Wariye Abdihafid M Jamac oo Waraysi Ciqaab ah ka Qaaday Sufyaan Afar Xaasle | Su'aalo aad u adag.

  Рет қаралды 304,077

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

3 жыл бұрын

Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
QarriJiqood

Пікірлер: 2 700
@haamadhawr_9236
@haamadhawr_9236 3 жыл бұрын
Mannta wereyaiga ninkaan cowke ayaa ku fiicnaa alah unaxariistee war sugan ayuu ka keeni lahaa inta igu raacsan like ha ila dhaafin
@habibamohamud8798
@habibamohamud8798 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@xamseibrahim6603
@xamseibrahim6603 3 жыл бұрын
alle ha u nazaristo
@abdiqani214
@abdiqani214 3 жыл бұрын
Allah u naxaristo Qabrigiisane allah u waasiciyo
@faysalhirsi9410
@faysalhirsi9410 3 жыл бұрын
Waar ninka kiisku wuukamuuqdaa inu laayay wariyaasha
@hodanmuuuu3346
@hodanmuuuu3346 3 жыл бұрын
Kani wariye buxa maha mana gadhi karo cawke alle ha u naxariste lkn wu iska celiyey maxkamad maha mana ka jwbayo axsan cabdixafid wuxu u bartay in laga xishodo oo laga aamuso lkn wa lo jwbay manta cabdixafid
@umrayan7061
@umrayan7061 3 жыл бұрын
Ilaahay asaga ayay u ahaatay caabudid iyo adeecid only him
@canabcabdi1014
@canabcabdi1014 3 жыл бұрын
Dadka maxaad isaga reebaysaan cidina kuma laha calan caabud..ilaaahay baa la caabudaa lkn jaajuusiinta iyo ka xuntaba waa la buufinayaa..🇸🇴🇸🇴✌✌💪💪😁
@caynabawichannel7247
@caynabawichannel7247 3 жыл бұрын
Canab cabdi in ilaahy loo qushuuco miyaanad garanyn inay cibaado tahay
@wacdiiyowaano1449
@wacdiiyowaano1449 3 жыл бұрын
Taas ayaa xaqiiqda ah wll
@xagar77
@xagar77 3 жыл бұрын
Calanka iyo umuuraha ilaahay waa inaan la isku qasin, calanka yaa karaamada u yeelay. Ha isu godin calanka, hana u khashuucin, ha fiiq fiiq laynin, hana ilmaynin waayo waxaasoo dhan waa noocyo cibaadada ka mid ah ilaahay oo qudh ah baana iska leh. Intaa wixii kasoo haray waa inuu yahay astaanta midnimada qaranka soomaaliyeed ama shanta Somalia halkaas ha dhaafinin, haddii kale xuduud kale ayaad galaysaa.
@canabcabdi1014
@canabcabdi1014 3 жыл бұрын
@@xagar77 waaba amuur adiga ayaaba qalad ku socda ilaahay caabudiisa aniga iyo adiga ka hor ayay sugnaata lkn calanka qarniyo ka hor la sameeyay inaad la soo simtid waaba yaab lkn adigu maxaad ka midtahy kuwii lahaa hilib xalaala cuni mayne ee anagaa qalanayna. Waa suaal 😀🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌✌🤜🤜🤛💪 alshabab waa laydin laynayaa isku kaaya qarxinmaysaan .suul cawro 😀😂😃💪🤜🤛✌🇸🇴
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 3 жыл бұрын
Don’t attack him please just focus your debate
@mohammedyusuf7481
@mohammedyusuf7481 2 жыл бұрын
Minoan said suit Sasha waydisay waalal was niin wareeresan maskaxda ayu waxkaqa
@abdifatahshiine9130
@abdifatahshiine9130 3 жыл бұрын
Intuu leeyahay wariyuhu "Waan u ilmeeya calanka, oo xaada i istaagta" muxuu ugu qushuuci waayey quraanka uu isagu afkiisa ka akhrinayo "ولا تزر وازرة وزر أخرى"
@elman_savage8540
@elman_savage8540 3 жыл бұрын
Mawduuca aa calanka uu a ahaa ee Quran ka yuusan gambasho noqon
@elman_savage8540
@elman_savage8540 3 жыл бұрын
Calanka
@zaahid9831
@zaahid9831 3 жыл бұрын
@@elman_savage8540 qur'aanka waa midka aan kuburburineyno baadilka xaqana ku cadeyneyno Calanka meel ha idin geeyo maalinta qiyaamo Marar wax badan waad u doodeenee
@zxra2470
@zxra2470 3 жыл бұрын
Taasi waa cibaado asaga iyo ilahi ka dhaxeysa. Inuu qushucay iyo inkale maxaad ka ogtahay ???
@mohameda.hassan6500
@mohameda.hassan6500 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk waa runtaaa
@mohamedomer9171
@mohamedomer9171 3 жыл бұрын
This reports is semiliterate you need to collect your info prior to interview but searching google during interview shows us how u poorly prepared
@elman_savage8540
@elman_savage8540 3 жыл бұрын
My making claims without proof just shows how he thinks he can say whatever he wants and get away with it. So basically the reporter was trying to make it easy to find evidence for him since it is basically empty without proof.
@abdimalikmohamud5761
@abdimalikmohamud5761 3 жыл бұрын
Masha Allah sufyaan waa nin waxsoo bartay diintana wuu yaqaana sidoo kale waxna wuu kala ogyahay lkin walaga been abuurtay wariyaha abdixafiid sifiican maloo barin miyaa wariyanimada.
@AbbasAli-me4ez
@AbbasAli-me4ez 10 ай бұрын
waa tuug Habargidir ah Shaati kale so gishey
@hasanabiibesse7701
@hasanabiibesse7701 3 жыл бұрын
Ama wariye ahaw xuquuqdaada garo wariyenimo... ama dadka fikirka ku jira dhegayso qancintana umada aad wariyaha u tahay daaa
@mohameda.hassan6500
@mohameda.hassan6500 3 жыл бұрын
Wariyuhu aad bu u qaldana qaab loo wareysto maba yaqaan in la soo fadhiisiyo mahayn 👎👎👎
@sucaadyaasiin3649
@sucaadyaasiin3649 3 жыл бұрын
Geesi garab waayay hore usoco alle haqa hanagu sugo
@ilhaamindho1866
@ilhaamindho1866 3 жыл бұрын
best somali shortfilm 2021| daawo wad ka helidonta >> XAQ SII XAASKAGA
@zakiomar7607
@zakiomar7607 3 жыл бұрын
Aamin
@drshafi1175
@drshafi1175 3 жыл бұрын
keebaageesi garabwaayey ah kalasaar hadalkaaga
@ahakimahmedjamanuur5661
@ahakimahmedjamanuur5661 3 жыл бұрын
@@drshafi1175 sufyaan baa geesi garab waayay ah.
