Kaftanka Siyaasada 501 oo aad u xiisabadan

  Рет қаралды 44,939

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

Күн бұрын

Kaftanka Siyaasada 501 oo aad u xiisabadan

Пікірлер: 208
@AwoDheerOmar
@AwoDheerOmar 2 ай бұрын
Studio aad u quruxbadan baad fsdhiisateen maashallaah halkaa kuwada
@saidabdallah1048
@saidabdallah1048 3 ай бұрын
Weriye Cali Xaraare waan ku salaamay si kal iyo laab ah
@yaayow3374
@yaayow3374 3 ай бұрын
Mashaa-allah, that was very funny about wadaadada, I like it. Thanks Bulshada kaftanka Siyaasada.
@mohamedhussein634
@mohamedhussein634 3 ай бұрын
Ali Xaraare waad naga qolisiisay Guuleyso Guuleyso Guuleyso.
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 3 ай бұрын
Wac Ali xarare & yasiin Ali xarare wa shidan yahay Tariikh qadiim ah So dhaw ali 🎉🎉🎉🎉🎉 Mahadsanidin
@fahm3d88
@fahm3d88 3 ай бұрын
Soomaali Allah is jeclaysiiyo waxaan nahay walid iyo walaalo
@aliderie4978
@aliderie4978 3 ай бұрын
Viva all keep going somalian american😂😂😂😂😂😂😂😂❤
@LibaanAli-e8w
@LibaanAli-e8w 3 ай бұрын
waan idinsalaay saxaafiyiinteena waaween ali iyo yaasiin dadka soomalilan aan uduceeyno waxeey ubaahan yihiin quraan saar aan ugu deceeyno in eey arkaan waxooda iyo waxeey umada soomaalid kamudanyihiin
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 3 ай бұрын
Salaansare Ragan somaliyeed ee aan jeclahay in aan dhageysto. Somaalidu waa dad xun. Waa 32 sanno , waxay is xasuuqayaan oo iscaaya yaan dariskiina wey caayayaan.subxaanallaah
@SuperExcuse
@SuperExcuse 3 ай бұрын
Odaygaaga lee jeclow 😅
@Abdikanijibril
@Abdikanijibril 3 ай бұрын
Derisku aad sheegeyso waa kuwee oromo fowqal oromo
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
​@@AbdikanijibrilOromo waa qabiil Muslim leh xushmeeya
@Abdikanijibril
@Abdikanijibril 3 ай бұрын
@@superfun1819 kala badhna waa gaalo xisaabka ku darso
@asadmaxamuud4424
@asadmaxamuud4424 2 ай бұрын
Lkn umad dhan oo gaal iyo muslim marka maxaa kugarsiiyy​@@Abdikanijibril
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 3 ай бұрын
Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤❤
@kediyemedia6353
@kediyemedia6353 3 ай бұрын
Aqoonsigii Somaliland is coming❤ Somalia Al Shabaab ayaa la wareegaysaa
@AbdirahmanSugulle
@AbdirahmanSugulle 2 ай бұрын
Waxaan aad ula yaabaa, Soomaalida maxay u jecel yihiin MUSUQ-MAASUQA , iyo dhac iyo Boob. Waa dad ay dhibto iney jidka toosan wax lubraadsadaan..Subxaana Allaah!!
@AbdiAbdirahim-pf2fz
@AbdiAbdirahim-pf2fz 2 ай бұрын
Thanks cali
@baladomar7798
@baladomar7798 3 ай бұрын
Ali iyo Yaasiin’s salaan sare Iyo yaasiin oo sooxiirtay oon dhagihii dhee dheeraadeen
@abdikadirmuse2595
@abdikadirmuse2595 3 ай бұрын
Kaftanka siyasada hanaloso badiyo I.a
@syusuf9063
@syusuf9063 2 ай бұрын
Waa waxa laga xumaado xaalad ka socota soomalida American jooga waxa lag xumaado😮😮😮
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 ай бұрын
Mahadsant cali xaraare ❤❤❤❤😮😮😮😮
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 3 ай бұрын
Somalidu was qudhun😢 waa ceeb socota
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 ай бұрын
Bismillaahi raxmaani raxiim yaarabi waryaarehee xagee loosocdaa war soomaaliyeey
@mahamednuurcabd573
@mahamednuurcabd573 3 ай бұрын
Mareykan ya gumeystay marka sxp
@mohamedabdullahi6418
@mohamedabdullahi6418 3 ай бұрын
Ali haraare sxb waad iga qoslisay runtuu mahadsanid
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 3 ай бұрын
Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist, Cali Xaraare, Bahda SATV, Iyo La Daadihiya Barnaamijka, Yaasiin Abuukar, Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan, Kaftan Xalaal Ah Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid Guuleyso Inshaallah
@calasyare1497
@calasyare1497 3 ай бұрын
Caliyow maxaa shegtay wad iska jartay human aya atahy 😊❤
@mop01-r4f
@mop01-r4f 3 ай бұрын
Ku saliya nabiga❤
@munahussein9687
@munahussein9687 3 ай бұрын
Asc akhyarta 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mohamedtecno5783
@mohamedtecno5783 3 ай бұрын
Wallahi gawadha Itopiaynka ah Hadal Xaqiiq ah ayay ka hadashay Somali Haday Damiir ledahayna Wa Waxay ku Mudowi lahayeen Billahi
@CaliShariif-er7ps
@CaliShariif-er7ps 3 ай бұрын
Muuse iyo inta racsani waywaalanyihen eecidnakama yeelayso insha alaah
@jirde1
@jirde1 3 ай бұрын
BARAKA B XABASH
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 3 ай бұрын
Alloow sahal amuuraha
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
Culumada Somali sh Jabuuti we . Somali kitaabka barta iyo siirada nabiga scw. Culumo somali are weak. Hayskuu xiriin Dagaal sookeye iyo sharciga gacanta kuqadato kafoogada Ethio somalia jooga sharci sii dhaafana
@raxmaumuzakariya
@raxmaumuzakariya 3 ай бұрын
Goormeen kabaxeynaa nacasnimada
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 3 ай бұрын
Sheikh waa 3 nuc Sheikh dolwad suuq murabi
@kediyemedia6353
@kediyemedia6353 3 ай бұрын
Viva Somaliland iyo Walaalaha Itoobiya
@maxamedalmaqzuumi668
@maxamedalmaqzuumi668 3 ай бұрын
Asc sh.caliyoow kaftanka waaba naga soo daahay asbuucaan waxaanba islahaa qadka may kabaxeen asbuucaan wanlaweyn ayaan kadaawanaynaa
@AbdiganiIbrahim
@AbdiganiIbrahim 3 ай бұрын
Asc waa kan habaarqabahani soomaali ilaahay. Hordhigay
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 3 ай бұрын
Walee wadaad waa nin😅😅😅😅
@MohammedAli-yw3hd
@MohammedAli-yw3hd 3 ай бұрын
سبحان الله War caliyoow yaasiinyare wuu gafaye toosi Wuxuu yidhi (BISINKA IYO BURDAHA!!!) waa shirkiye please usheeg
@amssaid9583
@amssaid9583 3 ай бұрын
Riwayada dalki hore lo odhan jirey.. old Somalia …. Metelyasha …: - Axmed madoobe Muse biixi Cash deni Xalimo xasan … Fadumo biixi … Different plays ; same riwayad …
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 3 ай бұрын
Kkkkkk kana mada dhabarka laguu saaraya
@HoumedAhmedyoussouf
@HoumedAhmedyoussouf 3 ай бұрын
Walaal nimo madhan looma baahna
@mohamedtecno5783
@mohamedtecno5783 3 ай бұрын
Dastuur miyay qawen kulaha Alla beerka 😅😅😅
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
Ethiopian Eri waa is gudan😊ereyga gaalo ahaynu kala di'in nahay dheh😊
@Farhia-q9k
@Farhia-q9k 3 ай бұрын
Ma adaa og inay is gudaan yaab badanaa
@AbdiganiIbrahim
@AbdiganiIbrahim 3 ай бұрын
Asc hadii ayrun katahay etoobiya ayaan. Diidaynaa. Maxayka dooneen. Turki
@aweysosman5122
@aweysosman5122 3 ай бұрын
Hg mark ay laheyd duunfaarhahow duunfaarka dhalay sax ayay ahayd somali waa duunfaar duunfaar dhalay ileyn duunfaarka damiir maleh somali waa duunfaar
@abdoulkaderwaisssigad5768
@abdoulkaderwaisssigad5768 3 ай бұрын
Cali Xararow JOOJII Shekada. DAGAL KUTALAGAL HUUB IYO MAAL SIYA.
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 3 ай бұрын
caliyow aan kuugu dare weydii sheekhow maansha alaah lacagtaan xagee ka shaqeysey anaguna aan ka shaqeynee waxuu ku leeyahay haadaa min fadli laaah
@mohamedguled7923
@mohamedguled7923 3 ай бұрын
ASC kaftanka siyaasada caawa kaftanbaa ka dhacay shiikhow kana madaa xabaraya hhhhh
@jamayasin2155
@jamayasin2155 2 ай бұрын
Xasan Sheikh dawladnimo ma rabo waxaana daliil u ah in uu wasiirka Arrimaha Dibadda u magacaabay nin loo Turjumayo
@nasserbin-amin9176
@nasserbin-amin9176 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Halgame334
@Halgame334 3 ай бұрын
NINKAN WEYNE BRORANAYA. WAS SOMALI IYO HOYADABA
@mohamednuradin7250
@mohamednuradin7250 3 ай бұрын
Ogaas cali waan kusalaamay, suitkaaga iyo midabkaagu wey isku qurxanyahiin, sidaa ku wad wll, waxaanse kuleeyhy waligaa haku labisan suitkii gaduudnaa, raga kuma haboona midabkaas. Iga hoo salaan sare,,,,,,,,
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk shiikha ninbaa helay
@sumrom4818
@sumrom4818 3 ай бұрын
Huuro
@AlladiPodcast
@AlladiPodcast 3 ай бұрын
Daacad bn u qoslay sheelada sheekha 😂😂😂😂
@cabdikariimsharmake5953
@cabdikariimsharmake5953 3 ай бұрын
Asc abti waxaan shay Ninka daawadey 499 waxaa i dhaafay 2 barnsmij ilove kftnk sysd
@Raho339
@Raho339 3 ай бұрын
Xasan Sheikh Mowdbaa Uugadhaw Biluuba Gaadhi Waayaa
@AnsaarCarbeed
@AnsaarCarbeed 3 ай бұрын
War diifkan ama siinkan aad sida caruurta aad cesheneyso horta iska siimi. War soomaliyeey cali diifle muxuu fiiqdaa la hayaa. War iska diifi/Siimi balo ku fiiqleysee.
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 3 ай бұрын
👍
@gedimohamed37
@gedimohamed37 3 ай бұрын
Cali xaraarow Yasin abuukar ha Kula shido barnaamijka
@principle6930
@principle6930 3 ай бұрын
hordhac heeso ah wanka helnay
@MuxiAdan
@MuxiAdan 3 ай бұрын
Kkkkkkkk😂. Walee😂 ben maaha. Shiiq majiro
@mahamedcade6982
@mahamedcade6982 3 ай бұрын
axmed wado wuu dhisay lkn kismayo madhafsisina😂
@rocky4066
@rocky4066 3 ай бұрын
Axmed madoobe waa gartii maadaama uu jubbaland ka waayey dad la dagaalami kara
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 3 ай бұрын
Meeshaas waxaa ka cadaatay raga soomaaliyeed ee madaxlaga dhigo in uu tuuugyahay 😢😢😢😢 wadankeeniina waxaa uu u dhaqaaaqilayahay waa tuugtaas dowladihii haday tshay maamul goboleedyadii. Hooyadii weyneed ee fedelaaka walee dadkaas aaqiro xageebay aadayaan
@keysedaddy8053
@keysedaddy8053 2 ай бұрын
Calow Ninkii yasin yare ahaa wuu cadaday siduu studio ga u yimid 😂😂😂😂
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 3 ай бұрын
Yaasiin qoslaaye😂
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 3 ай бұрын
Sawirka cali ugu horeeyaa waa markus jabhada ahaa
@Abdikanijibril
@Abdikanijibril 3 ай бұрын
Oromo fowqal oromo magaca iska soo bedel yaa xayawaan ka dhex bax soomaalida
@bakarkulow6312
@bakarkulow6312 3 ай бұрын
Arinta Badda Somalia, waxaa ka dabaalan kara dowlad han iyo qab leh sidii tii Farmaajo oo kale.
@soulehassan
@soulehassan 3 ай бұрын
Ali nin isfaanshay waa Ri' isnuugtay
@mohameddeeq4609
@mohameddeeq4609 3 ай бұрын
Caloo mahad sanid xogta qarsoon ee aad nala wadaagtid wali beryahan waad gaabisay ee soo dheeree sxb
@Adamhagler
@Adamhagler 3 ай бұрын
Ku quuso somali diid SNM wataa amxaaradi kusoo tuftay 😂
@zayaamad3080
@zayaamad3080 3 ай бұрын
Somaliland iyo Ethiopia way is ogyihiiin
@Abdikanijibril
@Abdikanijibril 3 ай бұрын
​@@zayaamad3080maxay is ogyihiin ma dhega la'dahay sowkuwa ku leh orod walaalahaa qabo waligey kuma aaminayee 😂😂😂
@zayaamad3080
@zayaamad3080 3 ай бұрын
@@Abdikanijibril it is only person that is bitter and is mad at Dr Abiye Ahmed. Isaga ayay ku xumaynsa. Annaguna waa fahansannahay
@YamaniMaxamed-j9s
@YamaniMaxamed-j9s 3 ай бұрын
Gaal walaal magalo dadka soomaalida hafhman lakin saaxiib bes bay diinta islaamku ogoshahay muslimkaa walaalo ah
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 3 ай бұрын
Ninka la dilay wa sanitor sanyare walalkii Khudbada wa run shekhu kuma dhaco inu ka hadlo afdubka qoladii ay dilen Kkkkk Mahadsanidin
@khaderMohamed1
@khaderMohamed1 3 ай бұрын
Wadankeenu wuxu ubaahanyahy dhalinyaro wadaniyin ah, kana qabta siyaasi dilaal ah an cidna udaneyneyn.
@khadarmohamed3322
@khadarmohamed3322 3 ай бұрын
muuse cod buu kusoo baxay😂😂 xidhibano ma dooran yaydana kama qaadi karto wax
@Naasirudiin
@Naasirudiin 3 ай бұрын
Editing ka hagaajiya
@abdigah5364
@abdigah5364 3 ай бұрын
تحيا صداقة الجوار الاخوية بين صومالند واثيوبيا
@Af-Ashmo
@Af-Ashmo 3 ай бұрын
@@abdigah5364 carabiga muxuu ahaa sxb somali ama amxaaro please
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
Nothing called somalinder 😅
@gedimohamed37
@gedimohamed37 3 ай бұрын
Yasin abukar Qosolka aduunka
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 3 ай бұрын
Gelle lle Ku qarb.schoolkan maxaad noogu furtay.hinaaso Ayaan bartay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
GABDHU AXDEY TAHDI ABEY WAA CADOWGYGAA IN AAN WADNKA K ERYAAN RABAA KOLKA WAA GABADH KU KACSAN DAWLADEEDA
@mohamedhussein634
@mohamedhussein634 3 ай бұрын
Qoslaaye
@suadfarah5701
@suadfarah5701 3 ай бұрын
Tan uma baahna takhasus, waxay ubashantahay in ethiopia lagu yiraahda ma hayno bad.
@zayaamad3080
@zayaamad3080 3 ай бұрын
Hassan Sheikh Hobyo ayuu la fiyaar yahay. Somaliland wuu xaasidaya kaliya
@HassanAhmed-jq3ed
@HassanAhmed-jq3ed 3 ай бұрын
Wadaad wa nin,wan qoslay walahi
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 3 ай бұрын
Somali iyo amxaaro weligeed col bay ahayeen nimankan somaliand ee amxaaro is leh walaalo ka dhigta bal amxaaro rabta dhulkaga iyo badaada miyaa walalka oo somali oo siyaasad un isku haysaan
@SAMAFALE3
@SAMAFALE3 2 ай бұрын
Ali iyo Yasiin anaga oo idin jecel ayan waxan idin lenahay Culimada yaan lagu fogaan Nabi Muxamed SCW ayee dhaxleyn ninka Sheekh ah maxaa u diiday in uu ganacsado oo uu shaqeysto
@jirde1
@jirde1 3 ай бұрын
SOMALIA IS LIKE A MAFIA
@axmedwaaberi1193
@axmedwaaberi1193 3 ай бұрын
Aniga waxaan layaabanahay Ithopia iyo inaga in aan bada kawada hadalno maxaa keenaaya?
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs 3 ай бұрын
Ali waa runta 😂😂😂
@wuppertal5219
@wuppertal5219 3 ай бұрын
Cali no qabyalad
@yusufhaji7059
@yusufhaji7059 3 ай бұрын
Culamada u kamid yahay Sheekh Caliwajiis waa calool shaqeystayaal, oo mushar kushaqeeya,intii u shacabka dulman u hiilinlaha ayu munaa fiqiinta shacabka dhiigoda dhuuqaya unoqfay Afhayeno.!! Allow shayaadinta nagaqabo. Aamin.
@AbdiganiIbrahim
@AbdiganiIbrahim 3 ай бұрын
Inakiisuna huteel but Ku leeyahay
@abdirizakesse364
@abdirizakesse364 3 ай бұрын
War Hooy Somalida USA IYO DIBADA OO DHAN IS ILAALAIYA. GUDAHA WADANKA WAA LAGU HALAAGMAY TUUGO EEX AYAA WADANKA BAABIYEY
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 ай бұрын
Meel ay soomaali Lug kul kuleedahay lama aamini karo Tusaale waxaa noogu filan Dalkooda siduu yahay.
@suadfarah5701
@suadfarah5701 3 ай бұрын
mahayno bad aad baadaan.
@Siga-k1f
@Siga-k1f 3 ай бұрын
Cali yow ribadu waa xaaraan lakin culimadu kama hadlaan ribada dawladu kabixinayso daynta ayrabto inay qaadato
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 3 ай бұрын
Somaliya waa loo tashaday gaalo utashatay
@hananoor3590
@hananoor3590 3 ай бұрын
Xabishada😂waxa la gudaaa 40 cisho Markii jiraa wil xabashiga Waxa kama tawaanid🎉 warsyso
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 3 ай бұрын
Ahmed modiobe kenya😂 iyo Ethiopia ayaa meesha ku hya
@GooniGoosadka
@GooniGoosadka 3 ай бұрын
Qawqawdiisa miyaa kusuu gaadhay qawdhanka wareersan. Waa qaar qaribanoo qurux mooda qawma luudka e.
@queenafrica8219
@queenafrica8219 2 ай бұрын
OMG 😢 😲 😱 SOMALIS ?.??
@fatimm8256
@fatimm8256 3 ай бұрын
Uhh
Kaftanka Siyaasada 527 oo aad u xiisa badan
42:56
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 21 М.
Kaftanka Siyaasadda oo aad u xiiso badan
33:15
Xogmaal Media
Рет қаралды 45 М.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,2 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 105 МЛН
Ali Harare iyo Sheekh Asuuli maxaa kala qabsaday.?
16:45
Xogmaal Media
Рет қаралды 47 М.
Kaftanka Siyaasada 526 oo aad u xiisa badan
30:23
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 43 М.
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 144 М.
Faadumiina iyo Mustafa Martin "Reer Waqooyi vs Reer Xamar"
1:00:16
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 13 М.
Noam Chomsky - Why Does the U.S. Support Israel?
7:41
Chomsky's Philosophy
Рет қаралды 6 МЛН
Kaftanka Siyaasada 525 oo aad u xiisa badan
40:13
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 52 М.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,2 МЛН