Waxan go'aan ma ahne go'aan 4ever ka gaado Hdda vidoegan hdu dawado xita still ina jeceshahy u ogna gofki bani admka ma gran karo qimahaga marka la jogto e wuxu ogada mrka ka dhagajiso ama aad garabkiisa ka bxdo so waxa gaarsisa heer u asiga kuso radiyo kuuna waasho ileen u socail media so fadhiisto ee aheyn pyoh hore usoco Mahadsni❤️
@CabdulahiIsaaq-v6b22 күн бұрын
Runte in lahelo gawar ku jecel ❤ waa adag dhay 😢 balse xaga ale wayka fuda dahay balse waxan Laga rawaa Ina ku docey sato 🎉 yarabi waa hawen 3.14 waa xiligi oo ilahey ku dhaayo iweydiya waan idin ajiwa 🤲
@HassanAhmed-nx6tn22 күн бұрын
Keep going siz❤️ goaan fcn ayuu qathati♥️♥️
@AbdallaZaid-f4h22 күн бұрын
Gawartan dumarka. Ayey wllhi darajo dheer tahay Waxaa kudhihi lahaa abayo waad gulaysanaysaa i a waad sabartay sabarkaaga allah ayaa ku awaal marinayo marka qofkaaga saxda dhera ama dhawada wooo imanayaa i a waxaa tahay saaba boqorad aan lawada helaynin mar walba gulayso aduun iyo aqiro i a abaayo madaxa ayaa inoo saran tahay saaba waa kugu gudoon sinaya taajka boqorod 👸🏼❤️🫡🌹nimada abaayo
@HassanDahar-r9y22 күн бұрын
Mida kale qadarta allah ha hilmamin wan ko salamay jakarta sxb iga gadhsi firinta gabadha
@SahraJimal22 күн бұрын
Xabiibti waxkasta waaa calaf allah ayaa ku siinayo farxad buuxdo
@deeqoolol4351Күн бұрын
Waa Qalad nin raga in uu lacag ka qaato Gabar ama must aqbal hakslshaado ama Yuu ka lahaan
@happyhjmc197517 күн бұрын
Goaanku wuxuu sahlayaa inaad tahay qof qiimo leh qofkaasi hadduu soo noqdo maya ku dheh nolol cusub bilow👏👏
@abdirashidtyger853121 күн бұрын
Our somali sisters are gift from God, we have some men who are heartless,so inhumane. Not all people are same magaca raga ay kasiminyihin mooge ragnimada wa kukula duwanyihin. I'm sorry to what happened to Saba.. you don't deserve all that with your beautiful soul and kindness you portrayed in the vedio. Some of us we don't have the luck to have such lady. Hilib nin wey iyo nin dawada kuwada way. Saba we are with you and wishing you bright and successful life ahead ❤. From Kenya 🇰🇪. I wish i meet u in person just to witnessed your warm smile,your bright face and humanity you show is unimaginable. Queen never worry and don't allow him to comeback with billions. You need life composed of happiness,comfort,joy,and companion not money. Money can be made and he who u follow bcz of money won't stay. Preserve your dignity walal❤. Hadii an kubarani lahay wacneyda❤
@CabdulahiIsaaq-v6b22 күн бұрын
Asc jakaarta waa ku salamey adiga iyo walaseyda ❤ runti cawga farxadeyda lama Soo kowi karo pt1 murug pt2 waan farxey walahi Marka arkey farxadeyda iyo wanageda ilahey hadeysto 2wadina wll 🤲❤❤
Kaas wajigiisa natus haiskailaline Alle hanagailaliye❤
@AbdihaafidToxow22 күн бұрын
Allow qoftaan oo kalle maleh miyaa😢❤
@MaxamedCabdixasan-m4k22 күн бұрын
Alx wllhi farxadeyda wan ku farxay❤
@bilecabdulaahi22 күн бұрын
Gò sax ee qaa daday abaayo horo usoco ❤❤
@ismailismaiza947916 күн бұрын
Jaceylka wa xanun mafecno gawada ina sithas lusameyo SABA waxan kuleyaxay hore u socoo oo guleysa ban kuleyaxay mida klae asaga wuxu u noqday kee u nasib xuumay marka RAGA kale aya kabadhan cuqdadana iskabixi midwanagsan od nolasha lawadhakta ayas xeli donta
@AHMEDOmar-y8p14 күн бұрын
Goaan qaado sax waaye😂😂
@farhiyaabdikero720122 күн бұрын
Gabdhan magaceda aba macna weyn leh saaba ; magacan luqada somaliga waa magac aad iyo u xeeldheer
@ilkacase00007 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@Ayuubibraahinaadan16 күн бұрын
❤❤❤❤ 14:00
@ShukriIsaackabdulaahi22 күн бұрын
M.a abyo go aankaga kutaagnaw❤
@AbdirahmanMohamud-o5j22 күн бұрын
Go,aan qaado ceeb ma ahn nh
@MaxamedTahliil-k6s22 күн бұрын
gabadhaan iyo ani qalbi ayaanahay gabadhan waan kahelay wlkey
@MaxamedTahliil-k6s22 күн бұрын
iisoodir labarkeeta waan ilaalidoonaa
@nasraabdiali290816 күн бұрын
Scw Scw
@BilanAxmed-t2g22 күн бұрын
Maalin uukashalayn doonaa sabir
@guuleedcabdiwali730621 күн бұрын
Waan kayara xumaadey wlhe i.a wxan kuu rajeynaaya saabo nin fcn wlashey
@abdirsaaqomar107820 күн бұрын
Part 3
@HassanAbdi-n1d22 күн бұрын
Abayo mcn raali noqo dhibkan waa kabax dey❤
@ahmedcade654922 күн бұрын
Jakarta keep going bro
@MohamedHusseinMohamed-rm6kk22 күн бұрын
🎉
@mohaabdulchannal913322 күн бұрын
Stay strong mi sis❤
@nafisaabdulle15017 күн бұрын
Sabo please iskailaw. Qofkas kaasokale inat shakshaktit waxuu kaseqada. Kiibir iyo islaweni. Marka iskuuday inaa isatkeset. 😢❤ mcnto sorry for your filled