Cabdullaahi Baroor - Heesta Ma hayoo.

  Рет қаралды 23,611

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@AhmedMuktar-y2z
@AhmedMuktar-y2z 9 ай бұрын
Muhiim maaha cod samatar inuu ku qaado qof walba dhuun gooni ah ayuu lee yahay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@_faatax
@_faatax 11 ай бұрын
Qisada sheekadan waxay ahayd alle ha u raxmado abwaan maxamed cali kaariye oo jeclaa fanaanada shankaroon ayaa maqlay cod u eg shakaroon isagoo degan xarun hotel Jacaylka awgii ayuu dibada usoo booday kadib wuxuu arkay gabadh u eg cod ahaan iyo muuqba shankaroon Kadib waxa uu curiyey heeskan iyadoo qaisada la bedelay waan maqlay Maxamed cali kaariye waxaa lagu naanaysaa dhakhtarka Jacaylka Lkn weli ma maqal buug laga qoray fariinta waa inaynu qornaa dhiganaha taariikhda runta ah ee fanka somalida Mahadsanid
@mohamedAsaid-cj2xb
@mohamedAsaid-cj2xb 8 ай бұрын
Gabadha uu ku qalday ee muuq iyo codba isu dhawaayeen waxay ahayd sahra siyaad.
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 4 ай бұрын
❤❤❤ maskaxdiyo qalbiga heeeee wall keey baroor yuusuf yare bukur iyo sxb bada kale sln sre
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 11 ай бұрын
#LyricsSong #Page1 Kuwa Loogu magac darayee Muuqa aan la kala garan Caku muhashadoodiyoh Heesa macaan iyo Musigiyo Codkaa i dilay Dhegaha aan ka maalee Marka aan ilaawaba Wax isoo mir kiciyoon Maqla waayi maayee Ma hayoo mana sugaayo Iimana maqnee Maareeyoo sidee buu Maskaxdiyo qalbiga Uga miir mayaa?. #Page2 Kalgacalkan igu mudanee Maal hadii aan siiyoo Oon macawis iyo shaal Dhar ku muunadeeyoon Maamuu u sooroo Oo aan u mahad naqo Markaan soco iraahdo Tolow ma iga tagayaa? Tolow ma iga tegayaa?. Ma hayoo mana sugaayo Iimana maqnee Maareeyoo sidee buu Cishqigu maskaxdiyo Qalbiga uga miirmayaa?. #Page3 Mawdka waad ku samirtaaye Maya-da waad ku dheregtaa Murankuna sed weeyee Isha milicsigeediyo Maalin- aragna waa dane Mashaqo waa tanoo kale IYo murugo ciilkeed Ruuxii meel fog kaa jira Uu maanku raaccee! #Chorus-#Chorus. Mahayoo mana sugaayo Iimana maqnee Maareeyoo sidee buu Cishqigu maskaxdiyo Qalbiga uga miirmayaa?. Uga miirmayaa?. ================END. Hees xusid mudan mid ka mid ah Foolaadka heesaha HirgLy:- waa xasuustii Xasan Aadan Samatar. Erayada Abwaankii Jacaylka Mohamed Ali Kaariye AHUN Laxanka Hassan Garayt AHUN Codkii Hassan Aadan Samatar. What A Amazing REMIX.👨‍💻❤ -Thanks ASTAAN MUSIC 🎶 👍
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 5 ай бұрын
❤❤❤ waaaaaw maasha allaah macallin baroor
@gentlemansalan8475
@gentlemansalan8475 11 ай бұрын
Axsan Calayk Ninkan waa Fanaan Buuxa
Ай бұрын
Kalgaceylkan igu mudan,maal haddii aan siiyoo, oo macawis iyo shaal dhar ku muunadeeyoo maamuuso sooroo, oo aan u mahad naqo, markaan soco idhaado, Tolow meyga tegeyaa ???? WOOF WOOF.
@idleabdirahman7408
@idleabdirahman7408 6 ай бұрын
Cabdullaahi Baroor waxaad leedahay Cod macan ,maxaad mar hore u imaan wayday
@AhmedMuktar-y2z
@AhmedMuktar-y2z 9 ай бұрын
Waaaaaaw wlhi macalin Aabihii weeye 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdisalanali4114
@abdisalanali4114 11 ай бұрын
Sidaas baa loo heesaa mise waa la iska daayaaa
@AwillYeey
@AwillYeey 10 ай бұрын
Wow soul man singing the blues.
@nimcomohamedosman3551
@nimcomohamedosman3551 10 ай бұрын
Waad keen tay
@AbdirahmanCaato-k1i
@AbdirahmanCaato-k1i 10 ай бұрын
Waa bedelka xasan aadan
@nastiish7653
@nastiish7653 11 ай бұрын
❤ wow bartedu dhigy
@MowlidAbdullahi-k6x
@MowlidAbdullahi-k6x 3 ай бұрын
Dadka waxaa ka qaldan qofna ma noqon karo qof kale toon uu qof lahaana ma keenikaro qofkale qaarbaa leh codkii samatar ma laha siduu ku yeelanaa waaba labo qofe kaliya ruuxu waxaa laga fiiriyaa inuu codmacaan la imaaday iyo in uusan qaldin erayada iyo laxanka war aqli isku yeela walaaliyaal si cilmiyeysana commentigiina u dhiibta fadlan
@sirtawararka8818
@sirtawararka8818 11 ай бұрын
Ustaadka heesta meesha loga bahnaa ayuu dhigay astaan shaqo lagu amaani karo ayaa haystan gaar ahaan diib usoo no leynta heesi hore oo aad u xiiseynayo aniga
@saleebanibraahim8811
@saleebanibraahim8811 11 ай бұрын
Alleylehe waa uu heesay.❤
@rocky4066
@rocky4066 4 ай бұрын
Musigiina bass ayaa ka maqan
@CabdinaasirSiciid-p9x
@CabdinaasirSiciid-p9x 11 ай бұрын
Maya ustaad waa daalee laakin samantar mahaysid toonka uu kaheeso dadaal
@DrMuhaidinsharif
@DrMuhaidinsharif 11 ай бұрын
Afkaaga caaano iyo malab lagu qabay
@mahamoudabdourahman5761
@mahamoudabdourahman5761 11 ай бұрын
Mashallah Nice chanson
@yoonishassan7469
@yoonishassan7469 11 ай бұрын
waawareey 😮🤩🔥 war ustaadka cajiib waaye wllhi wuu soo wada baxay masha allah next cabdalla boongo ama ustaad liibaan hala baarto yaaqey 😂
@warsuganmedia914
@warsuganmedia914 5 ай бұрын
Iyo cali bulle
@abdullahiahmed407
@abdullahiahmed407 11 ай бұрын
WAYO WAYO
@SheekhnuurSheekh
@SheekhnuurSheekh 10 ай бұрын
Walee wah wah code Malahan Lakin washes dad badan tabaneyso mid
@CabdinaasirSiciid-p9x
@CabdinaasirSiciid-p9x 11 ай бұрын
Heesta Samantar markuu qaadayay waxaa dadiisu ahayd 20 ama 22 adiganah waa 60 dadaada intaas kudileee
@_faatax
@_faatax 11 ай бұрын
Dadka dadka qalbiga ka xagta waxay u badan yihiin dad buka oo ciilan waana dad xanuun nafsadeed qaba Haddii aanu ku cajabin aayar maad iska dhaaftid maxaa kugu kalifay adigu ma xasan aadan baad wakiil ka tahay yaa se kuu dirsaday inta uu jiro waar xanuunkaaga halka siyaasada la tag
@ibraahimxasan9456
@ibraahimxasan9456 11 ай бұрын
​@@_faataxbal yaa da'dooda u dirsaday haduusan heeska ka helin aayar muu iska aamuso.😂
@CabdinaasirSiciid-p9x
@CabdinaasirSiciid-p9x 10 ай бұрын
Hooyadaa iyo shuubadii kudhashay ciipan wiil hg ahay adoontii kudhashay adaaciilan
@CabdinaasirSiciid-p9x
@CabdinaasirSiciid-p9x 10 ай бұрын
​@@_faataxadoontii kudhashay was oo shuubada ahayd yaaciilan adaa ciilan oojareera hg maciilana caydaa marabin inan kucaayo lakiin waa mutaysatay
@CabdinaasirSiciid-p9x
@CabdinaasirSiciid-p9x 10 ай бұрын
Raalinoqo marabin inaan hooyo caayo laakiin dadka lama aflagaadeeyo see iisoocaday adiga ma baroor wakiil utahay
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 11 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe23/24elite (eagle-eyed).
Heesta | sida Tuunyo iyo Hawd | Cabdullaahi Baroor.
6:29
Astaan Music
Рет қаралды 107 М.
Amazing remote control#devil  #lilith #funny #shorts
00:30
Devil Lilith
Рет қаралды 9 МЛН
小路飞还不知道他把路飞给擦没有了 #路飞#海贼王
00:32
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 64 МЛН
Triple kill😹
00:18
GG Animation
Рет қаралды 17 МЛН
Cabdullaahi Baroor - Heesta Ma hayoo.
5:47
Astaan Music
Рет қаралды 23 М.
Cabdilaahi Shariif Bastow Heesta Bule Barde
7:20
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 190 М.
Gunaanad - Cali Gacal
6:53
Astaan Music
Рет қаралды 30 М.
Somali week Axmed Naji & pro Axmed I Smater
38:44
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 106 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Heestii Eedo iyo al fanaan Cabdullaahi Shariif Baastow
5:48
Somali National Television
Рет қаралды 744 М.
Heesta | sida Tuunyo iyo Hawd | Cabdullaahi Baroor.
6:29
Astaan
Рет қаралды 121 М.
Amazing remote control#devil  #lilith #funny #shorts
00:30
Devil Lilith
Рет қаралды 9 МЛН