Barnaamija Xusuus Reeb Iyo Hadraawi By Ducaale

  Рет қаралды 985,069

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 787
@cabdimajiidkhadar6631
@cabdimajiidkhadar6631 8 ай бұрын
"Wax dhaqoo, wax meel dhigo haddaad; waano labo dhaadday!" Alle ha u naxariisto abwaan Hadraawi.
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka Жыл бұрын
2023 qoFkii dhagesanaya like dhac kusii walal abwaanka aLle qabriga kuu nuuri 😭
@عبدالرحمناحمدموسی-ت5ح
@عبدالرحمناحمدموسی-ت5ح 3 жыл бұрын
Aabo Hadraawi Ilaahay Caafimaad iyo Cimri dheer haku siiyo Waxaad tahay MAR LA ARAG Cidii 2021 Daawanysa Ismuujiya Liketa
@riyaanmahamad5732
@riyaanmahamad5732 3 жыл бұрын
⁰⁰⁰
@asmaahmed6830
@asmaahmed6830 4 жыл бұрын
2020 ayaa dawanaya illahay cimriga iyo cafimadka ha u siyadiyo abwaan hadrawi waa nin qiimo wayn ku dhex leh somali 😘
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 4 жыл бұрын
Me
@abdirahmanabdi8509
@abdirahmanabdi8509 3 жыл бұрын
oi
@xaajiaxmed229
@xaajiaxmed229 3 жыл бұрын
k&++kki+kkkkkkkkkk+òkki++++++&i&iiiii&&&+k&&&&&&&&&&&i&&&&&
@maxmudibrahim9734
@maxmudibrahim9734 3 жыл бұрын
Alla caafimaadka haw dheereeyo
@farhansaciid3101
@farhansaciid3101 2 жыл бұрын
@@maxmudibrahim9734 ilaaahay how naxariisyo
@jeetcae592
@jeetcae592 2 жыл бұрын
Babuur an qansax dheere ku tago isii an dadki la iga so kexeyay so macal salameye nin raged wlhi hadrawi waa MAR LA ARAG 🥳🥳🥳
@sacdiyasiman1348
@sacdiyasiman1348 2 жыл бұрын
Daqiiqado ka hor unbaan maqlay geeridiisa Illahy haunaxariisto abwaan hadraawi Rabi qabrigiisa hauga dhigo beer kamida beeraha janada Tiirbaa naga baxay tusaale mudnaa😭😭😭😥🤲
@samsamcaday7ug165
@samsamcaday7ug165 3 жыл бұрын
Abaha somaliland mujahidka qaranka 💚💭❤ilahow cimri dheer iyo cafimad aakhirana meel wacan janatul fardowsa🤲
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 2 жыл бұрын
Alle haa uu naaxariisto abwaan maxamed Ibrahim warsame siciid hadrawi wuxa 18.8.2022 ku geeryadodey maalin khamiisah magalad hargeisa
@dryahyeeiman4132
@dryahyeeiman4132 2 жыл бұрын
Geeridiisa ka dib ayaan dib u daawanayaa 18 ka August 2022 show me your attendance . Ilahay hownariisto greatest All the time abuu hadra
@faadumomohamud4695
@faadumomohamud4695 2 жыл бұрын
sikula mida geridisii markan maqlay ayan sodony taniikhdisi ale how naxariisto hadraawi 2022 19 Aogust ayan dawanaya
@mohamedaden6812
@mohamedaden6812 8 ай бұрын
Maanta ayaa dhagaysanyaa taariikhdaan anigoo marar badan oo hre daawaday kama daalo alle hkuu naxariisto cabqari. waxaan ka daawanayaa USA saacadu waa 7:35pm maalin isniiin ah taariikhduna ay tahay 2/12/2024.
@mustafeiidmuuse967
@mustafeiidmuuse967 7 ай бұрын
ManshaAllah, Macalin ,Suugaan Yahan iyo Filasuuf ,Abwaan Maxamed Ibraahim warsame (Hadraawi) ilaahy Janno Fardowsa Ha Geeyo adeero
@hoodoibraahim7721
@hoodoibraahim7721 8 ай бұрын
17 bishii 2AAD sanadkii 2024 ayaan daawanayaa Alle hakuu naxariisto qof aad u qiimo badan ayaad ahayd
@ahmedmaslah8290
@ahmedmaslah8290 3 жыл бұрын
Dhaxaalka dadka somaliyeed Iyo qaranka Somaliland ✊
@fadxijano9364
@fadxijano9364 10 ай бұрын
Ninka wariyaha ah iyo hadraawi labaduba waa inaga hooseeyaan alle ha u naxariisto
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 5 жыл бұрын
Manshallah walee geesi geesi dhalay Abwan Hadrawi wa Mujahiid kii dalka noo xoraye Allah cafimaad iyo cimriga u Barakayo Allow xafiid 👏🏾👏🏾👏🏾✋️✋️✋️❤️❤️❤️😍😍😍👏🏾✌🏾✌🏾✊✊✊💪🏾💪🏾💪🏾
@abdishakourelmi
@abdishakourelmi 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Abwaan Hadraawi tiir ka baxay ummadda Soomaaliyeed
@abdiqaniismaciil2414
@abdiqaniismaciil2414 Жыл бұрын
Abwaan hadraawi illaahay ha ku naxariisto isaka iyo wixi muslimo shintay amin 🤲🤲🤲
@ahmedabdiaziiz4682
@ahmedabdiaziiz4682 5 жыл бұрын
Hadraawi markii iigu horeeyso GAALKACYAA ku arka allah BARAKEEYO. MAAYNA waa baratay. Wuxuu ina BARAYAA in noloshu thy in uu qofku wax qabto shaqo somaliyoo dhahan cunadeeda markab loogu keeno abwaan somaliyeed allah daayo.
@abdurhmanvlog
@abdurhmanvlog 2 жыл бұрын
Rabbiyoow janooyinkga ku casuumo abwaan hadraawi 🤲
@JamaadIbrahim
@JamaadIbrahim 9 ай бұрын
1:07 ²
@kadiyeyare1286
@kadiyeyare1286 2 жыл бұрын
Abwaanka ummadda geeska ku dhaqan mar la arag tarikhda mar qura somaray Ebbe haku naxaristo Abwaan Hadraawi
@guleedaxmed3093
@guleedaxmed3093 Ай бұрын
Alle ha u naxariiisto 😢
@fathijama4933
@fathijama4933 2 жыл бұрын
THE GREATEST SOMALI MIND EVER❤️. ILLAHAY HAKU NAXARIISTO HADRAAWI❤️🤲🏾
@SomaliTiktok-Reaction
@SomaliTiktok-Reaction 2 жыл бұрын
Aamen wll
@Gashanle02
@Gashanle02 2 жыл бұрын
انا لله وانا اليه راجعون Ma dhinte waa illaahay alle ha u naxariisto jannooyinkiina haku casuumo, Abwaan maxamed Warsame Hadraawi, Qoys qaraabo ehel iyo ummada soomaaliyeedba samir iyo iimaan sadiqa alle haka siiyo, aamiin. اللهم اغفر له و ارحمه و اعف عنه و اكرم منزله”.
@SomaliTiktok-Reaction
@SomaliTiktok-Reaction 2 жыл бұрын
Aamen
@nawaalhaybegalaal395
@nawaalhaybegalaal395 5 жыл бұрын
❤️Haldoor Baaldahaba kaga jira bulshadeena Soomaaliland Hero Abwaan mohamed Ibraahim warsame hadraawi Allah cimri dherer caafimaad cibaado barakysn ha ku siiyo
@haashim6753
@haashim6753 6 жыл бұрын
Apwaan Hadraawi waa apwaan puuxa 100% alle ziiyay mazlax iyo xikmad dadku wada helin anigu wxn u hayaa xuzhmad puuxda 100% wana hupaa in uu qof walpa mudan yhy in uu xuzhmeeyo aakhiro iyo adun wxn kuu rajayn halkii roon ✌️✌️✌️✌️💪💪💪✅✅✅
@aflaxflash9863
@aflaxflash9863 5 жыл бұрын
Guul
@dahir-ismail
@dahir-ismail 2 ай бұрын
Ilahay ha u naxariisto Abwaan Soomaaliyeed.
@drhalac8570
@drhalac8570 Жыл бұрын
Allow u naxariiso Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame wuxu ahaa mar la arag somali ah oo aan hagran ummadisa wuxu xigmad u reebi karay wa u reebay, sanad baa kaso wareegay geeridiisii Alle qabriga haw waasiciyo.
@abdiwalibeanchannel1817
@abdiwalibeanchannel1817 3 жыл бұрын
Illahay cimrigaga ha raajiyo Apwaan Hadraawi abwaan zoomaliyeed
@Dabayl
@Dabayl 8 жыл бұрын
Mushkilada ugu wayn ee haysataa Ducaale ,waa had iyo jeer mawduucaa oo la wado ayuuu ka boodaa. Sheekadan iyada oo la wado lafoole buu u booday Cabdi Qays. Nasiib wanaag , Hadraawi baa ku soo celiyay mawduucii. Waa caado u leeyahay Ducaale oo sheeko kasta aad u dhabqisaa..
@shukriartan6401
@shukriartan6401 7 ай бұрын
2024 ayaan dawanayaa alle ha unaxriisto abwaan hadraawi🤲🤲....
@Bidixo14
@Bidixo14 2 жыл бұрын
18/08/2022 waa maalintuu geeriyooday Abwaan Maxamed Ibraahim warsame hadraawi baan waraysigan dhaxal reebka ah daawaday. ilaahay naxariistii janatal fardawsa hawgu deeqo Abwaan hadraawi.
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 2 жыл бұрын
abwan hadrawi wuxuu ahaaa shakhsi runta usaaxiib ah wuxuu ahaa shakhsi bulsha weynta somaliyed lasaxiiba caaawana waaa jimce duco moyeeee wax kale inagama istàaahileee haloo duceeyo 26 Augest 2022
@Mustafecabdillaahi1
@Mustafecabdillaahi1 2 жыл бұрын
Rabbi ha unaxariisto Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi), oo shalay ku dhintay magaalada Hargeysa 18/08/2022 Khamiis 12kii duhurnimo.
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 2 ай бұрын
Allaha u naxariisto abwaan hadrawi
@abdullahialiadan4709
@abdullahialiadan4709 5 жыл бұрын
Abwaaanku masha Allah, mida kale maadaama uu Qansaxdheere oo joogay 5 sano, waxay aheyd inuu maayga barta ku hadalkeedii sababtoo ah waa abwaan Soomaaliyeedii.Nasiib xumi lkn ma uusan sameyn. Waanka xumahay Abwaaan Hadraaawi.
@nuuraadan8119
@nuuraadan8119 4 жыл бұрын
Walhi wa sax aniga hada wan qaba taas
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
doqon jeel inhuman ayuu daaquudkii afwayne barre dadka ku guri jiray ee maraaxo inay qabeen ayaad moodaysay
@rachidaminoz8977
@rachidaminoz8977 3 жыл бұрын
Dhanka siyaasada isku fikir Kama nihin, lkn illahay ba igu og wa jeclahay, waa wax garadkii somaliyeed iyo dhaqankeeni oo qof ah illahay cimriga ha u dhereyo♥️
@ASMA-j
@ASMA-j 2 жыл бұрын
Mihiim ma aha wll siyasadu somalinimo inga badan ❤
@hanimohammed790
@hanimohammed790 8 жыл бұрын
waceeb in lacayo abwaan hadrawi qadiyadisa iyo wuxu amin San yahayba iyo wuxu ahaba asey anfa caysahe halaga xishoodo WA qof wayno da ah o an cay mud nayn
@abdilahiismail4656
@abdilahiismail4656 7 жыл бұрын
hani Mohammed maaha in lacaayo waa ceeb
@capitaanotayo8263
@capitaanotayo8263 7 жыл бұрын
yaa caayi karapa wllo waa Nin Qarane
@fadxaayaanibraahim1235
@fadxaayaanibraahim1235 7 жыл бұрын
Maaha inlacaayo
@fadxaayaanibraahim1235
@fadxaayaanibraahim1235 7 жыл бұрын
Halaga xishoodo
@Afhayeentotal
@Afhayeentotal 6 жыл бұрын
ind soma;i inagaaasamyn xdarad hanlo qurux edan wa issaq noloow
@abdiqadirmacalin312
@abdiqadirmacalin312 6 жыл бұрын
Qabyaladu qabriga idiin raaci maysee joojiya !! oo qofkasta xumaantiisa ama wanaagiisa "Laabta haku haysto " 🙏🙏🙏
@ziimanindhouroon8055
@ziimanindhouroon8055 6 жыл бұрын
Mashalah waa abwaan Somalilander ah Maha Meelaha laha kale balse wa nin bulshada somaliyed isku su iga hadla haku xisatimina
@ايمنالقادري-ف6ث
@ايمنالقادري-ف6ث 5 жыл бұрын
Waa abwaan soomaaliyeed
@ايمنالقادري-ف6ث
@ايمنالقادري-ف6ث 5 жыл бұрын
Somaliland haku soocin
@korneylmoha5562
@korneylmoha5562 5 жыл бұрын
wariya qabayaladbaa ka muu qata
@ahmedmuuse6941
@ahmedmuuse6941 4 жыл бұрын
Waa abaanka aduunyada shalay waxaa gabaygiisii sirta nolosha marinayay mayirka london oo hindi ah
@Cukaashe.
@Cukaashe. 4 жыл бұрын
@@ahmedmuuse6941 Moyerka londan Maaha indian lkn waaa Pakistani wloo Waana nin ay zxpo yahiin Hadraawi faah-Faahin iga sii wloo maansaduu akhriyey iyo Cidduu u,akhrinaayey.
@mohamedhasanomar3236
@mohamedhasanomar3236 2 жыл бұрын
Allaha swc ha unaxaristo abwaan hadrawi oo maanta ku bishu tahay 18/8/2022 maalin khamis ah magalada hargeisa
@xaniifaxaajicali1490
@xaniifaxaajicali1490 2 жыл бұрын
Allah swc haku naxriisto jannoyinkisana mida uga sareysa hakugu bishareeyo abwan Hadrawi🤲🏼🤲🏼
@awiladdison823
@awiladdison823 3 жыл бұрын
Waa noo sharaf inaad dhexdayada ka dhalato "Mohamed iprahim Warzame "Hadrawi" halgama,Abwan iyo faylasof ❤😍🤴
@Sakariye-km6ry
@Sakariye-km6ry 3 ай бұрын
Ilahay ha w naxariisto waxan dawanayaa 10,7,2024
@mohamedhamudyasin1465
@mohamedhamudyasin1465 3 жыл бұрын
2021 ayan dawanay Alle ha caafiyo Hadrawi waa Nin Damiir nool leh , sido kale Gaariye Alle ha u naxariisto.
@rihaanahmett6854
@rihaanahmett6854 2 жыл бұрын
Asna maanta illhy ha'unaxariisto💔😞
@SafwanOsman28
@SafwanOsman28 5 ай бұрын
Amiin 😢❤​@@rihaanahmett6854
@abbasyoung2423
@abbasyoung2423 6 ай бұрын
2024 ayan daawanayaa Rabbi janatul fardowdo haka waraabiyo abwaanka
@khaliilegge468
@khaliilegge468 5 жыл бұрын
Masha Allah Ifka hibo ku noolow Aakhirana halkii roon Ilahay janada haku geeyo abwaan aad u garaad badan weeyaan Hadraawi
@saadsuleiman3750
@saadsuleiman3750 5 жыл бұрын
Waraysi aad u xiisa badan oo abwaanku kaga waramaayo waayihiisii nololeed, alle cimroga iyo caafimadkaba ha u siyaado abwaan wayn oo suugaan qarawayn leh.
@mohamedapdirizak9738
@mohamedapdirizak9738 2 жыл бұрын
Dhimashadiisi kadip pan daawanaya ilahay haunaxariiste abwaan Mohamed Ibrahim Warsane (Hadraawi) Runtii maanta waa xasuus reeb videokaan🥰
@juweeriamohamed9665
@juweeriamohamed9665 6 жыл бұрын
Noolaw hadraawi intay nololi jirto cadawgaaga waa cagta hoosteeda nacasyada caytamayaw aqliga dameerkaa meesha hala imaanina we banaankaa kasoo ciya oo cuqdadiina ladhinta
@abdirizakmohamudyusuf6571
@abdirizakmohamudyusuf6571 5 жыл бұрын
Abwaan Hadraawi waa shakhsi aragti fog leh, allow cimriga u barakee. Aamin aamin inshallah.
@xamsexadari3910
@xamsexadari3910 3 жыл бұрын
Maxamed hadrawi qof aan si buuxda utaageero ilahy cimriga haku dheereeyo
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Abwaan Hadraawi qulubta shacabkad kutaal illaahay caafimad dheer iyo cimri cibado hku siiyo aqoon yahan abwan sda dib loogu arka anay dhici donin
@hassanbashi3922
@hassanbashi3922 2 жыл бұрын
allaha u Naxariiisto marxuun Hadraawi waxow ahaay maskaxda laf dhabarta umada somaliyeed
@apdirahmanahmed1932
@apdirahmanahmed1932 2 жыл бұрын
August 19, 2022 Alle Ha u naxariistee Waa maalinkii uu Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame HADRAAWI ka hoyday Dunida una hoyday hoygiisa saxda ahaa. 😥 Faataxada u mar ado raali ah
@janodoon6938
@janodoon6938 5 жыл бұрын
Maanshaaaa Allah ilaaahay ha cafiyo abwaanka danbigiisana ha dhaafo waaa ramadaaane . Abwaan hadraawi hadda isagooo xanuunsanaya ayuu ku sugan yahay magaalada Burco . Abwaanku maanta duco iyo booqasho ayuu inooga baahan yahay dhamaaantiin . ma aha halkani madal laysku aflagaadeeye waa mareeeg larabo in lagu qiro wixii dhacay.
@ncawil7960
@ncawil7960 8 жыл бұрын
Ader Somaliland Maaha Qabil Ee Hala Kala Xishoodo Hadraawi Waa Abwan Somaliyeed Wax Badana Uso Joogay Well Done Somaliland Dad Tashaday
@ugbadomar1424
@ugbadomar1424 3 жыл бұрын
Warun wll 👍
@ibrahimtimocade9788
@ibrahimtimocade9788 5 жыл бұрын
Baxsanoow hadraawow Aabaha xigmada somaliyeed
@Tiimbare
@Tiimbare 6 жыл бұрын
Weriyuhu wuxuu afka Abwaanka uu ka raadinaayey inuu maruun yidhaahdo Somaaliland-teena iyo Soomaaliyadooda kkk ugu dambeystiina wuu ka keenay marka sow warbaahintu belo abuur maaha yaa ila qaba fikir kaa mid la cayna .... si positive ah uga soo jwb. mahadsanid Abwaan M. I. Warsame Siciid Hadraawi Caafimaad buuxa iyo janno ayaan Alle uga baryayaa Amiin
@abdiasisadendualle1723
@abdiasisadendualle1723 5 жыл бұрын
Hal-gamaaga geeska afrika Abu hadra noloow geesi baatahye
@mohamedabdi8508
@mohamedabdi8508 5 жыл бұрын
Mahamed mursi sxb wariyuhu wuu saxanyahay runta ayuu baarayaa wxa uurka hoose jiro Lama rabo in leeysu dhuunto wa muhiim in la ogaado waxaa qabto ee uur kaaga Ku jiro. Lkn dad wa la bartay
@mohamedshafici2200
@mohamedshafici2200 5 жыл бұрын
Alle cafimadkaga& cimrigagaba haku barakeyo abwan hadraawi
@shukrimuuse537
@shukrimuuse537 4 жыл бұрын
Baxsanoow hadraawoow baashihii Aqoontoow🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️💕🖐🖐
@adnaanalsharaapi6506
@adnaanalsharaapi6506 5 жыл бұрын
alle cimriga hakuu siyaadsho abwaan hadraawi
@salaadgacal7757
@salaadgacal7757 3 жыл бұрын
Maxamed İbraahim Warsame Abwaanka Abwaanada Allaah caafimaad taam ah haku siiyo waxaa noqotay shaqsiga soomaaliga ah ee inta ugu badan maskaxdiisa isticmaalay Aabo barbaariye dhalinta soomaaliyeed
@MohammedBarre-j7o
@MohammedBarre-j7o 8 ай бұрын
Waxaan dawanayaa 14/2/2024 allaha u waasiciyo qabriga abwan maxamed ibarahim warsame ❤❤
@Somali_Wadani
@Somali_Wadani 8 жыл бұрын
Mahammed Ibrahim Warsame Hadraawi Abwaan somaliyed full respect
@ahmedakhyaar5701
@ahmedakhyaar5701 3 жыл бұрын
Todobba sanno kahor baa barnaamijkan la duubey, waaba asali.
@ahmedmuuse6941
@ahmedmuuse6941 4 жыл бұрын
Horta usaaqoow hawiye mxaa ku caydaan mxay inagu sameeyeen afwayne haduu xamar haystay ma igagaa danbi kule hawiye wlhi waan jeclahay waana dadnadiifa markaa iska hubsada
@abdullahibulla
@abdullahibulla 2 жыл бұрын
18/8/2022 Allaha unaxristo abwaan hadraawi maanta manoola 1943_2022⚰️🤲
@cabsiiyecade2911
@cabsiiyecade2911 4 жыл бұрын
Maansada habkeediyo. Hilinkeedi marisaye. Rabi hoodo badan iyo. Hanuunkuun hakagu sugo
@mecadmuhani6129
@mecadmuhani6129 2 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto marxuum abwaan maxamed ibraahim warsame siciid (hadraawi) 19 August 2022
@abdirahmanmohamed499
@abdirahmanmohamed499 9 жыл бұрын
maansha allah abwaan hadraawi illaahayow cimriga u dheeree
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 3 жыл бұрын
July 9 2;58. Kismayo jubaland somali 🇸🇴 2021
@abdiasismuse2034
@abdiasismuse2034 3 жыл бұрын
Somali iyo calankaa kala reeb Ileen somalia somaliday ka mid tahay markaa gooni somali ha isku siin
@abdiasismuse2034
@abdiasismuse2034 3 жыл бұрын
@@amiinkhasiimhaji283 waxaan uu la jeedaa hadii somali la dhaho dee calanka buluugi ma matalo sida anuu umatalin ka djabuti
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 3 жыл бұрын
@@abdiasismuse2034 adeer mcn. Soomali waA soomali ma garatay. Calankaàn buga ahi soomalia ayaa iska leh. Xitaa d.jabuti ku dare.
@abdiasismuse2034
@abdiasismuse2034 3 жыл бұрын
@@amiinkhasiimhaji283 oo iminka ma waxaad ileedahay djabuti na waa somalia
@abdiasismuse2034
@abdiasismuse2034 3 жыл бұрын
@@amiinkhasiimhaji283 oo iminka ma waxaad ileedahay djabuti na waa somalia
@salmahussein5007
@salmahussein5007 7 ай бұрын
Ilaahay qabriga jano hakugu siiyo dambigaagana hawada dhaafo adeerkay
@Naamir03
@Naamir03 2 жыл бұрын
Ilaahay hakuu naxariisto, Abwaanka Umada Soomaaliyeedow, Shalay Oo jimce ah ayaa Lagu aasaye, 18-08-2022, Maalin khamiisa🥺❤
@القارئمصطفىالصوماليّ
@القارئمصطفىالصوماليّ 2 жыл бұрын
Adna waad dhiman ee diyaar garaw wll.
@boqorkatogdheer5051
@boqorkatogdheer5051 5 жыл бұрын
Aabo maxamed Ibrahim warsame hadraawi ifka hibo Ku noolow Akhiro halkii roon
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 Жыл бұрын
Ilhaaw kuu naxariizo🤲❤
@baasheabdi9963
@baasheabdi9963 6 жыл бұрын
Dadkan abwanka wayn cayaya maxay u daWanayan haday necebyihin 😂😂 alla haku dayo oo cimriga iyo cafimadka haku badakeyo abwan 💯
@mohetkaape5671
@mohetkaape5671 2 жыл бұрын
2022 jigjiga caasimada DDS ayaan ka dawaanayaa waana bil Ramadaan Oo barakaysan Abwaan hadraawi Allow cimriga iyo caafimaadka ubarakeeh❤🤍💚✊
@sakarieabdihussein6341
@sakarieabdihussein6341 7 ай бұрын
Alle hku naxaristo naxarista wasica🤲
@seydkacade8611
@seydkacade8611 2 жыл бұрын
Waxaan dawanayaa asigoo meyd bari ah allaha u naxariisto
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 4 жыл бұрын
This historic video was recorded in 2014 yet it's standard definition at 4:3 ratio. What's wrong with HCTV? If you have the original footage, please re upload in high resolution.
@xaliimo5422
@xaliimo5422 5 жыл бұрын
Gabdhaha somaliyeed waa dahab qof masuul ah oo somaliyeed uma caayaan reer hebel wiilasha waa ceeboobeen haldoorka ummada lama caayo anagoo dhan buu dhex noo yahay I love abwaan yamyam abwaan bacadle abwaan duncarbeed abwaan aw jamac cumar Cise
@adanmhmou9451
@adanmhmou9451 3 жыл бұрын
*wax dhigo wax dhaqo haddii waano laba dhaado* 2021 Hadraawe 👑
@Cawiif
@Cawiif 4 жыл бұрын
waxaan aad ugaxumahay inaanan wali arkin Abwaanka si toos ah lk waxaan rajaynayaa inaan arkidoono haddii Alle idmo ilaahow anoon lakulmin haidilin waxaan soo dhaweynayaa qof kasta oo iga taageera sidaan ula kulmilahaa abwaanka. waan rajaynayaa inaan wax igu taageera kulankiisa helo
@barkhadhusseinmohamed8677
@barkhadhusseinmohamed8677 5 жыл бұрын
Ilaahay danbigaaga ha dhaafo Maxamed Ibraahim Warsane
@mohamedusaame9832
@mohamedusaame9832 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto abwaan Hadraawi.
@mahamedadel7999
@mahamedadel7999 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto macalinkii nolosha maxamed Ibrahim warsame hadraawi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😥😥
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
Hadraawi Waa shakhsiyaadka Ugu Caansan somalida
@kanxgdgsa
@kanxgdgsa 2 жыл бұрын
Inta daawanaysa ka dib markii ay geeridiisa ogaatey AHUN maanta. 18 August, khamiis 2022.
@hamsenaajimedia3958
@hamsenaajimedia3958 5 жыл бұрын
Alle cimriga iyo caqliga iyo cibaadada Ha u barakeeyo Maanta Abwaan hadraawi Waxaynu ku qiyaasi karnaa Qofka somali ugu caqliga badan ugu xishmada badan iguna akhlaaqda Badan waxa weeye halyay hibo Eebe ku mannaystay markaa haloo duceeyo abwaanka
@abdirahmancawseeye7132
@abdirahmancawseeye7132 9 жыл бұрын
Abwaan hadraawi waanka danbeeyaa
@husseinolad4297
@husseinolad4297 5 жыл бұрын
Waa abwaan somsliy iyo Aduunkoo dhan layaqaan oo wax badan ku soo kordhiyay. Indiana University ayaa waxaa yaala Gabayo uu tiriya 70 to 79 qaasatan Dalkii Vietnam iyo America. ku wa caynaya Abwaanka malaha wali ma aysan dhsgaysanin Heesta Hooyo iyo wixii lamida
@MohamedHasan-gq4rv
@MohamedHasan-gq4rv 6 жыл бұрын
ninka caayi abwaan hadraawi waa nin aan soomaali ahayn
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 9 ай бұрын
♥️ALLAH AKBAR♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️ ♥️Sallallahualayhwasalam♥️
@MaandeeqJimcaleahmed
@MaandeeqJimcaleahmed 11 ай бұрын
Alle ha unaxristo 😢😢 abwankena😢
@raaxohaaji2530
@raaxohaaji2530 4 жыл бұрын
Aabaha gabayaasha soomaaliyeed alla haku daayo 💗💗💗💚💚💚
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Allah habarakeeyo oo janooyinkiisa hawgu deeqo mar haduu daalinkii weynaa ee culimada Somaaliyeed dilay uu riday
@flabflab8288
@flabflab8288 9 ай бұрын
He was one of the ever living legend in somali people. (MY ALLAH MERCIFUL FOR YOU OUR POET) Aamiin🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@carafoyuusuf1642
@carafoyuusuf1642 Жыл бұрын
Alle naxariistisa waasica ha ugu deeqo😭
@ShaficiAgoon
@ShaficiAgoon 8 ай бұрын
Allaha ku naxariisto abwaane 😢
@SakariyeCabdi-p6h
@SakariyeCabdi-p6h 8 ай бұрын
2024 ayaan dhagaysanaa😢
@khaledmahamoudabdi7098
@khaledmahamoudabdi7098 10 жыл бұрын
Waa Taariikh mug wayn oo ka faaidaysi U baahan
@museibrahim2628
@museibrahim2628 8 жыл бұрын
the greatest ever living legend of Somali poet my Allah protect you
@abdullahiabdirahman4773
@abdullahiabdirahman4773 3 жыл бұрын
4a4a a town that is the most popular place in the world and is befriending the world of the family is doing well in the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the world of the
@cabduqaadirmuudey7644
@cabduqaadirmuudey7644 2 жыл бұрын
1aa111
xasuus reeb mohamed baruud uffo
1:10:15
Horn Cable Tv
Рет қаралды 180 М.
Xusuus Reeb - Abwaan Hadraawi - Ducaale  - S3E07
1:15:11
Xusuusreeb
Рет қаралды 13 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 84 МЛН
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
SNM HISTORY
1:32:23
Saxafi Cabdi Cumar
Рет қаралды 55 М.
Taariikhdii Garaad Wiil Waal
1:48:38
warbahinta bulshaawi.com
Рет қаралды 957 М.
Barnaamij ku saabsan Jabintii Jeelka Mandheera 1983-kii
1:13:41
Barnaamijka Xusuus Reeb Oo Dhamaystiran
1:59:21
Horn Cable Tv
Рет қаралды 183 М.
Waraysi Gaar Ah Ambassador Cawil Cali Du'caale Qaybtii Koobaad
1:00:41
Horn Cable Tv
Рет қаралды 168 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН