AYAAN TOROMSO Best Song - RAGA KAAN KA EEGTOW - NEW YEAR SHOW 2020

  Рет қаралды 312,385

Abdirahman Somali

Abdirahman Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 86
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Wow@ Ayaan tromso soo rogaal celisey, ayadoo hilib badan iska soo ridey oo quruxdeedii soo baxdey. Hore u soco walaalo fanaanad qaaliyad tahay tuntii.👍👍
@Maakhirland
@Maakhirland 5 жыл бұрын
Ayaan Toromso Waa Hoobalad Sare Gudubtey Codkeeduna Wuu igaadhay Maasha Alaah Darwiishada isha DoQontu Kaadedan
@indhadro2633
@indhadro2633 5 жыл бұрын
Gabdhaha dhulbhnte ha wey qurux badanyihiin horey usoco ayaan
@bilebile8867
@bilebile8867 2 жыл бұрын
Lkn niin gaaboye ayaa qaabo deeq dheeg ayaa laa dhaaha isku meelan ka shaqeyna Amazon laa dhaaha london uxbridge
@keykey2594
@keykey2594 Ай бұрын
​@@bilebile8867 war alxamdulilah dheh hadu nin somali ah qabo qabiilku rabo ha noqdo. Meshan naagihii jamaican iyo nigerian ba kuli wada qaba ama carab tuugo ubadan.
@nuuriyeproduction
@nuuriyeproduction 5 жыл бұрын
Ayaan tromso waa fananad an wakhti hote heesaheeda dhagaysan jiray oo cod macaan alle cimriga ha u dheereeyo
@yayavic1185
@yayavic1185 4 жыл бұрын
Heestan waxa Shere iso dhahay gacalisadeyda halkan ayan fariin uga diraya (indhaheyga markey ku eegaa Naxariis la'oyaan farxada baan ilmayaa) love you ❤️💐💝
@haniabdullahi9102
@haniabdullahi9102 4 жыл бұрын
Thanks babe love you too ❤️❤️🌎💍
@maryamohussein9805
@maryamohussein9805 7 ай бұрын
Wali ma wad socotaan abyo ❤​@@haniabdullahi9102
@yusufjama8819
@yusufjama8819 5 жыл бұрын
Asc ayaan waan ku salaamayaa mar hore mar labaad sanad wanaagsan nice song nice music thanks ayaan best Yusuf jama UK Birmingham
@adelali4210
@adelali4210 5 жыл бұрын
Ayaan Tromso waa naag Qurux badan Wallhy
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb Жыл бұрын
Live markii loo arko ayey ka qurux badan tahay. Timaheeda fake maaha sida fanaaniinta kale. Waan aqaanaa ayaan.
@abdoulkaderyonis6101
@abdoulkaderyonis6101 5 жыл бұрын
Heestaa fananada laahayd xusaa haa soo galin adiga oo waxba Ogayn lama yaaboo inuu fanan qaadoo heesihii laakin waxan la yaba haduu xusii waayoo Aun fanandii weynayd ee reer jabuutii fadumo Ahmed dhanbiil alle haa u naxariistoo amiin
@omaregal164
@omaregal164 5 жыл бұрын
halkar academy heestaan waan maqli jirey ma cusuba
@ashcariali2866
@ashcariali2866 5 жыл бұрын
Heestan waxaa iska lahayd AUN Faadumo axmed danbiil
@abdoulkaderyonis6101
@abdoulkaderyonis6101 5 жыл бұрын
omar egal haaa wllo laakin inu xuso ayay ahayd ninkanii waxbaa iskumaa ogolaa somaliduu waaa run
@MustafeCadaawe
@MustafeCadaawe Жыл бұрын
​@@abdoulkaderyonis6101 xusuustii fadumo Axmed dhimbiil ayaa ku qoran muuqaalka bilawgiisa si ficaan u fiiri
@deeqaroodaofficial8859
@deeqaroodaofficial8859 4 жыл бұрын
my Ayaan qali badan we miss you so much mcnto nolooow ❤❤❤❤❤❤❤❤
@nouraden4755
@nouraden4755 5 жыл бұрын
Inta ayaan toromso codkaga ku haysata like dhac kusii wll plz 😂😂😂
@Amalhirad320
@Amalhirad320 4 жыл бұрын
Manshallah beautiful Dhuulos inadeer xafidullah
@henrikkendrick604
@henrikkendrick604 3 жыл бұрын
Instablaster
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 5 жыл бұрын
Ayaan tromso. 2012 kii Ayan ad u jecla. Heso ey so sartay. Heestan ayan u jeclahay. Ayan we miss you dear
@mahamoudzenab3478
@mahamoudzenab3478 5 жыл бұрын
Hessti fatoumo ahmed legend djibouti rahimou y allah edoo maccan
@shafiak2919
@shafiak2919 3 жыл бұрын
Waqitiba hestan is ka marqami jiray qoftan awged xiligas wa 2014 manta ayan dib is kaga so xasustay
@ayaanahmed5939
@ayaanahmed5939 5 жыл бұрын
Fadumo halkey heestan gaadhsiso maad gaadhsiin hunno. Alla ma fanaanad qaaliya ciidu cuntay AHU
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 5 жыл бұрын
HEESTA WAXA HORAY QADI JIRAY CABDINUUR ALLALE IYO AUN FADUMO AXMED DHINBIL
@wolfygamer1061
@wolfygamer1061 5 жыл бұрын
Heesihi djibouti aya mesha kasocda
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 5 жыл бұрын
Naagtan quruxeey qabtaa❤
@nasirmo1169
@nasirmo1169 5 жыл бұрын
Qurux ala maxaan jeclaa gabadhan.
@biche1984
@biche1984 2 жыл бұрын
Allah arham fadoumo Ahmed Dhimbil amin
@Nouramoh2414
@Nouramoh2414 3 жыл бұрын
Une très belle femme avec une voix qui coupe à souffle
@mowlidkhayre1007
@mowlidkhayre1007 2 жыл бұрын
Fadumo axmed dhinbiil iyo cnuur alle cuudkii xudaydi aun heesa kama danbayn qaraami iyo codii dadkii waadi jiray
@jimcalemohamed3665
@jimcalemohamed3665 5 жыл бұрын
Heestan mala 5jeerba kuceshaday arooski liiban samatalis ayaan kasoo arkay heesta sanadka weeye
@niciimafaaraxmaxamed2888
@niciimafaaraxmaxamed2888 5 жыл бұрын
Qurxdii fanaaka ayaan
@theonetheman
@theonetheman 2 ай бұрын
Good video
@deeqaroodaofficial8859
@deeqaroodaofficial8859 4 жыл бұрын
woooow codka mcn badan my sweetheart sister nolooow
@soyaansoy746
@soyaansoy746 5 жыл бұрын
just beatiful
@shukriladan2152
@shukriladan2152 5 жыл бұрын
Naasobalaqlay akhas uff tadharka casleh
@amiinaraab5020
@amiinaraab5020 3 жыл бұрын
Fanaad cod macaan
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 5 жыл бұрын
“Qurux waxaa u leedahy’ asalkii qureesh” 👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾 dad carab ka qiimo badan, ka quruxsan hadana Carab ku abtirsanaayo, hadeey aqoon noqoto, qimeenta naftooda noqoto--somalida waa dad zaaaid isku liidaayo marwalbo.
@saamiyainduo733
@saamiyainduo733 5 жыл бұрын
carab in lagugu tilmaamo ma ahan inaad tahay carab, tan kale yuhuudaba yurub heesaha marka la qabanaayo way ka qeyb galaan iyagoo huwan dalada yurubta mana ahan iney yurubiyiin yihiin ee yeysan arimuhu isaga kaa yaacin huuno indhaha kala fur
@marwodjama2834
@marwodjama2834 5 жыл бұрын
Naya hesta reer Djibouti Djibouti iskale
@chakibahmed1390
@chakibahmed1390 5 жыл бұрын
Inta hestan horay u maqshay like dhac igu siya
@maryamaruunchannel6176
@maryamaruunchannel6176 5 жыл бұрын
Sagal codka qaaday umaleynaa bilaa music ayado ah
@abdulahmed3798
@abdulahmed3798 5 жыл бұрын
@@maryamaruunchannel6176 faduma Ahmed dembil from djibouti
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
@@abdulahmed3798 ninkii garanayaa garanayee maxay ciyaalkan danbe ka fahmayaan, waa heestii fadumo Ahmed dhibiil allah janooyinkiisa haku casuumo.
@maxamedabdullahiahmed839
@maxamedabdullahiahmed839 4 жыл бұрын
Cutest singer
@amanihosh1786
@amanihosh1786 4 жыл бұрын
Heesta waxa iska lashed fadumo dhimbil oo aheeyd reer jabuuti Alle ha u naxaaristo
@somalisomali5161
@somalisomali5161 5 жыл бұрын
Heestan iyadoo sidan ka macaan ayaan 2013 dhagaysan jiray waa cusboonaysiin ...
@mariamaabdullahi7993
@mariamaabdullahi7993 3 жыл бұрын
She is literally sitting next to I swear to god
@girmad343
@girmad343 4 жыл бұрын
So sweet
@salmasiman1188
@salmasiman1188 5 жыл бұрын
Habarkato naaska.soo banaysay ma fashion socdaa taloow🤔
@naimastar9366
@naimastar9366 5 жыл бұрын
haa huuno subscribe iisaar
@salahbabid55
@salahbabid55 4 жыл бұрын
shahleey ayaan mmm
@ummuaziiza-c9e
@ummuaziiza-c9e 4 жыл бұрын
Habarta dharka cas maxa waalay iyadoo qof weyna
@herrochannel2670
@herrochannel2670 5 жыл бұрын
Kuso dhawoow ABDIQAADIR LYRICS wll
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 5 жыл бұрын
Ayaan waxay isku caatesay maa la ii weediiyo
@micraajabdirizak2462
@micraajabdirizak2462 5 жыл бұрын
Wax laisku cateyo walagu haya wadanke jogta siz plz contact me +254728280635
@ifrahcabdi8208
@ifrahcabdi8208 5 жыл бұрын
Micraaj Abdirizak Aniga london maxa heesa
@micraajabdirizak2462
@micraajabdirizak2462 5 жыл бұрын
Contact me
@ciriqs2430
@ciriqs2430 5 жыл бұрын
Fadumazahra Raage nin ka caateysan marka heyso waa saas IYO garoob wa is yaryareyneysaa
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 5 жыл бұрын
Ifrah Cabdi Micraj South Africa ayu joga inuu ku cuno ayuu raba Wax kale mahayo ee Shaha hadi ad cabto iska yare 4 weeks cunada hore badal vegetables/Fruit ku badal halki cuntada Mida kale exercise same gym tag hadii ad awoodo uu iga qosliayay kan leh I kaso xidhiidh 😁😁
@newnewsmediannm8926
@newnewsmediannm8926 4 жыл бұрын
Ayaan tromso
@ahmedjooker3148
@ahmedjooker3148 5 жыл бұрын
Gabdhi heesta isoo dirty Ma aqaan melay jogto , waynu is jeclene ifka ku faraxsanow wlal😭
@hodanmahamud4919
@hodanmahamud4919 5 жыл бұрын
Ahmed Jooker 😭😭
@Cocoady134
@Cocoady134 4 жыл бұрын
Aniga weye xbbi my ex nolow sidii nebi khadar love u Bbe
@reeqacarab
@reeqacarab 5 жыл бұрын
Wey Fara xumaysay heestii
@ladyblue6595
@ladyblue6595 5 жыл бұрын
Xabaala baadhato heesta marxuumaddii Fadumo Axmed Dhinbiil ayaa horey u qaaday. I am pissed off heesahayaga noo dhaafa anba sheega at least inuu remix yahay
@reo9475
@reo9475 5 жыл бұрын
Dumark waaweyn oo wada asaasaqey
@mouniyat
@mouniyat 4 жыл бұрын
Heesihii reer Djibouti 🇩🇯 wax gaaraya ma jiira? Wa maya Faduma Ahmed dhibiil A.U.N waay diishay oo dhulka laa dhaacday aax ya wadani
@MrHelloimyassin
@MrHelloimyassin 4 жыл бұрын
CAADI MAHA
@omarjama7627
@omarjama7627 5 жыл бұрын
Nacaskaa stage kasta taagan baan la yaaabay!
@ahmeddeeqdko2258
@ahmeddeeqdko2258 5 жыл бұрын
Sowta inantu heesti Lagoogoday dhulkay jiiday walahi Yaa ila arkaaya laxam kale ayey usaratey
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 5 жыл бұрын
Kkkkkkk way isu camirtay
@Sharaxafilimada
@Sharaxafilimada 5 жыл бұрын
TEAM LII CAATO HADAA TAHAY NAGU SOOBIIR TUSANA INAA JECELNAHAY WALAALKENA kzbin.info/www/bejne/i33YqXiPmsh2gJo
@kingwasiirkashow3145
@kingwasiirkashow3145 5 жыл бұрын
King wasiirka show please subscribe ii saar
@liibaabxaaji6415
@liibaabxaaji6415 3 жыл бұрын
rry
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
DEEQ DHEEG - Nimcadii Aduunka AYAAN TOROMSO WELCOME PARTY
6:04
Abdirahman Somali
Рет қаралды 262 М.
Heestii Raga Kaan Ka Eegtoow Lyrics Asma Omar Huseen
6:24
laylis channel
Рет қаралды 21 М.
Heeso xul ah 2023 | Somali Mix 2023
21:58
Somali Songs
Рет қаралды 202 М.
AYAAN TOROMSO Best Song Dhaygag LONDON NEW YEAR SHOW 2020
5:44
Abdirahman Somali
Рет қаралды 92 М.
Qaaci Show | Hana Udug Iyo Cumar Axmed | Astaan | 2021
26:06
AYAAN TOROMSO IYO DEEQ DHEEG - TALANTAALI - BEST SONG 2017
3:52
Abdirahman Somali
Рет қаралды 925 М.
NIMCO YAASIIN iyo DEEQ DHEEG - Xilo Jano - AYAAN TOROMSO WELCOME PARTY
6:43
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН