ABDI KAAMIL CAWAALE HEES WADANI "WAXAN AHAY NAFTII HURE" LYRICS

  Рет қаралды 592,026

SAHAN MEDIA

SAHAN MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 557
@ahmedafgooye3427
@ahmedafgooye3427 4 жыл бұрын
Heestan dareen ayey sidataa wadaniga somaliyeed baa dareemi kara 2020 October 🇸🇴❤😥 love you somalia
@maxamedismacilisbimo6349
@maxamedismacilisbimo6349 2 жыл бұрын
11
@xurriyo16
@xurriyo16 8 жыл бұрын
wan ooyay oon ilmeeyay walaahi kii ila dareemay wuu ila fahmay sababta
@yusufali2402
@yusufali2402 8 жыл бұрын
xurriyo16 damn girl definition of hero. swear I felt this.
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 7 жыл бұрын
xurriyo16 Anna Ku darrenay wlhii
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs 7 жыл бұрын
Xuriyo Mire 😭😭😭
@samsalat9155
@samsalat9155 7 жыл бұрын
The Queen of SOM inta an oyeyno guul naga dheer
@ABDULABDUL-uj4ke
@ABDULABDUL-uj4ke 7 жыл бұрын
aad iyo aad ilinta weey iska imaaneeyaaa
@AwdalstateOfSomalia
@AwdalstateOfSomalia 7 жыл бұрын
CABDIKAAMIL waxa uu ahaa halyey somaliyed oo Reer boorama ah alaha unaxariisto abwanka
@Clay-u6h
@Clay-u6h Жыл бұрын
Waddani dhab ah ayay ahaaayeen dadkii hore inaguna waa in si lamid ah noqonaa insha allh guul Soomaaliya 🇸🇴 ❤
@isxaaqmaryacade18
@isxaaqmaryacade18 7 жыл бұрын
I Love SomaLia Maalin Maalmaha Kamid Ah Waxaan Ka Awood Badnaan Doona America Iyo France Insh ALLAH😍❤ ALLOW Qof Walba Oo Ah Cadow Somaliyed DhuLka Lagoo Xataa Haday SomaLi Yihiin😢 I love My Country Somali 4 Ever❤
@Donotcare6
@Donotcare6 5 жыл бұрын
Midaas waxa kaliya ee lagu gaari karaa waa isku duubnaasho
@hamdadaahir5016
@hamdadaahir5016 5 жыл бұрын
amiin
@hanis7989
@hanis7989 4 жыл бұрын
Aaaamin
@ahmedadanhassan5718
@ahmedadanhassan5718 2 жыл бұрын
Allahuma amiiin 🤲🤲🤲🥰
@xasancalisahalmaxamadmaxam217
@xasancalisahalmaxamadmaxam217 2 жыл бұрын
Aamiin ilaahow nagaarsii
@rashidsaid5715
@rashidsaid5715 8 жыл бұрын
waan qiiroday heestan markaan dhagaystay fanaan qali ah ilaahay haku xifdiyo❤
@qadharkeyow1024
@qadharkeyow1024 3 ай бұрын
Manoshahy 2024
@mustafedacar2183
@mustafedacar2183 Жыл бұрын
Abwaan, fanaan, sargaal Abdi kaamil cawale ha loo duceeyo inuu illlaahey janatul fardowsa geeyo isaga ummada islaamka ah.
@Hannad_Music
@Hannad_Music 4 жыл бұрын
Hees Qiiro Iga Lisay Wllkey Oo ah Haramcad ayaa heestan ii qaaday ka Dibna wuu dhintay Alle haguu naxriisto..🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xaliimomaxamud8737
@xaliimomaxamud8737 2 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴waa
@maan_7_
@maan_7_ 2 жыл бұрын
Amin Alle ha u naxariisto wll
@katrenmegag2695
@katrenmegag2695 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto wllken🇸🇴😘
@fatimamaxamud1458
@fatimamaxamud1458 2 жыл бұрын
🥺allh u naxristo
@cabayecade7047
@cabayecade7047 Жыл бұрын
Alla ya raxma😭
@thewise1890
@thewise1890 8 жыл бұрын
Ilahayow u naxariiso waakas wadanimada dhabta ah Ilahayow wadaniyiin naga dhig amiin Ilahayow janada geey amiin amiin
@fadxiapdi2259
@fadxiapdi2259 5 жыл бұрын
From Hargaisa Nidar baan hore u galY niyadaYdu waa meel hdi anan so nqon CalankYga nuurow alahaYow ku nabad Gali Somalia gUuuuuL GuuuL Somalia GuuuL GuuuL🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@salisben8982
@salisben8982 4 жыл бұрын
Fadxi Apdi ❤️❤️❤️🇸🇴 love you bro
@boqoradasomaliland6351
@boqoradasomaliland6351 Жыл бұрын
