Waraysi Qisada Gabadhii sixirka ku dishay ninkeeda oo ka shakiyay ee cudurka halista ah na qaaday

  Рет қаралды 103,854

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 280
@tcaynab
@tcaynab 2 ай бұрын
Ilaahay baa og xaqiida waayo qofkii kale isna in la dhagaysto ayaay cadaaladu ku jirtaa Hadii waxa laga sheegayo ay run tahayna allaah s w waa caadil
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 ай бұрын
Subaxanllah 😢😢😢😢😢ilaahayow imaanka inoo siyaadi rabbiyow waa subax jimceey inaga haay inaa qof dhan naftiisa jarno 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@aminasheikh2481
@aminasheikh2481 2 ай бұрын
Qof diinleh guursada istaqaara la aan ha guursan
@nasraibrahim527
@nasraibrahim527 2 ай бұрын
Inaa lillahi waina illahi rajiciun allah yarxam wiilka. subxanllah subxanllah xasbiyallah wanicmal wakiil
@Umm_HN
@Umm_HN 2 ай бұрын
allah ha u naxariisto walaalkaa lakiin walaal ninku sheekh maaha waa faaliye ee ha aaminin warkiisa waabeenaleh hadeydaan wax cad kuhayn jimankey lashaqeystaa qofka u taga 40 bari salaad lagama aqbalayo ee madama aan gabadhaas wax cad lagu hayn xabiibti iska dhaaf hadey samaysey Allah ayaa laxisaabtami doona adigu waxaadan ogoyn haku danbaabi waa iga wacyigalin wabilaahi towfiiq xaqa alah natuso
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 ай бұрын
Qof ilmuu dhalin waan dhalay yiri sixir iska daayee wax ka daran buu samayn Allaha naga qabtee.
@Umm_HN
@Umm_HN 2 ай бұрын
@@fouzifouzi3393 walaal. Allah kacabso qof wuxuu ku hadley in aad aaminto maaha ilmuhu waxuu u ekaa indha yar oo muuna dhalin marxuunka Allah unxariistee( waxaa dhacdey wakhtigii nabiga sallaahu caleyhi wasalam wax uyimidey nin reer baadiya ah wuxuuna ku yidhi xasskaygu waxay dhashay wiil madow isagoo ka shakisan . Nabiga sallaahu caleyhi wasalam wuxuu waydiiyay geelmaleedahay haa buuyidhi Nabiga sallaahu caleyhi wasalam wuxuu waydiiyay waa midabkee? wuxuu yidhi waa casaan (ama guduud) wuxuu waydiiyay nabiga sallaahu caleyhi wasalam makujiraa mid gray ah (midabkeedu)? haa buuyidhi markaa wuxuu nabiga sallaahu caleyhi wasalam midkan grayga ah halkuu kayimidey? Wuxuu yidhi waxaa laga yaabaa in uu ka qaaday nasabadiisii hore. markaas ayuu nabiga sallaahu caleyhi wasalam waxaa laga yaabaa wiilkaaga in uu kaqaaday midabkan nasabadiisii hore Xadiidkani waaa laga wariyay Bukhaari iyo Muslim. Markaa walal sidaa ula soco wa bilaahi towfiiq xaqa Allah natus Subhanakallahumma wa bihamdika ash-hadu al la ilaha illa anta astaghfiruka wa atubu ilayka
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 2 ай бұрын
Asc qisadaa waaxanuun laakiin faaliya aa sheegay aa war weyn eh 40 bari sallaada aqbal maahin faaliyaha lama aamino loomana tago llaakiin sixirka waa wax jiro
@Umm_HN
@Umm_HN 2 ай бұрын
Waa run lamadiidana inuu jiro laakiin wax cad lugumahayo gabadhaa gabadhani waxa noosheektey in uu ninkaa sheydaanku u wax yoodo uu u sheegey sixirka lamana aamini karo warkiisa wabilaahi towfiiq walaal
@Umm_HN
@Umm_HN 2 ай бұрын
Walaal wa caleykum wasalam
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 2 ай бұрын
Subxaanallaah alle ha u naxariisto walaalkaas waa wax laga naxo runtii waan u tacsiyeynayaa gabartaas walaalkeed wayday ee sida fiican u hadashay go'aansatay in waxa walaalkeed ku dhacay ay uga digto dhalinyarada kale.
@asliimuur5024
@asliimuur5024 2 ай бұрын
😢yaa xaji yaa qayuum yaa arxama raaximiin allah ha na asturo
@araweelo728
@araweelo728 2 ай бұрын
Ilaahay aya og xaqiiqada, yaynaan cidna judge garaynin, sida ay inantu ino sheeegayso reerku waxa ay aminen un ninkaa jin araga ah oo dhahay gabadhasa wax sixirtay, wax cadayn ah oo kale inay hayan inomay shegin, inankaa dhintay raxmanku ha u raxmado, lakin shekadan labadeda dhinac ba wacan in la maqlo.. walahu aclam
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 2 ай бұрын
Waxanka fahmay shekadan sixirku wuujiraa laakiin waxan kasoo horjeedaa sheekh baa inlafalay sheegay walaalkay waayo qaybka allaahbaa og hadaad aragto cidshegaysa waxmaqan waafaaliye faaliyena warkiisu waxkasooqaad male
@faaraxcade7130
@faaraxcade7130 2 ай бұрын
Alle ha unaxariisto waa qiso xanuun badan
@sawdaislow-jy4qh
@sawdaislow-jy4qh 2 ай бұрын
Subxanalaah taas iyadaba adun iyo akhiraba seektey wiilkasna ilow u naxariiso gacan ka xaqdaran ba dishe
@buuqajooji
@buuqajooji 2 ай бұрын
Kan sheegay in fal loo dhigay saw shaydaan mahaa ma shaydaan ba run sheega Allah raxmaanka ah ha u naxariisto wiilka inay iyadu dishayna hadaka shaydanku run kama dhigayo Allah og mar walalayal ha ku danbabina mar Hadi aydaan cadayn dhaba hayn aan ka ahayn shaydaan ba sheegay inay sixirtay subxaan Allah in qoloyinka loo tagaba xaarana
@Umm_HN
@Umm_HN 2 ай бұрын
Waa run waasidaas waliba qofka faliya u taga 40bari salaadiisa lagama aqbalayo Asc
@hodanc6255
@hodanc6255 2 ай бұрын
Faaliye muxu ogan kara acudubilahi bilahi mina shaydani rajim
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 2 ай бұрын
Waa arin jirta ilaahow anaga iyo inta muslimka ka badbaadi😢😢😢😢😢
@nawaalsaid2915
@nawaalsaid2915 2 ай бұрын
Kolay wakhtigiisa dhamaaday allahu aclam sida ay wax u jiraan
@nafisaahmed8560
@nafisaahmed8560 2 ай бұрын
Salalaahu calayhim wasalima watasliima scw scw ❤❤❤❤ilaaheey hanaga haayo umada sidaas ku dhaqmo ilaaheey hanaga koriyo yaa rabi
@ashawooo
@ashawooo 2 ай бұрын
illahaya inta xuna ha naga badiya Wiilkagasa illahaya ha uu naxariisto
@Landsjop
@Landsjop 2 ай бұрын
Allahu aclam inay sixirtay
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 2 ай бұрын
Allaha u naxariisto inanka dhintay. Subxana allah sixir waa gaalnimo. Allaha inaga badbaadiyo. Xasbiya allahu wa nicmal wakiil.
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 2 ай бұрын
This days Gaal iyo Muslimba. Dhibkaan wa laagu dhib qaaba. ❤
@siradm
@siradm 2 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto, adinkana qalbiga ha idiin qaboojiyo, kolley waqtigiisi ayaa dhamaaday, haddey sabab u ahayd iyadaa dhib qabta, Ilaahay haynaga ilaaliyo. Dadka waxaas sameeya way iska dambaabayaane inaga waxba nama dhamaan, qaybka, waxa qarsoon Ilaahay swt un baa og.
@cabdulahicabdikarim8010
@cabdulahicabdikarim8010 2 ай бұрын
Allaha unaxariisto waana shihiiday gabadhuna way mahadsantahay
@LovelyCricket-ol7tb
@LovelyCricket-ol7tb Ай бұрын
Allah unaxariso
@dekajama8188
@dekajama8188 2 ай бұрын
Subxaana allah subxaana allah subxaana allah Illaahayow adaa qafuuru raxiim ah
@redchamps3025
@redchamps3025 2 ай бұрын
السلام عليكم Sabur iyo imaan walaasha sida quruxda badan sheekada u soo gudbisay, wiilka dhintayna ilaahay ha u naxariisto ,sixirkuna waa shayga ugu badan ee hada la adeegsado, waana كفر balse meesha waxaan ku jirin in la rumaysto faaliye ,adiguna wllo بارك الله فيك .
@LibaanAli-e8w
@LibaanAli-e8w 2 ай бұрын
subxaanalaah walaal ilaaheey ha u naxariisto wiilka kaligiis ma kudhicin qidaanooksle umada weey kubadan tahay ilaaheey hanabadbaadiyo
@SSS78781
@SSS78781 Ай бұрын
WALEE AAQIRO XISAAB AYAA JIRTAA...BILASH NAAR IYO JANO LOOMA SAMEYN..SHAQO AYEY U BAAHANTAHAY...ALLAHEY QOF ☪️ 🕋 🕌 ISLAM AH NAGU MA'SABABO SUBXANALLAH
@mohamedhassan-xz3op
@mohamedhassan-xz3op 2 ай бұрын
Thanks wallo❤❤❤
@AyaanMohaned
@AyaanMohaned 2 ай бұрын
Amen yaarabbi
@AxmedMaxamed-p8e
@AxmedMaxamed-p8e 2 ай бұрын
inaadeer ilaahay hawnaxariisto walaalkaa arintaasi waa arin ku badan somaliland iyo somaaliyaba buugaasi waa qaali inoo soo diyaari dadka iyo shayaadiinta waxaas ku shaqaysta ilaahay baanu kureebnay ilaahayow umadaada ka qabo aamiin aamiin
@abdulkadirmohamed5332
@abdulkadirmohamed5332 2 ай бұрын
Waa sida ay xikmada tiraahdo "Guurso qof aad taqaano si aad u dhasho qof la yaqaan" will iyo gabar ba.
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 ай бұрын
Aad uweyn wlhi
@Adem-le5rp
@Adem-le5rp 2 ай бұрын
mah maah wanaagsan guurso qof....
@aminaabukar2638
@aminaabukar2638 2 ай бұрын
Subxaana alaah alaha unaxariisto habo walaalkaa balse waxaa jira niman ka waa ween oo adayaal ah oojidkii walaalkaa ku socda oo alaah xaasas wanagsan ku qaba qurbaha oo awlaad waa ween heesta ootaga soomaaliya ooiimaanka ala ka qaaday ooxasaskoodii xolihii kasoo qaatey oo qaarna sixir lagu waalay qaarna sun la siiyay qaarna ku waashay qaarna u dhintay raga soo. Maaliyeed aadbey udhi anyihiin xataa qurbihii baa lagu barakiciyaaa
@AyaanMohaned
@AyaanMohaned 2 ай бұрын
Walkahahi Amabwasley sirey
@Abdulqadir-nq6ny
@Abdulqadir-nq6ny 2 ай бұрын
Maashaa allaah waa qisa mudan cibra qaadasho waana wax dhaca marar badan falkuna waa wax uu sheysanku usuureeyo dadka ii.maanka alle kaqaaday wanaaga allaha natuso
@MunaAhmed-i1r
@MunaAhmed-i1r 2 ай бұрын
Ilahaybaa og xaqiiqda ayaguna quraafaadlayaalbay ahaayeen say sheegteen
@Umm_HN
@Umm_HN 2 ай бұрын
allaha idin abuurtey kabaqa ninka faaliyaha maad rumeyneysaan ee jimanka lashaqeeysta war kiisa
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 2 ай бұрын
Allaha unaxaristho
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi 2 ай бұрын
Subxaana allah 😳
@marwoxiilojaano8895
@marwoxiilojaano8895 Ай бұрын
Allahuma inii asaluka xusnil khatuma
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 ай бұрын
Cadaaladu maaha in hal dhinac la aamino ama warkii da law qaato. Familiyada marka ay isku dhacaan way isku xumaadaan wayna is caayaan. ALLE ha u naxariisto wiilkaas. Sida uu wax u jiro ALLE ayaa naga og
@ayanabdi2762
@ayanabdi2762 Ай бұрын
😂😂😂 wad uhadshay sas udhowdahay
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 2 ай бұрын
مَسْعُودٍ عَنِ ابْنِ قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ عَلَيْكُمْ بِالصِّدْقِ، فَإِنَّ الصِّدْقَ يَهْدِي إِلَى الْبِرِّ، وإِنَّ الْبِرَّ يَهْدِي إِلَى الْجَنَّةِ، ومَا يَزَالُ الرَّجُلُ يَصْدُقُ ويَتَحَرَّى الصِّدْقَ حَتَّى يُكْتَبَ عِنْدَ اللَّهِ صِدِّيقًا، وإِيَّاكُمْ والْكَذِبَ، فَإِنَّ الْكَذِبَ يَهْدِي إِلَى الْفُجُورِ، وإِنَّ الْفُجُورَ يَهْدِي إِلَى النَّارِ، ومَا يَزَالُ الرَّجُلُ يَكْذِبُ ويَتَحَرَّى الْكَذِبَ حَتَّى يُكْتَبَ عِنْدَ اللَّهِ كَذَّابًا . مُتَّفَقٌ عَلَيْهِ. مُتَّفَقٌ عَلَيْه Waxaa laga wariyey Ina Mascuud : Waxuu yidhi Rasulkii ILAAHAY (naxariis iyo Nabadgelyo Dusshiisa ha ahaa tee) Waxaa dushiinna ahaatay RUNTA , Runtu waxay idiin hogaamisa wanaagga , Wanaaguna wuxuu idiin hogaamiyaa JANADA . Waxuu ahaaday Ninku qof Runta sheega oo ku dadaala Runta Ilaa ILAAHAY agtiisa looga qoro RUNLOW . Waxuu idiinka digay BEENTA , Beentu waxay idiin hogaamisaa Ansha Xumo , Ansha xumadiina waxay idiin hogaamisaa CADAABTA , waxuu ahaaday Ninkii ama Qofkii mid Beenlow ah ilaa iyo ILAAHAY agtiisa looga qoro BEENLOW> ADEER XUSEEN
@AyaanMohaned
@AyaanMohaned 2 ай бұрын
Subhaanna Allah
@Thehabonchannel
@Thehabonchannel 2 ай бұрын
Allaahu aclam dumashiyaasha badankood way ximiyaan gabdha walalkod qabo
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 ай бұрын
Markay safarka katimi 3beri kabacdi dhintay layiri Teda kale ilmaha mu dhalin layiri wey dhacdaa alaa maga og Aniga sixirka madow lai sameyay alle ayaa igu og naag la ila qabay Lale wuu iga caafiyay waayo axsan teydaa badan. Qofna kama cadgosto sixirkana ma aaminin saa awgeed alle wuu iga dabiibay alx lilaah
@NeimaHassan-w9r
@NeimaHassan-w9r Ай бұрын
YasbiyaAllah wa Nicma wakil 😢
@deeqodahab9737
@deeqodahab9737 2 ай бұрын
Ilaahayow. Imanka. Hanaga. Qaadin. Maxay. Udinanee. May. Isaga. Tagto. Ayadon. Dhib. Ugaysan. Ayadon. Danbiile. Ahayn. Adun. Iyo. Aqiraba. Waayseegtay. Qofna. Waay. Ajashay subxaanallaha. Ilaaha. Xuman. Kafog
@AyaanMohaned
@AyaanMohaned 2 ай бұрын
Walkahahi Amabwasley sir let
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 2 ай бұрын
Shaydan baa u qurxiyay subxaanalaah sixir waa gaalnimo
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 2 ай бұрын
نسال الله سلامه والعافية 'ilahow hanagu soo saladin shayadinta insiga ah iyo kuwa jinka ah aamiin. Shugran cabdi caziiz baarakallahu fiik.
@queenruby8792
@queenruby8792 2 ай бұрын
Allahuma'Ameen aduunku hada waaba waashay
@AishaEese
@AishaEese 2 ай бұрын
Subxnlah ALA yaa raxma Alha unxristo. Wiilkas
@nimohassan4219
@nimohassan4219 2 ай бұрын
INAALILAAHI wainaa ileyhi rajicuun illaahay raxmadii jano haka warabiyo
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 2 ай бұрын
Waa. Arin. Xanuun. Badan. Waaye😢😢😢
@aminomohamoud4444
@aminomohamoud4444 2 ай бұрын
Subaxallah. Subaxallah
@fowziyo121maalin6
@fowziyo121maalin6 Ай бұрын
Ma imin warkeeda sababta qof qaynka og jirin
@AyaanMohaned
@AyaanMohaned 2 ай бұрын
Sunbashaanna Allah
@abdiabdullahi3108
@abdiabdullahi3108 2 ай бұрын
Nin siroow been uu sheege ma la soo fariisate. Allah ya wax diila.
@maslah345
@maslah345 2 ай бұрын
Soomaalidu aad iyo aad ayey ugu bateen kuwa iimanka aan lahayn oo umada sixraya waa wax aad looga naxo waayo laba danbi oo kaladaran ayey gashay iyada oo diintii lagu soo dajiyey NABIYU LAAHI MUXAMED SCW KA RIDOWDAY IYO IYADA OO QOFKII SABAB UGU NOQOTAY INUU KU GEERIYODO SIXIRKII AYUSOO SAMEYSAY SOOMAALIYEEY SIXIR KA DIGTOONAADA OO ALLAH KABAQA WAXAA IMANDOONTO MAALIN WAXKASTO BANAANKA IMANDOONAAN OO CADAABTA LAGUU DHAADHICIN DOONO
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 2 ай бұрын
Kuwa kenya joogana way ka sii xagjiraan
@Umm_HN
@Umm_HN 2 ай бұрын
Miyaad iska xukumeysaa gabadha wax cad lugu mahayo mid ay sheekh ku sheegeysey ayaa ku yidhi waa la sixrey oo tuulo kutaala keniya ayaa loogasoo sameeysy ninka falalowga ah ee jimanka lashaqeeysta ma warkiisaad aamineysaa alaha ku abuurtay ka baq gabadhasina haku dan baabin oo diinta hakasaarin wixii jira alaha awooda leh ayaa og wixii jira hadey sameyseyna Allah ayaa laxisaabtamidoona wabilaahi towfiiq xaqa alaha nawaafajiyo
@maslah345
@maslah345 2 ай бұрын
@@Umm_HN qaf kamaanan hadline waxaan ka hadlay umada saxiriinta ah sifiican u aqri
@bintoali986
@bintoali986 2 ай бұрын
Subxaana allha
@Usaame_cze_7
@Usaame_cze_7 2 ай бұрын
Subxaanallah 😲🙆 Sixir Ama Falku Waa Akbaru Shirki
@omararale7962
@omararale7962 2 ай бұрын
Sub xana Allah. Fal waa sixir.
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 2 ай бұрын
Subxaanallah allah iimaanka iyo islaanimada allah hanagu sugo
@MohaAbdi-h5q
@MohaAbdi-h5q Ай бұрын
Wl ilahay hawnaxariisto wlka lakiin shekada waan diiday
@aliosman1722
@aliosman1722 2 ай бұрын
Mahadsanid c.caziiz i am from U.S.A. state utah
@xamdidaahir-il9ml
@xamdidaahir-il9ml 2 ай бұрын
سبحان الله
@faizamohamed5072
@faizamohamed5072 2 ай бұрын
Subaxnalaah. Hadey wadan hormaray u ku dhimanlaha. Wa la barilaha sababtu u dhintay Alaha u naxariisto 😥😥😥
@nouhmohamedali9535
@nouhmohamedali9535 2 ай бұрын
Ilahay haw naxriisto wa sababta ay muhiim oo tahay intan qofka baran inad oo fiirsatiid
@dhoofodrye5474
@dhoofodrye5474 2 ай бұрын
QADAR ALLAH MASHAALLAH,LAAKIIN INUU AAAMUSO MARKUU TAGO UU KAQAADO DHIIGA
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 2 ай бұрын
Illaahay. Ha. U. Naxariisto. Walaalka. Aamiin. Aamiin
@ayannur9480
@ayannur9480 2 ай бұрын
Walalaka ma la baaray in uu asaga cudurka waatay!
@mayali8882
@mayali8882 2 ай бұрын
Sheikha loo tagay sidee ku gartey in la sixrey suasha qabo waa taas. Ilaa uu qofku sheego, ama quran la saaro xita quranka la saaro mar mar ayaa shayaadintu been sheegan. Wax yaabaha qaraoon Allah yaa og kaligis. سبحانه وتعالي. Marxiumka Allah u naxaristo.
@omermhd985
@omermhd985 2 ай бұрын
Allaahu mustaan kama tudiin tu daan cuqubda ay sameysey ayaa faraqa usuran wiil dhan ayey nafat dhafisey xasbuna llah waniman wakiil
@aminaahmed2588
@aminaahmed2588 2 ай бұрын
So scary story xasbunaallah Insha alaah your brother highest level of Off the paradise walalo
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 2 ай бұрын
Waxaa ka fahamnay waa cibro qaadasho balse,Sixirka waxuu ku jiraa 7 wax oo naarta lagu galo. "Cashar cibro qaadasho" Allaha na xifdiyo.
@khatromahamed2863
@khatromahamed2863 2 ай бұрын
Waxa u nin Jina lashaqeysanayo shege amine Subaxanallah
@haange
@haange Ай бұрын
Allah u naxariisto gacan ka xaq daran baa dishay
@abdullahi2104
@abdullahi2104 2 ай бұрын
Asc wll waxan dhihi lahaa horta wiilka aalle ha unaxariisto tan kale arinkan ninka sheegay ma aha wadaad ee laftigis ah sixiroole waayo qaybka ma ogan karo mana sheegi karo marka waxan dhihi laha abyo wlle aalle ha unaxariisto adinkuna gabadhaas hadayna ayadu iidin qiran abyo haku xukuminina wax u iidin sheegay ninkaas aad sheegtay c/caziz adna wll wax kuleyahay arinkan o kale intadan so gudbin dad culuma ah kala tasho waayo wadaad inu yahay ninkaas o warkiisa laqaadan karo o gabadhaas ama qof kale ba Lagu xukmin karo baa la rabaa inad so ogaato aan isu ilaalino diiniyan waa iga talo
@Fotballlover-px3uw
@Fotballlover-px3uw 2 ай бұрын
Way jiraan ilmo lasiiyo kenya waa sax
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 2 ай бұрын
Alha ay ingo ogala badan
@NouraAhmed-v9i
@NouraAhmed-v9i 2 ай бұрын
Reer Kenya amba dadka soomaalida ah ee dega afrika daa ee aanu u naqaano sujuuga way yaqaanaan waxaa xun ee shirkiga ah ee sixirka ah subxaanallah 😢
@Brobrotherteam
@Brobrotherteam 2 ай бұрын
Alaah ah u naxariistu inanksaak😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 2 ай бұрын
Ayatul Kursi
@safiaissa5917
@safiaissa5917 2 ай бұрын
Xasbuna laah Yaa rabbi umada kala bad baadi
@shugriibrahim7628
@shugriibrahim7628 2 ай бұрын
Aadba u dhagaystaa qisooyinka aad soo gudbisaaan lkn sheekadaan in dib loofiriyo ayaa haboon wax cadayn ah mahayaan reerka wiilka fooxiso iyo jiman wax ay sheegeena wax dadka loo sheego ama loo soo gudbiyo maaha waayo runba ma sheegaan Nabigeena Calayhi salaatu wasaalaam wuxuu qof utaga fooxiso ama wax sheeg oo aamina wuxuu ku kufriyay Diinta
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 2 ай бұрын
Subxaanalaah ilaahow xaqa tus umadaada maxay ka heleysaa caruurtu alle baa bixiya haduu ilaahey isiinin qasab Maha in aan dhalo maanta maxay heysataa qasaaro mooyaane thanks brother abdi Aziz
@zamiiramohaindho7913
@zamiiramohaindho7913 2 ай бұрын
سبحان الله جزاك الله خير
@شيركوسس
@شيركوسس 2 ай бұрын
Aamiin aamiin yarabi
@knaanahmed1700
@knaanahmed1700 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 2 ай бұрын
.war.faliye waxa mayaqane waxa runah sheg shirgi weeye ee waxa maa ogaa illah baa waxa og
@safia6698
@safia6698 2 ай бұрын
Walalkay aad bad u mahadsantahy in aad iga aqbashay ariinta ku dhacday walalkay jisaalaah kheeyr walalkay
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 2 ай бұрын
Subxaana. Allaah.
@hiboabdi9392
@hiboabdi9392 2 ай бұрын
subxana laah subxana laah ❤❤❤❤❤❤❤
@AbidMohamed-ek4dd
@AbidMohamed-ek4dd 2 ай бұрын
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 Ай бұрын
Subxanallah iban darana
@ahmdadn9165
@ahmdadn9165 2 ай бұрын
naaguhu waa masiibo
@Hanasuper179
@Hanasuper179 2 ай бұрын
Waxan lama dhihi karro iyada dishay illaah ba og
@MamaYusuf-s7x
@MamaYusuf-s7x 2 ай бұрын
Sujuu iyo sixiir xagee lakalaa geeyn
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 ай бұрын
One side history waaye sheekada more infolment ayaa loobahan yahay
@saadaqsaadaq7738
@saadaqsaadaq7738 2 ай бұрын
Abgaal iyo hawargidir dhibka eeykuhaayaan muqdisho iyo soomaaliya xasan qabyo iyo xulafadiisa kama hadashid waxaan loojoogin aaka hadadhaa dameereey maaka hada shid???
@جميلةجبريل
@جميلةجبريل 2 ай бұрын
Subhaanallah
@kulmiyemahamud765
@kulmiyemahamud765 2 ай бұрын
Allah swt xaa uu naxaristo
@abdikaficafo7276
@abdikaficafo7276 2 ай бұрын
Naag diin leh guursada oo falalow iyo dahir calasow maxakamadisa aadeeynin
@SamsamBarkadle
@SamsamBarkadle 2 ай бұрын
SubxanAllah
@barliincali9542
@barliincali9542 2 ай бұрын
Wall qisaan kuu hayaa halkee kaala soo xariiiraa
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc 2 ай бұрын
من امن العرات فقد كفر ما انزل بمحمد
@maslah345
@maslah345 2 ай бұрын
Saaxir cadaab daran ayaa uyaal maalinta qiyaamo
AX! NINKI SHIRQOLKA IGU GURSADAY EE INA ADEERKEY KU CAAWIYAY
41:10
Ridhwan Issack
Рет қаралды 70 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 14 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 31 МЛН
Maxkamadda Ciidamada iyo Kiis Dil ah oo ka dhashay Haweeney mareysay Bar Hubin ah..
30:46
DEG DEG: Dil ka dhashay dhulkii dowladda oo lagu dagaalay iyo maxkamadda ciidamada.
41:01
Gabadhan Nabsigii ay gashay baa ka soo baxay 😏
26:41
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 207 М.