Maxkamada Gobolka Bari oo la horkenay 14 qof oo ku edaysan inay katirsan yihin argagixisada Alshabab

  Рет қаралды 35,626

AF MEER

AF MEER

Жыл бұрын

Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada qalabka Sida ee shanta Gobol iyo dambiyada culus ee Puntland ayaa maanta lahorkeenay 15 eedaysane oo ku eedaysan inay katirsan yihiin kooxda argagixisada Alshabaab Kuwaasi oo isugu jira somali iyo ajaanib udhalatay wadanka yemen.
Kuwaasi oo horay loogu qabtay Doon Hub usiday argagixisada laguna qabtay
Degmada bandar bayla .
Waxayna usugu jireen dagaalamayaal
Katirsan argagixisada buuraha kujira
Kana qayb galay dagaalo ay kagaysteen
Xeryo Ciidamada puntland kuleeyihiin
Sida weerarkii loo gaystay Difaaca Af,urur
Bali khadar iyo shabakado uqaabilsanaa argagixisada Qaybta saadka raashinka Tashkiilinta iyo marti galinta
Waxayna maxkamada horteeda kaqirteen eeda xeer ilaalinta qaybtood

Пікірлер: 79
@abdifitahmohamed535
@abdifitahmohamed535 Жыл бұрын
Bismilaahi ilaahow hanaga yeelin looyar iyo nin canshuurqaada ah iyo garsoore soomali ah aamin dhaha
@deeqowaxmed9444
@deeqowaxmed9444 Жыл бұрын
Amiin
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta Жыл бұрын
Baaris kadib xukunkoodu waa dil insha,allah
@amiincuuke2813
@amiincuuke2813 Жыл бұрын
Jecliyaayee khawaarijta laynteeda naartii gala
@bashirxersi1986
@bashirxersi1986 Жыл бұрын
Good job
@saiidmoalim5596
@saiidmoalim5596 Жыл бұрын
KHAREENKA LAFTIISA AMUU AL SHAAB QARSOON YAHAY,,,,, BAL ASAGA NAGA HUBIYA,,,,,, SUBXAANALLAAH..
@juraijkaahmed8540
@juraijkaahmed8540 Жыл бұрын
Odayga udoodaayo kulahaa ilaahay dartii bey iga tahay lacag kama qaada, wuxuu yidhi 13 jir baa xoog looga soo kaxeystay waalidkiisa, hadana wuxuu yidhi Aabihii baan wacay wuxuu yidhi Mogadishu isagoo joogo baa igu danbeysay!
@munaanosman4731
@munaanosman4731 Жыл бұрын
EEY waaya in la dilo uu istaahila
@najiimmohamed7142
@najiimmohamed7142 Жыл бұрын
wr waaa wada dil ODEYGA OO HINTIISA ISKA DHAAFA
@MohamedMohamed-zm8dv
@MohamedMohamed-zm8dv 2 ай бұрын
Ragii larabey iney iskaa wax uqanso billaban o wadankoda iyo dalkoda dhisan ba manta maro laga la'yahey alla Somali wadani ma'aha ! Tolbelay !!