@mohameddeck1076
@mohameddeck1076 3 жыл бұрын
Muxuu geesi kuyaah...bal asagabo mareykan joogaaye...lkn meshan geesinimo wxan kutilmi karnaa suufyan..wariyuhu wanin qawaaniin kushaqeyo.
@fatmamaxmud681
@fatmamaxmud681 3 жыл бұрын
Xidigta xita misajidka minaradisa xidig iyo bil ma lasuri jirinoo sees wax uwadaa 😳
@moslinomahdi4634
@moslinomahdi4634 3 жыл бұрын
Oo dawlada aad calankeedaba dafirtey maxaad ka taageeri war kani waa dameer ee ha isku daalin
@boosfarah3250
@boosfarah3250 3 жыл бұрын
Abdihafit haduu cilmi ahaan ula doodi karo wariyenimada ha ka yimaado hana la doodo ninkan
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 жыл бұрын
Sufiyaan sheikh Ahmed waa runtiisa 100% ilaahey ha badbaadiyo akhiro iyo aduunyo sheikh sufiyaan amiin.
@mubaraknour5232
@mubaraknour5232 Жыл бұрын
Mi
@mubaarikqiiq8653
@mubaarikqiiq8653 9 ай бұрын
sufyaan wllhi waan taageersaney
@user-we8mt1xd9b
@user-we8mt1xd9b 3 жыл бұрын
Su,al i waydii hadana kama jawaabayo iska dhaaf taas🤣🤣🤣
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Kkkkk
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Waxa la waydiyay lacagta aad bay u badan tahay maxa baran jirtay wu xanaaqay kama jawabayo kulaha
@shadiyaxubi2010
@shadiyaxubi2010 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh ar waaa fatale waye odayga😅😅
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 3 жыл бұрын
Shire daarood dee wareysigii lagulasoo heshiiyey markii meesha lakeenaayey ayaa looga baxay Calan ayaa lagaa wareysanaa ladhahay
@Its.su3da
@Its.su3da 3 жыл бұрын
Waa war cusub😂😂😂
@nimconimco1716
@nimconimco1716 3 жыл бұрын
Sufiyaan waan kuwataa
@hindicusub8996
@hindicusub8996 3 жыл бұрын
Kkkk
@A...A09888
@A...A09888 3 жыл бұрын
Sufyaan 💙💙💙 Waa runtii
@ahmedosman4634
@ahmedosman4634 3 жыл бұрын
Si fiican buu u hadlay runtii anigu ma lihi wuu saxansan yhy lkn si fcn oo wliba cadaymo Leh ayuu u hadlay, Runtii hadaanu nhy somali waa in aanu wax baadhna waxna akhrinaa si arinkan goaan looga gaadho. Sh suufiyan wu ku mahad san yhy soo jeedintaa
@alhijazy1
@alhijazy1 3 жыл бұрын
You are on spot dear brother thank u 🙏 we need to welcome such amazing qualities in our people
@zaahid9831
@zaahid9831 3 жыл бұрын
Aniguna waa uu saxan yahay waana kutaageersanahay 100% ayaan leeyahay
@B_S_Y_official
@B_S_Y_official 3 жыл бұрын
ماشاءالله
@cabdiraqno1555
@cabdiraqno1555 3 жыл бұрын
Ĝmmvf
@mataanyare651
@mataanyare651 3 жыл бұрын
Hadalkaasi waa sax was in wax la baaroo
@hajialidahable439
@hajialidahable439 3 жыл бұрын
55:59 ninki abdihafid aha ma course online ah bukujira 😂😂
@kaltuunali7597
@kaltuunali7597 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 hhhhh waxbaa helay
@naga_amuamus1302
@naga_amuamus1302 3 жыл бұрын
@@kaltuunali7597 wiil is waalaba wiil waabiyaa hela
@mohameda.hassan6500
@mohameda.hassan6500 3 жыл бұрын
Wariyaha intaan inu ka fiicnaa baan moodi jiray wareysi maba yaqaan
@abibare3374
@abibare3374 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣 cabdixafid awelba rag ismay arage inamo yaryaro camerada ka qajilayu helay
@naga_amuamus1302
@naga_amuamus1302 3 жыл бұрын
@@abibare3374 waar ma siyaad baraa kuu awoow ah mise bare yaashii habarjeclo ayaad ahayd kkkkk KAFTAN
@Abdullah1119
@Abdullah1119 3 жыл бұрын
Very quarrelsome PERSON. He's very ambitious yes, but he ain't got what it takes to answer any critical religious question to the asked level. He is in the herd of mobs driven by obsession and a sense of fantasy.
@abdihakiimmuuse9300
@abdihakiimmuuse9300 3 жыл бұрын
Wariye Abdixafid hadaba nairobi haisku tagin 😂😂😂
@sacadabdi1045
@sacadabdi1045 3 жыл бұрын
Hhhh sufyaan ayaa u joooga
@abdihakiimmuuse9300
@abdihakiimmuuse9300 3 жыл бұрын
@@sacadabdi1045 haah haduuba indhaha socadeynayaa haduu live u arko hawadu kucanayaa hhh
@nasrayusuf5350
@nasrayusuf5350 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@axmedgadhle236
@axmedgadhle236 3 жыл бұрын
Waa iiga suaal ee ninkani maxaa goor hore maxaa maxkamad loo Saari waayay hadii uu danbi ile Yahay waa ta labaadee barha bulshadu ma maxkadbaa
@abdihakiimmuuse9300
@abdihakiimmuuse9300 3 жыл бұрын
@@nasrayusuf5350 hhh
@dhamme0
@dhamme0 3 жыл бұрын
Kan maa weriye ah. Suufiyaan wuu saxsanyahay Calanka hala badalo waan ku raacsanahay.
@basmaamohamed66
@basmaamohamed66 3 жыл бұрын
Abdifahid isagu scope kiisi wuu ka baxay waa in uu u dhaqmaa as reporter
@dada_madowofficials719
@dada_madowofficials719 3 жыл бұрын
Marka calanka somalia ey taagan tahay weriyaha xitaa dhexdhexàd laga ma rapo horeyna wey u dhacday weriye ciraaqi ah aayaaa #kab ku weerer madaxweyne #bush youtube waad ka heli kartaa kaasi ba weriye ayuu ahaa dalkaga arin quseyso dhexdhexad lagama noqdo
@iqrahaaji7777
@iqrahaaji7777 3 жыл бұрын
Waxin umalin na 6daxide waafarta Dimon yo
@Roobleh
@Roobleh 3 жыл бұрын
cabdi xaafid waraysigan wuu ku galgashay, qaab hufan oo dhexdhexaad ah uma waraysan masuulka. su,aalihii loo baahnaa hadalka nuxudhkiisaa ahaana muuba waydiin
@mohameda.hassan6500
@mohameda.hassan6500 3 жыл бұрын
Saxiiix waan wada argnay
@ilhaancali6169
@ilhaancali6169 3 жыл бұрын
Qaab daradaan miyuu masuul kuyahay
@aliabdalla1623
@aliabdalla1623 3 жыл бұрын
@@ilhaancali6169 Kkk maxaaaa qaabdaro
@diiriyegeedi7676
@diiriyegeedi7676 3 жыл бұрын
Secret 🤫 AGENDA...peace family Somalia 🇸🇴 HANOOLAATO.....
@naimaahmed9966
@naimaahmed9966 3 жыл бұрын
U
@hibaqomar9043
@hibaqomar9043 3 жыл бұрын
Way cadahay
@hibaqomar9043
@hibaqomar9043 3 жыл бұрын
Soomali hanoolato. 🥰🥰🥰❤❤❤
@diiriyegeedi7676
@diiriyegeedi7676 3 жыл бұрын
@@naimaahmed9966 Overstand All!!!!!☝🏾
@mahadsharmake4395
@mahadsharmake4395 3 жыл бұрын
Ninkan c/xfd la leeyhy wxa uu jaahil kayahy diinta, wxa uu yiri Nabi Yusuf sujuuda la sujuudey aya banynysa in calan loo sujuudo Nabi Yusuf sujuudii loo sujuudey wxa ay ahyd sujuud salaan ah ee ma aysn ahyn sujuud cibaado Tan kale shareecada Nabi muxamed ma banaano qof inuu qof kale ama shay u sujuudo Hada kahor saxabada aya Nabi muxamed (scw) u sujuudey kadib Nabiga wa uu diidey waxa uuna yiri “sujuuda cid aan Alle ka ahyn ooma haboona, hadii aan amri lahaa qof inuu qof kale u sujuudo waxa aan amri lahaa haweenyda iney ninkeeda u sujuudo xaqa uu dusheeda kuleeyhy waynidiisa daraadeed”
@ismailmahamed
@ismailmahamed 3 жыл бұрын
Somaliyeey gari Allah ayay leedahay ha laga hadho. Ilaa inta cadayn laga helayo.
@sayidomaraden8455
@sayidomaraden8455 3 жыл бұрын
Waa runtaa
@hodonshaykh9904
@hodonshaykh9904 3 жыл бұрын
Soomaalia iyo mataankeen Djibuti Hanoolaadeen💪🏾💪🏾💪🏾🥰🥰🥰🥰waamid🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝🏽🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@lailaabdi8423
@lailaabdi8423 3 жыл бұрын
Salaan sare rer Djibouti 🇩🇯 from Somalia 🇸🇴
@hawaabdi6382
@hawaabdi6382 3 жыл бұрын
Waxan ahay gabar 12 jir ah ninkaan maskaxdiisa 1 sano ayey jirtaa kama yeleyno in uu calankena bedelo Somalia ha noolaato
@abdisamadsheikh
@abdisamadsheikh 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@keyfarashid4026
@keyfarashid4026 3 жыл бұрын
masha allah hbo mcn allah naga qabto
@aweisabdulkadirsufi4728
@aweisabdulkadirsufi4728 3 жыл бұрын
Masha Allah dhiig wadani bad kugu jira wlhi nooloow intay nolol jirto
@hawaabdi6382
@hawaabdi6382 3 жыл бұрын
Tack abtiyal iyo habaryaro
@sacdiyomuse3774
@sacdiyomuse3774 3 жыл бұрын
Ado 12 Jir Ah Maxa Social Media Ku So Galiyay😂😂😂
@almis2241
@almis2241 3 жыл бұрын
Isku day in aad ilaaliso anshaxa saxaafada waan dareensanahay in aad calanka buluuga ah la jir to laakiin dareen kaaga waa in aan laga dhexhelin waray siga.
@charmarkemohamed8039
@charmarkemohamed8039 3 жыл бұрын
Kkkk waar ninkii cxaafid ahaa waxbaa helay jaahil qaawan buu ka dhigay walaahi. Wariyenimo ninkani wuu kufsanayaa hadaan laga qaban
@abdulkadirdahir3592
@abdulkadirdahir3592 3 жыл бұрын
C/xafiid waa Lagaa badiyey caawa, 🙉
@ayaninadee176
@ayaninadee176 3 жыл бұрын
Xidigta waxay mateleysaa 5 somalia 🇸🇴 Alla naagahiisa ilaah baa u maqan. Gabdho hadaad imaqleysin RUN FOR YOUR LIFE AS SOOS AS POSSIBLE
@mustafeahmed2547
@mustafeahmed2547 3 жыл бұрын
Maxaa?kkkkkkkkk
@queenloverelaxwithme1567
@queenloverelaxwithme1567 3 жыл бұрын
He is narcissistic gabdha brain washed bu ku sameyay bentisa ya ka bixinayo jamacad odaygan
@abdihakiimmuuse9300
@abdihakiimmuuse9300 3 жыл бұрын
Sidanaa jamacad lagusodhmeye allow alle hhh
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 3 жыл бұрын
Kkkk
@nasrayusuf5350
@nasrayusuf5350 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@098KHADIJA
@098KHADIJA 3 жыл бұрын
Subhanaalah you should know as a reporter the policy's that you just cant call someone UNI or government gateway and get the info your looking for again journalists unprofessionally not there
@abdirizaknouh1244
@abdirizaknouh1244 3 жыл бұрын
At least he exposed Abdihafid. Sufiyan seems good man coz of Abdihafid unprofessional behaviour. Somali journalists should build their capacity before they get into the business, otherwise such humiliation will encounter them.
@ahmedmohmaud3848
@ahmedmohmaud3848 3 жыл бұрын
True
@ahmadjellah3582
@ahmadjellah3582 2 жыл бұрын
True
@yasinmaxamed9328
@yasinmaxamed9328 3 жыл бұрын
Ninkan walhi wariye darajo leh maaha waar isku day in aad fahanto ninka xayawaanyaho
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 3 жыл бұрын
Xubnaha taakeye qariyey!!!!!!
