MUUQAL UU IGADUUBEY WIILKII AAN JECLAA AYAA NOLASHEYDA BUR BURIYEY

  Рет қаралды 21,332

HIGSI NO.1

HIGSI NO.1

Күн бұрын

#supercarab #higsino #haguleystojaceylka #qiso

Пікірлер: 174
@abukarcadoowe1178
@abukarcadoowe1178 4 ай бұрын
Ilaahey swt dambigaaga ha dhaafo abaayo Ayeeyadaadana Ilaahey swt ha kuu caafiyo I.a tan kle haddii aad sacuudi joogto beydka Ilaahey swt tag waayo waa meesha Ilaahey swt igu jecelyhy dhulkiisa inta uu Abuuray I.a
@FartuunabdiramaAbshir
@FartuunabdiramaAbshir 4 ай бұрын
Ha cafinin illahay adunka iyo aqiraba haku ciqaba kas ninba ma ahabe abaya adigana qalbiga illahay hakuqabojiya❤
@dhipleyyyyyyyy
@dhipleyyyyyyyy 4 ай бұрын
Abaayo cafiska xoog ma ahan baryana ma ahan ee waa qofka qalbikiisa waxa ka so go u carab iyo ilka isko dhawwena is karaan ani koo ohili nin nin iyo gabadha
@AbdifatahAbdullahiAli
@AbdifatahAbdullahiAli 4 ай бұрын
Subax wngsn dhaman asxabteyda aan ku walalowney diintena islamka❤
@SihaamDaahir-er9rl
@SihaamDaahir-er9rl 4 ай бұрын
Asc😢
@user-nt8ox5vg3v
@user-nt8ox5vg3v 4 ай бұрын
Lamid sxb mcn
@AbdifatahAbdullahiAli
@AbdifatahAbdullahiAli 4 ай бұрын
@@SihaamDaahir-er9rl wac
@user-mr3cb9do5z
@user-mr3cb9do5z 4 ай бұрын
Waligaa ha Cafin doqonka Adna Illahy Qlbiga hakuu Qabojiyo😢 Waa qiso Xanuun bdn Wlhi😢
@user-ix4so5ln8e
@user-ix4so5ln8e 4 ай бұрын
Wainlacafiyawayobiniaadamkuwuqaldamailaheywucafiya😢
@user-ix4so5ln8e
@user-ix4so5ln8e 4 ай бұрын
Wakhaldantahay
@user-mr3cb9do5z
@user-mr3cb9do5z 4 ай бұрын
Mxn ku qaldanhy
@user-od1qf8tc3h
@user-od1qf8tc3h 4 ай бұрын
Wykusaxsantahay maxaalacifin markay ttalofarakahaaday
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 4 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢
@user-bz8dg7mo8n
@user-bz8dg7mo8n 4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤
@NasteexoCabdicasiis
@NasteexoCabdicasiis 4 ай бұрын
Scw scw scwscwscws scwscwscws scw scwscw scwscw scwscw
@user-cq6ru4ms6s
@user-cq6ru4ms6s 4 ай бұрын
Gabdhuhu waa sidii ukun oo kale ukuntaasi hadii ay mar dhulka ku dhacdo way jabaysaa hala ilaaliyo gabdhaha way jabayaan sida ukunta oo kale ayay jabayaan 😭😭
@mustaqmoha2636
@mustaqmoha2636 4 ай бұрын
Ilhy qlpiga hakuqabo jiyo wllshay mid wax kasta kuilowsiyo waxatay kugu qatana ilhy hakusiyo hana cafin doqonkas e ilhy kudhaf🥺❤️
@user-tk6eh9zw9g
@user-tk6eh9zw9g 4 ай бұрын
Ax ax 😢😢😢😢 alle ha caaafiyo ayeyo walhi wayab soery abayo
@user-yw2qt2vt7c
@user-yw2qt2vt7c 4 ай бұрын
Ilhy hakuu caafiyo aayeeyo adna qalbiga allha kuuqabojiyo abyo hdu kusowcna haba kaqabn abyo I a qeer kuurajynaa
@fadimadahir
