Aabe ayay radinaysa Kaafiya ayada oo wayn ayay ogaatay in aysan ahayn qabiilka ay isku mooday ee.

  Рет қаралды 34,865

Illintir

Illintir

10 ай бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 142
@illintir
@illintir 10 ай бұрын
Fadlan share dhaha oo caawiya mahadsanidiin 🎉🎉🎉
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 10 ай бұрын
Subxanallah
@yusreensheikh9922
@yusreensheikh9922 10 ай бұрын
Shaqaalihii daaqa qaranka iyo xanaannadda xoolaha ee awoowgeed madaxda u ahaa hala raadiyo
@abdullahio9871
@abdullahio9871 10 ай бұрын
Yaa Alah Aloow u sahal ehelkeeda gabadhaasoo kale ayaa ogaan karta qiimaha waalidka.
@zuhurali5477
@zuhurali5477 10 ай бұрын
A/c gabadha waxaan kale talinayaa intay radisoo wakhtigaa abahaad wasarada ka shaqanayay inay raadso dadka reer hargeisa ka shaqanayay alle ha usoo dhawaayo amiin yarabi wardegdega
@ceeshcabdirashiid5404
@ceeshcabdirashiid5404 3 ай бұрын
Anaga gabadh aya naga maqan uu abahay mcn dhalay oo bah kale ah gabadhana iyado yar oo 3 jir ah 4so galeyso ayu qixi somalia dhacay Allaha Swc hanoso dhaweyo wlshy hadey dhimatayna allaha unaxaristo 🥺🤲
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 10 ай бұрын
Alle ha ku so dhaweeyo aabaha insh allaah
@maymuuncabdulaahi7310
@maymuuncabdulaahi7310 10 ай бұрын
Wllkey Walaasheena ilaahay xacusahlo Aabehed Aamiin Aamiin 😢😢 dhamaanrerkeeda
@abdulatifmohammed4603
@abdulatifmohammed4603 10 ай бұрын
Abdi Aziz Ninkan hospital Xayeesinaya u sheeg si Xishood kujiro ha'uxayeesiyo, calashan xooga waalaga fiicayahay hadaladisa. That is just advice
@somaliasomalia7925
@somaliasomalia7925 10 ай бұрын
Abdiaziiz barnasmijksda waa barnaamij umada soomaliyeed waxtar weyn u leh Fadlan xayeysiinta barnasmijkada kasoo horeeya xogaa akhlaaqiyan maahin xayeysiin dhegaha u roon marka ilaahey ayaa meel kale kaa siin karee xayeysiinta Fadlan ka saar qololkada
@burcaawidb5170
@burcaawidb5170 10 ай бұрын
illaahay ka baq xayaysiina bilaa nigiska ah naga daa
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 10 ай бұрын
Walaasheey waxaa la raadin karaa shaqaalihii iyo dhirta daaqa ee ka shaqeyn jiray Boorame... Muqdisho imoow waa lagu soo dhoweynaa inshaaALLAAH
@guudocismaan4558
@guudocismaan4558 10 ай бұрын
Wllo ila radi plz😭😭
@guudocismaan4558
@guudocismaan4558 10 ай бұрын
Muqdisho cidna ka makarnyo
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 6 ай бұрын
Dhirta iyo daaqa waxaa agaasimaha guud ka ahaa waqtigaa adeerkeey oo weli nool oo jooga Norway koleey isagaa shaqaalaha kala bedeli jiraye waan wediinayaa
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 10 ай бұрын
Allah ha ku sahlo Aabbe macaan
@khadraabukarhussein3437
@khadraabukarhussein3437 10 ай бұрын
Ya allah aniga xataa gabdh aabahay dhalay baa naga maqan oo hooyadeed dhimatay
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 10 ай бұрын
Allaha kuu sahlo
@user-tl8vo1xf3g
@user-tl8vo1xf3g 10 ай бұрын
aabahaa haduu kashaqen jira dhirta iyo daaqa laxative gabadhhan
@khadraabukarhussein3437
@khadraabukarhussein3437 10 ай бұрын
@@user-tl8vo1xf3g wall aabahay sarkaal sare oo gobalka nay hasto ayuu ahaa wuxuuna ahaa caan kasoo jeeda hargeisa hadana ku sugan gabadha hooyadeed dhulhante ayay ahayd barigii ugu horaysay uu aabo yimid xamar ayuu guursaday wayna kala tageen ayagoon aqal galin gabadhan aabaheed waa hawiye siday sheegay so
@sucaadahmed4455
@sucaadahmed4455 10 ай бұрын
Waaad helee insha Allaha abyo mcn niyada kheer u sheeyg
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 10 ай бұрын
Alha ku soo dhaweeyo wllo ehelkaaga
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 10 ай бұрын
Walaal ilaahay hakuu soo sahlo aabe
@blessedme8532
@blessedme8532 10 ай бұрын
Wareysiga si fiican ma u dhicin. Hooyadeed in xanuun badan aabaahaaa u geeystey baa macquul ah.
