Af-somaliga | Madabar gu'idoonaa ?| Dabargo'a luuqadaha

  Рет қаралды 67,705

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho

Пікірлер: 575
@abdifatahosman4090
@abdifatahosman4090 6 жыл бұрын
Run ahaantii waa kanaalka ugu wanaagsan kuwa Soomaalida.. Walaalkey Cumar Inshaar Alle hakaa ajar siiyo
@qadarxassan9355
@qadarxassan9355 6 жыл бұрын
looqada ugu fudud in labarto
@c.raxmaanodawaay5539
@c.raxmaanodawaay5539 4 жыл бұрын
Waxaa Rabaa cadaalad ah aanrabaa
@cisamad
@cisamad 3 ай бұрын
Yĥĝuy xw
@shirwac.6277
@shirwac.6277 6 жыл бұрын
والله يا استاذ عمر قناتك احلا قناه صوماليه كلها فوائد الله يبارك فيك
@somaliview1677
@somaliview1677 6 жыл бұрын
Jaamacada Jigjiga waa lagu dhigaa luuqada AF soomaliga walaal
@nashaadsardheeye5574
@nashaadsardheeye5574 6 жыл бұрын
ta hargaysaba waa lagu dhigaa
@muscabibraahim3208
@muscabibraahim3208 6 жыл бұрын
Sidaas maahan walaal waxaa loola jeedaa inee luuqadda soomaaliga ku baxaan ee waalagadhigaa maahan school walbo waa lagadhigaa maado soomaali ah lkn school ka labo mid ayuu ku baxaa english ama arabic
@somaliview1677
@somaliview1677 6 жыл бұрын
Haa waa lagu dhigaa dhulka soomalida dhamaan waa sax waa inaynu luuqadeena ilaashanno aadna aynu ugu nuglaano afkeena Luuqad Qani ah ayeynu leenahay ama af qaaliya AF somaligu waynaan ufiirsanine waa Luuqad mug leh una baahan in wakhti iyo juhdi la galiyo si meel sare loogaadhsiiyo mahadsanid walaal
@abdifatah-Yare
@abdifatah-Yare 6 жыл бұрын
Kulliyad ugaar ah ayay ba leedahay jaamacada jijiga, oo afka iyo suugaanta soomaliga ah. Mida kale dugsi hoose/ dhexe af-soomaali ayay ku baxaan dhamaan maadooyinku gobolada DDS marka laga reebo ahmariga iyo English oo luuqad ahaan dad uqaataan.
@somaliview1677
@somaliview1677 6 жыл бұрын
Haa walaal abdifatah yare waa saad sheegtay somalida itoobia luuqadeenii way xifdiyeen Kuliyadahaa waxaan filayaa inayna jaanacado badan oo somaliyeed lahayn Somali da dhexdeeda waxaa aad looga dambeeyaa luuqadaha carabiga iyo English ka Lakin Jigjiga afkeena way Ku faanaan
@yartalasiiyayawoodiidumark6217
@yartalasiiyayawoodiidumark6217 6 жыл бұрын
Insha allah wn dadalayna wadankeenana waa hormarinaynaaa iyo luuqadeenaba insha allah waaa gaaraynaa waqti wax walpaaa ay ku baxan afsomali jamacdaha iskoolada iyo wax kastaba xataa alaabta aan soo saarno ay ku qornaan doonto waa lagaarayaa waqtigaas ee niyada yaan la iska jabin dhalinyarooy dadaaala oo dalkiina u hiiliya👈👈👈👈👈
@aramninahme4600
@aramninahme4600 6 жыл бұрын
Msha allh waa runtaa wllshy hyeh insha allh
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 5 жыл бұрын
Hada xitaa khalad yaad qoraysaaa p maahee waa B Afsoomaali
@filsanmohamed2257
@filsanmohamed2257 6 жыл бұрын
Wlhi waa runtaa walalky shukran barnaamijyadada markasta waa kuwa xiisa badan allah kuu fududeeya shaqa fiican haysaaye 👍👌
@seed3966
@seed3966 4 ай бұрын
Aad iyo aad allaah ha sahlo 🌎😎😎😎
@JamaAnazir
@JamaAnazir 6 жыл бұрын
AF-keena hooyo hadii aynaan ilaashan Runtii wuu dabar-go'aya runti aniga ahaan aad ayan ujacelahay suuganta somaliga waana iidanka afsoomaliga Hore usoco wllo
@somaligirl2724
@somaligirl2724 6 жыл бұрын
waa nii zalaamay zaaxiibo 😂😂 wax waalan waye luqada inoga leexda 😂😂 tnx OGAANSHO wll
@SOMOGAPP
@SOMOGAPP 6 жыл бұрын
Maclin cumar inshaar runti waxaan kugu doceyo ma,aqaano allow cumrigiisa udheerey cilmo baari ah oo fiican sii qaatimada uhagaaji Kadhig mid anfaca waalidiintis aaman aamin
@ٱميره-ك1ب
@ٱميره-ك1ب 6 жыл бұрын
mahadsanid wllo wx badan aya ka faiday runtii👌👌👌
@abumuzzamilabdi3078
@abumuzzamilabdi3078 6 жыл бұрын
Thanks bro go forward Waxaanba nacay dadka afsomaliga ku xaaray ee xarfo aan lahayn ku soo daraya luuqada. Iyagoo qaab khaldan wax u qoraya.
@idilfaarah211
@idilfaarah211 5 жыл бұрын
Alle hakuxifdiyo walaalkey soomaliyeed wax wanaagsan ayaad oo qiimo badan ayaad marwalbo kahadashaa. Aad ayaan uxiiseeyaa video yadaada Walaal waxaan ubaahanahay dhalin adookala👏👏👏❤
@JanaGale.
@JanaGale. 6 жыл бұрын
wacalaykuma salaam waraxmatullaahi wabarakaatuh , Cumar Inshar Allah ha ku garab galo horumar muhiima ayaa samaynaysaa maalinba maalinta ka danbaysa
@benouch1986
@benouch1986 6 жыл бұрын
ogaansho thanks 100%
@abdullahi5692
@abdullahi5692 6 жыл бұрын
Soo adoo raali ah afsomali
@SR-zj3cs
@SR-zj3cs 6 жыл бұрын
جزاك الله خير اخي، ارجو ان تشاركنا بفيديو عن كيفية تعلم اللغة الصومالية كتابة وقراءة لأن معظم الجيل الصومالي المهاجر يتحدث لغات مختلفة ولكن يتوق لتعلم الصومالية بشكل اكاديمي، للعلم انا صومالية فخورة واحب بلدي و لغتي ولكن يغلب علي لغات أخرى لظروف حياتية. المقطع العربي يعبر عني عندما اتحدث الصومالية، و جزاك الله خيرا
@Hassanİrro
@Hassanİrro 6 жыл бұрын
Msha allh walal waa mhdsnthy Dembigaga Allah ha dhaafo janatul fardowsa allh haku geeyo Waa kuu istaaganahay
@isxaaqidea2331
@isxaaqidea2331 6 жыл бұрын
Masha Allah Somali dhalat ah ayaatahay
@mohamedkooombe8865
@mohamedkooombe8865 6 жыл бұрын
Mahadsanid sxp sida aad waxyalaha muhiimka ah eed lawadaagto OGAANSHO✌🖒
@abdallashow
@abdallashow 6 жыл бұрын
Mashaa Allah thanks waa mowduuc wngsn Mhdsnid Hal abuurkeena
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 6 жыл бұрын
Inta qurbaha ku nool oo aan ka mid ahay. In uu afsomaliga nagu sii yaraa nayo. Shaki kuma jiro.
@Muwaxid10
@Muwaxid10 6 жыл бұрын
Masha allha Waan Mahadsan Thy Ustaadkeena Qaaliga ah Cimri dheer Iyo Wanagsan Alle Haku Siiyo
@abshirac6732
@abshirac6732 5 жыл бұрын
walaahay runtii waa Chanel aad ufiican oo aan Ku xiranahay oo aad ii dhiiri galiya mar walba guul guul ogaansho
@warsame3375
@warsame3375 6 жыл бұрын
Saaxiib Cumar inshaar waan kaaga mahadcelinayaa dhiirri_gelintaadaas ,waannuna iska ilaalin doonnaa wixii danbe insha allaah Mahadsanid guuleyso inbadan
@liilfei3928
@liilfei3928 6 жыл бұрын
Mansha allah ogansho ❤️
@rahmarose8287
@rahmarose8287 6 жыл бұрын
Mahadsanid Omar inshar Rabi haku xafido wax badan Ba noo faaideysay Masha Allah Runti af Somaliga wuu dabar go, eyaa waaba ka sabanahay 😢
@mohamedabdi141
@mohamedabdi141 6 жыл бұрын
waad mahadsan tahay 😍 ee adigu markad hadlaysid ereyada qaar ayaan AF Somali aheen
@naclatullhiqadaadwaynpeopl6216
@naclatullhiqadaadwaynpeopl6216 6 жыл бұрын
Waad mahadsanthy saxiib wax badan ayaad iftiimisay 💯
@zakarieidiris
@zakarieidiris 6 жыл бұрын
Mazha Allah Zhp Waa Mawdc Aad U Wcn
@onlywatchmore6499
@onlywatchmore6499 6 жыл бұрын
MASHA ALLAH WAAD MAHADSANTAHY MACLIN SHUGRAN
@walaalahmed
@walaalahmed 6 жыл бұрын
waad mahadasantahy walaalka moowduucaan sidaan ayaan ugu helay runtii
@abdow4104
@abdow4104 6 жыл бұрын
Mashallah Shukran 🇸🇴
@YoungAdesh143
@YoungAdesh143 6 жыл бұрын
Wsc wr wb sxb Maansha'Allaah aadbaa ugu mahadsantahay waan ku mahadcelinaa. ❤️
@abdirahmaanalhassani3526
@abdirahmaanalhassani3526 6 жыл бұрын
Masha alah sxb Omar ogansho waa mahadsantahay
@kingmohaisse342
@kingmohaisse342 6 жыл бұрын
Masha allah wlkey qaaali ah oo wanaaaga ila jecel ❤️❤️
@abdishakuurahmed6011
@abdishakuurahmed6011 6 жыл бұрын
masha allah aad baad ii cajabiseen bahda ogaansho waxa ad sheektay mardhaw ayaan arkay mid aan asxaab nahay ii soo qora zxp
@naimaboss26
@naimaboss26 6 жыл бұрын
Waaaw only 1k aa ka hartey goalkeenii aadban ugu faraxsnhy channelkan ogaansho thanks ustaad omar
@khalidkaynuuni6494
@khalidkaynuuni6494 6 жыл бұрын
wxn ku rajaynyaa ilahay in uu cilmiga kuu siyaadsho
@m.a5122
@m.a5122 6 жыл бұрын
mashallah walal qaali ah thank you
@cadnaanhunt8196
@cadnaanhunt8196 6 жыл бұрын
Thanks sxb hore uu soco
@Xikmadkuhadal1212
@Xikmadkuhadal1212 6 жыл бұрын
Maashaa Allaah wd mhdsnthy Waayahaye sideen ooga dhigi karnaaa afkeena mid waara waligiis
@muztaphea7327
@muztaphea7327 6 жыл бұрын
Adiga Haa adiga akhrinaya qoralkayga wxn kurajaynaya Cimridheeri,Caafimaad badni& Akhiro janada gashid waa wllkiin Somaliyeed Like&Subacribe isaar igu cumaamada igu casuuma mahadsanidiin😍😗
@ayupabdirisack1241
@ayupabdirisack1241 6 жыл бұрын
maasha Allah mahadsanidiin ogaansho mar walba afkana hala ilaaliyo isagaa sharaf lagu noo yeela
@shatxebegzvzvhxhehsvdye979
@shatxebegzvzvhxhehsvdye979 6 жыл бұрын
Best Channel Ever horay u soco sxb
@maishamandeq5816
@maishamandeq5816 6 жыл бұрын
Hhhh zaxiip waad iga qozlizay Shukran walal 😂😂shegada zz iyo pro wilishaa ubadan luqada hanaga halelina ayan idin dhihlaha alla yahdiikum yaqey
@QadiijomaclinAyuub
@QadiijomaclinAyuub 7 ай бұрын
Afsoomaliga waa luqada ugu fican 🤫🤫🤫🤫🤫😏😏😏😏😏😒😒😒😒😒😒😒🤔🤔🤔🤔😘😘😘😘😘😘😡😡😡😡
@cizudiinmd301
@cizudiinmd301 6 жыл бұрын
Ogaansho de best so channel ever
@Fodcade-Forever
@Fodcade-Forever 6 жыл бұрын
masha allh OGAANSHO dadalka halkaada kasi wad
@thetruth4k583
@thetruth4k583 6 жыл бұрын
Masha Allah ogaansho keep going
@MohamedHassan-in7rn
@MohamedHassan-in7rn 6 жыл бұрын
mahadsanid macalimuu Omar
@Somaltv-b8m
@Somaltv-b8m 6 жыл бұрын
great program bro go head
@ridwanpharole9293
@ridwanpharole9293 6 жыл бұрын
Masha allah ilaahay haku barakeeyo Wll
@arday2695
@arday2695 6 жыл бұрын
maansha allah hore usoco maansha allah xaladahaa jira ayaad ka hadasha
@kikidulovesom9908
@kikidulovesom9908 6 жыл бұрын
mansha allah way jirtaa wll arinkaasi aad iyo aad afkeenu hodansanaa dadkiisuna hiilyaraaa!!!
@khalifahhassan9518
@khalifahhassan9518 6 жыл бұрын
Inta jecel Garaangarti Ciyalnimada Inan ulaabano like Iisaar😂👀
@view-tc4jp
@view-tc4jp 6 жыл бұрын
Sxb sare meeshaada ka sii wad dadaalka mahadsanid👏👏👏👏👏👏👏👏
@biiftagroup9688
@biiftagroup9688 6 жыл бұрын
Hadlkaaga xikmada badan inbadn waankaa faaidaa alle hakaa ajar siiyo
@somalirapofficial1014
@somalirapofficial1014 6 жыл бұрын
BroH waaH izka cadiH waxaaZ 😂🤝haLaH hormareyo luqadaH❄️👍
@caawiyeciiltirecali603
@caawiyeciiltirecali603 6 жыл бұрын
Maasha aalh wllkeey Waxaa tahay macalim Igu qaali aan iloobi doonin Ifka raaxo ku nooloow Aakhirana jano😍😍😍
@caqli_same8270
@caqli_same8270 6 жыл бұрын
Inshaallh guulbaan u rajeynayaa luuqadeyda😢
@somaligre5126
@somaligre5126 6 жыл бұрын
Masha Allah Mr Ogansho wad ku mahadsantahay Wana Muuqaal loo baahna in lasoo Bandhigo Technology Manta hadii La yirahdo Dadka Somaliyeed Ad Uguma Badno Wana Ta Sababta Keentay In Afkeena Somaliga Uu Sii Dabar Go'o Waxana Ani Kuwa Qoralka Iiga Daran Kuwan Chanel-da Leh E Englishka Ku Hadlaya Meshii Laga Rabay In ay Luuuqadooda Ku Fanan Oo ay Qof Walba Dareensiiyaan In ay Somali Yihiin Mahadsanid Sxb Mar 2aad
@akramyare1133
@akramyare1133 6 жыл бұрын
Mansha Allah mahadsand walal
@diirsheduwe
@diirsheduwe 6 жыл бұрын
Masha Allah wll horey u soco wll qali
@moodigeed5964
@moodigeed5964 6 жыл бұрын
Mahad Sanid walaal Dhiiragalin Leh alle haku Xafido Cumar
@hdA7573
@hdA7573 6 жыл бұрын
Mahadsanid walaalo isku day inaad lasoo dhakhsato muuqaalada
@hothangama5198
@hothangama5198 6 жыл бұрын
ZhP mahadsanid cashar wacn ayaaD na barteeH broH
@fardousamohamed404
@fardousamohamed404 6 жыл бұрын
Masha allh ilahey qer haku siiyo wallalkey
@abdallayare4938
@abdallayare4938 6 жыл бұрын
Mahadsanid ogaansho
@ibrahimabdullahi7594
@ibrahimabdullahi7594 6 жыл бұрын
100/100 waan ku taageersanahy hor usocod wanaagsan ogaansho in bdn ayaan wax isinka faa ideystey
@aishaabdulkadir8703
@aishaabdulkadir8703 4 жыл бұрын
Omar inshaar wax badan waad inoo faa idaysay aad baan u xiiseeyaa Chanel kaga wll intaan in kabadan oO faiido ah waan kaa sugaynaa🙏
@qalidahmed3598
@qalidahmed3598 6 жыл бұрын
Masha Allah cadkaaga fasixaa ayan kaga mahad celinayaa iyo warbixinada muhiimka aad noo soo gudbiso
@salmaayaan537
@salmaayaan537 6 жыл бұрын
Masha Allah mahdsanid
@hodanmohamed9420
@hodanmohamed9420 6 жыл бұрын
Masha Allah aniga wax iga qaldanaaa oo aaan caadiyeestay ayaaa i dareensiisay waad mahadsan tahaye wllo
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 5 жыл бұрын
Wow walaal cajiib sanidaa waxaan aad ula yaabey dadka z isticmaalo wlhi aad baan ulayaabey . Waxaan isdhahaa maxeey u isticmaalaan Wll thanks you are a wonderful person
@ahamedsharqaawi9041
@ahamedsharqaawi9041 6 жыл бұрын
Luqadu waa jiritaanka umad hadii la waayana umadaasi ma jirto ogaansho thks walaal
@renpa6733
@renpa6733 6 жыл бұрын
Horey u soco 👈💪👍👍👍👍👍👍
@hassanhussein9701
@hassanhussein9701 6 жыл бұрын
omar sxp waan ku salaamy magc waa nuur kheyre maxmed malmaha isbuuca soomali wyleeyihin waxna la yirahdaa 1)sabti :soorago 2)axad :koodir 3)isniin :koobin 4)talaado :lamin 5)arbaco :laantako 6)khamiis hakis 7) jimco : hakis bile
@cawkechannel3569
@cawkechannel3569 6 жыл бұрын
Thanks omar inshar
@abdihakinjamadaar3727
@abdihakinjamadaar3727 6 жыл бұрын
Mnsha allah walaal Mahaad sanid 💙💚❤️💜 waa bisha Soon ee la soo dajiyey dhexdiisa Quraanka, isagoo hanuun Dadka u ah, iyo caddayn hanuun iyo kala bixin (xaqa iyo baadhilka) ee ruuxii jooga (nagi) ha Soomo, ruuxiise buka ama Safar ah waxaa saaran maalmo kale, wuxuu idinla dooni Eebe fudayd ee idin lama doonayo culaysm waana inaad dhamaystirtaan tirada wayneysaanna Eebe wuxuu idinku hanuuniyey, waxaadna u dhawdihin, mudantihiin, inaad mahadisaan Eebe.
@عباسمسلمالصومال-ن5ج
@عباسمسلمالصومال-ن5ج 6 жыл бұрын
Run waayay sxb maalmahas afsomalia maahan ee hainkirin walal
@cabeeydaahir
@cabeeydaahir 6 жыл бұрын
Zahib ogaansho wad mhdzan tay zida wcn oo aad nooga caawizy aqontadah
@kingckfilmsvlogs966
@kingckfilmsvlogs966 6 жыл бұрын
SetGroups wr nio somaliga sidaa u dhaan😂
@wiilkaaanhaldaqiiqodhuusom506
@wiilkaaanhaldaqiiqodhuusom506 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😡
@q.n1629
@q.n1629 6 жыл бұрын
SetGroups kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@AbdiazizAlibare
@AbdiazizAlibare 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh
@djsentinas38
@djsentinas38 6 жыл бұрын
SetGroups war adigaaba qaldan😆😆
@medahmed298
@medahmed298 6 жыл бұрын
Mahadsanid suldaan
@adilibrahim4647
@adilibrahim4647 6 жыл бұрын
Masha Allah Isaac ilaah haku barakakeeyo
@odeykarloos4090
@odeykarloos4090 6 жыл бұрын
Guul wacan omar inshar
@qardhaasyareqr3079
@qardhaasyareqr3079 6 жыл бұрын
Ogaansho mahadsanid
@craxiin_key797
@craxiin_key797 6 жыл бұрын
Macalin wan ku taagera hore u soco
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
Mahaddanid - Tababare Omar Inshar
@abukarosman6384
@abukarosman6384 6 жыл бұрын
Asc macalin waad mahadsantay
@maxamedyaska1505
@maxamedyaska1505 6 жыл бұрын
Sax aaynu hormarino Luqadeena macalin aad ayad u mahadsantahay
@maxamedcali946
@maxamedcali946 6 жыл бұрын
masha allah sxp aad ataad u mahadsantahay
@houdaali9133
@houdaali9133 6 жыл бұрын
Yaa Allah Somalida caawi
@shukriinaalihaji6823
@shukriinaalihaji6823 6 жыл бұрын
Afsomaliga Allaha Noo badbaadiyo
@mohamedmustafetvshow6586
@mohamedmustafetvshow6586 6 жыл бұрын
Schools ka Somaliland waa lagu dhigtaa wllo sidoo kale jaamacada hargeysa
@nourmohamedahmed7594
@nourmohamedahmed7594 6 жыл бұрын
Mahadasanid walaaal ale haku barakeeyo
@abdifitahmohamedabdi2451
@abdifitahmohamedabdi2451 6 жыл бұрын
Mahadsanid walaaal sare
@laylalaki7354
@laylalaki7354 6 жыл бұрын
Mashallah sxb alla ha ku dayo
@Wiyeeryare
@Wiyeeryare 6 жыл бұрын
Erayo badan oo la dhalan-rogay ayaan hayaa hadii loo baahado waan idinsoo bandhigayaa, waxaan ka qoray Buug aan u bixiyey "Dhalinyaradda Maanta iyo Waayaha Nolosha"
@osaameshariif2432
@osaameshariif2432 6 жыл бұрын
Mahadsanid wlaal Omar I LOVE OGAANSHO EVERY TIME
@と同じと同じととあイもあ
@と同じと同じととあイもあ 6 жыл бұрын
waa ku zalaamaya zxb zare pro hhhhhhhhhhh walahay waxad tahay qof caqli badan ee walal yaa soomali wax fahansiin dee wax walba waxay ka dayayaan ilbax nimo ayagoon aqoonba sida loo ilbaxo iyo waxa la yidhaa ilbax nimo salaamat insha allah
@abdalledayib1938
@abdalledayib1938 6 жыл бұрын
Aniga oo ku nool qaarada yurub, gaar ahaan dalka Holland Waa dal Aad u yar somaliya baa15 jeer ka ween waxee qiimeeyaan luuqadooda ingiriiska wax qiima ah kama laho marka anakoo muslim somali ah ingiriis qiimaha uu nooleeyhy maxaa waaye? in labarto oo aad kuhadasho ka aheen somaliyay isku laabta oo dalka & luuqada haloo istaago sidi loo sharfi lahaa anaga wadanka & dhulka baan kuheshiin la'nhy dadna technology & hormar waxa laga gaaray cirkaa dayax gacmeedyo loo diray Alle somalia ha u gargaaro aamin❤️❤️
@maankaofficiallmedia3159
@maankaofficiallmedia3159 6 жыл бұрын
masha allah sxb
Ra'yigayga Federaalka iyo Amisom | Ra'yi shakhsi ah |
13:31
OGAANSHO
Рет қаралды 114 М.
Sirta Aljazeera | Sideed ku kasban khibrad | Axmed Mansuur .
13:32
Мем про дорожку
00:38
Max Maximov
Рет қаралды 4,4 МЛН
КОТЁНОК МНОГО ПОЁТ #cat
00:21
Лайки Like
Рет қаралды 2,8 МЛН
It's the natural ones that are the most beautiful#Harley Quinn #joker
01:00
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 19 МЛН
Taariikh  | 10 ka imbiraadooriyad ee ugu waa weynaa taariikhda |
14:14
Mawaaqif Geesi Nimo Leh , Hogaamiya yaal Afrikaan Ah .
14:01
OGAANSHO
Рет қаралды 236 М.