This is first time I've seen so many instruments in a Somali song. Well-crafted piece. Rooda has done it again. I admire her radiant stage presence and effortless delivery. She truly has a talent for singing.
@yaxyecigal2345Күн бұрын
Heestaasi waa guhaan, Allah ha u naxariistee saado Cali sideedii bay ugu dhacday. Iyadoo nabad ku laday maraykan ayay lugteedii luxudka u hor seeday oo ay tidhii
Teembada eeba qaldeesaa meelaha qaar wax badan wee ka baxaatay laakin markaan waa kujidhaaa
@ShamsadiinYuusuf-t6k15 күн бұрын
A 0
@amalomar-di6xnАй бұрын
This is the most beautiful singer next to kinsi xaaji aadan. Thank you, sister.❤❤
@theliberalthinker3308Ай бұрын
You're definitely a big fan of Kinsi. I am too. This girl has beautiful and soulful voice, and the whole atmosphere is magic.
@Omarmohamed-ef3kwАй бұрын
Waxa rag Ee kadanbeyo balfiri iyo timaheda qaawan Allah gefkena iyo geeridena hakulminin😢
@Zr-Muparik_Ай бұрын
Barteeday Dhigtay Wlhi Hadaanay Dhaafinba ROODA ❤
@abdallashiine9019Ай бұрын
Inee keenta iska daaayee xataa teembada sida ee u qaadatag eeba ku dhacday
@skymedia3681Ай бұрын
Waa Legend Roda Kayf ... codkii dahabiga ahaa... hees aanay lahayn oo aanan dhagaysani ma jirto.
@ciise777529 күн бұрын
Heestaan meel aan ognahay ❤❤❤ kutaalaa🌹🌹🌹
@dhulgariirАй бұрын
Team ka aadka u quruxda badan ee sida aadka u nidaamsan isku abaabulay aadbaan u salaamayaa maashaa allaah Laakiin hal qodob ayaan ku datsanayaa Waxaa aad idiinka yara liita bass ka iyo guitar 🎸 ka markaa labadaa nin aad culayska ha u saaran inay cidadka labadaa aaladood kor u muujiyaan dhanka maqalkooda
@hamsesaeeed1564Ай бұрын
Aad bay u qurux badan tahay waxan idiin ka digayaaa inaad qabiil aad raacdaan dadka waa inaad midaysaaan oo aad qaran noqotaaan ha noqonina qabiil somaliland hal dad oo walaalo waa wada duriyadii ee dadkeena isu keena oo weligiin ha raacina cidna dhex weeye fanku sidaa ayaan idin kula talin soo nooleeya fankii hore INSHA ALLAAAH
@fahdabdi990322 күн бұрын
Waar inantu ma midgaanbaa
@mohammeda.samatar281522 күн бұрын
@@fahdabdi9903maya ma aha wllo
@QaraamiyahanАй бұрын
Erayadii Avwaan Aadan Tarabi Jaamac Xasuustii AHUN Saado Ali Warsame
Here’s the English translation of the song: Liibaan does not own this world Even the tablets and their writings Sometimes disappear from you, And forgiveness is not written upon them. The ambition you cling to, You often lack the means to fulfill. You destroyed peace yourself, And at times your footsteps Lead you to a grave. The melody that brought you joy Turns bitter when you taste pain, Like the spear that pierces you deeply. It becomes a complaint. This love and its torment, Its burden never truly fades, I still feel its weight. Life is like a night, A relentless struggle. It never gives you ease, Like a cold breeze Slipping away from you, Carrying what you hold dear. It flows against you, Yet you destroyed peace yourself. At times your footsteps Lead you to a grave, And you stand still in its midst. Sometimes it is the bitter taste Of missed chances. And I, with my longing, Am like someone who stumbles. This love and its torment, Its burden never fades. I still suffer from it, And I carry its pain. The song reflects on the struggles of love, loss, and life’s challenges with a deeply poetic and melancholic tone.
@maxamedcumar3377Ай бұрын
Google translation
@samram8905Ай бұрын
Waxaad lahayn ha turjumin ama humaagyada sideeda u dhig waayo dad baa ku lug go'aaya oo ta kalena af somaaligu waa qani carabi mooye afka leh la garab dhigin ama adagtahay in lagu turjumo afaf kale marka abwaano labiyo saddex iskugu tegay oo labada af ku xeel dheer umba ku dhici kara turjumista ee dadka afkeena ha u dacareyn intaasna waa iga talo raalina iga ahow walaalo
@Burco.Ай бұрын
@ maxaad diiday? Raali waan ahay
@Bartabulshada10110 күн бұрын
Superb
@aasiyacabdiАй бұрын
Wlee naagbu helay yarki nagip 😊
@Burco.Ай бұрын
Liibaan maleh aduunoo looxiyo khadkiisuba Marbay kaa lumaanoo lIlaaf baa lagu qorin Hanka aad ku lulatana Lingax waad uweydaa Adigu ku liday nabad kolbay lugtaadani Luxudka kuu tilmaantaa lAxadeed ladaagtana mArku lidiq cantuugoo kolku leebka kugu muday Kolbay kuu noqotaa cabad caashaqan lurkiisii Lardaylihiisii kama ladnaanine Wali waa uliicaa waa layl waayuhu Wuu laba lagdeeyaa Waligii ma laxooftohoo Waa laydh qabooyuhuu Kaa sii libdhaysiyoo Laac kuu hiraayoo Adigu ku liday nabad Kolbay lugtaadani luxudka kuu tilmaantaa Dhaxadeed la taagtaa Marbuu lidiq cantuugoo Ana lahashadaydii Ruux ruux ludugtaaye Caashaqan lurkiisii landayrihiisii marna kama ladnaanine Wali waan u liitaa
@LaylaMohametАй бұрын
Looxiyo khadiisuba weeye Meesha sac xareed ladaabtaa mar buu lidiq cantuuga meelo yar yar baa eror uga Jiraa afkeena aan barano soomaliyey
@Burco.Ай бұрын
Maan fahmin sxb
@Abdiqani07926 күн бұрын
@@Burco. Weedhaha aad qortey khalad yar yar ayaa ku jiro sida luuqda ay tahay marka loo eego, Intaas baa laguu sheegay Sxb, !!
@Burco.26 күн бұрын
@ fadlan sol saxa wixii saxitaan u baahan
@khalidhassen5216Ай бұрын
The Best Singer 🧑🎤 That I See In the Somaali’s Songs
@RoblehNouradineHarredАй бұрын
fananada an ugu jeclahay fananinta somaliyeed, heesaheda kama dhargaba
@somaliasomalibaleh7822Ай бұрын
Kaaf iyo kala dheeri Astan hargeysa iyo astan muqdisho. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥀🥀🥀🥀🥀💐💐💐💐❤️💋💋
@captainhamzaaideed7276Ай бұрын
kollay labaduba way wanaagsan yihiin oo fankeenii oo la casriyeeyay ayay inagu maaweelinayaan ee keebaad is leedahay si heersare ah ayuu howsha u wadaa labada dhinac
@zarakikenpАй бұрын
Rooda kayf wa fananada an ugu jeclahay fananinta somaliyeed, heesaheda kama dhargaba
CEERIGAABO MESHANNKU DASHAY LAKIN ANIGA AD U YAR LAYGA KAHEYEY WANNIMAN MALIN INSHA ALLAH IAM IN CANADA
@luqmansuleiman7870Ай бұрын
Cod aan hore loo duubin oon ku celcelis ahayn ee toos ah........muusig gacanta lagu tumayo oo aanu qalab isku qaldayn (MIXER)......dabeetona aan laga xiiso goynenba
@MustafeMustafegeoАй бұрын
Iga haysaa wll
@investingentrepreneur8425Ай бұрын
my plea is to Astan Music. Please tone down the Auto tune. I now for Sure Roda Khayf do not need an auto tune. She is beutiful on her Own.
@saeedhussein524Ай бұрын
OOPOOP, WELL DONE, WAA DIB U SONOLYANTI MUSIC SOMALIDA IYO FUNKA LUGO YAQANAY EE HARGEISA HORMOODKA KA HAYD WEL DONE Brothers & Sister, Saryan music Hargeisa. , Muj saeed shukri sends hamabalyo. hambalyo wallayeel,
@AdenHirsi-w9bАй бұрын
Kooxda astaan waxan idiin soo jeedinayaa inaad raadsataan abwaan awoodi Kara inuu riwaayado alifo maaddaama aad haysataan muusayshin dhammays Tiran iyo weliba naash naash si aad u soo noolaysaan astaamihii hobolladeennii waaberi waa mahadsantihiin
@ThebattleofthehornАй бұрын
Saado Cali had unique voice and stage presence of Saado can't be matched.
@qofkujeceladoojecel5373Ай бұрын
who is saado cali
@ThebattleofthehornАй бұрын
@qofkujeceladoojecel5373 Mooyi
@raseedfaarah9311Ай бұрын
She is not trying to replace her but keep her memory alive.🎉
@abdulahicujeeragami516Ай бұрын
Calasic music is the best roda
@caaqilkadhalinyarada9623Ай бұрын
Superstar ❤
@saidabdisalat5198Ай бұрын
Astana ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jamaaden1755Ай бұрын
Quruxsaney, runta iyo beenta noo kala saar.......
@curadkareermed9804Ай бұрын
what a voice ❤❤
@muhamedjama3581Ай бұрын
Cajiib cajiib codkani cajiibsanaa. ❤️
@هجوادمالزين-ط7و26 күн бұрын
جاز مميز مبدعه
@Mrmomedia1Ай бұрын
Jawigaa ii wacan iyo heesta hayay
@ashaabdilahi9914Ай бұрын
Made in somaliland eraydii abwaan adan tarabi jaamac codka somaliland rooda ❤
@ikraanmahad8264Ай бұрын
Yaa keyf! Yaab lihidaa.
@saeedhussein524Ай бұрын
Sarayan museum hargeisa , heesta curka e la baxadi correction, hambaalyp qaaliyah
@CadnanCadnan-p6z29 күн бұрын
Somali 🎶 🎵 ⏹️ 🪕 🎼 💿
@Alihassan-ld3vbАй бұрын
Xiddig so If baxaye baad tahay. Hore usoco.
@CallMeToastyy-cq1gtАй бұрын
Ooof caleek ❤️❤️❤️
@yusufmahmoud5807Ай бұрын
Nice 👍
@YoungShakur1989Ай бұрын
Rooda kayf❤
@MaantafilimsАй бұрын
Rodo Keyf🎉❤
@SakariyeSakariye-z5j10 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dhulgariirАй бұрын
Guitar 🎸 ka iyo bass ka raga tumaya iska hagaajiya garaacoodu aadbay u liidataa
@iidmaxamed8960Ай бұрын
Asc
@amranyunis499Ай бұрын
❤
@benaden55306 күн бұрын
❤❤
@Mrmomedia1Ай бұрын
❤❤❤😊😊
@XOGTAQARSOON2024Ай бұрын
waxan oo qalab ah qaar badan codkoodu waa ka maqan yahay heesta ee maxaa laga kalifay raga
@abdikadirnoor2084Ай бұрын
❤😢
@AdanCawil-l5fАй бұрын
Adana cawil
@showtime2541Ай бұрын
Looxiyo khadkiisuba marbay kaa lumaano
@Abdulahi-u5yАй бұрын
🎉
@AbdiAnsaariАй бұрын
Reer sheekh isxaaq suugaanta haloo daba fadhiisto
@khadirdahir1427Ай бұрын
Hadanu lahyn laabto qawisiyo Heesaha maxa buday
@AboubakreYoussouf7 күн бұрын
1
@AdanCawil-l5fАй бұрын
1977
@abdulahihussein2278Ай бұрын
heesaha Autotune kadaya. waa qaldandihin . Roda codkeda udaya.