@guudocismaan4558
@guudocismaan4558 Күн бұрын
Wllo wali wan radinya wlhi iso ducey plz😭😭😭😭
@aminadaud7256
@aminadaud7256 10 ай бұрын
Illaahay ha soo sahlo
@abdulahimohamud-yp4oo
@abdulahimohamud-yp4oo 10 ай бұрын
War ilhy ha usahlo gabadha Waa gabar hawiyaa
@riyanhassan6333
@riyanhassan6333 10 ай бұрын
Allé ha Ku so dhaweyo
@ifraahabdihaaji
@ifraahabdihaaji 10 ай бұрын
ilahay ha sahlo amiin yarabi
@hawahassan6361
@hawahassan6361 10 ай бұрын
Allaha u soo sahlo
@ahmedmacalin6090
@ahmedmacalin6090 10 ай бұрын
Allaw ugargaar❤
@user-fn4ub1kc3w
@user-fn4ub1kc3w 10 ай бұрын
Wlh wadhib ukhubo iyo habaar ayey ladhimanayaan walidka khaar bal fiiriya habartaas dhimatay waxay canugtaas maskinta eh ugeesatay allahayow hakheeda usahal
@foozia426
@foozia426 10 ай бұрын
Ax ilahay hakuu soo fududeeyo abahaa insha allaah ❤
@degan4
@degan4 10 ай бұрын
Allah kuu sahlo😢😢😢
@aminadaud7256
@aminadaud7256 10 ай бұрын
Amiin xabiibtii
@warisroobo1759
@warisroobo1759 10 ай бұрын
Waa Barnaamij aan jecelnahay ilintir, laakiin waxaa Saaran xayeysiinaya laga yaxyaxo OO akhas ah hadalka Ninka wax xayeysiinaya
@nafisoshiikhabdullahi4302
@nafisoshiikhabdullahi4302 10 ай бұрын
Allaha u sahlo😢 xanun weye
@sowdoxassan1859
@sowdoxassan1859 10 ай бұрын
Abaayo Allah kuu sahlo
@nasraahmed1706
@nasraahmed1706 10 ай бұрын
Illahayoow usoo sakhir aabeheed
@QaliIlyas-jj2rt
@QaliIlyas-jj2rt 10 ай бұрын
Abdi asis xayesintan ku saran ninka anshaxa xun naga amusi
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 10 ай бұрын
Wa dhiib ilahay haku sakhiiro walalo haltalan ku siinayaa. Boorama iyo hargeysaba waxa joooga shaqalihii iyo madaxdii xananada xoolaha iyo dhirta iyo daqa wana dad wawayn lagaa yabaa inad heesho wax garanayaa halkaa sii wacan u baadiidoono
@samiragamadiid3844
@samiragamadiid3844 10 ай бұрын
Alle ha u so fududeyo aaamin ya rabi
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 10 ай бұрын
Allaha usahlo aabaheed
@ibaadohussien6644
@ibaadohussien6644 10 ай бұрын
Illhey ha u sahalo
@guudocismaan4558
@guudocismaan4558 Күн бұрын
Amiin ya rabi
@mohamudgesey7995
@mohamudgesey7995 10 ай бұрын
Allah Ku sahlo amiin insh alah
@guudocismaan4558
@guudocismaan4558 10 ай бұрын
Amiin ya rabi
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 8 ай бұрын
walal ale haku saqiro
@abdulaahiaxmed7152
@abdulaahiaxmed7152 10 ай бұрын
Tilmaan ma heyso gabadhaan Waxa kaliya tilmaami kara ragii xarunta xanaanada xoaha shaqaalahii uu ka shaqeen jiray haday wax ka nool yihiin Walaal soo qor degmada ay ku tiilay iyo ninka aad sheegey ee ka madax ahaa Waxan aqaanaa nin ka tirsanaa shaqaalahaas
@shukriyaabdullahi4169
@shukriyaabdullahi4169 10 ай бұрын
Aabahey wuu dhinty waxaan maqlay inuu Gabar soomalnd inuu ilmo kadhaly lkn aabo xanaano xoolo kamuu shaqeynin ilh hau sahlo reerkeeda saxda ah aabehy wuu dheeraa hawiye wuu ahaa 😢😢😢😢
@dheemandegan4603
@dheemandegan4603 10 ай бұрын
Wasaaradaha maka shaqeeynayey
@shukriyaabdullahi4169
@shukriyaabdullahi4169 10 ай бұрын
@@dheemandegan4603 walahi meelkale ayuu ka shaqeynaayay lkn waan baareynaa inshallah beri ayaan wici doonaa
@moderninformation7931
@moderninformation7931 10 ай бұрын
Waxa laga yaabaa inay qalday wasaarada uu ka shaqayn jirey ee bal la xidhiidh
@shukriyaabdullahi4169
@shukriyaabdullahi4169 10 ай бұрын
Ok thanks
@abdulkadirmohamedahmed6858
@abdulkadirmohamedahmed6858 10 ай бұрын
Gabadhaa la xiriir DNA ka qaad.waa suurto gal inuu aabbaha dhalay.
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 10 ай бұрын
Allaha kuu sahlo aabo
@bushradahir8876
@bushradahir8876 10 ай бұрын
Asc allah haku sahlo insha allah
@FadumoSaleban-ee7kq
@FadumoSaleban-ee7kq 10 ай бұрын
Allen Hawsoo sahlo ana alle hayso dhoweyo amiin yrbi😢
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 10 ай бұрын
Hooyooyinka waa in ay ilmahooda, uqoraan, meeshey ,kasoojeedaan, hadii lokala tago, ama aabaha dhinto,
@user-qg8hw5yc3h
@user-qg8hw5yc3h 10 ай бұрын
Asc eedo xayesinta bedel😂
@hawohosh9198
@hawohosh9198 10 ай бұрын
Hadaa waa murusadihii boorane iyo birca dhoobnaa jiray berigaas allaha ehelkeda u sahlo reerkastoo ay yihiin
@user-qn7ps3uk2w
@user-qn7ps3uk2w 6 ай бұрын
Alle ha ku so dhaweeyo
@guudocismaan4558
@guudocismaan4558 Күн бұрын
Amiin ya rabi 🤲🤲🤲
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 10 ай бұрын
Allaah hakula kulmiyo sidad dag ah
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 10 ай бұрын
Gacmaha ilhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll 😂❤
@abdikhadar7534
@abdikhadar7534 10 ай бұрын
Maashaa allaah gacmaheyga waa barakeesan yihiin wax kale sheeg 😂😂😂😂😂
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 10 ай бұрын
Asc allaah hasoosahlo wllo
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 10 ай бұрын
Waa qof dhiban Allaha dhibka kaqaado walhi waan naxay
@guudocismaan4558
@guudocismaan4558 6 ай бұрын
Amiin ya rabi
@ayanissack9742
@ayanissack9742 10 ай бұрын
Allaha usaxlo
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn 10 ай бұрын
ILAAHAW U GARGAAR
@guudocismaan4558
@guudocismaan4558 6 ай бұрын
Amiin ya rabi
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 10 ай бұрын
😢😢😢😢meherxadku dhibkaas buu leeyahay 😢😢😢sorry wll Allah ha kuu sahlo
@abdiqanitriple914
@abdiqanitriple914 10 ай бұрын
marka hore hala raadiyo wasaarada xanaanada xooloha dhirta iyo daaq xiligaa 1990 91 raadi wallaal
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 10 ай бұрын
Alle hawso dhaweyo wll
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 10 ай бұрын
Allah ku so dhaweyo
@guudocismaan4558
@guudocismaan4558 Күн бұрын
Amiin ya rabi 🤲
@abdifitahsheikhmohamed561
@abdifitahsheikhmohamed561 10 ай бұрын
Wll gabadha awooweedii Kashaqeyn jiray xanaanada xoolaha hasheegto siloo ogaado cida aabaheed lashaqeyn jirey
@guudocismaan4558
@guudocismaan4558 6 ай бұрын
Wllo
@umuCigramo-ls8rp
@umuCigramo-ls8rp 10 ай бұрын
Xayeysiintani sax ma ah waa iga talo
@ashawooo
@ashawooo 10 ай бұрын
illahaya ha ku sahalo abaabo rabi ha ku soo fudeyo inshallaha Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo
@guudocismaan4558
@guudocismaan4558 10 ай бұрын
Amiin ya rabi
@guudocismaan4558
@guudocismaan4558 6 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭
@abdulkadirmohamedagey6368
@abdulkadirmohamedagey6368 10 ай бұрын
A LLAHA kuu sahlo
@guudocismaan4558
@guudocismaan4558 Күн бұрын
Amiin ya rabi
@cadodoualeh9170
@cadodoualeh9170 10 ай бұрын
Walahi qadaboursiku wa qaaser
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 10 ай бұрын
Qaader maxaad ka wadaa
@guudocismaan4558
@guudocismaan4558 Күн бұрын
Wllo
@Ayaan8912
@Ayaan8912 10 ай бұрын
😭😭😭😭
@MaxamedahmedSaalkin-ce6ih
@MaxamedahmedSaalkin-ce6ih 7 ай бұрын
Malaha aniga lay raadinyaa
@alsal24sports87
@alsal24sports87 10 ай бұрын
Alow usoo sahal
@halimajama7814
@halimajama7814 10 ай бұрын
Cabdicazuisillingtir waan kuugu farxay m markaad soo gashay kenka
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 10 ай бұрын
Xayaysiin ka maran akhlaaqda bulsho. C.ZIIZ wax badan hoos u fiiri walaal Ajnabi ayaa yimid wax kastuu daaweeyaa caqli maahane.
@mohamed88466
@mohamed88466 10 ай бұрын
Soomaalidu si xun bay u isticmaalan qabiilka
@Zurich527
@Zurich527 10 ай бұрын
Reer Abtiyaalku koley magaca wey yaqaanaane mey u sheegaan
@haliali5002
@haliali5002 10 ай бұрын
Wala wagaranay
@guudocismaan4558
@guudocismaan4558 Күн бұрын
Runta ishak wllo😭
@khadraabukarhussein3437
@khadraabukarhussein3437 10 ай бұрын
Ala aabahay baa sidaasoo kale gabadh inooga maqan waxa la yiraahdaa layla aabo hada dhiigkar baa ku dhcay hooyadeedna way dhimatay
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 10 ай бұрын
Allaha ku sahlo
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 10 ай бұрын
Wali waa soomaaliya la isku oran jiray kulahaa yaab
@ashaamo1328
@ashaamo1328 10 ай бұрын
WAA FEEK WAA NAAG LASOO AdeegSaday
@ashaamo1328
@ashaamo1328 10 ай бұрын
WAA BEEN MEXEEY WAJIGA uSOO QaRSATAy
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 10 ай бұрын
Hala yaabin xagayagaa laga isticmaala
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 10 ай бұрын
😂😂😂
@abdikhadar7534
@abdikhadar7534 10 ай бұрын
Daahir calasow u dir asaga ayaa yaqaano cabdicasiisow 😂😂😂 asaga ayaa calas la dhahaa
@crahmanabdisalan2141
@crahmanabdisalan2141 10 ай бұрын
Dee waraysigaa wax badan baa ka maqan hooyaday waa samaroon kaliya xaafaday Boorama xataa ka daganayd Hooyadeed maad waydiin ?Alaha usoo dhaweeyo Aabaheed inshalaahu
@CaishoCabdul-rq1tz
@CaishoCabdul-rq1tz 9 ай бұрын
Hadow maqlo odayga u la sheqeynayy ba ku filn
@neimadeka6073
@neimadeka6073 10 ай бұрын
desole ma soeur
@halimajama7814
@halimajama7814 10 ай бұрын
Wcs wrb
@mubarakmoallin946
@mubarakmoallin946 4 ай бұрын
See LaGu guursaday with out aabo magaciis😂😂😂
@ahmedyuusuf5375
@ahmedyuusuf5375 10 ай бұрын
Alxm dheh hadii aad qabiil la,aantahay maanta Dhaib dad badan haysta ayaad kafakataye
@shakibabdi6330
@shakibabdi6330 10 ай бұрын
Illahay ha ku sahlo lkn rer abtiga miya ku xumeyay mise hoyadeed ninka qabay wayabay anigu
@umuCigramo-ls8rp
@umuCigramo-ls8rp 10 ай бұрын
Haweenka soomaaliya denbilayaal waaye wllhi gabadhan maxey udhumisay
@aminadaud7256
@aminadaud7256 10 ай бұрын
Csw
@blessedme8532
@blessedme8532 10 ай бұрын
Qabiilka Hooyadeey baan isku heeystey bey tiri. Hadana naag ciisa ah.
@musdalifaahmed
@musdalifaahmed 10 ай бұрын
Ciise waxaa eh hooyadeed ilmaha eeydhashay ayadane inuu odogaa dhaley beymooday mafahantay
@ismailkhadaryusuf618
@ismailkhadaryusuf618 10 ай бұрын
Hooyadeed soomaali qolamay ka ahayd
@xasansubagle3586
@xasansubagle3586 10 ай бұрын
Weysheegtay adigu afsoomaaliga ma fahmeysid ?
@guudocismaan4558
@guudocismaan4558 6 ай бұрын
Hoyo wa samaroon
@aboubakaryousuf3543
@aboubakaryousuf3543 10 ай бұрын
dee waydii dadkii ka shaqaynaayay wasaaradaasi way nool yihiine waydii dadka joogaga isla wasaaradahaasi maanta ee ka hadhay dawladii somaliya
@bulshokaab6827
@bulshokaab6827 10 ай бұрын
Magaalada ey aabaheed iyo hooyadeed isku guursadeen waa magaaladee?
@guudocismaan4558
@guudocismaan4558 10 ай бұрын
Wa borema
@guudocismaan4558
@guudocismaan4558 6 ай бұрын
Wa Borema wllo
@abdifatah8751
@abdifatah8751 10 ай бұрын
Aabahaa hada magaciisa aqoon yaa ku sheegay inuu hawiye yahay hooyadaa amee baraako cabdow ka shaqeyn jirtay?
@burcaawidb5170
@burcaawidb5170 10 ай бұрын
baraako cabdoo boorama kuma taalo
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 10 ай бұрын
Ceeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeb marxuumada ha xaman hana tuhmin tuhunka waa dulmi, tankale marxuumadas way dhimatay yaa kaa cafindoono dambiga aad ka gashey ?? Orod culumada soo waydii qadafkaas aad u gaysatay qof dhintay oo aan is difaaci Karin.😡😡😡
@hiboali4523
@hiboali4523 10 ай бұрын
Alla samaron miya gabadha 30 sano inka badan is modaysay ciise ku shekaysanayay waa hawiye baal maxay inta oo dhan uga qarinayen haday ku shekaysanayan baa mar horey heli lahayde
@guudocismaan4558
@guudocismaan4558 6 ай бұрын
Wllo iso duce plz abo ina helo
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 10 ай бұрын
Calanka jaabuti mesha maxa losarey hee ma fahmine baa 🤔
@quruxleyabdi3859
@quruxleyabdi3859 10 ай бұрын
Dee gabadhu wa reer jabuuti
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 10 ай бұрын
@@quruxleyabdi3859 wlhi lkn wxan argaye iney sawirgeka iyada gu akqoranyahey hargeysa marka iney reer hargeysa tahey iyan modaye Lkn thanks wll
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 10 ай бұрын
Horta Soomaalidu xayaysiintaan la buuqaa kama ilbaxdo miyaa ?! BUUQ iyo Qaylo ayay haayaan sagaashanka.
@rumaizaahmed9012
@rumaizaahmed9012 10 ай бұрын
Gabadhaan dhaxlaka aa aheyd ayaa ka maqan ayay raadsaneysaa Lee mooyee mar ahadeyba hooyo noqotay wax ka maqan majiraan ee ilaahey haha u sahlo aabaheed
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 10 ай бұрын
😂😂😂😂
@siman4216
@siman4216 10 ай бұрын
Doqonimo iyo afxumo hadaa isku darsato sidaan baa wax usoo qortaa akhas
@guudocismaan4558
@guudocismaan4558 6 ай бұрын
😭😭😭😭
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 40 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 153 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 11 МЛН
Jimicsi U Fiican Dhabar Xanuunka - Exercises Good For Back Pain
7:39
Barashada Xaawo
Рет қаралды 6 М.
AROOSYADA UK 🇬🇧 HOOYOOYINKA GABDHAHA DHALAY QAAR #QISOOYINKAQURBAHA
14:10
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 12 М.
Naagtii Eeyga Muqdisho La Timid oo Sheegtay inay Eeyga Guursatay
11:25
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН