Amiin alle haysu barakeyo ana isfahansiiyo intii isfahmila adigana.Adigan khayr badan alle haku siiyo walakay ❤️❤️
@deeqoiidow93872 жыл бұрын
Ayub Axmed Sir Culus ayad Na fahansiisey wlhi qofka sida lagu kuleysto iyo sida La is ku fahmo oo xaqiiqada ah mahadsanid Ayub Axmed Alah haku xafido sida wacan ad wanagka nokusheegto Lafdha warta bulshada adahay Aqlikaa alaah ku barakeeyo
@nafisohussen8572 жыл бұрын
Maasha Allah Waa sax waxa aad ka hadashay in yar oo caqliga sxbka fahmi karo waayo sanadahan denbe dadka is qaba farta gaarto qofba qofka kale jawaabta uu bixinayo ayaa leesku fiirsada qofkastana sida ay rabto haloo yeelo lama dhihi karo .Oo laga yabaa Wax inaa rabo lakin markas ay macquul aheyn inaa helo Ama sidoo kale Ninka lakin hadii laga wada hadlo marka isfahanka waa wax weyn. Somali hada nahay mawa is dhagesano illahay sabar hana siiyo aan Wax isku fahansino walalkey Adigana waa kaga mahdcelinaya waqtigaaga qiimaha leh aad barnamijka nogu soo gudbiso🥰❤
@alihassanhussain9052 жыл бұрын
Masha allah ustaad keep going mahdsnid allah ku barakeyo Ayub Ahmed keep going
@abdifataahdeyibseid32695 ай бұрын
I will listen when I get time insha Allah
@caaliyocawil52832 жыл бұрын
Really Waye waxad shegi wll ragg qar Ba dumarka shaqle moda qarna way fahan san yuhin tnkz
@mohamedyare56962 жыл бұрын
Macalin waan ku salaamay! Salaan kadib waxaa video ka soo sameeysaa sida ugu wanaagsan ee gabadh xishood badan sida ugu wanaagsan ee jaceelka loogu soo bandhigto. Insha allah
@caaliyafaray85532 жыл бұрын
Teacher of life 🥺🥰
@abdirisaqsheikh11552 жыл бұрын
Mansha Allah Motivator Ayub. Garaadka ilhy haku barkeyo Ustaad
@fm2005x2 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah shukran barakallahu fiikum
@aabbeaxmed97412 жыл бұрын
Aamiin wllkey Ilaaheey haku barakeeyo Insha Allah
@raxmonuur71632 жыл бұрын
WAAD MAHAD SAN TAHAY ANIGOO GUURSAN AYAAN JECLAHAY IN AAN WAX BADAN KAA DHAGEYSTO AMA KAA FAAIDO...............PIN ISAAR ATUB AXMED....🙏
@neimaboraleh6317 Жыл бұрын
Allaha aqliga iyo aqontabaku siyidiiyo wll waxatahay qof wangsan
@aidarozmohammad50792 жыл бұрын
Alle haku caafiyo wllky Xanun ka dhibkiisana haka yareyo Aamin yaa rabbi
@kinglb26762 жыл бұрын
Waliga qofna ha isracin 😢🥲💔gabar sadex sano iyo afar malin xirir naga dhaxeye wallah wan jecla waligey eray xun xita kuma oran Zaa’id ayan u jeclaa jaceyl ka u qabo xita wuxu gaaray hadey qalad sameyso xita aniga yaa rali galin jiray qaladka aniga aya isa saari jiray lkn ugu dambeyn 4 August 2022 ayey iga tagtay😢🥲 Video yadada dhiri galin ayn kahelay
@fatumavision82522 жыл бұрын
Naftaada ka hor mari wax walpo
@kinglb26762 жыл бұрын
@@fatumavision8252 haa sas waye
@dahaboodaxow9 ай бұрын
Ilheya bedl qeyr qabo ha ku sieyo ilheya dinki barkow o badow
@sakimohamed27742 жыл бұрын
SU.AAL BAAN RAPAA INAAN KU WEYDIIYO WIIL BAANU saaxiibo ahayn dabadeedna meel baan shaqo ka helay wiilkii wuu ka xumaaday in shaqadiisi ii soo baxday dadkii xaafada oo dhana way ka xun yihiin inaan shaqadaa hayo weliba isla xaafada dhexdeeda ayay shaqadu Tahy waxyna la rabaan nin kale zaxipkey wuu i khiyaamey warkuu iga qaadaa dadkaa kaluu u geeyaa dadkii oo xaafada oo dhana cadow bay ila noqdeen oo ma wada hadalno dhipaato kalena way i gaadhsiiyaan zaxipkeyna ma oga inaan ogaadey inuu khiyaanoole yahy mxan sameeyaa oo igula talinaysaa kamana tegi karo shaqadas meel Tuulo ahna waan joogaa Shaqadaasina ma aha shaqo xun wll🙏🙏🙏 Waxn rajaynayaa inaad iiga soo jawaabto👏🙏🙏🙏
@amalismail77722 жыл бұрын
Niman badan jaariyad ayayba u haystaan xaaskisa🙈shaqada guriga ku waajib maaha Dumarka
@bashiirbashkabashiirbashka53412 жыл бұрын
Thanks for your time Ustaad💯🙏
@mxmdkhadar24882 жыл бұрын
Abowe alle haku naxaristo adun io akhiraba 🤲🏻🤲🏻
@Zahruush2 жыл бұрын
Thanks my teacher 😘
@EngAliDaYax2 жыл бұрын
Qof walbo qoraalkygan arkayo waxan leeyahay waan ogahay inaad la halgamayso noloshan adag ee Allah hakula garab galo waan kuu duceeynaya Si walbo ay niyadaada tahay Allah haku rumeeyo, Subscribe iisaar
@sacdiyacismaanw.a63382 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi ilaahay nolosha ha noo hagaajiyo dhamaanten
@hodish1282 жыл бұрын
Sax illahey haku hafido wll you are a good person with a diamond ❤️❤️❤️❤️💗💗😍😍💕🥰🥰🥰🥰💗♥️💞
@ASMReatingfood122 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@zeinabnour60292 жыл бұрын
Masha Allah illahay aqliiga ha kuu xafido walal
@sakariyexasan2945 Жыл бұрын
I'm proud of you 🖤
@hayaatmohamed16842 жыл бұрын
Wllo meesha ugu fudud dadka uvu so jwbta isheeg
@abdyshakormohammed85592 жыл бұрын
Soomaliyey waa idin salaamay
@shucayb2712 жыл бұрын
dhiiri galiyaha nolosha one love ❤❤❤
@xidigahalyeyga98982 жыл бұрын
Waa sidaas xaqiiqdi waana wax jira run ahaanti
@samsamali42062 жыл бұрын
Mashallah maclin waxbadan ayan ka faiiday ❤️🙏mahadanid maclin
@abdulahiisack68422 жыл бұрын
Wll ayuub runtii waxaa tahy qofka ugu bdn aan wax ka faaidey hadii aan cagta soo dhigo bartaan KZbin ka macalinkeyga ayaa tahy waxana kaa codsan lahaa inaad taleefan ii iibiso waayo taleefankeyga ayaa cilad iga soo gaartee
@wllmohaa55522 жыл бұрын
dhirigaliye aatahay wllhi
@cibaadonoor15082 жыл бұрын
Ayuub xaqiiqda ayaad noo sheegyltaa
@ahmednor24092 жыл бұрын
Midbaa jirtaa oo ah naas nuujinta midaasi culumada way ku kala duganyihiin. Waxaa jirto aaayad oo illahay quraan kiisa kusheegay وَالْوَالِدَاتُ يُرْضِعْنَ أَوْلادَهُنَّ حَوْلَيْنِ كَامِلَيْنِ لِمَنْ أَرَادَ أَنْ يُتِمَّ الرَّضَاعَةَ
@sadamfarhan76452 жыл бұрын
Mahsnid wll ayub Allaha ku siyaadiyo maskaxdhadha alle na haaku sharfo ♥️💯✔
Wall course english ahaa soo celi haday macqultahy part13. wax badan ka faiday plz
@shamsabarre53692 жыл бұрын
Wan fadhina Ayuubow ❤️❤️
@kariwan24822 жыл бұрын
Banankaa.waregayaaa ustaas😂😂😂😁😁😁 wandhowahay ee sodaa warka ✌👍
@mohainthebilin99912 жыл бұрын
M.a ustadii ❤🥰🥰👋🇸🇴
@hooyomcn41732 жыл бұрын
Masha allah wll allaha ku xifdiyo🥰🥰
@salmaahnet75012 жыл бұрын
Waa run wlhi ayuub 🥰❤
@xaliimoxayi55972 жыл бұрын
جزاك الله خيرا أستاذ
@xawocali28412 жыл бұрын
Run badane macalin horey usoco🙏
@ibraahimyuusuf82282 жыл бұрын
Thank you teacher🥰🥰🙏🙏♥♥💯💯
@sagalabdiadan59112 жыл бұрын
Abwe walahi wanadaada way ianfacda thanks 🙏
@fatimaxasan51572 жыл бұрын
Mahadsanid well ayuub ahmed❤❤🙏🙏
@shamsudiin43702 жыл бұрын
Wll ayuboow lamarkaaga iisheeg
@shadiyaadam2 жыл бұрын
Masha Allah keep going brother 👍😊
@janaabintucumar13262 жыл бұрын
FIRST ONE 😁😁
@mtr_mohamed-16632 жыл бұрын
mashallah'mashallah wll ayub ahmed
@fatumavision82522 жыл бұрын
Video gaan waxaan arky anoo murugsan galabta 6:13pm Sunday 25th December 2022. Waan ku ceshana saaan u qabilo waxu walaalky ka hadlyo oo aan aminsanhy inaan kagoo ina naftayda qof siiiyo
@ayubpro2 жыл бұрын
Msh alllaha ustaad Ayub
@ArMan-od3nx2 жыл бұрын
Thank you ustaad 💙💯
@cabdiraxmaan47 Жыл бұрын
Maasha allaah 💓 ♥ ❤ 💖 😍 ✨ 💓
@suleekhacabdi2302 жыл бұрын
Waaw wanku wataa 🤩🤩🤩👍
@muxubomuuse73622 жыл бұрын
Aaamiin aaamiin yaa allaah
@wllcabdulahi49192 жыл бұрын
Aamin yaa rabbi
@freeab76852 жыл бұрын
Thanks ayuub ahmed aboowe
@Mr.Hoiwa1232 жыл бұрын
Ayup Ahmad wall mahadsan tahy wallky qaliyaw ilaahy dartiina waan kuu jecelahay
@mohamedsuleimanqambi78712 жыл бұрын
Thanks pro 🙏🙏💯💯
@yaazmiinabdinasir7562 жыл бұрын
Wllo ayuub xagaad aadey maalmahan waanu ku tabnaye
@barwaaqohussein24672 жыл бұрын
Gulayso ustad ayuub
@jamiilmubaarikjamac2 жыл бұрын
Mcha allah thanks pro for your conservation 🤴💯🥰
@zahranur65622 жыл бұрын
Thanks bro hore u soco
@shaqalecabdikariim92332 жыл бұрын
Asc ayuubow bro luugada Englishka meelaha iyo janaalada ugu fiican ee laga baran karo ma nala wadaagi kartaaa ????
@amsproduction93212 жыл бұрын
Thanks ustaad
@bushroahmet33392 жыл бұрын
Illahy hakugu barakeeeyo
@Yuusufabdi2022 жыл бұрын
Wa sax sxb lkin gabar aya ad ijecel ana hanti ma hayo hdana waxa an yel dhaho inta badn ma yesho oo marwalbo in ay isowacdo ayay jeceshhy maxan sameya sxibow
@habicabdiofficial23652 жыл бұрын
Qof ku jecel si sahlan looma.helo
@naimaosman28962 жыл бұрын
Masha allah
@fahmomohammed85542 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@anzaladan31072 жыл бұрын
Shukran ustaad ❣️
@salimmohamed39362 жыл бұрын
M.a my Brother
@ayanabdilahi39462 жыл бұрын
Wll ayuub waxaan kugula soo wadaagay massengerka dhib ihaysata oon talo kaacodsanayo inaad iga siiso wll ayuub ii eeg fadlan massagerka please
@shukriahmed36022 жыл бұрын
Aniga xitaa wan rabey xageen kala xariiraaa abayoh
@Qeybdiid252 жыл бұрын
Mahadsenid walal ayuub
@maxamedbarkhad92222 жыл бұрын
Allah ku xafido wll
@asmajamac19822 жыл бұрын
Amiiin Amiiin adiguna sidokale
@sakariyesayid96712 жыл бұрын
Wll maxa ku helay wanu u xiisnay codkaagi iyo dhiirigalinahagii mudane ayub aHmett🥰🤔😪
@nimoaden38732 жыл бұрын
Jzkallahu khayr 😍😍😍😍😍
@najahali99262 жыл бұрын
Ayuub halke kala soo xidhiidha wllo inan kula hadlo ayan raba?
@libanainan1272 жыл бұрын
Mahdsanid macalin
@cabdiqanisaalax81062 жыл бұрын
Keep going
@haniabdifarah50152 жыл бұрын
walal ayuub maxaa kugu dhacay ayaantan
@Ahmedj482 жыл бұрын
Macalin cudurka siigada ayaa idishay malin walba iska dhaaf baa is dhahaa hadan ma daayo 6 sanaaa wadaa ilaa manta waa jojin la ahay fadlan I caawi ayuubow
@252soomali2 жыл бұрын
Mahadsanid maclin🤍💝💝
@nasriinalimahamuud89812 жыл бұрын
sayigayg waad mahd sanadtahy ku dhahaa marwalba wuun uqalmaa intaa iyo in ka badanba