@fadimadahir 4 ай бұрын
Abyo hacafin inkaasi waligaa teeda kle Hankaaga hoos marnaba ha u dhigin nolol kle sameyso illahey mid fiicn oo nabarada ku soo gaarey aa tirtiro Calafka hakugu daro ❤❤
@adnishhassan5822
@adnishhassan5822 4 ай бұрын
wxp0 ha cafin garaca ilhy aqiro io aduun p0 haku cadap0 asi io nin wlp0 gapar sharafteda ku dhelo adineh ilhy qalpiga haku qawojio Apyo mcn😫💔
@QaliIssa
@QaliIssa 4 ай бұрын
Apayo mcn allah qalbiga hakuqawojiyo apayo mcn wlhi waa qasa adh uxnun bdn dhoqonkas marnaba hacafinin
@sukhrafaysalSukhrafaysal-wm1li
@sukhrafaysalSukhrafaysal-wm1li 4 ай бұрын
Wllo ilahay bari inuu qalbiga iyo qulubtaba kaga masaxo waan ku soo ducaynaynaye
@user-od1qf8tc3h
@user-od1qf8tc3h 4 ай бұрын
Fiiri abaayo adina wadqaldantay allh utoobad keen socimrayso allh kaadhaqo xaduusaha ataydana allh kucafiyee horta allh iskuxidh allh bari tankale aan aad kulayabay ninku kuxumee kuceebee damiirkaagu sukusiyay in subaxkaste kusowaco nayaa wdroontahay wali kaliya ceebyar waye sinokumadandhicin sudanosheegtay naadee fadhiga kakac ksmaydho allh talosaaro
@user-ub6pn9fk8e
@user-ub6pn9fk8e 4 ай бұрын
Allahaku caafiyo ayeeyo mcn.wllo.qali
@user-oj5vv1bi5n
@user-oj5vv1bi5n 4 ай бұрын
Waliga ha cafinin abayo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-dj7ci2zt7q
@user-dj7ci2zt7q 4 ай бұрын
Waligaa ha cafin abaayo bila edebka
@user-od1qf8tc3h
@user-od1qf8tc3h 4 ай бұрын
Subxanalaaa abayo kaas allh kuciqaabo ciib iyo ciil aduunkana murug iyo ciil kudhamayso aakhirana xisaabaa kitaal doqonkii waxmagarta ahaayaw walaysoodiray lax
@Samiyitamouse7
@Samiyitamouse7 4 ай бұрын
Allumma amiin yaa rabi
@Samiyitamouse7
@Samiyitamouse7 4 ай бұрын
Wllshey ilaahey ha cafiyo ayeeyo adigana alle ha kuqaboojiyo wllo qalbiga ilaahey istiqfar waydiso inshllah hana cafinin waliga ma istahiilo cafis alle asna haka abaal mariyo isku day in aad mustaqbal kle samysato wllshey ragu isku mid maha lkn20%way wanagsanyahiin alle mid kudhaya ha kusiiyo wllo
@ramlamohamed-nf5cu
@ramlamohamed-nf5cu 4 ай бұрын
Ax mxa jceyl been ah gabdho bdn la iga ilmeysiyey😢 ilahaw wiil walba gbr khiyanayo aduun io akhiraba ku cadaabo😢
@Nasiima-
@Nasiima- 3 ай бұрын
Amin ya rab
@user-yi7nz4gx4d
@user-yi7nz4gx4d 4 ай бұрын
Allaha ku caafiyo ayeeyo mcn 🤲🤲🤲
@SacdiyoCumar-iv6zv
@SacdiyoCumar-iv6zv 4 ай бұрын
Marba nin hadu ku dhaho jirkada raba inan arko isagon ku dhahayo wankujecelahey , kasi jaceyl kuma qabin awalba ee sharaftada ayu raba inu dhulka lagalo. Abayo ilahey haku qaboojiyo qalbiga . Abayo ialahey uu labo .ilahey naxaris badane ah.
