FAYSAL MUNIIR | HA GUJAYN LIBAAXYADA | JAWAABTA XIDIGTA XAMAR NADIIRA NAYRUUS | OFFICIAL VIDEO 2018

  Рет қаралды 2,959,653

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

6 жыл бұрын

Nimaan Gaasabixinoo
Eraygiisu Gibin Yahay
Garta Looma Dhiibtee
Inanyahay Gurxamaysaa
Dooddu Way Gun Dheertee
Xaajadii Gurracantiyo
Taladii Go'aan Adag
Gorfayntaa Ku Fiicane
Anigoon Ku Gaasirin
Ha Gujayn Libaaxyada.
SILSILADDA ..
'Wxaan Guulle kuu qorin orod
laguma gaadho ..
Qaybti 7aad - Part 7
………………………..
Xidiga Jigjiga Vs Xidigta Xamar
Faysal Muniir Ha Gujayn Libaaxyada
Jawaabta Nadiira Nayruus
Official Music - Video 2018
………………..
JAWAABTA - GABBALDAYE
NADIIRA NAYRUUS ..
Jawaab Kulul
…………………….
LAXANKA: JINI I HSUMI
MUSIC HENOK ATLABACHEW
EREYADA: ABWAAN FARXAAN BAWKAX
CODKA: BOQORKA CODKA - FAYSAL MUNIIR
DIRECTED / PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
.....................................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 1 700
@hodanali5163
@hodanali5163 6 жыл бұрын
Kkkkk ani kaliya waxan kuhaystaa Abdiaskari siduu sheekada uxayaysiyayo 😂😂
@cadnaanlegacy3046
@cadnaanlegacy3046 6 жыл бұрын
Hodaneeey wuuu kaa yaabiyay miya ninka malaha
@baashimohamedibrahim9783
@baashimohamedibrahim9783 6 жыл бұрын
Hodaneeey hhh walahi maila aragtay hodaney bahasha Abdi Askari aa dhadhan uyeelayo 😀😀
@hibaqladan1720
@hibaqladan1720 6 жыл бұрын
Hodaneeey been ma adan sheegin
@DharaaroSooyaalkood11
@DharaaroSooyaalkood11 6 жыл бұрын
Hodan hhhhhhhhhhh
@xamdicabdiwali1472
@xamdicabdiwali1472 6 жыл бұрын
Hodaneeey horta ma aragty siduu wax uxayeeysiiyo 😂😂
@somalitv1
@somalitv1 6 жыл бұрын
*suldaan seeraar hogaamiyaha silsiladaaaan👍*
@Garanwaa
@Garanwaa 6 жыл бұрын
Asad Faqdiid hooyadaadi waalneed was ee magaala ka fadhiiso
@saalaxdheere8980
@saalaxdheere8980 6 жыл бұрын
Asad Faqdiid 😅😅😅
@nuune2058
@nuune2058 6 жыл бұрын
Asad Faqdiid kkkkk
@ladaneycdy4189
@ladaneycdy4189 6 жыл бұрын
feysal muniiri halyey aaan ku faaano jawab adag ayaad siisay faniinta soomaliga kadhacsan ee rer xamarka
@fardusjibril2550
@fardusjibril2550 6 жыл бұрын
wow kabax waxaba ka dhacay nooloow
@haji_khaliil
@haji_khaliil 6 жыл бұрын
Abdi askari sxb silsiladani way naga gadan tahay hore u soco sxb video da aad soo dhigto midna ima dhaafo taageeraan kuu ahay
@zakisaeed1603
@zakisaeed1603 Жыл бұрын
Iam back after 5 years😢😢😢
@nasiibshide8513
@nasiibshide8513 6 жыл бұрын
Ha gujayn libaaxyada iyo hoyga fanka somaliland💚💬❤👈
@ayaan-177
@ayaan-177 6 жыл бұрын
Ani suldaan iyo nadiira iyo kan heesta halkeeda ayeey dhigeeen war yaa igu raacsan
@maxamuudjamac166
@maxamuudjamac166 4 жыл бұрын
mahadsanid
@mahdaali3565
@mahdaali3565 6 жыл бұрын
Nolada reer jigjiga waa idin jecelnay hadaa nahnay reer Somaliland 😘😍😍❤👏👏👏👏👏👌👍
@ahmedxasan1793
@ahmedxasan1793 6 жыл бұрын
Mahda Ali k
@xamdacawil5626
@xamdacawil5626 4 жыл бұрын
Anigaa kugàasirin.hagujeeyn libaaxyad
@maxamedmuuse2343
@maxamedmuuse2343 4 жыл бұрын
A
@maxamedmuuse2343
@maxamedmuuse2343 4 жыл бұрын
Dx
@Somali_Lyrics1
@Somali_Lyrics1 6 жыл бұрын
Woooof Wooof Silsilada Anagaa Bilownay Hadaan Nahay DDSI anaga ayaana Dhamaystirayna 💯💯💯👑👑👑 Muxuu Yidhi Faisal Muniir Xidiga Fanka Ha Gujaynin Libaaxyada Waah Waaah Gabi Ahaan ba waa Huuno Xaalkoodu Waa Anigo Abdi Askari Garabtaagan Oo Paris kasoo Leh Haaah Halkaasay Maraysaa Silsiladii Aggah Awoowgiin La Janee Oo Heesuhu Silsilad maleeyihiin Abdi Askari Hortiii
@cabudi1779
@cabudi1779 6 жыл бұрын
Mawliid Mahamed Sxb wali waxba dhiman dadka yaan lakala kurin kkkkkk
@maxamedmuuse2343
@maxamedmuuse2343 4 жыл бұрын
XAVIER ri
@AhmedHassan-sh3dl
@AhmedHassan-sh3dl 4 жыл бұрын
Inaga ayaaa soo xidhayna sxb silsilada mawliidow
@abwaanjamaalbaasheshaywaal805
@abwaanjamaalbaasheshaywaal805 4 жыл бұрын
Viva jigjiga lketa saara subsr share sxbkay Abdi askari yutube waaa libaaax
@samirahennabeauty780
@samirahennabeauty780 3 жыл бұрын
Mowlid mohmed i love u 🤣
@haikumashquulin2150
@haikumashquulin2150 6 жыл бұрын
wow this guy and nadiira best song viva somali Peaple specially xamar💙
@Rama____1
@Rama____1 6 жыл бұрын
Wlhi aniga oo been sheegin nadiira iyo wiilkaan ayaa u qatarsan inta la soo saaray siiba nadiira wlhi waa naag nool
@arimahabulshadaiyojacelkai2970
@arimahabulshadaiyojacelkai2970 6 жыл бұрын
jecliya jawiga buulay suldaan seerar aya ogu qatarsan waba ninka macaaneyay heestan lagu waashay isaga sabab u ah
@shaymamaxamed9046
@shaymamaxamed9046 6 жыл бұрын
jecliya jawiga buulay kula ma yabyno iska tager ragayaga saaso dhan ushidane maha sida kuwa xamar ee sanka wawaynle
@zahraaali3412
@zahraaali3412 6 жыл бұрын
jecliya jawiga buulay sax wayo
@caddehelper1351
@caddehelper1351 6 жыл бұрын
Shayma mxmed ku caay maayo balse vedio ka si fiican uma daawan baayo
@mokhtarraage5107
@mokhtarraage5107 6 жыл бұрын
naa taas naaso jilicsan lulaysaa uun
@djsentinas38
@djsentinas38 6 жыл бұрын
Wax kle waa iska ciyaarayaan Faysal N nadiir perfect 👌🏻 DDSi N somaliland is my home 👏🏽 Somalia 🇸🇴 is my blood ❤️❤️ Dadka yan la kala gurin gayaan ku mid waye Somali hada nahay hal mid nahy ❤️
@ayaanadan874
@ayaanadan874 6 жыл бұрын
Nin nool👌
@miskiharun7404
@miskiharun7404 6 жыл бұрын
Dj sentina Barca 💋😘 ma alpo
@djsentinas38
@djsentinas38 6 жыл бұрын
ayaan adan 👏🏽wlshy qli ❤️
@djsentinas38
@djsentinas38 6 жыл бұрын
Mizki Haruun gabartaydii cashaqa❤️❤️💋
@aliyosef6773
@aliyosef6773 6 жыл бұрын
Dj sentina Barca mashaaaaah dhiig leedahay viva shanta somaalia
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 6 жыл бұрын
Faysal muniir 💖💖💖💖💖 Jig jigo io somaliland 💖 Wuuuuuuuuuuuuw shekada ha socoto
@fidofido5090
@fidofido5090 6 жыл бұрын
so legend ninkan cadi ma ahan wallahi 👏 good styles good performance am watching from Canada
@reo9475
@reo9475 6 жыл бұрын
We heard from Ogadeenia, Southerner Somalia, Northern Somaliland We are definitely waiting to hear from NFD iyo Djbouti Shanta Somalidu ayna u kala hadhin Let’s go 🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙🤚🏾👈
@AJtheboss-po3cg
@AJtheboss-po3cg 6 жыл бұрын
Vilsan A- good idea
@amiirfahad1804
@amiirfahad1804 6 жыл бұрын
Mesha ader libaxya ku golaftamaye bisado lgama bahna gegada gabka dhaha fanka dabadad kga talane u kadiya hesta xalka mrka laydin so diro silsilada yan laydinku arkin 🗡🔪⛏💉🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🔫🏹🗿🗿🗿🗿🗿🗿🗿🗿🗿🗿
@canababdi823
@canababdi823 6 жыл бұрын
war adigu maa walan tahay ninkan aad ledahay silsilada yan lagugu arag waa nin Ogaden ah ayagaba bilabay idoor iyo Rer xamar anagey dabada naheystan hoyada wase
@raqad4642
@raqad4642 6 жыл бұрын
Canab Abdi na amus dhilayaheey cagdheer amxaarada iyo tigreega iska dhaleen aabaha was abdiqani sujuu baa bilaabay oo reer hargaysa sharmuuto nin isaaaq ah dadka ha qaldin awalba maqaarkad somaali ka aheyd Ethiopia gumeysi kugu heesato KZbin intad kadhex faani laheyd orad xoriyadada so cesho African African kale gumeysto adiga kajira xayawaanadyaheey
@reo9475
@reo9475 6 жыл бұрын
fahad 18may I’m Augusta 24 We started it so let’s hear from your 5/18 singing the song as it was intended and no propaganda aight 👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
Ala waana seexday Waaba layga soo hormaray Silsilada horay waan u sheegay in ay tahay qiso dhab ah Sow tuu shalayna Abwaanki yidhi waa qiso dhab ah isna ilayn waadba ka garan kartaa erayada Waan ku haysta anu silsilada Waan idiin wada jecelahay abwaanintayada Anigoo kala rebayn ♥️♥️♥️♥️
@abtiyochannel
@abtiyochannel 6 жыл бұрын
Wooow jawaab gacaltooyo oo bilaa turxaan ah jigjiga iyo xamar wacdaray dhigeen mahadsanid ABDI ASKARI TUBE GADH WADEENKA SILSILADA
@ruush16
@ruush16 6 жыл бұрын
Waa Silsilad xiiso badan abdi askariyaw xisaabta ha noogu darin jawaabta aragsan si aysan silsilada nooga xumaan waa iga codsi
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 6 жыл бұрын
Legend Faysal Muniir Ha gujayn libaaxyada Afkaaga Caano lagu qabay
@cabdirisaaqdheeg
@cabdirisaaqdheeg 6 жыл бұрын
Farxaan from ceerigaabo ayaa soo tuuray tan kkkk
@ramlanaasir1246
@ramlanaasir1246 6 жыл бұрын
Viva Feysal Muniir isir keenu waa gob ee gabin leysku qaadaa garawshinimo maahee dadka yaan lakala gurin gayanku mid weeye
@seynabahmed2792
@seynabahmed2792 6 жыл бұрын
Allah wuxu na siiyay wiilal qurux badan alla jecliy wiilsha somalidaa
@naruurab1114
@naruurab1114 6 жыл бұрын
SILSILADA wey furfurantey, Somali waa wada mid Dhaqan iyo Taariikh. DHalinyaro kaftanka ha moodina dhab. Waan jeclahay Somali oo idil💖💖💖💕💕❤❤
@xanansomalilandersafiya451
@xanansomalilandersafiya451 6 жыл бұрын
Ha gu jaynin libaxyda faysal muniir axsan jawb inder Reeer cerigaboh tagerah 😘😘😘
@maxamedabdi8551
@maxamedabdi8551 6 жыл бұрын
Xanan Somalilander Safiya Mahadsanid wll reer ceri gob
@MohamedAhmed-ej9tp
@MohamedAhmed-ej9tp 6 жыл бұрын
Xanan Somalilander Safiya indr wiilku ma jamhuuriyaddaa mise wa ogaadeen ta kale hestiisa miyaa lagu samirsiinayaa reer xamarkii karbaashkii deeqsan ban ogaaye
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 6 жыл бұрын
reer cergapo lampar 1 aniga ujoooga xnta yareya
@xanansomalilandersafiya451
@xanansomalilandersafiya451 6 жыл бұрын
DoN CiiltreH Jr hhhh nolw walloh taro. Ku haya form hargaysaH
@xanansomalilandersafiya451
@xanansomalilandersafiya451 6 жыл бұрын
Nuur Aaryan LYRICS ala meel kasta mayla jogta nioh si qasaH ku tagerah 😙😘😘😘😘
@ugaas89
@ugaas89 6 жыл бұрын
Viva jigjiga iyo xamar, jeceyliya dadkayga.
@sadiahussien5569
@sadiahussien5569 6 жыл бұрын
ugaas wiilhoog good idea thanks
@fatimabintuali6569
@fatimabintuali6569 6 жыл бұрын
Dadka yaaan lakala gurin gayaaanku mid weeyee reer awoowgey dad micno ku heesa faysal muniiir😍😍😍😍😍😍
@kamilkayf4474
@kamilkayf4474 2 жыл бұрын
Ha gujan libaaxyada ka tagtay ciyaar muniir hore u soco keep going ❤❤❤💯
@hoododheeman6950
@hoododheeman6950 6 жыл бұрын
Hagujayn libaaxyada somaliland Viva somaliland
@Somali_Lyrics1
@Somali_Lyrics1 6 жыл бұрын
Hah Aaabo Abdi Askari Tube adaa Suuga Maamula Waxa kale Shib Hada Shib Ilaahata waxaa Garoonta Goosha Ku Raaxaysanaya Abdi Askari Adaa Amaan saa ida lagu hayaa My Legend Abdi Askari Horay Usoco Wax badan baan kaa Sugnaa Yaakhey From DDSI Dhulkii Nabada iyo Horumarka Aqoonta iyo Dhaqan ka Hah Ala DDSI maxaan u xiiisay My Bloods kaygii Allow Alle
@kiikochannel9594
@kiikochannel9594 6 жыл бұрын
gayaanku mid weeye fasayl muniir adigaa heesta halkeedi dhigay keep going
@ruundiiriye684
@ruundiiriye684 5 жыл бұрын
heestn wn jeclhy inta ila jecel oo 2019 frta tag❤️❤️
@maryanmoosa5798
@maryanmoosa5798 4 жыл бұрын
Wwwaa kabax satay
@djibphoto9551
@djibphoto9551 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkk ree jigjiga iyo reer somaliland sowkuwa isku raacay karbaashka xamar lkn anu waxan aaminsanahay lama huraan wa dhulkeni viva xamar
@samawade282
@samawade282 6 жыл бұрын
DJIB PHOTO ar bahashu sidaas maha ee silsiladu waxay u socotaa rag iyo dumar Wixi dumara oo isku garaba iyo wixi raga oo isku garab ah
@amiirfahad1804
@amiirfahad1804 6 жыл бұрын
Big mistake aya dhacay mrki silsilada qdadweyn lo geyay sawkuwa bahashi ku nikiyay kkkkkkkk
@Garanwaa
@Garanwaa 6 жыл бұрын
fahad 18may hhhh wale waa runtaa
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
fahad 18may Haye Adu maxaad fashaa wa kaa bal iga waran Af lagaado mooye ma Adiga wax kale garanaya allahaga ka yaabo aamu hadalku inta aanad odhan buu amaan yahay Mar haduu dibada yimado waxba ma tare
@aminayuusuf5846
@aminayuusuf5846 6 жыл бұрын
ncas si kalad wax ufahantay
@zabnaayuusuf4155
@zabnaayuusuf4155 6 жыл бұрын
Hadii aa reer MUQDISHO nhy gantaalkan nama soo kaarin Fadlan midkale noo dalba ilaa iyo hda cirka lee dayoonaa Wax nasoo gaaroyana maba jiraan 😆😆😆😆😆 VIVA Xidigta XAMAR 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@drbella7237
@drbella7237 6 жыл бұрын
Zabnaa Yuusuf yeeeees nadiira wadana
@amiirfahad1804
@amiirfahad1804 6 жыл бұрын
Ma mid ad fanka ku nacdan banu idin so dirna nikadina iska wata wlalayal meshan libaxya ku golaftamaye bisado lgama bahna gegada 😂😂😂😂😂😂😂😂😂no xanaq
@alizabeth8482
@alizabeth8482 6 жыл бұрын
gurigaad kudhalataa kugalgalatay amison😂 guntu faanka jecelaa👎
@munaliza1405
@munaliza1405 6 жыл бұрын
Wiilkan stly kiisa iyo dagnantiisa aya kahale Masha Allah faysal Muniir
@maxamedsiciid7930
@maxamedsiciid7930 4 жыл бұрын
Mashallah afku kuma go.o wll cod wuukugu dhamaday mashallah
@hibohilowle7373
@hibohilowle7373 6 жыл бұрын
Rer muqdisho walii lamaa garoo maistireen boqorada coodka mcn ciid gartoo mawa lahan horee usocda rer muqdisho
@ifraahinamaxamuud8866
@ifraahinamaxamuud8866 6 жыл бұрын
HIBO HILOWLE cadi huno iska dhiig agah waxay cayduu
@hibohilowle7373
@hibohilowle7373 6 жыл бұрын
ifraah ina Maxamuud huno waa maxay cay ayaad islaa doneysa ee munir aniga macaynayo lkn lama garoo boqorada coodka
@blamemenotreligion2225
@blamemenotreligion2225 6 жыл бұрын
Viiivaaaa Mogadisho iyo Nadiira. Faysal muniir waan taageeraa runtii lkn heesta laxankeeda maaha laxamadiisa codkiisa kumasoo baxaayo saasoo aytahay he did it 85%
@hibohilowle7373
@hibohilowle7373 6 жыл бұрын
Tumaal boy waa saax abwe laxan kalee ayuu kawata munir waa fanankena lkn hestaa ukuu fududadee
@blamemenotreligion2225
@blamemenotreligion2225 6 жыл бұрын
HIBO HILOWLE kkkkkkkkkkkkk ayaantaan fudeydku waa jiraa dadka dhanaa saas noqday abaayo😂✌
@hothag5865
@hothag5865 6 жыл бұрын
Anigu silsilda wiiashaan taagersanhy 😍Suldaan seerar the best
@nimcoahmed4619
@nimcoahmed4619 6 жыл бұрын
Hees wacan igadheh waadkabaxsatay ina adeerkeey💝💕 horay usoco👏👏👏👏👏
@kimmoo2914
@kimmoo2914 6 жыл бұрын
garaweyay aniguye goormeesa dumarkii gashaan udhimteen homka yaa usoo gaday👍 bro afkaga caano lagu qaway😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@zakaria8123
@zakaria8123 6 жыл бұрын
Faysal muniir 😍😍😍😍😍 gayaanku midweeye waaaaaaw
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 6 жыл бұрын
Yaasalaam Nadiira nayruush gaada ka ciyaarkay igu dishey
@sahraosman4662
@sahraosman4662 6 жыл бұрын
Woow silsada aad ayaan ulasocdaa waxaana ugu shidan nadiira nayruus iyo faysal muniir wax kale way ciriirsanayaan
@xubimj3810
@xubimj3810 6 жыл бұрын
Aad oga helay abdi xayeskisa inab cadi mahan intas KZbin u so gal xayesin ku dhamtay 👏👏👏
@cabdulqaadiribraahim8706
@cabdulqaadiribraahim8706 5 жыл бұрын
I love his voice masha allah😍😍😍😍
@saadoabdi73
@saadoabdi73 6 жыл бұрын
kkkkk waxaanka helay abdiaskari siduu sheekada u macaneyo una xayaysiyo inte ila aragtay 😅😅😅
@blamemenotreligion2225
@blamemenotreligion2225 6 жыл бұрын
Saado Abdi sheekada dhanba asagaa nagaday ee lamaba dhageysteen😂😂😂
@abdullahigagaab2996
@abdullahigagaab2996 6 жыл бұрын
dhaman fanaantaa wa slamaay salan kadib hadii an qiyaaso silsiladaan 100/% gabdhuu wa guuleeysteen ayaakaan gacan sareey
@asturan_edebsan5630
@asturan_edebsan5630 6 жыл бұрын
Inta silsida ka mid ah waxa uku leh nadiira iyo fanaankan inta kale wa eber yaaca dheh
@ahmedilkacase8713
@ahmedilkacase8713 6 жыл бұрын
Suldaan seerar hasoo xidho sisiladan isagaa bilaabee😂😂😂
@halane6523
@halane6523 3 жыл бұрын
Maya maya waa wax fiican kaftanka weey furantahay xabada ayaa daran xurnimada weey fiicantahay
@kinglove4917
@kinglove4917 6 жыл бұрын
Ninkan baa silsilada ugu hees wacan si hufan buu u jawaabay nice one
@fardowsoahmed2988
@fardowsoahmed2988 5 жыл бұрын
Axyaa. Hees. Wllhi. Wataa. Xamar meesha laga. Saaray. Kkkkk. Ileen. Awalba. Nadiiray. Mesha. Keenene. Waar. Maxaa. Idiin. Diiday. Inaad. Meesha. Keen tan. Nin.
@nadifsahanehussein5679
@nadifsahanehussein5679 6 жыл бұрын
horta fanaaninta d d s i kuwakale mayka codmcn yihin mise anaa mooday viva ogta ❤
@villasomalia4802
@villasomalia4802 2 жыл бұрын
Heesta cadi maha wlhi wa macaan tahay wlhi cadi maha anigba ka yabay keep going Brother heesta wa sarbeb dadka somaliyedna ma fahnsananh
@imhanni3152
@imhanni3152 6 жыл бұрын
Allay leehe jwb adag faysal muniir viva Somaliland ❤❤
@KadarRobleh-ru2oi
@KadarRobleh-ru2oi Жыл бұрын
Saxhy
@ahmedoday6879
@ahmedoday6879 6 жыл бұрын
Nadiira nayruus cid wali gaadha lama hyo wlhi
@aaminomo2892
@aaminomo2892 6 жыл бұрын
Ahmed oday sax wlh taasaan been aheen
@shuushuu9192
@shuushuu9192 5 жыл бұрын
Xaqiiq nadira ku leh
@ridwanmohamud5134
@ridwanmohamud5134 6 жыл бұрын
ABDIASKI Wlhi silsilada qayteeduu qaatay waayo soo gudbinto kliya ayaa lagu kala tegay zxp GO FORWARD
@naimaali3151
@naimaali3151 6 жыл бұрын
Caadi ma aha 😍 silsiladaan aan ku heystaa walahi ❤️
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 6 жыл бұрын
Runtii Muniir iyo Nadiira ayaa Meesha ugu Hees Xigmad badan Kuwa kale Cantara Baqash ahayeen🤣🤣
@sadiahussien5569
@sadiahussien5569 6 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo kkkkk
@zahroadan4197
@zahroadan4197 6 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo jtt8uty9ut7yr
@meshatmohamed893
@meshatmohamed893 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh cadnaan montilive DDSI is the best oo dhameesay hadana biloowday
@xanaanc.xakiin4065
@xanaanc.xakiin4065 5 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo shaadiya sharaf haka reebin fananda fanka reer muqdisho ileen waa matantediye
@nasriakram8316
@nasriakram8316 6 жыл бұрын
horta yabayee ree hargeysa iyo ree muqdisho mxd meel walba qalyalada ukentaan walhi ree jijiga arki maysid iyagoo qabyalada ama qayb kamida somalida afxumo ugaysanaya qof walbo somali ah wanu jecel nhy lkn adinku mesha qabyalada lagaga hadlo kaga hadla walhi qalbi nadifa iyo niyad safi anu lehay hadan nahy jijiga ama somali galbeed
@ahmedxasan1793
@ahmedxasan1793 6 жыл бұрын
Nasri Akram taas waa xaqii wllhi bro anigaba waan arkay iyaga la waydiini
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 5 жыл бұрын
Waa ruunta qali
@isramohamed9899
@isramohamed9899 5 жыл бұрын
Inkasooon lasoo daahay lkn hadana ishaad katuur taywlhi
@xaliimo5422
@xaliimo5422 4 жыл бұрын
Jigjiga qabiil ma naqaan kkkkkkk jeel ogadeen ddsi waxaad u bixiseen ogadenia yaa idinka qabiil jecel meel walba onlf ogadeeniya ayad tvga LA taagan tihiin MA jiro maanta reer deegaankoda magaca qabiil loo yaqaan ogaadeeniya so qabiil ma a ha ddsi shanta somali baa degan had an a waa xaqirteen dadkii ku noolaa ddsi waxaad u biixi seen ogaadeeniya no 1 waa reer jigjiga qabiilka ku faanka laakin tvga nabad iyo af macaan baa la taagan tihiin
@mericanbadass5299
@mericanbadass5299 3 жыл бұрын
Dadka xoriyada leh baa sidaa u kibraa sxb lol ha ubixin
@muniraabdullahi7737
@muniraabdullahi7737 6 жыл бұрын
Wow nin ragaaa Soobaxay style ka idilay cisha cadow Alle kuma tuso libaaxa da da yar eee reer jig jiga
@annaahmed2564
@annaahmed2564 Жыл бұрын
Masha Allah great video loved. Thanks for sharing bro.keep it up good songs..
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 6 жыл бұрын
silsildan caadi mahan ha gujeen libaaxyada aniga xataa inaa ku soo biiro iga heysaa halkey ku biyo shubato sugeeynaa abdi askari aad baad u mahadsan tahay
@updallahudjama8984
@updallahudjama8984 6 жыл бұрын
Faysal erayadiisa heesta xushamad ayaa Ku jirta somalina makala dilin wuna mahadsanyahay
@degganmoh6714
@degganmoh6714 6 жыл бұрын
Dhamaan dadkan waxa u haysta faysal muniir woow Isagu xaqiiqda ayuu abaaray woow
@abdiyare8516
@abdiyare8516 6 жыл бұрын
Shiikhaal rer aw qudub Boy Faysal muniir waad ka baxsatay ax yaa cod nolow ina ader sare ❤️
@ukrimaali9415
@ukrimaali9415 6 жыл бұрын
Anu hargaysa ayan ahay wlh wan ka xuumay in waxan mcno ahayn soomali isku cuunto ilahay ka baqa
@FeysalAljaberti
@FeysalAljaberti 6 жыл бұрын
ukrima Ali Aamiin, Aamiin Maansha Allah wadaniyad Somaaliyeed baa tahey
@ukrimaali9415
@ukrimaali9415 6 жыл бұрын
Thanks
@ukrimaali9415
@ukrimaali9415 6 жыл бұрын
Feysal WALASHMA - IFAT SULTINATE. Wllo
@abdiwasacmowliid4510
@abdiwasacmowliid4510 6 жыл бұрын
Anigu reer jigjiga ayaan ahay heestan maaha jawaab fcn oo la qaaadan karo ilaa hada miss NAYRUUS ayaa haysata guusha waayo ? Waxay Ku faantay somaliweyn dhamantood way ka cod mcntahay video khatar ahna way keentay oo HD ah faysal jano ka bood mobile ayaa loogu duubay
@knb6473
@knb6473 6 жыл бұрын
Abdiwasac Mowliid waytahay jawaab fcn lkn midhaha eeg wllo
@abdiyare8516
@abdiyare8516 6 жыл бұрын
Abdiwasac Mowliid ciyal iska caytmayo ayaa tahay faysal adiga iska daaye aabahaa xitaa ma gaaro
@Somali_Lyrics1
@Somali_Lyrics1 6 жыл бұрын
Abdiwasac Mowliid Waaad iska Hadashay Reer Xamar is difaacaya ayaa tihiin
@fardowsoahmed2988
@fardowsoahmed2988 5 жыл бұрын
Jigjigaa. Wadata
@akramkeenaqocliyankacankaa9120
@akramkeenaqocliyankacankaa9120 4 жыл бұрын
Masha allah
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Waa heesahii iyo silsilda is dhexgal oo macaan kaften turxaanlaheyn maashalla nin sa diyaariye heer sare walee
@saidahmedadam1805
@saidahmedadam1805 6 жыл бұрын
Inanyahay gurxamaysaan Doodu way gundheer tee Ha gujeeyn libaaxyada Asal Ceergabadayda oo inantii yarayd afkaa kaga laagtay axyaa Abwaan 👌👌✌️
@QUULE_PUBG
@QUULE_PUBG 6 жыл бұрын
Nimaan Garasho dheeraYN Ma Gar QaaTo NacaskuYe 👌👌
@xasanyusuf2009
@xasanyusuf2009 6 жыл бұрын
kiiN Yaawi channe
@saidwadani9263
@saidwadani9263 6 жыл бұрын
Qiimeynta silsilada Abwaanka ugu fiican =cabdulahi xayawan Fanaanka ugu fiican =suldaan seereer Fanaada ugu fiican= nadiira neyruus Thanks your collaboration abdiaskari Thumbs up 👍
@AliMohamed-ut8rt
@AliMohamed-ut8rt 6 жыл бұрын
WOW-WOW what a great voice by faisal muniir well done my brother
@aadanxaamud6078
@aadanxaamud6078 3 жыл бұрын
W
@omarteachoofficial8346
@omarteachoofficial8346 4 жыл бұрын
Silsiladan tarikh adey gashe wlhi viva f muniir keep going bro
@abwaanqanciye9469
@abwaanqanciye9469 6 жыл бұрын
silsiladan waxaan jeclaay in si aan qabyalad iyo siyasad ka banan tahy layskugu jawaabo Abdi Askari madax sare
@Mohamedsuldaan
@Mohamedsuldaan 6 жыл бұрын
jabouti ayaa golaha laga rabaa aaway jaboutina
@dachaji2019
@dachaji2019 6 жыл бұрын
zuldan zuur waa soo soconaa lkn xiligeedaa sugeynee
@amiraaxlam3617
@amiraaxlam3617 6 жыл бұрын
cawaale ugu yeedh😅
@mohamedyousuf6499
@mohamedyousuf6499 6 жыл бұрын
Jabouti way u soo mrqaamaysaa wali hadii ayna frances noogu heesin wan sugaynaabal 😂😂
@sadiahussien5569
@sadiahussien5569 6 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@zamzamdjiboutidjibouti2595
@zamzamdjiboutidjibouti2595 5 жыл бұрын
Hhhhhh suldan walahi commentigaga adan ugu qoslay inkaston hadana djibouti kasojedo
@sofiyabehi9854
@sofiyabehi9854 6 жыл бұрын
Waa runtii yan lagujin libaxyada hargeso ❤❤❤❤❤❤👏👏👏
@nourcarloz9999
@nourcarloz9999 6 жыл бұрын
Abdi Askari waa Raul khaliif tooo mcha Allah Halkaa ka sii wad ciyaarta Barcelona and Real Madrid
@safasagal3986
@safasagal3986 6 жыл бұрын
Anigon ku gasirin hagujayn libaxyada💚❤💚❤💚👻 Dhab wle viv soomalind
@sowdamohamed2360
@sowdamohamed2360 3 жыл бұрын
I wonder what is somaliland.....somalia is one ...somaliland is just a region....be with the world....am somali Kenyan....proud of somali weyn
@caqli_same8270
@caqli_same8270 6 жыл бұрын
Ha gujeyn lipaaxyada😂 hadii kale haku cuno
@saeedcabdullahi2522
@saeedcabdullahi2522 6 жыл бұрын
Abwaankaan wakaxirantahay innuu sameeyaa heesdanbe oo kusaabsan silsiladaan. wuxuuna galay deelqaaf. "Nacas" midaas ayaa kadishay heestaan.
@ubahaliisha9119
@ubahaliisha9119 5 жыл бұрын
😂🤣🤣🤣🤣ma naxan waliba hubka yaa uso gadaya ku lahaa moyi😂😁
@miskaatiinuuriin405
@miskaatiinuuriin405 6 жыл бұрын
Silsiladaan heesaheeda suldaan seerar baa ku raaxeysay oo macnaheeda dadka tusay Nadiira ka daba tuurtay nice Wlhi labadaas fanan baa ku luuqeysay 😍
@starsomali7276
@starsomali7276 6 жыл бұрын
Fanaaniinta nabada iyo bulshada iney is jeclaadaan ayey ka qaadan karaan qeybta ugu weyn hadey is dhaxgal iyaga sameeyaan oo ey hal gudi leeyihiin well done
@fardusbarreh5667
@fardusbarreh5667 6 жыл бұрын
isirkeenu waa gobe gebi laysu qada garawshiiyo mahee dadkayaan la gurin gayaaanku mid weye nin gobayaa ban ahay genyaduu calmadeye gedan yaa isku ogaaa garan wayey aniguye gurmadeen dumarkii gashanad u dhiibteen hubkan yaa usoo gadey! Alleylehe ha gujeyn libaaxyada ....faysalkeyga cashaqa 😘
@mawliidmubaarakcumar8772
@mawliidmubaarakcumar8772 6 жыл бұрын
Asc
@amedomer971
@amedomer971 6 жыл бұрын
Reer hargiesa wakuwii jawaab ka bixiyaybixiyay Intii maqasha maqashay 😂😂😂😂
@mumtazmoh2522
@mumtazmoh2522 6 жыл бұрын
Faysal jamhuuriyada barakaysan calankeedi buu ku xaragoonaya viva❤💭💚
@samarmarbulbul175
@samarmarbulbul175 6 жыл бұрын
Faysal muniir lipx sare my jexygi codka lipx ddsi one love from Somaliland Hargeisa
@somalilanderinasiciid9342
@somalilanderinasiciid9342 6 жыл бұрын
Hhhhhhh ddsi iyo somaliland oo isku qabtay qadadwayntii somaliland baa hogaaminaysa ilaa hada
@Nasrashiilaofficial3146
@Nasrashiilaofficial3146 6 жыл бұрын
Jabuuti iyo NFD ayaan dhiman iyagana waan sugeeynaa viva garissa and wajir
@sadiiqmohamoud9122
@sadiiqmohamoud9122 4 жыл бұрын
Abwaan farxaan abwaan sare iga dheh runtii balse fysal miniir heesta wuu ku ciyaarey runtii
@mohamedomaraboubakar701
@mohamedomaraboubakar701 6 жыл бұрын
Mansha allh Abwaan jira faraxaan bawkax
@mohamednoorkhalif5443
@mohamednoorkhalif5443 6 жыл бұрын
Hayeey Rer Nairobi waxan sowadna Iidle yare
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 жыл бұрын
Kkkkkk wlhi waa iga qoslisay
@abubakertezmo4921
@abubakertezmo4921 6 жыл бұрын
Hubka cid usoo gaday garanmayne miskinta sawdiga geed kulalay we luve all zomali mxamed
@deeqaluul2009
@deeqaluul2009 6 жыл бұрын
Viva Sanaag! War wax gal ah baa kasoo yeedhay!👌🏾
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
hordhaca sxb waa lasoo kooba waa inuu halkaaga erey udhigmaa 10 lolz
@somgedi
@somgedi 6 жыл бұрын
oo kalay abdi askari codkiisa miskser lama saaraya miyaa misa waa lasaaray macaana codkiisa
@somgedi
@somgedi 6 жыл бұрын
Abdi Wadani iga dhamaw kkk
@khaalidcabdi3138
@khaalidcabdi3138 5 жыл бұрын
Zxp waad cod macaantahay
@mohamedinshaar1139
@mohamedinshaar1139 5 жыл бұрын
2019 YADA WANAYO😍🙌
@saciidomaxamed4
@saciidomaxamed4 3 жыл бұрын
1 5 2021 kkkkkkk😂😂😂😂
@muhimfarhan4018
@muhimfarhan4018 6 жыл бұрын
hore uuzcoH wlky ❤ wle runtad kagh dhwjizaY nin gobyn ahy genyduh calmdye gdn yaH izkuh ogah grnwayy aniguye gormad dumrkih gazhaN udhibten hubka ya izoh gdY xqiiq wlHi nice zonG 👌👌 abdi azkar thnkz wlo
@suleekhacismaan5696
@suleekhacismaan5696 4 жыл бұрын
Maansha Allaah guul shanta soomaaliya dhaliyarada hore U socda
@mohamudishak9994
@mohamudishak9994 6 жыл бұрын
Waw suldaan iyo faysal Silsilada waa kuwa ugu shidan Hesta way ku raxaysteen Halka c.askari usheekada Dhadhan usiiyeelay
@Abdullahicagoole11
@Abdullahicagoole11 6 жыл бұрын
Silsiladda Wlhi anigoo been shegayn wxaa ugu wato xidigta xamar nadiira neyruus iyo faysal muniir iyo suldaan sareer oo xiiso u yelay Noolada Noolada Noolada in badan
@umaroky
@umaroky 4 жыл бұрын
Yurub geeyo kudar xageed ku reebtey
@baderxasanxusen8016
@baderxasanxusen8016 6 жыл бұрын
Waaaaaaw Lambar 1 Aniga ku Haysta heesta
@maryanshigiye3977
@maryanshigiye3977 6 жыл бұрын
Mansha Allah fan and qaali😍😍😍🤗👏👏👏👏💗💗💗💗💗💗💗💗👌👌👌👌👌👌👌
@SomGaming77
@SomGaming77 6 жыл бұрын
Hhh hargeisa hiiil uma baahna waa hooyada fanka libaaxyada xidigaha ha isku gujaynina lama taabtee
@t.d8775
@t.d8775 6 жыл бұрын
kkkkk sxb xidigaha geesku waxan way iskala wayn yihin waa ceeb inay hadi ay waxan ku darsaman waxan waxan u dirayna caruurtena ku barbaranaya hesaha lkn no xidigaha
@fatimabintuali6569
@fatimabintuali6569 6 жыл бұрын
Rebuplic of somaliland kufashilnte in aaad jwb xikmadeysan bixisaaan cawaaaaaantiii somaliya ka tirsaneydeeee
@wahibcadde9553
@wahibcadde9553 6 жыл бұрын
Xaqiiq uma baahna hargeisai hiil wayo waa hoygi fanki somaliyed 🌷🌷
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 6 жыл бұрын
Karbaashka wacan iga dheh adigoona gaasirin ha gujayn libaaxyada
@doctoryasmin2344
@doctoryasmin2344 6 жыл бұрын
Adiga oromo ayaatahay feeysal jareer jwbtaada fashil waaye teeda kale gaashaan iyo hub waa LA dhalanay viva muqdisho
@amrankabira8532
@amrankabira8532 5 жыл бұрын
Waaw so nice liketa ha ila dhaafina
@laaridarwiish6380
@laaridarwiish6380 6 жыл бұрын
Gashaan aad udhibteen hubka yaa usoo gaday jawabtani wa legend Lkn dadka qabyalada ka fahmay maha jawbta lasugaya waa hargaysa ama burco tii soo hor marta oo xamar dhinac tagan waa arki donaa insha allah
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 23 МЛН
FAYSAL MUNIIR & MISS XIIS | SIDA WALAL | New Somali Muisc Video 2020 (Official Video)
8:18
MAAME HD MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 3,1 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
FAYSAL MUNIIR & MISS XIIS |SIDA WALAAL| OFFICIAL VIDEO JIGJIGA 2021
7:49
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 88 М.
ABDIRISAQ ANSHAX HEES SHIDAN DUCA QABA XIDIGAHA GEESKA 2020
8:44
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 58 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 61 МЛН
V $ X V PRiNCE, Shulamah - Jai Jatpaimyz (2024)
2:38
Студия СОЮЗ
Рет қаралды 108 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 10 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 152 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 27 МЛН