Ey ey dhaatahay hanasheegan hooyadaa somalia wastaye mana qaano somalia iyo calanka shaydiinta nacdal baa kugu taalee
@Who_are_you900
@Who_are_you900 Жыл бұрын
@@boqoradasomaliland6351 way ku qadhaabnysaa e ma aragtaa wllshyey😄
@hindahabonehabone1519
@hindahabonehabone1519 8 жыл бұрын
allah unaxaristo ader abdi kamil awaleh kuma ilowbi waligine ee waxd uqalanta statut inchallah awdal ba laga tagidona
@marwa7070
@marwa7070 8 жыл бұрын
Amiin yaa Allah
@bashiirhassan8469
@bashiirhassan8469 5 жыл бұрын
hindahabone habone allaha unaxaristo wadni dhap ah allow qabrigisa u ifi
@AyanleMahamad-z9k
@AyanleMahamad-z9k Ай бұрын
Hadii nabad la wayana nacas igma limin helo naxariisna umagalo From patriotic 🇬🇲onlf ah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣
@bisharoabdirahman1759
@bisharoabdirahman1759 8 жыл бұрын
this song makes me cry ilahaye haa unaxaristo janatul fardowsa na hagayo
@mohamedwaberi9949
@mohamedwaberi9949 6 жыл бұрын
Bisharo Abdirahman Feeling the same with you sister May allah help us reunite together
@hukiiygtfghklkhx9966
@hukiiygtfghklkhx9966 2 жыл бұрын
بكيت والله
@boqoradasomalilan1825
@boqoradasomalilan1825 6 жыл бұрын
waa marki somalidu ahayd libaaxa africa imika waa bisada africa iyo daba dhilifka shisheeya walhi heesta markan maqlo wanka qiiroda illahaw sharafti iyo isku duubnidi noso ceeli 😭😭😭😭😭😭😭
@IsmahaanInaMaxame
@IsmahaanInaMaxame 6 жыл бұрын
boqorada somalilan maasha Allah wallalo caqliga allaha kuu siyaadiyo dhamaan walaalahey somaliland waxaan allah uga baryaya ineey noqdaan kuwa walalahood lamidoobo cuqdadana iska ilaawo
@kiinkhalif1677
@kiinkhalif1677 4 жыл бұрын
True
@abdinoor2023
@abdinoor2023 2 жыл бұрын
boqorada faqashta ayaad tahay ha sheegan boqorada somaliland ya qaxba fil caalamiin
@hasenmohammudabdi2518
@hasenmohammudabdi2518 8 ай бұрын
Ninka heesta sameeyey waa dhulbahante waxaanu ku dhintay dagaalkii 1977 waxaana la odhan jirey maxamed axmed dabagooye waxaana qaaday ama kuluuqeeyey cabdi kaamil cawaale waana nin samaroona viv usp
@ahmedabdille2176
@ahmedabdille2176 6 ай бұрын
Qabiil muhim maahan masuul was hees qaran dhiirana galineysa askarteena iyo shacabka somaliyeed meel walba joogan wadaninimo is muujina..alaha dalkeena inoo soo celsha 😮
@XasanAxmed-j3l
@XasanAxmed-j3l 4 күн бұрын
Mahdsnid
@simranrufai7874
@simranrufai7874 7 жыл бұрын
Hadii aanan soo noqon calankeygiyow nuurow allahayow ku nabad geli malin la iloobi doonin #14October 😭😭💔
@yahyaelmi8435
@yahyaelmi8435 5 жыл бұрын
Simran VEVO ciidamada 14th October
@faisosuudi4071
@faisosuudi4071 4 жыл бұрын
@@yahyaelmi8435 llIp1p1p1pppppp0popoo1i~&^direct0orp1~1op0081
@faadumoaaden6941
@faadumoaaden6941 4 жыл бұрын
Hees xasus mudan ax
@maxamed-soomaali5250
@maxamed-soomaali5250 3 жыл бұрын
Hees xusid mudan
@maxamed-soomaali5250
@maxamed-soomaali5250 3 жыл бұрын
Gumaysigu wali wuu nahaystaa soomaali galbeed 😭😭😭
@riduu9376
@riduu9376 2 жыл бұрын
Nidar baan horay u galay Niyadeydu waa meel hadii Aan soo noqon calankeyga nuurow Allahayow ku nabad galli Aamiin 🤲🤲😊
@anderssvensson948
@anderssvensson948 7 жыл бұрын
Walaahi waan qiirooday waxaan ku hadlo garan maayo ilaahow kuu naxariiso ABDI KAAMIL CAWAALE. Iyo maanta Soomaalidu siday tahay qaraxa, qabiilka, cuqdada bahdilaada, sumcad darada, cunsurinimada lagula dhaqmo,sharcidarada lagula dhaqmo, tahriibka ay dhalinyaradii ku dhamaadeen hooyooyinka qurbaha ku balan balsan. Ilaahow shacabka Soomaaliyeed u gurmo aamiin.
@nuhadan3833
@nuhadan3833 5 жыл бұрын
😓😢😢😢😭
@murshidmurshid9566
@murshidmurshid9566 9 ай бұрын
Xasan diirite faarax allow u naxariiso. aamiin.aamiin.
@Ciile69
@Ciile69 6 ай бұрын
Inta 2024 dawaneso wli🫡🫡
@qadaryare3338
@qadaryare3338 2 жыл бұрын
Ilahow kuu naxariiso cawa ayaan soo xasuustay doeashada somlia ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@bashiirabdijama7779
@bashiirabdijama7779 8 жыл бұрын
somalia waagaas ayaay somali ahayd illahaw noosoceli somai nimadii hore aamiin aamiin
@asiyadahir5758
@asiyadahir5758 7 жыл бұрын
Bashiir Abdi Jama ilaahow unaxariiso mujaahidkaa wadaniga ag
@hamdiqueen8535
@hamdiqueen8535 5 жыл бұрын
Amin amin alahayow Ku nabad geli
@nafaqoiyojirdhisofficial9013
@nafaqoiyojirdhisofficial9013 3 жыл бұрын
Aamiin wlll
@boqoradasomaliland6351
@boqoradasomaliland6351 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@noramohamed6627
@noramohamed6627 6 жыл бұрын
Free Ogadenia inshallah one day
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 6 жыл бұрын
Free Ogadenya
@shukriabdi5228
@shukriabdi5228 6 жыл бұрын
254746694648 neeroobi kenya wllo qabiil baa madaxa kaagaleye is daje ,wadanka waa Ogadenya dadka daga majority na waa Ogaden dadka u dhintaana waa Ogaden. Adigu ilama dhimatid waad iska raaxeysaneysaa marka magaca wax lagaa weydiin mayo sidii anigu aan rabo baan kadhigi. Ama raali ka ahow ama haka ahaan, reer aabahey Ogaden waxaan leeyahy, don’t get down because of haters hating you.
@Sizzlakalanji
@Sizzlakalanji 2 жыл бұрын
heestan ninka qaaday cabdi kaamil cawaale la idhaahdaa waa samaroon makaahil reenuur ciyaarta nagadaa
@mohaweli8912
@mohaweli8912 Жыл бұрын
MY TOLKEYGA OGADENiMO
@husseindjama6572
@husseindjama6572 9 ай бұрын
Waan xorayndoonaa ogadenia inshaalah. Allaha u naxariisto dagaalka iyo ragii lamidka ahaa.
@caqiloshido6906
@caqiloshido6906 6 жыл бұрын
Calankyga nuurow allahyow kunabadgaliii😭😭😭💗💗💗💗💗💗💗
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 11 ай бұрын
3/1/ 2024 Weeye Muuse Baddii bixiyey . Ciil Baan Lafadhiyi La`ahay, Hawlahaygii Maalin lahaa si wacan maanta uma Qabsan Murugo Daraadeed.. Jabhad ayaan Ku fikirayay ilaa Xalay Dagaaalanta 😢😢 From OGadenya, Dhagaxbuur 😮😮😮
@Zaki_fapio
@Zaki_fapio 4 ай бұрын
From jubbaland kismaayo zxb salaamullaah🫡
@Maalik1102
@Maalik1102 3 жыл бұрын
Waxaan ahay naftii hure Hadii aan sow noqon calankeygiyow nurow Allahayow ku Nabd Gali 15/11/2021 hada dhagesaneyso like Sar
@osccotechsolutions8613
@osccotechsolutions8613 Жыл бұрын
18 /01/2023
@moorsaante1
@moorsaante1 10 жыл бұрын
Allow dhowr geesiyaasha naftood horayaasha ah qabiil ku diririn ee somaaliyeed meel kasta ha jogeen gaar ahaan mujaahidiinta ONLF
@xffwagabayxigmaadeeed2515
@xffwagabayxigmaadeeed2515 8 жыл бұрын
Sanaag Patriot 👍👍👍👍💖💓💝💞💘💓
@hamiidcigehassan2890
@hamiidcigehassan2890 2 ай бұрын
Anoo 7 jir ah baa aabay ibaray in cadawga somali uu yahay xabashi waxaan dareemaa wadaninimo markaan heestaan dhagaysto😢😢
@IFIYECHANNEL
@IFIYECHANNEL 9 жыл бұрын
Abdirahman Abukar From muqdisho , Dhulka waa dhulkeyna xabasho iyo amxaar u diida nacaska dulaan ayaa ku ahay geesayaaal aya aiga dhashay nacas marba igama libin hishid , free ogaadeinya dhulka waa dhulkeyna dadkuna waa dadkeyna one somali
@xuseenibraahim3090
@xuseenibraahim3090 7 жыл бұрын
Allaha uu naxariista dhamaan shacabka Somaliyed waa anigo ah dhalanyarada somaliyed
@xuseenibraahim3090
@xuseenibraahim3090 7 жыл бұрын
Guul guul iyo gobanimo 5 somaliyed
@deeqabdillahiali3125
@deeqabdillahiali3125 7 жыл бұрын
Abdi Rahman Nuur Abukar masha allah from muqdisho waa sidaas du diida xabashiga dhulka
@saaqeeyganey3769
@saaqeeyganey3769 6 жыл бұрын
Nidar ban horay ugalay niyadeydu wa meeeeel
@bathiyomarmo9018
@bathiyomarmo9018 5 жыл бұрын
speed test and
@abdizalamsalka9067
@abdizalamsalka9067 6 жыл бұрын
Abdi Kamil awale Geesi Samaroon ah oo reer nuur ah allow kuu naxariiso Waxaase nasiib daro ah geesiga somali u halgamayay inay jigjiga ku dilaan ogaden Axmaar ah Isha allah wxn rajaynayaa heesahaadii wadaniga ahaa inaan dib usoo nooleeyo
@apdyrahmannahwe8591
@apdyrahmannahwe8591 6 жыл бұрын
ogadeen zhpo imsa halyey iga dileen maxamed mooge waa shirqoolen zhpo walahy
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 6 жыл бұрын
@@apdyrahmannahwe8591 Caaaaaaaaaaaaaac muse handrap qaneeznemo ok yidhi kaco idoorow futada iibzo QANEEZLAND
@karimaqli9410
@karimaqli9410 3 жыл бұрын
😧
@mahirabdirahmandirie9490
@mahirabdirahmandirie9490 Жыл бұрын
Hhhh samaroon meel an taariikh ku jirin bay wax ka raadisa Ninkaasi fanan buu ahaa hesta qaaday ugu dambeyna isagoo amxaarada u shaqeynaya ayey ONLF dishay waana ku saxsanayeen. Heestu ninka ay ka tujumeysaa ee sameeyey dagaalkii 77 wxuu ahaa nin dhulbahante ah oo hayaag ah axmed maxamuud dabagooye Alle ha u naxariistee dagaalkii 77 ayuu ku shahiiday.
@الصومالي-ك3ض
@الصومالي-ك3ض 2 ай бұрын
Dhulbahante yuu ka ahaa?​@@mahirabdirahmandirie9490
@nawaalmohamed4146
@nawaalmohamed4146 9 жыл бұрын
wlhi wan ooye markan hestan dhageyste illahow ku naxariso anigon wax garan dhageysan jiray micnaheda hada fahmay my Lord illah unaxariso our wadanigeyna
@yuusufxasan4487
@yuusufxasan4487 6 жыл бұрын
Manshaa allah ilahayow ogaadenai oo qaran ah halmar itus anigoo aduunyada kunool aamiin ogadenia hanoolaato
@fowsiabdiraashid662
@fowsiabdiraashid662 5 жыл бұрын
2019/10/7👨🏻‍✈️😢😘😘🇸🇴💪❤️👨🏻‍✈️hadu abah askri ahaye uu 77 kaqeyb galaye ilaa ilmey
@nasroahmed513
@nasroahmed513 7 жыл бұрын
asxabey dadkas wxy ahayen dhalinyaro anago kale ah o ku dhiraday inay wadankoda gumaysi u didan anaga is gabnay
@suleymanjaamac7037
@suleymanjaamac7037 Ай бұрын
Ereyadii abwaan maxamed axmed cali dabagooye from buuhoodle ilahay ha u naxariisto
@naftaqalbi6125
@naftaqalbi6125 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 calankeyga nuuroow Allahayow ku nabad geli Aamiin 😭😭😭😭😭😭😭😭
@habonmuze4572
@habonmuze4572 4 жыл бұрын
Allah hakuu naxariisto adeer cabdi kaamil cawaale wuxuu ahaa lalyay wan xasuusta ollf ayku dishay jigjiga inkastoo rayaa hadana waxay ahayd malin murugu badan😥😥
@karbajeawale934
@karbajeawale934 9 ай бұрын
AHUN exellent marxuun c/kamil cawaale iyo intii lashihiidayba dhammaantood waa shuhaado xaq;ah naxariista rabi ha;hadhsadaan insha;allaah aamiin aamiin aamiin
@liibaanabdi77
@liibaanabdi77 4 жыл бұрын
Ilaahay haunaxariisto ninkii qaaday heestaan. Wuxuu ahaa geesi qaran soomaaliyeed. Dowladuu udhintay iyo dalkuu udagaalay. Waa laguqasaaray. Soomaali ayaana saas yeeshay. Soomaalina jiritaan maleh. Wax loodhintana ma ahan.
@karimaqli9410
@karimaqli9410 3 жыл бұрын
Allah ha u naxaristo
@soomaliproduction3891
@soomaliproduction3891 7 жыл бұрын
waqtikii hore wan Ku labaneynaa insha llah guul idinku oghay gesiyashee allaha idin naxariisto
@Maankoriye.
@Maankoriye. Жыл бұрын
Heestan Markastoo Aan kayara Maqnaado waan usoo Xiisaa 🥰💗💝 ilove somalia 🇸🇴🇸🇴Kalankayga Nuurow Alahayow ku Nabadgali🇸🇴🇸🇴
@cadnandehonesty
@cadnandehonesty 5 ай бұрын
Walalo hesta wa ogadenia moqdisho mahan lkn somali wa mid
@qoranedaadax1438
@qoranedaadax1438 5 жыл бұрын
allah ha unaxariisto abdi kaamil ONLf Yaa qarax kudishay muddo kudhaw tobansano kahor jigjiga isaga oo heestan qaaday ayay banbo kutuuree allah intii dhimatay ha unaxaristo waan ujoogay runtii anigoo ah caruur fasalka afraad dhigta waxaa xasuustaa inuu macalinkii fomosterka noo ahaa maalintii dugsiga aan aadnayay nagu dhahay ardaydeenii wax dhib soogaadhay majiraa😭😭😭 dugsiga wanaw ee magalada jigjiga 15,1,2019
@qabridahareboy842
@qabridahareboy842 5 жыл бұрын
Lug buur marki laqarxinayay miyaa?
@dr.abdiguled3749
@dr.abdiguled3749 4 жыл бұрын
Wll sababtu maxay ahayd loo maleynayaa in onlf disho maadaama uu xornimo doon ahaa? Miyuusan 1977kii dhiman?
@surphyali867
@surphyali867 4 жыл бұрын
Wuxu dintey 1977
@abdisamadsuleimannur9633
@abdisamadsuleimannur9633 2 ай бұрын
😭😭😭😭🇸🇴 wan kujeclahay wadankeygiyoow nadar ban hori ugalay niyadeydi wa meel hadii aanan so noqon calankeyga nuurow allahayow kunabad gali 🤲
@kamalcali8550
@kamalcali8550 4 жыл бұрын
Ilahow ku naxariso waxaan dareemay dowladnimo anoon arag dowlad nasiibna uyeelan 😪😪❤
@Sharoobo
@Sharoobo 6 жыл бұрын
NIDAR BAN HORAY UGALAY NIYADAYDU WA MEEL HADII AAANAAN SO NOQON CALANAKEYGA NUUROW ALLAHAYOW KU NABAD GALI wlhi waan ooyay marka dhagestaba wadankena sidu yahy ayan oghy alla ya rabi ma iska carara ilhow dalkan no hagaaji
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 5 жыл бұрын
Abdi kaamil cawaalle Allah ha,unaxariisto sxb kaywaxuu iisheegay in aykuwada qornaanjireen gaariga sahanka topo grate oo ah gaariga madaafiicda hogaamiya,
@abdirashiid9235
@abdirashiid9235 2 жыл бұрын
Adiga miya mise wa abaha
@tiyaamoofficial
@tiyaamoofficial 2 жыл бұрын
Heestan waxan dhageysanaya 2022/3/24 habeen Jimca Ah waxay igalisay dareen wlhi🔥🔥❤💯
@mohametabdifarah2524
@mohametabdifarah2524 5 жыл бұрын
Calankeyga nuuroow Hadaan kuu naxariisan waayo Naflahii kugu hoos dhashay Maahi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 alloow soomaliya Qaran buuxa kadhig Aamiin Inta jecel aamiin dhaha
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 2 жыл бұрын
2022😭😭😭2️⃣0️⃣2️⃣2️⃣ every year heetsaaan wan dhagestaaaa 🇦🇺Melbourne in Kasoo salamyaaaa Wixi 2022 dhagesanaya
@respectyourself7665
@respectyourself7665 6 жыл бұрын
Somaliidi hore wadani bey ahaayen blse kuwa hada jooga dameer malahan waxaa lee yahay somaali hnoolato i love somali for ever i live muqdisho cadey naftii hure baan ahay
@respectyourself7665
@respectyourself7665 6 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😏😍😚😚😚😚😚
@faizamohamud1269
@faizamohamud1269 3 жыл бұрын
Sx walhi allah u naxariisto wllky na😰😰
@ilyaasmuuse5760
@ilyaasmuuse5760 Жыл бұрын
Hdii aad jidhiidico aad dareemi waydo dhiir soomali ma lihid😢😢
@ApdiraxmaanAhmed
@ApdiraxmaanAhmed Жыл бұрын
Wlhh wan qiroday
@Khadarcade11
@Khadarcade11 Жыл бұрын
30 sano io kabadan ayan kujirna bur bur ilaa hadana xal lama hellin.😭😭
@ilkacasejrligligzeyech6101
@ilkacasejrligligzeyech6101 5 жыл бұрын
Wlhi dacad u ooyey Allha u naxariso Abdi cawaale 😤😤😤
@ahmedm7221
@ahmedm7221 5 жыл бұрын
Walahi Waa hees qiiro leh somalinimada aad dareemeysa runti xaaadaaa i gacday wlaahi
@ibrahimyasin7925
@ibrahimyasin7925 8 жыл бұрын
haddii aan so noqon calankayga nuuroow allahayow ku nabad gali Aamin Aamin
@hassancarab1037
@hassancarab1037 4 жыл бұрын
Ahun aamiiiiiin.Halyeey Fanaan .CABDI KAAMIL CAWAALE aamiiiiin.fanaan wadani ah ayuu ahaa. Heesta waxaa miraheeda leh Ahun Halyeey.Abwaan.GAASHAANLE.MAXAMUUD CALI AXMED(Daba-Gooye)la mid ahaa aasaasayaashii kooxdii Heegan (Ciidanka Boliiska Somaaliyeed).
@wazzadehuntur9510
@wazzadehuntur9510 4 жыл бұрын
Wlhi wan oyey calankeyga nuurow allahayow ku nabad kali😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 allow unaxaariso inte dhimataay
@qadarsafari3226
@qadarsafari3226 8 жыл бұрын
hadii nabad lawaayana dhankastaba ha noqotee nacas igama libin helo naxariisna umagalooooo
@darodali6364
@darodali6364 8 жыл бұрын
Waxaan ahay Naftii hure neecow macaan iyo nimco iyo barwaaqiyo sabab lagu negaadiyo noloshaba iloobee nacasaw gumaysiga nabarada qarsoon iyo igu reebay naafada nabad lama wadaagee nidarbaan hore ugalay niyadaydu waa meel haddi aanan soo noqon calankayga nuuuroow allahayoow kunabad geli manastooo habeen qura nafis Uma casheeeyee naawudayashi nacabkaan ilaashaaa haddii nabad lawayana dhankastaba hanoqotee nacas igama libin helo naxariisna Uma galo
@zamzamtaakilo2854
@zamzamtaakilo2854 7 жыл бұрын
Darod Ali waad mahad san tahay darod ali shugran alfa marraad sidaad noogu qortay wadani dhab ah shugran allaah yaxfidukum
@farhanfarah213
@farhanfarah213 8 жыл бұрын
nidar ban horay u glay niyadeydu waa meel hadi anan sonoqon clankeyga nuurow allahayow kunabad gali ...amiiiin aaamiiiin allhay ku nbad gali aaamiin allahyow somali soceli
@jamaljabukar5290
@jamaljabukar5290 7 жыл бұрын
kama daalo kama caajiso inaan dhageysto heestan calankeyga nuurow allahayow ku nabad geli ilin ayaa qalbiga iga buuxsantey
@seass9032
@seass9032 Жыл бұрын
Axmad fiiqane Allah ha u naxariito heestaan ayuu ka dhabeeye 🥲❤️❤️❤️
@abdulqadirawil1235
@abdulqadirawil1235 8 жыл бұрын
erayada waxaa eh abwaan maxmuud dabargooye reer buhodle aah
@mahmoudaliosman8579
@mahmoudaliosman8579 7 жыл бұрын
Heesta iyo ruwaadda ay ku jirtay labadaba waxa lahaa isla abwaanka Abdi Kamil cawaale Allaah yaraxmu. Taariikhda Yaan been laga sheegin sxb
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 6 жыл бұрын
+Ali Osman taariikhda dib ubaadh walaal heestan dabagooye ayaaleh ninkani wuu qaaday uun labaduba waa halyeeyo rabi ha unaxariisto
@bahalbari6423
@bahalbari6423 6 жыл бұрын
@@hogaamiye7081 sxb dabagooye iska leh cabdi kaamil iyo isaguba ciidanka xooga ayay kawada tirsanyeen lkn dabagooye dagaalki kamaba zoo noqon lkn cabdi kaamil Kuma dhiman dagaalka..gadaal ayu ka dhintay ilahay labada naxriis jano hasiiyee..
@hiilqaran7570
@hiilqaran7570 4 жыл бұрын
Heesta erayadeeda dabagooye ayaa lahaa
@MaryanMaxmed-o4l
@MaryanMaxmed-o4l 11 ай бұрын
Insha allah aduunka oodhan ayaan ka guuleysan ❤❤❤❤doonaa
@SeenabXasan
@SeenabXasan 7 ай бұрын
Hadi aana sonoqon 😢calankeyga nuuroow alahayow kunabadgali ❤❤
@abdimanan_yusuf
@abdimanan_yusuf 8 ай бұрын
Ana caawa ayaan nidir galaa insha allah✊
@salmaabdi5016
@salmaabdi5016 Жыл бұрын
Allahayow unaxrso onlf 😭😭calankeyga nuurow 💚💙❤️
@NaasirMaxamed-ok9uf
@NaasirMaxamed-ok9uf 6 ай бұрын
Oof axyaa heees❤
@ABDULABDUL-uj4ke
@ABDULABDUL-uj4ke 7 жыл бұрын
Abaawkii miraha lahaa alloow janna ku gali
@Vibestub
@Vibestub 4 жыл бұрын
Dhamaan isagaa lahaa wll
@Vibestub
@Vibestub 4 жыл бұрын
Ma sida kuwan imikaad moodeysaa ee woxooguba amaahda yahay
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
Waa heesihii wadaniga ahaa kuwoodii ugu wacnaa ugu waayaha iyo dhibaatada badnaa 1977 alle sw haw naxariisto intii dagaalkii ku dhimatay.
@bishaaroqurux1420
@bishaaroqurux1420 11 ай бұрын
Insha alah Mar unbaan Soo cesha aynaa dhulkeena aansamirno soomaal
@SayidShaaficihassen
@SayidShaaficihassen 16 күн бұрын
Wlhy qalbiga ka ooyay mrkan dhagaystay somaliyey malaga yabaah inaan dib u noolaano 😢😢😢😢
@barooncadejaceelow7483
@barooncadejaceelow7483 7 жыл бұрын
runtii waan ooye and jirki dhan wuu xanuune allow ku naxaristo
@AminaMuseMohamed
@AminaMuseMohamed 2 ай бұрын
Wllhi wan qirodey 2024 😢😭🇸🇴🇸🇴🫡🫡🫡🫡 nidar ban horey u galey niyadeyd u wa meel waxan ayh dafti hurey hadan so noqon caladnkeyga nuro Allahay ku nabad gali 🇸🇴🇸🇴🫡🫡🫡🫡😭
@cabdikaaficabdulaahi6698
@cabdikaaficabdulaahi6698 Жыл бұрын
Wiil qaran m.a Alle ha unaxariisto
@NimcoDagan-qh1od
@NimcoDagan-qh1od 6 ай бұрын
Hadii nabad lawayana dhankastaba hanoqotee nacas iagam libin helo naxariisana. Umagalo ax yaa hees wlhi waan jiriricoday😢😢 hadii anan sonoqon calankayga nurow allahayow kunabad gali😢😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😢😢😢
@ubahshariff4808
@ubahshariff4808 6 жыл бұрын
Love these songs remind me of my father he used to listen to it mostly
@abdirahmanbare9189
@abdirahmanbare9189 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto aabe
@feisalyoungraaxe0980
@feisalyoungraaxe0980 2 жыл бұрын
Me too wlh xasuus
@feisalyoungraaxe0980
@feisalyoungraaxe0980 2 жыл бұрын
Me too xasuus
@abdullahiyare6784
@abdullahiyare6784 2 жыл бұрын
kuno sha hay
@cabdimahad6139
@cabdimahad6139 Жыл бұрын
​@@abdirahmanbare9189❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 Жыл бұрын
Tolow soomaalida ma inta wanaagsan ee dalkooda jecel waliba qalbiga ka jecel ayaa heestan dhegaystay mise soomaalida caadifadoodaa iska badan oo inta ay dhegaysanayaan ayay qiiroodaan Sikastaba ha noqotoo ilaahay waxan ka baryayaa inu qalbiyadeena isu soo jeediyo wadankeena inaguunbaa hagaajisan karna 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 wan idin jeclahay soomaaliyoo dhan waanaynu gaadhaynaa Mar aynu dunida maanulno 2/3/2023 maalin khamiis ah waliba :11:11 am ayaan dhegaysanayaa heestan macaan
@hadraawialihussein9789
@hadraawialihussein9789 4 жыл бұрын
AUN Geesi Soomaliyed (D-b-n-t ) Nidar baan horey ugalay Niyadaydu waa meel Hadii aanan soo noqon Calankayga nuuroow Allahayow ku nabad gali
@taamirhashi5978
@taamirhashi5978 4 жыл бұрын
Allah haw naxariisto cabdi kamil awale geesi bu ahaa
@CabdiwahaabMaxamedGaas
@CabdiwahaabMaxamedGaas 9 ай бұрын
Niyadaydu waa meel nidarbaan ku galay ❤🇸🇴💯
@lifesucks41
@lifesucks41 6 жыл бұрын
Somalia ha noolaato💎😘
@KaftanArjun
@KaftanArjun Күн бұрын
Yaa ila joga 2025
@amiirnuur6854
@amiirnuur6854 3 жыл бұрын
Godka lagu janeegiiiii madhimane wsxuuu kunoolyahay quluubta umasa somaliyeed abwaan kaamil
@AbdirahmanAli-uq9lm
@AbdirahmanAli-uq9lm 11 ай бұрын
Niyadeydu waa meel 2️⃣0️⃣2️⃣1️⃣
@qureshmacalin2543
@qureshmacalin2543 8 жыл бұрын
wllahi waan qiirodaa markaan maqlo heestan wadaniyadii soomali weyn
@cumarxaashi9759
@cumarxaashi9759 5 жыл бұрын
cawaale wuxuu ahaa halyeey soomaaliyeed walaahay 💋💘❤💓💔💕💖👄💋💋💋💋💋💙💙💚💚💚💛💜❤❤❤❤
@sahraibrahim8371
@sahraibrahim8371 5 жыл бұрын
😭😭😭😭 Calankeyga nuurow allhayow ku nabad gali🇸🇴👈👈
@fatimamaxamud1458
@fatimamaxamud1458 2 жыл бұрын
Allo u naxristo gesiyaashi naftoda u huray wadankena o dhigoda iyo naftod u hury wadan koda 🥺🇸🇴calankega nurow allahyo ku nabd gali
@abdikanimohamed7169
@abdikanimohamed7169 Жыл бұрын
Halyeeyadii samaroon ❤
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 4 ай бұрын
1 sano kadib waxaa ii qorsheysan inaan ku biiro ciidanka xooga ilaahow ii fududee 😢🤲🇸🇴❤
@sihamxalane7684
@sihamxalane7684 8 жыл бұрын
calankeyga nuurow allhayow kunabad gali runti nolashaayda qimaad kuledahaay intaan nolahaay aduunyada wn kadifaci cadawgaga
@Ashuucady
@Ashuucady 11 ай бұрын
Hadii nabad la waayana dhan ka staba ha noqotee nacas igama libin helo naxariisna uma galoo
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 11 ай бұрын
war Maanta Hees tan haddaaaraato Diyaar Garoobana Dagaaalkii Waxba kama hadhine. Anigu dhagaxbuur ayaan kasoo Gurmanayaaye 😢😢
@soomaliproduction3891
@soomaliproduction3891 7 жыл бұрын
runtii adaa u elmeeyey xasuus ayan galey somalia guul insha alllah
@MohamedSaid-km5ry
@MohamedSaid-km5ry 7 жыл бұрын
ameen Allaha unaxaristo
@NasraHani
@NasraHani 10 ай бұрын
Abwaan dhulkaad udhimatay ii dhulkaleba gacanteena way ka baxeen naga raali noqo😢😢😢
@mahadsaciid2519
@mahadsaciid2519 7 жыл бұрын
waad xuroobi doontaan insha Allah cadowguna wuu jabi doonaa soomaalidana waxay markale noqon doonaa lipaaxyada Afrika ha niyadjabina soomaali galbeed
@saacidiabdullahi2177
@saacidiabdullahi2177 9 жыл бұрын
Somali maanta waa baylah ee yaa u cideykara
@naxwaabshir1086
@naxwaabshir1086 4 жыл бұрын
Niyadeydu wa mel hadi anan so noqon calankyga🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴nurow allahayw ku nabad gali
@BEYN_DIID_1960
@BEYN_DIID_1960 7 күн бұрын
Heestaan wey badashaa daree keyga 😢
@moorsaante1
@moorsaante1 10 жыл бұрын
Subscribed , thanks a lot for your efforts
@OmarAhmed-vy3rm
@OmarAhmed-vy3rm 6 жыл бұрын
Ilaahow unaxeso oo najadaada gali wayo Ayaga Ayaa usabab Ah inaan manta dalkena kunasano Wayo gumesaga Ayee laderireen Calanka manta Aan lenahay Anaga Ayaa iskaleh Waa dadke nafsadoda hales ugaleyay
HEES CUSUB XALIIMO MURIIDI SHABIYE 2022
7:49
daadir best official
Рет қаралды 5 М.
EID JAMA BATALAALE HEESTA HANI HCTV MUSIC 2017
7:57
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,5 МЛН
БУ, ИСПУГАЛСЯ?? #shorts
00:22
Паша Осадчий
Рет қаралды 3 МЛН
What type of pedestrian are you?😄 #tiktok #elsarca
00:28
Elsa Arca
Рет қаралды 36 МЛН
From Small To Giant 0%🍫 VS 100%🍫 #katebrush #shorts #gummy
00:19
Мама у нас строгая
00:20
VAVAN
Рет қаралды 11 МЛН
Geesiga Dhulkiisa lyrics  | | Tubeec Iyo Hiba Nuura
7:51
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 1 МЛН
Dhulka soo anigu ma lihi with lyrics hoobaladii waaberi wadani
7:10
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 173 М.
Hees wadani ah !!
7:48
CMD Tv
Рет қаралды 328 М.
Hees Wadani | Anigu Diidneye Ogow | Ardayda Dugsiyada l Lyrics
5:24
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 230 М.
Cabdi Kaamil Cawaale - Wajigeena Kala Qari Lyrics
9:02
Rageedii™
Рет қаралды 149 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4,3 МЛН
cabdi kaamil cawaale Heestii Naftii hurre
8:45
Dhabbar xamar
Рет қаралды 43 М.
БУ, ИСПУГАЛСЯ?? #shorts
00:22
Паша Осадчий
Рет қаралды 3 МЛН