@user-he5hj1mg8v
@user-he5hj1mg8v 4 ай бұрын
Wlhi qalpiga ayan kadremy qisadn subxanalah😢😢😢
@nasteexomaxamed4667
@nasteexomaxamed4667 4 ай бұрын
Ilaahay qalbiga hkuu qaboojiyo abaayo ayeeyana alaha caafiyo asgana waa shatdaaan mar kusoomaray ha uogalaanin dibdanbe inuu kuula hadlo fursadna hasiinin inuu kula soo xariiro meelkastana balook kasaar jidka xitaa haduu kaaga horimaado oga leexo intaasaa murug ogu filan aakhiro iyo aduunkaba aha kuciqaabo axmaqa
@FaysalAadan-iy3rb
@FaysalAadan-iy3rb 4 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@user-ib5bc2nt3k
@user-ib5bc2nt3k 4 ай бұрын
Ayeeyo allaah caafiyo qalbiga allaah ku qawoojiyo abayo 😢
@user-yi7nz4gx4d
@user-yi7nz4gx4d 4 ай бұрын
Adgn Allaha qalbiga ku qawojiyo abaayo mcn 😢
@Gabriel-o2-l2l
@Gabriel-o2-l2l 4 ай бұрын
Taladan iga gaarsi walasheyda abayo hal laan oo qaloocatay geedka dhan ma u qaloocana jwbtu waa may waxn dhihi laha raggu isku mid mahan ilahayna haku ilowsiiyo xumantas abayo boqorad ayad tahay waxana ku dhihi laha iska cibadeyso waad ilobeysa lkn qaladkaas mardambe ha isku dayin. Hdad awoodo ind soo xajiso soo xaji si ilahey qalbiga kugu noqdo mid nadiifa intas ayan kugula talin laha
@user-cq6ru4ms6s
@user-cq6ru4ms6s 4 ай бұрын
iLaahay ha caafiyo
@Hilal3553
@Hilal3553 4 ай бұрын
Allah ku cafiyo ayeeydana allah caafiyo
@user-om4yo7oe1r
@user-om4yo7oe1r 4 ай бұрын
Amin amin amin amin amin amin amin xabibti ❤
@user-kg2ps4dq7i
@user-kg2ps4dq7i 4 ай бұрын
Apayo mcn allha ha ku nasriisto abayo mcn i.a abayo mcn mid ka qer badn aya alle kaga baryena ayeyo nah allh cafiyo i.a saliga nabigana badi allh aya kaga filnanayo i.a❤❤❤❤
@user-oj5vv1bi5n
@user-oj5vv1bi5n 4 ай бұрын
Ilahy haku cafiyo ila dhanbiga hadafo abayo 😭 😭😭😭😭😭😭
@XamseMuse-qb9nr
@XamseMuse-qb9nr 4 ай бұрын
Ayeeyoalle ha cafiyo wll
@user-yg3hk7tc8k
@user-yg3hk7tc8k 4 ай бұрын
Wllshey mcn. Waliga.hacafin..adana.allaha.qalbigaga.kuqabojiyo.wllshey
@user-ts2gk7wy1w
@user-ts2gk7wy1w 4 ай бұрын
May ykhtiii nimanku isku mid maaha ee alle haku siiyo nin daacad i.a walal waanadaada waan qaadanay
@rnoor9763
@rnoor9763 4 ай бұрын
Meybloksaarto oo lahadalkiisa faraha kaqaado,ayeeyo allahacaafiyo adigana murugada allahakaadulqaado inshaa'allaah aamiin farxad aadkuilowdo allahakuuguirsaaqo inshaa'allaah aamiin aamiin jaarabi
@BahjoCadey-db5yz
@BahjoCadey-db5yz 4 ай бұрын
Marka 1 ayeeyo ilhy ha caafiyo marka 2 adiga dambigaaga ilhy ha dhaafo wllhi waa qiso xanuun badan wiilkaasna wiil wuu yahy lkn nin raga laguma sheegi karo 😢😮😢😢
