MiSS 27 GABDHAHA TEAM27 MIDEE UGU QURUX BADAN

  Рет қаралды 762,561

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

Күн бұрын

Пікірлер: 32 000
@MohamedAhmed-dx7wm
@MohamedAhmed-dx7wm 2 ай бұрын
Saamia model ku qurxoon sabbtoo ah 1. Waa high steelkeedu 2. Colorka ay dooraty waa perfect 3. Socodka iyo qaabka ay runwayga u marayso waa qaab model. Markaa saamia waaa ku habon tahay miss 27
@faizaladan8302
@faizaladan8302 2 ай бұрын
Qaba Dha isteel ma qabtee is yada uqu face qurux badan
@AminaIbrahim-t4e
@AminaIbrahim-t4e 2 ай бұрын
Kiki😊😊😊😊
@IstarMohamed-p1m
@IstarMohamed-p1m Ай бұрын
Dargaduut. iyoo. darca. daanka. Ayaaufiican❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤣🤣🤣🤣🤣
@BareBare-e8f
@BareBare-e8f 2 күн бұрын
Xnsieu❤🎉
@Dekkahabdi3
@Dekkahabdi3 2 ай бұрын
Aniga ahaan Kiki aya uqalanto sawabto ah badanki shurudaha tartamada quruxda loga qeb galo aye ledahy dhiriri jog iyo jamaalba we udhantahy mashllh Samia aya labaad sin laha socodkeda m.a wye❤❤❤ guul dhaman
@ajijonuur7578
@ajijonuur7578 2 ай бұрын
Kiiki Miss 27 definitely has my vote! Let's all come together to make her the ultimate winner. She deserves the crown! Let's show our support and make it happen!
@saamiyamuuse2189
@saamiyamuuse2189 2 ай бұрын
SAAMIYA one like inta doratay samia
@ishuuppe6569
@ishuuppe6569 2 ай бұрын
Miss 27 samiyo kaliya inta igo racsan like ha isarto
@HabiNuura
@HabiNuura 2 ай бұрын
Miss 27 samiyo
@HalganFaarax
@HalganFaarax 2 ай бұрын
Miss 27 samia🎉❤
@shadiaismail8752
@shadiaismail8752 2 ай бұрын
Samiyo ❤🎉
@XAMDAMAXAMUDYUSUFXAMDA12-jh6si
@XAMDAMAXAMUDYUSUFXAMDA12-jh6si 2 ай бұрын
@@ishuuppe6569 samii u qalnta
@Sacdia_siman
@Sacdia_siman 2 ай бұрын
Miss 27 waa samia ahmed
@jawahirjooyo6748
@jawahirjooyo6748 2 ай бұрын
Aniga ahaan Kii Kii baan guusha siin lahaa waayo Masha Allah jir dhisan oo qurux badan beey qabtaa iyo dheeri ama dhirir aad u qurux badan iyo dharkeeda oo isku darsaday elegant iyo classic👗 iyo Masha Allah waji qurux badan iyo makeup 💄 baaseeyay dharka. Waxeyna leedahay quruxda qalanjooyinka Somaaliyeed iyo waji soomaaliyeed oo qurux badan. KII KII AFCAD MISS 27👸🏻🥇🇸🇴❤️
@fatmasaid1923
@fatmasaid1923 2 ай бұрын
Kiiki is so beautiful and humble to be honest allhuma baarik and she was her self too like wax pretending ah dhan kuma jirin I love that wax kastoo sameenesid just be your self Gabdhahoo dhan way quruxoonyihiin waana gabdhaheena allhuma barik kuligood
@ZaprinaQueen
@ZaprinaQueen 2 ай бұрын
wakgu racsanhy kiki❤
@CrashiidMaxamed-bg2ny
@CrashiidMaxamed-bg2ny 2 ай бұрын
Miss 27 best model Samia Ahmad Qurux ❤ gaabni ❤ maskiinimo❤ daacadnimo❤ firfircooni❤ Aqlaaq❤
@AlmaasAbdi-n3k
@AlmaasAbdi-n3k 2 ай бұрын
M.a gabdhaha dhan wey Qurux badanyihiin Lkn ani ahan afar tan gabdho waxa miss 27 siin lahaa KIKI👑
@ZaprinaQueen
@ZaprinaQueen 2 ай бұрын
sax
@Hani-p3w
@Hani-p3w 2 ай бұрын
Kiiki wllhi wey ugu dheertahy wey dhuuban tahay wey dhex yar tahay face qurxan ee qabtaa samiya xita wey shidan tahy lkn wey gaaban tahay qofkii wax garada Kiiki u codeena wllhi lkn dadka qaar qabiil bba wada ani ahaanteyda Kiiki u qalanta miss 27👸❤️🥰
@DrsmalyunYousuph
@DrsmalyunYousuph Ай бұрын
Aniga samiya ayaa ixigta lkn kiiki ayaa qurxoon wllhi yadaana buuxinaysa shuruudihii modelka
@TaliyeShubka
@TaliyeShubka 2 ай бұрын
Codeynta aniga qabnaayo inta samia doorty like ha isaarti asad adugana inta ka garo inay samia qaady koibka
@XAMDAMAXAMUDYUSUFXAMDA12-jh6si
@XAMDAMAXAMUDYUSUFXAMDA12-jh6si 2 ай бұрын
Samii cawa caadi mah wlhi iyada u qalnlnta❤
@salahyare3384
@salahyare3384 2 ай бұрын
Gabadha darka red❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Drs.amirahAmirah
@Drs.amirahAmirah 2 ай бұрын
Samia iyada qalanta miss 27🎉🎉
@mahadali2632
@mahadali2632 2 ай бұрын
Kiki
@NasriinMubaarik
@NasriinMubaarik 2 ай бұрын
Miss 27 waa saamia ❤👸
@CadeXuseen-ph1jg
@CadeXuseen-ph1jg 2 ай бұрын
Samiya quruxbadana tahay runti 😊😊
@SundusaliSundusali-sj7fj
@SundusaliSundusali-sj7fj Ай бұрын
Samiya🎉😊
@xafsacadeey2822
@xafsacadeey2822 2 ай бұрын
Kiki aya u qalanta mss 27 waayo wey qurux badan tahay labiskedana wa qurux lkn halka wax ee saaid oga helay wa xishodka ine xishoneysaa ka daremay marka sii socodayna laguma qaban waayo weey xishoday ine gadaal ka xishoday iga jara dhahday camal an daremay❤❤❤❤❤❤
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 2 ай бұрын
Haa naag la qabo waaye kiiikii gadaal in loga qabto wa ceeb ninkeda arki karo
@AishoUud-y2j
@AishoUud-y2j 2 ай бұрын
Samia
@shugriali1439
@shugriali1439 2 ай бұрын
Madaama Amiira iyo Koko aysan ku jirin tartanka ileen ayagaa ugu body shape qurxan uguna labis shidan . Lkn Kiki she's stunning Mash Allah ayadaa u codeeyay Mss27 Kiki❤ Ladan kalsoonideeda wax loo dhiga ma jiraan she's so confident Mash Allah ♥️
@MoznaMohmet
@MoznaMohmet 2 ай бұрын
Ha kiki ayaa ugu qurux badan walhi Wana naag dheer ama ladan waa hadi ay codeen tahay quruxana garan maysan ee😂😂😂😂❤❤❤kiki she is beautiful girl 💯
@MaxamadWali-ou8px
@MaxamadWali-ou8px 2 ай бұрын
Kiki ayaa udooqayaa aniga dhankayga sababtoo ah waa Gabar dheer oo joog leh hadana dhaxyar lugahana aad usoojiidanayso dhererka dhaxda jooga iyo dhamaan jitkeeda isla siman yihiin waa qofta ugu qalanta sababtoo ah quruxda kaliya inaad cadahay maha waa waxa aan qoraalka hore kusoo sheegay yeah mss team 27 waa kiki afcad ❤❤❤❤❤❤
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 2 ай бұрын
Dherer muhiim mha muhimada wa qabka smeyska model mtahy socod weji iyo jidh
@abdirahmanfarahabdirahman164
@abdirahmanfarahabdirahman164 2 ай бұрын
Miss 27 Kiiki🎉🎉🎉🎉
@WardaMohamoud
@WardaMohamoud 2 ай бұрын
@@tazniimhupii8266muhiim waye wlhi in model
@UmuXasan-yx3xs
@UmuXasan-yx3xs 2 ай бұрын
Kiki wajigaa laga qurxoonyahay
@BaarliinAadan-kv9rv
@BaarliinAadan-kv9rv 2 ай бұрын
Samia u qalanta ad iyo ad❤
@muhipomahamuud7323
@muhipomahamuud7323 Ай бұрын
Horta kuli wey uwada Qalmaan Balse Anuu Samia Ahmeth Saarayyy.. Run Aahntiii Waa Gaper Boqorada Iyada Haloo Cumaa mado Gys ❤🎉
@sunaarimahamed9473
@sunaarimahamed9473 2 ай бұрын
Gabdhaha oo idil wey shidanyihin lkn KIKI ugu style qurxoon Kiki siin lahaa❤️❤️
@ayaanmoh6846
@ayaanmoh6846 2 ай бұрын
KIKI MSS 27 ayan siyay ani bcs wxksta way dhamystirtay hal wax oo ka dhiman ma jirto. secondly samiya msh allh dhmntina😊❤
@Hodan__cadeyy
@Hodan__cadeyy 2 ай бұрын
Team 27 amira sida really ga uvu qurux bada. boskeda cid buxin karta majiro but hada gabdhaha utartamaya miss 27 waxa ugu qurxan kiki dhan walba style labis jir socodka feceka qabka ay uistagayso model waye wlhi miss somali xita walodorana haday ka qayb gasho kiki ani ahan kiki aya codka siyey 🎉
@AbdiwaliSiciid-e4x
@AbdiwaliSiciid-e4x 25 күн бұрын
Saamia Ayaa uqalanta waayo labiskeedu wuu shidan yahay waana qof dagan maashalah tabaarakal laah❤😍🌹sidaa Okale waa gabadh xishod iyo sharaf ale siiyaay by by samia
@inaahmed3734
@inaahmed3734 2 ай бұрын
Kiki waxay iskudarsatay wixi lagaraby nag kastoo models noqonkaryaa marka kiki ayan siin lahaa styl ka Quruxda iyo socodkana samia wainyaas shekadu😂😂😂😂
@HassanKeyfi
@HassanKeyfi 2 ай бұрын
In kastoo ay qurux badanyihiin dhamantood ani waxan siin lahaa MSs 27 Kiki inta igu raacsan like 👍
@zazamahmed7333
@zazamahmed7333 2 ай бұрын
Kiki ba ah miss 27 Sababto ah 1. Socodka 2. Jirka io dhirirka 3. Dreeska ahaa mid kuso baxya 4. Body language marllkey socoty. 5. Qabkey uga so baxdy qolka in.kasto an arkin si socodma F.G modelka wxa lgu qimeya dresska mkuso baxa sido kle body language marky socdan qosol lga rabo ilaa marka iatago smile yar side samesay cml Absualatly 10/10 waa siyay KIKI🎉🎉
@ZaprinaQueen
@ZaprinaQueen 2 ай бұрын
yes
@NaimaHassanAli2009
@NaimaHassanAli2009 2 ай бұрын
Qaf u codey aa lagu dhahay moyee cawaad laguma dhihin adi😂
@RahmahassanQuruxsan-wq5tq
@RahmahassanQuruxsan-wq5tq 2 ай бұрын
Ĺadan❤
@Sabriinaaaaa
@Sabriinaaaaa 2 ай бұрын
Mss 27 waxa ucudeyna Samia ❤
@abdirahmanfarahabdirahman164
@abdirahmanfarahabdirahman164 2 ай бұрын
Kiiki🎉🎉🎉🎉🎉😊
@SundusIssa-c7d
@SundusIssa-c7d 2 ай бұрын
Samia ❤❤❤❤ is the best and beautiful girl she is Mss team 27❤❤❤❤❤❤😊
@SahraAli-c1u
@SahraAli-c1u 2 ай бұрын
Miss 27 waxaan u codeeyay Kiki, team Kiki Like halkaan wada saara.
@Doodaye
@Doodaye 2 ай бұрын
Amiish
@shadiyaabdullahiali
@shadiyaabdullahiali 2 ай бұрын
Miss 27 gabdha uqalanta waa kiki wayo jirkeda wuu siman yahy mida kale dharka Ee xirtay qurux 💯 Insha Allah guul ku rajenaa inta igu racsan kiki like❤
@abaabala
@abaabala 2 ай бұрын
Kiiki ayaan ucodeyay. Masha Allah gabdhaha kuli 😎🥳🥳🥳
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 ай бұрын
Wlhi gabadha la yiraahdo saamiya ayaa Kaga mudan aragtayda xata Qaabka ay u soconeysa Cajiib ah 👸 👑
@sususiman5356
@sususiman5356 2 ай бұрын
Kiki aya uqalanta qurux dhirir iyo jir siman Miss inta laga rabo dhan ayada ah m.a❤
@hoodoahmed8137
@hoodoahmed8137 2 ай бұрын
Inkastooy gabdhaha wada qurxoknyihin anu kiiki ayan siiyay mss team 27🎉
@qalbitajir7125
@qalbitajir7125 2 ай бұрын
Aniga xita kiki siini lahaa ❤
@NashaadSaciid-h5y
@NashaadSaciid-h5y 2 ай бұрын
Sax
@cabdiraxmaanIbraahim-u7k
@cabdiraxmaanIbraahim-u7k 2 ай бұрын
Aniga xitaa kiki🎉❤❤❤
@designersalwa347
@designersalwa347 2 ай бұрын
Same
@yasiinyuusuf9768
@yasiinyuusuf9768 2 ай бұрын
ladan
@deeqsanmahad6998
@deeqsanmahad6998 2 ай бұрын
Style qurux dhirir joog intaba waxaa usidato kiki inta igu raacsan one like 👍👌🎉😊
@MustafaCali-mr6pj
@MustafaCali-mr6pj 2 ай бұрын
Kolay quruxda waloo kala dhashay Kiki intii raacsan love ka isara😂❤❤❤
@simanabdalla4211
@simanabdalla4211 2 ай бұрын
Miss27 xaqiiq hadii larabo waxaa ugu qurxoon Kiki sababtoo ah jir ahaan,dhirir style labis iyadaa isku darsatay Mashallah
@Ileysxasan53
@Ileysxasan53 2 ай бұрын
Omgg quruxda koko iyo labiskeda inta kaheshay😭😭❤💕😩
@BakarmohaBakar7
@BakarmohaBakar7 2 ай бұрын
Inkastooy gabdhaha wada qurxonyihin anu Samia Ayan siiyay mss team 27❤🎉
@CabdShakuur-f7r
@CabdShakuur-f7r 2 ай бұрын
Masha allaah allaha kuxafido abaayo mcn aqlaaq iyo xishood intaba gabar leh mss kiikii
@ifrahmaxmed3936
@ifrahmaxmed3936 2 ай бұрын
Miss team 27 wxn sin Lahaa Samiya yaa igu raacsan 👍🏼👑🥰
@hamdaabdi1981
@hamdaabdi1981 2 ай бұрын
Saamia model ku qurxoon sabbtoo ah 1. Waa high steelkeedu 2. Colorka ay dooraty waa perfect 3. Socodka iyo qaabka ay runwayga u marayso waa qaab model. Markaa saamia waaa ku habon tahay miss 27🎉
@amalamuli376
@amalamuli376 2 ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan 😢🙏🙏
@nastehoahmed1354
@nastehoahmed1354 2 ай бұрын
Kiiki maashalah dhinac walba way ka dhisintay dharka quruxda stelka dhuubnida dhererka mazhalah iyada xaq u leg miss 27 ❤👸
@XamdiCabdulaahi-oz8dj
@XamdiCabdulaahi-oz8dj 2 ай бұрын
Haa wlh samiyo dad way tagran sas ugu codeyen ee kiikik ugu qurux bdn dhan walbo🎉❤
@adenshidane6562
@adenshidane6562 21 күн бұрын
Samiya ahmed❤❤ inta igu raacsan like saara❤❤
@NimcoMaxamed-c9e
@NimcoMaxamed-c9e 2 ай бұрын
Miss. 27 kiki waxa isku darsady qurux iyo labis iyo dherar❤❤🎉
@NimcoIlkacaz-f5c
@NimcoIlkacaz-f5c 2 ай бұрын
Saamiya socodka oo kaliya ayayba igu dishay Mss team 27 waxan rajaynaya inad iyada noqoto❤❤❤🎉
@farxiyafaraxsan7452
@farxiyafaraxsan7452 2 ай бұрын
Haa wlhi inama caadi maha
@marwamustafe8270
@marwamustafe8270 2 ай бұрын
Yess mss socod+Qurux🔥❤️
@XilwaqaaliQurux
@XilwaqaaliQurux 2 ай бұрын
Mashallah gabadha socoda ufadhiyo jirkedana wu qurxanyahay mashallah
@ahmedhaykalofficial9157
@ahmedhaykalofficial9157 2 ай бұрын
Caadi maaha Socodku
@mahadhasan
@mahadhasan 2 ай бұрын
Samiya
@laylatimayare1766
@laylatimayare1766 2 ай бұрын
Samiya waa popular and people like her which is fine MashaAllah Lakin Kiki deserves to be miss 27 because she has it all
@mama-kq3uy
@mama-kq3uy 2 ай бұрын
1000% correct ❤️ she is so beautiful kiki mashallah 😍
@FilsanYousufYousuffilsan
@FilsanYousufYousuffilsan Ай бұрын
Walahi waxa qurux badan samia aya dan door tay ❤🎉samia guul 🎉
@farxiyayusid7421
@farxiyayusid7421 2 ай бұрын
Inta samia siin laheyd miss 27 marka laga soo tago amiira❤🎉
@Najuush
@Najuush 2 ай бұрын
Inkstoo mss 27 ay thy amiira hdana afrta gabdhood eetrtamaya waxa siin lahaa kiki joog iyo quruxba waa lysku drsady👸❤
@MaxamedSurato-ss5dk
@MaxamedSurato-ss5dk 2 ай бұрын
❤❤❤❤q111111
@SharmarkeOsman-ig4wi
@SharmarkeOsman-ig4wi 2 ай бұрын
sax kiki inaba cadi mahan ilahay waa u udhameyey jog iyo quruxba 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🇦🇹
@sunshinef4679
@sunshinef4679 2 ай бұрын
Kiiki ayaan ucodeyay. Masha Allah gabdhaha kuli
@amalamuli376
@amalamuli376 2 ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan 😢🙏🙏
@CanabCabdulahi-hc5gw
@CanabCabdulahi-hc5gw 2 ай бұрын
Miss 27 ladan cidi❤ inta igu raacran love saara
@MonaMahmoud-om3er
@MonaMahmoud-om3er 2 ай бұрын
Inkasto ay wada quruxsan yihiin hadana anigu waxan u codeeyay miss 27 kiiki masha allaah✨️❤️
@ShamsoHussein-rs4rk
@ShamsoHussein-rs4rk 2 ай бұрын
Horta gabdhaha kalama dhacaan ljn Mss team27 wax siiye kiiki🎉❤
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 2 ай бұрын
Kiki ban siin laha dhirirka iyo hanaanka Kiki no1 ladan no2❤
@JeshuAbdi
@JeshuAbdi 2 ай бұрын
Amish quruxley wayeee wlh waa ika fogtahay moye xaskeyka kadikinii lahay ....❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HiboAli-co5ty
@HiboAli-co5ty 2 ай бұрын
Miss 27 samiyo ayaaa gabdhihii ku noqotay sidaa xidiguhu dayaxa uu daba socodan samiya Ahmed qurux iyo Intel isku dardatay ❤❤❤❤
@CumarCumarnuur
@CumarCumarnuur 2 ай бұрын
Wllhi kuli wee quxuxbadayihin ani ahaan miss 27 kiki inta igu raacsan 👍👍🥺🥺❤️‍🩹❤️‍🩹🥰🥰👸🏻👸🏻
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 2 ай бұрын
Sax kiki
@rahmashek6379
@rahmashek6379 2 ай бұрын
kiki ❤❤
@XasanAdan-s3w
@XasanAdan-s3w 2 ай бұрын
Asad anga ahaan waxa aan siin laha. Madama aysan Kala dhicin Gabdhaha oo Dhan. The number 1 miss 27 is Kiki❤👑
@SharifoHussein-w5f
@SharifoHussein-w5f Ай бұрын
Samia haloosaaro becaus iyada ayaa uku quruxbadam ❤❤❤❤❤
@sunaarimahamed9473
@sunaarimahamed9473 2 ай бұрын
Miss 27 KIKI siin lahaa labis qurux badan❤️❤️
@najmamaxamed5782
@najmamaxamed5782 2 ай бұрын
Mss 27 waxaan u dortey Samia wlhi waa 100 /100 🎉
@Hikmeeya
@Hikmeeya 2 ай бұрын
Samiya cumamadeeda lama haysan karo iyada mss team 27ah🎉❤
@ifraaxdagan1437
@ifraaxdagan1437 Ай бұрын
Mansha allaah all team 27 i loved lkn hadaan leys xaqireynin jir style joog iyo jamaal iyo naxariis geesinimo run sheeg aniga ahaan waxaan siin lahaa Kiki wlhi wey mudan tahay 🎉 haloo cimaamado Kiki 💯
@ibaar2
@ibaar2 2 ай бұрын
Samia Ahmad baan siiyey codkeyga 👍 Xaga socodka laafyaha, tilaab qaadka, jirka iyo lebiska intaba waa one star 🌟
@mohamedAbdi-ll7sc
@mohamedAbdi-ll7sc 2 ай бұрын
Miss 27 aniga waxan kadigi laxa samia inta iguracsan show me your likes
@Munadalac
@Munadalac 2 ай бұрын
Samiya wey gabantahay wejigane kiki kaqurxon kanadher marka kiki number 1 ah Samia 2 waye
@adontiialle2748
@adontiialle2748 2 ай бұрын
Wooow samia samia sami mss team27 samia samia samia samia iyada uqalnta inkasto gabdhaha dhan yihin hadana samia ucodeyay
@BaarliinAadan-kv9rv
@BaarliinAadan-kv9rv 2 ай бұрын
Samia u qalanta ad iyo ad
@MalyuumXusein
@MalyuumXusein 2 ай бұрын
Samia uqalantaa waa sax
@DahabmahadDahabgamadiid
@DahabmahadDahabgamadiid 29 күн бұрын
Team samiyaa isoo racaaa❤❤
@edabsansidihoyadeed704
@edabsansidihoyadeed704 2 ай бұрын
Woow Kiiki style nagu garaacday hadaa lees xaqireeynin Kiki waaye miss 27 🎉❤xitaa waxay noqon kartaa miss Somalia hadii meesha qurux lagu tartamaaye
@AnizamohamedAnuusheyyy-bh6if
@AnizamohamedAnuusheyyy-bh6if 2 ай бұрын
Inkasto gabdhahena team 27 ay kala dhacin waxan sin lahaa Kiki afcadd inta igu racsan like cos dhirirkeda io labiskeda waxa dhan wuu is kenayy m.a guul kiki❤️‍🩹👏👑
@AnfacMahamed-cz6dj
@AnfacMahamed-cz6dj 2 ай бұрын
Kik guul
@cabdiraxmaanIbraahim-u7k
@cabdiraxmaanIbraahim-u7k 2 ай бұрын
Kiki afcad mss 27 ❤❤
@ZaprinaQueen
@ZaprinaQueen 2 ай бұрын
yes 10/10
@abdirahmanfarahabdirahman164
@abdirahmanfarahabdirahman164 2 ай бұрын
Been maaha waa Kiiki 100%🎉🎉❤❤
@IqraileysInaahmed-gb1oi
@IqraileysInaahmed-gb1oi 2 ай бұрын
Kiikii
@wllsimba8451
@wllsimba8451 2 ай бұрын
Gabdha ugu quruxda badan Team 27 Miss Kiki Number one is the best ❤🎉 Congratulations Kiiki
@SahroBadmaceye
@SahroBadmaceye 2 ай бұрын
Masha allh gabdhaha kalama dhacan allha idin xifdiyo dhamantin waxan siin laha kii kii ❤
@fadumafadumasahra
@fadumafadumasahra 2 ай бұрын
Miss 27 kiki ayan wataa inta kiki wataan is mujiya 🎉🎉🎉
@cabdiraxmaanIbraahim-u7k
@cabdiraxmaanIbraahim-u7k 2 ай бұрын
Mss 27 kiki🎉
@Ayaansaid-g5l
@Ayaansaid-g5l 2 ай бұрын
Kikii
@mama-kq3uy
@mama-kq3uy 2 ай бұрын
miss 27 kiki ❤️ she such beauty 😍😍
@Aziiza_A
@Aziiza_A 2 ай бұрын
Kiki❤
@DeeqoDagan-gj6js
@DeeqoDagan-gj6js 2 ай бұрын
Mss 27kiikiii🎉❤
@xidigtaxamar5321
@xidigtaxamar5321 2 ай бұрын
inta kiki wadato like isaara👍🏽
@Bisharo-s1p
@Bisharo-s1p 2 ай бұрын
Ladan cidi
@bisharolat6513
@bisharolat6513 2 ай бұрын
For me Kiki is my number 1bt she has to improve on her walking style My number 2 is Samia she walked like a model bt i dont like her dress My number 3 is Ladhan ciddi And my number 4 is Amish she is good as well bt she is in a hurry...after all this a competition nd everybody has his own opinion thnx
@xidigahaofficial8281
@xidigahaofficial8281 2 ай бұрын
Kiki labiska jirka stylka dhoolacadeynta The best of all waa
@MunoMaxamed-u1m
@MunoMaxamed-u1m 2 ай бұрын
samia iyo Kiki bez ugu shedan gbdhaha miss ka qeb galaya lkn Boqorada👸 waxa uqalma Samia hala siyo inta igu raacsan❤👍😇
@amalamuli376
@amalamuli376 2 ай бұрын
Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan 😢🙏🙏😢😢😢😢
@kingdayah8400
@kingdayah8400 2 ай бұрын
Miss 27 Kiki Afcad Ayaan Udoran Laha Joog Hanan Io Lafyaba Sida Cadiga Dhirirkuna Usii Dheer Dhexyarna Wey Tahay Waa Tii Logu Tala Galay Inay Katartanto Miss Somalia🎉❤
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 2 ай бұрын
Yes
@anisaomarahmed5652
@anisaomarahmed5652 2 ай бұрын
Kiki aa caawo ushidneed ilaah runta nagu jecel anoo team samia ah ayaa ucodeeyay kiki
@abdirahmanfarahabdirahman164
@abdirahmanfarahabdirahman164 2 ай бұрын
Been maaha mss 27 Kiiki🎉❤❤❤🎉
@Shacni724
@Shacni724 2 ай бұрын
Kiki ayaa u qalanto miss 27 sababtoo eh waa naag dheer gabdhahana weey ka dhex muuqataa marka kiki ayaa u qalanto in madaxa loo saaro🎉❤
@MaxamedFilsaan
@MaxamedFilsaan 16 күн бұрын
Masha Allaah wey wada qurux badan yihiin
@xawo.mahamedaz9071
@xawo.mahamedaz9071 2 ай бұрын
Aniga wxn siyay miss 27 kiiki quruux❤👸🏻 one like team kiiki
@cabdiraxmaanIbraahim-u7k
@cabdiraxmaanIbraahim-u7k 2 ай бұрын
Kiki❤❤
@Juweriya.Warsame
@Juweriya.Warsame 2 ай бұрын
Yes kiki 🎉❤
@LeylaAbuu
@LeylaAbuu 2 ай бұрын
Samiyaaa❤
@SafiyoHassan-b1t
@SafiyoHassan-b1t 2 ай бұрын
Aniga waxn siyay miss 27 samia❤❤❤
@MoznaMohmet
@MoznaMohmet 2 ай бұрын
Labis quruxdi ma garanesa ee waa kiki runta rabi ba nagu jecel ee❤❤❤🎉🎉🎉
@MaanJamaal-mz5cp
@MaanJamaal-mz5cp 2 ай бұрын
Kiki inta igu raacsan like iso saara
@FaatumaMaxamed-r456
@FaatumaMaxamed-r456 2 ай бұрын
Horta gabdhaha dhan wey qurux badanyihiin m.a lkn Ani ahaan waxa is dhihi lahaa samia u qalanta inay miss 27 noqoto ❤❤❤
@MOHAMEDHASSAN-ts8yo
@MOHAMEDHASSAN-ts8yo 2 ай бұрын
Aduunka waxyaabaha aanan lagu mideesneen waa quruxda Team 27 we love you❤
@neimanura9583
@neimanura9583 2 ай бұрын
Miss 27 samiya Ahmed weyi cidi Igu racsan inkastoy kala dhicin gabdhuhu
@aasiyaosman8046
@aasiyaosman8046 2 ай бұрын
Hadii Amiira Laga yinaado iyada mss 27 Ahee Ani Ahaan Kiki Ayaa igula Labis Qurxoon 👸💕inta igula raacsan only like 👍
@Team27Amiira
@Team27Amiira 2 ай бұрын
Me❤❤
@Xayaat123
@Xayaat123 2 ай бұрын
Sidokle wllhi anigaba Kiki👑👸💕
@naciimmaxamed963
@naciimmaxamed963 2 ай бұрын
ani Waxaan Sii Lahaa Kiki ❤
@KikiT27
@KikiT27 2 ай бұрын
Me
@Ruminasaleebaaan
@Ruminasaleebaaan 2 ай бұрын
Amiiro qurux malahan wll koko dheh ani samia siin laha
@S.muse1
@S.muse1 2 ай бұрын
Miss 27 waxa u qalanta samiya way Stella ka socodka waxaba inkasto dhinaca labiska ay ku wada qurux bDan yihiiin Latin samiyan dortay inta igu racsan❤🎉
@BaarliinAadan-kv9rv
@BaarliinAadan-kv9rv 2 ай бұрын
Samia qurux stelka
@mahadhasan
@mahadhasan 2 ай бұрын
Samiya
@Faiza7101
@Faiza7101 2 ай бұрын
Miss 27 Samia weeye Mnsha allah
@NuuroNuuro-g4f
@NuuroNuuro-g4f 2 ай бұрын
Wallahi runta kahadashay❤❤
@IfraaxMuuse-hg8nq
@IfraaxMuuse-hg8nq 9 күн бұрын
Waxa ugushidan kiki iyo samia steelkooda iyo dhar kooda caadimaaha😮😮😮😮😮😮😮😮😮❤❤❤
@xafsoise7867
@xafsoise7867 2 ай бұрын
Kiki ayadaa sobuxineysa shurudaha dhererka styleka miss 27 iyadaa uqalanta🎉👏hablaha dan weyquruxbadnyihin m.a❤
@AbdizhakurTimoz
@AbdizhakurTimoz 2 ай бұрын
Saaamiya Ayaaa u qaLanta Mss 27 inta igu raacsan❤
@ifraxCabdi-b5i
@ifraxCabdi-b5i 2 ай бұрын
Miss 27 saaamiya ayaan siinay inta igu racsan ❤ harto
@calicabdulahi3929
@calicabdulahi3929 22 күн бұрын
All 27 MISS ❤❤❤❤MASHA ALLAH HABLAHA SOMALIYEED ALLAHA HA INO XAFIDO❤❤❤❤
@SHUKRIMohamatt
@SHUKRIMohamatt 2 ай бұрын
MSS 27 only Samiya inta igu raacsan, wxaana ku doortay balanta la oofiyaa inee thy sunadii nebigeena NNKH.....🤝🫶🥰
@xaredohish9841
@xaredohish9841 2 ай бұрын
Kiki aya uqalnto hadii ladaho model nimo waji qorqoran body shape,socodka m.a kiki ayan doran laahaa 🎉❤❤
@HaboonCumar-gv1ho
@HaboonCumar-gv1ho 2 ай бұрын
Kiki🎉🎉🎉🎉
@hamdajaamac1994
@hamdajaamac1994 2 ай бұрын
Samiya labiskeda iyo socodkeda iyo quruxdedaba ayada u qalanta mss 27 ❤
@SuldanoMohammed
@SuldanoMohammed Ай бұрын
Miss 27 waaxaa u qalma mss kiki❤❤❤😊😊😊🎉🎉hambalyo ❤❤❤🥰🥰🥰
@ziabeauty8830
@ziabeauty8830 2 ай бұрын
Samia outfit-keeda top weye❤️ Lkn runta fiicane kiki ba miss 27 ah inta igu raacsan like💕🥰
@rahma6970
@rahma6970 2 ай бұрын
Kiki ahaa u qalanto miss 27 sababto eh naag dheer gabdhanana week ka dhex muuqataa marka Kiki ayaa u qalanto in madaxa loo saaro❤👑🎉wan jeclan laha iney gulesto❤👑
@asiaabdi7777
@asiaabdi7777 2 ай бұрын
Me too walhi she is gorgeous 😘
@SaynabSiman-x2d
@SaynabSiman-x2d 2 ай бұрын
Mss 27 samiya inta igu raacsan👑
@SahalHussein-d2w
@SahalHussein-d2w Ай бұрын
M,a gabdhahena idilkood wey quruxsan yihiin lkn ani ahaan kikii ayn siiyey coda hore kan labadna samia👍
@apdalapoi9108
@apdalapoi9108 2 ай бұрын
Kiki ayaa uqalanta sababto ah waxey isku darsatey dhirir iyo joog iyo qurux runtii 👸❤️
@YusraAHMEDHassan
@YusraAHMEDHassan 2 ай бұрын
Miss 27 waxa uqalanta SAMIYO❤inta igu racsan🥰
@ANISOAniso-g4z
@ANISOAniso-g4z 2 ай бұрын
Miss Team 27 waxan sin lahay Kiikii inta igu racsan 👸☝️🤟😍
@NatouAhmed-mr4zn
@NatouAhmed-mr4zn 2 ай бұрын
Me too and ladan
@JeshuAbdi
@JeshuAbdi 2 ай бұрын
Amish qurux ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤. Asidow qoftaas iku Salan hatii kale. Deyna ayey kuwtahay❤😅 2:19
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 31 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
YAA DILAY XAASKIISA
30:21
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 1,5 МЛН
QOFTA UGU DAMBEYSO AYAA BOOQL DOOLAR KU GUULEYSANAYSA 5GAMES IN 1VIDEO
17:55