Romiyow in sidaan iyo si kadarn u rabtay like dhac ha iigu siiso asxaabta xalaashiisa xumeeye xakaar ayaa u dambeeyo walee
@ridwaanmohamedridwaanridwa1125 жыл бұрын
Filimka qeeb cusub soo doctorfilaa ilhan iyo walasheed ah waayo cwa hdl ban dhadhansaday oo eey dhaheso alla lama qaadi karo cml awal mey dhibsani jirin lkn waxbaa isbadalay filayaa inta ila aragtay like
Ridwaan mohamed ridwaan Ridwaan Haa roomiyo aay ka heshe saan u fahme Aniga 😂😂😂😂😂😂
@naiimamohamed26435 жыл бұрын
Alllaaaa xanun waye qisadan sida ay roomiyow uga fakareyso ilhaan iyo siduu dhahaayo asaga wa kaaf iyo kala dheeri qisada magaceeda wa iga gadanyahay
@hawaali7935 жыл бұрын
Isoo duceeya wll faraj khayr qaba inuu alle ii furo idinkana idiin furo shaqaan rajaynaya pls isoo duceey in alle mid khayr qabta iiga dhigo pls walaalayal
@mumtaazcfalifaarax80615 жыл бұрын
Illah ha ku sahlo abayo dhaman
@umusidrachannel17815 жыл бұрын
Ilaahey hakuu saqiro hadee qeyr kuu tahay
@umumaidoumumaido18515 жыл бұрын
Ilheey ha ku sahlo walale
@AhmedMahmoud-bx5qq5 жыл бұрын
Ilaahy mid aadku faraxdo haku siiyo my sis
@fartunmohamed55245 жыл бұрын
Hawa Ali allaha sida rabto haku yeelo wll
@yasminali745 жыл бұрын
shukran Abukar mahdi and kooxda kaf iyo kala dheri oo filimkan quruxda Badan inu sameyay ❤
@Sayidka_Exchange5 жыл бұрын
Abuukar mahdi eebow Riwaayadaha badan ee Channelkaaga ku jiraan Playlist u samee oo Mid walbo Folder Geli si' aan Si fudud aan ugu daawano qeybtaan rabno Thanks
@ridwaanmohamedridwaanridwa1125 жыл бұрын
Habeen kasta codsigaaga waa arkaa
@naciimanalka79415 жыл бұрын
Sxp chanelka daacad uah weeye inankani
@queendaahir955 жыл бұрын
Asc umada somaliyed waxan ahay walashina oo xaamilo ah iso duceya in alle si nawada igu kala keeno inta anigo kalana alle ha u fududeyo yarabi
@sayiidqalliwalli10355 жыл бұрын
Ilhy hakufududeyo walal
@muhaomer62035 жыл бұрын
Maceup Mulkuush Raxmaan ku caafimaad qab hakugu kala keeno bi Idmillah
@umusahraalkhayr85515 жыл бұрын
alle hakuu fudayydiyo wllo
@khaalidmohamedindhoskhaali7665 жыл бұрын
amiiin yarabi illahy haku fududeeyo abayo umaahiishi is xabarsato allaha ka dhiiigo amiin yarabi
@xidigtachenal25075 жыл бұрын
Aaaamiiin allaha kuu fududeeyo abyo
@fatmafaanta38735 жыл бұрын
Reer America wiigi hore 7 ayey naqdeen hada Uk 🇬🇧 .like USA 🇺🇸. Comment Aan aragno cidi team qooto qoooto aad u dawato aad
Roomiyow xaasidsanaa inaan london ugu imaado ayey iga heysaa oo aan feeraha ka garaaco wlhi xaasidnimadiisa ayaanba ka xanaaqey si run ah ayaanba ugu xanaaqey wlhil cadiim
@rahmosheikhhassan11095 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@mehekbintuhaji55725 жыл бұрын
Ar Aay Faynuus Qofta gurigeda ayado ku dhex jirtayba eber ka dhigtay 😂😂😂😂😂 Subaxanak Yadiim
@sharafcaligeedi54215 жыл бұрын
Kkkkk🤣🤣🤣
@nasraabdullahi65545 жыл бұрын
Naag iyo aqli xumadeda bal may dhahdo waxaa gugursato tabco walashyna wanku shegaa caku naag of😭
@shukriaxirsi1325 жыл бұрын
Ar faynuus jecliyaaa mamo cimriga allaha ku barakeyo
@sumadqaran5 жыл бұрын
Maarisa jilista Qatar beey ku tahay iyadaan nr one siin lahaa
Abuukar mahadii riwaayadahiina dhan waan lsocdaa like kama tago lkn comments kama bixiyo daawashadaan isku hilmaamaa.codsi caawa shout out iisame
@kaareburburiye5 жыл бұрын
Waxan ka xusayaa,,, #QAYBTAN inta ay gabadhu MAGACEEDA MAHAYEE Ninka CABDI QAADIR AJ OO GIDAAR JIIFA INTAY KASOO KAXEESO,, SHAQADA GEENEESO,,,, ((WAA ARIN KU DAYASHO MUDAN RUNTII IN DADKU IS CAAWIYO)) VERY PROUD,,
@shamisdaahir38685 жыл бұрын
Haa wll waa in aan iscaawinaa,and Gabdha waa fanaanad Aamina Iftin weeye.
Kuwa America dheh walaahi wakaso baxay booskiisa ninkaasi
@naimamohamedomar68835 жыл бұрын
@@rahmaahmed1836 hhhhhh saas waaye 😜😜😜
@nachrakaxurshoew72645 жыл бұрын
Wax badan ayan sugaye from ceeldher ❤️ thnks abubak mahdi🙏🏼
@somaliaandjiboutionelove99585 жыл бұрын
Me too huuno we are from ceeldheer
@kalsooncaliyare87785 жыл бұрын
Kkkkk imisaa udhaxeysa say mashallh iyo say walhi kkkkk maama feynuus waa murti socoto
@sawdasabnaa11885 жыл бұрын
Inta kufarxaan romiyoo sida lo galay😎😬😂like 👇👇👇
@gabdhaqalbigafiican40495 жыл бұрын
Romiyow dilkaga waan ku farxay khiyaanole Intii igu farxadey like ii saara
@nimcosiyaad47435 жыл бұрын
Wllo yaal Dee Somaliland waa la Aqoonsada lalahaye yaa reer talkaya❤️☁️💚💪💪💪
@demohamnajkovil275 жыл бұрын
Nimco Siyaad alle run haka dhigo
@zir_naazir5 жыл бұрын
Inta romiyo tagerta like igu qabta😂
@khaalidcumar21205 жыл бұрын
naazir junior aniga sxb naagihii oo dhan way cayayan ninkaa
@TheTotal85 жыл бұрын
Part 13 we are waiting almost a week thanks producer abukar mahdi
@asmohassan15535 жыл бұрын
m.a waa qeyb mcn somali filim jilow hindi miyaa
@hodan82505 жыл бұрын
khardoy magac aakaa raacay say maansha allah.
@hooyadajacaylka81725 жыл бұрын
Dadka unlike saarayaa waa dad xaasidiin ah juhdi iyo qarash iyo waqti iyo daal ayaa lagu bixiye maxaa unlike usaareysaan lacag la aan baad ku fiirsanesane cadowsanidiin
@xariiromar26415 жыл бұрын
Quraajo idin ruugtay imika ayay soo dhacday 110 comments waryee ma ciladaa qabtaan 😂😂😂😂
@demohamnajkovil275 жыл бұрын
Nimco Ladan kkkkk😂😂😂😂😂
@xariiromar26415 жыл бұрын
@Nimco Ladan 😂😂😂 hala is afuufo
@kingnasrudeen32455 жыл бұрын
Romeo xaqa kaso bxy inta igu racsan like iisaaaara pls
@fatxiam25925 жыл бұрын
Waaaw ugu danbeyn waa la soo dayey maantoo dhan ayaan KZbinka ka fiirinayey in la soo galiyey thank you abukar mahdi hno🙏
@kamilcadey15895 жыл бұрын
filimkan inta Ka heshy like ta igu qabta
@ifrahmuse50995 жыл бұрын
Wllhi mantoo dhan youtupka firayey hadba thnks abukar madi inta sugeysay sideydo kale like haila dhaafina wllqaali
Wlhi ila mant dhan ayn radinayay inta sideda sugikari la aydi Like dhac igu siya walalahayg somaliyed🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hamdimohamed52165 жыл бұрын
Yes mantay aniga uku horeyo 🤗🤗❤❤❤👍👑👑
@nastehohassan50465 жыл бұрын
I am fasta today asxabta isara hee
@abdisomalitv95425 жыл бұрын
29:02 ilaahy gabdhaheena ha ino daayo
@warsanmoalim11915 жыл бұрын
Caawa anaa udambeeyay khadkaana iga xun laymaso dhawayanayo miyaa😢😢
@niciimajamac85145 жыл бұрын
Soo dhawoow warsan idol
@warsanmoalim11915 жыл бұрын
umu aman bax hanagu dayane😂😂😂😂😢
@warsanmoalim11915 жыл бұрын
Niciima Jamac thnks😍
@fardowsoxasan28615 жыл бұрын
Soo dhawoow
@sariyamukhtar54685 жыл бұрын
Thank you brother abukar mahdi 🙏😀
@shaaifmalableguutaale60235 жыл бұрын
Filmka atariishadisa wa ilhan actarkana romeo cadi maha flmkan wa kaaf iyo kala dheeri ayada saxar inuugaro diida asaguna hogedu qodaya wa nolol badan oo dhaba oo jirta
@hamdiahmed80865 жыл бұрын
Faynuus maama shactiro love wlhi 😍😍😍😍😍🤣🤣 bax bax kulahaa ilaahaya kama.dhigo wiilasha wiilkaada oo kale hhhhj