ADEEGEENA BILAHA$118💸

  Рет қаралды 12,311

UMU ZAHRA

UMU ZAHRA

Күн бұрын

Пікірлер: 88
@makkaaabdulkadir4779
@makkaaabdulkadir4779 2 күн бұрын
اللهم امين يارب العالمين ولوالدينا
@makkaaabdulkadir4779
@makkaaabdulkadir4779 2 күн бұрын
اللهم امين يارب العالمين
@amnahaji1769
@amnahaji1769 6 күн бұрын
❤❤❤❤masha Allah Abaayo umu sabax cadey waku.salaamey.wan kuu xisney cafimad kuso noqo xbbti
@DeeqoAxmed-hh6bg
@DeeqoAxmed-hh6bg 5 күн бұрын
M.a
@najmamohamud1440
@najmamohamud1440 2 күн бұрын
Msh allah wad nag rashin jabantihiin
@hanaahmed5065
@hanaahmed5065 2 күн бұрын
walaley wadhacanahay reer ceelsha kula ahay dukanka ii sheg bls
@AyaanDemon
@AyaanDemon 2 күн бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤
@FaadumoCusmaan-y4o
@FaadumoCusmaan-y4o 6 күн бұрын
MashaAllah
@user-ds4oh6vw7u
@user-ds4oh6vw7u 6 күн бұрын
Caajiska alla hakaa qaado xppt wax walba oo khayra alla haku siiyo waaku waynay ayaantaan caajiska iska qaad naag nool iska dhig video yadadana soo celi alla hakuu fududeeyo
@umuzahra3864
@umuzahra3864 6 күн бұрын
Amiin Abayo mcnto
@Umo580
@Umo580 21 сағат бұрын
MAANSHALLAA ♥️
@marwohuddaofficial
@marwohuddaofficial 3 күн бұрын
Mashllh❤
@SugraCadey
@SugraCadey 2 күн бұрын
Manshallah allaha kubarakeyo
@farxiyacabdi5423
@farxiyacabdi5423 3 күн бұрын
Mamo walahi anaga xata wan ku jecel nahay gar ahan anigamashallh❤❤❤❤❤❤😊😊😊
@leylaadanhassan6597
@leylaadanhassan6597 6 күн бұрын
Allahu am amen
@annaahmed2564
@annaahmed2564 6 күн бұрын
Masha Allah xabiibtii jzklq Inaba cadi ma cuntadaada yummy yummy thanks for sharing qaaliyeey.
@noornor7515
@noornor7515 3 күн бұрын
Abayo Momtaz culeska yey qadin Allaha kuxafido ❤
@SamiixaAlwaani-o8l
@SamiixaAlwaani-o8l 4 күн бұрын
Masha Allah hppti ilah haku barakeyo sabonta b 29 acaraf ah
@Yaboy.22
@Yaboy.22 6 күн бұрын
Well come back ❤❤
@SacdiyoCabasmuse
@SacdiyoCabasmuse 6 күн бұрын
Mashallah ❤❤
@SucaadaxmedcabdiSucaad
@SucaadaxmedcabdiSucaad 6 күн бұрын
Masha allaah Mumtaaz habo allaha kuxafido mar walbo hooyo saacid ❤❤❤
@Yaboy.22
@Yaboy.22 6 күн бұрын
Maansha Allah ❤❤❤
@ummahamed8182
@ummahamed8182 6 күн бұрын
Masha allah
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 4 күн бұрын
Xawaji kaariga 1bac oweyn aso ah aa jiro kaas le mad soqadatid isku midki lena waye kuwaan yaryriska iyo kasba
@Kiin74
@Kiin74 6 күн бұрын
Oow reer ceelasha isla nahay dhinacee kadagantahay umu Zahra
@user-rt4wj3rv6h
@user-rt4wj3rv6h 6 күн бұрын
MashaAllah Abayo ❤❤
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d 5 күн бұрын
Masha allah somalia raashiinka wuu jaban yahay
@leylaadanhassan6597
@leylaadanhassan6597 6 күн бұрын
Cilanka wayo abaya
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 5 күн бұрын
Allaah ha kuu barakeeyo, Allaah Yahfidakum
@SabiriinSamraa
@SabiriinSamraa 5 күн бұрын
Asc abayo cagadaha wan ubahanahay intekahela igucawi mesha kadalbatay xamar anjoga
@SahroCadey-j7e
@SahroCadey-j7e 6 күн бұрын
Masha Allah qaali dumar abaayo bariisa meeqo waaye
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 4 күн бұрын
Abayo cagadaha nuuca dahabiga inte kadalbatay iyagana nalaso wadaag quruxeey
@Amrancadey111
@Amrancadey111 6 күн бұрын
Masha Allah abyo ❤
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 6 күн бұрын
Masha alaah waxalkee❤❤❤
@ibrahimabdillahihibo4967
@ibrahimabdillahihibo4967 5 күн бұрын
Macha Allah horey u soco
@ikranabdulahi2758
@ikranabdulahi2758 6 күн бұрын
masha allah abyo
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 6 күн бұрын
Manshaallah 😍
@queensaafi
@queensaafi 4 күн бұрын
Mashaa allah Aamiin abayo
@sahracuud8139
@sahracuud8139 6 күн бұрын
Masha alaah ❤❤❤❤
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 6 күн бұрын
Masha Allah ❤❤
@KuweydaHashi
@KuweydaHashi 6 күн бұрын
Mash allah ilaah haku barakeyo abayo
@Shugriburaaleelmi
@Shugriburaaleelmi 2 күн бұрын
No sogali caahadaha mesha aad ka dalbatt
@ruunabdi9030
@ruunabdi9030 6 күн бұрын
Masha allaah abyo
@umuahmedofficial6604
@umuahmedofficial6604 6 күн бұрын
Wcs abaayo mcnto masha Allah mcnto ❤❤❤❤❤❤
@Hanushqurux
@Hanushqurux 6 күн бұрын
Masha Allah abyo
@SahroCadey-j7e
@SahroCadey-j7e 6 күн бұрын
Iyo magaciisa abaayo muqadisho kulajoogah samiyaa
@SaadiaAli-m3d
@SaadiaAli-m3d 5 күн бұрын
Masha allah abyo yariista culeska yey qadin ka daa
@bogaadismail7324
@bogaadismail7324 6 күн бұрын
Caagadaha meeshaa kagadaty noosoo sheeg abaayo
@SacdiyoOfficial
@SacdiyoOfficial 5 күн бұрын
Masha allah abayo iso boqo xbbti ❤❤
@Xamdicabdulahi-pz6nz
@Xamdicabdulahi-pz6nz 6 күн бұрын
Meeshaa kadalbatay noo soo sheeg caagaga qaali
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 5 күн бұрын
Meesha maacuunta lagu gado ka heleysaa qaali
@DeeqoAxmed-hh6bg
@DeeqoAxmed-hh6bg 5 күн бұрын
Meesha kadalbaty nosheg caagaha
@Abdinasra-ee5hk
@Abdinasra-ee5hk 6 күн бұрын
Mash allh habo
@CaashoXasan-jy7po
@CaashoXasan-jy7po 5 күн бұрын
From ceelasha intee ka jogta
@Miski-kw9gq
@Miski-kw9gq 6 күн бұрын
@shamafamily123
@shamafamily123 6 күн бұрын
Mashalaah abayo ❤❤❤❤
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 2 күн бұрын
Lkn adeega cunto wadani kuma jirin saw lacag kale kaaga bixi mayso mise kama heshaan
@FrxyoAli
@FrxyoAli 6 күн бұрын
Masha Allaha
@mohamedmukhtar6180
@mohamedmukhtar6180 6 күн бұрын
❤❤Masha Allah ❤❤❤
@umuzahra3864
@umuzahra3864 6 күн бұрын
Thanks
@Edebsan2022Sidii-hooyaded
@Edebsan2022Sidii-hooyaded 2 күн бұрын
Sokorta ma helkee jirto ka isticmashid culeskeda iyo gidinteda maxaa ku galiye 😂😂
@IfoonIise
@IfoonIise 5 күн бұрын
Abayo cagadaha intee kakentay
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 2 күн бұрын
Cidida cadka dhinaca kasoo baxa afka laguma jaro hadaa ku jarto infection baa gala mar walba oo cadkaas isku aragto cidiya gur isticmaal
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j 5 күн бұрын
Abayo mcney gabadha waxyabaha culayska ah laqada dumarka uma ficna culyska xatta hade yaryihin
@Nafteedauroon
@Nafteedauroon 6 күн бұрын
Caagta meshaaa ka dalbatay noo so sheeeg
@SalmaHussein-tu8wj
@SalmaHussein-tu8wj 5 күн бұрын
Asc abaayo, gacanta waxa sameysaa biyo qandac ah cusbo ku dar gacanta dhexgali waa arki doontaa waa ka boodi doontaa labo mar ama sadax mar ku cel celi cafimad Allaah ha kugu daro abaayo.
@IbtisaamCabdi-lj9kd
@IbtisaamCabdi-lj9kd 6 күн бұрын
Meesha aad ka dalbatay nala soo wadaag Cagaga abayo❤
@Yaboy.22
@Yaboy.22 6 күн бұрын
Cilaan qanda ah dhex geli
@AnbiyoxasanAbuukar
@AnbiyoxasanAbuukar 6 күн бұрын
Noo sheg meshad ka dalbty umu zahra
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d 5 күн бұрын
Anaga addis waa qaali raashiin ka 😢
@user-mj8hr2bp1l
@user-mj8hr2bp1l Күн бұрын
Asc abaayo numberkada ee soo qor
@halimasacid8621
@halimasacid8621 5 күн бұрын
Maasha alah
@fatuushsharef246
@fatuushsharef246 6 күн бұрын
Maro xabowsado ad marisay kuduub habenki kusexo farta
@Umayma12
@Umayma12 6 күн бұрын
Asc abayo caagaga rawa inte ka dalbatay isheeg xbbti
@xamdixarako2479
@xamdixarako2479 6 күн бұрын
What'sapkaga iso dir xbbti wax yaaabo aan rabaa inaa ku weydiyo
@umuzahra3864
@umuzahra3864 6 күн бұрын
0610544414
@ZuhraAbduqadir
@ZuhraAbduqadir 6 күн бұрын
Rubac le so adegta o caano coasta hal xabo ku jiroh intas 98 i noqata waxaso yaryaroti eh ne kuma jiroh inte waye meshan
@ShankaronSheikhabdi
@ShankaronSheikhabdi 18 сағат бұрын
216 ku adeegtay waa ig gaaday
@ماریہعمر-و8ز
@ماریہعمر-و8ز 6 күн бұрын
Abayo caagadahas iyado dhalo ah meel igu sheeg saliid tinta inan ku samaysto raby
@user-qy1wr7eq2m
@user-qy1wr7eq2m Күн бұрын
Glass mxd kufali waa intasokudacee
@FatxiJamac-h4o
@FatxiJamac-h4o 6 күн бұрын
Bariiskaan xamzaha maka fiicanyhy byo
@nooriyahassan5506
@nooriyahassan5506 6 күн бұрын
Abayo umuzahra masajo ama vicks mari islamarki wuu so dilaca dibkas anaqabo wlh
@Nafteedauroon
@Nafteedauroon 6 күн бұрын
Sxbey walac maaa ku sakaraadiyay?? sorry abayo meel.lagaaala so xariiro hadii aaan aqaan lahaaa wan ku so wici lahaaa
@ilhaanilhaan9165
@ilhaanilhaan9165 6 күн бұрын
Abayo wllhi aniga aad ayaa ugo murgay waan waaye cajiska allaha ka qaado aamiin yarabi
@umuzahra3864
@umuzahra3864 6 күн бұрын
Thanks Abayo ❤️
@Nafteedauroon
@Nafteedauroon 6 күн бұрын
Umu zahro waxan ku jeclhy siday guriga uratibto alabaha kushinka siday u organize garayso masha alah aan udhahaaa alaha no cafiyo
@umuzahra3864
@umuzahra3864 6 күн бұрын
Aniga sidoo kale abayo mcnto sida jikada loo kala rakibayo aniga ayaa idin soo shegayo❤
@user-hm9nd1dv4r
@user-hm9nd1dv4r 6 күн бұрын
MashaAllah Abayo ❤❤❤
MORNING ROUTINE ME UMU ZAHRA NALA SOCDA
14:19
UMU ZAHRA
Рет қаралды 3,4 М.
FULL ROUTIN. QADO AAD U MCN   .DHIRIGALIN  IYO SKIN CRE 🥰
23:45
Hamda Home Decor
Рет қаралды 18 М.
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 9 МЛН
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 22 МЛН
#farxiyotawakal SHALAY SIDAAN AHAA IYO MAANTA JAFITAAN
43:25
FARXIYO TAWAKAL
Рет қаралды 50 М.
VLOG ADEEGEENA  BILAHA❤️$100💵
9:53
UMU ZAHRA
Рет қаралды 6 М.
JADWALKEYGA MAALMEED BY MOM TWO KIDS🤗💕🩸
18:09
somturk family
Рет қаралды 21 М.
FACE MASK 👍🏽 WAA KII FILTER AAD KU HILMAAMI LAHEED #farhiyo_hareed
13:50
Morning Routing Clean Mam & Baby Somalia🇸🇴
10:44
UMU ZAHRA
Рет қаралды 1,6 М.
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12