@anshaxa1752
@anshaxa1752 3 жыл бұрын
Sufyaan wax kasto adiga isku cadeyay sababto ah hada tahay shaqsi nadif ah waad jawabi lehed waxaa ka muqdo ina tahay dambile
@puntishgwal9970
@puntishgwal9970 3 жыл бұрын
Ala maxa waxgard thy wuu kagubanaya walipa
@abdulkadirsamatar5412
@abdulkadirsamatar5412 3 жыл бұрын
Sufyan xabsiga wax ku soo gareen. Maskaxiyan waa nin dhiman. Quraan ha la saaro.
@wacdiiyowaano1449
@wacdiiyowaano1449 3 жыл бұрын
Runtaa ayaa umalenayay wariyaha ayaa ubaahan ninkaan cml aya naga maqan wana sugeenay allaha kusoo aruursho ayaa leyahay
@SafiyaCismaanh
@SafiyaCismaanh 3 ай бұрын
Oo.miyanad is waydin
@Qadhafi03
@Qadhafi03 3 жыл бұрын
Cabdi xaafid wariye professional ah maaha
@mohameda.hassan6500
@mohameda.hassan6500 3 жыл бұрын
Waa la wada arkay waana lagu qarxiyey wariye ornayo waa qaldan tahy waligay ma arkin kkkkkk
@moarbe9583
@moarbe9583 3 жыл бұрын
Sufyan takeeye wxd na tustay wx naga qarsoona wxd ka shiftay wxy noo qariyeen shayadiinal jini wal insi shirkigaa iyo kuwo la midaba wan iska ilaalinaynaa hada laga bilaabo allah ka Libya ayaa loo khushuucaya loona tawaaducaya calanka iyo qabiilkuba wa li tacaarafuu oo kaliya wa in laysku gartaa oo kaliya s/takeeye ALLEH ha kaa jazaai siiyo
@maandeqaxmed9865
@maandeqaxmed9865 3 жыл бұрын
Nagnagtaan aan u jeedo waa takfiir ilaahay shartiisa hana mootiyo
@bintuosman4359
@bintuosman4359 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohammedibrahim5384
@mohammedibrahim5384 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@zakariaabdulle7273
@zakariaabdulle7273 3 жыл бұрын
Waxkle kaama xanajine ma Afarta xaas ba hinaasty hn 😅😅
@khalidismail5607
@khalidismail5607 3 жыл бұрын
Calankeygu waa kan ugu quruxda badan dunida!!!
@ayaanlemaxamed7323
@ayaanlemaxamed7323 3 жыл бұрын
Heheheheheh Bililiqo kunool Halawad baad tihiin Ninkaasa idinku caqli badan
@sirajiyareahmed3590
@sirajiyareahmed3590 3 жыл бұрын
@@ayaanlemaxamed7323 alqawaarij baad tihiin
@mohameddahir9257
@mohameddahir9257 3 жыл бұрын
Hhhhhh
@illahowmahad7998
@illahowmahad7998 3 жыл бұрын
Walalyal alleh dartis igu sar sc
@ahmadjellah3582
@ahmadjellah3582 2 жыл бұрын
This guy called Abdihafid is not a journalist but another arrogant coffee shop LAWYER in London. After studying journalism and passing an exam on journalism, the new journalist has to get practical studio training under a qualified professional journalist in presenting programs and also on conducting interviews without scaring the guests. In Abdihafid's case, the above detailed qualities are missing. In some previous interviews, he was asking his guests questions that reflect his own tribal roots !!!!
@samadyareadem5890
@samadyareadem5890 Жыл бұрын
mogi
@farxiya90
@farxiya90 3 жыл бұрын
Aniguba man arkin calan loo sujuudo waligay kala saara hdlka calanka waaloo istagaa waana Qadarin sujuudana illahay ayaa loo sujuuda subhanuwatacalaaa
@amaadin12
@amaadin12 3 жыл бұрын
sideed maro usiin kartaa qadarin?
@abdinasirmohamed2955
@abdinasirmohamed2955 3 жыл бұрын
@@amaadin12 lama qadarinayo marada lkn wxaa laqadirinayaa dadka Usoo halgamay
@farxiya90
@farxiya90 3 жыл бұрын
@@amaadin12 afsomaliga inlays ku marjiyo mafcna wxd kala barataa qadarin iyo caabudid wxwalba wad qadarinkartaaa lkn ma caabudikartid illhy uunbay tasi gooni uthy subhxanahuwatacalla
@amaadin12
@amaadin12 3 жыл бұрын
@@farxiya90 sax walal dadka halgay qadain mudanyihiin waana geesiyaal? lakin isku day inaad fahanto xabadka gacanta lasaranayo iyo is tuska loo ooynaayo maro meel suran, thanks abaayo
@lailamohamed597
@lailamohamed597 3 жыл бұрын
@Hadan caday Masha allah! That’s true wlo
@fardowsabdalla8591
@fardowsabdalla8591 3 жыл бұрын
Wariye c/xafiid gesi gesi dhalay o muwadine horay usoco wllkey somaliyed u dhimo d. d. d🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@wacdiiyowaano1449
@wacdiiyowaano1449 3 жыл бұрын
Hhh runtaa ayaa umaleenaayay calanka micnihiisa waa waxba kama jiraan calanka waa caln islaam ah mit wadanni ah waa mit mel oo ka socdo iyo meloo kayimaaday la,aqoon waaye cilmiga aan barano
@abdiali2249
@abdiali2249 3 жыл бұрын
Qabyaali baad tahay cabdi xaafid walahi morgen halyey baad utaqan oo dilay shacab hargaisa ka qaxaya oo ay duqeeyen diyarado geed deeble hargaisa. Dusheeda aan cadadkoda ilahay yaqaan uun qof afar qof dilaad haysata been baad la hortimadan dadka malaa bilaa damiir baad ubhaysata maxkamada ilahay hala sugo ama hala wada maxkamadeeyo dhamaan hadaw salaam
@naga_amuamus1302
@naga_amuamus1302 3 жыл бұрын
