Afur Dhameestiran Sambuus, Bur Mandaazi, Baasto Saldato, iyo Digaag Al Foorno || Ramadan Full Iftar

  Рет қаралды 136,155

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 202
@layaanhassanhassan7951
@layaanhassanhassan7951 Жыл бұрын
M.a nasro waxa eey jeceshahay waxey sameyneyso iney nabarto ma ahan kaliya video iska sooduub thanks xapipiti❤
@fardowsaabdisalan3965
@fardowsaabdisalan3965 Жыл бұрын
Wxbdn kafaide nasra ani
@engmaxamed6762
@engmaxamed6762 Жыл бұрын
اللّهُـمَّ صَلِّ عَلـى مُحمَّـدٍ وَعَلـىأَزْواجِـهِ وَذُرِّيَّـتِه، كَمـا صَلَّيْـتَ عَلـى آلِ إبْراهـيم . وَبارِكْ عَلـى مُحمَّـدٍ وَعَلـىأَزْواجِـهِ وَذُرِّيَّـتِه، كَمـا بارِكْتَ عَلـى آلِ إبْراهـيم . إِنَّكَ حَمـيدٌ مَجـيد
@saciidaahmed6358
@saciidaahmed6358 Жыл бұрын
Mshllh abyo mcn illhay haakubarakeeyo aduun iyo aakhiroba aaaamiin yaarabi🌛⭐⭐❤❤❤
@fatuunabdi1587
@fatuunabdi1587 Жыл бұрын
Waaw m.a Ramadhaan kariim nasra abdidoon
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 Жыл бұрын
Ramadanka 2022 youtubka waxu aha ramadan singel😂😂 Masha Allah Ramadankan waxa ilahey kufusto giliyey ina lasonto xajigaga carurtada hooyoda walalalaha saxibada gacan dhab😂 Ramadan Mubarak❤
@shamsaqaasin2152
@shamsaqaasin2152 Жыл бұрын
Masha allah abyo nasro gacantada allah kubarakeyo
@samuunamohamed5204
@samuunamohamed5204 Жыл бұрын
M.a sida wanaagsan dadka wax u fahansiiso qofkan aqoonin weyku filan thy macalimad dhameystiran my Queen ❤❤
@SamiraIge
@SamiraIge Жыл бұрын
Masha Allah tabaaraka Allah rabbi haydiin barakeeyo caafimaad ku cuna
@haliimodaud3062
@haliimodaud3062 Жыл бұрын
Wcs wrx masha allah my dear sister keep going
@Hhhinvfy8okkuwe5
@Hhhinvfy8okkuwe5 Жыл бұрын
Wllhi nasro cashiro badan baan ka bartay oon cunto kaliya eheen sida wacan ee no dhiragaliso waan uga mahad celinaa wllhi tnx xabbt❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@natramohamed8233
@natramohamed8233 Жыл бұрын
Masha allaah yummy gacantada allah kubarakeyo 👍
@naxwamohamed3928
@naxwamohamed3928 Жыл бұрын
Mashaa Allah walee wallky Hassan gabadh karmeed baa alle kumaneeystay allow isukiin daa dumaashi qurux iyo wllky Hassan cafimad kucuna Insha Allah
@monalizalovemadrid9594
@monalizalovemadrid9594 Жыл бұрын
M.a alle ha idin xafido lamanahayga caafimad ku afura
@somalia641
@somalia641 Жыл бұрын
Abaayo ramadaan mubaarak dhe Ramadan kariim mahan
@falastinfarah5939
@falastinfarah5939 Жыл бұрын
Muqaaal iyo cuno macaan! Gacan dahab iyo gacan malab😯❤️
@drfardowsamahdifarah9525
@drfardowsamahdifarah9525 Жыл бұрын
mash Allah nasro abtidoon wakuxiisnay all abyo
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Жыл бұрын
Manshalah 🥰 chef's 😊nasro qurux
@sabrinahmed1614
@sabrinahmed1614 Жыл бұрын
M.a abyo nasro allha kudaayo ❤
@annaahmed2564
@annaahmed2564 Жыл бұрын
Masha Allah nasra abtidoon jzklq Inaba cadi ma cuntadaada yummy yummy isku dhuuq weeye xabiibtii thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work.
@Mariamm34
@Mariamm34 Жыл бұрын
Cheif wan kusalamaynay wax badan baa ka faaida jasakalah❤
@sihamahmed2746
@sihamahmed2746 Жыл бұрын
Ma. Afur wanaagsan abaayo❤️❤️❤️❤️❤️ Aad iyo aad
@munira2621
@munira2621 Жыл бұрын
Masha allah xppti hore usoco nasra
@shamsosharaf-nx4dw
@shamsosharaf-nx4dw Жыл бұрын
M.a xbbti gacanta illhey Haku barakeyo
@ilwaadqurux8281
@ilwaadqurux8281 Жыл бұрын
Masha.allah wlh abayo been maficne waxa tahay qofka aa kabartay sida losameyo sanbuska mahadsanid qali ♥️
@mshamso5872
@mshamso5872 Жыл бұрын
Nasro qurux ku jecliya allaw gacanta ku barake macalimadayda❤❤❤❤ mahadsanid abayo abal kaga ma gudi kare❤❤
@zahroaxmed7930
@zahroaxmed7930 Жыл бұрын
M.a abayo allh ku barakeyo runti wax badan ka faidy shukran yaa uqtii ❤❤
@qadijaquruxsan
@qadijaquruxsan Жыл бұрын
Manshlh walashey qaali maarna dumashi qali🥰🥰🥰🥰🥰
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 Жыл бұрын
Masha allaah
@ashasoyan9507
@ashasoyan9507 Жыл бұрын
Mashllah wlashay mcn gacanta alle huku barakeyo
@haajaramohammed7368
@haajaramohammed7368 Жыл бұрын
Allaw barakee nasra abtidoon saan uga faaidey dhawrsana ku xidhanhy waa gabadha ka bartay anin aqon sambuus si loo sameyo iyo waxkasta oy sameso waxn jeclhy inaa sameeyo macalimd an imbadan u xiisney
@caishacuud7830
@caishacuud7830 Жыл бұрын
Mansha allah chief keyga Allow ku barakey
@nasrohassan9441
@nasrohassan9441 Жыл бұрын
Mhsnid ayoh mcn nasra abtidoon guuleeyso insllh
@dekaaadam6103
@dekaaadam6103 Жыл бұрын
Maanshaa allaah Maanshaa allaah Maanshaa allaah thank you so much
@falastiiinahmed9671
@falastiiinahmed9671 Жыл бұрын
Masha Allah Allaha idiin barakeeyo Abayo
@aishahassan2738
@aishahassan2738 Жыл бұрын
Masha allah nasra qurux ilahay ha idin xafido jasakllah wax badan ayan ka,faiday
@qalbiuroon8645
@qalbiuroon8645 Жыл бұрын
Ma shaa Allah sonoqosha wanagsan nasro cadey..hormar wacan mcnto..700k coming soon wlh..please extra effort in uploading videos every day
@ilhaanabdullah5047
@ilhaanabdullah5047 Жыл бұрын
Wllhi ano Videogada fiirsanayo Videogan kle iso dhacay😊 waso cararay wllhi nasroy allah ku xafido wllshei❤😊
@munamohamud1555
@munamohamud1555 Жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله
@InamuuseDaahir
@InamuuseDaahir 3 ай бұрын
Man shallh
@ellenhenry6319
@ellenhenry6319 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن
@maymunfarah6817
@maymunfarah6817 Жыл бұрын
Karti badan nasra cadeyy Alle gacanta haku barkeyo xbbti
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Жыл бұрын
Nasro full day routine in ramadaan kaa sugoona 😢
@ayanali7911
@ayanali7911 Жыл бұрын
Mansha allaah caafimad ku cuna Nasro shankaroon ❤❤❤
@nadiifoladan8844
@nadiifoladan8844 Жыл бұрын
Waxa tahay gabadh aad u wanagsan ana ka faido wax badan khayr allah haku siiyo
@ifraaxayaanle736
@ifraaxayaanle736 Жыл бұрын
Mashaa allaah tabarakallaah alle hakuu barakeeyo ❤❤❤❤
@amiiroinajama967
@amiiroinajama967 Жыл бұрын
Masha allah gacanta allaha ku barakeyo❤🥰
@nasteexonalka662
@nasteexonalka662 Жыл бұрын
Nasroy nasab baa tahoo waxaa tahay nuur iyo nalkaa ifayaa baxayaa amaanta masii wadikari queen ❤️❤️❤️🥰
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
Mansha allh gacanta ilhay ha ku barakeyo Nasray afurkii iskabulada lagaa sugayaa #nasraabtidoon😂😂
@queenruun9709
@queenruun9709 Жыл бұрын
Sunflower 🌻 oil mudo 5sano isticmalaynaa aad ay ufiicanthy
@bushramohamud6866
@bushramohamud6866 Жыл бұрын
M.a abyo alle hku barakeyo❤❤
@fadimafoomiye9248
@fadimafoomiye9248 Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن الله يبارك فيكي ويحفظك من كل شر و مكروه آمين يارب ❤❤❤❤❤
@abdimohamed5638
@abdimohamed5638 Жыл бұрын
Mansha alaah
@xafso3332
@xafso3332 Жыл бұрын
Wacalay kumusalam waraxmamatullaahi tacala wabarkatuh
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 Жыл бұрын
Chef 👩‍🍳 Nasro abtidoon ❤jah 😂
@farhiyomahamud5766
@farhiyomahamud5766 Жыл бұрын
Thanks wllzhei wax badana kaa faiiday
@faisoali6692
@faisoali6692 Жыл бұрын
M.a macalimadeyda Ramadaan badan ku sugeenay ramadaankaan waa is keyntay cuntadaadana waa uxiisnay inaa karsano sodhawaw Ramadaan mubaarak❤
@vannyguy4187
@vannyguy4187 Жыл бұрын
Jazakallah abyo Alle haku barakeyo❤❤
@FootballEdits2038
@FootballEdits2038 Жыл бұрын
Coming soon 700k🎉❤❤
@marwodumar
@marwodumar Жыл бұрын
Ramadan Mubarak kulu caam wa into ma bilkheyr walalaha qaaliga ah ♥ 💖❤ ❤ 💖 💕
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Жыл бұрын
M.a nasro sharrixidada way igu baxdaa illaahey qeyr hakusiiyo nabad iyo caafimad kunolada adiga iyo reerkaga insha allaah abaayo mcn guuleysta
@Burco.
@Burco. Жыл бұрын
Masha Allah
@mariamruun
@mariamruun Жыл бұрын
Masha Allah mhdsnid xppti wax bdn ka fa'iiday ❤️🥰
@AyaanShbashiir
@AyaanShbashiir 7 ай бұрын
Masha allah wllshy😘🥰 caagada waxa ku jira nojeeg nasra Malin kasta mesha way kutalaye walaal
@aishaasad5983
@aishaasad5983 Жыл бұрын
M.a
@sacdiyosiman2226
@sacdiyosiman2226 Жыл бұрын
Nasra gabadha ugu wanagasan gabdhaheen ka mid tahy allah yacizak 🥰🥺🥰🥺🥰🧕🏼🧕🏼😚🇸🇴
@aaminaosman7733
@aaminaosman7733 Жыл бұрын
M.a hpti allh hku barkeyo ramadan mubarik abyo mcnto 700k ku hamplyenaya insha allah 🥰
@fardowsahassan9420
@fardowsahassan9420 Жыл бұрын
Masha Allh nasra halmaallin inaa imarti qaado waaye
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Жыл бұрын
Abyo subscribe Isaar waa.codsi
@maryanxasannuur7776
@maryanxasannuur7776 Жыл бұрын
Welcome back waqti dher kdib Ramadan Karim xppti lkn sual shumacyada hlkee kso gdy
@qumangurey3471
@qumangurey3471 Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤ waku sugaayey mcnto thanks ❤❤❤😊😊
@roodoxasan301
@roodoxasan301 Жыл бұрын
Hoyadey adunka Barto Saldato ujeceshay hada aaba karinoya❤
@hassansharkmarke4611
@hassansharkmarke4611 Жыл бұрын
Mashaallah Afur Wngsan Ramadan kariim
@salmachannel3884
@salmachannel3884 Жыл бұрын
M.shallah taageero buuxdaan kuuahay from burco💚💭❤
@Aragzan371
@Aragzan371 Жыл бұрын
Wcs my queen nasraa allaaah gacantada hku barakeeyo macalimadeda waaaan kugu fana allaaah hku xifdiyo abyo qaaali❤❤❤
@qinat_diiniyyah
@qinat_diiniyyah Жыл бұрын
Mash allaah❤ Ramadaan mubarak❤
@kiinahmed1124
@kiinahmed1124 Жыл бұрын
Ina adeer mcne cafimad iyo cimri dheer ayaan ku rajeyna waxna ka zugaa Frank tothki gbdh sameyneesey waan ka heley
@fardowsaibrah
@fardowsaibrah Жыл бұрын
Mansha allah gacantada allaha ku barakeyo ina adeer
@sahrahabdullaahi-pd8fp
@sahrahabdullaahi-pd8fp Жыл бұрын
Mash allh xppti horey usoco , nasraay nasab baa tehee nosoo badi insh allh❤❤
@doolcaadey5723
