Abwaan Shube "Maanta waxaa ceeb laga dhigay federaalka wadata"

  Рет қаралды 183,939

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Пікірлер: 84
@ismailgutale9786
@ismailgutale9786 6 жыл бұрын
Abwaan Qaran, abwaan shube runsheeg waaye, ee Allow rumee rajadiisoo khayrna uga'yeel! amiin.
@aminfarah6667
@aminfarah6667 4 жыл бұрын
Abwaan qaran Dhalad somali Allah ku danbi dhaafo mudane Amen amen 🙏 🙏
@ahmedzekki6092
@ahmedzekki6092 6 жыл бұрын
Manshaala abwaan shube iyo musharax faarax cali shire
@nageeyecabdi8012
@nageeyecabdi8012 6 жыл бұрын
Ahmed Zekki
@abdirizakaxmed5527
@abdirizakaxmed5527 2 жыл бұрын
Legend labo maha alle cimriga hku dhereeyo adeero🥰
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 6 жыл бұрын
Bal day ixtiraam daradiisa abwaankoo heesta wada ayuu is mashquulinayaa oo kabaha tirtiranayaa ixtiraam uma hayo abwaanka soomaaliyeed 0:30
@guuleedyusuf377
@guuleedyusuf377 4 жыл бұрын
Runtaa weeye saaxiib waankula arkaa
@babariham2303
@babariham2303 4 жыл бұрын
Sax Ana wankulaArka walal
@abdullahikhaliif9414
@abdullahikhaliif9414 6 жыл бұрын
abwaan shuba dambigaaga allaha dhaafo. Runtii abwaan somaliyees
@xogsoor7755
@xogsoor7755 4 жыл бұрын
Subscribe isaar wllo idinko mahadsan
@cabdiraxmaandaahir2950
@cabdiraxmaandaahir2950 6 жыл бұрын
Msha allaah Abwaan shube wllhi waa halyey, hadduu qabyaaladyste ahaan lahaa Ciise ayuu oran lahaa doorta guulayso abwaan❤
@khadrakhadra1958
@khadrakhadra1958 2 жыл бұрын
Sunduscisman 🇸🇴 🇹🇷 🇸🇦
@gediosman6055
@gediosman6055 5 жыл бұрын
I love you Abwaan Shube.
@cabdiraxinserabta3321
@cabdiraxinserabta3321 4 жыл бұрын
adcqykb
@sakariyemaxamadcabdullesak6893
@sakariyemaxamadcabdullesak6893 5 жыл бұрын
Masha alaah daroodka waaaa dad ximad badan lakiin haweye ilaaheey ayaaa xikmada kaqaadey
@maxamudmuxumedaaqil883
@maxamudmuxumedaaqil883 5 жыл бұрын
Abwaan somaaleed allow kudaa shube shan lamida hadiilahelilahaa somali wahoray dhismilaheyd
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 5 жыл бұрын
*Abwaan ilaah haku ilaaliyo wadani dhab ah ayaad tahay' kii xumaa iyo qabyaaladaystihi kuma jecla*
@muusboy6615
@muusboy6615 6 жыл бұрын
Run iyo Rajo guul insha allah
@dacwahateam2998
@dacwahateam2998 5 жыл бұрын
Mzh alH ilHay haku daayo abwaan shubbe
@safiyamohammedabdule8789
@safiyamohammedabdule8789 6 жыл бұрын
Masha Allah
@amaldualleali5368
@amaldualleali5368 6 жыл бұрын
mansha allh abwan illahay haku xifdiyo
@abdirahmanhassan6159
@abdirahmanhassan6159 4 жыл бұрын
Abwaan shube nuur calaa nuuur
@queenyismail5158
@queenyismail5158 5 жыл бұрын
Abwaan allah haku xafido
@ahmedbile7044
@ahmedbile7044 4 жыл бұрын
WALLEE ABWAAN SHUBOW RUN U SHEEGTAYOO KAMA AAD SHAXAADINE BALSE SAMAHAY SHEELAAN KAN XUMAANTA SHABIYANA SHUG BAA LAGU YIRAAHDA SHIQIB IYO MID LIITAY SHAREERA U GARAACAAN WADA DABA SHABKIXIYAAN
@cabdiraxmaanaden6282
@cabdiraxmaanaden6282 5 жыл бұрын
Alha ku dhowra abaan shube wxaad abwaan aan manta adoo kale lag helyan soomliye
@samadoon313channel6
@samadoon313channel6 6 жыл бұрын
Abwaan wadani ah alah haku nabad yeelo
@zahrujamarkaawi170
@zahrujamarkaawi170 6 жыл бұрын
Masha Allah adeer waadadkii hore
@gediosman6055
@gediosman6055 5 жыл бұрын
Wcs Abwaan Shube
@cabdiraxinserabta3321
@cabdiraxinserabta3321 4 жыл бұрын
Wsc
@cabdiraxinserabta3321
@cabdiraxinserabta3321 4 жыл бұрын
ghjaqjrt
@cabdiraxinserabta3321
@cabdiraxinserabta3321 4 жыл бұрын
bajaaj
@cabdiraxinserabta3321
@cabdiraxinserabta3321 4 жыл бұрын
baabuurbajaajbaastobariisbaeeribaaidi
@bashiir3tafare585
@bashiir3tafare585 4 жыл бұрын
guuuuuuuuuuuul
@MAGAALOYAR
@MAGAALOYAR 6 жыл бұрын
Abwaanku waa idin la haday
@SOM-co1xd
@SOM-co1xd 5 жыл бұрын
Adna waa kula hadlay😂
@MAGAALOYAR
@MAGAALOYAR 6 жыл бұрын
Farax walee asagaa ku haboon inuu na hogaamiyo.
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj 4 жыл бұрын
HADALKA IYO XIKMADII BARI UU KA JEEDIYEY HALKAAS MAANTA MATAAGANTAHAY WAXUU SHEEGAY WALEE ABWAAN FIIRO DHEER MAANTAAN KOW DAAWADAY BALSE WAXAANA DIB U RAACAY WAX QABADKII IYO XILIBAANADII UU LAHADLAYEY BARIGA WAR SOOMALIDU ILAWSHO DHAWA MAANTAABA ARKAA WAXAA TIRI
@fatimanour9793
@fatimanour9793 4 жыл бұрын
SHUBE DABADHILIF FARMAJO.
@asmarahusnii38
@asmarahusnii38 5 жыл бұрын
Aar heestaas oo dhamays tiran xagee ugu hgaago qof garanayo ha isoo qabo plz
@husseinabdullahi8009
@husseinabdullahi8009 5 жыл бұрын
Biri geedi ay baan abar ahey biya qadashoy . mashallah wayo wayo
@abdikanikhalif9837
@abdikanikhalif9837 6 жыл бұрын
Ilaahayoow cadaab ha kugu fogeeyn hana kuu dhoweeyn abwaan shube ogoow oo isku qabiilna ma nihin only somali
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 жыл бұрын
Walahi odagaan wataliye lakiin somalidu wax bay ilowdaa
@khadranuh870
@khadranuh870 5 жыл бұрын
Buntland ma helin madaxweyne waa ku qasarta waxa uu yahay mucaaradka dowladda iyo damjadii iyo daba dhilifka kenya sharaf ma. Laha we iska ridda oo uu soo noqon
@shekibunaa1586
@shekibunaa1586 5 жыл бұрын
Abwaan qaliya shube
@mahadgaacir2555
@mahadgaacir2555 3 жыл бұрын
Ixtiraam la aan ka weyn ma jirto ado lagu amanyo ina Adna Kabahaga iku mashquliso🙄
@odaydaad7539
@odaydaad7539 6 жыл бұрын
Abwaan Shube ka dhex bax siyaasada adeero haduu xumaadoh qayb baad ka noqon markaa wacyi gelintii iyo isu soo dunkii somalida wad
@sahracaday5669
@sahracaday5669 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@zakariyebadhan5971
@zakariyebadhan5971 5 жыл бұрын
Ab waan shube runtii 2016 misa 2017 ayaa iigu dan bay say mar uu gabayo noo soo ban dhi gay
@MohamedAli-so1jv
@MohamedAli-so1jv 6 жыл бұрын
abwaanka waa ceeboobay ninkuu faanininayaa gacmaha ayuu kabaha ku tirtiranayaa balo putland araktay
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 4 жыл бұрын
Asc oo walhi ma aqaan meesha eeynu usocono ruug cadaageenii eeynu is laheyn waa macalin kiinii wanaag sanaa haduuba ina lee yahay kala oo waliba qabiil qabiil ku kala taga oo reer walaahi mgaalada uu dagan yahay kan kala hakaa ceshadaa goormaa hada soomaalaay si xun u fikirtaay yaa si xun ufiķirtaay talo wanaajiye aad heleey saan hadii eeynu is diidnay oon kala tagtagnay oon walibana is heeb soocnay yaa waa kan oo kale nooca iibinaya gayiga soomaalida ama ithopian ana uerope amaba carabi kuu doono haka iibiyee ilaaheey meesha uu uga dambeynta ku geeyeeynu arki ee xeshoo muslinimo ayaad sheeganeysaa oo alla ka baqoo waa tawbad aqbale badane gafuuru raxiim ee tawbad weydiso allaah waa tawbad aqbale badane jecelna kan usoo laabtaa waad naad ogtahay ee alla ulaabo wsc warxmtlhi wabrktu
@XxHannaxXFan
@XxHannaxXFan 6 жыл бұрын
Heestuu ku furay yaa yaqaan magaceeda
@khadiijoqalanjo481
@khadiijoqalanjo481 4 жыл бұрын
AniGaba Laba Sana Radinayaa
@kingupdykanivlogsfilims2896
@kingupdykanivlogsfilims2896 6 жыл бұрын
abwan shube markan lacag aa la siyay wlhi qof walba wa iska amana abwaan sa ku maleynayay ma noqon manta waxa la rabay ina dhalin yarteyn na abaabiso saan dowlada ula xisaab tano aan unoqon dad dowlada dhisa ee ma aheyn musharaxa walba ino iska ka so wato oo ku dhaho i amaan taas kama filayn wlhi qaain walbo oo wadanka qiyama inad qof wngsn noga dhigtid ma aheyn tas 😢😢😢👈 siyaasi lama aamino wlhi
@mubaraksaciiid1709
@mubaraksaciiid1709 6 жыл бұрын
shube waa geesi wadinaya beenta gaas waxaa djaqaya runta faarax ali shire
@raadraacreviews5560
@raadraacreviews5560 6 жыл бұрын
Waa ciday mise hadashay😂
@abdishakurdayib9790
@abdishakurdayib9790 6 жыл бұрын
Sxb horta hadalkagu wuuba isku dhexyaacsan yhy meday dawlada lagugu ababinayo inad la xisaabtanto saw tan hada layagleelayo maaha ee mundane FAARAX CALI SHIRE. (RUN IYO RAJO )
@aliabdule8387
@aliabdule8387 4 жыл бұрын
Odaygi talay daroodow odhan jiray kkkkkkkkkk qabylad inaga wacdiyaya alx astaqfurulah
@sahruja5777
@sahruja5777 3 жыл бұрын
Odaygaan tuugaah kafariiso umada Soomaaliyeed qabiiliistayahow isnacay
@xogsoor7755
@xogsoor7755 4 жыл бұрын
Subscribe isaar wllo idinko mahadsan
@saliimsaciid5220
@saliimsaciid5220 6 жыл бұрын
war ninka dhulbanhte u ololee.
@iiddaroor9426
@iiddaroor9426 6 жыл бұрын
Waar shube waan taageerijiraye sawkaa biyo dhacay
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 6 жыл бұрын
Maxaa ku jabaneed ku aragtay abwaanka
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 5 жыл бұрын
Waa runoo Adeer kaa ayuu taageeri waayay saw maaha wllo.
@milatary
@milatary 5 жыл бұрын
Sultaan abdi Rahman
@islanmohamed390
@islanmohamed390 6 жыл бұрын
Shube inuu qabyaaladiiste yahay kursigii waxu ka dhigay meerto😂 ader ninkii waxtar leh ayaa ku fariisan kursiga! No isku qancin maanta reer hebel ha loo dhiibo👎🏾
@abdishakurdayib9790
@abdishakurdayib9790 6 жыл бұрын
Sxb haduu qabyaaladayste ahaan lahaa ninku waa nin ( CIISE MAXAMUUDA ) maxamuud saleemaana bahasha ma dhaafiyeen lkin somalinimadiisa aya ka dhalisay inuu faarax Cali shire taageero
@islanmohamed390
@islanmohamed390 6 жыл бұрын
Xili walba iyo Aqoon joogto ah Ciise inanu heleen buu ogyahy marka waa ku xumeen qabyaaladeesan!
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 5 жыл бұрын
*wllo ma Adeer kaa ayuu taageeri waayay*
@abdiwellidige3056
@abdiwellidige3056 6 жыл бұрын
War abwaanku waayahaan waa waashay oo gaasbu ku waashay adeer hadii aad daacad tahay Faroole cidina ogama mucaarad badnayn dowlada dhexe intaas oo goor buuna cilaaqaadka u jaray kamana aadan hadli jirin maxaa hada kuwaalay marka anigu runtii gaas ma taageersani lkn hada birqalax baad sida taa sxb ee isdaji
@abdishakurdayib9790
@abdishakurdayib9790 6 жыл бұрын
Sxb ma farolaha dawlada dhexe kasocda baad waxa ledahay dhowr jeer, war iska aamu oo isku qajil "dowlad baa xiriirka u jarnay nin garaad Leh kuma hadaaqeene ,mida kale sxb Nina wanaag laguma naco gaas isaga aya wax darana marku wadanka yimi baa dadki gaas Ku dhace
@fatimanour9793
@fatimanour9793 6 жыл бұрын
Waa ku necbahay shubow ilkaha maxa ilkahaga iskudhajiyey waa kunecbahay
@bilefma
@bilefma 6 жыл бұрын
Kkkkkk ilkaha uu isku dhajinayo miyaa kunecebtahay
@axmedcynte8723
@axmedcynte8723 6 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@kamata850
@kamata850 6 жыл бұрын
baayo ma mu sharaxaagii buu kasoo horjeestay
@waranle961
@waranle961 6 жыл бұрын
Maxa necebtahay inaad jirto ma ogyahay? 😂
@jebertihosh
@jebertihosh 6 жыл бұрын
Kkkk ii jawaaba miyaa
@abwaanamooreoffcial3552
@abwaanamooreoffcial3552 6 жыл бұрын
bili aadanka lacagtaa kahadashiisa waxba ninkaas hanoo amaanin
@xmustaf18
@xmustaf18 6 жыл бұрын
Run iyo rajo
@abwaanamooreoffcial3552
@abwaanamooreoffcial3552 6 жыл бұрын
Waad riyooneysaa baan umaleynayaa de
Sigma girl VS Sigma Error girl 2  #shorts #sigma
0:27
Jin and Hattie
Рет қаралды 124 МЛН
The Lost World: Living Room Edition
0:46
Daniel LaBelle
Рет қаралды 27 МЛН
DOORKA SUUGAANTA IYO NABADDA: ABWAAN C/QAADIR CABDI SHUBE
43:15
Somali National Television
Рет қаралды 187 М.
Wareysi | Ahun Cabdiqadir Xirsi Yamyam Qaybta 1aad
43:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 88 М.
Qalinjabisayee Maxaa Xiga?
19:09
Abdirizak Mohamed Hashi
Рет қаралды 13 М.
WARARKA SOMALI CABLE TV IYO NIMCA CARDOOFE 28 01 2025
17:31
Somali cable
Рет қаралды 1,7 М.