No video

AHUNtee/ Axmed Nuur jaango@(mooyi talo si ay noqon)

  Рет қаралды 51,086

Qarami Media Pro

Qarami Media Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 21
@cadnaanyuusuf5405
@cadnaanyuusuf5405 4 жыл бұрын
Illaahay naxariistii jano haka waraabiyo Axmed Nuur Xassan Jaango Wuxuu ahaa qof Qaaliya Oon aad u jeclahay Inta badana Aad moodo Inaanu Isku Xanuun dareeno Hadaan hadal maldahan iyo maqaarsaarka necebahay mayana Iiga darantahay Qalbiguu ka hadli jiray Runtii Aadbad u mahadsan tihiin Asxaabta chanelka soobadiya heesa Axmed Nuur
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed Жыл бұрын
Beydka 1aad: Sida shiikh muftiyahoo Culimada minhaajkiyo Kitaabada u mariyaan Kuugu soo madiixinoo Alla hayaay@@@@@ Murtida iyo heesaha Kuugu soo mintiminnine Haddaan hadal maldahaniyo Maqaarsaarka necebahay Mayana iiga daran tahay Maxaan anigu yeelaa Adiguna macaaneey Qalbigaagu maqan yahay Maya waxaad tiraahdana Lagu soo marsiinin Is-moodsiisna badan tahay Misna labo is jeceloon Kala maarmin aan nahay Mooyee taladu say noqon?? @@@@@@@@@@@@@ Beydka 2aad: Haddaan madaxsin kuu ahay Maskabkaaga ka arrimi Oon magan la dhawriyo Sida maato kuu jiro Alla hayaay@@@@@ Qalbigaaga mirirkiyo Ka ilaasho murugada Ama muumin socotoo Ii martiyey Islaannimo Haddaan kugu meseeyoo Masalaha aan kuu sido Adiguna aad moog tahay Inaan mu'addin kuu ahay Milgo sharaf leh kula rabo Maamuus rag kaa mudan Is-moodsiisna badan tahay Misna labo is jeceloon Kala maarmin aan nahay Mooyee taladu say noqon?? @@@@@@@@@@@@@ F.G: Wixii erayada qaab qaldan aan u qoray ha la saxo sxbayaal. Abwaankii qoray ciddii nagu caawin kartaana waa fiicnaan laheyd. Alle haw naxariisto Axmed Nuur Jaangow iyo dhammaan muslimiinta geeriyootay .Amiin
@daacad1946
@daacad1946 4 жыл бұрын
Axmed Nuur jaango Alla yarxamuh.Hadaan hadal maldahaniyo Maqaar saarka necebahay Mayana iiga daran tahay Maxaan anigu yeela,Adiguna macaaneey Qalbigaagi maqan yahay Maya waxaa tiraahdana Lagusoom marsiinayn,Ismoodsiiska badan tahay Misna laba isjeceloo Kalamaarmin aanahay,Mooye taladu sey noqon. ( Eesh Qiyaazak waxaasa midho murti ah)
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Abaha laxamada somaliyeed ku woodii ugu wanagsaan Allh kuu nacariisto Jangow
@HASSANHASSAN-fs9kx
@HASSANHASSAN-fs9kx 4 жыл бұрын
Qaraan media waxa soo dhameeystirta heesta mooyee talo Si ay noqon iyo heesta jaango Kuwa Darandorika ah soo dhaameeys Tiir Nabaadeey
@nuurtoosh1011
@nuurtoosh1011 4 жыл бұрын
Thanks zxp soo wad
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
AHUN
@maadhiintube1077
@maadhiintube1077 4 жыл бұрын
Waxaan filayaa inuuna jirin laxamiiste la sareeyey jiilkii dahabiga ahaa ee fankeenii la hooyaday
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
1 ama 2
@abdisalaan22
@abdisalaan22 4 жыл бұрын
Qaaraami cusub so siidaaya sxb
@daacad1946
@daacad1946 4 жыл бұрын
Maxamed xasan(sandheere) sxb waa runtaa
@haboonhoodo2663
@haboonhoodo2663 4 жыл бұрын
Hadaan hadal maldahan iyo is moodsiiska necebahay mayana iiga darantahay maxaan anigu yeelaa Eshcalaa hees iyo cod dahabi ah. Ahmed nuur jaangow godka Eebe kuu nuur fanaan dhamays tiran buu ahaa👍
@farahdahir8554
@farahdahir8554 4 жыл бұрын
AUN JAANGO COD LAXANBA HEES AAD U MACAAN MOOYI TALO SI AY NOQON,,,,,,,
@fuaadamaan2621
@fuaadamaan2621 3 жыл бұрын
Allaayacisak ustaad nuuradiin hees macaan baad noosogalisey
@daacad1946
@daacad1946 3 жыл бұрын
Sxb waxaad doontaa heeskii axmed nuur jango ee ahayd Ha isrogin sidii wiish ama xadhig wadaameed. Ee Albankan kula jirtay heeskan
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Haye waan soo galinayaa insha Alaah
@nuurcalinuur7584
@nuurcalinuur7584 6 ай бұрын
Yaa wali arkay hees uu laxan saaray oo flop naqatay illahaa hibo usiiiyay laxanka iyo cod gariir leh
@husseinabdi3555
@husseinabdi3555 3 жыл бұрын
Yaaa iskale miraha heesta saaxiibayaal?
@mohamedsaraaxa3821
@mohamedsaraaxa3821 2 жыл бұрын
Ismaaciil Cagaf
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
codka lama maqlo sxb
AHNtee/Legand Axmed nuur jaango (cir caddaadi)
10:46
Qarami Media Pro
Рет қаралды 26 М.
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 5 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
Cabdillahi Hanuuniye   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:19:54
AUN: Axmed nur jaango Legend@(maxa kaa Lilaahiya)
9:09
Qarami Media Pro
Рет қаралды 14 М.
Orignal Heesta Daljir iyo Axmed Nuur Jaangow
10:19
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 112 М.
Heeskii (daljirka ) AUNtee codkii dahabiga ahaa Axmed nuur jaango💥💯
11:41
Hees macaan(40 ayaamood,)AHNtee Axmed Nur jaango
8:44
Qarami Media Pro
Рет қаралды 26 М.
Maxamud Kadheeri Iyo Xalimo Milano 🔥Iyo Heesta "ILA SABAALI CAASHAQA"
16:17
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 188 М.
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 5 МЛН