Al Fanan Abdi Nuur Vs Nimco Dj Miguil

  Рет қаралды 137,061

7Selel

7Selel

Күн бұрын

Riwaayadii sadex baa isku fantay

Пікірлер: 36
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Lamanihi ugu wayna Ee fankeena: Abdi nour Allale xirsi iyo neima Djama miguil. Le meilleur duo de la première génération
@maxamdibirahin4324
@maxamdibirahin4324 3 жыл бұрын
,0
@anasanasmohamed1233
@anasanasmohamed1233 Жыл бұрын
😊à
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
Sidaan lahashada Ula daabtee Ula maatiyay Habeenadan leyl Waan lidnaayoo Waan lagdameyee Adu luhunkiyo Leexadii shalay Maka ladan tahay Soo lululo Sida laamo geydhale Laafyo qurux Aynu loolno cashaqa Nimco Jacayl kugu ladhan Oo lafaha guray Kuuma looginee Intaad laakadaa Laanta midhaha lee Laac is leedahay Leeda-fuulkiyo Wiil yahow lahashadu Yaaney kula lumin Kuuma leyline Laydhad baan ahay Haw lalabin ruux aan Laabta kugu hayn Cabdinuur Markuu loof-yare Liicay orodkee Lowgu tamar gabay Hadaad loogii Labeenta laha Laacday kaligaa Laamo foorara Haygu laaline Luunka iga bi'i Soo lululo Sida laamo geydhale Laafyo qurux Aynu loolno cashaqa Nimco Sheeko lulatoo Laxan lagu daro Ludiyoow maqal Leebka igu ganan La jidh laxawsaday Leefi meysidee Kal dagiyaa Ii lingaxanoo Laabi laba u la'a Kuuma laylin Laydhad baan ahay Haa u lalabin ruux aan Laabta kugu hayn Ereyadii Abwaan xasan cilmi AUN
@ibrahimalidideh6391
@ibrahimalidideh6391 3 жыл бұрын
Markuu loofyare Liicay orodkee Lug ka tamar gabay Hadaad loogii Labeenta lahaa Laacday kaligaa.
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 3 жыл бұрын
@@ibrahimalidideh6391 mahadsanid saaxib waad heshay ereygii iga maqnaa. Laakiin halka aad qortay Lug ka tamar gabay waxay iila muuqataa inay tahay Lowgu tamar gabay
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Жыл бұрын
2fanaan oo Culus.. Errayo dhaqan iyo jaceyl
@hah7064
@hah7064 5 жыл бұрын
Hees aad u macaan. Thanks.
@ksdablh1964
@ksdablh1964 Жыл бұрын
Maya wuu ku matalay ruwaayada reer magaal nimco see waxay ku matalaysa gabadh joota miya dhaqankana ilalinaysa wa qabka ruwayada usameyay abwaanku xasan cilmi allha unaxariste
@HirabHo
@HirabHo 5 ай бұрын
C etait la piece de théâtre sadaax iyaa iskuu faantu
@hah7064
@hah7064 4 жыл бұрын
Waa hees ku fadhida dhaqankii hore ee ugaadhsiga oo qiso.jacayl ah lagu fadhiisiyey. Talaw abwaanka riwaayada sameeyey kumuu ahaa.
@nourdinnadif2569
@nourdinnadif2569 4 жыл бұрын
abwaankii wayna allah ha u naxaristo hassan ilmi aya ruwayada iyo heesaha ruwayada ku jiro iska laha
@hah7064
@hah7064 4 жыл бұрын
@@nourdinnadif2569 mahadsanid wll
@souleimandahirgod8504
@souleimandahirgod8504 3 жыл бұрын
Masha ALLAH, deux icônes nationales,
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp 2 ай бұрын
Horta c ma fille marmar
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp Ай бұрын
Mes filles sont des honneurs
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp 2 ай бұрын
C est ma fille marmar aden chireh
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp Ай бұрын
Pour honneur du president de la republik
@AichaAhmed-li7di
@AichaAhmed-li7di 3 ай бұрын
Cod dahab orginal
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp Ай бұрын
Les jeunes generations sui a ete
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp 2 ай бұрын
C kom ma fille marmar
@ibrahimneima8407
@ibrahimneima8407 20 күн бұрын
Ouais c’est ça Pas I What, No
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 2 жыл бұрын
1.Horta Abdi nuur inuu dharka dhaqanka soo xidho sida nimco ayay aheyd. 2.heestan kalmadaheeda waa af soomali aad iyo aad u adag,balse aanu u macneeyo no da,yarta aan garaneynin micnahooda aniga aya u badheedhiye kolba sidaan u wakhiti u haleelo. 3. Hablahu soomaaliyeed ragga caadadadooda lama soo hadal qaadi jirin nimco iyo abwaankii aun xadkii bey ka gudbeen
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac Жыл бұрын
Dhaqan reer Galbeed buu isagu matalayaa. Iyadu dhaqan Soomaaliyeed. Sidaas bay dharka u kala sitaan.
@dekabarkat5830
@dekabarkat5830 3 жыл бұрын
Hidik ti djibouti macha allah
@dinimohamed4543
@dinimohamed4543 Ай бұрын
❤❤❤
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 2 жыл бұрын
OGI OGI NIMCO IYO IS HOR TAAGEED CODKU KALA TAGE .
@alexlegrand6669
@alexlegrand6669 7 жыл бұрын
Fikirkii iyo ereyadii AUN abwaankii xasan gadhle iyo codadkii cabdinuur allale iyo nimco jaamac: Cabdinuur : Sidaan lahashada uladaabte ula maatiyay Habeenadanlayl wan lidnaayo wan lagdamayee wan lagdamaye Adu luulki iyo leexadii shalay Maka ladan tahay, maka ladan tahay Soo lululo sida laamo gadhale (Lafta gura) aynu loolno caashaqa Nimco : Jacayl kugu ladhan Oo lafaha guray Kuuma looginee Inta laakadaa Laanta midhahalee Laac isleedahay, laac isleedahay Leedafuulka iyo wiil yahow lahashadu Yaaney kula lumin (Umalaynayaa) laylad baan ahay Ha uu gurxamin xuun an laabta kugu hayn
@hayadedjibouti8234
@hayadedjibouti8234 6 жыл бұрын
Faynuskii fanka jabuuti , Nima Djama Miquil
@hayadedjibouti8234
@hayadedjibouti8234 6 жыл бұрын
Alex walaal inoo dhamaytir Dee xeesta iyadoo qoraal ah
@ADENADEN-ln4mp
@ADENADEN-ln4mp 2 ай бұрын
Ecouter moi comment elle lui effraie ce petit
@safiyaahmed217
@safiyaahmed217 3 жыл бұрын
barigan dadku qabyalad ma aqoon somalinimada qaali aheyd marba marka Ka dambeysa ee dadku horumar iyo aqoon la gaadho maxa qabyalada loo soo dholeyneya
@siciidayaanle3884
@siciidayaanle3884 Жыл бұрын
Wasmo
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 2 жыл бұрын
🤦 Leeda fuulkiYo 🤦 WiilYahaw lahashadu 🤦 YaanaY kula lumin 😔 Kuuma laYlYani laYdhadbaan ahaY 😔 Haw lalabin ruuxaan laabta kugu haYn
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKES
@malyounabdi3495
@malyounabdi3495 3 жыл бұрын
Il
Abdi & Jawahir
10:34
Jabuuti TV
Рет қаралды 237 М.
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi
8:38
iraad2011
Рет қаралды 537 М.
NIMO DJAMA & HASSAN GEUDI. 2004 MONTREAL
9:43
Abdi Piano Channel
Рет қаралды 136 М.
Nimco Jaamac Migil iyo Laxanka Subcis. #qaraami
7:06
Khadar Hogad
Рет қаралды 18 М.
xaawo hiiraan by hooba BY Axmed Dhago
10:11
aacigaal
Рет қаралды 429 М.
NEIMA DJAMA GREATHIS ALBUMS
1:19:29
Fouad Ibrahim
Рет қаралды 5 М.
Cabdoo 2
7:46
Sagaltv
Рет қаралды 875 М.
Aduunyadu rubucuu haday  By Nimco Djama Miguil
7:03
7Selel
Рет қаралды 355 М.
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 345 М.