RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 29 HD

  Рет қаралды 533,138

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

7 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 1 100
@hawamohamudmahamuud8790
@hawamohamudmahamuud8790 7 жыл бұрын
nastexo Indho Darteed Wixii Riwaayadan Udaawada Like Ha Ii Saaran😂😂😂😂
@cabdiqaadirmaxamedaxmed620
@cabdiqaadirmaxamedaxmed620 7 жыл бұрын
anagu xaga internetka speedka ayaan ka dhimanay walaahi waa kane ma miyi baan joognaa imikay noo soo dhacde afirica waa miyi😂 like isaar niyada ii dhisoo kkkkkk
@zakihajji4024
@zakihajji4024 7 жыл бұрын
Walaalayaal Sidaa Liketa iyo commenta ugu dag dagno Kawarama hadii aan Khayrka ugu dag dagi laheen oo Aan caawi laheen Walaaladeen Abaartu sameesay
@Imraan53
@Imraan53 7 жыл бұрын
walaalayaal intaan xumaanta utartameyno aan wanaaga u tartanno si uu Alle abaaraha iyo gaajada nooga saaro wllyal
@saraloveddsi2072
@saraloveddsi2072 7 жыл бұрын
mohamed ameen agah sow digii ka koow ahaa. oo odhan jirey. shiit waa laiga hor maray sidani xaal maaha. ma ninkii madoobaa. baa iridda kugu sugaya kuguna yidhi. orodoo reer KZbin usoo wacyi geli. hhhh hoygii orgiyeynta hhhh
@Imraan53
@Imraan53 7 жыл бұрын
sara Love ddsi hhhhh adi waano goormee qaadaneey yqy wlly kk aniga ilaaha isoo hanuuniyey bahashaan musalsal bay noqotay waba ku daalay saan u raadinaye first ee an idinka nasto balo idin gees martee kkkk
@saraloveddsi2072
@saraloveddsi2072 7 жыл бұрын
mohamed ameen Love u hnoh. Magac aaad aan u jeclahay baad sidataaa. Boowe qaali
@kaltuumoxaaji7094
@kaltuumoxaaji7094 7 жыл бұрын
mohamed ameen g
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
mohamed ameen amin amiin yaa raaabii walal😢😢😢😢😢
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
Asxaabteyda Qaaaaaaliga Ah Salaan iga Gudooma .. Pls Raali Ka Noqda Hadaad Aragtaan Xayeesiimo Badan
@moismail6233
@moismail6233 7 жыл бұрын
lkn waad soo daahaday yaaqay mise asxaab reer qooto aa isla ogtihiin abukar mahdi kkk kaftan thans boss alle haku dhowro😍😍👏👏💯🇸🇴🇩🇯
@qadarozil7367
@qadarozil7367 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi indho
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
Nooloow Sxb Somali
@mawlidjama6186
@mawlidjama6186 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi Eng waan kusalamay wa FAARAX MACALIN; qofkii ugu horeeyey e comment kabixiya wa ani.. Mawlid Awjama aka Farah Macalin
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk Maya Sxb Waqtiga Horaan idinkugu Sheegay Thanks Sxb Nooloow
@aliyaahabasheikh4643
@aliyaahabasheikh4643 7 жыл бұрын
saaaanaaa jini aaa nago ridi rabteen bee ilaa habeenkii anku riyoooday anoo magacayga lagu so qoray ruwaayada dhaxdeeda wax like an helooyana majirto ...... mungu tu
@moismail6233
@moismail6233 7 жыл бұрын
anaa usoo horeeyay reer muqdishana ah whats upp guys greetings from muqdisho😂😂😂🇸🇴😍
@dahab142dheymab4
@dahab142dheymab4 6 жыл бұрын
Kkkk
@ayanabdi7093
@ayanabdi7093 7 жыл бұрын
hada nastenxo tageertit like isaar please.
@ciiseducaysane4417
@ciiseducaysane4417 7 жыл бұрын
Ayan Abdi Nasteexo indho Aniga kal&laab utaageera wlhi iyada Fanaanad ahayn iiguma baxdo
@salmosiman2785
@salmosiman2785 7 жыл бұрын
hhhh
@wiilxamar7856
@wiilxamar7856 7 жыл бұрын
Ayan Abdi m J waaye Fuck
@xamdixiin631
@xamdixiin631 7 жыл бұрын
hhhh Wlahi qosol naftaydii Xataa waan ilaaway Nasteexo indho love Kugu ahay xppti
@xasan973
@xasan973 7 жыл бұрын
codsi walaalayaal intaad like Ku tartamaysaan walaalaheena dalkii jooga baahida hayso aan wax u qabano fadlan 🙏🙏✊✊✊✊
@ruksana578
@ruksana578 7 жыл бұрын
LIBAN saxiiix
@najahdheemannajahmaandeeq7751
@najahdheemannajahmaandeeq7751 7 жыл бұрын
LIBAN saas weeye wllo
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 7 жыл бұрын
LIBAN waa runtaa
@ashaadan1895
@ashaadan1895 7 жыл бұрын
LIBAN waa rabtaa wllo 😩😩
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
LIBAN runta wayee walal allha abaraha ka dulqadoo😢😢
@hafsodahir531
@hafsodahir531 7 жыл бұрын
Kkkkkkkk ma adaa shanleysta war ma adaa shanleysta kulahaa nastexo 😄😄😁like saar if u like that part 😂😂😂😂😂😂♥️♥️
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 7 жыл бұрын
comments 959 oo qof qoral koda like ayan u saray mid qosla iyo mid amana ba qoto qoto marka waa markini like ✌✌✌✌
@walizodesniper5114
@walizodesniper5114 7 жыл бұрын
nastexo iyo laki mesha hadey kujurin manureyso
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Abuukar, nasteexo murtiile iyo laki saln qalbiga iyo dhiig a ku milan ayaan hawada usoo marsiinaaya igu sln please brother waa 3 qof oo ruwaayada ijecleysiiyy qeybta london Adigana I'm sending you my love brother full respect abuukar 🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@lajecleymaxamed59
@lajecleymaxamed59 7 жыл бұрын
hhhhhh bismilah meeqo qof IGA so hormartay yahuuuu plz like isara niyada I dhisa inta ka so horeeyay
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk lol
@nabilacali9352
@nabilacali9352 7 жыл бұрын
Lajecley Maxamed ana kusaraayo aniba cawa ma iso dhiciin ciil aa ihaayo
@lajecleymaxamed59
@lajecleymaxamed59 7 жыл бұрын
Naaj Cali habenka kale an dhexsexaneynaaa
@lajecleymaxamed59
@lajecleymaxamed59 7 жыл бұрын
Naaj Cali habenka kale an dhexsexaneynaaa
@nabilacali9352
@nabilacali9352 7 жыл бұрын
Lajecley Maxamed saaas waye 😍😍😍 habenka dambe horay bud uso qadanena ki mesha os adaba madaxa qow an oga sinenaaa kkkk 💕💕💕💕
@inadahabo
@inadahabo 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi san xaq ma aha waxa dhan wilal le ma kuguulesten plzz like isaara wixi gabadh ah ama tageersan gabdhaha si isbuuca danbe idinku qaado😅
@dacwatual-naasilaaallah8236
@dacwatual-naasilaaallah8236 7 жыл бұрын
aniga iminkan soo dacay imisaan nasiib uleeyahay oo like ah.....nasteexo indo teedaa waa koow.abdi good waa labo murtile waa sadex😂
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
Waad Aragtaan Waxaan Riwaayada Ku Xusnay Dadkii Ugu Hor Daawaday.. Laakiin Hal Dhibaa Jiro Walaalayaal 3qof Kaliya Ayaan Qaadanaa oo Ugu HOR Daawaday Riwaayada Kadibna Waxaa Email Noo Soo Dira 20 Qof oo Oo Magacyada Dadkaas Wato . Sideen U Gudoonsiiya Hadiyadooda Sidaas Ma Fiicno Ha i Wareerinina Pls. Thanks Asxaabteyda Qaaliga Ah Noolaada
@suleqamohaa7314
@suleqamohaa7314 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi dadka ugu dambiyo siyo tamkan
@qalbinuura626
@qalbinuura626 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi jimco hore sas okale dadka 3 kujiray Hhhhhh waxa shegesano waxa isdhahay abalmarin wax ladhaho majiro dhibka sas Waye miya hhhh dadka dhibka wadow Eng ka hawarerina ilahay kabaqe
@ruksana578
@ruksana578 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi hhhhhhhhhhhhh
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi dhibkaas dhan adaa isku keenay abuukar Maxaa kuu soo arkaybo wah dhib anagaaba ku galinee waad calool jilcantahy dadkaaga qanci ayaa qalbigaaaga ku jirto lkn cimrigee haaf kaaga dhigaayaan murug lee ha ubixin wallkey soomali ayaan unahnay warerka anigana haboon Deqa inaa ku daydaaba rabaa adinkaaba hadiyado dahab eh istaahilo wlhi 💐💐💐💐💐💋💋💋🌹🌹🌺🌺🌺
@moismail6233
@moismail6233 7 жыл бұрын
bas waaye🚓 policeka🚔 qooto qooto ani waaye wixii qas wado xabsiga yaqaano⚖⚖😂
@Miiraalemedia
@Miiraalemedia 7 жыл бұрын
Wllee nasteexo waa naagaheedii Riwaayadaba iyadaan u daawaday
@umuxamnachannel7745
@umuxamnachannel7745 7 жыл бұрын
like haley saaro leyba ku jiraan dadkee ar ana like haleey saaaaro 😁😁😁
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Waan Kuu Saarnay Leyla
@degansidiiayeeyded8919
@degansidiiayeeyded8919 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi madhamaty riwayada
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 7 жыл бұрын
Leyla Luul kkkkkk like taadaa hadeey badato magacaa lagaa copy yeenaa waaliis xadooyaa kkkkk
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
*Leyla Luul* _iska qaado qaaali_ 👉✅✔✅✔✅💯✔✅✔✅✔✅✔✅✔✅👈
@saraloveddsi2072
@saraloveddsi2072 7 жыл бұрын
Leyla Luul hhhh de wan ku sarey like ta kontonaad weeye anu agah
@laylamohamed9837
@laylamohamed9837 7 жыл бұрын
nasteexo Indho Ayadaa ugu Qurux badan Qooto Qooto😍
@cismacilcabdimuuse1535
@cismacilcabdimuuse1535 7 жыл бұрын
nasteexo best actor abukar mahdi inantaaa koobka ii gudonsiiiii
@swtyswty1338
@swtyswty1338 7 жыл бұрын
hhhhh ar Nasteexo indho wlhi dacad aye nooga qoslisay without her qooto qooto waka cajisaa viva yaqeey😂😂😂
@Irmaanshow
@Irmaanshow 7 жыл бұрын
aar like ii saara😂😂😂
@sundusbintusalah1472
@sundusbintusalah1472 5 жыл бұрын
Haye
@Qamar-cs5ys
@Qamar-cs5ys 7 жыл бұрын
www cajab sana nasetexa indha ayeba ka shidan thy lkn anika Mr wlbo wala ikaso horeya oh
@somaliagirl8731
@somaliagirl8731 7 жыл бұрын
295 ma iga soo hormartay mugoo inta kasoo horeeyo like ha iga baqiilina mugoo suuxe ar qooto qooto gacana ka taagay walee😂😂😂😂😂
@musasomalia6462
@musasomalia6462 7 жыл бұрын
Dunio Dagan hhhhh adi inaad iska joogtaad ahyde
@maryankhayre5516
@maryankhayre5516 7 жыл бұрын
Dunio Dagan hhhhhhhh
@waajiraajacel7801
@waajiraajacel7801 7 жыл бұрын
hhhh waa roontahay 5,334 iga horeysay
@farxiyowarfaa2861
@farxiyowarfaa2861 7 жыл бұрын
waa jiraa jacel
@ubahletv684
@ubahletv684 7 жыл бұрын
Dunio Dagan hhhhhh wlshy mugoo ayaan Ku qoslay
@ilyaasgubta4741
@ilyaasgubta4741 7 жыл бұрын
masuul sare abukar mahdi waxan idinka codsanayaa inaad kudadashaan asturka hablaha jilaayo muslim aya nahay dadka waxad tustan dhaqanka islaamka iyo dhaqanka somalida si dadka sokoraayo ugu dhaqmaan thnks mudane abukar mahdi
@buujagabadhacajiinkagaadob4621
@buujagabadhacajiinkagaadob4621 7 жыл бұрын
darbijiiiiif walpo like taaa inta usoooo Radsaday Xaaash Xaaaash😁😁😁😁
@farhiabare567
@farhiabare567 7 жыл бұрын
Ar abukar mahdi iigeya😂 like halaisaro aniga mar walbo last ahaay
@ayanbathansocotwanaag7028
@ayanbathansocotwanaag7028 7 жыл бұрын
aar like ii saara wan ithin tuuga..aar ma iisartiinooo😂😂😂
@monetaalwaax4723
@monetaalwaax4723 7 жыл бұрын
indhooz cadi ma ahan 😍😍 atarisho wayn qosol ban la 'oyaay
@AmiraAhmed-or5gu
@AmiraAhmed-or5gu 7 жыл бұрын
wlh cawa me and my sis qoosool iska dhaaf waa ooyna..... INDHOO... lee nogu baxdaa inta badaan tnx.
@Digitbuzzy
@Digitbuzzy 7 жыл бұрын
dadka iga dambeya Subscribe dhaha Channelkeyga Sundus hair daryeelka timaha👍👍👍👍👍
@yaqshiidgirl7295
@yaqshiidgirl7295 7 жыл бұрын
walalayalow qeebta udanbeso plz haiga so hormarina qooto qooto cuqdad uqade saisku dhaye uso hormaree 😂😂😂 iidhafa iga xishoda aniga 😅😅
@musasomalia6462
@musasomalia6462 7 жыл бұрын
Mumtaz Farah hhhhhh warbaad keentee bahalka qaarbaa dhexseexdaba
@anisaahmed360
@anisaahmed360 7 жыл бұрын
Asc Abukar Mahdi you are doing great job.
@anisaahmed360
@anisaahmed360 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi Who was first? Kkk
@siciidocishqi919
@siciidocishqi919 7 жыл бұрын
qooto qooto. my group. welcome to Germany insha Allah. waan idinso dhawaynaaya
@saraloveddsi2072
@saraloveddsi2072 7 жыл бұрын
kahkahkahkah kahkahkahkah alla beerka. de indhoz tolka unbay ku qaraabataa agah.
@moismail6233
@moismail6233 7 жыл бұрын
DJ zubayr ariga muu raaci jiray alla nasteexo indho qosol badanaaa😂😂😂
@yasso6164
@yasso6164 7 жыл бұрын
ciyaalkina mesha seexda falyabutaano dhamantin naag dirac ha radiso ceeb ma aha lkn nin dirac iyo kastumo first comment uso radsanaya khalad weye 😂😂😂barakallah
@zackomarr
@zackomarr 7 жыл бұрын
Aar abtow like ta iigu Booba 😂😂😂
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 7 жыл бұрын
Hadaad soo habsaantay sidayda like isaar sidii barca ayaan lix kadaba keenayaynaaye 😂😂
@shafiabdi535
@shafiabdi535 7 жыл бұрын
Xaqiiqo Raadis the next day or night in my opinion is a good time
@riyaaqriyaaqyuusuf
@riyaaqriyaaqyuusuf 7 жыл бұрын
qoto qoto
@canabolat2840
@canabolat2840 7 жыл бұрын
ruwaayad maa utartameysaan war qeerka utartama
@amaanaanaa9848
@amaanaanaa9848 7 жыл бұрын
hhhh
@habibasamma489
@habibasamma489 7 жыл бұрын
Xaqiiqo RF adis jag inte
@asmaabdi25
@asmaabdi25 7 жыл бұрын
Dadbadan wxy dhahan Aniga uhoreye Cawa Ana uhoreyeba
@khadhrahussein7621
@khadhrahussein7621 7 жыл бұрын
.kkkkk
@ramzimoh8892
@ramzimoh8892 7 жыл бұрын
1500. Qof maa iga horaysay BaL liketa. I . Saara
@yaxyoowhee7016
@yaxyoowhee7016 7 жыл бұрын
like hala iisaaro waryaada waa idin tuugaa
@hodanj1288
@hodanj1288 7 жыл бұрын
hhhhhhh qooto qooto walahi nasteexo indho ugu shidan say Nooga qoslisay 😂😂😂😂😂
@cadnansabraas2862
@cadnansabraas2862 7 жыл бұрын
kkkkkkk nasteexo indho caadi maha gob weye
@ciiseducaysane4417
@ciiseducaysane4417 7 жыл бұрын
Cadnan Sabraas Wlhi wa Runtaa indho Waa Madaxda Fanaaniita wxyna ku darsatay Shactiro iyo Qosol
@buujagabadhacajiinkagaadob4621
@buujagabadhacajiinkagaadob4621 7 жыл бұрын
AR Abukar Mahdi dadkan luuuqa lagasha maistiri qasataaaan Ibrahim shakul yare 😄😄😄😄😄 wuraaaaa like taa hala isaaaro Nagta ugu like ta bdn Aaan noqde Fb filmkisa Eyaaa Cuuunay
@foosmahamed1363
@foosmahamed1363 7 жыл бұрын
Masha allaah Abukar mahdi Abukar thnk you wanakusalama walaalkey
@queenayah7769
@queenayah7769 7 жыл бұрын
Ha leys waalo socotee hhh, 3da qof ugu horeysa leysku ogaaye like miyaa timid hdna. Aniga xaq u leh like-ga coz xalay anigo sugayo ka seexday ruwaayadda wey iga soo raagtey, hdana iiga aargudda haddii tol la yahay.😂😂😂😂😂
@hamdaruun4606
@hamdaruun4606 7 жыл бұрын
Ayan Abdi Hashi hhhhhhhhhh ayaaney waad soo raagtey
@sundusabdirashid4940
@sundusabdirashid4940 7 жыл бұрын
Hamda Ruun sorry
@sarahk3y59
@sarahk3y59 7 жыл бұрын
Ayan Abdi Hashi wllhi ani xatta saa u sugayay hurda ila tagtay ciil badana😭😭
@ABDULABDUL-uj4ke
@ABDULABDUL-uj4ke 7 жыл бұрын
waad heleeysaa
@heegomuuqdheer1
@heegomuuqdheer1 7 жыл бұрын
Sarah K3y 😂😂😂😂😂😂
@namelos2963
@namelos2963 7 жыл бұрын
*umadan maxaa kasiya like ii saar ku washen kkkkkkkkkkkkkk hadaan first noqon wayey like ii saar qooto qooto socota waa sheeko cusub*
@amalmahmuud614
@amalmahmuud614 7 жыл бұрын
kkkkkk yaab war dadku dheereyeen Abukar caawa qooto qooto anaa ugu horeeya 👍👍👍
@jaamacismacil8885
@jaamacismacil8885 7 жыл бұрын
Abukar mahdi mesha miya la seexda horta yaab ar wax noo reeba ama inta u horaysa nagu dara like isara kkkkkkkkk
@waajiraajacel7801
@waajiraajacel7801 7 жыл бұрын
woow waan idun salaamay dhamaan qoysaska dagan you tube ka shimee fiirsaneysay 5,334 gacan ayaa idin taagay viva qooto qooto
@libanabdule2300
@libanabdule2300 7 жыл бұрын
Fadlan fadumiina soo celiya
@nadiamohamed2514
@nadiamohamed2514 7 жыл бұрын
rabiga weyn haydin hadeeyo ameen xaq rabi haydin tuso ameen wax aad ogaataan in aduunku uu yahay ayaamo kooban rabiga weyn istiqfaar weydiiysta Allah akber
@maryanalialasow6972
@maryanalialasow6972 7 жыл бұрын
EEE Asxabey hada le arkay caawa dhana KZbin ka wan dhex jogay maxa dhacay heeeeee lkn isbucan waxa socotay niyada ii dhisa like ii Sara codsi waye
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 7 жыл бұрын
waa maxay diinkan isoo galay kulahaa 😂😂😂😂😃
@anisaahmed360
@anisaahmed360 7 жыл бұрын
Thanks Abukar Mahdi we will wait you Insha Allah
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
Thanks Walaal
@aliyaahabasheikh4643
@aliyaahabasheikh4643 7 жыл бұрын
ayaamahii hore ruwaayada action yaasheda ayaa laga hadli jiray lkni hada like i saara lay yeerowso iyo anaa u horeeyay ... war qayrka ku tartama ..mungu tu
@sadishladan4558
@sadishladan4558 7 жыл бұрын
wayabe shekadi ana kaso horeyay lauskugu tartami jiray hada like isara lee isku badashay 😂reer qoto qoto like qoto qoto in a kuheshina rabtin hhh
@khadiijahannah689
@khadiijahannah689 7 жыл бұрын
waaw qooto qooto nasteexo caadi ma ahan
@koocaninkeedihore4903
@koocaninkeedihore4903 7 жыл бұрын
khadiija hannah nasteexo Farax murtiile weeye
@suleqamohaa7314
@suleqamohaa7314 7 жыл бұрын
saaan mxawayo cawo😂😂😂 ruwayad i always get late waax😜😜😜 i want my right #Abukar mahdi this is not fair if you come before me like saar😂😂😂
@naciimodaganmaxamedcismaa5819
@naciimodaganmaxamedcismaa5819 7 жыл бұрын
Suleka Mohamud99 zq.
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 7 жыл бұрын
Thanks MR Abukar caawa Nasteexo indho ayey u shidantahay, mahadsanaid
@phershgurl3122
@phershgurl3122 7 жыл бұрын
oh?! ma ribs i love nasteexo indho,,,feynuus sheikh dahir,,,,,shaxshaxley,,,,,faarax murtile cz dey made ma nyt.
@hanihassanjama628
@hanihassanjama628 7 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk alla inta dambe qosol badnaaa walaalayal qofki u dambeyaa ahay like ii saarabo
@QGprincess
@QGprincess 5 жыл бұрын
Nateexo indho ala funisanaa 😂😂😂😂😂 she should have her own show.
@hoodofaisal6709
@hoodofaisal6709 7 жыл бұрын
qofki uugu horeeyay e daawada qooto qooto aniha me waaye hdi aad rabto in aad first viewer noqoto sidayda cmla lo dhex fadhiyaa hhhh
@qalanjoluul2445
@qalanjoluul2445 7 жыл бұрын
nolada reer qooto qooto jimcada dambo ayaa isku diyarina ina qofka ugu hormaro naqdo si dulucda qooto qooto u helo insha allah 😍😍😍
@somaligeneration5407
@somaligeneration5407 7 жыл бұрын
waxshidan iska dheh waji daan kaabe asante injinere
@mahadfaarax2958
@mahadfaarax2958 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhb
@fufuxubifufuxubi9262
@fufuxubifufuxubi9262 7 жыл бұрын
ar nasteexo indho kujecliyaa noloow mar hore maxaa usoo gili weey seen nastiixo riwaayada Awookar mahdi shukran
@khaoshanosman1309
@khaoshanosman1309 7 жыл бұрын
abuukar ruwaayadan nowad plz OK sadax qof waligeed haku jiraan faarax murtiile, nasteexo indho, laki
@salmomoha3136
@salmomoha3136 7 жыл бұрын
Cawa Sidaan u qoslayay wajiga ibadalmay 🤣🤣🤣🤣🤣ruwaaydaan wax kale waye wlhi abukar Mahdi thnks 👍✌️
@naimoabukar5268
@naimoabukar5268 7 жыл бұрын
kkkkkkk walahi lakii xaji cadi ma ahan walahi
@NJ-ly2ni
@NJ-ly2ni 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂lugtaan ka helay wif wif wif siday utuurtay laki
@korontosomalie2389
@korontosomalie2389 7 жыл бұрын
kkkk bisinkoow waxaa is dhahaayy adaa ugu horeeso masidaa naa la is ku gaadaa bal like igu dhisa niyada
@nalka1235
@nalka1235 7 жыл бұрын
kkk dj subeer big respect team qooto qooto halagu soo daro subeer plz
@hamdimohamed5882
@hamdimohamed5882 7 жыл бұрын
thkns abukar
@nasriinaahmed2204
@nasriinaahmed2204 7 жыл бұрын
ar nastexo iyo feynuus aj cadi ma ahaan
@empiregirl5033
@empiregirl5033 7 жыл бұрын
wlhi somalidaan gacan baan ka taagay wixii lagu tar tansiiyo jecelyihiin dadka like hala iisaaro ku haayo maxey ka faaiidayan bal iga daba geeya
@Suadismael817
@Suadismael817 7 жыл бұрын
masha allah nasteexo wan ku haysata woow inaba cadimaha
@nimconalka4918
@nimconalka4918 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkk inyar qosol in badana ooy baa la yiri ilaahoow intaan qosley caawo ha igu cadaabin Abuukar riyawayadan naga so gaba gabee bishii ramadaan baa so dhawe waxaan umaleyn dad aan ogahey qooto qooto saxuur iyo afurba ineey ka dhigtaan iyagoo yutube dhex kadaloob xun 😂
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
KKKKKKKKKKKKKKKKK Boqorada Waad iga Qoslisay Walaahi Waa Run Ramadaan Baa Soo Dhow. Jimcaha Dambe Ayay Dhamaan Doontaa Nooloow sis
@ayaansandhool368
@ayaansandhool368 7 жыл бұрын
Boqorada mareexaan wlhi been masheegin anaaba ugu horeeyo suxuur maba jiifteen tlhi kkkkk
@nimconalka4918
@nimconalka4918 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi hhhh saas waaye aboowe well done noolow waayo badan adiguna 😍😎
@nimconalka4918
@nimconalka4918 7 жыл бұрын
Ayaan Sandhool hhhhhhh sax cadeey Alloow yeysan soon nala gaarin 😂
@ruksana578
@ruksana578 7 жыл бұрын
Ayaan Sandhool ayaan sandhool salaan iga gudoon qaali youtube waaba laiska dhexhelaa
@djsentinas38
@djsentinas38 7 жыл бұрын
yaab KZbin hoy la sexdo qaar u noqday
@HafsaHafsa-yu2xx
@HafsaHafsa-yu2xx 7 жыл бұрын
tlhi ano falenbo JCL igu socoto Iso dhacday wan soo fakaday fakatax lkn wa laiga so hormaray caawa dhalashadeyda way tahy iwanna more like
@hanaindho6224
@hanaindho6224 7 жыл бұрын
qooooto qooooto dhiigay raacday thanks abukarkeena
@axlammousr8397
@axlammousr8397 7 жыл бұрын
yes we wait thnks
@baashehetiye8795
@baashehetiye8795 7 жыл бұрын
axlam kkkkkkkkkkkkkkkkk miyad dhex jiiftay mesha
@abdirhamanawil6534
@abdirhamanawil6534 7 жыл бұрын
axlaamay sxb maa dhex fadhiday imisa saac
@axlammousr8397
@axlammousr8397 7 жыл бұрын
Baashe HetiyeVevo 😂😂😂😂maye xiisan u hayay qayabtan
@axlammousr8397
@axlammousr8397 7 жыл бұрын
abdirhaman awil 😂😂😂 cawa 7di baa u soo fadhiste xaga la igaga horeya
@xamdixamdi141
@xamdixamdi141 7 жыл бұрын
hhhhhh
@abdifatahali9551
@abdifatahali9551 7 жыл бұрын
Abuubakar Mahdi, caawa keliya ayaan isku dayey inaan No 1 noqdo hhhh jawaan dad ah ayaaba iga horeeya 😂😂😂. Try again lee ma ahoo hee...
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkk Abdifatah Dhib Malaha Sxb Next Time Isku Day Sxb ok Thanks
@xarakoladan3079
@xarakoladan3079 7 жыл бұрын
mahadsanid abuukar Mahdi
@abdifatahali9551
@abdifatahali9551 7 жыл бұрын
I will Insha Allah Abukar 😂.. Thanks.
@NJ-ly2ni
@NJ-ly2ni 7 жыл бұрын
Abdifatah Ali 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 qosol badanaa meeshaan lays horarsanayaa waan yaabeyba
@kingrafiiq7035
@kingrafiiq7035 7 жыл бұрын
Abdifatah Ali kkkj
@famadiomond8616
@famadiomond8616 7 жыл бұрын
abokar mahdi my wlllky qofka ugu dambeya xayesin halo sameeyo
@nasroomarahmed2049
@nasroomarahmed2049 7 жыл бұрын
abuukar dirac bacwayne qoto qoto ayaan kaa sugaynaa sax asxaabey
@abdikarimkhamis5980
@abdikarimkhamis5980 7 жыл бұрын
indho caadi ma'ahan very funny
@jaallebaryare7423
@jaallebaryare7423 7 жыл бұрын
Waan Joogaa
@malakali4388
@malakali4388 7 жыл бұрын
Alla hayay cawa wan so dheereeyay nasiibka ikeenay.
@ashaahmed3892
@ashaahmed3892 7 жыл бұрын
wow waad mahadsantihiin😍😍
@maryamkiin2520
@maryamkiin2520 7 жыл бұрын
Adiga qarash la.aan somaalia joogto Make up la.aan ku heyso Make up qooto qooto Maku marsatey 😁😁😁 aniga waaye taasi
@sarahk3y59
@sarahk3y59 7 жыл бұрын
Maryam Kiin 😂😂😂
@adanabdishakur4718
@adanabdishakur4718 6 жыл бұрын
Abubakar mahdi waxa layidhi fanaaniituu isku diraaa maxaa ka jira?
@bandhigesom2133
@bandhigesom2133 7 жыл бұрын
waaw waxbaa ka dhacay dadka iga danbeeya like-ta hala ii saaro 😂😂
@nasteehamohamed5570
@nasteehamohamed5570 7 жыл бұрын
awoooow awooow saan mxaa waayi yaaqeey meeshan joodari ii barkin maas yaalan mxaa hada lee ii soo dhcdy 1k veiws 183 comment dheesha ciyaarta kadaaya IGA WAAL WAAYE SHEEKADAN😂😉😂😁😉 inta iga danbeeso like IGU WAALA ANINA
@MaryanCalidheereChannel
@MaryanCalidheereChannel 7 жыл бұрын
caaawa anigaa ugu soo horeeyo
@liinahaajihaaji4029
@liinahaajihaaji4029 7 жыл бұрын
nasteexo dhibadana war muxu ahaa diinka isoo galay ku lahaa😂😂😂😂😂😂
@aadannorxasan8392
@aadannorxasan8392 6 жыл бұрын
liina haaji haaji Anigana waaku qoslay ereygaaaa diinka ii yimid muxu ahaaaaa
@hamdaqueen510
@hamdaqueen510 5 жыл бұрын
Famf
@hamdaqueen510
@hamdaqueen510 5 жыл бұрын
@@aadannorxasan8392 fam
@hamdaqueen510
@hamdaqueen510 5 жыл бұрын
Farjo
@hamdaqueen510
@hamdaqueen510 5 жыл бұрын
@@aadannorxasan8392 farmasii
@mustapheahmedhirad113
@mustapheahmedhirad113 7 жыл бұрын
Laki Xaaji Wacayz Wlhida Wanba Jecelahy
@qalanjoluul2445
@qalanjoluul2445 7 жыл бұрын
asc asxabta ani allah amarkiis habenkii waba ilowa qooto qooto malintii o dhan wan xasuustaa bale marka haben n.a. qato waba iska ilowaaa 👏👏👏👏👏👏👏
@qofnahaqursan2827
@qofnahaqursan2827 7 жыл бұрын
waaaw caadi maha qooto qooto family nasteexo 👏👏👏👏
@naimoabukar5268
@naimoabukar5268 7 жыл бұрын
Nasteexo indhow kkkkk funny waye
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 4 жыл бұрын
Xaraabo hoyadeed waye qftaan hhhhhh
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 32 HD
49:25
Abukar Mahdi
Рет қаралды 302 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 8 HD
59:59
Abukar Mahdi
Рет қаралды 488 М.
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 57 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 29 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 4,7 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII 2AAD  PART 1 HD
31:06
Abukar Mahdi
Рет қаралды 376 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 1
43:44
Abukar Mahdi
Рет қаралды 473 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 15 HD
1:15:21
Abukar Mahdi
Рет қаралды 528 М.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII  2AAD PART 5
40:07
Abukar Mahdi
Рет қаралды 295 М.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII  2AAD PART 2 HD
39:03
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1,5 МЛН
Sheeko Gaaban----Sodoh Sariig Beeshay Part 1
40:34
Goobe Video Production
Рет қаралды 836 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 13 HD FULL
1:01:36
Abukar Mahdi
Рет қаралды 359 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 10 HD
51:22
Abukar Mahdi
Рет қаралды 488 М.
QOOTO QOOTO 39
36:26
Universal Somali TV
Рет қаралды 185 М.
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
SKY Cable TV
Рет қаралды 42 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 466 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 749 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 440 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 4,9 МЛН