Abdikariin Cali Shaah - Naftaan dilayeey ha ooyin- Dayax Band Barnamijka LIVE (Qaaci Show 2021)

  Рет қаралды 657,324

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Barnaamijka Sanadka Cusub dayax Band 2021
Abdikarim Ali Shah Hees Kaban
Live Performance

Пікірлер: 394
@ainanshenour2883
@ainanshenour2883 4 жыл бұрын
Dadkan quraanka iyo nabiga suuban SCW meeshan keenaya: xishooda oo ilaahiina ka cabsada, like laguu saaro meel ku gaadhsiin maysee wax isku fala Plz.
@mohaaali1795
@mohaaali1795 4 жыл бұрын
Walal mcn hada Qur,aanka kareem ka jeceshahy like 👍isaar❤❤🙏
@khaalidhonest7080
@khaalidhonest7080 4 жыл бұрын
Halkan quran mahe waa hese maxad like ugu badhi
@ApaaZAwiL
@ApaaZAwiL Жыл бұрын
I wasaa
@xaragoofficial9464
@xaragoofficial9464 4 жыл бұрын
A KAREM ALI SHAAH inta taageerta is muujiya❤️
@somalijustinv435
@somalijustinv435 4 жыл бұрын
Atooraha Fanka hada tageerto like dhac kusii Wiilkan markan codkiisa legendkii waynaa Ee Ahmed moge liban baa iguso dhaca wlhi Team waqal wan idin salmay dhaman gobtu Isma qariso Khadar waqal Ama dugsiiye dabacaseer Hada ii argta pine dhac igusiiya🙏♥
@Niciimaa
@Niciimaa 4 жыл бұрын
I love you walahi cabdikariin cali shaaxoow wll🥺❤️codkiisa mashallah inankaa jinkaygaa jecel🥰heesihisana midan ka heli waayey ma jirtaba😍
@calizakiadam4096
@calizakiadam4096 4 жыл бұрын
Abdikariiin ali shaah wllhi waa fanaan Dhaba alle Hadayee intii tageertay ismuuji ♥️🟩⬜🟥
@cabdiraxmanmuxumed8696
@cabdiraxmanmuxumed8696 3 жыл бұрын
Nice
@sophiamotherlove2550
@sophiamotherlove2550 4 жыл бұрын
hubsiibo la aan runtii way xanuun badantahy goaanka dagdag ah 😭wuxuu kuu horsedi kara guul daro😭markaad naftada udookhdo qofaan uqalmin 😭💔💔
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 3 жыл бұрын
Waliga gadaal ha eegin horay u soco
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 3 жыл бұрын
Igala tag naya jilayca
@craxiin_key797
@craxiin_key797 3 жыл бұрын
Wad ka gudbi nolosha adag
@craxiin_key797
@craxiin_key797 3 жыл бұрын
Wad ka gudbi nolosha adag
@ayanitoahmed7444
@ayanitoahmed7444 3 жыл бұрын
Waligaa jilayc ha muujin sis Nolosha dhibkeeda ka badan dheeftedaa 😌
@HanaqadVlogs
@HanaqadVlogs 4 жыл бұрын
Dayax band waa koox mar walba u tagaan dib usoo nolaynta fanka mugdisho ku dhintay dadkii an ka beermay reer hargaysa manta innaga afka sii hyna noolada teem waqal iyo dayax band
@amiinabdirsaaq7235
@amiinabdirsaaq7235 4 жыл бұрын
Waqalka studio C/kariim Ali shaah team liketa inta wadata is Muuji
@anisomohammed7841
@anisomohammed7841 4 жыл бұрын
Waaaw fanaan fanaan dhafay c/Karim Ali shaah fanaanka dhabta ah wa kan qaciga codkiisa kuqanciya dadka 👏👏👏👏
@api-azizahmet2918
@api-azizahmet2918 4 жыл бұрын
AbdikariN cali zhaah nin aan taageero keep going pro Waqal himiladeenu waa 1million 💪💪💪
@xamdiitohibraahim3205
@xamdiitohibraahim3205 4 жыл бұрын
Cabdikriim Cali ZhaaH ☺ Burcaawi 💚💬❤
@Maxbash114
@Maxbash114 2 жыл бұрын
Heeskan waxaad mooda in dareenkayga laga sameeyay sida ay ii taabanayso gabdh aan aad u jeclaa muddo 9 sanadood ah ayaa si kadis xiriirka iigu jarty oo itiri macsalaama intaa ha noogu ekaato sababna ha iweydiin wlhi ilmo ayaa igu joogsanaysa marka uu yiraa “bal maad sabab ila yar doontid” 17/08/2022 Allah waxaan waydiisanaya inuu iisoo cesho
@fartunmohamud9179
@fartunmohamud9179 2 жыл бұрын
Qalbiga allaha kuu qaboojiyo walalkey taado kale waa igu dhacday waana dareemi karaa xanuunkaaga
@imbashiir1825
@imbashiir1825 Жыл бұрын
Inad bogsatay baan ku rajaynaya bro lkn 9 years xidhiidha waa too much time wasted. Xidhiidhku inuu ujeedo iyo midho dhal mudo aan badnayn inu yeesho weeye waayo gabdhaha waqtiba ku socda oo ay eryanayaan.
@AbdirisaqMohamuud-c6f
@AbdirisaqMohamuud-c6f 5 ай бұрын
Wllo inanta qaladkeeduun ha eegine bilay gaabis kaa dareentay ineel waa 9sanee madama ay dumarku guur u joog yihiin mudo dheer wada scooteen
@gashaanle_official6916
@gashaanle_official6916 4 жыл бұрын
Hadaad kabo la,aan tahy like saar😅😅
@abdirahmanzaylici5416
@abdirahmanzaylici5416 4 жыл бұрын
hhhhhhhhh
@munamohamed9512
@munamohamed9512 4 жыл бұрын
🤪😂😂
@nimcaandaahir5377
@nimcaandaahir5377 3 жыл бұрын
Hhhhh
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Cabdirahman Cali you shouldn't cry but jump with joy with your sensational voice keep going all the best
@craxiin_key797
@craxiin_key797 3 жыл бұрын
Waa la kala badiyaya orodna maha. Waa lays kla tagay music qaaci🥰
@AkaashApdi
@AkaashApdi 2 жыл бұрын
Naftaan dilayey Ha Ooyin Qalbigan Dumayow Adkeyso Hestan sidaydo Kle Hada Kuso cel ceshatay like Isar
@Qadanmuxumed-xm6wq
@Qadanmuxumed-xm6wq Жыл бұрын
NafTaan dilayey ha ooyin qalbigan dumayow adkayso😊
@aishadhaldarwish7166
@aishadhaldarwish7166 4 жыл бұрын
xanun weeye markad qofka ad jcshahay ku daremi wayo Wlhi murugo weeye😢😭💔 23/1/2020💔😭
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 4 жыл бұрын
Wax kaa xanun kulul maba sarno dunida Allaha qalbiga no wada qabojiyo
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Lacagtaan Si Fudud Loo Bixin Oydin Qalibiyadiina Si Fudud Ku Bixinaysan Marka Hore NafiHina Cantrola Sisters Ragu Kama Helaan HablaHa Jilicda San
@gamerwolf2197
@gamerwolf2197 3 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 was run naagta adag bay jecel yihiin ee diida sowmaaha
@khaalidhonest7080
@khaalidhonest7080 4 жыл бұрын
Cabdikarin cali shaah heesta wad ku ciyartay wlhi inad music u daysay ahayd wlhi really heestu music hore aadbay ugu macanayd hestan mesha kasar nio
@iqramohamalin5180
@iqramohamalin5180 4 жыл бұрын
Best singer abdi kareim ali shaah iyo hees shidan 💖💋
@farhanhdhimbil4998
@farhanhdhimbil4998 4 жыл бұрын
Abwaan Daaha gaas iyo cabdikariin cali shaah Waxba lagama qaban karo 😍❤️
@falxadhassan1576
@falxadhassan1576 3 жыл бұрын
Hubsima la.anta doqa dilkisa jeceylka weye taladan deg dega ku qatay ? Xarafka kle ma fahmin plz isoo qor
@abwaanjannaale
@abwaanjannaale 2 ай бұрын
Fudaydkaan dambiga saaray​@@falxadhassan1576
@samsamcaday7ug165
@samsamcaday7ug165 4 жыл бұрын
Fanankayga abdi karin alli shaah gopolka.raga.izmujiya💯💯🙏
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 4 жыл бұрын
Hees iyo badh cabdikariim daaha iskalaaji salute waad isugu tagteen heestan
@rijaal4rl
@rijaal4rl 4 жыл бұрын
Kalsoonida iyo fanaanimadu Waa taa oo kale Abdikariim ali shah fanaan 🥰❤🙏
@saaraosman9375
@saaraosman9375 4 жыл бұрын
2021 waa sanadkeena intii jacel sanadkan🤲❤❤
@hamzabakri1913
@hamzabakri1913 4 жыл бұрын
Kan mlihid aduye😂
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 4 жыл бұрын
Aad ayaan ujeclhy😎
@qalbiluula1225
@qalbiluula1225 4 жыл бұрын
❤❤
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
What a soothing and gentle voice yet powerful and magical keep going A Cali Shah lovable always
@fahadmahamoud1437
@fahadmahamoud1437 4 ай бұрын
Ina ali shaah dadkena maha .codka dahabka ah ❤💯💯
@ckarincalishaah3209
@ckarincalishaah3209 4 жыл бұрын
C kariin cali shah muxumed ducale gar iyo gardaraba waanu ku wadanaa pro
@ASMA-j
@ASMA-j 4 жыл бұрын
Hoygi fanka hargeysa hadhwanag 💜
@suralaydaafrica7992
@suralaydaafrica7992 4 жыл бұрын
Waligayba mntan helay hees dareenkan hada ku jiro ka hadlaysa Intan qiiroday allaha danbi dhaaf iiga dhigo😭
@nadrahnourahnalka3487
@nadrahnourahnalka3487 4 жыл бұрын
Apdikarim Alih shaah ❤❤❤❤nafataa raali ka aah wllo QaLi sharaf io KaraMan kuu HaYaah runtii 😘😘😘❣
@naimorashiid5140
@naimorashiid5140 4 жыл бұрын
Nin aan fankiisa jeclhy shaah💕
@abdiraxmanshsullaiman9038
@abdiraxmanshsullaiman9038 8 ай бұрын
Gaotka Fanka Abdikariin Cali shaah listen 2024 😊
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Smooth and soft like satin it's the lovely voice 🤩💗💗💗💗 of A Cali Shaah
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 4 жыл бұрын
Ama hees ama aamu ama hees sida legan ina cabdikarem cali sheikh all duriyatu
@sihaamxasan2741
@sihaamxasan2741 4 жыл бұрын
Ax hees io bar weye cabdi karin cali Bro kabtada noma gasho legend Of legend❤🥀
@ethnahazzan7472
@ethnahazzan7472 4 жыл бұрын
Wooow Another level weeye Abdikarim Ali shaah
@ckarincalishaah3209
@ckarincalishaah3209 4 жыл бұрын
C kariin cali shah inta tageersan like saara
@abdirisakmustafe6927
@abdirisakmustafe6927 4 жыл бұрын
Waatan sababta hargaysa u noqotay hoygii fanka
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
The rhythm the gentle voice of the singer is like gentle sea waves against an emotional rock A cabdi Shaah great
@somaliyameni202
@somaliyameni202 4 жыл бұрын
Incredible voice abdikarin ali shah 🔥
@bashirbashiirhawaarojaceylku
@bashirbashiirhawaarojaceylku 4 жыл бұрын
💋
@samiyasiciid4622
@samiyasiciid4622 4 жыл бұрын
SoomaLiLand hanoolato😏🇮🇹
@daldhiscompany733
@daldhiscompany733 4 жыл бұрын
Yaa ilaahal caalam Abdikarim Ali shaah waa tagay oo tallaabsaday
@shabbacal-gaadeer
@shabbacal-gaadeer 4 жыл бұрын
Garagaracu dhalay ee hamse qurus muxuu samaynaya yaa illahal caalam❤❤👏👏👏👏👏👏
@qurbomedia
@qurbomedia 3 жыл бұрын
Heestani tii aan kuu dhiibay miyaanay ahyn😂😂
@youtubeqadaafedegane6651
@youtubeqadaafedegane6651 Жыл бұрын
Woow fanaaniintii hore ayuu la cod yahay best singer now
@abdirahmanmohammedwehlie7786
@abdirahmanmohammedwehlie7786 4 жыл бұрын
Legend abdikarin cali shah muqdisho Caasimatu.somali weyn rugsanmol ban duhur wngsn kaso leyahe xfdi ismail Arka agteeda
@Khaliifadda
@Khaliifadda 4 жыл бұрын
Iceland 🇮🇸 baanka dhagaysanayaa ax yaa fanan ax yaa hees ❤️😭
@shaaficimustafe6205
@shaaficimustafe6205 4 жыл бұрын
🇬🇷
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 4 жыл бұрын
Bisinka illhy barafka haka badnaadiyo
@shaaficimustafe6205
@shaaficimustafe6205 4 жыл бұрын
Gurmad mad iii fidin
@actorman5428
@actorman5428 4 жыл бұрын
Hadaad hore u dhagaysatay heestan like saar😁🔥🔥
@yazmenmohamed4079
@yazmenmohamed4079 4 жыл бұрын
legend of legend abdikarim ali shaah👏🏻👏🏻👏🏻🥰🥰♥️♥️
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
#SOMALILAND horyaalka fanka horumarka so dhawaynta farxada 5nta SOMALIYED inay thy hdaad igu raacsanty 👉👉👉👉👉#LIKE 👍❤
@abdirizakawil9058
@abdirizakawil9058 2 жыл бұрын
Aarka meesha oo ku soo caan baxay hoyga fanka muqdisho waaba laysku yasaa
@hibomaxamuud9237
@hibomaxamuud9237 4 жыл бұрын
Waah waah hees fiican iyo cod macaan laxan cajiib heesto qoraal ah 😍 ayaan Codsall lahaa
@nimcokayse3627
@nimcokayse3627 4 жыл бұрын
Ina cali shaah bro hore u soco alle ha ku fududeeyo haamigad nolosha ka leedahay
@hadiyaabdi5777
@hadiyaabdi5777 4 жыл бұрын
C/kariin cali shaah ma fav singer 💯hore usoco
@leaderciiltire954
@leaderciiltire954 3 жыл бұрын
C/kariim cali Shaah favourite Singer♥️🥰
@abdisamadali9011
@abdisamadali9011 4 жыл бұрын
Sheeko cusub Foodhidaasi caadi maaha walahi 👍👍👍👍👍👍👍
@rashka8bpyt306
@rashka8bpyt306 4 жыл бұрын
Asal hadaa qaaci iyo baabah. Cantaro bakhash ayaaba nawareeriyey iyo ciyaal har yar oo boodboodaya. 👍👍👍👌👌
@MooganeAdvertising11
@MooganeAdvertising11 4 жыл бұрын
KEEP GO DAYAX BAND,WAQAL AND TEAM WAQAL 👍👍
@SubeydaMaxamed
@SubeydaMaxamed 2 ай бұрын
Bal maad sabab ila yar doontid 💔🥺 waan jeclaa lkn wuu iga tagay mana ilawin 😢 alle qalbiga ha iga reebo 🤲😢 22/10/2024😢
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Enjoyable in every way really this song is outstanding ❤️😍❤️❤️ many thanks
@nimcomohamed3134
@nimcomohamed3134 4 жыл бұрын
Hubsiimo la.aanta dookha Dilkiisa jecylka weyee Taladaan degdega ku qaathy😰😨 Qooomamo ihayso😭
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
I truly love this singer not just his voice 💖😍🤣☺️ but he is extremely talented
@sahalabdi2745
@sahalabdi2745 3 жыл бұрын
Masha Allah codki macana ee cabdikarim Cali shah laxanki macalinkisa iskalaji
@abdisalam22Nov
@abdisalam22Nov 4 жыл бұрын
Another level wlhi ninkan banaankuu kudhacay ,hees iyo badh. Fanka wali ma dhiman kaliya music isbadalay ,dadku waxey yiraahdaan fanka casriga waa zero ,kaliya saan aamisanhy music kabanka ayaa xaraarad u yeeli kro heeska . Naftaan dilayey ha ooyin Qalbiga dumayow adkeyso Danteyda qofkaan u tuuray Hadad durga maanta weyday Daryeel marna igama waayin Dareen xiisahaa abuura Intii dirac laga filaayay Dulqaad midna maan yareysan Magaran Magaran Magaran Dudmadiyo takniinka Magaran oo Magaran Dalbashada waraaqda Diidmada nac uu dhacaaya Hinaasaba maad sabab ilayar doontid Nafteydaay samir dugaasho Jileeca damqashada yareyso Dartii ruuxaad udaashy Dadaalki hadduu qasaarshy Hubsiima la aanta dookha Dilkiisa jacaylka weye Talada dagdag aan ku qaaty Fudeedkaan dambiga saaray Magaran Magaran Magaran Dudmadiyo takniinka Magaran oo Magaran Dalbashada waraaqda Diidmada nac uu dhacaaya Hinaasaba maad sabab ilayar doontid
@nimciishnalka2775
@nimciishnalka2775 3 жыл бұрын
Wll lyrics maygu caawin kartaa
@abdisalam22Nov
@abdisalam22Nov 3 жыл бұрын
Waa kaa wall u welcome
@gulledcaddegulleddhabandha7323
@gulledcaddegulleddhabandha7323 4 жыл бұрын
Qof qalbigah dareemaya urugoH iyo murugoH baa heestah ka hadaleysah codkah iyo heesta wax kle Like dhac dhac ku siya zxpyal
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 4 жыл бұрын
Rooxaanta fanka cabdi karem cali shaah
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Sorry 💗❤️😻❤️ its cabdikarim Cali Shah always awesome
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 жыл бұрын
Waynakaa hadaba waynakaa Cabdikariim shaah shaah Abwaanka waayahan Daaha cabdi jaamac Gudoomiye Daaha Gaas fankii soo nolaysay walee
@nimciishnalka2775
@nimciishnalka2775 3 жыл бұрын
Walaal lyrics mayga dhigi kartaa waan rabaaye
@cabdirisaaq6558
@cabdirisaaq6558 4 жыл бұрын
Abdikariin ali shaah lengend of the lengend
@mumtazmohamet5758
@mumtazmohamet5758 4 жыл бұрын
Golden voice 🤴❤💞💞cabdikariin cali
@kamilaalinor7329
@kamilaalinor7329 3 жыл бұрын
23/06/2020 Hubsiinmo la,asnta Dookha Dilkise jaceylka waaye Tallade dag dag ku qaatay😭 Fudeeydkaan Dambige saaray Waaxan dawanaaye caawe heesta Amintu waa 02:25 Am 10/12/2021 Ankara turkey 😭😭😭😭😭
@abdiqanijama6448
@abdiqanijama6448 4 жыл бұрын
Gudoomiye Daaha gaas wllhi ragbuu soo saaray
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
You sing from the heart 💓💓💓💓💓 full of delightful expressions I.like that
@furinleofficial7116
@furinleofficial7116 4 жыл бұрын
Wowo amazing waqal studio📯🎸🎤🎙
@munalizashow5969
@munalizashow5969 4 жыл бұрын
What a voice MashAllah 👏💖
@nacimoabdullahinour396
@nacimoabdullahinour396 4 жыл бұрын
Mansha allah my fanan an tagero hesihisana anjclahy 😍😍♥️
@xayaadmahamet6400
@xayaadmahamet6400 4 жыл бұрын
Abdikariim ali shaah keep going brother
@abdirisaqassayr6244
@abdirisaqassayr6244 4 жыл бұрын
Abdikariim cali shaah fanaan tegay tageero buuxda bro
@quenluza2832
@quenluza2832 4 жыл бұрын
naftaan dilayey ha ooyin qalbiga dumayoo adkeeso danteyda qofkan utuuray hadaa durba manta weyday🥺🥺🥺 Ali zhaah fanan dhamestiran❤💎
@muniirosman6389
@muniirosman6389 4 жыл бұрын
Wooooow Abdikariim Keep going✔
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
A Cali Shaah you're great with a soothing yet catching voice and song I simply love it amazing in every way 💕🤣💕💕💕
@nimcaandaahir5377
@nimcaandaahir5377 3 жыл бұрын
Keep going abdi kariin ali shaah eeshcalaa fanaan ♥️💯
@lacagleofficial
@lacagleofficial 4 жыл бұрын
Faa'isaay waxaa tahay, Fariidadii hablood iyo, Fool ku qurux wanaag iyo, Ubax iyo fiyooree, Eegmadaada faraxa leh, Ruuxii ku fiirshaba, Qalbigaa u faaxoo, Waa lagu fahmaystaa, Ala maxaan fariidaay, Intaan sheeko kuu furin, Bal inaanan fududaan, Qaabka wacan u fiirsado, Qalbigaygu ii faray, Oo dareenku igu fiday, Ala maxaan fariidaay, La fikiray dartaayoo, Ka fogaaday ceeshkoo, Sidi ruux la falanfalay, Fiidkii wareegoo, Barxadaha fariistoo, Maansooyin fara badan, Farriin kuugu soo diray, Ala maxaan fariidaay, Fiyaalaha magaaliyo, Faynuusta layrkiyo, Ka fogaaday uunkoo, Shimbiraha firxanayiyo, Intaan Fiinta wehehshaday, Geedo hoos fariistoo, Farahayga ciidaha, "Faa'iis" ku qorayoo, Sida wehel u fiirsaday, Ala maxaa fariidaay, Wabiyada fataha iyo, Hirka badaha faaxiyo, Foolkaano iyo holac, Filsaney daraadaa, Laabtayda lagu furay, Ala maxaan fariidaay, Markii aan is fahanee, Noo fariistay caashaqu, Farxadiyo kalgacalkii, Farqi wayn inuu jiro, Laygu taagay farahoo, Dadku ila fajacayeen, Ala maxaan fariidaay, Fiira dheer aduunyada, Riyo lagu fogaadiyo, Faalsooyin qorayoo, Faamil kula yagleeloo, Faraskiyo gamaantiyo, Diyaaradaha fuulnoo, Caasimaadki fiicnaa, Fillo beer ku taaliyo, Qasriyaalna kuu furay, Mimbar lagu fariistiyo, Taajkii Firdows iyo, Fadhiyaalna kuu dhigay, Oo fiyoore kuu suray, Qaddarkaa fal galayoo, Calaf lama figeeyee, Sida filimadii Ruush, Ayuu falag wareegoo, Sidaan filayay may noqon, Inkastoonan fududaan, Dunuubtana ka fiicnahay, Markaad iga fogaatay, Faa'isaay waxaan maray, Ma faahfaahin karayoo, Hadalkaa fogaaniye, Fiyoorihii jacaylkaay, Farxad iigu noolow, Mahadsanid walaal qaali SUBSCEIBEta igu caawi adigoo mahadsan 🙏🙏🙏
@amiinilkacazeofficial8148
@amiinilkacazeofficial8148 4 жыл бұрын
Hadaad jiifka ku daawanayso like ku qabo
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
ABDI KARIIN ALI SHAAH 😍🤴🏻❤✌🏾 AMAZING VOICE 💔🦋
@cqaniaxmed9874
@cqaniaxmed9874 2 жыл бұрын
Bes iga dhe ina ali shaah Heestan qalpiga ka dareemayaaa
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 4 жыл бұрын
Nafteydaay samir dugaasho alfanaan cabdikarim cali shaah hore usoco✌✌
@cnasirudhis7401
@cnasirudhis7401 4 жыл бұрын
Ilmahaas gacanban u tagay markasta barnaamij live kooxdiisu qabato hees habaysan buu la yimada mesha
@nimcomadoobe7436
@nimcomadoobe7436 4 жыл бұрын
Ninkaaan qalpiga ka jclhy😢😢😢❤
@najmaupdalla9611
@najmaupdalla9611 4 жыл бұрын
Waqal studio m first♥️
@realtalk5871
@realtalk5871 4 жыл бұрын
Hore u soco fanan qaliya cabdikariin cali shah
@mohameddhodaanofficial5762
@mohameddhodaanofficial5762 4 жыл бұрын
Alfanan abdikarin ali shaah tageere buuxa 💪
@machetchama9352
@machetchama9352 4 жыл бұрын
Fanaan ena aLi shaaH Keep goinG pro
@nadiirbakaal2109
@nadiirbakaal2109 4 жыл бұрын
waqal saxiib qaali ah keep going
@najahqaliqurux4569
@najahqaliqurux4569 4 жыл бұрын
25 second please tik tok follower soo siiya inta iga danbeysay waa NAJAH QALI QURUX
@jihaan457
@jihaan457 4 жыл бұрын
Wwww wiilkan waan jecelahay asxabey inte ka hela
@ayanmabdulle2908
@ayanmabdulle2908 4 жыл бұрын
Qalbiga dumayoow adkeyso💔🥺
@ahmedsiciid934
@ahmedsiciid934 4 жыл бұрын
Masha Allah UPdiKaRiiN Ali ShaaH alle haku dhowro pro 🕶🅰️
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 4 жыл бұрын
Cabdikariim calishaah aabaha fanka qarnigan
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 3 жыл бұрын
Abdikarii somali super star🔥🔥🔥👑👑👑👌👌👌❤❤❤
@ifk02
@ifk02 Жыл бұрын
Nafteeydaay Samir Dugaasho Jileeca Damqashada Yareeso Dartii Ruuxaad Udaashay Dadaalki Haduu Qasaarshay 😢😢😢
Full Barnaamijka live Qaaci show Dayaxband 2021
1:32:12
Waqal WStudío
Рет қаралды 324 М.
((part:2))ABDIKARIIN ALI SHAH :😂NO WAC QOF YARANTADII KU DILI JIRAY KUNA DHEH..
25:12
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
CABDIKARIIN CALI SHAAH HEES CUSUB MAGARAN 0FFICIAL LYRICS 2019
4:57
Saalax Sanaag - Dhoof-Dayax Band Barnamijka LIVE  (Qaaci Show 2021)
8:56
Qaaci Cabdikariin  cali shaah iyo filfil
4:43
filfil studio production
Рет қаралды 11 М.
CABDIKARIIN CALI SHAAH HANAAN SOCODKA LAAFYAHA QAACI DAYAX BAND 2020
8:23
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,1 МЛН
Ismaaciil Aar - Cabasho- Dayax Band Barnamijka LIVE  (Qaaci Show 2021)
7:32
ABDIKARIIN ALI SHAAH 2021 | WAXAA TAHAY EEGMO KORIS | HEES CUSUB
4:05
Barnaamijka Qaaci Show | Fanaanka Axmed Aarshe | Astaan | 2022
26:35
Abdikariin ali Shaah | Haduu Cashaqu Qaldamo | Qiso Dhaba hees Cusub 2021
4:55