9 Qodob oo ah sida qofka loo aqriyo isaga oo dhan si dhaqsi ah (Body language)

  Рет қаралды 158,454

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

Күн бұрын

Tiktok Idaacadda Buulo Xuubeey: / idaacaddabuuloxu

Пікірлер: 293
@KadisMedia12
@KadisMedia12 3 жыл бұрын
Buuloxuubey inta jecel like❤
@saraali4281
@saraali4281 3 жыл бұрын
لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
@saraali4281
@saraali4281 3 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد
@ismaciiljirde1842
@ismaciiljirde1842 2 жыл бұрын
Wxan rabaa inaad soo badiso tafsiirka qur anka kariimkaah wlo
@AnisoMahamad
@AnisoMahamad 2 ай бұрын
Wll i sooqabo
@lilmoha7811
@lilmoha7811 3 жыл бұрын
Aniga waxan ahay arday barta cilmi nafsiga ilmaha Yar Yar waxan joga germany wlhi inta badi waxan dirada Sara markan ilmaha iyo walidkod an la jogo eye kontakt Wana runta wa mesha ad ka gali karto qofka macliminta wax na bara inta badina we nagula dar darman arintas insha allah 1 sano I dhiman hadan dhameysto inan wadanka ku labto an rajeyn insha allah
@greenlife6895
@greenlife6895 2 жыл бұрын
Ma dhameysay hada kawaran wx barashada ani xita wa jeclhy ina barto phycology😵
@lilmoha7811
@lilmoha7811 2 жыл бұрын
@@greenlife6895 ha walal mcn in kasto an xirfad kle an ku dal bartay ku shaqeyo hda
@rayaancabdulhi9432
@rayaancabdulhi9432 2 жыл бұрын
Intee kal sooxarira
@ahmedmohamud4294
@ahmedmohamud4294 Жыл бұрын
​@@lilmoha7811xagaan kala soo xidhiidh
@xamdicalixamdiqueen4036
@xamdicalixamdiqueen4036 11 ай бұрын
Wll waxan rabaa inaan wax ka yara waydiye halke kal so xidhiidha
@nuurcabdisalaamaxmed562
@nuurcabdisalaamaxmed562 2 жыл бұрын
Maan shaa Allaaah, 😇😇😇 Aad ayaan kaaga Mahadcelinayaa Qaabka Quruxda badan aad inoogu Soo Diyaarisay Casharkaan Muhiimka ah
@ahmedcasanyo7125
@ahmedcasanyo7125 3 жыл бұрын
Xasan xagee ku tuurtay wll barnamijkii ma ogtahay 😍😍😞
@sergiogufo6534
@sergiogufo6534 3 жыл бұрын
Waw! MashaAllah walal in fact we need more fdln🙏🏻
@nuuradinibrahim2196
@nuuradinibrahim2196 3 жыл бұрын
Full respect walaaal qaali ah mowduuc aad u wanagsan
@sh.usamamaxamed9976
@sh.usamamaxamed9976 3 жыл бұрын
aboowe waxaan dhibsaday naag qaawan fiidiyowka kujira ee aad soo dhigto aboowe iska daa naagaha qaawan shucaac saar hadaad yeesho جزاك الله خير
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 3 жыл бұрын
Walaal waa wax wanaagsan laakiin muuqaalada kale oo dhan waa copyright oo dad kale ayaa leh, sidaasi darteed illaa iyo xad waa ka taxadaraa dhibataadaasi
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 3 жыл бұрын
Ha daawane dhagayso dee ma waxaa kugu badan hamada
@astronomycoursesomaliaiish6461
@astronomycoursesomaliaiish6461 3 жыл бұрын
@@abdim.m.q3127 hammi lagama hadlin ine dambi tahay Timaha qaawan soo ma ogid kaftan ma ahan diinta adeer ilaahey iimaankas hana siiyo anigu ma qabo e
@aaliyamoh2316
@aaliyamoh2316 3 жыл бұрын
2:08 hayaay istaqfurnllah war wayeelka ka leexda o xasan maqla dhalinyaro 😂😂😂😂😂😂
@joyfulboy9989
@joyfulboy9989 3 жыл бұрын
wlhi wayelka asey u tasha jcl ayan u fhma😂🤣
@MohamedIbrahim-ng2vp
@MohamedIbrahim-ng2vp 3 жыл бұрын
Kkkkkkk
@MohamedIbrahim-ng2vp
@MohamedIbrahim-ng2vp 3 жыл бұрын
Dadka qaar Wàa bukaan sucod
@xasancade4974
@xasancade4974 3 жыл бұрын
kkkkk
@cbasidismail715
@cbasidismail715 3 жыл бұрын
Bro keep going Sxb arimahan so badi Waa muqaal waxa Badan ina anfacaya
@أمرنعبد
@أمرنعبد 3 жыл бұрын
Hadaan qof kulano hada kadib waxaan ka ogaanayaa inuu qofkaas igu qanacsan yahay iyo inkale Anigoo tixraac kadhiganayo jeed jeedsigiisa, Waad mahadsantahay wll Xasan, Cashiradaan oo kale inoo soo badi insha'allaaah 💯👍🖐
@mohammedblack8265
@mohammedblack8265 3 жыл бұрын
Alla xasan sxb waad Kumahad santahay waqtiga aad nohurtay
@khalidxasan67xildiid92
@khalidxasan67xildiid92 3 жыл бұрын
Xasan sxb wad mahadsan tahay cilmi joogta ayad no so gudbisaa alle ha ka abaalmariyo.sxb anigu qofka marka u horeysa hadalka qofka ayan ku garta..wana hibo alle bixiyo.wa bilaahi tawfiiq
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 жыл бұрын
M.a Ustaad full respect
@hawolool4935
@hawolool4935 3 жыл бұрын
Masha Allah wll xasan wax badan ayan ka fa iidey jasakallah kheyr 💗💗
@Garaad-
@Garaad- 3 жыл бұрын
Waxa ugu horreyso ee aan qiimeyn lahaa waa caqliga qofka , aniga oo ku qiimeynayo waxa uu ku qoslo qofkaas , iyo qaab adeegsiga ereyadiisa . مع السلامة. Sxb
@husseinabdiwahab3125
@husseinabdiwahab3125 3 жыл бұрын
Waaad iga qoslisay indr .hadaadan inta ku dari lahayn islamo waaweyn ayaan layn lahaaa
@ahlusunnotv1396
@ahlusunnotv1396 3 жыл бұрын
Masha'allah WALAAL xasan Allah haku xafido
@AdamAbdirashid123
@AdamAbdirashid123 10 ай бұрын
Introduction %55{Body language} %35{Eye contact } %7{Actually say} Summary 1: body language = luuqada jidhka 2: Eye brows= suniyaha oo la faydo ama kor loo qado 3: smile = qosalka 4:side Glance= hareeraha eeg eegidada 5:Nodding = madax ruxida joogtada ah 6: change and jaw = Garka iyo daamanka oo la qabsado. 7:close together hand = Gacmaha oo laysku qabdo ama laysku dhejiyo. 8:hand shaking= Gacan isku qaadista 9: leaning = u janjeerida
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 3 жыл бұрын
Qofki weyel oo na fiirshaa in love waye hayeey Istagfurullah😂😂 xasan funny tahay wllky nabad iyo cafimad ku waara adi iyo family kaga 😂😂😂
@sudeessaid2151
@sudeessaid2151 3 жыл бұрын
SUUAL ayaa wata marka wada maraayo gabdha ha dhan wey iso feeriyan sab meesh she ko kele ma kajirto ee sheeg misa ani gey wax iga qaldan yihiin
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 3 жыл бұрын
@@sudeessaid2151 anu cidna ma firsho markaa wado socdo dhulka unbaa egaa lkn ma aqaan hablahaas waxa ay ku egayaan 🙆‍♀️
@sakarieupdy6500
@sakarieupdy6500 3 жыл бұрын
Legend aan wx badan ka faiday
@sidiiqsaafi7856
@sidiiqsaafi7856 3 жыл бұрын
5 book aan ka aqriyay oo ah buugaagta ugu caansan oo ey adeegsadan SIA sirdoonka mareekanka oo iskugu jiro arabic iyo enhlish dhaqdhaaqaga ilaali kuwa kalana aqri!! waanba ku waala gaaray
@umuuneysnur7820
@umuuneysnur7820 3 жыл бұрын
Wllo anaa ubaahnaaye xageen kahelaa bugaagtaas?
@moohaanjr2943
@moohaanjr2943 3 жыл бұрын
Go. Ahead. Wll.
@WacyiQofeed
@WacyiQofeed 17 күн бұрын
Marka ugu horeeya ee aad qofka kulmaysaan waxa diirada aad saartaan muuqaalkiisa
@maxamed8830
@maxamed8830 3 жыл бұрын
maansha allh maansha allh wuu icajabiyey maansha allh 💝💝💝💞💞💝💝👍👍
@mohamedcajab7977
@mohamedcajab7977 2 жыл бұрын
Runtii wll faidoyon baad aayan ka helay KZbin kaga alle haku xafiido 🥰🥰🥰
@csamedmaxamed7573
@csamedmaxamed7573 3 жыл бұрын
Wll Xasan waa mawduuc Aad uwanaagsan noo soo badi barnaamijyadan oo kale mahadsanid
@maariaahmed9046
@maariaahmed9046 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal Xasan Cismaan
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb xasan
@aligaaf9055
@aligaaf9055 3 жыл бұрын
Xasan macalimadeyda malin walba indhaha ayey igu haysa maku qabta qofta
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 3 жыл бұрын
Shab dheh hee
@khalidmessi5765
@khalidmessi5765 3 жыл бұрын
Hhhhhh
@abdulazizmahmoud3636
@abdulazizmahmoud3636 3 жыл бұрын
Msha Allah xasan wllkey
@mahdicadde1504
@mahdicadde1504 3 жыл бұрын
2:08 islaan doq o dariskyga ah ayaa subax walbo I eegta very good eye contact ayee isisaaa niyada ayA iga jabisay 🤣🤣🤣🤣
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 3 жыл бұрын
Hayeey dooliga jac waryaa isku xishooo 😂😂😂
@abdikhadirmohamedomar445
@abdikhadirmohamedomar445 3 жыл бұрын
@@buuloxuubeey hhhhh xasanow waad iga qoslisay wlhi
@caarif1695
@caarif1695 3 жыл бұрын
xasanow marka danbe body language confidence ayaan kaga marti nahay .mahdsanid.
@axmedkeyd519
@axmedkeyd519 3 жыл бұрын
Hhhhhh ok brother
@sarhayeabdisarhaye6548
@sarhayeabdisarhaye6548 3 жыл бұрын
Hassan shukran bro aad Yan kugu xidhnahay sxb illahay haku cizeeyo
@vandhaboy3789
@vandhaboy3789 3 жыл бұрын
🇰🇪?🧐🤔
@sarhayeabdisarhaye6548
@sarhayeabdisarhaye6548 3 жыл бұрын
@@vandhaboy3789 cz I'm Kenyan
@cumarabdulqadir4235
@cumarabdulqadir4235 3 жыл бұрын
Haa wllhi
@lamahuran571
@lamahuran571 3 жыл бұрын
Sxb buulo xuubey waa mahadantahay waxaan jooga heerkii aan intaa aad sheegtayba kukala garan lahaa wax badana waan ka faiiday 9 ka nooc ee qofka lagu akhriyo waana sidaad hore usheegtay ee dadku isku mid ma ahan waxay ubaahantahay adiga aktiv nimadaad oo joogta ah iyo waxaad ubaahantahay oo aad taqaanid iskuso duubo waxban ka faiiday anigu shaqsiyan mahadsanid mar labaad 🙏✊
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Mid Maalin Walba Si kalgacal leh ii Eega miyuu ijeclyahay Tolow 😅😅😂
@abdaljoseph7480
@abdaljoseph7480 3 жыл бұрын
Haa ee wax laqabo
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 3 жыл бұрын
Lkn waa inuu si qaas ah kuu fiiriyaa
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
@@AidarosHassan War Waan iska kaftamayay bisad Xita ima eegan dad iska daaye😅😅
@somalianpoi8579
@somalianpoi8579 3 жыл бұрын
Ma wayel baa
@mahamedbashir1475
@mahamedbashir1475 3 жыл бұрын
Mashallah bro keep going
@ismaaciil.7275
@ismaaciil.7275 3 жыл бұрын
Istaaqfurallah doobab badan ayaa kujira
@bigboorsomedia6377
@bigboorsomedia6377 3 жыл бұрын
Xasanow waad nooga qoslisay,
@hana_____khayre1507
@hana_____khayre1507 3 жыл бұрын
Wacalaykuma salam 😍😍😍😘
@A.ishortswillberich
@A.ishortswillberich 3 жыл бұрын
So badi big bro allah ku sharfo
@anasmohamud5399
@anasmohamud5399 3 жыл бұрын
Asc marka hore qodobadan way isojiiteen marka xigta faan iyo iga eheen waxan isku arkaa calamado madan oo ah ina jeclahay sirdoon ina noqdo ama askari midkle marka ku dhex jiro asxaapta eray eray ayan ugu fiirsada hadaladooda midkle shalay hadduu wax idhoho qof mantana wax udhaw idhoho waan isku keena wana falanqeeya wax aya iga soboxo wana arka wixii runti qofna wuu ku dhashtaa qofna wuu bartaa aniga cadiyan ayan u isticmala shay yaashaas bro waxa iga codsi ah ina sobadiso sheekoyinka sirdoon Mahadsanid walal xasan bye 👋
@mo_husein100
@mo_husein100 2 жыл бұрын
Waa mowluuc aad u wanaagsan
@fadumoabdi576
@fadumoabdi576 3 жыл бұрын
Runahaantii saaducabirtay ficilada Qofka markaad kulantaan lakubagarto waankuku waafasanahay wallahi Sanaa waxucabiraa waxaana wayay qofilarayiah adikahor masha Allah جزاك لله خيرا
@ibraahimhassan6336
@ibraahimhassan6336 3 жыл бұрын
keep going pro
@BaafoOfficial
@BaafoOfficial 3 жыл бұрын
Ustaad Xasan macalimad meshan fiiris inay iga daashay xitaa su'aalaha qofkale ma weydiiso aniga lee i istaajisa marka inaan ku yaaco waye
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 3 жыл бұрын
Waraa idinka macalinada iskuulka ayaad u wada kulushihiin😂😂😂
@abdirahmanabdiazizgesey2063
@abdirahmanabdiazizgesey2063 3 жыл бұрын
@@buuloxuubeey hhhhh manooli wllhi
@iqraileysgurs1874
@iqraileysgurs1874 3 жыл бұрын
Keep going
@hassanqoslaaye916
@hassanqoslaaye916 3 жыл бұрын
Xabadoo North sudan ah oo isku fasal nahay i eegto we mee iga heshay😁
@hamthiapdykafi1379
@hamthiapdykafi1379 6 ай бұрын
😂😂hda mais guursateeN
@mohamedmustaf5286
@mohamedmustaf5286 3 жыл бұрын
Ani ahaan badi qofka wajigiisa ayan isha ku xadaa anigo said u firineynin then wan qayasa sida gudihisa yhy badi wxn fiiriyaa qofka marka wax naga dhexeyo. Tusaale qofka hdi u murugsan yhy lkn u ka qarinayo marka aan wada shekesano qaar ka mid ah hdldisa iyo moodkisa ayan isku qayasaa.
@sacadahmed5225
@sacadahmed5225 3 жыл бұрын
Indhihiisa number one
@EssaAbdisalan-qt8xj
@EssaAbdisalan-qt8xj Жыл бұрын
Ok taliye
@AbdikaafiAwil
@AbdikaafiAwil 9 ай бұрын
Body language Waa mid aan anigu aad u,isticmalo
@SN-bm2km
@SN-bm2km 3 жыл бұрын
Soo badi maclin
@AbdikaafiAwil
@AbdikaafiAwil 9 ай бұрын
Gacan qaadista Iyo body language
@mursalsaidasal8775
@mursalsaidasal8775 3 жыл бұрын
Wlhi wa qoslay kulaha ilaa doobab badan aa channelkan ku xiran
@Nasir-zf8nx
@Nasir-zf8nx 3 жыл бұрын
Cawrooyinka inaga reeb akhii xafida kallah
@XamdiXasan-sw9gv
@XamdiXasan-sw9gv Жыл бұрын
Salaanta
@abdihassan3200
@abdihassan3200 Жыл бұрын
iindhaha ayan kaa bilabayaa Thank you bro
@guleitztylich608
@guleitztylich608 3 жыл бұрын
N 5 ka meesha
@xamdafahiyeofficial9439
@xamdafahiyeofficial9439 3 жыл бұрын
Scholgy Ahaan wasax weedhahan horan utijabiyay
@hassanqoslaaye916
@hassanqoslaaye916 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@rashkapoi4044
@rashkapoi4044 3 жыл бұрын
Excellent work pro
@maazimapdalla7356
@maazimapdalla7356 3 жыл бұрын
Xaguu ku danbeeyay barnaamijkii ma ogtahay zxp
@Ipnu7
@Ipnu7 Жыл бұрын
Zxp xasan marwalba waan kawataa
@abdirizakmohamed8346
@abdirizakmohamed8346 3 жыл бұрын
Wa alleykum salam
@shakirahmed8966
@shakirahmed8966 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal qodobo faido leh . Bro lkn dadka indhaha kuma hayn Karo xita kan an xisaynayo Ma aqaan inay xishood iga tahay xaqiiqadi wan jeclahay inan wax ka xishoodo lkn Mana ihi qof sida u xishod badan lkn Ma jecli in manta dhan indhaha layka ego dadka cadanka ahna sidaasay indhaha kaga eegayan sidi wajiga wax kaga yalan maxad umalyneysa Arinkas
@zuhuurizuu8345
@zuhuurizuu8345 2 жыл бұрын
Isku mid nahay ruux hada wax ushegayo ama wareysi liika qadayo qofkaba ma eegi karo
@Easy_way1
@Easy_way1 3 жыл бұрын
Somalida Astaamahaasiba naga ma so muuqanayan qeylo naga so horeyso nin qaylinayana Indha Indha hiisa / sunyahisa daye in ad eegto dulqadkaba dhamanayo dhagsigisa
@alibinali2141
@alibinali2141 3 жыл бұрын
wixii dhanba walaacaaa kadhigtee🤣🤣🤣
@abdisalanalinor
@abdisalanalinor 3 жыл бұрын
Hhhhhhh waa barnaamij fican anigaa waan kudayaaa xasan isheef dhehaaaa
@danan991
@danan991 3 жыл бұрын
soo badi warkaasa igalee
@Soloman2001
@Soloman2001 3 жыл бұрын
Dadka muuqaalka daawaday waxaan leeyahay muuqaalka dani soo daawada oo soo turjuma saxibayaal😂
@abdirahmanabdirashid6675
@abdirahmanabdirashid6675 3 жыл бұрын
Saaxiiboow barnaamijyada noocan ah inoo soo badi Mahad sanid
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 3 жыл бұрын
Mahadsnid
@adanhassan8231
@adanhassan8231 3 жыл бұрын
M.a
@faraxdagan7507
@faraxdagan7507 3 жыл бұрын
Wajiga
@mahadabdi8907
@mahadabdi8907 3 жыл бұрын
😅😅 macalimada ischoolka saaid ii fiirisaa ee miyee ijeceshahay😇🥰😁❤
@ahmedmohamud4294
@ahmedmohamud4294 Жыл бұрын
Naga aamu😅
@luckylansare879
@luckylansare879 3 жыл бұрын
Asc Waxaad Soo Turjunta Taariikhada Malala'Yusuf Adiga oo Raali ah
@MohamedAli-br2qf
@MohamedAli-br2qf 2 жыл бұрын
Waxaan diirada saari lahaa suniyaha
@laylaabdi4136
@laylaabdi4136 3 жыл бұрын
Indhaha
@aliupdalle10
@aliupdalle10 2 жыл бұрын
Waxaad ku fahmeysaa salanta handshake 🤝
@macluumaad9810
@macluumaad9810 3 жыл бұрын
Zxpky qli paryahan waanu ku tabnay.xged ka dhacday my pig pro😍😍😎😎
@Rays_Dualeh
@Rays_Dualeh 3 жыл бұрын
NOO SOO BADI WALAL MAHADSANID
@Barwaaqonagiibaxmed-rj4zf
@Barwaaqonagiibaxmed-rj4zf 8 ай бұрын
Thanks ❤️♥️
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 3 жыл бұрын
Thank you wiilkaagaan codka macaanoow 🔥
@Abdi-aydiid
@Abdi-aydiid 3 жыл бұрын
Cɪᴅɪ ɪɢᴀᴍᴀ ʜᴏʀᴇʏsᴏ ʟɪᴋᴇ ɪsᴋᴜ ᴍᴜᴜᴊɪ😁❣️
@MuhammadAli-dh5tw
@MuhammadAli-dh5tw 3 жыл бұрын
Aniga waan isku dhadhimiya marka igu horetesa ee an qofka an kulano
@ConfusedPenguin-kg8wt
@ConfusedPenguin-kg8wt 9 ай бұрын
Anna1:suuniyaha iyo dhoola cadeynta 2: Jan jenjeerida iyo indho kuheynta. Dabeecad bey ithy inan qofka markaan lahadlayo suuniyaha taagtaago😂😂😂😂😂
@bashir871
@bashir871 3 жыл бұрын
Alle janada haynagu kulmiyo walalaha musliminta ahow
@nuurabubakar2935
@nuurabubakar2935 3 жыл бұрын
Part 2 wll
@zhukrilampard9171
@zhukrilampard9171 3 жыл бұрын
Hehehe. Doop isku tuntay
@hassanmohamuud1605
@hassanmohamuud1605 3 жыл бұрын
Ani waxa isku arkay waxa anigo ogen aya iska qiyasa sacada oo kale markasto waqtiga la joogo wa daremi kara qofka nafsad ahan waxu yahay kuma dhibtodo wax niyada iga shegayo Wana fahmi wayay
@lipaanlyrics6131
@lipaanlyrics6131 3 жыл бұрын
ninka kaliya ee an TaGeeroo nazip wcn
@cardafshow3080
@cardafshow3080 3 жыл бұрын
Kkk xasanaw dhib badanida
@aliikohuzni1517
@aliikohuzni1517 3 жыл бұрын
Eyes
@rakbah.c
@rakbah.c Жыл бұрын
Deeranadan eebe ayaa inugu abuuray oo qofka caadiga ahiba waa fahmi karaa iyada oon labarin Bal fiiri waalidakeena marka aan wax qarinayno way na yaqaan oo waxay ku odhanayaan indhahaasi indho wax qarinaya bay u eegyihii. taas uun bay gaalo noo ga dhigysa cilmi ay iyagu hindiseen.
@yamaniosmanabdille4266
@yamaniosmanabdille4266 Жыл бұрын
Exactly 🙏
@abdikadirjamamohamed6029
@abdikadirjamamohamed6029 3 жыл бұрын
kkkkkk wlhi waa runtaa Hassan ayaa iyiri waan oran lahaa hddii aaad iisheegi laheen
6 Dariiq oo aad u qancin karto dadka aad la macaamilayso ama aad la nooshahay
8:04
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 66 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 142 МЛН
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Chapitosiki
Рет қаралды 2,2 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 20 МЛН
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 14 М.
Hasameyn 10 -kan Arin marka ugu horeysa eed qof kulantaan
8:51
Beenta Naagaha Lagaaga Sheegay.#xaliye
9:07
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 31 М.
Saykoolojiga Madow | cilmiga nolosha dadka lagu burburiyo.
10:42
Khiyaamooyin yaryar oo aad kor ugu qaadi karto qiimahaaga!
8:04
Ayan Dhalad Show
Рет қаралды 57 М.
Sida loo qaribo Bulsho dagaal La'aan | Cashar uu bixiyay Nin Sirdoon ahaa
10:56
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 67 М.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 66 МЛН