Indeed he tight you up remember abdi next time if you wanna interview such a person you should prepare atlist months. Journalist must respect persons believe ,idea ,race clour, dress, culture and est
@deqaabdi9740
@deqaabdi9740 3 жыл бұрын
A
@naga_amuamus1302
@naga_amuamus1302 3 жыл бұрын
@@deqaabdi9740 hee
@naga_amuamus1302
@naga_amuamus1302 3 жыл бұрын
@@deqaabdi9740 deeqa maxaa jira edo
@naga_amuamus1302
@naga_amuamus1302 3 жыл бұрын
Ma subscribe ayaad rabtaa
@ahmedmo637
@ahmedmo637 3 жыл бұрын
@@naga_amuamus1302 Mad fahmin myh conmentiga
@najma8198
@najma8198 3 жыл бұрын
Inu radiyo muqdisho ka shaqin jiray afkis ka cadeey iyo magaca uu diidan inu afkis ka cadeey ku dhiigle afkis isku furaya
@mumtaaz6488
@mumtaaz6488 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴waa diidi karta kaas dhiiga awoowyshay baa u mqn somalia cdowgeeda cagta hoosteed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yacquubbakal6727
@yacquubbakal6727 3 жыл бұрын
isoqabo wllo fadalan isowabo what's app +252907954457
@dahirabdi3434
@dahirabdi3434 3 жыл бұрын
Yesss
@rashkap0i
@rashkap0i 3 жыл бұрын
@@yacquubbakal6727 hhhhhh maxaa kakhaldan
@ajuuraaneu4279
@ajuuraaneu4279 3 жыл бұрын
Who's this man talking about great ajuran sultanate Muslim I'm ajuran
@maslahbarkhadle952
@maslahbarkhadle952 3 жыл бұрын
Habo wan kusalamay Ajuuran Dad qaali ah
@halawi9252
@halawi9252 3 жыл бұрын
Cadixafiid maxaa dhugu dhacey eddo macaan ninkaan waa nin waalan ee waqtigada ah siin. ah dila
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 жыл бұрын
@@halawi9252 cabdi xafiid ayaa waalan, waayo indhihiisu (Moorgan) ma arkaan ee nin mutacalim ah oo sharaf leh ayuu qabiil ku cambaareynaa, laakiin majeerteen munaafaq waaye somaali oo dhan ayaana idin og
@faizahargeisa807
@faizahargeisa807 3 жыл бұрын
I agree with Mr Sufayaan 👍
@mohsen6878
@mohsen6878 3 жыл бұрын
Ninka wareysiga qadaya Waxay u marysa diinta ayan google ka raadinayaa, hadana aad bu ugu farxsnyhy sidiu u hadlayo
@mohameda.hassan6500
@mohameda.hassan6500 3 жыл бұрын
Hahahahahaha
@mohameda.hassan6500
@mohameda.hassan6500 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk google sh nowday
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
😂
@kaidosultan9882
@kaidosultan9882 3 жыл бұрын
Kani anigaba nervous ka qaaday acudubillah , tacliin u haystana ma jirtee
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Kkkkkk is daji
@xalanesuldaan9371
@xalanesuldaan9371 3 жыл бұрын
Kkkk
@Dugsiiye2002
@Dugsiiye2002 3 жыл бұрын
Wallaaahi Waa runtaa Huuuno, he is crazy
@aadanxaamud9873
@aadanxaamud9873 3 жыл бұрын
😀😀😀😀😀
@abdiwalimohammed2137
@abdiwalimohammed2137 3 жыл бұрын
Qofka Fikirkiisa wuu kahadli karaa inta aan ka aheyn diin wll
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 жыл бұрын
Wariye mardanbe dadka saas ha uwareesan plz plz ama ha qaldanaado ama yuusan qaldanan siyaasad wRiyanime uisticmaal ookliya
@mohameda.hassan6500
@mohameda.hassan6500 3 жыл бұрын
Saxiiix waa u ku ceebobay qaabka u wareysaty maba ahayn mid warysi lagu tilamaami karao
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
waraysiguu ina cagjar kaqaadey maaragtay waloo san inaad yaabi
@CabdulaahiNafyar40
@CabdulaahiNafyar40 Ай бұрын
Ustaad taakeeye guuleyso . Wariyaha gaalo raaca ah ha isaga khushuuco heesaha iyo diinta gaalada
@AhmedMohamed-ul7wx
@AhmedMohamed-ul7wx 3 жыл бұрын
Wallahi I will defend my ppl, my home & religion Islam until I die👈🏾Hiiraan boy 🙌
@Umeyma-Omar
@Umeyma-Omar 3 жыл бұрын
Luqada mad difacdid o wax ku qurto?
@jjmus7742
@jjmus7742 3 жыл бұрын
@@Umeyma-Omar ʟᴀɴɢᴜᴀɢᴇ ɪs ɴᴏᴛ ᴀ ᴋɴᴏᴡʟᴇᴅɢᴇ ʜᴇ ᴄᴀɴ sᴘᴇᴀᴋ ᴡʜᴀᴛᴇᴠᴇʀ ʟᴀɴɢᴜᴀɢᴇ ʜᴇ ᴡᴀɴᴛs... sᴏ 👍🏻ᴄʜɪʟʟ ᴏᴜᴛ
@nasteexomoha4794
@nasteexomoha4794 3 жыл бұрын
sualwalba dide xage waxkuwada😂kan wamid walan sual iweydi iyo kagudub tilawaydiyaba
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Kkkk
@huunohappy6312
@huunohappy6312 3 жыл бұрын
Aniga intaan daawanaayay wllhi bllhi tllhi ciiil baan ku daawanaayay because kamawa jwabayo su,aalaaha laweydiinaayo balaayo haqabsato kani waa balayo
@nasteexomoha4794
@nasteexomoha4794 3 жыл бұрын
@@huunohappy6312kulamid ahy wlhi,,😂somli marba dhibta dhinic kaqabsanysa yaab kana yasodiry
@sacdiyomuse3774
@sacdiyomuse3774 3 жыл бұрын
Wa jaahil Professor is mooday saqiirka ka Aqli bdn
@uniquespills6332
@uniquespills6332 3 жыл бұрын
@@huunohappy6312 z🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇷🇸🇴🇸🇷🇹🇳
@qiirojacayl3459
@qiirojacayl3459 3 жыл бұрын
Dhagayso oo dhuux riyaliga adigaa fah mayee takeeye tanks ku soco maduucaga kana mira dhalay
@laacuuncali
@laacuuncali 3 жыл бұрын
Taakeeye Wins the Debate 👏👏👏
@cabdicali9023
@cabdicali9023 2 жыл бұрын
Saxiix wllhi waa caaq cabdi xaafid
@umrayan7061
@umrayan7061 3 жыл бұрын
Anagu waxaan nahay soomaali xidigtuna waxay noogu taagan tahay shanta soomaali maxaed
@laacibsoojabay5466
@laacibsoojabay5466 3 жыл бұрын
Shanta somaliyeed ma mid timi 2021baah ogow shantaa aaad sheegtay inay Somalia iyo somaliland laba hayihiin 🤪🤪🤪🤪
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele 3 жыл бұрын
@@laacibsoojabay5466 walal shanta somaliyeed waa =1 koonfur(mugdisho) waa 2=hargeisa(waqooyi) waa 3= gaarisa(waqooyi bari) waa 4 =galbeed (jigjiga) waa 5=xeebihi somaliya( jabuut) nin wax kale ka aamina asagay dhibaysa anagu sidaas walalnimada iyo gacalnimada leh baan xidigta u ilaashana halnin. iskadaaye mareykan oo awood leh kama ogolaaneyno inu nakala gooyo waxa ninkaan u wadana waa filim aay kadambeeya kenya itobia iyo cadowgii nakala jaray iyo kuwii wagii tageeray
@laacibsoojabay5466
@laacibsoojabay5466 3 жыл бұрын
@@qalbidaryeele 😃😃sxb wax badan baa kaa qaldan xeebihii somalia jabuti micnaheed se mar hadii 60 wixii ka horeeyay lakala ahaa shan gobol markaana anay dawlad somalia layidhahdaa anay jirin somaliada maanta sheeganaysa afarta somali eekale maxay ahayd somalia markay la midowdo jabuti oy somalia noqdaan marka garisa somalia lamidowdo somaliana lagusoodaro jigjigana sidoo kale markaa somaliland waa udiyaar inay lamidowdo shanta somali lkn inta lagu meeraysanayo labadii gobol ee midowbay kalana noqday midh isbadalimayan somalilandna maaha mid aqbalaysa waa mid idin qusaysa calankiina iyo xidigtuba inaad ilaashataan waayo waa astaantiina calanka somalilandba shanta somali waakutaal wlltunimo maaha mid aanu diidayno lkn midnimo aanu keenay hadana aanu diidnay ma aqbalayno in nalagu qasbo dunidaba gumaystaa kala qaybiyay dunidoo dhana taasaa uxuduudo ah tayaduna kama duwana wlltunimo iyo darisnimaa ina deeqda💚💬❤somaliland
@nimcocabdinasir3114
@nimcocabdinasir3114 3 жыл бұрын
Luq mar marow lasim lamigu yimada 😂😂🙌
@aminahussein5802
@aminahussein5802 3 жыл бұрын
Mimi Mohammed, Maahamaahda waa ka heley ( Luuq marmarow laasim Laamigaas yimaadaa) . Mahadsanid. Gacankudhiigle waa laso qabanaa.
@hon.ashaahmedabdalla9672
@hon.ashaahmedabdalla9672 3 жыл бұрын
Waxaan aad iyo aad ugu mahadcelinayaa Raga muwaadiinta soomaaliyeed ah ee isu taagay xaqii walaalohoodii 😭😭😭😭
@ilhaamindho1866
@ilhaamindho1866 3 жыл бұрын
best somali shortfilm 2021| daawo wad ka helidonta >> XAQ SII XAASKAGA
@hamzetubeec9724
@hamzetubeec9724 3 жыл бұрын
Wa iska sida in qof kasto wax wanagsan wada laga hor yimado hala yaabin nebi mohamed scw isba wa la beniyay marka wan tegersanahay suufiyan insha allh wakhti dhowna waxan arkayn in hirgeli donan qorzhayazhan Guul inzha allh wann tagersanahay HoY Guuzha z0 raac somliyey✊
@zxra2470
@zxra2470 3 жыл бұрын
Hadhowna is qarxi intuu kudhaho yeel doqontii bilaa caqliga aheed
@Mohamedirshad114
@Mohamedirshad114 Жыл бұрын
Asc Wallahi waa yaabahy Cilmaaniyii, caqliyaaniin, kooxo kale oo Diin shaatigood loo soo galiyay! ?
@aminmohamed4896
@aminmohamed4896 3 жыл бұрын
Jinkan waalan ee xagjirka ah warkiisaa aan iska dhaafno soomaaliyeey, calanku waa astaan qaran iyo sybolka aan dunida ku leenahay jinkan warkiisa innaga dhaafa plse.
@abuucizsoomali4279
@abuucizsoomali4279 3 жыл бұрын
Kudimo kuna qabri gal kuna ciqaab mutayso
@mariamaomar350
@mariamaomar350 3 жыл бұрын
Walee abdi xafiid wuxuu lakulmay maanti nin asagaba ka aftahan san waala is haayaa🤣
@farxiyaciire3317
@farxiyaciire3317 3 жыл бұрын
Nacaam waa nin nadiif ah sufyan hadii an qayasaya
@abdullhimahamuud7514
@abdullhimahamuud7514 3 жыл бұрын
Luq luq maraw laasim laamigu imaan
@hamdiwarsame8013
@hamdiwarsame8013 3 жыл бұрын
Walee walahayaa 😃
@maryannnnn942
@maryannnnn942 Жыл бұрын
Maashaa allah cabdixafiid sida aad u wareeysatay oo aad xaqiiqda nooga daba geeysay waaba yaabe odayaan ahay mutuality ah calan iyo qaranimo astaanteedana ma aaminsani misery group kiisa wadaan diin ha lagu xukumo wadanka waa wax fiican laakiin cabdixafiid sidaad u waratah ayaaba cajiib ah camera uu kaa duubayna waxba maaha ee❤❤❤kaas iga gudgeon
@ikranyusuf8567
@ikranyusuf8567 3 жыл бұрын
Hadii aad google ka fiirisay american Air Force flag si aad u hubiso inuu keena u egyahay like dhac igu sii😜
@ahmedabdullah1704
@ahmedabdullah1704 3 жыл бұрын
naa xishood
@falizabdikadir8675
@falizabdikadir8675 3 жыл бұрын
@@ahmedabdullah1704 oo mxey ka xishootaa inantu wx lawada fiirshee ka hdashe 🤔🤔
@Ismalura
@Ismalura 3 жыл бұрын
American airforce flag has 13 stars and American flag has 13 stripes. That means 13 has a meaning to them and that is ok.
@aqoonmediaproduction5930
@aqoonmediaproduction5930 3 жыл бұрын
Ninkii magaalo ka dudaayoow yaaba ku og 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Calankeenu 🇸🇴 waa calanka soomaaliya waana jecelnahay waana astaanta dowladnimadeena 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohasmartboy3053
@mohasmartboy3053 3 жыл бұрын
@@Ismalura Yh u r right
@fartunibrahim5066
@fartunibrahim5066 3 жыл бұрын
subxanlHiii walhiii Waaa yaab ilheey umadaa somaliyeed nabaad haa nogaa digaa alhumaa amiiin Yaa rabiii
@ubaxcabdi6197
@ubaxcabdi6197 3 жыл бұрын
Wlhi cabdi xafiid meel ayaa la iska saaray taakeye meel laga maro waa la waaaye
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
aad iyo aad 🤣🤣
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 2 жыл бұрын
Asc dhaman walalahay Masha allah abdihafid illahay haku xaafidho wlalkey legend keep going Ayan kuleyahay ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Yusuf anaga Somali ayan nahay caalangena neh wan amiinsannahay aqiidada adiiga amiinsantahay adiiga ayey kutala haana aflagaden afartan qoof ad wadato grup hanoga dhigin xaarif
@nimcoqaalic9065
@nimcoqaalic9065 3 жыл бұрын
Waaqalad dadka in ladabagalo Sirdoon matahay mise wariye Yaab aaleedihiin wlh
@warisroobo1759
@warisroobo1759 3 жыл бұрын
Cabdihafid Maashaa Allaah Suaalo badan oo aan rabay ayaad weydiisey, Good job 👏👏
@indhouroon5973
@indhouroon5973 3 жыл бұрын
War anaga yaab araknay hada qof kan weyn caan nimada ma waxey ka gashay calankas 🇸🇴gaala is ka leh inu dhaho subhanallah 😏
@suleimanmohamoudmohamed1570
@suleimanmohamoudmohamed1570 3 жыл бұрын
Adiga fahan kaagaa liita
@yasinfarah1831
@yasinfarah1831 Жыл бұрын
Maashallah 4 xaasle waxbadan bo og yahay waan is maqalna Mashallah
@saidmohamoud1717
@saidmohamoud1717 3 жыл бұрын
Wlhy ninkan yar mansha allah cilmi buu ilahy siyay ha laga fa idaysto
@abdulkadirdahir3592
@abdulkadirdahir3592 3 жыл бұрын
Kanu wareysi lama oran karo, waxaa la oran karaa, weerar afka ah, waayo wariyaha ma'aha in uu muran iyo xifaaltan abuuro, c/xafiid sidaas oo kale qof looma wareysto, please have some respect, I felt Des respect towards Mr sufyan.
@ahmedmo637
@ahmedmo637 3 жыл бұрын
@@abdulkadirdahir3592 Afar xasle wax aan jirin muu naga dadcsin rabaa marka waah
@anabogle6084
@anabogle6084 3 жыл бұрын
Guul abdixafid go forward
@dhamme0
@dhamme0 3 жыл бұрын
3:16 culumada ayaa la waydiiya su,aalahan. Mida kle ninkan shuruucdii weriyenimo kumaba dhaqmaayo.
@jamacxurbe2134
@jamacxurbe2134 3 жыл бұрын
Waaa runtaaa wuxuu rabaaa inoo ceebeeyo
@asmasmoments9083
@asmasmoments9083 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Dadkaan ku haya noolow calnkeygow calnku kiina maaha waa mid gaaladi gumaystaha sameeysay ee caqligiina ka shaqeysiiya ushi laydiin dhiibo hala ekaana haday sharf somalinimo iyo mid islaanimo niigu jirto
@hodonshaykh9904
@hodonshaykh9904 3 жыл бұрын
Xisbi aan islaami ahayn somaliya kamajiro lagamana Ogolaandoono waayo Soomaali waa💯💯Muslim Marka lagareebo mid iyo labo sida adigookale
@cabdixamiidxareed1560
@cabdixamiidxareed1560 3 жыл бұрын
Gaal inaad Muslim Ku sheekto waa khalad
@wacdiiyowaano1449
@wacdiiyowaano1449 3 жыл бұрын
Mit qabiilesan ayaa ka jiro diniyan mala dhihi karaa wayo qabiil annaga noma ahan diin
@kaliilnuur6961
@kaliilnuur6961 3 жыл бұрын
Asteegfuruleeso
@musedhere5561
@musedhere5561 3 жыл бұрын
Calanka iyo ciidda bas ah baa noo hadhay iyagiina loo soo dhigay İlaahaw caafi ninkan
@cabdilaahiibraahim4995
@cabdilaahiibraahim4995 3 жыл бұрын
chat.whatsapp.com/CxMVCz3C10bIbbZvYVp5MR product tayo leh oo dacar ka samaysan 1.product taranka 2.product gaask 3.colage ilkaha cadaynaysaa 5.cadarkii kilikisha cadaynayaa oo tayo leh
@ednaadan4074
@ednaadan4074 3 жыл бұрын
Qofkani calankuu khalad Ka fahmay. Calanku kaliya waa astaaan wadan.maxa cibaadada barbardhigaya .
@ahmedomar8792
@ahmedomar8792 3 жыл бұрын
I have never seen a Somali journalist like this. First, he asks questions, get answers from this man and does not understand and he also argues !!!!! follow your scholar man if you knew about your history colonialist ..
@user-NNN_
@user-NNN_ 3 жыл бұрын
Ture It annoys me he is not acting like wariye dood buu ku jiraa wareeysi ma uu hayo😡.
@zakkaaz6931
@zakkaaz6931 3 жыл бұрын
Cuz it's a premative way off thinking even when he claims to be a professional journalist,, he is byst but anyway its kinda shite being a Somali
@freshair2224
@freshair2224 3 жыл бұрын
Abdihaafid geesi 100%🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅✅ 👏👏👏👏👏👏
@waliidjama8873
@waliidjama8873 3 жыл бұрын
Walahay beri horaan maqlay callanka soomaliya waa labedelayaa waxa larabaa in layna baabiiyo
@salmahassan6998
@salmahassan6998 3 жыл бұрын
Calanka somalia waxba ma qabo shaydaana Laguma tilmaami karo
@Ismalura
@Ismalura 3 жыл бұрын
Walaalo waa la isku dayey bada in la dhaco Kenyan la adeesaday, Dhulka Ethiopian la soo adegsaday, dadkeena la adeegsado siyaasad lagu gatay lacag $ wax kasta oo la idku dayo. Markii naloo tashanayey sow ilaah ma joogin. Xasbunalaah.
@salmahassan6998
@salmahassan6998 3 жыл бұрын
@@Ismalura haa wll ilahay ayaa nala jiro marwalba lkn kan imika calanka shaydaan ku tilaamayo hadii layska qaban waayo group weyn ayuu sameysanaa wlh
@kassimmohamed7777
@kassimmohamed7777 3 жыл бұрын
I can't believe some people calling themselves educated and use "Google search" as a source
@12Hydrocarbon
@12Hydrocarbon 3 жыл бұрын
It’s comedy really.
@adams8968
@adams8968 3 жыл бұрын
For you search on Google it means you know what you are searching hence educated
@solekhashuwa
@solekhashuwa 3 жыл бұрын
Google is a huge search engine with vast amount of information, we are in the age of Internet and technology, people don't wonder around libraries any more.
@kassimmohamed7777
@kassimmohamed7777 3 жыл бұрын
@@solekhashuwa if u really wanna use Google then it should be "Google scholar" or websites that are credible or "research gate"
@mohamedabdirahman8300
@mohamedabdirahman8300 3 жыл бұрын
Educated means you know what you are doing even the Google itself is among what you have learnt
@awilabdi1456
@awilabdi1456 3 жыл бұрын
Abdihafid waa fashilanyahay
@sportsserieshd6471
@sportsserieshd6471 3 жыл бұрын
Ninkan wariye maba aha yaa igu raacsan
@mahdiyarre4125
@mahdiyarre4125 3 жыл бұрын
Tug laqabtay talo Male sxb
@roodacabdi6136
@roodacabdi6136 3 жыл бұрын
calanka ma kitaab quraan ah baa ilaahay ha keeno in kitaab quraan ah laysku xukumo waayo kitaabku qof walba xaqiisa ayuu siinayaa
@khadarahmed715
@khadarahmed715 3 жыл бұрын
Nin kaan cilmi iyo taarikh ayuu ka hadlaya lkn wariyihu aqoon gaarsi san in u nin kaan waraysto oo ku filan ma lahan dood buu ahaa
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 3 жыл бұрын
Saaxib Cabdixafid Ninkan ma'ahin masaakintii aa interrogation ka ku sameyneysay
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 3 жыл бұрын
Thanks for liking it
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 3 жыл бұрын
Thanks for liking it
@kaafinuur2544
@kaafinuur2544 3 жыл бұрын
War ileen ninku waa nin waalan oo xagjir ah oo caqiido gooni ah wato subxaanalaah
@user-mq7ov8ms4c
@user-mq7ov8ms4c 3 жыл бұрын
xagjir waa qofka dintisa ku ad adag
@naasirjaama603
@naasirjaama603 3 жыл бұрын
@@user-mq7ov8ms4c oo alshabab ma diintay ku adagtahay😅😅
@munahaji7753
@munahaji7753 3 жыл бұрын
waa shaati cusub oo diinta loo gashatay subxaanalaah kan ilaahey naga qabto
@keyfarashid4026
@keyfarashid4026 3 жыл бұрын
amiin amiin yaa allah
@suadabdi5
@suadabdi5 3 жыл бұрын
Ilaahay kan somali haka qabto waa mid dad shisheeye soo dirsaday
@abuucizsoomali4279
@abuucizsoomali4279 3 жыл бұрын
idhinkana Alle ha idhin ciqaabo
@sariyamukhtar5468
@sariyamukhtar5468 3 жыл бұрын
Masha Allah good point abdixafid 👍
@mohameda.hassan6500
@mohameda.hassan6500 3 жыл бұрын
Sufiyaaan ayaan garta siinaya dhowr qodob owgeeis 1 wareysi ma ahayn ee dood ba ahyd 2 sualahi loo maydiin qaab xikmdeysan looga ba han yahy wariyah kasto 3 sufiyaan waa uga jawabay suaalhi qaab wangsan dagan
@somaliboy4958
@somaliboy4958 3 жыл бұрын
Ninkan waxbo masoo baran wuxuu ahaa jaajuusiinta shisheeyaha markey kaa salgareen ileyn beentiisa badan weriyaashii gacantiisa kuu maqan ayuu sii sax ah ooga hadli waayey
@ridwaann3762
@ridwaann3762 3 жыл бұрын
Jaajuus adiga iyo asalkaa baa ah.
@ayaanlef8981
@ayaanlef8981 3 жыл бұрын
Waa Shanta somaliyeed xiidgtu 🇸🇴🇸🇴
@hassanabdisamed6843
@hassanabdisamed6843 3 жыл бұрын
Calanka aad soo wadid maloo fariisan doona mise Af tirtirasho in laga dhigtaa rabi doontaa😂😂😂Orgigan Afar taakeeye ah Booska Arsenal inuu Mustaqbalka badalo ayaan Kabaqaya😥🙈Proff ingiriisow ina adeerka naga qabo😛
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 жыл бұрын
Safiican buu uhadlay lawareestaha, Maasha Allah Horay usoco Brother. Abdihafid Maalmahaan Dhanka fanka aad kufogaatay marka Iimaankaaga inuu daciifay ayaan ufahmay.
@miskimuuse5311
@miskimuuse5311 3 жыл бұрын
Wariye c hafid iwersatay kadina ma iga iga iman been dheh🤣🤣🤣 4 xasle beenale ah kkk
@farahdakow9777
@farahdakow9777 3 жыл бұрын
Afar xaasle yuusan kugu shaneen ee miskiyey carar
@cabdalledalab3485
@cabdalledalab3485 3 жыл бұрын
Beenta maaHa😂😂
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 3 жыл бұрын
Adi waaba ujeedna inuu ku wareyste makaa timi wah🥵
@farxiyaxuseyn71
@farxiyaxuseyn71 3 жыл бұрын
Wariyo nimo iyo wareysi wax uu ka garanayo malahan.
@samiirhand
@samiirhand 3 жыл бұрын
Awoowe Nika Mel iska saar wuuba ku Gil gilaya😂
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 3 жыл бұрын
Asc soomaali weyn ilaahay soomaali ha u hiiliyo
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 3 жыл бұрын
Cabdixafiid illaah ha ku xafido aamiin
WEERAR AFKA AH OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN IYO DOOD CULUS
47:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 87 М.
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 193 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
AFAR-XAASLE TAAKEEYE OO U TAAGAN XILKA MADAXWAYNIMO EE SOMALIYA
32:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 41 М.
Maxaa qarsoon ee Jaamac Shabeel iyo Muuse Biixi,  isku qabteen ?
47:34
Maxaa kudhacay ninkii yiri magta tumarku waa 100
24:03
Salafmedia
Рет қаралды 130 М.
Deg deg  - Wariyaha ay ugu necebyihiin Shabab oo aan wareysanay.
52:47
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,8 МЛН
Muqdisho: Dilka Safiirki Nabadda 2005 - Cabdulqadir Yahye Cali
31:56
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН