Adnan Yusuf Abdirahman Waxa Uu Shacabka Reer Bermungham KaLa Baxsaday £700K Fadlan Soo Sheeg🤔

  Рет қаралды 13,535

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Пікірлер: 127
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 3 ай бұрын
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Belgium Ayan Idle 0031-684382273 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595 Minneapolis, Minnesota Minneapolis Halaal Market 612-729-2224 2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
@user-mh9el7xc1h
@user-mh9el7xc1h 3 ай бұрын
As always I m deeply proud of you and enjoy watching your videos Walachay Fathia qali. Well done 👏👏
@dheemandhuubo
@dheemandhuubo 3 ай бұрын
Nimanka soomaliyeed wax aadan ahayn bay kaa sheegaan ana markan ku daawado ilaahay ban u dhawaada oo ku xamdiyaa malinkasta waxaad dhahdaa alle ku xamdiya Alxamdulilaah ❤❤❤
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 3 ай бұрын
I love Allah SWT. Waan iska ooyaa sidan Allah u jeclahay. Allahu Akbar, Algamdullillah. Thank you, gacalo❤️
@samowsamale3490
@samowsamale3490 2 ай бұрын
Ma xanta iyo fadeexadda ummadda muslimiinta ah ayaa Allah loogu dhawaadaa Subxaana Laah. Iyada iyo inta u jiibisaba Allah ha soo hanuunsho
@dheemandhuubo
@dheemandhuubo 2 ай бұрын
@@samowsamale3490 ma in khaladka lasheego baa fadeexada walahi waa qof damiirkeedu noolyahay illaahayna udhow shiikyadii baa xaqa idiin sheegi waayay orod kuwa dadka soo qarxiya ayagaa fadeexad ka shaqeeyee wax usheeg
@dheemandhuubo
@dheemandhuubo 2 ай бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel 🥰🥰🥰🥰
@ummyusufsadiiq7828
@ummyusufsadiiq7828 3 ай бұрын
Anytime you use a small travel agency always check with your airline that your ticket is all set and good to go prior to your booking date.
@saammu8231
@saammu8231 3 ай бұрын
Geele he is gentleman😊
@ayanhussein5256
@ayanhussein5256 3 ай бұрын
The same story Happened in Fort McMurray Alberta Canada.
@Rubyrae897
@Rubyrae897 2 ай бұрын
I love you walal farxiya huuno you are one of the best KZbinrs out there
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 ай бұрын
Thank you gacalo❤️😍
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 3 ай бұрын
jaw sheeq aa kuwas igadaaa intay dhargeen ayey waliba cayayan soomali dhimatay🎉 salan sare ❤❤❤❤❤farxiya🎉🎉🎉
@rahmaabdalla92
@rahmaabdalla92 2 ай бұрын
Waanu ku daawanaa indr fathia 😂 waala karbaashayaa cidkasta akhlaaq xun ku soco
@aishafarah8324
@aishafarah8324 3 ай бұрын
My heart goes out to his wife and children 🥺🥺🥺 whether he is dead or alive.
@Ahmedali78458
@Ahmedali78458 3 ай бұрын
I doubt he's dead he's got a bit of headstart with that sort of cash
@aishafarah8324
@aishafarah8324 3 ай бұрын
@@Ahmedali78458 yeah maybe, but I wouldn’t be making bold statements w/o proof my friend.
@abshirokeyr6418
@abshirokeyr6418 3 ай бұрын
Maasha Alaah maanta xijaab ka waa dhag intaadan soo galin ayaad ka soo shaqaysay taladayda waad qaadatay
@reemahmed6594
@reemahmed6594 3 ай бұрын
Same story happened to me and my husband in London 😢 it was 2008 till now we don’t have any thing for them
@fahm3d88
@fahm3d88 2 ай бұрын
Alllahyow lacag isii allahayow xegee dhigaa baa kuxigta somaalidu ayagaa is dhaca
@Nafta281
@Nafta281 3 ай бұрын
Wllo Good to see you every day ever time i wish long life and health ❤🎉
@hamdiegal889
@hamdiegal889 2 ай бұрын
Garabeeshan iga dheh !!!!!!!
@yaasir1936
@yaasir1936 3 ай бұрын
Fathia waan ku salamaya walaalo Wiilkani Oday Adeer U Ah Baa Maalin Dhowyd Makhaayad Wada Fadhinay Deed Wuxuu Sheegay inuu Khamaar Ku Ciyaaray Deedn Lacagtii Dhamanteed Ay Ka Wada Baxday 150k iso Hadhay Markaas Isagaa Uk Laga Soo Wacay Waxay Ku Yidhaahdeen Hadaad Maraykan Ku Argto Noo Soo Sheeg
@foziasalad1152
@foziasalad1152 3 ай бұрын
ASC Farxiya products Hinada dukaan ka haya magacii?
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 3 ай бұрын
Somali yaa lacag ku aamina!
@Hodan-p3t
@Hodan-p3t 3 ай бұрын
Qoyaneen naga DAA dulayste AAD nagu soo dhoofinaysaan
@Lizzie17383
@Lizzie17383 3 ай бұрын
2002 ilaa 2007 indian wada joognay intii aanaanu india tegina jaarbanu ahayn hargaysa marku qadar kaso noqday hargaysa uu somtel ka shaqayn jiray na waan arki jiray laakin wuxu ahaa one of the best guy i know wax kalaa helay
@anoor7560
@anoor7560 3 ай бұрын
Ninkani waa tuug cadaystay hada ka horna dahabshil ayuu lacag ka xaday
@Lizzie17383
@Lizzie17383 3 ай бұрын
Horta isagi aynu ogaanu inuu noolyahay iyo inkale markasa hadal ka tiugadu inoo cadaan doonaa
@nim5-r1v
@nim5-r1v 3 ай бұрын
Hunguriga ayaa ka xoog weyn soomaalida, iney wax dhacaan ayaa u fudud.
@lixkaroonmahamood3544
@lixkaroonmahamood3544 3 ай бұрын
Nin fiican ayuu ahaa balaayaa ku dhacday Alow sahal
@hudafuture1330
@hudafuture1330 3 ай бұрын
Haboy shaqaan helay❤ waa maalinkii kowad ee anoo shaqada jooga ku daawaday awal madbakhaan kugu daawan jiray😂still you my favorite when doing any task❤ live you
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 2 ай бұрын
Hambalyoooo🎉❤
@khadiijayuusuf6311
@khadiijayuusuf6311 3 ай бұрын
Hpo waxa goor dhow.inshallh america ina kula kulma jeclan lahaa😊
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 3 ай бұрын
Ilaahay ha soo sahlo hadii uu dhoofay waa la heli karaa ilayn Airport ama Train uu ka qaatay camera ku taal meelkasta
@LaylaHussein-yk4rm
@LaylaHussein-yk4rm 3 ай бұрын
Gabar aan qaraabo nahay ayuu dacay yaarabi
@khadraali8373
@khadraali8373 3 ай бұрын
Fatxiya wa isaaq un xoogagika aruursaday qabiilkay kuwasheen unbay is aminan Somalidu
@SM-df8fy
@SM-df8fy 3 ай бұрын
Somalidu maxaa halkan keeney. Beri hore baan diidney arintaa Somalinimo, anaga Somalilander fiicnideena iyo xumaanteena, somalinimo maahaa.
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 3 ай бұрын
Tolkay Habarjecelo Tuuga Soo saara Yaan laqarin dad kiisii buu Dhacaye Allah ha kashifo dalimka
@SM-df8fy
@SM-df8fy 3 ай бұрын
Mahamud xaashi waa kaa burco iska socda walal. hala isa soo qabto waxan yaane daqan noqon.
@june6206
@june6206 3 ай бұрын
@@SM-df8fymuuse na de soo qabo sow isagna tuug kale maha
@SM-df8fy
@SM-df8fy 3 ай бұрын
@@june6206 Muuse tuug maaha. Muuse wa muuse quful. Tuugii oo dan buu ka qufuley. Sababtaa bey ciilsanyihiin. Another 5 years for Muuse insha allah. Tuugnimo kale karimeyno. Mahamud Hashi haduu Burco ku disi lahaa lacagtaa, ciil maan qabi laheyn. Laakin Xaalada burco waa la arka. Dahabshiil na waa kuwaa Hamar diseyaa. Lacagta Burco la geeyaa na, mid mahamuud haashi oo kale baa iska cuna. Waxan intaanu debeecad noqon reer burcoy, hala isa qabto. Anigu waxaan odhan lahaa, Fathiya Absie ha loo diibo, hau taliso reer burco - yedu ha maamusho.
@hindaseenyo1556
@hindaseenyo1556 3 ай бұрын
Fatxiyay lacagihii dumarka iyo ilmaha laga qarsanayay ee naagaha kale afrika lugusoo guursanayay ayuu dhacay inkaartii islaamahaa ku dhacday lacagtaas way qalaleen dumarka soomalaiyeed siday care uga shaqaynayeen
@nim5-r1v
@nim5-r1v 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@hindaseenyo1556
@hindaseenyo1556 3 ай бұрын
@@nim5-r1v walaal soomaaha kkkk laydinka dhac
@nim5-r1v
@nim5-r1v 3 ай бұрын
@@hindaseenyo1556 lacag caruur afka laga qabtey meel roon marimeyso ayey ila tahay, bal maanta uun wax halagu qaato oo hantida caruurta nolol qurux badan hala siiyo.
@asharimohamedfarah7910
@asharimohamedfarah7910 3 ай бұрын
Cabdakariin caydid cabeeye salan sare wareysigada was good
@samowsamale3490
@samowsamale3490 2 ай бұрын
Fadeexadda ummadda iska daa xataa haddii uu dambi galay asaga iyo Allah ayay u dhaxaysaa
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 ай бұрын
Prod niicda meesha kala tag heedhe. Xumanta ka aamusa Allah SWT ma odhan ee iska waaniya oo iska qabta ayuu yidhi. Miyaanad qod Diin leh ahayn? Sidee lagu kala garanayaa samaha iyo xumaha hadaan laga hadal? Acudubillah
@samowsamale3490
@samowsamale3490 2 ай бұрын
Qof diin leh ayaan ah damiirkaygu ima siinayo in aan qof muslima social media yaha ka fadeexeeyo. Qofkii ceebaha dadka raacraaca Allah ayaa fadeexeeya midda kale cilmiga aad dad ugu nasteexeyneyso xagaad ka keentay sxb?
@mscdy301
@mscdy301 3 ай бұрын
Magaca magalada waa birmingham United kingdom
@MUNAA888
@MUNAA888 3 ай бұрын
Oo bini aadankoo dhan isku skin ma aha miyaa? I want the oil I will go to Tukwila Insha’Allah.
@ifraaxcabdilaahi85
@ifraaxcabdilaahi85 3 ай бұрын
Waa uu is cebeyey dad maaskin ah ayuu Dhacay oo hooyoyin uu badan waan ka Xumahy
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 3 ай бұрын
Thanks!
@NadiraMohamed-vt6us
@NadiraMohamed-vt6us 3 ай бұрын
Nin Somaali Cid ma jeclaado 😂🤣😂 fadxiyaay
@samowsamale3490
@samowsamale3490 2 ай бұрын
Gaalka ayaa wax jeclaada miyaa?
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 3 ай бұрын
I love that song
@AnabMohamad-wu3lf
@AnabMohamad-wu3lf 3 ай бұрын
Ma djici kartaa, in uu " gambling " ku ciyaarey. Ma dhici kartaa in Dad hoos uga warqabay Lacagta uu hayo in ay dileen? Waxaan maqalay waxuu guursadey Naag Cusub. Ma dhici kartaa Naagtii hore in ay ku hinaasto ay dishey oo Meelahaa isaga tuurtey .
@abshirokeyr6418
@abshirokeyr6418 3 ай бұрын
Nice song
@FardowsaSaciid-b9s
@FardowsaSaciid-b9s 3 ай бұрын
Qoyan hhhhh magacaasaa iga gadan Fatxiyaay ❤❤❤
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 3 ай бұрын
Wallee somali baanan waxba kuaaminim saa intooda badan waa tuug
@nuuraabdullahi4990
@nuuraabdullahi4990 3 ай бұрын
Fadxiyay gampalinka ayuu galay ayaan maqlay wiil fiican ayuu ahaa anigaa birmingham dagan
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 3 ай бұрын
Waleqee tuuq bu ahaa xaskese bu lacaq ka dhacy bu gabadh kale racay.
@burco688
@burco688 3 ай бұрын
Waxa uu tegay USA
@grigorig1055
@grigorig1055 3 ай бұрын
After listening to Geele, Adnaan took a chance on cryptocurrency or gambled on the stock market. He lost this money in a great gamble.
@fadumaabdulle9728
@fadumaabdulle9728 3 ай бұрын
Asc
@nimam7846
@nimam7846 3 ай бұрын
Aad iyo aad wa sidaas fathia. Dumarka somaliyeed nolosha nin bay mooden. Nimankina nolosha bay ku ciileen
@fahm3d88
@fahm3d88 2 ай бұрын
Kii forex dhacay yaa soo qabtay iyo kii kale oo Turkish lacagaha dadka uhayay soomaali iyadaa is dhacda
@YAHYEXUSEEN-h5m
@YAHYEXUSEEN-h5m 3 ай бұрын
Waa runtii ayaydii ayaa carabiyad ahayd indr
@سعادحسين-ه5ف
@سعادحسين-ه5ف 3 ай бұрын
Why u lie ayaa waa reer xoush
@YAHYEXUSEEN-h5m
@YAHYEXUSEEN-h5m 3 ай бұрын
@@سعادحسين-ه5ف cadnaan 1987 ayaa class one tugdheer school oo u dhawaa hotel if iyo aakhiro burco nala qoray wuxuu ahaa qof wanaagsan odayga hala hubiyo inuu noolyahay
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 3 ай бұрын
Waxaan maqlay waxa uu tegey Georgia USA. Gof jooga Ingiriiska sidaas igu yidhi. Interpol lama gelin karo sababtoo ah lacagta la weeydiinayaa dadku siday ku soo gashay. Anyway si fiican ha loo baadho bal inuu nool yahay marka hore
@khadiijayuusuf6311
@khadiijayuusuf6311 3 ай бұрын
Hpo sethy❤
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 3 ай бұрын
Online Maxay uga Goosan waayeen?
@siradhali9291
@siradhali9291 3 ай бұрын
Habarjecloy F.. tuba dad Qaatil ah bay qariyaan ....
@atteyeanab898
@atteyeanab898 2 ай бұрын
Fatxiyaay wax fiican baad u sheegtaa naagaha laakiin kuma maqlayaan
@qasri-dhiirigalin-somaali
@qasri-dhiirigalin-somaali 3 ай бұрын
Birmingham
@ZahraAden-ws2or
@ZahraAden-ws2or 3 ай бұрын
Meel u Lamara majirto
@SafiyaKayse
@SafiyaKayse 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@xaruntacuntadacafimatka
@xaruntacuntadacafimatka 3 ай бұрын
Lol you are funny habo 😂😂😂😂😂
@suubanaliquwaax3516
@suubanaliquwaax3516 3 ай бұрын
Saxiib ninka Adiga baa qorshihii uu ku dhuuman lahaa u sheegay. Markaad tiri gabar yar iyo Dukaan India u tilmaantay. Kkkkkkk
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 3 ай бұрын
😂😂
@marian5607
@marian5607 3 ай бұрын
lacagtu way dhamaataa wallaahi laakiin wejigu ma dhamaado 🤔🤔🤔
@Muunisa-q6v
@Muunisa-q6v 3 ай бұрын
BIRMINGHAM magacii waad nagag ciyartay sidad u qortay cadnaan waa nin degan oo masul u eeg wax walay lagran waa
@mscdy301
@mscdy301 3 ай бұрын
Sheeko lama dilin lamana afduubin waa wax uu qorsheeyey qof walba tickets fake ah ayuu u gooyey muddo dheer ayuu arursanayey markii dadku bixi rabeena wuu carary
@saammu8231
@saammu8231 3 ай бұрын
Sac hadi la dilay why uu tiket fake qh u jaray longbtime ayu qoraheynaaye
@saammu8231
@saammu8231 3 ай бұрын
Sido kale shakika waxa keeni karo tiketka beenta ah uu jray Alla waclam
@aminahassan8277
@aminahassan8277 3 ай бұрын
wax ku dhacay ma ogin laakiin haduu xaday waa denbiile
@jamiljama8650
@jamiljama8650 3 ай бұрын
Waxa la yiri marykan ayuu yimid baa la yiri halkas ka doona
@Lizzie17383
@Lizzie17383 3 ай бұрын
Abiiihiiba lacag leg oo bixin doona kolay
@aminaomar6271
@aminaomar6271 3 ай бұрын
Fatxiya ma laga yaab in la afduubtay ninka
@nasrasuldan9834
@nasrasuldan9834 3 ай бұрын
Congratulation 700 K Masha Allah
@fahmadhagane6340
@fahmadhagane6340 3 ай бұрын
What do u mean congratulations 700k lacagtas wuuba dacaye ninka😂
@munasudi3392
@munasudi3392 3 ай бұрын
Fadxiyaay heesta waad na jecleysiisay
@RAHMA.ABDI.ABUBABAKR
@RAHMA.ABDI.ABUBABAKR 3 ай бұрын
Farhia cadey inbadan ban ka maqna I miss uu
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 3 ай бұрын
Ninka police mxy uga sheeg wayaan waa tiinasoo waxa helan
@awilfarah1865
@awilfarah1865 3 ай бұрын
Ninku waa tolkeee arinta hoos nooga dhig lacagtii waanu bixinaynaa hhhhhhh
@sadio949
@sadio949 3 ай бұрын
Somali tuuganimo mara looga waay gabar baan garanayaa ku jirta daadkaas u dhacay farxiyey mareykan buu joogay markii u wardanbeysay 😅
@marian5607
@marian5607 3 ай бұрын
fathia ninku waa nin Ahmed Faarax ah hahahahaha😅
@asharimohamedfarah7910
@asharimohamedfarah7910 3 ай бұрын
Nin fiican ow ahaay waa is naqanay hindia ilaa UK
@sadio949
@sadio949 3 ай бұрын
Allaa dadkeenana jaahilnimadii ayaa kabadatay cash ayey siiyeen hadii xataa wax looga qaban lahaay meel loo raco maleh
@barni5847
@barni5847 3 ай бұрын
Dadku dhacay waa isaaq😂😂😂
@سعادحسين-ه5ف
@سعادحسين-ه5ف 3 ай бұрын
Salam alikom listen fatxiy how came he is tuug and he wiil pay the money 💰 that what hear so there some brolem is happed to him ppl not wait they money so ihear that he will pay the money soon
@Ahmedali78458
@Ahmedali78458 3 ай бұрын
200k not 700k
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 3 ай бұрын
Islaamta ay qabaan ayaa qarinaysa lacagtiio wuu ku khamaaray.he cannot taken that cash for any were.niinkani naagriisa ayuu la joogaa.
@hodanwarsame1895
@hodanwarsame1895 3 ай бұрын
Ninka amu dhintay
@suadirem
@suadirem 3 ай бұрын
Line qabow 😂
@bilana289
@bilana289 3 ай бұрын
Nin Somaliyeed wuxuu haystaa Free pass wax kasta oo uu sameeyo cidi lama hadasho xataa waxay yidhahdan nin ceeb ma laha! “Qoyan mas bay kiish ku sidataa” 😂 Hindiya haduu la tegey waxaas oo lacag ah waa taajir cagaha loo maydhaya
@SM-df8fy
@SM-df8fy 3 ай бұрын
He's not nin Somaliyeed. He is nin Somalilander. Waxa qurux badan in aanu ka foogaano reer Somaliya xumaantooda iyo fiicnidooda. Anaguna, fiicnideena iyo xumaanteena gooni ha noo noqdo. Markaa walal - kalmadaa 'somaliyeed' naga daa.
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 ай бұрын
Hakala cararo kolay ninka iyo xaaskaa isku dagaali lahaaye. Reero ayuu badbaadiyay kkkkk
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 3 ай бұрын
Salid Sayetuka dabiiciga marsada Waxay inoo Sheegtay waa beented Waxa baye gadanay
@MohamedAbdisalam-f9v
@MohamedAbdisalam-f9v 3 ай бұрын
Maanshalah saliida saytuunku waa caafimaad aad bay u fiicantahay
@asiliboorle998
@asiliboorle998 3 ай бұрын
Kkkklkl
@hasmah8018
@hasmah8018 3 ай бұрын
Why always consider the worst case scenario. May be he is killed oo cidbaa udhaba gashay oo ogaatay. Intay ku cadaanayso aynu ucudur daarno
@marian5607
@marian5607 3 ай бұрын
Adnan qof diinta si fiican u yaqaan buu ahaa oo og denbiga uu leeyahay khamaarku. markaa wiilkaas inay wax ku dhaceen bay u badan tahay.🤔 in la sirxayna waa macquul ama la dilay who knows 🤔!?
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 3 ай бұрын
Way dhici kartaa laakiin inuu xadayna waa suurtagal oo aan waxba ku dhicin
@marian5607
@marian5607 3 ай бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel waa macquul horta oo somalidu waxay ku maah maah daa " Dad iyo duur ba waxaan la filayn baa ka soo baxa" duur waxaa la dhahaa jungle. Mas, libax, maroodi waxkasta kaaga soo bixi kara dadkuna waa la mid. qof aad sheikh ku ogayd baa shaydaan noqon kara 🤔
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 3 ай бұрын
Waa la sixray kute 😂 dee haday somalida dembiyada gasha la sixray dee gaalada dembiyada galaan waa la sixray iyaguna dunidoo dhan ayaa la sixray yamul qiyamah illahay taa la hor istaaga idinkoo dil dhac boob kuffsi geeystay aduunkii oo dhan rogay illahayoow waa lay sixray dhaha. Isla yaab oo waxaas afkaaga ha soo marin mar dambe.
@marian5607
@marian5607 3 ай бұрын
@@sunshineseaandvitamind8620 lols adaaba sixran Baan u maleeyay🤔 waxan aad kansheekaynaysaa waaxay? qof kalaan la hadlaayay xagaad noo dhex carartay?🤣 qofka fududi xataa wuu sixran yahaybaan maqlay 🤣 I'm joking. mida kale dhacdooyinkan aad soo shegtay somalida kaliya gaar Uma aha. meel kasta oo aduunka ka miduu ka dhacaa. Europe taa aan jognay ciyaalada ku kufsadaan oo qaarkood la waaya maxaad uga dhigi wax aduunyada ku cusub oo somali bes samayso?! xagaad wax cusub uga dhigi!
@Lizzie17383
@Lizzie17383 3 ай бұрын
Pune university ayu kaso baxay miskin shaydanba wax kale tusay
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz 3 ай бұрын
Tuug waa Tuug ama gang ha galo ama yuusan galin ,the fact is,he stole people 's money...kkkk! No excuse for him.The Cash is also in the Country unless Dahabshil helped him in wiring the monry.
@سعادحسين-ه5ف
@سعادحسين-ه5ف 3 ай бұрын
HOW IS TUUG AND HE GONA PAY THAT MONEY SOON U WILL SEE AFTER
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 3 ай бұрын
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Belgium Ayan Idle 0031-684382273 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595 Minneapolis, Minnesota Minneapolis Halaal Market 612-729-2224 2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 5 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 81 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,3 МЛН
FILO PART 130
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 141 М.
Talo ku socota dumarka #part1
23:30
Dulmar Media
Рет қаралды 1,4 М.
Somali Uber Driver Caruurtiisii Oo Hadashay, Qalbiga Allah Ha U Qobbjiyo☹️
44:30
Sadexdan Dulayste Ka Digtoonoow🤣🤣
37:20
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 15 М.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 5 МЛН