NACIIMA CIISE - Hit Song - MIDEY LAABTU DOONTOO - NEW YEAR SHOW 2020

  Рет қаралды 2,476,889

Abdirahman Somali

Abdirahman Somali

Күн бұрын

Пікірлер
@hazazi74
@hazazi74 Жыл бұрын
Inta heestaan musasalka arday kasoo aragtagtay farta taaga☝️😂
@Queen_Qamar07
@Queen_Qamar07 Жыл бұрын
Hana ka shifin dadka hore iska dhigena yarow😂😂😂
@hazazi74
@hazazi74 Жыл бұрын
🤣😁🤣
@ayubhassan9741
@ayubhassan9741 Жыл бұрын
​@@Queen_Qamar07 🤣🤣🤣🤣
@baxsan
@baxsan Жыл бұрын
@@hodhaneeyahmed heestan waa qaraami magool baa qaaday
@hamdimed2608
@hamdimed2608 Жыл бұрын
😂😂😂 ware no cumaamed
@zeinabissa7004
@zeinabissa7004 Жыл бұрын
Hees wax dhagaysan jirey 2020 waqti aan xanuun dareemayey 💔😪 hada filmka arday iyo tiktok ayaa dib ii xasuusiyey waayihii xanuunka inta heestu u cusub tahy waa idin salaamay 😂
@FaadumoCiiro
@FaadumoCiiro Жыл бұрын
Sorry 😢
@samiraokash7348
@samiraokash7348 Жыл бұрын
M2 wlhi same year
@cabdiibraahim8017
@cabdiibraahim8017 Жыл бұрын
Xanuunka hada waxd kaga bosato maheshay apayo😢
@zeinabissa7004
@zeinabissa7004 Жыл бұрын
@@cabdiibraahim8017 mya Ma helin
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 Жыл бұрын
Ani xataa
@amiiramaxamuud7171
@amiiramaxamuud7171 4 жыл бұрын
Intii murugo heysato allaha ka feydo aamiin🤲🤲🤲🤲🤲
@najmafarah6696
@najmafarah6696 4 жыл бұрын
amiira maxamuud Amiin abyo
@maanka348
@maanka348 4 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@Daakircabdi-pt7xh
@Daakircabdi-pt7xh Жыл бұрын
Wll hada Noshahay Wan ku salmy😢
@rayaanbbe
@rayaanbbe Жыл бұрын
Ameen yaa Rabi 😭🤲🏻💔
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Жыл бұрын
Ameen😭🤲
@ayanmoha1430
@ayanmoha1430 Жыл бұрын
Every new year new breakdown 😢I hope this new year be healing for me 🤐💔 pray for me 2023💔---2024😌
@mohamedadenahmedawaale6431
@mohamedadenahmedawaale6431 Жыл бұрын
Sappta adaa leh waa daremi kaara
@naasirkayse5045
@naasirkayse5045 5 жыл бұрын
Inanta cod keedu Aad bu u macnyhy markiba magool bd xasuusnyasa ilaahy haw naxariisto iyo abwaanki heesta samyey ba mohamed cali huryo🥰❤️👌👏🏾
@hamseahmed3754
@hamseahmed3754 4 жыл бұрын
Heestan baa u qalanta 10 million wallaahi ♥️ fannaanadu way ka soo baxday heesta, halkeedii bay dhigtay. Kama daalo dhagaysigeeda👌 19/03/2020👍
@Daakircabdi-pt7xh
@Daakircabdi-pt7xh Жыл бұрын
Wll hada hadaa nooshahay waan ku salamay😢
@Fatos414
@Fatos414 Жыл бұрын
@@Daakircabdi-pt7xh 😂😂😂
@Daakircabdi-pt7xh
@Daakircabdi-pt7xh Жыл бұрын
@@Fatos414 wll mxa ku qososhay yaase tahy
@kafiyaugass5637
@kafiyaugass5637 Жыл бұрын
​@@Daakircabdi-pt7xh 😂😂😂😂😂
@samiraokash7348
@samiraokash7348 Жыл бұрын
M2 subxaanalah way iga dhex baxdey heestan ❤
@Dr-Amiin
@Dr-Amiin Жыл бұрын
Niciima Ciise, waa fannaanad cod macaan leh, markii ugu horreysay meel masrax ayay si Muusig la'aan ah heestan uga qaadday, dabeed na dadka oo dhan ayaa la fajacay codka mucjisada ah ee ay hibada u leedahay, intii kadib na heestii si dhab ah ayay u soo qaadday. Xusuusin: Heestan waxa hore u qaadday fannaanaddii Waaberi, Magool.
@faizaahhussein1764
@faizaahhussein1764 5 жыл бұрын
Wey iga gadantahay isna ima daryeelo Ana kama dambeyo qof kudaryelo le kadamben karta ya igu racsan haiska kensado waye 🙋‍♂️
@queenhayat1
@queenhayat1 Жыл бұрын
😢😢😢hestan hadan soradiyey midi labtu doonto jacaylku xanun badana
@abbeellin3185
@abbeellin3185 5 жыл бұрын
Naima Isse codka quruxda badan kaliya ma ahee wa qof wanaagsan oo waliba ilahay ku abuuray firfircooni iyo dad jaceyl..❤❤
@زالهةالاماراتيةعثمان
@زالهةالاماراتيةعثمان 5 жыл бұрын
Haa waa run
@karamoige5268
@karamoige5268 Жыл бұрын
What asong.!😮 Raggoow Dumarka Hanooo Naxariisto,Qalbigana yaan laga jabin waa iga talo hala ilaashado waa naxasta Dunida wlhi. Still watching 19/10/2023 Thusday.🎻🔥❤️
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 5 жыл бұрын
Gabdha cyda ka dhafa. Mansha alla cud ba ku dhamdy. From Los Angeles. Thanks.
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 5 жыл бұрын
Iga walee inantaan cod ayaa ku dhamaaday ! Melodic ultra soprano voice
@abasjama5381
@abasjama5381 Жыл бұрын
Inta musalsalkii kadib daawanYsaa😂 is muujiya ❤
@CabdixafiidCabdixafiid-po9wg
@CabdixafiidCabdixafiid-po9wg Жыл бұрын
lajan 😢❤😊
@fosiaderia6338
@fosiaderia6338 4 жыл бұрын
Cod macaanaa ma caano geelbaa lagu anqariyay heestan kama daalo dhageysigeeda ❣❣
@Alfaaro
@Alfaaro Жыл бұрын
From Ardey, 😊
@xabiibogeedi3894
@xabiibogeedi3894 Жыл бұрын
😊
@mrfinish9479
@mrfinish9479 Жыл бұрын
Ani xataa
@dakeyaalihassan617
@dakeyaalihassan617 Жыл бұрын
Thanks to arday this song is a beautiful Jam❤❤❤
@mohamedabdi3312
@mohamedabdi3312 Жыл бұрын
😂😂
@balqisocabdi4916
@balqisocabdi4916 Жыл бұрын
Sidoo kle 😂😂
@rahulmd887
@rahulmd887 5 жыл бұрын
Oof caleeg wlhi cidbaa kuu dhaan xataa iydaa magool hestaan kagaa cod macn ilahay haa uuu naxristo magool
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Heestaan aad baan u jeclaaday Filimka Arday Kadib markaan ku daawaday horay na uma maqal Oooof caleeik Naciima Ciise ISNA IMA DARYEELO ANA KAMA DAMB EEYE🥰😍
@abelsamrawi
@abelsamrawi Жыл бұрын
Sending my love to this song from Eritrea 🇪🇷 🎉
@kowthariinachannel631
@kowthariinachannel631 Жыл бұрын
Musalsalka ardeyda heesta ka soo raacay😊
@fadumosaaid-2722
@fadumosaaid-2722 Жыл бұрын
Ani xitaaa😭😂😂😂
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 5 жыл бұрын
naciima ciise waa fanaanad codmacaan lakiin xaqiiq maantaa iigu horeysay ma aqoon...
@abdulazizyalahow3238
@abdulazizyalahow3238 5 жыл бұрын
shiine togdheer kula mid baan ahay laakiin heesta ma’ahan mid cusub dee Lol 😂
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 5 жыл бұрын
@@abdulazizyalahow3238 sxb haa heestan waxaa lahaa aun xaliimo khaliif magool laakiin naciima ciise ban yara aqoon .
@abdulazizyalahow3238
@abdulazizyalahow3238 5 жыл бұрын
shiine togdheer maanta Ka hor ma aanan maqal kula mid baan ahay
@najmafarah6696
@najmafarah6696 4 жыл бұрын
Ayadana Fankay kucusubtahy lakiin waa top wallhi
@cabdiibraahim8017
@cabdiibraahim8017 Жыл бұрын
Heestan hadad dib ka dhagaysato oo aad iga danabaysi isoo xus aniga maanta oo ay taarikhdu tahy 5/4/2023 ayaan xiso udhagaysanayaa ❤😢
@ahmedyazin179
@ahmedyazin179 5 жыл бұрын
Imikaba yaan laygu qabsn xabadaaa yar anaa sitee lkn somali ayn Kaa aqaan lagama nabad helo 💪
@mohakula5027
@mohakula5027 5 жыл бұрын
Ahmed Yazin 😂😂 inad niyda ku hysatid bay ahyd wll
@akramyare5444
@akramyare5444 4 жыл бұрын
Gbdh ilmo Aya oo jogo ka dhamow
@AyaanFaarax-yp2kj
@AyaanFaarax-yp2kj 9 ай бұрын
26/4/2024 8:42 Habeenimo jume ah Dareen jecyl Isna ima daryelo Ana kama dambeyee ma laygu dow galay 😢😭😭💔💔 Ilahow Riyadeyda irumee 🤲
@OmarMustaf-u1h
@OmarMustaf-u1h Жыл бұрын
Heestan wxa qaday haliimo magool illahay haunaxrista😢😢😢😊
@IKhiyaarAbdimuumin
@IKhiyaarAbdimuumin 2 ай бұрын
CIYALKI HORE AP0Y
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 5 жыл бұрын
Erayada Miisanka Leh Alle ha U Naxariistee Maxamed Cali Huryo 👂🏻
@nawilhouse9650
@nawilhouse9650 5 жыл бұрын
Waa xasuustii Xaliima khaliif magool Errayadii Abwaankii filosoofkii jacaylka Maxamed Cumar Huryo Laxankii fannankii reer Suudan Maxamed Wardi. Dhammaantood Allah haw naxariisto.
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 11 ай бұрын
May dhinteeen😢
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Midkay laabtu doontoo..dawadii nafta ah baan..deydayaa ma daalee😢💔
@AmiroMasur
@AmiroMasur 3 ай бұрын
Miyaa ma kula daydayaa❤
@Burhaanapdinuur
@Burhaanapdinuur Жыл бұрын
Heestan xasuus gooniya bay igu Leedahay 2013 aad u dhageysan jirey naf aan Jeclaa baan nafsi ka galay ka dibna 2 sano ka bacdii isku soo noqonay misna iyadaa igu tuftay wayna iga fogaatay iyadoo Canada ka degtay baa igu dambeysa sidii waan u jecLahay Eebbe waxan ka baryaayaa inaan dib u kulana anagoo sidii ka wacan.😢😊💔
@mushti.cabdinasir
@mushti.cabdinasir 4 ай бұрын
Sorry horay oga soco noloshu way waayo badantahaye😢😢
@Burhaanapdinuur
@Burhaanapdinuur 4 ай бұрын
@@mushti.cabdinasir mahadsanid wlshy mcn❤️🌼
@Aido4rl
@Aido4rl 5 жыл бұрын
Maalin wan arki doona adoo fanaanad weyn noqoday o lacag yeeshy i a ✌🏽
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
Heestan waxn dhagaysan jiray Exam kii 4 ka ee school ka u dambeyay ano diya rinaya aniga iyo zxpty 16 ayan jiray hadana 20 jir ayan ahay wan u xiisy Zxiipaty wllhi😢 Hargysa iyo xasuusa heedi ❤❤ heestan meel walba wa la soo dhigan mana ogi sababta ayamahan dambe
@xamdakayse
@xamdakayse Жыл бұрын
Wll musalsalka arday ayaa laga maqlay saas ayaa melahaas losodhigaaa
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
@@xamdakayse Haa ma sasa gartay wllo thanks 😂 musalsalku ka laysku haysto miya media ma dawade
@xamdakayse
@xamdakayse Жыл бұрын
Haa kaas weeyi wllo heesdan ayay bilaa music 🎶 ku qadayaaan inan iyo hoyadeed saaas dadka badankiis ku harteen adi filmka wali ma arkin miyaaa???
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
@@xamdakayse mya ma dawan wllo
@freefiregarena7611
@freefiregarena7611 Жыл бұрын
Xasuusaha aad ban u jeclahay really 🎉🎉 Adi iyo saxiibtaa kulan wacan baan idin rajaynayaa abaayo 🎉
@fartuuncabdirashiid7338
@fartuuncabdirashiid7338 Жыл бұрын
Musalsalka arday ku bartay hestan inaba cadih mahan♥️🥰
@hoodohussein4536
@hoodohussein4536 5 жыл бұрын
Heesta waxaa lahaa oo hore u qaaday xaliimo khaliif magool waa hees qaraami ah
@haphzadejia7109
@haphzadejia7109 Жыл бұрын
25 may 2023 Friday night 😢 6:46 Jawi😮❤
@sirdoon1
@sirdoon1 5 жыл бұрын
ereydi maxamed cali huryo laxanki fanaanki weynaa ee reer sudan maxamed wardi iyo codki magool aun wey dhinteen sedexduba lkn codkan inantu waa cajaaiib wale
@abdihussein3598
@abdihussein3598 4 жыл бұрын
OONBEEL Media maxamad wardi ma af Somali buu ku hadli jiray sxb siduu laxanka kulaha?
@CabdiKariin-jf9sl
@CabdiKariin-jf9sl Жыл бұрын
Heestaan horay waxaa uqaaday xaliima khaliif magool illaahey ha unaxariisto qabriga illaahey ha uwaasiciyo
@apshaa_abdullahi1149
@apshaa_abdullahi1149 Жыл бұрын
Commentska dad qooq haayo ayaa kabuuxa🤌💔🙈😂from flimka ardeey hadaa tahay loveta hala dhaafin 2023 5:5 Time 1:44
@Mediamidnimo
@Mediamidnimo Жыл бұрын
Wixi qooq hayo ed aragto aniga iguso aadi gusweyn aniga qaadi la’ e😂
@sadiqhersi5968
@sadiqhersi5968 5 жыл бұрын
I heard from a lot of people This girl very very very friendly and kind-hearted and sweet and genuine.
@warishassan7907
@warishassan7907 4 жыл бұрын
Sadiq Hersi she looks like it wlhi
@fatimamohamed8814
@fatimamohamed8814 4 жыл бұрын
Yes she is that is true
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Жыл бұрын
Naagta waad kudakhrantee raadso waa macquul inaad heshee!
@imaproudmuslim-n5g
@imaproudmuslim-n5g 4 жыл бұрын
I am Oromo I love Somali music I love her voice 💕💕💕💕💕💕💕
@khajiyomuse3554
@khajiyomuse3554 3 жыл бұрын
Wrfghkk
@HassanMohamed-bo7wc
@HassanMohamed-bo7wc 3 жыл бұрын
Did you understand what it means or you like it the music
@nimcosuhayb4081
@nimcosuhayb4081 2 жыл бұрын
Mahad sanid safiyo futo 🤣🤣
@haniitaofficialchannel
@haniitaofficialchannel 2 жыл бұрын
Fatotiya ana sin jaladha qalbitiya ❤
@raaqiya
@raaqiya Жыл бұрын
54@@khajiyomuse3554 bbnng
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 5 жыл бұрын
Shaqsiyad cod iyo qaab wanaagba way isku darsatey woof caleek ukhtii💜
@halimahappy5267
@halimahappy5267 Жыл бұрын
Her voice another level🥺♥️🔐
@manhamanha5151
@manhamanha5151 Жыл бұрын
Heesta gabadhan iyo magool gabadhan aaba igula cod macaan
@MohamedCasayr
@MohamedCasayr 6 ай бұрын
Hees dareenkeda wada qofki naxaris wax ka yaqaan baa garanaYa heesta 4//7// 20/24. Maalin Thursday time 18;16❤🥺
@mariaqueenmariaqueen9437
@mariaqueenmariaqueen9437 5 жыл бұрын
Isana ima daryeelo ana kama dambaayo ma leygu dawgalaya🙏 hees iyo badha❤❤ cod allah siiyaya manshallah 🙏 ma sidii dawashii duufan ii qaadan daydayaa😥😥
@mohamuodahmed3902
@mohamuodahmed3902 5 жыл бұрын
Msha allah cod macaan ilahow noo astur hawenkena lkn heestan more than 10 times aan dhagaysanaya axyaaaaaaa cod
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 5 жыл бұрын
All it matters is she has beautiful voice mashaa Allah i love it . welcome great job huno .🙏🙏👍👍👍👍🌹💖💖💖 i really enjoyed listening to the 5time at least ..💃💃💕💕💖🌹🌹
@khayrqasaaro754
@khayrqasaaro754 Жыл бұрын
Amazing voice Qoftaan Codkaaga Duni kale weeye
@abokorhassanabokor9515
@abokorhassanabokor9515 5 жыл бұрын
Absolutely her voice is perfect
@ayaanaxmed9789
@ayaanaxmed9789 Жыл бұрын
😢Haha tIlmk a ardy iyo took ayaan diving iix❤😢
@sadiqhersi5968
@sadiqhersi5968 5 жыл бұрын
Oh my God I love her voice I'm addicted to her
@bashiirzak5577
@bashiirzak5577 3 жыл бұрын
Me too 🎤
@alinasir5859
@alinasir5859 5 жыл бұрын
Heesta magool baa qaadi jirtay alle ha u naxariistee
@mahameddeeq6016
@mahameddeeq6016 5 жыл бұрын
Heestan sidaan u raadinayay naciima hore u soco fananad dhamaystiran 🙏🙏🙏
@nimcomohamed3134
@nimcomohamed3134 5 жыл бұрын
heeestan masharx hore ka qaaaday wn xiiijiyey san ugu celceshanyey👑👑😍aaad bey ucod mcntey way itaabatey heestan isna ima daryeello ana kma dawobe😣
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 5 жыл бұрын
Boqordii codans xaliimo khaliif alahayow unaxariisto
@cazuuzofficial1480
@cazuuzofficial1480 5 жыл бұрын
Voice:100% Style:% Niciima ciise
@mustapheshiine504
@mustapheshiine504 5 жыл бұрын
Niciima ciise Fanaanad cod fiican leh Horey u soco waan ku wata
@rayaanmahamoud5637
@rayaanmahamoud5637 Жыл бұрын
Isna ima dareyeeloo Ana kama danbeyeee hit song❤😮🎉16/may/2023
@fatuushmohamed8797
@fatuushmohamed8797 Жыл бұрын
Another level one million views for only musalsal arday
@ayanleUraapuRaaB
@ayanleUraapuRaaB Жыл бұрын
Asxta ❤😢2019/5/6😢😮maln xasuus mudan. Heesaha waan daye lkn marka maqlo sibaa noq daa. Hadaa iga Dan peeso ii soo ducaa
@yahyaiyoyusra3317
@yahyaiyoyusra3317 3 жыл бұрын
Naciimo deena caashaqa The next legend of Somalia
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Abdirashiid khaliif cilmi mataan iyo nimca yaasiin dumaashi ❤❤❤😍😍👍
@axlaamali7560
@axlaamali7560 5 жыл бұрын
her voice is another level wuwing😘 very talanted
@cabdulmudalibmahadjaamac9099
@cabdulmudalibmahadjaamac9099 9 ай бұрын
Heesta miraha kujiraa waa Top, codka waa top balse halmeel ayeey fanaanada kudheeshay waa asturnaanta, ilaahayoow iimaanka hanaga qaadin😢
@FahminaKoke-ye3gx
@FahminaKoke-ye3gx Жыл бұрын
From muslsalka arday ❤️
@Sayid_Saabuun
@Sayid_Saabuun Жыл бұрын
Inta filmka arday kaso racdy is mujiya legends 😂😂😂
@maxamuud1502
@maxamuud1502 Жыл бұрын
Xasuusti fanaandii weynaad magool alle ha u naxariisto
@bilanbilan1017
@bilanbilan1017 4 жыл бұрын
Mid ay laabto doonto Dawadi naftaa baan Daydayaa ma daale Isna Ima daryeelo Ana kama danbeeye Ma La iigu daw galey Ma sidii dabeyshi Duufaan ii qaadan Daydaya ma daale Isna Ima daryeelo Ana kama danbeeye Ma La iigu daw galey Ma sidii daruurtu Da daye hilaacan Daydaya ma daale
@omriyo
@omriyo 3 жыл бұрын
Thank you bilan
@bonkeyguy7649
@bonkeyguy7649 Жыл бұрын
Ayada ima daryesho Ana gama.dambeyo oo madafi karo 💔
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 Жыл бұрын
Gabadhani way cod mcn tahay la isma xaqiree 😊
@queenmaxamedadan9278
@queenmaxamedadan9278 Жыл бұрын
inta hestaan musalsalka arday kuso argtay isoraca🤣❤️🥺
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Miday laabtu doontee🥰🥰🥰dawadii naftaydaay kaalay mcnto😍give me a 💋
@maligalmudug-media5249
@maligalmudug-media5249 5 жыл бұрын
Inantaan waa cod macaantahay! Hada ka hor ayaan fiirsaday ayadoo events ka heeseysa somewhere in Scandinavian countries, if I am not wrong.
@mucaawiyahabuuyacquub621
@mucaawiyahabuuyacquub621 5 жыл бұрын
Isma lahayn codka magool ayaa la keeni karaa illahay ha u naxariisto
@mohajr1282
@mohajr1282 3 жыл бұрын
Wlhi intaa qof fanaaan ah arkayey qof naima isse ka cood macan ma araag live music 🎶
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 жыл бұрын
Isna ima daryelo ana kama danbeyee magool Allah ya raxmoo
@awoinahodankariye8168
@awoinahodankariye8168 Жыл бұрын
Inderkay gacnta ilahay ha ku barkeeyo❤
@foziali8493
@foziali8493 5 жыл бұрын
No matter what she sings it’s a hit
@yacquubrk6906
@yacquubrk6906 Жыл бұрын
Inta hesta arday kasoo racday 🙌
@sagalsiyad9250
@sagalsiyad9250 Жыл бұрын
Kila mid😂😂
@abdirahmanyare8503
@abdirahmanyare8503 3 жыл бұрын
Beautiful voice mashallah 😍
@maxamedcabdi5132
@maxamedcabdi5132 Жыл бұрын
Xasuusti fanaandi wayneyd aahaybaa waynE AhuN xaliimO khaliif magooL 💜🥺
@cabdumalikyussuf662
@cabdumalikyussuf662 Жыл бұрын
Inti filimka ardey kaga heshe ✋
@raqad4642
@raqad4642 4 жыл бұрын
Kiin Jamac magaalada kaseexo Naima yar meeshey habeen marto maalin ma mari kartid
@maajidcade
@maajidcade 5 жыл бұрын
fanaaanadu way cod macaaanthy waana markiii iigu horaysay eeen maqlo llkn heestaha dhagahyga kuma cusbo intala ila fikir ah like
@mahdiubaxside3779
@mahdiubaxside3779 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariiisto xaliimo magool qaaday 2006 radio shabeelle muqdishu ka dhagaysan jiray
@maryamaruun-jy4li
@maryamaruun-jy4li Жыл бұрын
Inta Tik tok kaso raacday love isaar ❤
@ayaandheman1406
@ayaandheman1406 5 жыл бұрын
Ilahay amarki dhubnida wan iska jeclay Hablow Sida wada ahaada
@Mofamisa77
@Mofamisa77 5 жыл бұрын
Heesta cida leh waan wada ognahay laakiin gabadhu weey sugtay, caadi maaha, cizo.
@layladhemanmaxamuud8411
@layladhemanmaxamuud8411 5 жыл бұрын
Isnaa imaa daryeelo anaa kama dambeye. Malaygu dow galay aàaax waa waxaa nakle hystaa aniga iyo xabadkayga
@anwarahmed862
@anwarahmed862 5 жыл бұрын
Aaah codka i dilay walhi i love 💯👌🙏🥰
@hodaman_143
@hodaman_143 Жыл бұрын
MidaY LaabTu DoonTo Dawadii NaftaaBan DaY daYaaa ma daaLee IsNa ima darYeeloo Ana kama danbeeYeee Ma La iigu daw galaY😫😤
@Apdirihman
@Apdirihman Жыл бұрын
Golden voice 😮😮
@nasrocali4559
@nasrocali4559 Жыл бұрын
From musasalka arday❤
@cabdulaahimaxamed3821
@cabdulaahimaxamed3821 3 жыл бұрын
Waxaaan is weydiiyaaa hablaha fanka kujira hadeysan isqaaawin hessahooda lama dhegeysto miyaaa mid waliba naasahooda ama ayaaa muuqdeeee su aashaaas iga gaarsiiya hablaha fanaaninta ah majadsanidiin
@maprukajoqor9119
@maprukajoqor9119 5 жыл бұрын
Maxan hestaan KU daly thank you 💝💝💝
@Gabsostudios77
@Gabsostudios77 Жыл бұрын
Barteeday dhigtay Axsan hees🤤🔥❣
@fabu2526
@fabu2526 5 ай бұрын
Waaw qurux iyo labis iyo cod macaan
@samad3316
@samad3316 4 жыл бұрын
Her voice 🥰😍❤️
@abdiosman2779
@abdiosman2779 4 жыл бұрын
5202810 iga soo wac
@somaliforextrader638
@somaliforextrader638 Жыл бұрын
@@abdiosman2779 kkkkk
@MohamedAbdi-us4jv
@MohamedAbdi-us4jv Жыл бұрын
Heestii magoole😢😢
@aishasaleman5318
@aishasaleman5318 Жыл бұрын
Musalsalka arday inta kaso raacde😅
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 Жыл бұрын
Arday kama arkin dadkii hore aa ahay 😅😅😅😅😅
@marianolah7434
@marianolah7434 4 жыл бұрын
It's beautiful singing beautiful women 😍 one love
@durguf3993
@durguf3993 5 жыл бұрын
Wixii hore dhan quba
@mohamedshire7298
@mohamedshire7298 4 жыл бұрын
Wow I love naciima intèe jogtaa
MUNA MISKI HEESTA - DAYA DAYAA MA DALE XUSUUSTII MAGOOL
6:21
Muna Miski
Рет қаралды 373 М.
NIMCO DAGAN OO HEES CUSUB KA QAADEY SHOWGII FISKA HARGEISA 201 HD
5:17
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
NACIIMA CIISE Aaway Hee LONDON NEW YEAR SHOW 2020
4:29
Abdirahman Somali
Рет қаралды 508 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4,7 МЛН
NIMCO MIGIL ABIDKAY KUMAAN NICIN OFFICIAL AUDIO 2022
6:38
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 1,3 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 21 МЛН
Maxamed bk - Jawharad Best Official video HD
5:26
Ceelsheekh News
Рет қаралды 4 МЛН
Sabriina LIVE in Gothenburg, Sweden!
13:08
Sabriina Musse
Рет қаралды 5 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 26 МЛН
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 4,1 МЛН
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 12 МЛН
NAIMA ISSE HEESTII HALKEEN KA HELAA  SHOWGII ISKALAAJI IN LONDONN 2020
3:13
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН