Orignal Heesta Daljir iyo Axmed Nuur Jaangow

  Рет қаралды 109,630

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

4 жыл бұрын

heestan waa heestii koowaad ee Abwaan Xasan Ganey allifo , waana heestii lagu ogaaday awoodda hibo ee laxanka Axmed Nuur IIdow Abtiile (Jaangow)

Пікірлер: 138
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 2 ай бұрын
DAD WAA DADKII HORE, HADALNA WAA INTA UU YIRI. ALLAHAYOW U NAXARIISO DHAMMAAN GEESIYAASHII SOOMAALIYEED IYO HAL-ABUURKII SUUGAANTA..AAMIIN.
@ahlaamonline9377
@ahlaamonline9377 3 жыл бұрын
1978 Burco Tog dheer anigoo ciyaal ah wakhti abaarro 11kii habeenimo anigoo dukaan ag maraya ayaan maqlay heestay. Halkaan marayey ayaan is taagay ilaa heeatu dhammaatay. Ax dadkii iyo dalkii hore. ""Shiikh Bashir dugsi u dhow sow weli ka daalacay iima bixin dabkiisii"". Burco ayuu ku aasan yahay. Ilaahay isaga intii halgan u dhimatay ha u naxariisto.
@cabdiqaadircirro228
@cabdiqaadircirro228 3 жыл бұрын
waqti qaaliya ayaad soo qaadatay wll
@nimconalka4918
@nimconalka4918 Жыл бұрын
Maasha allaaah 🥰 nin waayihiisi soo qaatay salaaan sare 🫡
@cawilshidane5852
@cawilshidane5852 7 ай бұрын
Mashalh halka heeska kabilaabaneyso iyo talaabada islahaadeen hadana maashalh
@CSeerbiya
@CSeerbiya 4 жыл бұрын
heestan waa heestii koowaad ee Abwaan Xasan Ganey allifo , waana heestii lagu ogaaday awoodda hibo ee laxanka Axmed Nuur IIdow Abtiile (Jaangow)
@abdiqays7136
@abdiqays7136 4 жыл бұрын
Page fbgaga iisheeg heesbaan rabaa inaan kula wadaagee ama emailkaga
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 4 жыл бұрын
Waar maaha cumarow halkaa inaga sax. Sacaado allaale ayaa heestii ugu horaysay ee xasan ganey sameey qaada. Waa heesta tidhaa. Caashaqu shafkaygii. Buugga bad macaan soo akhriso ee xasan ganey laga qoray.
@mohamoudaden7882
@mohamoudaden7882 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@abdullahiabdi9653
@abdullahiabdi9653 4 жыл бұрын
Heestan waxaa sameeyay Abwaan Maxamed Nuur shareeco Maareeyihii theater ka Muqdidho, saasaan umalayn
@adnanmohamoud8027
@adnanmohamoud8027 4 жыл бұрын
4226372.
@cawilshidane5852
@cawilshidane5852 7 ай бұрын
Heestaan waxaa maqlay 1988 laakiin 550 cajal oo aan heesta iiyaala alxamdulilaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ aloow idin naxariisto kuli madax iyo fanaan iyo kooxda😢😢😢😢😢
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 ай бұрын
Zhp ma ila soo xariiri kartaa
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Waaw heestaa waxaan dhagaysan jiray 1980 alle how naxariisto axmed nuur jaangoo
@sadiiqtawakal
@sadiiqtawakal 4 жыл бұрын
allaha unaxariiisto axmed,nour,iyo dhmn halyeeyadeeni Amiin Amiin Amiin
@afgoyebalaadjanaay133
@afgoyebalaadjanaay133 3 жыл бұрын
Mansha allah ilaahay janatul fardowsa hawada geeyo ragii wadankooda dhiiga u huray. Ragaas kan ugu waynaa wuxuu jiray 25. Maantana badii iyo barigii niman Duqoobaa cadow u kala dhuumanaayo oo wadankii iibsanaayo. Waa arin laga naxo.
@user-tk7og1ds6j
@user-tk7og1ds6j 2 ай бұрын
Naarisoo janoo keesiiyaadaaa somaliyeed
@mahamedjaajme
@mahamedjaajme 4 ай бұрын
Heeskan waxa ku jira rag Somalida dhexdeeda qiimo ku lahaa sida Sheekh Bashiir, Maxamuud Axmed Cali, Janan Daud, Axmed Gurey iyo qaar kale.
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 ай бұрын
Seyidka maxaad ugu dariwayday mise qolada ka xanaaqdaa tahay
@KAYDKA-HAG
@KAYDKA-HAG 4 жыл бұрын
Axmednur Jaangoo laxamadiisu duni kale oo wada ashqaraar ah bay ku gaynayaan. Ilaahaw kuu naxariiso.
@farhanalihalane2457
@farhanalihalane2457 9 ай бұрын
Ilaahey ha unaxariisto adeerkey Xalane iyo Sheikh Bashiir dhamaan halyeyadii dalkeena allaha janadii ka waraabiyo
@M.Duran71
@M.Duran71 Жыл бұрын
Among Somalis They were 1000s unknown patriots, Allah ha u wada naxariisto jannah fardawsa aamiin.
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 4 жыл бұрын
Buule burte maxaa fanaan qaran kasoo baxay haba ugu horeeyaan jangow iyo jiim sh muumin Masha allah heestaan hees qaali ah weeyaan allaha unaxariisto fanaan jaangow iyo halgmayaasha heestaan lagu xusayba
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 9 ай бұрын
Waxaad ilowday Salax qasim sharif cabdala Cali Cabdalle guure
@Somfox1
@Somfox1 4 жыл бұрын
waa waayo waayo iyo berigi Somali awooda lahayd walee
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 жыл бұрын
Ilahay hawnaxaristo janadiisii fardawsana hageeyo Laxamiiste weyn ayuu ahaayee
@marshaalmuumin1466
@marshaalmuumin1466 4 жыл бұрын
Run Waliba Waa La dalacsiiyay, Waayo Madaxweynihii bore ayaa happy noqdey.
@hid9417
@hid9417 4 ай бұрын
Allah u naxriisto
@ololdahirfarah4510
@ololdahirfarah4510 Жыл бұрын
Heestani Waaa curadkii xassan ganey iyo laxankii iyo codkii axmed nur jaangow, mar aan kulanaya AUN jaangow wuxuu ii sheegay inuu ka qaadaya heestan sanad guuradii ciidamada xooga dalka 12 april 1972gii, laguna abaal mariye labo xarig darajo ah. Lkn heestaaan allow yaaa ka reeeba DUCO QABAN WAA MADAX iyo Siyaadbaa dalka u kacay.
@ladanqaali4634
@ladanqaali4634 2 жыл бұрын
حب الوطن من الائمان Illaahay ha u naxariisto intii dalkan u halgantay naftodana u huray janadii guryahooda ha ka dhigo
@jibriilahmed637
@jibriilahmed637 2 жыл бұрын
Waaaaaaaaw
@ahmedissak9089
@ahmedissak9089 Жыл бұрын
Jaangoow Allow kuu naxariiso waa lagaaga haray laxan iyo muusig oo aduun kalaad ku nooleeyd ❤❤❤😢
@ahmeddheere-hx6tu
@ahmeddheere-hx6tu Жыл бұрын
Alaha unaxaristo fanan laxative jaango wuxuu geeiyoday 25/5/2008 heestana waa heestisii labaad e uu qaday wxa sameyay abwan xasan ganay
@nasiim4968
@nasiim4968 4 жыл бұрын
Caadi maah macno gaarbey sameyneeysaa waahadl waaweyn❤👍
@nrx8684
@nrx8684 7 ай бұрын
Halyeeyda dhabta ah Allaha u naxariisto amiin.
@barkulanchannel503
@barkulanchannel503 2 жыл бұрын
AUN Ahmed nuur jaango bal fiiri Wabigii ganaaniyo iyo Daljir , indhihii arkaad igu egeysaa waligeey heeso lamida ma dhageysan laxanka saaran Omar dhuulane soo arkay iyo mohamed mooge
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 3 күн бұрын
Xasan ganey habar awal sacad.muuse makaahiil
@abdullahiabdi9653
@abdullahiabdi9653 4 жыл бұрын
Waa hees wadani ah, Axmed nuur jaango fanaan qaali ah ilaahoow kuu naxariiso jannadii fardawsa kugee
@abdihassan893
@abdihassan893 4 жыл бұрын
Isku tay inaa erayada fahanto kadib yaad ogaaneysaa heesta iney wadani thy iyo iney thy hees Attack ah
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
@@abdihassan893 wll hesta waa wadni
@SuadShALi
@SuadShALi 4 жыл бұрын
Allah u naxariisto wuxuu ahaa fanaan aad u cod macaan. Aderkay Xasan X. Cabdilaahina cimrigiisa Allaha ha u dheereyo. Seerbiya adiguna aad baad uGu mahadsan tahay xogta sida wanaagsan ee aad u uruuriyso.
@ziyadmoallim8749
@ziyadmoallim8749 Жыл бұрын
Ma degteen jannada weli, ma dur durateen malab mise waa dul joogtaaan!!! Dhamaan allaah ha u naxariisto.
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 4 жыл бұрын
illahay jantul radowsa ha ka warabiyo Axmed nuur jango wuxu ahaa hesaa iyo laxameyst bal heesta dhageyso waa sual iyo jawab waxan sameyey ab wankii weyna ee xasan ganay
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 жыл бұрын
AUN Axmed Nuur jaangow Amiin, abwaan keena xassan Ganey isna cimri dheer allah siiyo Amiin , Cumar seerbiya Asna wuykumahad sanyahay uruurinta suugaanta
@MrDuulduul
@MrDuulduul 4 жыл бұрын
Fannaan Dhaqan Somaliyeed Mr Jangow .
@jamaalmaxamedfaandhe9612
@jamaalmaxamedfaandhe9612 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto aamiin
@gamaalfaandhe6271
@gamaalfaandhe6271 3 жыл бұрын
axmed nuur jaango waa fanan iyo laxamiisade iyo waan kabanle waa reerbuul barde
@mohamedabshir7884
@mohamedabshir7884 Жыл бұрын
Wlh heestan anoo yar 2004 ayaan bas idacad kadarned ka maqlay fananka qaday magaraneen, Weriya ayaa i qalday oo jubba igu shegay markas ayaan magaca C q jubba ku radin jiray. Caawa ayan helay Jangow allow kuu naxariiso.
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 3 жыл бұрын
Allaha dhuuxa iyo dhimirba u dhowro Abwaan Xasan Ganey. Ilaahay ha u naxariisto Ustaad A.N. Jaangow. AAMMIIN.
@fuaadgacmadheere7357
@fuaadgacmadheere7357 4 жыл бұрын
Shugran cumar seerbiya Hoyga sugaanta iyo kaydka somaliyeed nolow mid wacan
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 4 жыл бұрын
Xalay goor dad wada gam,ay Xidiguhuna daanteen Aanse diigu weli ciyin Ayaan debed usoo baxay.
@farhiyaibrahim4886
@farhiyaibrahim4886 4 жыл бұрын
Cumarow in aan lahelaynin baan moodaayey heestan ,waad mahasantahay,,,,,adigana Dantaadii waxba yaadkadaahinee Horay usocodwanaagsan,,,,
@jalbeysne
@jalbeysne 3 жыл бұрын
Thanks sxb for heestaaan this morning u really made my DAY
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Farxiyo aad iyo aad heestaan maxaan dheexaa dhegeeystey uns ilmeeyey waa hees qaali ah.xasuus leh dadkeenii tasriikhdii ay reeneen waa qiiro badantahey mahadsanid ila xasuusta mahadsanidiin
@shamsocilmi746
@shamsocilmi746 3 жыл бұрын
Heestaan wan jeclahay m.a waye
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Exusme, khadraay dahir khadraayfaraxsan qalanjodumar yar quruxlayda dumar.
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Cumar seerbiya waad mahad santahay waan ogahay kuguma filla ilaahay jannada haku geeyo caaqil
@jaambiir8
@jaambiir8 4 жыл бұрын
Erayada iyo laxankan bal ila eega waaba dahabi kala daran Ahn jaango xasan ganay caafimadka iyo cimrigaba alle kuu dheeree
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 4 жыл бұрын
Aan ku saxo sxb. Xogtaada Qalad baa ku jira. heestii ugu horaysay ee Xasan Ganey Sameeyo waxaa qaada Sacaado Allaale. Waa heesta tidhaa Caashaqu Shafkaygii Hawl yari shuq ma iyidhi. Jaangoo baa laxanka saaray.
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Waa runtaa sacaada alaalena guursaday waxay ka wada mid ahaayeen K ooxdii general daa'ud ee ciidanka qalabka sida ee hargeysa laakiin dee horta sacaada alaaleba ma kuu garanayaan kuwani
@HolaFarh
@HolaFarh 2 жыл бұрын
Wa Wax nagu Cusub in Hassan Ganey Heesta ugu horeysay. Saciid alale Waxaa laga yaaba In heesta Jaangow Laxan iyo Erayaba Ka Caanbaxday. Heesta Gabadhu Qaaday. 2 Heesba waa Macquuul
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 4 жыл бұрын
Masha Allah Cumar Seerbiya Thanks bro
@amiin827
@amiin827 2 жыл бұрын
Allaha kuu naxriisto
@dhiblaawemedia8538
@dhiblaawemedia8538 4 жыл бұрын
Axyaa fanan mulaxan Kabanle eebe naxariistii jano allaha ka waraabiyo halkaan waxaan ka salamayaa saxiibkey Arafaad oo wiiilka uu dhalay fananka
@abdirahmanahmed7132
@abdirahmanahmed7132 4 жыл бұрын
Waad mahadsantahay heesaha taariikhda leh ee barisamaadkii , Waxaad raadisaa hees wadani ah oo qaadey Cabdi caafimaad
@libaankulusheikh224
@libaankulusheikh224 3 жыл бұрын
Mashaa alaaah alaha inaxariiisto
@libaankulusheikh224
@libaankulusheikh224 3 жыл бұрын
As an wadani wadan wadani mareeeg guild gull guiur
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 8 ай бұрын
Daalinbaana qabsaday, diintii dabaduu u ragay , culimadii daldalay, degalkii lakalu guur qaarba meel bay dantu ku ooday, khaatumaa u danbayso, haday iilkii duwanayeen.
@tmmohamed1920
@tmmohamed1920 4 жыл бұрын
Ilaahay haunaxariisto
@bursadaayelado1720
@bursadaayelado1720 4 жыл бұрын
Wlhi heestan oo clear ah in badan ayaan raadinayey aleh ha ku sharfo omar serbiya ururinta suugaanta iyo heesihii qarnigii 20aad
@yassinmire8440
@yassinmire8440 3 жыл бұрын
Hassan Ganey heekan ma tirrin for sure
@ahmedbaashe9753
@ahmedbaashe9753 2 жыл бұрын
Old is gold 🔥
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii x.ganey laxankii iyo codkii a.n.jaangow
@fuaadgacmadheere7357
@fuaadgacmadheere7357 4 жыл бұрын
Sxb marwo maxaamed cabdi Heesaheedi bal soo ururi
@aaribraahin6119
@aaribraahin6119 4 жыл бұрын
Cumar salan saaxiib Allah yarxma Jango laxamiiste cajiibuu Ahaa Anoo yar hargaysaan jaar ahayn,waxaad kalood soo waraysataa gabdhii uu qabi jirey uu kabankana baray oo reer jabuuti ahayd sacaada Allaleh,inay wali nooshahay aan umalaynayo,saaxiib heesaha cida samaysay ,iyo cida laxanka saartay isku taxaluji,arintaas dad badan iyaa la ilaawey oo laxnada lahaa,waxaad kalood wareysasaataa Ustaad siciid harawo intuuna dhiman plz.
@cabdilaahishafeec2447
@cabdilaahishafeec2447 3 жыл бұрын
Xusuustii jaango
@JamalSharif-ze6gc
@JamalSharif-ze6gc 8 ай бұрын
❤ mashaa Allah
@Garaad1000
@Garaad1000 4 жыл бұрын
Cumar seerbiya hadda kadib heesaha oginal kooda soo gali ee musica caadigaa leh naga dhaaf marka dambe ee kabanka lagu qaaday
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 жыл бұрын
Hal hees ayaa Ka horaysay oo Gabadh reer Jabuutiyana qaado Sacaaada allale Balse Jaangoo ayaa laxanka saaray
@hassankulmiye9717
@hassankulmiye9717 Жыл бұрын
Heestan waxaa sameeyay Cali Diiriye Cigaaal cali gaab hubsada sxbo yaal heestan ma sameyen Xasan X Claahi xasan ganey.
@heersare8314
@heersare8314 5 ай бұрын
Waa heestii labaad ee xasan ganey
@nurabdi5180
@nurabdi5180 Жыл бұрын
waa hees ay arwaaxdu isku dhex warsanayso
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Xaasadii bahyar.iyaa
@naasirosmanali2694
@naasirosmanali2694 3 жыл бұрын
FAFLAN OMER SEERBIYA WAXAAD ADIGOO MAHADSN II RAADISAA HEES AAN AAD U JECLAA MIDHAHEEDA WALOW AY KACAAN AHAYD HADANA MIDHAHEEDA & LAXANKEEDA MUSIC AYAAN AAD JECLAA, KACAANKEENAN NOO BAAQEE BARAKAYSAN HANOO LAADOO, BEESHAA HAYAANKIYO BULHANKAASI WUXU YAHAY .... BARATAMAAYA WEEYAAN ...... midhaha heesta waxbaan ka tegay lkn intaasi ayaa lagu garan karaa .
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Love
@abdullahiabdi9653
@abdullahiabdi9653 4 жыл бұрын
Waxaan umalayn heestan waxaa sameeyay abwaan Maxamed Nuuur Shareeco saasaan jeclahay
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 4 жыл бұрын
Waxaa leh Xassan Xaji Abdullahi Xassan Ganeey.
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 3 жыл бұрын
Xasan xaaji Cabdullaahi (Xasan ganay) ayaa lahaa miraha laxanka iyo codkuna waa axmed nuur (Jaangoow)
@goobsanmediainc7163
@goobsanmediainc7163 Жыл бұрын
Ahmed Nuur Iidow Abtiile (Jaangow ) Alla Yaa raxma😢
@ahmedsahal3795
@ahmedsahal3795 4 жыл бұрын
Ahmeth Nour Jangow Leggend
@yayature4490
@yayature4490 4 жыл бұрын
Intana maku jirtaaa lejen labo maahan🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@mohamedaden7960
@mohamedaden7960 4 жыл бұрын
Ishcalaa hees
@sakariyefarla6467
@sakariyefarla6467 2 жыл бұрын
Heesti
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Soohishiya kadib iikaliya yaayirahdo somali yaman gaan iyo ninki nagaha gaday jilib talajoyinka yasameyo ubadan shekada odayasha nafasax aadweydisatan makuledahay wax mayeey soohishiya dub madowayal caradhowey ilen waba adiga ismig mamagen dunusiya ma aden midibkuwa sidweyan qasaye aalashortay
@naasirosmanali2694
@naasirosmanali2694 3 жыл бұрын
Heestan aad & aad baan u jeclaa, midhaha Heesta yaa leh talow?
@cabdiqaadircirro228
@cabdiqaadircirro228 3 жыл бұрын
xasan ganay wll
@alihassan-gz8zh
@alihassan-gz8zh 2 жыл бұрын
darrwishki xaguu idigo rogtay waa suaal meesha ku jirto
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 2 жыл бұрын
Janatul naciim bay ku wada jireen laakiin daraawish janatul farfaws bay u diga rogteen fardawsbaana jano ahaan saraysa
@alihassan-gz8zh
@alihassan-gz8zh 2 жыл бұрын
hees meel ayaad umalaysa inay wax ku jiraan waa digarogashadi darwiishka
@diegoluccarelli572
@diegoluccarelli572 3 жыл бұрын
Ciao vero che Belllo 😚
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 жыл бұрын
AUN
@kalifayoussoufdjama9559
@kalifayoussoufdjama9559 3 жыл бұрын
Kalifa youssouf djama
@baarliinabdulqaadir8900
@baarliinabdulqaadir8900 4 жыл бұрын
Ruunti heestna aan u jclhy
@qataraxmedcabdulahi4955
@qataraxmedcabdulahi4955 2 жыл бұрын
Asc
@yusufwarsame1802
@yusufwarsame1802 3 жыл бұрын
3
@jakaakoosofficial2676
@jakaakoosofficial2676 4 жыл бұрын
Sxp waxaan kaa codsanaa heesta mar hadaan daljira ahay u diyaara cadawgiisa ee uu ku luuqeeyo salaad derbi sxp hadaad heleyso soo gali waa hees wadani ah
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Rooraayaa ku luqeeya
@mohamedaskar6075
@mohamedaskar6075 3 жыл бұрын
Woow allow sugaanta noo dhowr . Thanks bro.
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
Ereyada maxamed nuur shareeco
@CSeerbiya
@CSeerbiya 2 жыл бұрын
Shareeco shaqo kuma laha heestan
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
@@CSeerbiya cumarow ku laabo taariikhda heestaan sxb
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 2 жыл бұрын
WAXAAN MIYAA SHAREECO SAMEEN KARAA IYO ABWAANADA QAARKOOD WAA KU SIDEE SXB
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
@@axmedcsalaan6005 armaada aqoonba sxb
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 2 жыл бұрын
@@mahaddirirgeesood9556 Hadde amaad dhihi rabtaa shareeco ayaa xasan ganay la meel dhigayaa
@alibadarheyf2001
@alibadarheyf2001 4 жыл бұрын
😐
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 2 ай бұрын
viking *(Wcb)2 bullring (eagle- eyed) vstv.
Heeskii (daljirka ) AUNtee codkii dahabiga ahaa Axmed nuur jaango💥💯
11:41
Orignal Heesta Daljir iyo Axmed Nuur Jaangow
10:19
Mawlid Ali
Рет қаралды 1,2 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 34 МЛН
*Axmed Nuur Jaango ihn & Sahra Ileeye ihn l Lahanshada
10:25
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 70 М.
DAAWO  ABWAAN KAADHEERE (HUDHUD AYAAN CUNAY OO CODKA II FURAY.)
10:48
Wareysi: Fanaankii Maxamed Xasan Barow
29:56
SAAB TV
Рет қаралды 12 М.
Qisada heesta Yufle  ee Kinsi Xaaji Aadan qaaday
9:59
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 63 М.
Hadii samir wax lagu helo SAALAX QAASIM IYO KHADRO DAAHIR
12:14
𝕊𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚 𝕓𝕠𝕪 𝕝𝕪𝕣𝕚𝕔𝕤
Рет қаралды 287 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН