Taariikh Faneedka Ooyaaye Sheekh oo ka tirsanaa Waaberi | Dhaqan iyo Dhigaal | Astaan 2020

  Рет қаралды 30,579

Astaan

Astaan

4 жыл бұрын

Xuquuqda Muuqaalkaan Waxey Gaar U Tahay Astaan.

Пікірлер: 69
@abdiwahabashkir3369
@abdiwahabashkir3369 4 жыл бұрын
Maasha Allah, Kaliya Taariikh Kama Helin ee Madadaalo Iyo Farxad Ayaan Ka Helay Sheekada Ooyaaye Qalbi Wanaagiisa
@mohamedalihagiabba6217
@mohamedalihagiabba6217 4 жыл бұрын
Legendry of old time Oyaye Sheikh Oyaye he have good personality even he was good Goal Kiper & Elegant man
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Is he your contemporary? He’s very experienced and eloquent. He said Moallim Maysara had passed away.
@diishitaar9235
@diishitaar9235 Жыл бұрын
Yuusuf shiine waa nool yahay wuxuuna ku nool yahay wadanka Sweden saas ulla socda
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Waraysi aad u xiisobadan. Eebbe ha u naxariisto dadkii dhintay. Macallin Maysara Eebbe ha u naxariisto. Cumar Seerbiya waxaanan marnab ku illoobayn in halyeeyada fanka uu na wada baro. Ragga muusiga garaacay sida walaalkeen Ooyaaye waa lafdhabarka fanka. Mahadsanid.
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 2 ай бұрын
Raggaan taariikhdooda in la ururiyo oo buug laga qoro ayay ahayd sida fannaaniinta, abwaannada iyo mulaxamiintaba loo yaqaan ayaa loo baran lahaa.
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Cumar Seerbiye waa dedaalayaa intii itaalkiisa ah, wax weyn ayuu qabtay, waxaan ku faraxsanahay in musicians iyaga la wareysto, majaajiliistaha, farshaxanada, suugana yahannada oo chan, mahadsanid, Ooyaaye cimri dheer iyo nolol cisi leh baan u rajeynayaa iyo inuu soo Soosaaro dad cusub oo baro tumista bateryga
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Degganaanshaha iyo furfurnaanta Ooyaaye waa tilmaan bahdii fanku caan ku yihiin. Wixii ka dambeeyay 1991kii fanku wuxuu noqday albaab si kasta loo soo galo.
@abdimuse7911
@abdimuse7911 3 жыл бұрын
MUsikiiste Heer Qaran ah Ooyaaye ...... Waa Ragaas Ragii Heesaha Soomaaliyeed ee aan Ku Raaxeysano Tumi Jiray, Kheyr Badan ayaan Kuu Baryayaa Eebe Farxad & Deganaan Kuwaara Adiga & Familygaaguba Legend
@jujaajuujaa1225
@jujaajuujaa1225 Жыл бұрын
Ninkaan. Waa nin daacad ah. Waa asal soomali ninkani. Ciyaal banaadirigii hore maasha allah
@amarasheikh1544
@amarasheikh1544 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah my dear brother Oyaaye nooloow intay nooli jirto ❤️❤️❤️❤️❤️
@halbowle0187
@halbowle0187 2 жыл бұрын
Kayaabshe waxuu ahaa nin reer waqooyi galbeed ahaa masha Allah kitaarka codka dheer loogu I aan waamo kismaayo talow ma noolyahay
@abdulkadirwalayo1499
@abdulkadirwalayo1499 11 ай бұрын
AHUN Hussein Kayaabshe reer Muqdisho ayuu ahaa. Wuxuu Guitar ka u timi jiray kooxdi RESTLESS BOYS oo mar Hargeisa Club ka timi jiray. AHUN Cabdulkadir Shaciroole isna kooxda wuxuu ku heesi jiray heesaha Western ka
@halbowle0187
@halbowle0187 11 ай бұрын
@@abdulkadirwalayo1499 ilaah ha u naxaristo dadkii iyagoo caruur uu utumi jiray kitaabka codka dheer ban ka mid noqday waan xasuustaa bro goormu dhintay halkuu ku dhintay aniga waagu kismayo joogay baan ka hadlayaa waxaan filayaa sida ustad qoslay shegayo kismayo ka dib buu xamar iyo kooxaha aad sheegeysid kuso laabtay oo kismayo ayuu ku horeeyey dad macaan baan soo aragnay oo qiimo badan allaha naxariistiisa jano ha siiyo magacisa ma aqooon mana maqlin only kayaabshe Ayaan maqlay
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 3 жыл бұрын
Heesta Allaa Weyn waxaa laxameeyey Saalax Qaasim Naaji. Heesta Xamdi waxaa laxameeyey Xasan Aadan Samatar.
@animeyaty8977
@animeyaty8977 4 жыл бұрын
Waxaan been ahayn wax musicians la yidha daaqada ayuu ka baxay waxana keeney qoladan daaqada fanka ka soo gashey ciidanka playback ah aan magaca fanka shaqo ku lahayn
@somnews6954
@somnews6954 Жыл бұрын
Ooyaaye Ustaad ilahay caafimaadka kuu daayo…Aways Goobe wuxuu ahaay Drumiiste weyn runtii taariikhdiisa noo soo faahfaahi pls…Qofkaan garanayn Awees Waa ninka Bateryga garaacaya ruwaayada beenay Waa run..iyo ruwaayada masiibada aduunyada iyadaa u macalina ruwaayadaha duuban markaan ka hadlaayo…Thanks Ooyaaye ❤
@faaliiqyare9645
@faaliiqyare9645 Жыл бұрын
Drumku waa dhuuxa heeska waana kan macaaneya heesta wa jiheeyaha fananka ooyaaye shiikh, abdullahu zulfa, abdaloni, waa kuwa tumay heesaha ugu badan ee soomaliyed
@somalitoday4962
@somalitoday4962 4 жыл бұрын
Ninka garaacaya guitarka Heesta Hamdi caadi maahan guitarka ayuu ka oysiiyay
@mahamedhassan8442
@mahamedhassan8442 3 жыл бұрын
Waa macalin Meeysara
@abdinasirmohamed248
@abdinasirmohamed248 3 жыл бұрын
@@mahamedhassan8442 may walaal maaha wuxuu ahaa AUN Xasan Fiikar.
@legendruuzi
@legendruuzi 3 жыл бұрын
@@abdinasirmohamed248 Sax xasan iikar waaye
@shukrisaid7806
@shukrisaid7806 3 жыл бұрын
Seerbia keep going wax fiican aa tahey goood jop
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Жыл бұрын
Ooyaaye SHeekh Nuur waa salaamayaa, waxuu ahaa Baterist aad loo ixtiraamo asaga iyo Goobe aun
@abdimuse7911
@abdimuse7911 3 жыл бұрын
Gitaariiste Xasan Fiikar AUN Uduceeya Xidig weyn ayuu ahaaye
@Salma-Ibra
@Salma-Ibra 2 жыл бұрын
Ooyaaye Oohinaa igakeenti... 😂 ilaahay hakuxafido, Deganaan , Furfurnaan, Qosol,,,,,, mashalah runtii waxaa kaamuuqdo inaad tahay Qof masuul ah,,,,
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
masha allaah fanan xog ogaal ah QARANKAA UBAAHAN DADKAAN
@kaahiyeraage6029
@kaahiyeraage6029 4 жыл бұрын
Heeska Xamdi waxaa laxanka u sameeyey: fannaanka Xasan aadan Samater
@ahmedisse9223
@ahmedisse9223 3 жыл бұрын
Heesta XAMDI ay wada qaadaan SAADO ALI iyo MAXAMED KULUC allaha u wada naxariistee ms lahayn laxankeeda ee bal iska hubi oo dib ugu noqo walaal
@somnews6954
@somnews6954 Жыл бұрын
Anigu waxaan ahay betariistayaasha Taageerahooda. Ruuxdaydaa jecel batteryga ❤
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Yuusuf Alyeefi noo warayso inshalah.
@ahmedisse9223
@ahmedisse9223 3 жыл бұрын
Yuusuf Aleefi maashaa allaah wuxuu ka tirsanaa Kooxda horseed ee ciidanka Xoogga dalka soomaaliyeed wuxuuna ahaa kiitaariistayaasha farta lagu fiiqo ee ugu aqoonta badnaa kooxaha soomaalida ,mar marka qaar waxaa kireeysan jiray kooxaha DUR DUR iyo SHEREERO oo uu u tumi jiray , ayaamahaan ma maqlin ee ha la wareeysto odaga maashaa allaah ilaahay ha inoo daayo
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
@@ahmedisse9223 Waa sidaas. Yuusuf Alyeefi Waa waayo-arag. Muqdisho ayuu ku sugan yahay sida uu Sheegay Abokor Caddaawe oo batariga u garaaci jiray Horseed, hadda ku sugan Hargeysa.
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 5 ай бұрын
Heesta xamdi waa runtii Hees lasugu tagay oo si layaab leh loo tumay Xasan Fiikar ninkaasi waa legend Hargeisa lagu sameeyay oo lagu tumay laga soo saaray Heesta Xamdi waa Qiso hargeisa kadhacday cornel ciidamadii Somaliya oo arooskiisu Hargeisa kadhacay ayaa laga qaaday
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Walahi ustaadka marka uu dhahay drum ka iyo basistaha haday liitaan waxaad mooday in uu afkayga ka xaday 🤦‍♂️
@amaadin12
@amaadin12 3 жыл бұрын
nin culus
@diishitaar9235
@diishitaar9235 Жыл бұрын
Damac aduun waxaa iska lahaay cadi yuusuf cali nuur {HURDAAYE} MAXAMED CILMI SOO SAARE AYU KA AHAAY RUWAAYADII DAMAC ADUUN
@soulehassan
@soulehassan 3 жыл бұрын
Ninkan waxuu i xasuusuyay reer xamarkii asalkii, hada dadkii gobalada koonfurta kayimi ayaa muqdisho sheegta.
@micnamalahan
@micnamalahan 2 жыл бұрын
Cumar Seerbiya muxuu heesaha wadaniga ku neceb yahay toloow!! , had iyo jeer wuu is dhaafiyaa xitaa hadii uu qofka la wereeysano uu damco in uu soo hadal qaado!!
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Heesta xamdi guitar ka waxa mar si cajiiba isna u garaacay AHUN Daud cali masxaf cidii daawatay way daawatay
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 4 ай бұрын
Xiriyo waa 1980
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 Ай бұрын
Cumar Seerbiya, Maxamed Ciise Cabdi ayaa la dhahaay marar badan waxaad carabkaaga ku celcelisaa Maxamuud saxiib fanka ragga isaaqa ah uun ayad magacyadooda saxdaa, xataa intaad xamar joogta abwan SIngub maadan waraysan waa lays weydiiya
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Aaladan darum ka la dhaho soomaalidu magacan baateri xagay ka keeneen 🤔
@soulehassan
@soulehassan 3 жыл бұрын
Khasab maha in aduunku isku magac ugu yeedho soomaalidu baatari ula baxdey sidaasaana loogu yeedhi,hadaanu doono bug-weyn ayaanu oran,
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
@@soulehassan habartaa u sheeg
@soulehassan
@soulehassan 3 жыл бұрын
@@sangemohammed2057 ha cadhoon wll, waalidkeena intii dhimatay iyo inta noolba Allaah ha u naxariisto, waa kaftan, anuu ruwaayadaydii u horeysay aan galay anoo mulcamada dhigta 1974kii sidaasaanan ugu garaadeystay kawaran hee,waanku salaamay.
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
@@soulehassan amba ma cadhoon ee kaftamayee 🤭😂
@soulehassan
@soulehassan 3 жыл бұрын
@@sangemohammed2057 haa hadaba, soomaalidu halkay batteriega waa (BEATER)oo ah garaace "wax is waydiin ma xumee, wax is weydaaris baa daran" waanku salaamay.
@jaamacyareofficial3117
@jaamacyareofficial3117 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/anOVhH6lbq2opM0 daawo adaa qosli doone
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 3 жыл бұрын
Waar ninka magaca ha kaga ciyaarina waa rooraaye ee maaha ooyaaye
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Xasan shariif waa musician wayn sidoo kale organ ka wuu tuma Heesaha biif iyo qaadiro jacayl cidii dhagaysatay way garanaysaa. Weliba heesta afkoo dhuxula bas ka waxa uu u tumay si aan inaba caadi ahayn 🤦‍♂️
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 51 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 102 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 58 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 165 МЛН
Riwaayaddii Jin Iyo Jacayl  1975 #Astaan Tv
28:21
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 42 М.
FANAANKII TIRADA SOMALIDA HABAARKIYO DAGAALKA KA DHEX HELAY
29:43
Taariikh Faneedka Abwaan Axmed  Bidde’Qaybta 1AAD
50:13
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 46 М.
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 51 МЛН