@doolcaadey5723 Жыл бұрын
Masha Allah Ramadan Kariim Nasro caadey ❤❤👍
@iqrahassan1
@iqrahassan1 Жыл бұрын
M.a apyo wax badan an kabartay illahay haku xafido❤🥰🥰
@mounameecaad2982
@mounameecaad2982 Жыл бұрын
Mncha allah tabarakallah dear sister hore usoco
@ubax7529
@ubax7529 Жыл бұрын
Maanshlh xbbt nasra keep going 🎉❤
@maxedabshirxiis6155
@maxedabshirxiis6155 Жыл бұрын
Masha alah alaha idin xafido aamiin aamiin
@MaanoClqaadir
@MaanoClqaadir 8 ай бұрын
Waaw❤
@ramlaabuubakar4940
@ramlaabuubakar4940 Жыл бұрын
Masha allh waxn islaha halmalin muqal laidinku soqalday lkn hada kadib wakutashaneyna cunta karinta ina nosogalisid hanaga cajis qali❤
@hakimofarahwarsame-lg8gy
@hakimofarahwarsame-lg8gy Жыл бұрын
Xppti jamacada mkuu dhamaatay
@DeeqomohamedAliQalpidhaya
@DeeqomohamedAliQalpidhaya Жыл бұрын
Ramadan kareem ❤❤❤
@mariyoabdirahman2254
@mariyoabdirahman2254 Жыл бұрын
Nasra abyo maluuqiya inoo soo gele pls inaa waxkaa barto jeclhy gacantada Allah kuu barakeyo🤲❤️
@maryanhassan233
@maryanhassan233 Жыл бұрын
M.a nsra nuura ramdn mubaarak
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Жыл бұрын
Maasha allah ⭐🌙❤❤
@safiyosaafi7667
@safiyosaafi7667 Жыл бұрын
Masha allah abayo gacantaada allah kuu barakeeyo ❤
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Жыл бұрын
Mashalah tabaarakalah
@Amiirah716
@Amiirah716 Жыл бұрын
Thanks nasra wlhi anon aqoonin sambus meel Laga Maro ayaan channelkaga ka firsady hada familka dhan ana u duba waliba si wacan
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤
@munaabdullahi454
@munaabdullahi454 Жыл бұрын
Diyaar
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 Жыл бұрын
Masha Allah ❤️❤️❤️🥰🥰🥰
@roodacilmi624
@roodacilmi624 Жыл бұрын
Nasrow huno adigo firsanaya fidyow ayu isodhacay kagu sidan usocarary wad yabi lshayd nasray wll ad banku jeclahay alahakudayo murad banleyahaye wll isoduceya
@Ramlo713
@Ramlo713 Жыл бұрын
Masha Allah abaayo allaha ku xafido abaayo nasro guriga noo soo duub iyo bananka guriga waa jeclahy hada kahor waa noo soo gali jirtay abaayo waa kasugena
@raaqiyoibrhim8089
@raaqiyoibrhim8089 Жыл бұрын
Allha maxaan wax badan kaa bartay nsaraay guulayso qali
@nasteexonagaadofficial2923
@nasteexonagaadofficial2923 Жыл бұрын
Macalimadeydi aan jeclaayeey walashay mcney waxan kuugu hambalyeynaya 700k coming soon ayan kuleeyahay arday aan la aqoon baan ahay ❤insha allaah maalin un wan ku arki dona
@iqradahirnaxar14
@iqradahirnaxar14 Жыл бұрын
Mashallh
@miskiali9107
@miskiali9107 Жыл бұрын
Ani xata waankabartay sanbuuska mahadsnid abayo
MORNING ROUTINE UNI STUDENT || JADWALKEYGA IYO NOLOSHA ARDAYNIMADA
13:55
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 32 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 54 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 24 МЛН
Nasra Abtidoon iyo seygeeda sideey isku barteen qiso jaceyl😞
8:48
Amina Anas's Family
Рет қаралды 97 М.
My night routine || jadwalkeyga habeen laha || + delicious dinner.😋
11:40
baro afur cazumad an cadi ahayn 😋full iftar recipe for a guest
19:32
KUSOO DHAWAADA ALAABTA CUSUB AAN IDIN KEENYA DUKAANKEYAG GURI BILE
12:10
Sunday Afternoon Routine || Jadwalka Maalinta Axada Iyo Howsha Guriga
18:11
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 32 МЛН