ABWAANKII SAMEEYAY HEESTA SAFIYA TUSMO EE MURANKA DHALISAY OO KA WARAMAY QISADA HEESTAN DODA KEENTAY

  Рет қаралды 75,407

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

Күн бұрын

ABWAANKII SAMEEYAY HEESTA SAFIYA TUSMO EE MURANKA DHALISAY OO KA WARAMAY QISADA HEESTAN DOODA KEENTAY

Пікірлер: 41
@molidahmed9634
@molidahmed9634 2 жыл бұрын
Abwanku waku mahad sanyahay Jawabtas
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 2 жыл бұрын
Abwaan dhibto adiga safiyo Iyo abdi xajun maha ee waa dadka kumdaka kabixiyo
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Subxaanalaah!! Walee raga soomaaliyeed qaar aan gaal iyo muslin midna ahayn baa ku jira, waraabayaal gabdhaha dhibkooda u nool, bal habaar qabahaas eega inta uu gabadhii ka kaxeeyey reerkoofii buu hadana silciyey oo caruur ka dhaley, kaas xataa kuwaas uu inantaas ka dhaley baa noqon kara isaga oo kale waayo DNA diisa ku jirta.
@mahmoudmahmed3876
@mahmoudmahmed3876 2 жыл бұрын
Waa arin wacan muuminay runsheeg muunawna run uga qaado anigu xataa arinka uushegayo ma ogi lakiin waxaan leeyahay waar Hal abwaan ogow inay dadku wixii wacnaa ka tageen oo KZbin ku macaash yihiin daawada yaashuna inta xun ay wadwadaan dadku inta aan faaidada lahayn bay daawashada ku badiyaan akhasu naaskuna intaasu lacag ku halaa maanta oo dhan hadaad wanaag ka hadlayso dadka inta uyarbaa ku daawan
@marmaarso
@marmaarso 2 жыл бұрын
Waa run
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 жыл бұрын
Maashaa Allaahuye meeshaasi siday iila eegtahay waa barxadda dibadda ee Cigaal international airport of hargeisa somaliland rep.
@GALAYDH212
@GALAYDH212 Жыл бұрын
8888atoto88😊😊
@WEELEEMAHADHADA
@WEELEEMAHADHADA 2 жыл бұрын
Subxaan waa arrin aad udag
@jamaciise9199
@jamaciise9199 2 жыл бұрын
Maasha allah
@dahirmahamed4593
@dahirmahamed4593 2 жыл бұрын
Asc guba waa Gabay
@saynabhassan2
@saynabhassan2 2 жыл бұрын
Cabdi
@nooo1786
@nooo1786 2 жыл бұрын
Acuudu billah dadkan safiya ku waashay waxan odhan lahaa waydinkan ku waashaye dee orda isa soo qalqala oo isku soo ekaysiiya safiya.
@faarush8157
@faarush8157 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wlh wan qoslay masayr ha udhintaan tani tagtaye
@gorgorelmi7024
@gorgorelmi7024 2 жыл бұрын
Safiya tusmo waa gob
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 жыл бұрын
Waale safiya waay soo xaanunsanya Sooti laa hede waxa laa diidey inan Show kaa sameeye dhowlda Somaliland baa idiidye sootan meelkaste kaa heesyse
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Sahra, show ma ahayn walaal hotel ayey ku duubtey heesaha ee dad ma daawanayaan aan ka ahayn dhowr fanaan.
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 жыл бұрын
@@faizam523 u sheeg iydaa I claaj u baahan
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
@@nadiamohammed5330 🤣😅🤣
@mbeenoit713
@mbeenoit713 2 жыл бұрын
Waa sheekadi saafiya tusmo oo la yara rogrogay 🤣😂🤣
@cabdiadan1779
@cabdiadan1779 Жыл бұрын
Tani waa tii tusmo
@barnihajiali4896
@barnihajiali4896 2 жыл бұрын
Jamal baashaw wanku aqanaye bal waxan so waraysanaya xasan cabdi timir oo hooyada walalked ah iyo Badri maxamud cilmi inay waxagi tahay iyo in kale
@تتتمخحم
@تتتمخحم 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk
@saynabibrahim2187
@saynabibrahim2187 2 жыл бұрын
Sheekadaasi waa safiyo tusmo
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Saynab, qisada abwaanku waa mid dhab noqon karta waayo hablo badan oo magafe heley raga qaar ka faaiideysteen wey badan yihiin oo yemen ama liibiya lagu rafaadiyey.
@hanaharyen9522
@hanaharyen9522 2 жыл бұрын
Habari waalan oo inay yar oo ay dhalkarato uwaaltay
@abdirashidkhalid5540
@abdirashidkhalid5540 2 жыл бұрын
Kkkk yaraanta noocee u taqaan cabdi cajuun baafiya daroor gabadh 17 jira buu dhalay ee ma caruurbaa Dulmiga waa isku taageertaan
@faarush8157
@faarush8157 2 жыл бұрын
@@abdirashidkhalid5540 🤣🤣🤣🤣 wlh waa runta dhoorka ulabaxay bay yaraan uhaystaan ayada waa kacarur badanyaha
@shaaculwali8129
@shaaculwali8129 2 жыл бұрын
He is not telling the truth
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 жыл бұрын
How do you know
@shaaculwali8129
@shaaculwali8129 2 жыл бұрын
@@sahrafarah8834 Dear that is called the sixth senses in psycology. Read this Waxyi igu ma soo dago, hadana wax ima seegaan. Waxaan ahay nin waayaha aduun, wax uga muuqdaan”
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
@@shaaculwali8129 Si xun wax u sheeg saaxir waa ka daran yahay! Walaalka muslinka ah lama daniyo hadaanad hore ugu aqoon inuu been sheego, danbi baa kuugu jira taas.
@XalaalSomalis
@XalaalSomalis 2 жыл бұрын
So what if he doesn’t? That Abdi guy is an imbecile whom any xalaal society shouldn’t speak for, despite sharing the same clan with you. I believe him, but if the guilty takes it the wrong way, so be it.
@shaaculwali8129
@shaaculwali8129 2 жыл бұрын
@@faizam523 I always support our ladies wrongly or rightly. I believe Safia deserves more than an apology for the ill-treatment she faced last year in S/land. She a mother, a daughter, and a wife. In regard to the composer or Abwaanka, I believe he felt guilty how Safia was treated by his kin and kieth. So the least he can do for Safia is to compose the song to denigrate A. Cajuun and his lot. To me that fair tit-for-tat. All what I am saying he should have shown a grain of bravery openly supporting Safia. What a good gesture.
@WEELEEMAHADHADA
@WEELEEMAHADHADA 2 жыл бұрын
Subxaan waa arrin aad udag
IFRAAX TOLMOON HEESTII MIYAAD BAAFISAA WARKAAGA OFFICIAL VIDOES 2020
9:12
Hawraar Music Production
Рет қаралды 95 М.
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 11 МЛН
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 110 М.
Safiyo Tusmo Heestii Goobyaal "Xasuustii Marwo Maxamed"
9:13
Xogmaal Media
Рет қаралды 63 М.
SAFIYA TUSMO MAAN GAAB OFFICIAL VIDEO 2022
5:58
Digaale Music
Рет қаралды 539 М.
SAFIYO TUSMO FT BASHIR JAWI|QABYALAD|XAFLADII BYE BYE|A K STUDIO
5:15
Kaarshe Production
Рет қаралды 2,5 МЛН
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 11 МЛН