Jeylaani Abuukar jey waxaan ahyn daris Madiina suuq yaraha mushkilada jacylkana waxaa u ahaa nin marwalba ka sheekeya.
@MarwaYusra Жыл бұрын
Reer suuqayaraha ex
@ahmedmohamuud68033 жыл бұрын
Al fanan jey
@suniitaahajji39182 жыл бұрын
Nin qaali ah baad keentay cumarow
@ahmeddahir21003 жыл бұрын
Al fanaan jeelani abuukar jeeey
@c.m.g380210 ай бұрын
Meheradii ilma dig digle ex reer boosaaso haddaa tahay saar like
@abdulahimohamed5491 Жыл бұрын
Reer bosaso ninka aad by u yaqaanin 1995 bn bartay meherad u gadi jiray jaylani sido kale gabadha u jecla xita iyo familkoda deris ahyn xasuus. jay cade carabkii caanaha jeclaa ciyaar uma caynayee cariga waka caan. Xaafadii cariga bosaso aad ban u naqaanay ninkan yaraanteni sido kale wa ninki filimaanta hindiga o xiliga aad lo xiiseyn jiry bu no shidi jiry ciyaalnimdeeni iyo ciyaaraha khaas ahaan kubada cagta isku koox ayaan taageri jiry inter milan casrigii ronaldo nazario iyo vieri zamorano zanetti recoba wa ninkii i baray kooxdaas o mrka kubada hysteen talyaanigu sido kale albumkii sirmaqabe o heestan ku jirtay marki u horeysay anigo dugsi ka imaday ban bibito jibjib bosaso ku dhagysty 1999 oo aay aad caan u noqotay duruufaha ayaa jaylani badaly nin adag bu ahaa misna aad u cad xiligaaa waqtiga xaafad walba bosaso looga sheekysan jirny 29 sano kadib ano melbourne australia ku nool ina arko wa i farxad
@ahmedjama81522 жыл бұрын
Serbiya caawa nin culus baad kentay Mahadsanid
@abdiganiyusuf65332 ай бұрын
Biibitadii digdigle cariga yaa sharaab ka cabay gacanta taag
@rohidsomali4823 жыл бұрын
Waayo waayo
@djsalaad43393 жыл бұрын
Abti alle haku xafido
@asiyocumar20832 жыл бұрын
Ax wa qiso xanun badan
@hallad59811 ай бұрын
Cumar Seerbiya waxaad mooddaa in uu si niyad ugu raaxaysanayo qisada heesta.
@AhmetArtten11 ай бұрын
8/2/2024 11:33 am waxan wareysiga ka dhageysan qolkaygii yaraa ano dul jifa sariirtayda kana fakiraya gabadhan jeclaa
@suniitaahajji39182 жыл бұрын
Wlhi waa aduun hadiiba jeylaani uu saan u madoobaaday carab caadi ah buu ahaa aduunyo dib u xun
@maxamedfowzi37202 жыл бұрын
Fadlan part2 ninkaan waa nin culus heesihiisa qiyaali maahin,
@abdallamohamed57943 жыл бұрын
Nimu jaceyl wareemayo Waagi guudutabo Wanaagu jeclaay Dadka weydiyaa ahay. Qofki aan wareystabo Anigu iwaasha Waali igu tilmaama Walwal igu abuura. Aniguna warkoodiyo Wacdi uma dhagtaago Wabiyada burhaamiyo Shimbirihaan wareysta. Ala waayaye Walbahaaraye Igu wiirsay caashaqu Yaan ka weheshada?
@abdirahmanhaydar94813 жыл бұрын
Astan waxan idinka codsaneynaa bart yaal in aad u sameesan ayan rajenaya
@dramenaadow1029 Жыл бұрын
Mar ann madiino dagenn qaxaa jalato kagan jiray anooo yar iyo isagoo cad adunyo