Waayaha Fanneed ee Maxamed Ibraahim Gacan - Dhaqan iyo Dhigaal

  Рет қаралды 25,408

Astaan

Astaan

8 ай бұрын

Пікірлер: 45
@Mr.Beddal
@Mr.Beddal 2 ай бұрын
Gacan waa nin cajiib ah, qaabka farshaxanka ah ee uu wax u sawirayo ayaanba wax la heli karo ahayn.
@Mamar6310
@Mamar6310 4 ай бұрын
1970 uulo ayaan ahaa visa Harmon am accoudiankana waan tumi jiray fanaanka IYO seerbiyabawaan slamayaa
@oamaer
@oamaer 4 ай бұрын
Salaan sare from America. Astana is the perfect channel for listening to beautiful Somali music. They help keep Somali history, art, and language alive. Allah bless you guys.
@ahmedsirad8855
@ahmedsirad8855 4 ай бұрын
Maasha alaah Great man Watching from Birmingham UK
@roblemaer4834
@roblemaer4834 8 ай бұрын
Waraysi xiise badan. Mahadsanid Seerbiya iyo Gacan.
@user-og9pb2gc1x
@user-og9pb2gc1x 6 ай бұрын
Legend maxaed Ibrahim nuur siyaad aad baan ku salaamayaa
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 2 ай бұрын
Gacal mashaa Allaah sida Aad u Koobiyeyso heesaha Ahmed Ali Cigaal.
@muzamilali2949
@muzamilali2949 4 ай бұрын
I like the people with double skills it verry important the singer's they're double generation mahmah talyani ah wexey tirahda impara l'arte e metti da parte micnahedu waxa waye xirfada badan baro melna dhigo markad u bahatid la so bax fanintu wa ceynka
@abdirizak60
@abdirizak60 7 ай бұрын
M.a wlllkey Mohammed Ibrahim. Gacan keep going zxp❤🙏👍👏👏
@fitamiinoos
@fitamiinoos 5 ай бұрын
Maansha alaah walalkey noolow ❤❤❤❤❤
@mohussle415
@mohussle415 8 ай бұрын
Thank you Astaan iyo Cumar Serbia caawo nin culus ayaa kenteen
@maryannnnn942
@maryannnnn942 4 ай бұрын
Waa Canaan xusuuuso badan na soo custody iyo dawladnimadii ❤❤❤❤❤❤❤
@jmacTruck4860-nn7ii
@jmacTruck4860-nn7ii 4 ай бұрын
Sxbkeey isku dugsi ayaan ahaan jirney isku dana waa aheen igusalaan dugsiga macali seerjito ayuu noogu heesi jiray sxb
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 8 ай бұрын
Cumarow waa waaya arag muqdisho ku soo caga murxay long live
@AA-qs1rz
@AA-qs1rz 8 ай бұрын
Masha allah
@hassanabdiali2721
@hassanabdiali2721 3 ай бұрын
Maxmed waa sheekayahan qaab sharraxaadiisa wa cajiib toloow macalin school miyu ahaan jiray ama majaajileyte tankale haybad hogaamineedna wu leeyahy qaab hadalkiisa
@abdimahadhassan2447
@abdimahadhassan2447 8 ай бұрын
ninkan wa legend ❤
@jmacTruck4860-nn7ii
@jmacTruck4860-nn7ii 4 ай бұрын
Cumar sxbkeey waxoo jeclaa heesaha cigaal abtina waa u ahaa
@cabdiraxmaan5591
@cabdiraxmaan5591 3 ай бұрын
Waan qiirooday Caawa Taariikhdii Fankii Hore
@daarali
@daarali 2 ай бұрын
Ninkna waa fanaan aad u cod macaaan gaar ahaa markuu heesaha cigaal qaadayo
@maahirmohamed2933
@maahirmohamed2933 8 ай бұрын
Pin comment first Astaan tv
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 3 ай бұрын
Geel duurka joogoo Doog iyo ugbaad helay Dureemada iyo duurjara Darartiyo barwaaqada Doobiyada labuuxsado Waxa deeq ilaah dhigay Haduuu haduu daranta waayoo Nugaal damac uqaadyoo Daran kama uu maarmee Anaa dookhaygu waa waa Damaciyo jacaylkee Sidaa daranta geelaan Dahaba dahabaa ku ogolaa Docdeedaan ujeedaaa Mana daayo damaceed Iyana iiga siidaran Gacan baan siiyayay Ziimo
@cabdiraxmaan5591
@cabdiraxmaan5591 3 ай бұрын
Omar seerbiA guuuuuLHalkaa kasiiwad Taariikhda Fankii Hore
@dahirahmed9268
@dahirahmed9268 7 ай бұрын
Love
@gabanegedi8163
@gabanegedi8163 4 ай бұрын
👍👍👍👍👍👍
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 7 ай бұрын
Maryan Cabdile Fiidow waa Shaafici Cabdile Fiidow walaashiis
@anabnur2179
@anabnur2179 4 ай бұрын
Dhibka ku so socda baxsan aad ayaan uga xumahay so sad😢
@kalidabdulahi1837
@kalidabdulahi1837 4 ай бұрын
Astaan iyo Cumer serbiyo wad mahadsantihin mararka qaar heesaha waxan ka jeclahy sheekada fananinta iyo abwanada
@maxammedganey87
@maxammedganey87 3 ай бұрын
Daqiiqadu markey tahay 9:27 heesta oo qaadayo magaceeda igu caawiya Waa marka uu leeyahay ( ururadii bulshada ka uur gubashadeed ambadkeedi lumay isku ururinteed ) igu caawiya magaca heeskaa
@C.kariimSharma
@C.kariimSharma 15 күн бұрын
Magaca heesta waa "oktoobareey adaa lahaa" Halka aad tiri 'ururadii' maaha ee waa urugadii Xitaa fanaankena gacan wey ka hoos baxday meshaa
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 7 ай бұрын
C.laahi Afgooye wuxuu joogaa jigjiga
@AxmadXasan-te6gy
@AxmadXasan-te6gy 2 ай бұрын
Waabeentaas
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 4 ай бұрын
Tarafiko ma nool yahay mise warkiisa mahaayee
@abdikanikhalif6381
@abdikanikhalif6381 4 ай бұрын
Dad aakhiruu aaday oo u batay
@museadan9335
@museadan9335 6 ай бұрын
Ninkani cigaal buu si fican u keena
@abdibaladahmed5708
@abdibaladahmed5708 8 ай бұрын
Waaba arag fanka dadko hore
@abdibaladahmed5708
@abdibaladahmed5708 8 ай бұрын
Heesto cabdi naasir macalin saciid
@maxdar11
@maxdar11 8 ай бұрын
Horta seerbiga musicga wuu bartay soomaha waxbaan ka dareemaya.
@mysalah06
@mysalah06 4 ай бұрын
Great man with clean heart
@Daahitsalad-dx7rd
@Daahitsalad-dx7rd 8 ай бұрын
Boqorkii codka iyo boqodii muu xusinba
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 8 ай бұрын
Mahadsanid wareysi iyo waaya aragnimo xiisa badan 🎉🎉🎉 seerbiyoow saxiib noo soo ururi gacan oo kale, xaafadaha iyo luuq luuqyada intaad gasho ka soo saar ❤❤anigana marbeynu kulmi doonaa isha Allah 🎉🎉🎉
@oamaer
@oamaer 4 ай бұрын
1970 kkkkkk Masha allah but i don believe that adeer kkkk
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 8 ай бұрын
Heersare weeyan waa dadka hibada codeed leh ,deganaan iyo ilbaxnimo ayaa udheerna noolow.
@MohamadHadi-vs6ww
@MohamadHadi-vs6ww 4 ай бұрын
Hawl fiican ayaad Wadaan sidaa ku wada
@AxmadXasan-te6gy
@AxmadXasan-te6gy 2 ай бұрын
Muxuu been sheegay fankiisuba wuxuu ahaay shalaye
FANAANKII TIRADA SOMALIDA HABAARKIYO DAGAALKA KA DHEX HELAY
29:43
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 103 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 22 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 63 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 58 МЛН
SIR CULUS OO XUUTIYIINTU AY FASHILEEN IYO WARAYSI XASAASI AH
13:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 8 М.
"Laba jeer ayuu jacayl igu dhacay mid ayaa iigu darnaa"Rooda Kayf
3:06
Suxufi Yahye Ajouma
Рет қаралды 36 М.
Ruwaayadii Lacala, Jayte Iyo Ilkacase. A.H.N
27:27
MADADAALO TV
Рет қаралды 961 М.
Dhaqan iyo Dhigaal, Taariikho Faneed- Nagiib Axmed Xaashi
1:01:57
Fanaan Bacalwaan muxuu ka yiri Jaceyl u kac iyo Barbar isu tuur
33:17
Sirdoon Tv Intelligence reports
Рет қаралды 174 М.
Жалко эту собаку 😥
0:34
Awesome Cuts
Рет қаралды 3,3 МЛН
Они поймали того , кто уничтожал их дома
0:40
покупки за продуктами сейчас вс раньше
0:23
小丑冒险给天使带回玫瑰花#short #angel #clown
0:56
Super Beauty team
Рет қаралды 6 МЛН