@samiirasm1834
@samiirasm1834 4 ай бұрын
Allow gabadhan qalpigena u qaboogi raggow illahy ka baqa😢😢
@ZamzamAli-zt8tu
@ZamzamAli-zt8tu 4 ай бұрын
Aamiin 🤲
@user-ts2gk7wy1w
@user-ts2gk7wy1w 4 ай бұрын
Alle ha caafiyo ayeeyo wlhi qali waxba ha cafinin Ninkaas maaha lasaco qof ku jecel xumaan ma kuu quudhayo allena utoobadkeen oo cibaadadaada ku dadaal oo alle wahelkaaga ka dhigo
@fadumobarre6400
@fadumobarre6400 4 ай бұрын
Aniga waxa layga dhawacay qalllbiga runtii waxan nacay nolossha qofkan aduunka ka dortay baa i khiyaamay qalbiga. Ayan ka. Dareemaya murugo fara badan😢😢😢😢
@user-nt8ox5vg3v
@user-nt8ox5vg3v 4 ай бұрын
Ayeeyo mcn Alaha iikaacafiyo🤲🤲
@aishacadeey9928
@aishacadeey9928 4 ай бұрын
Asc waaaku sallaamay wallaalkeey gabaadhana qalbiga allaah u qaböjiyo ayeeyo allaah kù caafiyo hororka raga allaah kajaasiyo gabdhahan allaah noo hadeeyo
@AymanAbdulkadir-bu4go
@AymanAbdulkadir-bu4go 4 ай бұрын
Qalbiga Allah uqabojiyo walashen😭🤲🤲
@user-om4yo7oe1r
@user-om4yo7oe1r 4 ай бұрын
Amin xayati
@Hanna13717
@Hanna13717 4 ай бұрын
Ayeeyo Alle haku cafiyo 😢kaas adun io aqrio ha cadaabo balayo ku aragtey dheh uf qofka jaceled haku qiyaano wax ka xanuun bdn wllhi majiro 😭Alle haku danbi dhaafi abyo
@SiidIsmaan
@SiidIsmaan 4 ай бұрын
🤲
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 4 ай бұрын
Ayeyo allaha cafiyo inshaallah
@Bakri-dz9ie
@Bakri-dz9ie 4 ай бұрын
Abaayo qalbigaaga AllehakuuqaboojiyodanbigaadaAlle hadhaafo noloshahakaniidjabin
@bellahaji9884
@bellahaji9884 4 ай бұрын
ilahe Qalbiga haku Qabojiyo Ayeyo ilahe Cafimad hasiyo
@user-ks6bc5sd6p
@user-ks6bc5sd6p 4 ай бұрын
Ayaydaa allha kucafiyo sorry abaayo mcn Wlhi xanuwaya😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@sahalcumarcadde2841
@sahalcumarcadde2841 4 ай бұрын
Aduun kaan qiso kasta cashar muhiim ah ayaa laga bartaa run ahaan tii Rabi caafimaad taam ah ha'siiyo ayeeyo
@ubaxmaxamed-mf6lh
@ubaxmaxamed-mf6lh 4 ай бұрын
😭😭😭
@ubaxmaxamed-mf6lh
@ubaxmaxamed-mf6lh 4 ай бұрын
Wllshy mac
@SleepyGazelle-nw5bq
@SleepyGazelle-nw5bq 4 ай бұрын
Subhaana Allah Inaalillaahi wainaailehi raajicuun😂😂😂
@user-fu4rj4pf7l
@user-fu4rj4pf7l 4 ай бұрын
😢😢😢😢sorry caabyo😢😢
@user-jx4ng8ze1o
@user-jx4ng8ze1o 4 ай бұрын
Xabat hacafinin nacalat haku dhacdee
@user-se1ii7kc4u
@user-se1ii7kc4u 4 ай бұрын
Allah ku caafiyo Ayeeyo
@MulkiNuur-ml3qh
@MulkiNuur-ml3qh 4 ай бұрын
𝗪𝗮𝗮 𝗸𝘂𝘄𝗮𝘁𝗮𝗮
@SiidIsmaan
@SiidIsmaan 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@saafiaxmed-wz2de
@saafiaxmed-wz2de 4 ай бұрын
Ayeeyo Alle haku cafiyo Abyo kas neh ha cafin adun aqiro 😢
@FaatuushPpe-vn5xk
@FaatuushPpe-vn5xk 3 күн бұрын
Allaha cafiyo xppti adneh hara jadhigin markasti salad badso ilahay cafis weydiiso ❤
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 4 ай бұрын
wll rabi haku siiyo nolol qurux bdn
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 4 ай бұрын
Hacafiyin alle calaamo hakamuujiyee❤
@user-cp1lg4jw5s
@user-cp1lg4jw5s 4 ай бұрын
Walhi waa qiso Aad iyo Aad Aayd u Xaanun badn Oo Aan iga ilmaaysisay walhi Wallshydii mcn Alle ayeeyo mcn Alle Ha caafiyo asiga nh Ha cafin mar nh Ha cafin Way waa doqon xaarn ah waay Alle ku dhidho mar wlba Wlaha Alla tala saaro cibaada badso Alle mid kheer qawo Alle Haku siiyo mid qalbigga ka dhaayo Alle Haka qabowjiyo qalbiga Wllahydii😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-om4yo7oe1r
@user-om4yo7oe1r 4 ай бұрын
Amin amin amin
@user-om4yo7oe1r
@user-om4yo7oe1r 4 ай бұрын
Amin xayati
@user-lt8nk5dq9i
@user-lt8nk5dq9i 4 ай бұрын
Allah bari ino ku dambi dhafo o wax qer qawo ku siyo😢
@FaysalAadan-iy3rb
@FaysalAadan-iy3rb 4 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@queenruwa1942
@queenruwa1942 4 ай бұрын
Musicda kareeb walaal
@user-vp7gh5rw8q
@user-vp7gh5rw8q 3 ай бұрын
Abaayo mcn ilaahey qalbigaga ha kuu qaboojiyo 2 ilaahey hafis weydiiso insh Allah ilaahey waa ku saamaxaa 3 abaayo qalad waa uu dhacaa anaga mana qaano waxaa nagu nacayo 4 abaayo ilaaheyna ayeyadaa ha kuu cafiyo abaayo manta isagaa kaa muruqo badn abaayo noloshaada fiirso ilaaheyna. Taladaada saaro insha'Allah nolosha muruga kugu badalo farxad abaayo ilaahey qalbigaag ha kuu qaboojiyo ❤
@XamseMuse-qb9nr
@XamseMuse-qb9nr 4 ай бұрын
Wllshy samira wax kasta waa qoral kula daresay😢😢😢😢😢
@KhadroMaxamad-hu7dj
@KhadroMaxamad-hu7dj 3 ай бұрын
Ilaahay Haku cafiyo ayeyo Adna Ilaahay qalbiga kudhayo abaayo wad heli qof kuwanajiyo insha Allah
@SundusXasan-i1o
@SundusXasan-i1o Ай бұрын
Ilahay danbigaaga ha dhaaafo Abaayo mcn ilahay na hakuu caafiyo Ayaydaa mcn Ee walaal niyada khayr u sheeg ilahay xagiisa ulaabo kuna cimri qaado inaadan nin danbe Amaminin Adi kaliya ma Ahee dhamaan gabdhaha soomaliyeed oo dhan xitaa Aniga ilahay ha iga yelee 😢😢😢😢😢😢😢
@Leila-lj6lt
@Leila-lj6lt 4 ай бұрын
Abayo ilahy qalbiga hago qabojiyo Ayeyana Alaha cafiyo ninkana ha cafin
@user-mr3cb9do5z
@user-mr3cb9do5z 4 ай бұрын
Ayaydaa illahay ha Caafiyo wll😢
@CaliAyron
@CaliAyron 4 ай бұрын
🤲🤲🤲🤲
@sahromaxmedsahromaxmed6074
@sahromaxmedsahromaxmed6074 4 ай бұрын
hacafin waliga adna ilahey hakacafiyo qalad wen agashe inta wax cafiso ale aya uqerba dan ecafis weydisomar walba
@haliimahassan-lk3vt
@haliimahassan-lk3vt 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@zeitunahmed6586
@zeitunahmed6586 4 ай бұрын
Wlhi wayabe bisinga
@Naftaunoon55
@Naftaunoon55 4 ай бұрын
Ax💔😢sorry abaayo mcn qalbiga Allah ku qawojiyo mid aan cebtaada arkin nah calaf allh kugu daro insha Allah 🤲🤲🤲
@NimcoNajax-kq9qg
@NimcoNajax-kq9qg 4 ай бұрын
Subxanllh 😭
@user-od1qf8tc3h
@user-od1qf8tc3h 4 ай бұрын
Gabadha ninku qabo eeiyaduna qaybkaqadatay in aydoqonkeeda soodirto adina ilahay waxaan kagabaryaa waamalinjumco aha in adi iyo hoyadaa asaga diqonka aha in indhoxomo iyo murug iyo ciil dhamaadlahayn kunolatiin awlaadada ka arki hadiiba aad dhasho masiiboyahayn
@jamajijo6674
@jamajijo6674 4 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔
@asmaahmedali6755
@asmaahmedali6755 4 ай бұрын
Supaxs lamida walal
@NaimaQurux-ig8jx
@NaimaQurux-ig8jx 4 ай бұрын
Wxn rajaynaya inad arki donto qoralkaygan gabadha qisada leh ugu horayn qofkasta wu khaldama khaladkuna wa wx dhamanten inagadhaca marka hawmalaynin xpti in nolashada o dhami sida ugu dhamatay mrka ugu horaysa ilhy danbi dhaf wydiso kanaso qad khalad ka dhacay inu yahay adina wa inad aqbasha xld kugu timi iyo qadarka ilahay ee kugu dhacay wan ogahay wy xanun badan tahay in laga gudbana wy adag tahy wan daremi kara xld lkn inad u istagto aya kasi xanun badan o ad tagnato halki lagugu dhawacay lagugu dhibateyay qimihi ad shalay lahayd ayad ledahay wxad tahay boqorad khalad ka dhacayna kuma noqonaysid qof xun wxa tahay qof wngzan xpti haw bixin wxkasta adunkan wy ka dhacan dadkuna isku mid mahan isku damirna mahan markad aminto wyku khiyamayan kalsonidadana wy bur burinayan lkn wa inad ka digtonata khladkaso kle khaladkaguna u noqda mid ad wx kabarato .ayeyana ilahay cafimad tama hasiyo adigana qalbiga haku qabojiyo iskana ilow wixi dhacay xpti nolashadana hore uwado ❤❤
@KhadroMaxamad-hu7dj
@KhadroMaxamad-hu7dj 3 ай бұрын
Aamin aamin aamin yaa Allah
@user-jx4ng8ze1o
@user-jx4ng8ze1o 4 ай бұрын
Alle hakuu caafiyo ayeeyo
@ZamzamAli-zt8tu
@ZamzamAli-zt8tu 4 ай бұрын
😢
@jijamohamed1172
@jijamohamed1172 4 ай бұрын
@user-uz8iw8xi8g
@user-uz8iw8xi8g 3 ай бұрын
Walashey Allah qabigaaga qabojiyo midakala Kan dhibka kuu geesty asaga ayaakaaliito saladwalba aadtukatid Allah Bari inuu kuu danbi dhaafo waxad badisaa astaq faarta waxad daremi xasiloni daganan midakale wan kuu soduceyna inuu Ayeyo Allah caafimad team siyo
@fadumodagan5749
@fadumodagan5749 4 ай бұрын
Wll hadaad ka reebto mucik ka warn shekoyinka wlhi wan jeclahy shekadad lkin mucig ayan dhibsaday😢
@FaadumoCabdi-pv3vd
@FaadumoCabdi-pv3vd 3 ай бұрын
Apuo qalpiga allh hkuu qabojiyo meel xun kaa togtay wlllhi kaaasi ayeeyna allh hacavio waligaaa hacvinin😢😢😢😢
@fatouaidassous-ul5pp
@fatouaidassous-ul5pp 3 ай бұрын
Merci beaucoup pour les conseils 😭😭😭😭
@Xilkiis
@Xilkiis 4 ай бұрын
Plz abyo ilaso xarira wan ku shek 😢
@CaashaAxmed-xy1kk
@CaashaAxmed-xy1kk 3 ай бұрын
😥😥😥😥😥😥😥sory abayo illahey hakacafiyo ayeytana alle ha cafiyo🤲🤲🤲🤲🤲
@RaxmaHassan-tk7pf
@RaxmaHassan-tk7pf 3 ай бұрын
Mashallaha ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-mu5jb5xv2y
@user-mu5jb5xv2y 2 ай бұрын
Abayo waliga ha cafin bastarka adigana Galbiga hakuu Gabojiyo ayayedana Ilahey swt ha kuu cafiyo runti waqiso ad uxun adunku waxlaga arag majiro 😢
@user-mu5jb5xv2y
@user-mu5jb5xv2y 2 ай бұрын
Abayo ilahay midkan mid dhama hakuu siyoo
@MaidoJabriil-f7v
@MaidoJabriil-f7v 2 ай бұрын
Abayo ilahay qalbiga ha kuu qabojiyo ilahey ayeyo Hacafiyo hana cafin doqonka
@FaadumoQaranjecel-tt6qj
@FaadumoQaranjecel-tt6qj 4 ай бұрын
😢😢😢😢
@user-fj6wl2hy2e
@user-fj6wl2hy2e 4 ай бұрын
Iska cilaali in aad cafiso intaad joogto aduunkan
@hassangab1935
@hassangab1935 4 ай бұрын
ASALAMA ALEYKUM WALASHEY HA CAFININ HASIDKA SAA KUU GALAY TAASI WAXA KA XUMANLAHAYD IN UU KUU GALMODA OO MUSTAQBALKA AADKUWAYNILAHAD EE MUSTAQBAL SAMEYSO ILAAHNA DAMBI DHAAF WAYDIISO
@user-hh9gx9lq9x
@user-hh9gx9lq9x 4 ай бұрын
Abyo ilahy haku haku cafiyo 😢😢 ayeeyo hakuu caaafiyo 😢😢
QASAARO #qiso
51:25
HIGSI NO.1
Рет қаралды 23 М.
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 12 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 26 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 26 МЛН
Nin Uwad kiisa Diley sidee nolasha ugu aminaa #qiso
58:38
HIGSI NO.1
Рет қаралды 19 М.
BAADIGOOB JACEYL
40:01
HIGSI NO.1
Рет қаралды 13 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 1
20:24
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 217 М.
AR XAN LAAWE #QISO
1:16:03
HIGSI NO.1
Рет қаралды 62 М.