you sheik caydaruus .
@DahaboHasan-fg8mm
@DahaboHasan-fg8mm 2 ай бұрын
Asc sheekh jin baa iga bixiila wana jincashaqa ah
@malyounmahad1249
@malyounmahad1249 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا أخي الكريم أخي فالله عظم الله اجرك بيض الله وجهك بأعمالك الخير Walal alle sharwadeenada shartooda haku dhaafiyo bi idmilaah miisanka xasanadka alle hakuuu siyaadiyo khyrkaaga alle hakuu siyaadiyo alle hakuu xafido reerkaga awladada dhamntodba Waanan qaadaney taladaada waana sameyneynaa sheikh waadna mahdsantahy sida wanagsan eed noola dadaleyso alle hakaa abaal mariyo walal mahadsanid khyrbaa ku dhafay baaraka laaah
@sucadaadan7430
@sucadaadan7430 2 жыл бұрын
asc sheekh waxan ahay walashiin oo ladhiban sixir noso duceeya in allaha awoodabadan naga furfuro alla idinbarakeeyo
@faidochannel7486
@faidochannel7486 2 жыл бұрын
aamin ya Rab
@deeqa1745
@deeqa1745 2 жыл бұрын
Cabasi ilaahow adigaa awood lah ee nabadbaadi yaa rabi
@selfyou4667
@selfyou4667 2 жыл бұрын
asc dawada caanaha oo lagu matago megaceeda engilish ama arapic ma nooga soo qori kartaa shiekh caydaruus fadlan
@faidochannel7486
@faidochannel7486 2 жыл бұрын
ruwandi ani burgandi ukasa wan cabay wn ku matagiwayi shuwanle
@QadanAxmedshaakir
@QadanAxmedshaakir 3 ай бұрын
Plz shiikh waxan ahaay hooyo 12sano xanuun la dhiban xagee kala so xidhiidha
@jamilaciise5441
@jamilaciise5441 2 жыл бұрын
Scw sallalaahu caleyhi wasallam
@RadanRadan-y9g
@RadanRadan-y9g 2 ай бұрын
Asc shiiq waan Ku salamy suradu Dukan kidaab ma ka aqrisan kara😢
@onntablet-g6l
@onntablet-g6l Жыл бұрын
I love you sheekh❤
@nuurtobishaar2069
@nuurtobishaar2069 2 жыл бұрын
Mashallahaa allaha kuxifidiyo sheqa
@AyaanYusuf-rz2dd
@AyaanYusuf-rz2dd 10 ай бұрын
Masha allllah wan samayn
@abdirahmangarad2622
@abdirahmangarad2622 Жыл бұрын
Màsha Allah
@sandiracan
@sandiracan Жыл бұрын
Asc maqolkad kujirto ama daradodan
@hodanhapi6950
@hodanhapi6950 2 жыл бұрын
Sheekh uso iso jawaaaba
@hassanabdiabdillahi9982
@hassanabdiabdillahi9982 2 жыл бұрын
Asc sheikh goorma muqdisha soo gareysa
@jiijaomar8977
@jiijaomar8977 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى ال سيدنا محمد
@maxamuudxaaji4627
@maxamuudxaaji4627 Жыл бұрын
Sheekh shaqoyinki waa leega fadhisiyay baarka na waa leega dhagaa ilaa isbitaalka katago
@dacii_isseabdi4558
@dacii_isseabdi4558 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك عليه
@abdiomeryusuf1922
@abdiomeryusuf1922 2 жыл бұрын
Anigu waxan xanuusanaya she habeenkasta qof cunto isiinaya waliba cuntaadan jeclahay baa la is inayaa / 7 habeen bay soconysa riyadu markaasa xanuunku igu kacyaa
@queentv656
@queentv656 2 жыл бұрын
Alla wllow ana hda i heysata cuntda riyada lagu cuno😥😥
@abdiomar9042
@abdiomar9042 2 жыл бұрын
Asc Suratul cabasa ma wiig baa lahadlaya akhrin teeda mise waa hal mar tan yada waad shegte
@m.neej1232
@m.neej1232 2 жыл бұрын
Sheikh aydaruus wll qoys somaliyeed baa aad kugu bahan oo abohod sixir ladala dhacayo wadanka hooyana aan joogin aadna kugu bahan please meel lagagaso xidhidho noreeb abaha wayn ilahay sabab hakaga dhigo suu cafimad uu heli laha hada wuxu gadhay inan miyirkisu joogin 😭😭
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 2 жыл бұрын
Masha allah shekh allaha ku xafido
@nuraslbn1174
@nuraslbn1174 2 жыл бұрын
Jasa kumul laahu khayr
@LuLu-wt7ss
@LuLu-wt7ss 2 жыл бұрын
Asclkm sheikhow hagewaye haruntada inad Quran isartit Ayan raba barakalah
@anfaccumar-ty3uw
@anfaccumar-ty3uw Жыл бұрын
Masha allaah
@shukrimohamed4734
@shukrimohamed4734 4 ай бұрын
Aniga riya ku arkay qof aad ii dhibay lkn ino isixray maogi
@ansahsamrieh4299
@ansahsamrieh4299 2 жыл бұрын
jaza Allah khaire y'a sheik surat cabasa wan akriyay dadki ee sixray dhaman way bukodeyne karkamid ah dhibay afka kakeenen karkamid ah ubabki ba kasodhacay
@faidochannel7486
@faidochannel7486 2 жыл бұрын
meqo malin aqrisay xaq iyo badil ma isla galan quranka wa xaq sixrkodana wa badil xta fatiha hda lazimno Allah wuno farajfura hadba taa xoga sartid waye meqa malin aqrisay abayo
@fadumamohamed780
@fadumamohamed780 2 жыл бұрын
Asc walaal asha ma iiso shere dhihi kartaa waan kawaayay pege ka sheqa
@cabdicasiisfaarax6298
@cabdicasiisfaarax6298 Жыл бұрын
Mansha allah wll cabasa imisa jeerbaala akhiyayaa
@Nadiikhadar
@Nadiikhadar Ай бұрын
Shekh dad anan kafilyn iny waxa samynkaran ayan ku arkay riyada markan taldada racy
@nasriinsheikh3711
@nasriinsheikh3711 2 жыл бұрын
Caydaruus muqdisho ma joogtaa
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 11 ай бұрын
Riyo ku riyodi qof dhahayo Ani ku samiye subbnallah qof family med dhahayo sixir ku hesta dhahayo subbnallah
@BashiirAbdi-cl9qm
@BashiirAbdi-cl9qm 3 ай бұрын
Maxaa sameysay riyada kahor
@nasteexocadey2842
@nasteexocadey2842 2 жыл бұрын
M.a
@XaliimoXasancabdi
@XaliimoXasancabdi Жыл бұрын
okye❤
@shadiyaxiiz7508
@shadiyaxiiz7508 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi yaarabi
@FaduusxajiAxmed
@FaduusxajiAxmed 8 ай бұрын
Aamiin
@rudwanceeloz2795
@rudwanceeloz2795 2 жыл бұрын
Masha Allah sheekh cayadaruus
@adnaahmed6801
@adnaahmed6801 2 жыл бұрын
Mnsha Allah Allah waxaad jeceahay ku si
@aishahassan
@aishahassan 2 жыл бұрын
Asc sheikh waxan hbn waliba ku riyodaaaa Isla edo ii ah aan waqti laso joogey aan is fahmi weyney kana soo tagey oo I hor taagan Ana aan ka naxo please iso fasir waan ku jah warerey
@ayzar8219
@ayzar8219 2 жыл бұрын
Sheekha wuxu sheegay maa aqrise mise wax kale aad aqrise oo riyada Ku aragte noo faidey uqtii
@sumayamaxamed-ps1hz
@sumayamaxamed-ps1hz 6 ай бұрын
Maxaa faaiido kujirta inaan oqaado
@legendgandhe4735
@legendgandhe4735 2 жыл бұрын
Wll Qlli adigo mahad San waxad iga soo jawaabta qofku marku niyada kugu qabto ama isha ducada laga akhristo isoo sheeg fadlan waa I muhiim wll qlli
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 жыл бұрын
Suratul ikhlaas falaq iyo birabi naas baa kugufilan. Waxaad kaloo akhrisataa Acuudu bikalimaatilahi taamaati min Shari maa khalaq
@NasroAhmed-j8i
@NasroAhmed-j8i 2 ай бұрын
Hadan sira da ha gara nen on daaar to see waye
@sahrodheeman1754
@sahrodheeman1754 2 жыл бұрын
Masha allah sheq allaha ku barakeyo shiqow waxa ixanuna xundunta hos teda dhan ka bidix cadadina bil wan ku xanunsani bilna wey badan tahy bilna wey yartahay gawar 5 canug o isku nug ah dhashay ban ahaa hada uurki ma qadin xanun iyo shaqar minka ah ayan darema marmarna waxey ila noqota in murayado lajajabiyay in ey iga so dadanayan wan sawirana hadan istabtana maleh 2 mas o mad madow o weyn weyn ahna wan ku riyoda plz jwb maxa igula talin
@mrshardin9451
@mrshardin9451 2 жыл бұрын
Abayo mar hadaa wax sawirineso xasad ayuu noqon karaa abayo ilahy hku caafiyo channel waxa jiro baad bado chanenel la dhaho kaasna wax badan ka daawo arimahan Alxamdu 7 jeer Albaqra shanta ayad u hureeso hal mar kaafiruun 7 jeer qul huwale 7 jeer falaq 7 jeer naas 7 jeer 3 bari biyo koob ku shubo ku tufo adoo afka udhawenayo wax yar kaso reebo kor mari i.a waku cafimade niyo na la imow🤗
@abdullahiyussuf920
@abdullahiyussuf920 10 ай бұрын
Sheik wamahadhsantahayard
@hidayaabdikadir9024
@hidayaabdikadir9024 2 жыл бұрын
Masha Allah walal Allah ha ku xifido
@AymanSacid
@AymanSacid 10 ай бұрын
اكثر ماقلت قزعبلات إين وجدت كل هذآ خارج النصوص سواءكانت مجربه اوغيرمجربة من اخبرهذا؟
@sohaanasohanahassan4825
@sohaanasohanahassan4825 2 жыл бұрын
Shekh haben anigo hurdo isku diyariyay ayan arky riyo CML wax ah o qof igu so boday intu ceeji i qabty idhahya waad dhimanesa ee ashahado ana aan oohin iyo qelo la soo boday marka ila hada galabka marku dhacyo waxa la i leyhy hada dhimane hade nafta ka baxe aniga dhan cabsi wal wal igu furn pls iso jwb qer allha ku siyo🙏
@anwarsudais2991
@anwarsudais2991 2 жыл бұрын
Walalo Alle Haina cafiyo iskumid ayanu nahay wlhi suratul baqrah 2 galin aqriso cabsida badan wad kareysani insha Allah
@sohaanasohanahassan4825
@sohaanasohanahassan4825 2 жыл бұрын
@@anwarsudais2991 amiin walalo dhamntenba
@farxiyoabdimuuse5884
@farxiyoabdimuuse5884 2 жыл бұрын
Isku mid ayan nahay abayo saas ayan u cabsada hada dhimane aya ley dhaha
@anwarsudais2991
@anwarsudais2991 2 жыл бұрын
@@farxiyoabdimuuse5884 Alle hana cafiyo dhamantena wll
@farxiyoabdimuuse5884
@farxiyoabdimuuse5884 2 жыл бұрын
@@anwarsudais2991 amiin ya Rabi walal
@BabaBaba-yw5hu
@BabaBaba-yw5hu 6 ай бұрын
Wanxasahya
@hsnfadxicabdicawed7829
@hsnfadxicabdicawed7829 2 жыл бұрын
I'misa ayaan wadaa
@yussraissaq9535
@yussraissaq9535 2 жыл бұрын
Asc sheq Allh Kubaraky iso fasir waxa Kuriyody kuri oo dhiig iyo banbaro badn ano iskadagn kadibna waa kagury
@abdirahmanhassan3950
@abdirahmanhassan3950 2 жыл бұрын
Hadan arkin kwrn markas masixrani somahan mise
@yaasmiinabdullahi24
@yaasmiinabdullahi24 2 жыл бұрын
Sheikh jazakalah lkn sheikh aniga wan kuriyoday mrk qofka wan aqana malahadli karayo madhihi kara Allahaga unoqo inawad gali diinta maxey kaqabta inan lahadlo iso jwb plz
@ubahhussein206
@ubahhussein206 2 жыл бұрын
Wll shydanka marku dono been ayu shega cidna hala hdlin ilhy tàlo saaro markasta qur,anka aqriso saladana haka tagin xijabo ayada walanaysa akhirke anigana wala iga hdly wanan kuriyooday wana gabdha uu abahay qabo lkn wan iska sabray ilhy ayan talo saarty hady runthy ayada thyna ilhy ayan kureebay hdii shaydanka ben shegayana dhagartisa ilhy haiga xijaabo aaamiin yaa allah
@yaasmiinabdullahi24
@yaasmiinabdullahi24 2 жыл бұрын
@@ubahhussein206 jazakalah wll Alx waan xijabta illaheyna waan kuxirnahay saladeyda marna ima dhafto wlh bani aadamkan sidaba iska ah waxaan waxba aheeeyn ku aaqira segayan balkawaran waawalid waxey kugu sameneysa anigabo kula mida ahay hadanah waxa iga yab badan eeda aabo ladhalatay aaakaso qaday maryo sixira uu leyahay sheydanka hada suratul cabasa intan bilaway aqriskeda ee wlh isbital gashay ladhahay neefta dhibesa mudo bill kujirtay kadib anah wan joojiye markasa hadanah ladhahay walaga sosaray hadanah wan bilaway hadanah wey gashay isbitalki mrks dhahay illahow hadey xanuunkena kulug ledahay haba kakicin so hooyo xata aad uxanusanesay aaabo kadaran kadib wlh halka mar aqriye suratul cabasa hawen aqriye suwaxi wlh wey geeriyotay mrk tedanah wey aheed marka waaan iska cafinay Allah unaxarista dadka waxan micnalahen iskaga kamagayan xata ilmaha qaar waxbarasha diid naga noqden sixirka sawab u ah Alx wixi illahey kenay wll mrk surada aqri ii lahey hanawada shafiyo Aaaamin yarabi
@ubahhussein206
@ubahhussein206 2 жыл бұрын
@@yaasmiinabdullahi24 subxana allah eedo aabe ladhalty iyo midu qababa kala daran aniga miduu qaba laidaba dhigay inkaar ilhy haku rido hdy sixirka ayada wado anigaba sheikh rusheeye ayaan utagay mrkn utagy rusheye ayeyba ladhahy way walaty oo way khaakhayirty aakhirkina wxba kaxumdy rusheye by igahdshy kuna odagy inay isixirty sidi bn qur,anka u aqrista alx hda burco en uga socarary kenya bn joga alx wn fcnhy hoyo ba xanunsaty lkn familyfa kle ayey kujeessty wa masiibo walee
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 жыл бұрын
Sheikh xagada jogata
@wiilomoha8463
@wiilomoha8463 2 жыл бұрын
Asc shiikh plze ifasir riyada warabah waxanku riyoday aniga iyo gabar edady dhashay o warabe biraynayna kadibnah karinayna walashay waa xas anigu gabar ban ahay. Ila hada warabe baa riyada igu dhibay inkasto an mrksta albabka kaxirto wlhi cabsi baa idishay
@sheikhcaydaruus
@sheikhcaydaruus 2 жыл бұрын
Walsshay riyada waa in uu qofka Arkaa ugu yaraan laba jeer markaas ayaa lafasiri karaa
@wiilomoha8463
@wiilomoha8463 2 жыл бұрын
@@sheikhcaydaruus qalitanka warabah hal mr un ban arkay balse illah banku dhartay habeenkasta waxanku riyoday warabe idaba socda o anka cararayo on albabka ka xiranayo isago ciyaya
@XantaSomalia
@XantaSomalia 2 жыл бұрын
@@wiilomoha8463 isku mid nahay aniga warabe iyo libax iyo ey i qaninayo iyo aniga nin la dagalayo dilayo marne riya leygu sixray on ku riyoday iyo masaska nucyadoda abesada madowga iyo danyerka iyo qaraw badan wa iska shaki in muda is quraminay o mar walba markan quranka aqrista dhuban calol majir korka cun cun iga kici jiray ugu danbeyn waxan ku riyoday anigo matagayo tarxi 3 xabo eh iyo dhig fara badan waliba dhiga laba mar ku riyoday tirxigane halmar ku riyoday xanaqi badna wa iga dhacay iyo saladi culeska leyga saray dhuntane naqaska leygu dhajin jiray ila 6 bil isku xigta hada sidan waxas u matagay riyada dhaxdeda wa cafimaday inkasto qarawga iga harin wali suratul baqra suratul jin isku aqri ❤️
@deeqojeele3880
@deeqojeele3880 9 ай бұрын
Shek magacaaa😢
@nasrodagan6129
@nasrodagan6129 2 жыл бұрын
Shiikhow kuwa i ilaystay see ku arki karaa iyagana
@samsammuhamed2241
@samsammuhamed2241 2 жыл бұрын
Walidkayga ma u aqrin karaa shikhow
@rodah2549
@rodah2549 Жыл бұрын
Asc wlo Riyada shaydaanba.iku.sooshabihi.karee.yaan.larumaysanoo.ehelka.iyo dadka landinku.dirin
@hodanhapi6950
@hodanhapi6950 2 жыл бұрын
Jidhka waaxa dheex yaaca maaxaya yahii iyo waaswaasak
@naleeyAbdi
@naleeyAbdi Жыл бұрын
Isku mid nahy subxanallah hada see noqotay 😢
@luulmohamed7472
@luulmohamed7472 2 жыл бұрын
Tashuushka.umada.halaga.dayo.sixirka.allah.halaga.magangalo
@zeinabhassan3351
@zeinabhassan3351 2 жыл бұрын
Asc numbarkaaga noo soo qor Jazaaka laahu khayran
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 2 жыл бұрын
Waxan beenta ah dadka kadaa ninyohow. Madigaa huba inuu qofwalbaa riyoonayo.
@xaawaali3755
@xaawaali3755 2 жыл бұрын
Sax
@abdurahmanbeynah6683
@abdurahmanbeynah6683 Жыл бұрын
Waryaa dadka hasku dirin.
@faizaabdi5531
@faizaabdi5531 2 жыл бұрын
00
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 9 ай бұрын
Scwscw scwscw scwscw
@cabdifataxsaleban2616
@cabdifataxsaleban2616 2 жыл бұрын
Beenaale aaqiradiisana uduuyo siianaya
@faidochannel7486
@faidochannel7486 2 жыл бұрын
quran aqrista mu benale ku yahay quranka xaq waye badilkana wuso sara hdu Ilah aqbalo
@Araweelo110
@Araweelo110 2 жыл бұрын
Toos baa lagaaga dhex hadlayaa😂
@fartun1714
@fartun1714 2 жыл бұрын
​@@Araweelo110 kkkk waa iga qoslisay
@AbdiQaadir-mx5my
@AbdiQaadir-mx5my 7 ай бұрын
Aamiin
@deeqojeele3880
@deeqojeele3880 9 ай бұрын
Shek magacaaa😢
@QaaniyaMohammed
@QaaniyaMohammed 3 ай бұрын
Masha allah
RUQYAH QOFKA NOLOSHA LAGA XIRAY ||SH CAYDARUUS
46:25
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 33 М.
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
7 Riyo Qof Kasta Aan Arkin Marka Laga Reebo Qofka Sixran Ama La Sixray
20:02
Sheekh Riimi Channel
Рет қаралды 75 М.
Sixirka Sh Dirir Khudbad
26:41
Baraarug Media
Рет қаралды 16 М.
saaxirka iyo kuwa utaga kuceli sixirkooda ||sheikh caydaruus
12:08
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 71 М.
3 Calaamadood Isha Ayaa Iskaleh 3dane Sixirka
17:43
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 39 М.
Tilmaamaha Lamaanaha Wanaagsan
11:13
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 19 М.
Isha Xasadka | Xaqiiqada Isha Xasadka | Sh Maxamed Sh Ismaaciil
21:01
qofka ku hortaagan ayaa xaasidka ah 5calaamad kugaro
7:46
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 91 М.
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.