SHAADIYO SHARAF | BEST SONG | HADDII SAMIRKUBA WAX KEENO | Official Music Video

  Рет қаралды 450,637

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

Пікірлер: 246
@empiregirl5033
@empiregirl5033 7 жыл бұрын
Na waa shidmatay shaadiyooy nyc style
@mariajama3019
@mariajama3019 7 жыл бұрын
Empire girl wan ku salamay sxbey xage ka dhacday walagu wayee 😊 👋
@empiregirl5033
@empiregirl5033 7 жыл бұрын
Maria Jama kaa qaaday alpo waa joogay imtixaan diyaaris ku jiray😢
@apdirahmannazir7515
@apdirahmannazir7515 7 жыл бұрын
Empire girl Bhhh
@muhubohassan1259
@muhubohassan1259 7 жыл бұрын
+Empire girl hii
@mrak4030
@mrak4030 7 жыл бұрын
Empire girl iiwrn cdy shaadiyo ani xata wee Ila shidmatay wlhi qurux beey kusoo baxday
@xabiiboaadan9065
@xabiiboaadan9065 Жыл бұрын
Wllhi heesqalbiga tabanayso Msha allh cod macn 2023 inta dawahysa ❤
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 7 жыл бұрын
Jecliya reer muqdisho. Fananad shidan baa tahay wll shaadiyo. Sharaf. Sidaa u style. Qurxonow.
@t.d8775
@t.d8775 6 жыл бұрын
Marwo Ayaan qadaadweyn ilka cas wali ma arage maxaweeye ilka cas ee gabadhan qaadweynta shi ledahay
@Maxamedeeq-iq5iv
@Maxamedeeq-iq5iv 6 жыл бұрын
Wad qaldan tahy
@shushushushu4045
@shushushushu4045 4 жыл бұрын
@@Maxamedeeq-iq5iv wllo qali waliga xuman ladhoworsanow adib rer muqdisho dadka naced cagta ka cos 🇸🇴👈🇸🇴💋🥰😍
@qaaliyuusuf8234
@qaaliyuusuf8234 Жыл бұрын
@@t.d8775 markaa jaahil iidoora thy waa iska sidaan ilkaha cas ma habartaabaa bixisa😂
@hayaabintusln3122
@hayaabintusln3122 4 жыл бұрын
Inta shiki ka galay iny shahdiya sharaf tahay ila ayka hadasho masha alkah noqotay ☝️☝️🙆‍♀️🙆‍♀️
@saidoabdirahman2214
@saidoabdirahman2214 Жыл бұрын
Haddii samirkuba wax keeno Ana sanadahan kusoo daalay isoo duceeya alle sidaa jeclhy inu iiyeelo 😭🤲🏼
@queenofsomaliland1872
@queenofsomaliland1872 7 жыл бұрын
Soomaalidu mashquul badanaa horta maasha allaah maba yaqaanaan miyaa yaahuu idin idhi indhaha beelee gabadha ka leexda shaadiya sharaf shidantahay hu7noh
@quenofworld3655
@quenofworld3655 7 жыл бұрын
Xoga wey cayishay beeh mise indhhe le wyeh 💋❤ 👏 shadiyi nolaw alpo 😍😗
@updallahassan7072
@updallahassan7072 7 жыл бұрын
Quen of World Runtaa waye wee cayishay
@sankalajecley7701
@sankalajecley7701 7 жыл бұрын
Quen of World dffvvbbhreèdxcďďđ3sxedrf4fwdw
@hassanhussein6189
@hassanhussein6189 7 жыл бұрын
Hhhhhhhh sax
@shushushushu4045
@shushushushu4045 4 жыл бұрын
Aamiin xappti ala nodayo fananiteta rer muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋💋💋👈 aamiin dhe hada jaceshahyi rer muqdisho
@bradendenairobianbwoy8802
@bradendenairobianbwoy8802 7 жыл бұрын
Woow shaaxdiyo sharafey nolow quraxeey inta ay nolol jiirto Mnchlha qurax dumar wad usitaaa abaayo
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын
Still2023🎵❤️‍🔥 08/06/2023 time 00:07 ♡hwenimo khamis ah 🎉🎉🎉
@gumburimedia8011
@gumburimedia8011 7 ай бұрын
Yaa daawanaya sidayda 2024
@safiahassan8839
@safiahassan8839 Жыл бұрын
SIDAAN RABO WALI MAGAARIN INSH ALLH WAN GAARI
@qaaliyuusuf8234
@qaaliyuusuf8234 Жыл бұрын
Heeskan inta og iney 2023kla keceyso farta taaga😂😂
@quruxsansidahoyaded8714
@quruxsansidahoyaded8714 6 жыл бұрын
Ala bili adamka muxuu fanaa Naa ilaahy kabaqoo saan inii manoqoto sharaf iyo qurux wllhi adunkan was la isku talin Lahaa hadii La dhihi Lahaa waaba inii talin Lahaa waxaan fosha xun 😎
@CabdiwaliShubka
@CabdiwaliShubka 8 ай бұрын
Wlhi heestan ani marka dhagesanayo wan ilmeya wayo dhibatada umaray jclkeydi hadana Mel Sare ayan kagaray😭😭😭
@queenamiira9318
@queenamiira9318 7 жыл бұрын
Hadi ay cayishay gabar u tahay Say Masha Allah Poqorada fanka ZhAdia Zharaf Best song Hore u soco Waad talabsatay Huno
@hamadamechanic7963
@hamadamechanic7963 6 жыл бұрын
Ma shskah
@aliamohamed7168
@aliamohamed7168 7 жыл бұрын
ar shadia hadaan ku bartey awal waan ku maqli jirey only masha allah cod+qurux+isteeyl
@xabiibofficial9415
@xabiibofficial9415 4 жыл бұрын
Run ahaantii x Hees qiimeheedo waa erayada iyo video suda loodoobay shaadiyaa waa aska distay keep going fanaanad somaliyeed
@princesskowsar6211
@princesskowsar6211 6 жыл бұрын
Woooooow cood dhagan wallhi coodkan caamal ayan ka heela ❤️💕❤️inolow shawty
@zakiabdi8617
@zakiabdi8617 7 жыл бұрын
Shaadiyo Sharaf Yartan Waan iska Jeclaaday Uun waleee
@ahmedyusuf9578
@ahmedyusuf9578 6 жыл бұрын
zaki abdi j
@mutasimhassan1577
@mutasimhassan1577 6 жыл бұрын
Sidoo Kle qoftan wax Kle wayay
@somaliboy6368
@somaliboy6368 7 жыл бұрын
codbaa kugu dhamaadey Masha'allah abaayo
@cadekacade3964
@cadekacade3964 7 жыл бұрын
Princess istaahil cml gacmaha looga ciyaara 👌👌👌👌
@asturan_edebsan5630
@asturan_edebsan5630 7 жыл бұрын
maasha Allah nice aad sii noqotee ale cayilka qurxunaa top heestaan wa ika gadan thy runtii
@abdiwalihalane1
@abdiwalihalane1 7 жыл бұрын
Waaaw shadiya sharaf best clip waad kabaxsatay ish calayk
@suuzanmohhmed7032
@suuzanmohhmed7032 4 ай бұрын
Wey😢😢😢😢
@abwaanjaylaani6863
@abwaanjaylaani6863 7 жыл бұрын
Heestan waxay Ku socitaa macalin bashiir adilaahi xaji yuusuf fariinta waankaa gaadhsin
@fartunmuhumed3179
@fartunmuhumed3179 Жыл бұрын
Aya igu sahashanaya maxan silcayo dhibtodayy💔😭😩
@kayakaya8675
@kayakaya8675 7 жыл бұрын
Apayo go forward 😚😗 from hargysa
@nafisocabdi8110
@nafisocabdi8110 5 жыл бұрын
First hees kajeclaado weeye qoftan aana ka dhagaysto heesaheda midan qaatay 🤣🤣🤣👏👏
@saidoabdirahman2214
@saidoabdirahman2214 Жыл бұрын
Sidaan rabay wali magaarin Insha Allah markle oo aan dhagaysanaayo waxaan rajayna iney wax waliba ii dhawoowaan 😢
@maryanhasan3293
@maryanhasan3293 Жыл бұрын
Markaan buufisaka qabay ban qadi jiray hada Allx am in America😂❤
@abdirizaksalaama
@abdirizaksalaama Жыл бұрын
Darbiga miyad ka booday kkk
@catarcabdi5423
@catarcabdi5423 Жыл бұрын
Manta iigu horeyse kwrn hestan TikTok kuso arkay dab iyo holac
@safarkaaakhiro9145
@safarkaaakhiro9145 7 жыл бұрын
Hees mcn iyo style shidan nololw shadiyo fananad qaran 😍😍😍
@amranbashir2438
@amranbashir2438 4 жыл бұрын
Naftaan seetada ku daashy sidee rabty wali magaarin😭 21:00PM. 26-1-20201
@naimaahmed9126
@naimaahmed9126 3 жыл бұрын
yaa arkay fiirsanooyo 2021
@halimaosman3628
@halimaosman3628 Жыл бұрын
Sidan rabay wali ma garin💔🥺
@Faayoow
@Faayoow 4 жыл бұрын
2021 yaa dhageesanaayo
@aminaxuseen634
@aminaxuseen634 7 жыл бұрын
Shaadiyo Sharaf ku jecliyaa aad ayaa uga heley qof aa ogahay ayee ka hadlee runtii
@abdullahi_aden307
@abdullahi_aden307 7 жыл бұрын
Shaadiyo iyo sacdiyo siman top 10 in Muqdisho
@NuurBillion-ty5vr
@NuurBillion-ty5vr Жыл бұрын
2016 may intan leekeyd. 37 kama yaro.😅
@zahruuja1439
@zahruuja1439 7 жыл бұрын
Masha Alllaha shaadiyo jirto markaana noqotay oo xooga cayishay nolow shaadiyo sharaf ❤❤❤👈👈👈
@gabdhasanbuuskalawaregtaed2267
@gabdhasanbuuskalawaregtaed2267 7 жыл бұрын
agah naa shadiyo sow adigan buskudka noqday huno 😂😂
@stayblue759
@stayblue759 7 жыл бұрын
ShadiYa Qurux wanaag top Video Hees shidaan Love kugu ahay deh sharafey 😢💘💘💘💘
@nadiifacadde9179
@nadiifacadde9179 7 жыл бұрын
Sharbaha meyska xiran gabdhah somaliya joogo xaada qurux ayey modan
@diegocosta6634
@diegocosta6634 7 жыл бұрын
Tan Hada Naasaheeda Layska daawa nayn Hees kuma Hayso Meesha ✅✅
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 7 жыл бұрын
XAabsade Wiil Hoog 😂😂😂😂 war gabadha ka xishoo
@xafsoxilkas200
@xafsoxilkas200 3 жыл бұрын
2021 dadka ila daawanaayo like 👍 saara
@aamishdahir285
@aamishdahir285 7 жыл бұрын
Waaw shaadiya sharaf iyo nadiira neyruus fananin qaranka muqdisho iyo quruxda muqdisho ilah ha idin dayo
@sharmahaji000qoreysharmaha9
@sharmahaji000qoreysharmaha9 6 жыл бұрын
Ilahey kabaq walshe iska daa fanka
@cabdisamadjama7145
@cabdisamadjama7145 7 жыл бұрын
Shadiya shrf hore u soco wllo dhal duriyaded 🙏✅💚💚❤️
@safomohamed3031
@safomohamed3031 3 жыл бұрын
Anaa sanadahan ku daalay 😥💯
@saidmohamedali4183
@saidmohamedali4183 6 жыл бұрын
Shaadiya Xiddigta Muqdisha cod waa adiga inta kale waa buufis iyo iska hees cml
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 7 жыл бұрын
Wax noolba ku nooleeya 😍
@NajmoAhmed-dl8fo
@NajmoAhmed-dl8fo 4 ай бұрын
Wax lagu daley maxa loradan markasta😂 halaiska dhafo 😢😢😢
@FaaisoXuseen-p6s
@FaaisoXuseen-p6s 27 күн бұрын
2025 inta ilafirsatay😂😂😂😂
@ikraam6747
@ikraam6747 7 жыл бұрын
😜😜😜😜 Happy New year☝☝
@ayaanlemohamed
@ayaanlemohamed Жыл бұрын
Shaadiyo Abdullahi abukar Maanta iyo milantas kala duwan ❤
@AbdullbiinMusa
@AbdullbiinMusa 9 ай бұрын
Heesta 🥰
@selflovebeauty5870
@selflovebeauty5870 7 жыл бұрын
Waaw quruxley codmacan sacdiyada catada badan wad kaqurxontehe oo afka dher
@abuzubersuleze854
@abuzubersuleze854 7 жыл бұрын
m. A sacadyo sahrfa abyooo nys codka wala mcn nolowa walshya
@akramali5570
@akramali5570 7 жыл бұрын
mshallh waxnool waad nuuraysaa qalanjo
@momindekk1
@momindekk1 6 жыл бұрын
Laxanka iyo musigaa aad u macaan
@isroabdullahiloveyouxaliim4060
@isroabdullahiloveyouxaliim4060 7 жыл бұрын
Cantata ayaad ku qurxaneed ee cayilka iska qabo😂😂 nice song and beautiful style 💜💜💜
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 7 жыл бұрын
Nice song. Shaadiyo sharaf. Hadii samir kuba wax keeno. Heeeeee hhhhhhhh
@mohamedmadey2940
@mohamedmadey2940 7 жыл бұрын
Yarta😄 Labisk✌ Codka 87% stlyka wx Yr
@qalbilove2448
@qalbilove2448 4 жыл бұрын
Qofkan shidiyo miyaa buskut wlhi m.a
@ameliaalli1127
@ameliaalli1127 4 жыл бұрын
Ilmaderayal ana kan jcldo waa layga qada naag werar igu so qada ma wayo 😭 mxn sameya tolay tolay
@farxiyocumar2801
@farxiyocumar2801 7 жыл бұрын
my Queen aab Amin sanahay horay usoco Qaali
@alifarah1968
@alifarah1968 7 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf cidba kulama simeen I love you
@deqoabdi1881
@deqoabdi1881 5 жыл бұрын
Wllh muqdisho gabdo shidanaa jogo msshllh timaha uasturan ilxun on ma aragyo
@liinahaajihaaji4029
@liinahaajihaaji4029 7 жыл бұрын
Quruxley waad naaxdey
@barotech4015
@barotech4015 7 жыл бұрын
Cayil Wanag San Iyo Sanad Wanag San
@hayatmohamud123
@hayatmohamud123 Жыл бұрын
❤😢
@xidigabaaraan
@xidigabaaraan 6 жыл бұрын
ilka Casta Jecla my Shadio Shrf hal Haben igu Shraf 😂😂😂
@SaajinMuse
@SaajinMuse 7 жыл бұрын
Dharkee caruurta ciida xidhan jireen bey xidhan tahy 😂😂😂
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 7 жыл бұрын
Saajin Abdirashid 😂😂😂😂😂so ma aha
@yoniscali6885
@yoniscali6885 7 жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 7 жыл бұрын
Saajin Abdirashid hhhhhhhhhh inan ayaad kumody wiilbaasa tahay Lkn See ugu eegatay
@sharfonosman2390
@sharfonosman2390 7 жыл бұрын
Saajin Abdirashid 😁😁😁😁😁😁😂😂 snaba yarantaydi Eid Eid soo xasuustay
@kayakaya8675
@kayakaya8675 7 жыл бұрын
Saajin Abdirashid ceeb inder Dumrka haku mashquulin 😈😠😠
@dalsanstudio2821
@dalsanstudio2821 7 жыл бұрын
asxbta hadii duwitaanka ka heshay subscrib Igu qawo
@awoahmed4608
@awoahmed4608 7 жыл бұрын
Big love kuu hayaaa cdeey
@Gabarboqortoyo12
@Gabarboqortoyo12 7 жыл бұрын
Heeesta sanadka Ayan uqiray shaadiya nolow
@jiyaamohamed9358
@jiyaamohamed9358 Жыл бұрын
Sidan rabay wali ima garin
@JawaahirmaxamedJawaahirmax-z8z
@JawaahirmaxamedJawaahirmax-z8z 4 ай бұрын
2024😢❤
@abdifatahgarweeso2820
@abdifatahgarweeso2820 7 жыл бұрын
Reer Xamar weligood Lebis Baran Maayaan Lebiska Iyo Stylka Iskasoo dhisa Markaas baa fankiina caan noqonayaa e🌹🌹🏵
@deleteabdi8073
@deleteabdi8073 7 жыл бұрын
Abdi Fatah Garweeso walee wa Runta 👍
@Cambaraluul21
@Cambaraluul21 7 жыл бұрын
Abdi Fatah Garweeso ma adigaan qabka darana dad istyl ka saxayo allow alle
@Rama____1
@Rama____1 7 жыл бұрын
Abdi Fatah Garweeso reer moqdisho waa dadka somalia ugu styleka qurxoon ka bixi afkaaga waxba ma ogid uf doqon aan wax ogeyn oo iska hadlaa badanaa
@abdifatahgarweeso2820
@abdifatahgarweeso2820 7 жыл бұрын
jecliya jawiga buulay Walaalo Ani Maan dhihine Aduunka dhan Baa Og Somalida In Reer Xamar iyo Djiboutiyanka Ugu style Xunyihiin Waa Reer Magaal Lakin Xaga Lebiska Waadku danbaysaan Runta Ilaahay Baa inagu Jecele😂😂😂
@nacimoaragsan4413
@nacimoaragsan4413 7 жыл бұрын
Abdi Fatah Garweeso hhh ad bad u foxintahu adi hata hhhh elh blh dumrka hhh labiskoda mxa ku baray ma gadaa djbouti wax haka shegan
@farhiaahmed3621
@farhiaahmed3621 7 жыл бұрын
Naaa gariga yey ku jirin
@GareenMedia
@GareenMedia 7 жыл бұрын
4K ha lay fahamsiiyo!
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 7 жыл бұрын
Ustaade Waan kusalaamay ..4K ama Ultra HD. waa muuqaal ama sawir tayadiisu aad u sarreyso 'high definition' HD-ga caadi ayuu ka sarreeya. marna camerada ayaa 4k ahaan loogu duubi karaa oo camerooyinka hadda socda ayaa 4k lagu duubi karaa, marna software-ka ayaa 4k lagu process gareyn karayaa, marka 4k waa quality-ga muuqaalka darajada hadda ugu sarreysa, inkastoo 5K iyo 8k ay jiraa
@GareenMedia
@GareenMedia 7 жыл бұрын
Thanks. Waan yaabay, shirkad baaban mooday! kkkkkkkkkk
@mohaisse8887
@mohaisse8887 7 жыл бұрын
Wow wx nooool baaa ku noooleeeYaa ykhey
@sahracaddey280
@sahracaddey280 6 жыл бұрын
SidaaN RawaY Wali MakaariN KulllahA HadanE HakariN
@nacimoaragsan4413
@nacimoaragsan4413 7 жыл бұрын
Mnshlh shadiya qurxley
@Mgl22-p2h
@Mgl22-p2h 7 жыл бұрын
Style ka xun inantan toobka mooye inta kale ba inay madow ka dhigtay ahayd surwaalki iyo garankii wa kala jaad cadaana kuma so baxayso oo wa gabadh maarina midabada xidhan baa u wacan sida kale wa good
@hawowarsame1422
@hawowarsame1422 7 жыл бұрын
Noow laaw qali codkaaga mac waye xabiito% I'll lyo cowraba LA aaw qli I love u shadiyo cdey
@ikraanabdi3714
@ikraanabdi3714 7 жыл бұрын
Quruxlay 👌👌👌👌👌
@camaramadou8289
@camaramadou8289 5 жыл бұрын
Magnifique je écoute depuis au Mali
@Cabdicarlo99
@Cabdicarlo99 7 жыл бұрын
Sanadahan walee naag laguursado malahn hadiba nag walba san tahy war xage nag udonana
@umunawaaf7582
@umunawaaf7582 7 жыл бұрын
Maxaa ka falee naag meelaha isku walaaqayso tolkaada ayaa ka helee naag fiican
@queenamiira9318
@queenamiira9318 7 жыл бұрын
Cabdi Carlo ani iso doono
@Cabdicarlo99
@Cabdicarlo99 7 жыл бұрын
Amiira Hassan diyr mesha jogto isheg and adderss kaga
@rukiyamuse7332
@rukiyamuse7332 7 жыл бұрын
Cabdi Carlo ilaahey hakuusahlo mid fiican lakiin walidkaa udirso iyagaa kasoobari iskailaali waa jeceylka beenta ah
@Cabdicarlo99
@Cabdicarlo99 7 жыл бұрын
Rukiya Muse benta maha wll
@dhawrzanali5334
@dhawrzanali5334 6 жыл бұрын
horeh uzoco codwaad hysaaa
@marwoahmed8712
@marwoahmed8712 7 жыл бұрын
gaadhig iska eeg uun wll
@xilkasinanor6351
@xilkasinanor6351 7 жыл бұрын
Bby rasmi reys oo kle markaa kenya lee tagto xijaabka ha tuurin saan ayaad ku qorxoon thy
@Gentlemen707
@Gentlemen707 3 жыл бұрын
Shaadiya sharaf ❤️
@farxiyonitaaafunymxaamedta2553
@farxiyonitaaafunymxaamedta2553 6 жыл бұрын
wow😚😚
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 7 жыл бұрын
Waaw nice song 🙏❤️👈
@ugaaskacidda4144
@ugaaskacidda4144 7 жыл бұрын
nadiira neyruus oo inta taagan waaaye malaha isku tol waaay kistoooo is wal walaaqaa kaa dhiman hoooono
@aishagaaboofficial9921
@aishagaaboofficial9921 7 жыл бұрын
Talow xee cunan oo isku cayiliyeen anaa u bahan cayil aqyarey hala igu saacideeyo wax la isku cayiliyo please
@drbella7237
@drbella7237 7 жыл бұрын
Aisha Mohamed hhhhhhhh dhibkyka qabta ana cayila raba
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 7 жыл бұрын
Aisha Mohamed xamar hadii latago tolhy sasaa locayira brwaqo
@aishagaaboofficial9921
@aishagaaboofficial9921 7 жыл бұрын
Alla yaa ikeeyo xamar
@abdiiahmed1684
@abdiiahmed1684 7 жыл бұрын
Mugdi moos ku cun then wa ciyilee sister😂😂😂😂
@aishagaaboofficial9921
@aishagaaboofficial9921 7 жыл бұрын
Abdii Ahmed muuxu faido so kordhinaa malin cadeybuu laabjex igu dhibee haben ha iigu darin
@ifiinstudio7571
@ifiinstudio7571 7 жыл бұрын
Shaadiya sharaf my sis nolwo
@hodanahmed1265
@hodanahmed1265 7 жыл бұрын
shaadiyo sharf l love you
@barud2386
@barud2386 7 жыл бұрын
I love this girl 😘
SHAADIYO SHARAF | SAMIR WAAN KA QUUSTAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
7:52
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 430 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,8 МЛН
Heeso xul ah 2023 | Somali Mix 2023
21:58
Somali Songs
Рет қаралды 208 М.
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 661 М.
KIIN JAAMAC | BEEN BEEN KABAXAY | "(Official Video)" 2017
6:28
Haataf Abdi
Рет қаралды 19 МЛН
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 3,7 МЛН
YURUB GEENYO 2015-2016  BEST COLLECTION SONGS
45:26
Xusuus media
Рет қаралды 1,4 МЛН
SHAADIYO SHARAF 2018 | HA II BAAQIN  | OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:27
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 145 М.
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 14 МЛН
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН