ASKARI XM AH OO DILAY MAXBUUS ISRAA'IIL | NETANYAHU MUXUU KA FAA'IDAY DAGAALKA GOBOLKA KA SOCDA?

  Рет қаралды 24,903

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@JamaalaxmadCabdi
@JamaalaxmadCabdi 2 ай бұрын
Wuusaxanyah askariga dilay suma walaahi wantageeray dila❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ gabigood
@halalpolice23
@halalpolice23 2 ай бұрын
Warbahanta somalida kuwa ugu fiicanbaad ku jirtaa
@SWAM-B
@SWAM-B 2 ай бұрын
hello my Muslim brothers im your brother from Jordan and i want to thank you for covering Gaza news , we have to stand togther during these hard times our prophet said (peace be on him) مثل المسلمين في توادهم وتراحمهم مثل الجسد اذا مرض عضو تداعى له سائر الجسد بالسهر و الحمى InshALLAH the Victory is close and our Palestinians brothers will win pray for Gaza
@mohamedalimc8016
@mohamedalimc8016 2 ай бұрын
Beenta jooji
@SWAM-B
@SWAM-B 2 ай бұрын
@@mohamedalimc8016 اي كذب ؟
@Somali12222
@Somali12222 2 ай бұрын
Ha gaaro xanuunka yahuuda ayagaba si tirabeel Ah ayeey u dileen shacabka ✌🏾✌🏾✌🏾✌🏾
@abdirahmanaden9069
@abdirahmanaden9069 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤ manshallh walkay
@ubahsiyad6810
@ubahsiyad6810 2 ай бұрын
Iyaga dhan haladilo maxabiista nacalad baa ku taal waxaba qalad ah in aay siinoladaan meeqa dartood lodilay 😢😢😢
@dhibyarinolowdhulka7697
@dhibyarinolowdhulka7697 2 ай бұрын
Sax weye free Palestinian free Palestinian free Palestinian free Gaza 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴
@ahmedadan5393
@ahmedadan5393 2 ай бұрын
Intii maxabiis la furaan laha, wa in ladila
@HabibaBilow-k8o
@HabibaBilow-k8o 2 ай бұрын
Waa geesi la ciiilay askarigas reer falastiin wiliba waxey ahed kuli inu laayo walee allaha ween an waxba mogen carabta cadowga kufiirsanayan walalahod wa arkaa iyagana hasugan saat tu lamid ah aqlixumo ayay la amusanyihin qeerkii loo xiirow adna so qoyso waye warku uuf waba sonacay carab oo dhan kun jeer waxan ka jacladay xuutiyinta rer yaman allow guuley
@halalpolice23
@halalpolice23 2 ай бұрын
Keep going wllo Allah haku xafido
@MaxamedCwali-my2ot
@MaxamedCwali-my2ot 2 ай бұрын
Allaahu akbar Allaahu akbar 🤲🤲🤲🤲
@guriceel7971
@guriceel7971 2 ай бұрын
allow u hili reer falastiin iyo muslimka
@Today-furniture
@Today-furniture 2 ай бұрын
اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا ومولانا ونبينا وحبيبنا محمد عليه أفضل الصلاة والسلام
@Aragsan192
@Aragsan192 2 ай бұрын
Mashaa allaah❤
@IBRAHIMfjizow-r4l
@IBRAHIMfjizow-r4l 2 ай бұрын
# free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤inchallah 🙏
@bishaarsaidahmed9495
@bishaarsaidahmed9495 2 ай бұрын
Ilaahow Una xariso Reer falastiin amiin amiin amiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👐
@ashamohamed689
@ashamohamed689 2 ай бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin
@Jaabirjet-p6z
@Jaabirjet-p6z 2 ай бұрын
Ha bakhtiyee iskadaa wuxu tarayey ayaa yar
@Maryam-wc9lm
@Maryam-wc9lm 2 ай бұрын
Iney video usoo duubaan bey aheyd waliba markuu dilayay si yuhuudu u baroorato maalmo nacalada
@ApdalleHassan
@ApdalleHassan 2 ай бұрын
Xasanoow maxamed deyf miyaa la dilay? Jawaab wacan
@omarmohamed3034
@omarmohamed3034 2 ай бұрын
Wuu saxanyahay askarigaa
@SUBCUS
@SUBCUS 2 ай бұрын
Waxaan kula talin lahaa xamaas inay dhamaan maxaabiista ay si hoore ulaayaan ❤
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 2 ай бұрын
Kuwa phlastine wa lalayne mxaa xal wll
@SUBCUS
@SUBCUS 2 ай бұрын
@@AbdiXafid-ur6he si hoose halo laayo waayo iyaguba jidhdil bay ku dilaan eydu
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 ай бұрын
Waar maracade iyo idaacada buulaxuubey kee qaldan.maracade wuxuu sheegay in afhayeenka xamaas uu kasoo xigtay in diyaaradaha Israel ay duqeeyeen maxaabiista.. waar like ii saara sxb yaaall.. turjumaada naga hubiya
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 2 ай бұрын
Wcs
@AbdiHeybe-w3t
@AbdiHeybe-w3t 2 ай бұрын
❤ yes 🇵🇸☝🏾
@cabdiraxmaanxasan3905
@cabdiraxmaanxasan3905 2 ай бұрын
Fantaal weeye nio
@omerhassan3041
@omerhassan3041 2 ай бұрын
Ismaaciil haniya iiraan ayaa dishay ee israa'iil maaha!!.
@ddaacad5904
@ddaacad5904 2 ай бұрын
Wargaysku wxa u shegayo odhanba wxba kama jiraan wxaana u arkaa sumcad dil beena o lagu qarinayo xasuqa ay gaystan & si lo dhaho israil muddo halsano ah wx guul ah my gaadhin tasina wa dhagar lkn midda allah ladamacsan yahay aya kawayn
@omerhassan3041
@omerhassan3041 2 ай бұрын
Reer bani'israa'iil netanyahu ama ha ka takhalusaan ama binqafiir iyo motrij haka takhalusan! Dhamaantood dano shakhsiyaad bay fiirsanayaan mana shiixayaan.
@xaajigalacagta8285
@xaajigalacagta8285 2 ай бұрын
Waan ku slmey wll sida aad marwalba noola wadaagto xog sugan Lkn dilka maxamed dayf la xaqiijiyay? Goorma ayaase la dilay?
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 2 ай бұрын
Saaxiib maxamad aldayf mar walba dilkiisa waa la xaqiijiyaa 1995 ilaa iyo maanta 😂😂😂 Kaaga daranee asagana kama hadlo inta lagu muran san yahay dilkiisa mudo ka dib ayuu hadlo marka uu u arko inay ku haboontahay
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib 2 ай бұрын
WCWRWB xasan Cusman idacada buulo xubey
@SabihamohaHassan
@SabihamohaHassan 2 ай бұрын
Benta dhaaf israil baa dishe maxabusta
@halalpolice23
@halalpolice23 2 ай бұрын
Free Palestine 🇵🇸 ❤
@aishaabdulkadir8529
@aishaabdulkadir8529 2 ай бұрын
❤️
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 2 ай бұрын
Ayaga oo saliid karkarsan ku cadaabaayo hasoo duubaan makuwaas dadka nabad igula joogi lahaa lafahooda xataa ashito kushubi lahaaa
@redwanabdi4378
@redwanabdi4378 2 ай бұрын
Waryaa saas muusan odhanin dee😅
@maryanapdi7123
@maryanapdi7123 2 ай бұрын
@@redwanabdi4378 🤣🤣🤲
@serchlearn
@serchlearn 2 ай бұрын
Mohamed dief been waya maladilin
@CalicabdikaahinGaagaab
@CalicabdikaahinGaagaab 2 ай бұрын
War dadra benta ka da
@mohamedabdishakur-xy3ip
@mohamedabdishakur-xy3ip 2 ай бұрын
@Buuloxuubeey lama dilin Mohamed Deif
TRUMP IYO KU XIGEENKIISA OO MINNESOTA UGA HANJABAY MUHAAJIRIINTA
5:50
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 55 МЛН
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 38 МЛН
SHİDAALKA SOOMAALİYA XOGO KU SAABSAN
16:46
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 36 М.
Turkiga oo Soo Bandhigay Hub Casri Ah oo Hawada Kala Xidhay | Xulashada Dunida
8:22
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 55 МЛН