@@abdirahmanhooyo2769 lkn luqada u kuso qorey aya ah mid somaliyeed hadalka na ayaga ayu ku socda o kaligoda fahmiii kara
@amiinhaibe4 жыл бұрын
Yuhuuda illaahoow soo hadee adiga ayaa hadeeye ahe🤲
@ahmeddhahir72934 жыл бұрын
Fantuuqas Somali ayu yaaala 😅😅😅😅🇸🇴😍Sxb Waa sir 🤣🤣🤣🤣
@Aragsan1925 ай бұрын
@@ahmeddhahir7293 hhhhhhh
@AhmedIbrahim-j9w4 жыл бұрын
Sxb jaalut kay yuhuudu la dagalamaysay weeye Daalutna waa hogamiyihi yuhuda looso saray إن الله قد بعث لكم طالوت ملكا Ciidamada daalutna waxa ka mid aha nebi dawud oo dilay hogamiyihi jaalut ee yuhuda kaso horjeday فهزموهم بإذن الله وقتل داوود جالوت Nebigay utagena waa nebi ka danbeyay muuse cs shamwiil lagu sheega magicisa Suratu baqara ayadaha 246 illaa 251
@cabdookaasim95924 жыл бұрын
Nafa hansii sxb
@bisharhaji48294 жыл бұрын
011
@kaviahmed43003 жыл бұрын
@@zaniratiger6934 ان الله قد بعث لكم طالوت ملكا weeye wll ayaada iskasax 🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@somalitiktok324 жыл бұрын
*Hadad si farxadeysan ku ciiday like ta haila dhaafina*
ماشاء الله تبارك الله تبارك الله تبارك الله تبارك الله تبارك الله تبارك الله تبارك الله تبارك الله تبارك الله تبارك الله تبارك الله تبارك الله تبارك الله تبارك الله تبارك الله تبارك الله تبارك الله تبارك الله تبارك الله تبارك الله
@sharifsocdaal774 жыл бұрын
Xoogaa qalad yar ayaa ku jira muuqaalka boqorka loo dooray yahuuda inuu hogaamiyo jaaluud ma aheeyn ee daaluut ayuu ahaa jaaluutna nin gaala ayuu ahaa oo boqorkii gaalada ayuu ahaa halkaa inaga sax mahadsanid
@maxamedcade82944 жыл бұрын
Masha Allah eid Mubarak
@maxamedcade82944 жыл бұрын
Masha Allah wll horusoco noosoobadi Qisooyinka eid lamid ah inshaa Allah
@daarulshareecah.71434 жыл бұрын
Walaale jaaluud ma ahan hogaamiyaha wuxuu ahaa daaluud. Jaaluud waxa uu ahaa mulxidkii uu nabi daud cs uu qaarajiyay isla dagaalkaas. Marka halkaas unbaa sixid ubaahan sida kale manshalaaah soo badi casharadan oo kale
@khaliifkachannel93954 жыл бұрын
Sxb jaalood maahan ee waa dhaaluud waaye iska sax fadlan
@mahadabdikani80874 жыл бұрын
Maanta production waan ku xidhnahay wax badanoo fiicana waan ka faaiday waxaan ku bogadaaniyaa gudoomiyaha anaaga production horosocod iyo guul
Walal qisadaadan waxbadanba ka khaldan ee tafsiirka quraanka kariimka dib ugu laabo Jaaluut isagu wuxu ahaa kii hogaaminayey ciidankii camaaliqada ee reer bini israaiil kasoo horjeeday waxana ubaxya nabiyu laahi Daauud cs isgana dilaaya ciidankiisuna si xun bay ujabayan sanduuqan oo tabut uyaqanyna oo ahaa saddex sanduuq oo isku gudo jira dahabna ka samaysan saa sheegtay marka laga dhaco reer binu israaiil sooma ceshanayn ee waxa laga helaya hogaamiyaha ayy doonayen inuu unoqdo hogaamiye balse ay diideen oo ay dhaheen malaha nasabkii bqortiinimo gurigiisa ayy ka helayn si Alle ugu cadeeyo inuu yahy Hogaamiyahoodii Daaluut qisada Dib ugu laabo walal
@naemasaid54904 жыл бұрын
walakey waa mahadsanid sodhawoow brother
@zulthaanxaliye24024 жыл бұрын
Ustaad qisada jaaluut iyo daaluut noosoo tabi ama nooga soo sheekee
@bigshowofficialchannel43664 жыл бұрын
Asxabta plz like igu soo fardhiya ,❤️❤️❤️
@maryamaahmed19864 жыл бұрын
Mesha shush 27th fcn chi the end 4😘😡❣❤
@hassanyasinali61834 жыл бұрын
Waxaanka codsanaynaa ayaaatka inaaad soo qaadato hadii kalle sheeko ayay noqonaysaaaa
@abdikadiromar69553 жыл бұрын
Asc wll jaaluud ma ahayn ee waxuu ahaa dhaaluud
@hamseyuusuf89644 жыл бұрын
Eid mubark
@maxamedafdhuub57254 жыл бұрын
M.a wlle waad mahad santahay
@fatumaadan4139 Жыл бұрын
Soo badi wll❤
@yasiincusmaan30964 жыл бұрын
Thank you
@waligeymailoobo86514 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@halmansomali89124 жыл бұрын
Sxb jaaluut maahan ee waa daaluut
@barreyare72844 жыл бұрын
Horumar wacan anaga veve
@abdiraxiinabdalla72714 жыл бұрын
Santuqa cajiib badana tolow yaa i tusa wan qarsanlahaaye hada tabato wa dhimane la dhahay man taabteen 4 nin qada dhihilaha
@abdiqafaaryuusuf12874 жыл бұрын
#Jaaluut ma aha waa #daaluut ,#jaaluut qoomka la weerari rabey buu abaanduule u ahaaa, nabi daaud oo ciidanka daaluut kamid ahaana #diley
@mohameddahir41474 жыл бұрын
Asalamu Alaykum kubilow walal mcn inkasto aan kuhysta channelkan like Sara inta igu racsan
@ayuubmaxamed49944 жыл бұрын
Sxp barnaamijka waxbaa ka qaldan ee dib udhageeso
@abdulwuduudm13614 жыл бұрын
Maxa ka qaldan zhp 🤔
@Makaran_Yuumbi4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@sumeya68494 жыл бұрын
Waxa noso tabisa ninka david wood plz
@Ama-ob1cx4 жыл бұрын
Ninka christanka ah ee waliba diinta islaamka mar walba wax ka sheega mxd barashadiisa ku falaysaaaa?.
@sumeya68494 жыл бұрын
@@Ama-ob1cx maxa ka gly adi
@Ama-ob1cx4 жыл бұрын
Waxba igamay galin.
@siyadkahin74484 жыл бұрын
Madsnid ina sheekh walal waxan jeclanlaha inaad wax nogaa faidayso masoniyadan la sheegayo iyo ibis iyo yuhuda waxan ka dhexeya bugag badan ba laga qoray ee madama aad janalda logu jecelyahay aad ku jirto dad badana kugu xidhan yihin somaliduna waxba ka aqoon masoniyada bugag yutub ka hadlaya arkay ee noga wada faaidee mad sanid