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
Kuwaan waa in gacan bir ah lagu qabtaa shabaab iyo wixii lashaqeeyaba waa isku mid
@KhanYunis7
@KhanYunis7 Жыл бұрын
Waa lay qasbay iyo waan yaraa wax aan ahayn ma shegaan Wr ninka Qareenka ahi wuu ogyahay inan cidna warkiisa qaadanayn ee Maxkamada ayu camirayaa oo edaysanayaasha ayu niyada udhisayaa silo dhaho Maxkamadaha Looyaro dadka udooda ayaa jooga waa xariif shaqadiisa yaqaana sidu hadalka umacaaninayo ayaa kadaran kkkk
@mahadshariif1981
@mahadshariif1981 Жыл бұрын
Looyar iyo xeer ilaaliye toona ilaahay igama middhigo sababtoo ah in xeer ilaaliyehu qof danbi aan lagu hubin uuku eedeeyo qareenkuna danbiile cad uu difaaco isaga oo eeganaya shaahiisa iyo in uu doodiisa ku adkoodu si uu sumcad ugu helo balse waxa aduun iyo aakhiro karaacaya ayaanu ogayn war ragga halkan iiga muuqda wax caruurihi kuma jiro ee sifiican halooga fiisado danbiyeeyntooda iyo difaacidoodaba mahadsanidiin
@rahmadaganrahmadagan7047
@rahmadaganrahmadagan7047 Жыл бұрын
War gaalkacyan jooga mid ban rer bariyow idiin shegaya raggi cali saleban oo kuwan ka horeyey maxaad uxukumi wayden waligiin masaakiinta eryataane orda cadaalada barta
@wacaysjibril3595
@wacaysjibril3595 Жыл бұрын
Waa caruur yaryar 🤔😥
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Жыл бұрын
Alla muxuu caruuur halaajiyey
@Mahirsheikh10
@Mahirsheikh10 Жыл бұрын
13 jir gar leh 🤔
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse Жыл бұрын
Puntland weey hormartay Manshallah
@khabylameofficial5717
@khabylameofficial5717 Жыл бұрын
Wiilaaha yaana lagu degdegin dhaqan celin bes bay ubahnyhin iyo meel ay naftooda ku baDBAADSADAAN
@youngfamilycooking2651
@youngfamilycooking2651 Жыл бұрын
Ninka darawalka waa masakiin haleeska dhaafo wlhi cabi naftiisa ayaa ugeysee
@youngfamilycooking2651
@youngfamilycooking2651 Жыл бұрын
Madaamu qofna dilin waxna qarxin haleeska daayo maxaa yeele cid naftisa wardiyeeyso malahan wana loo hanjabay ee haleeska daayo
@AyanMuseHassan-yn9dq
@AyanMuseHassan-yn9dq Жыл бұрын
Hhhh waligee ma arkin abukaatigaan camal
@mursalabdirihman3264
@mursalabdirihman3264 Жыл бұрын
Dad sawirra ah miyuu lahadlayaa ninka uu leeyahay 13 sanuu jiray 17 kii inta garku la eg yahay eega ?
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 26 күн бұрын
Xabsiga halagu hayo dhaqan celin bey ubahanyihiin
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Жыл бұрын
Allaha umada bad baadi dhalayarada la so qaldaay wa dhaqan Celin weyn lo sameeya
@craxmaandaacad5009
@craxmaandaacad5009 Жыл бұрын
3nin iyo 8nin
@mursalabdirihman3264
@mursalabdirihman3264 Жыл бұрын
Nimankaan say rabaan waraysiga ubixinaya maba moodid inay maamul gacanti kujiraan
@Madde58982
@Madde58982 Жыл бұрын
Muxuu laamaha amaanka ulasoo socodsiinwaayay hadii uu cabsanaayo 😂😂😂😂
@umunishaad5959
@umunishaad5959 Жыл бұрын
Cid ad amineysid malhn marka arintas kugu imado ?
@warsameali5133
@warsameali5133 Жыл бұрын
Masaakiin ayay soo aruurinyaan ee si fiican haloo baaro
@hirsigodegode5687
@hirsigodegode5687 Жыл бұрын
Ragaan waaa dad ween wamaxay dhalinyarada waxa lashegayo hala dilo wicalada
@monerahashi2970
@monerahashi2970 Жыл бұрын
Dhaqan celis halo sameyo
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Ninka lahajadaas garamgaramka ah ku hadlaya miyaa mudug ku dhashay.
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 Жыл бұрын
Qofkii qof dilaa hala dilo, kuwa 18sano ka yarna dhaqan celis halagu tuuro iyadoo lagu ilaalinayo xarun dowladeed, haddeysan naf bini aadmi ah qaadin ama goynin.
@nailaabdirahman5451
@nailaabdirahman5451 4 ай бұрын
Maxaa dhibio jiro haduu u qaaday wuu shaqaysanayay
@Galxoor91
@Galxoor91 Жыл бұрын
Garsoorayaashu waa inay taxadaraan waayo intooda badan ciqaabtoodu dil ma aha in laxiro oo ladhaqan celiyo weeye dabadeena lamasaa'fursho.
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 26 күн бұрын
Saad side login dhibka ilmoyar😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 wax Surat gal ah ma aha
@geeskabarimedia9799
@geeskabarimedia9799 Жыл бұрын
Anaga iyo Alshabab naxariisi nama dhex taaal dhegaha u laaba waayo noloshoodu maxy tareysaa dad qiimo leh ayey dileen
@q.a7698
@q.a7698 Жыл бұрын
qofki danbigeestaa inlamariyo ciqaabtiisa allaa baneeyay laakiin cadeyn iyo cadaalad ayaa loobaahan yahay reer bariyoow ilaah halaga baqo qofna yaanlagu xadgudbin insha allaah
@abdifatahdirirelmi9859
@abdifatahdirirelmi9859 7 ай бұрын
Qareenkaan waa wataa Ani, Wax Aqoon ah oo uu bartay ma adeegsanayo kaliya wixii meesha ka muuqada Unbuu Ku Difaacayaa, indh adeyggii reer mudugga oo Qof ah weeye
@xaajigiixadeedmaray9358
@xaajigiixadeedmaray9358 Жыл бұрын
Hhhhh kan ugu danbeeya kulahaa ma wiil yaroo jareer ah ban dalkyga oga tagaa
@mursalabdirihman3264
@mursalabdirihman3264 Жыл бұрын
Uf afmeer waa hallawday kuwa waxba waraysan aqoon ayaa shaqadii lawareegay
@isisisraelsecretintelligen9933
@isisisraelsecretintelligen9933 Жыл бұрын
WASAKHTAAS WAA KUWA LAGA HARSAN WAAYEY EE DAADIYA DHIIGA SHACABKA SOMALIYED EE MASAAKIINTA AH.TIIRKA GEEYE OO KU SHIBAAXA. ... Nuurka Libaaxa Odijk. Senior Political Analyst. Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.
@cabdirisaaqaadanmaxamed290
@cabdirisaaqaadanmaxamed290 Жыл бұрын
Caruurta laga hadlayaa ma banaankey jogaan halkan caruuri ma taagne
@abshirmohamed9634
@abshirmohamed9634 Жыл бұрын
Caruur garleh soodhawaada
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 Жыл бұрын
Ma Dani ina Adeer kiinya sakaalkani
@mrsaid114
@mrsaid114 Жыл бұрын
Garyaqaan ka dowlada sida uu u hadlayo waa si aad u qaab daran isagii baa ba argagixisada difaacaya
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 Жыл бұрын
Garyaqaanku intuusan go'aan qaadan caddaymahana arag waa inuu si dhexdhexaadnima ah u hadlo waa sida sharciga ah.
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it Жыл бұрын
Ummada Somaliyed masiibo Ayaa kuhabsaday argagixisada ummada waa dhiban balse babuurt koonfurta Somalia katimada waa in sifiican loo labaro sidokale argagixisada waa in meelaha saadku uga soodago laga jaro meelahay joogana waa in logo laayo.
@user-kx1pj3lq3v
@user-kx1pj3lq3v Жыл бұрын
Idin kuna waad xukumantihiin Maalinay noqotaba xanuun ka geerida waad dhadhaminaysan Ama ismiidaamin ama madax jabin Hadhow calaacal iyo geesi ayaa naga baxay Warkiinu wu so yeshiva doona Haday xataa 2 sano kaso waregato
@togdheermedia7475
@togdheermedia7475 Жыл бұрын
Doorkan dabar goyntii qudhunka ahayd warkodii wad laraagtay timire
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Жыл бұрын
Dhaliyaradaan yaar yaar wa in dhaqan Celin lo sameeya shababna umadi dhan wlbo kala dagalatay
@ibrahim10rock
@ibrahim10rock Жыл бұрын
Quruxeey kadaa baryo ladhacida commentika 😂😅
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 Жыл бұрын
Qaanuunka aad qoratey ku difaac laakiin shareecada been haka sheegin
@sanilal9450
@sanilal9450 Жыл бұрын
Pintland gorme dulmiga masakinta ka dhafaysan
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Жыл бұрын
Alshabab gormay masakin noqden
@axmedcabdullahi3097
@axmedcabdullahi3097 Жыл бұрын
Walal anagu alshabaab masaakiin uma naqaan ma sida xamar oo kalaa rabta inaan noqono
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 Жыл бұрын
When a young person is accused of a crime, it is critical that wrongful conviction and excessive punishment be avoided at all costs. Our attorneys will do everything they can to defend your rights and freedom. While an adult is usually a person over 18 (or in some cases, over 21), juvenile refers to persons under the age of 18 years. Therefore, 'juvenile' and 'minor' are two different terms, an important detail in criminal cases. Some cases deal with 'adults' and 'minors,' and others deal with 'juveniles' and 'adults.
@Mahirsheikh10
@Mahirsheikh10 Жыл бұрын
Dhulkaga hoyo Lu qaad ee ku hadlan kuso qor ha juvenile leeynine geel beele
@oneatatime4468
@oneatatime4468 Жыл бұрын
​@@Mahirsheikh10 🤣😅😅 walal sibtartiib ah oo an maagid lahayn qofka wax uguso gubi fikirkaga lkn joji habarka iyo kalmadaha khaldan
@maahirkee3656
@maahirkee3656 Жыл бұрын
Kkkkk kulahaa way udamqadeen ma alshabaab ayaa dad udamqata
@daruurahakore4254
@daruurahakore4254 Жыл бұрын
shabaab waa cadow kii qirta xaq umalahan xataa in qareen loo qabta....
@Madde58982
@Madde58982 Жыл бұрын
Askariga 100$ qaata gaariga yaa u iibiyay
@imraxtrader
@imraxtrader Жыл бұрын
Gaariga hooyadiisa ayaa iskaleh
@munaanosman4731
@munaanosman4731 Жыл бұрын
eeyga shabaabka wax u geeyo asaaba ka sii xuun shabaabka dil yuu istaahila qabiil inlagu daayo maaha waa been loow lama asmini karo
@isisisraelsecretintelligen9933
@isisisraelsecretintelligen9933 Жыл бұрын
Fiiro Gaara: ALSHABAB,ALQAEDA,ISIS Waa Kooxo Loo Samaystay Ceebaynta Diinta Islaamka & Burburinta Dunida Muslimka.Waa Gangs & Dealers Qandaraas kusoo Qaaday Dilka Ummada Somaliyed Dabcana Waxaa Kooxahaan Ku Shaqaysta Sirdoono Caalamiya Sida:CIA-MOSSAD-MI6 iwm.Diina Shaqo Kuma Leh.
@omerovali4725
@omerovali4725 Жыл бұрын
ilaahay kama cabsanaysaan cadaw ayaad tihiin masaakiinta ayaad dulmi iyo malahawaal ku xukumanaysaan.
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 Жыл бұрын
Odaygana waana la mid ha la dilo, khawaarij kii difaaca ama qiil u raadiya, si uu kiiska uga badbaadiyo wax ma dhaamo ee tiirka ha la geeyo balaayada gabigood ba 👈
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 Жыл бұрын
Qareenka xitaa ma dilaysaa? Hhhhhhhhh
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 Жыл бұрын
@@ahmedqumbe3644 qareen kuwan u doodaya tan aa keentay inuu soo hadlo 🤑, Al shabaab aa qareen u noqonaa OO waa u doodaa wllh marka danbe asey hawada ku cunayaan 👈
@yasir7210
@yasir7210 Жыл бұрын
Waa been kulli difaacahayaasha iyo kuwa dilaayaasha kamid ahaayay. Dilaayaasha familkooda ayaa lacag laga qaatay kuwii dadnimada aaminsaneena isdabaleysii oo badbaad bey ka tahay nacaladda.
@yasir7210
@yasir7210 Жыл бұрын
Odayga koofida sunnada ugu jurto waa in laga mamnuucaa shaqada macaa kuwa haye dhaayo iyo inta ku qanacsan waa danbiilayaal. Warkooda waa cadyahay ii imoow anaa kugu difaacaayo dulmigaaga waaye.
@sanilal9450
@sanilal9450 Жыл бұрын
Been badana tuugo ayad tihin masaakinta iska dhafa
@axmedcabdullahi3097
@axmedcabdullahi3097 Жыл бұрын
Xoolo alshabaan baa tahay
@nailaabdirahman5451
@nailaabdirahman5451 4 ай бұрын
Maxaa dhibio jiro haduu u qaaday wuu shaqaysanayay
Qeybti sadexaad ee Barnaamijka AF MEER iyo dilaa Sahal
39:04
AF MEER
Рет қаралды 235 М.
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Bossaaso:-Shabakadi qaraxa u dhigtey Madaxweyne Dani
34:36
AF MEER
Рет қаралды 83 М.
Qeybti 6 aad ee Afmeer Horjooge Abayle qaybtiisa 1 aad.
40:39
Maxaabiistii Argagixisada Alshabaab.
46:08
SRTV Somali
Рет қаралды 25 М.
AFMEER QAYBTA 8 IYO MAXAMED XAASHI MUUMIN
24:02
AF MEER
Рет қаралды 256 М.