AUN XALIMA KHALIF MAGOOL JACAYL DHIIG MALAGU QORAY LYRICS A K STUDIO 2019

  Рет қаралды 484,254

Kaarshe Production

Kaarshe Production

Күн бұрын

AUN: HALIMA KHALIF MAGOOL
HEESTII: JACAYL DHIIG MALGU QORAY
FARSAMDII: AHMED KAARSHE
********************************
Jacayl dhiig ma lagu qoray
Weli dhuux ma loo shubay
Qofna saanta dhabarkiyo
Ma u dheegey feedhaha
Dhabanada cad laga jaray
Hadalkii ma lagu dhigay
Xinjir aan is dhalan rogin
Midabkeedu dhiin yahay
Laga dhuray halbowlaha
Weli dhiil ma lagu shubay
Laba mays dhadhan siiyeen
Sida dhayda xoolaha
Dhag dhag maw wadaageen
hadaan laysku dhimanayn
nafta laysu dhiibeyn
soomaaha dhalanteed
........................
jacayl dhaawiciisii
qofna wali dhibtiisii
dhaayaha ma beeloo
dhaguhuna ma awdmeen
dhaxan suu u tagnaa
maka daatay dheehii
dadku mayska dhaafeen
dhagax maw maleeyeen
wali dheymadiisiyo
dhakhtar lagu daweeyaa
dhulka ay ku taaliyo
halka ay ka dhawdahay
kun habeen maw dhaxay
hadaan laysku dhimanayn
nafta laysu dhiibeyn
soomaaha dhalanteed
WAXAN DHAMAAN ASXAABTA KU XIRAN A-K STUDIO FURSAD U SIINAYAA IN AAN U TIX GALIN DOONO HEESAHII HORE KUWA AAY RABAAN IN AAN LCYRIS U SAMEEYO
MAHADSANIDIIN

Пікірлер: 135
@HassanFatow
@HassanFatow 4 жыл бұрын
Xaqiiq jaceyl qofkiii hadda haaya ama soo marey ama haleeley jaceyl dhab ah qofkaas ayaa dareemi karowaa cajiiib allow qof waliba qofka niyadda ku haayo u sahal ❣❤❣
@barwaqomostafehajjqalbinou4644
@barwaqomostafehajjqalbinou4644 4 жыл бұрын
Waa runtaa wlahi waan soo maray maalmihiisa farxada iyo mugdigaba
@faff7322
@faff7322 4 жыл бұрын
Aamiin
@AliMohamed-wn8ub
@AliMohamed-wn8ub 2 жыл бұрын
Haa wllhi
@jookorcade4678
@jookorcade4678 Жыл бұрын
Aaamiin
@user-vf7bp5yt8p
@user-vf7bp5yt8p 6 ай бұрын
Amiiin wad mahadsnthy
@Fartuumaati
@Fartuumaati 5 жыл бұрын
Sawirka aad saarteen heesta magool maahan ee waa Faduma khasim hilowle (labadoodaba allha unaxariisto) ee saxa sawirka
@ahmednor160
@ahmednor160 3 жыл бұрын
Sax waaye abyo
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 2 жыл бұрын
Wali dad Aan taarikhda lagu qaldayn baa nool
@ahmedmuhamed2218
@ahmedmuhamed2218 2 жыл бұрын
salaan sare dadkii hore 😂🙏🙏
@cabdixariir2130
@cabdixariir2130 Жыл бұрын
Malin arbaca ah 23/11/2022 waa malin malintu igu xuntay allow Amuuraha sahal 🥹
@bashirshurie6625
@bashirshurie6625 2 жыл бұрын
Rabbi ha unaxariisto abwaan Hadraawi iyo dhammaan intii dhimatay, Jacaylkii ninkii suudaaniga ahaa u qabay magool, ayuu Hadraawi kaga jawaabay maansadaan.
@ahmeddahir7097
@ahmeddahir7097 3 жыл бұрын
Heestii ninka suudaniga ka yaabisay 😍 ilaheey ha u naxariisto fanaanada abwaan hadraawina allha caafiyo 🙌.
@aliimoha9439
@aliimoha9439 2 жыл бұрын
Ilaahy haw naxariisto
@updirahmanshaacur8983
@updirahmanshaacur8983 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto labodada maaanta😭🥺
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 Жыл бұрын
Kuma ? Ila wadag si aan wx uga ogaado oon u badho
@Maqdis23
@Maqdis23 8 ай бұрын
Nin jeclaaday magool oo sudani ah kadib waraaqad jaceyl uu ugu sheeganayo buu dhiigisa ugu soo qoray abwaan hadraawi warqada loo keenay asaa aqriyay wax badan kadib ereyadan buu ka sameeyay iyo in ilaaway waad raadin kartaa​@@dr.khyriabasheir5064
@Lowk3y19
@Lowk3y19 4 ай бұрын
Qofka heesta ay ku socoto waa nin suudani ah oo jeclaaday magool kadibna waraaq uu dhiigisa ku qoray ayuu oogu soo diray muqdisho asago sudan jooga kadib ayey magool heestan qaaday
@abdirahmaansaid8757
@abdirahmaansaid8757 Жыл бұрын
Jacayl dhiig malagu qoray Weli dhuux maloo shubay Qofna saanta dhabarkiyo Maw dheegay feeraha Dhabanada cad laga jaray Hadalkii malagu dhigay Xinjiraan is dhala rogin Midabkeedu dhiin yahay Laga dhuray halbowlaha Weli dhiil malagu shubay Labo mays dhansiiyeen Sida dhayda xoolaha Dhag dhag maw wadaagen Hadaan laysu dhimanayn Nafta laysu dhiibayn Sow maaha dhalanteed Jacayl dhaawaciisi Qofna weli dhibtiisii Dhaayaha ma beeloo Dheguhuna ma awdmeen Dhaxan suu u taagna Maka daatay dheehii Dadku masyka dhaafeen Dhagax maw maleeyeen Weli dhaymadiisiyo Dhakhtar lagu daweeyaa Dhulka ay ku taaliyo Halka ay ka dhowdahay Habeen maloo dhaxay 😢💔27/52023😔👋👸
@SaaraMohamed-xx2ui
@SaaraMohamed-xx2ui 9 ай бұрын
Wqtigas mxa ku qabsaday wll😢
@hud-hudbroadcast3027
@hud-hudbroadcast3027 Ай бұрын
2009 ayaan bartay heeskan wakhtigaas oo aan jacayl dhab u qaaday gabadh aanu jaar ahayn ,hadda waa 2024 still i'm single maray dhawaacyo badan, waayo arag ah oo calafkiisa iska sugaya
@CabdicasiisXidig
@CabdicasiisXidig 7 ай бұрын
2024 ayaan heestan dhagaysanaya qol mugdi ah oo cidlo ah ayaan ku dhagaysan jawigana rabi baa caawa og ❤
@ShafieMohamed-n2j
@ShafieMohamed-n2j 3 ай бұрын
Xge jogta
@CagtaXaaji99
@CagtaXaaji99 2 жыл бұрын
Sawirka aad saarteen Xaliimo Khaliif ma aha, waa Faadumo Qaasim Hilowle, Eebbe ha u wada naxariistee!
@maqsudahmed-yh5pd
@maqsudahmed-yh5pd 9 ай бұрын
Inta heestan miski kumaqashy 😂😂😂😂😂😂 Musalsalkii Dariska ✌️😂😂😂😊
@MuniirAlhaji
@MuniirAlhaji 9 ай бұрын
😂
@abdirahmanalteso3941
@abdirahmanalteso3941 10 ай бұрын
Hadaan laysu dhimanayn nafta laysu dhiibeen saw maaha dhalanteed axyaa sawtu raxma alla yarxama maamo
@luqmanhajibaarqab592
@luqmanhajibaarqab592 2 жыл бұрын
Xiriir beer ma loo huray Qofaad wali la hooy galin Nafta maw hibeysoo Ma hantiyay xiskaagee??
@nassir49
@nassir49 2 жыл бұрын
Sawirka meesha saaran, waa Faadumo Qassim Hilowle! Eebe ha naxariiso.
@khadujawad3811
@khadujawad3811 Жыл бұрын
Allh ku naxaristo maamo magool
@kabajan1
@kabajan1 4 жыл бұрын
Sat-25-april-2020 Ramadan lagu jura Illahy ha unaxaristo inti dhimaty
@xaawamaxamed403
@xaawamaxamed403 2 жыл бұрын
25 april aniga dhalashadeeyda waaye thank you zacky🎉
@kabajan1
@kabajan1 2 жыл бұрын
@@xaawamaxamed403 dhalasho wcn mida so socota...25 April 2022 waxa ka harty 14 malin hdana waa soon hhhhh ramadan Mubarak.
@keifapdinazir9173
@keifapdinazir9173 Жыл бұрын
Allha U naxrizto abwaanka🥺🤲
@AbdiasisSaleban-f4p
@AbdiasisSaleban-f4p 24 күн бұрын
ax yaa abwaan hadraawi❤❤
@BilaalCraxman
@BilaalCraxman 4 ай бұрын
Boqorada codka rabi naxariis hasiiyo
@fardouzizmail4709
@fardouzizmail4709 4 жыл бұрын
Xaliimo khaliif magool alle ha unaxaristo aaamin Wllee cod loo daa maamo💘❤❤💋
@hassahilowle-nh7nj3ru5s
@hassahilowle-nh7nj3ru5s Жыл бұрын
Evaluation. Is Love a Virus or Violence. Far East Instead of Romeo and Juliet We have Faarax and Xaliima.
@hassahilowle-nh7nj3ru5s
@hassahilowle-nh7nj3ru5s 9 ай бұрын
The Only Credential for Love is Violence and Sex. Perhaps The Heart needs a Blood.
@sacdiyajapaan372
@sacdiyajapaan372 4 жыл бұрын
hees waa tan waxa hada jira hees maahan😍
@apdirohmankaizeh4945
@apdirohmankaizeh4945 11 күн бұрын
4 september 2024 historic night😢😢
@xaawamaxamed403
@xaawamaxamed403 2 жыл бұрын
💔🥺 jaceyl dhaawiciisii qofna wali dhibtiisii dhayaha ma beelo dhaguhuna ma oodmeyn hbn sabti ah 19/ August/2022
@Dr_Jama
@Dr_Jama 2 жыл бұрын
Are you ok ?
@xaawamaxamed403
@xaawamaxamed403 Жыл бұрын
@@Dr_Jama i am ok allhamdulilah
@quruxdiiooqofa7191
@quruxdiiooqofa7191 Жыл бұрын
@@xaawamaxamed403 my sister qofki somaray unba kula daremi karo 🥺🤍🦋
@xaawamaxamed403
@xaawamaxamed403 Жыл бұрын
@@quruxdiiooqofa7191 haa abaayo mcn
@xasanmeymaboy1421
@xasanmeymaboy1421 Жыл бұрын
6/6/2023 Wali waxan dhageysanaya jacel dhig Malo shubay 😢 waxana daremi karo Qofki jecelka wax ka yqan
@HilaacCali-ry2mv
@HilaacCali-ry2mv 9 ай бұрын
Heestui waa sax , sawirku se maaha Magool e waa Faadumo Qaasin Hiloowle
@ikraan1218
@ikraan1218 9 күн бұрын
6 September 2024 ayan qol mudgi ah ku dhagaysanaya waliba ano niyad jab daran daremaya😢💔
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 4 ай бұрын
Boqorada codka bilesh looma dhihin xaliimo Khalif mogool 😢
@calanlemediaproduction9187
@calanlemediaproduction9187 2 жыл бұрын
Dhabanada cad laga jarey wali dhiig ma lagu qorey abwan hadrawi cimri dheer cafimad ale ha u naxaristo fanadi weyneyd xalimo khalif mogool alle janada ha ugu deeqo
@MrLooyaan
@MrLooyaan Жыл бұрын
مجول اسطورة لن يكررها الزمن ذات الحنجره الدهبيه رحمك الله يا مبدعه
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 жыл бұрын
Abwan ka iyo fanan kuba ma kala dhacan.......malin Laba ma is dhan siiyeen sida dhayda xolaha. Dhag dhag Dhab dhab ma u wadageen. Asalku wuxu aha dhab dhab oo ah sida hadhubka la isugu dhibayay lkn hadrawi alle ha cafiye qafiyadda ayu ku hagajisty.
@qalinle1231
@qalinle1231 4 жыл бұрын
Has love ever blood written . Jaceyl dhiig malagu qoray .
@sagalsaleebaan7223
@sagalsaleebaan7223 2 жыл бұрын
Jacayl dhawicii💔😭😭😭💛 axay xanuun badanaa💔😭
@smiledon77
@smiledon77 4 жыл бұрын
waa erayadii maccalim hadrawwi codkii magool aun
@luulaahmed5740
@luulaahmed5740 5 жыл бұрын
Jecel dhiig ma lagu qoray ❤ AH hore u soco eebow
@farxiyaaxmed4826
@farxiyaaxmed4826 4 жыл бұрын
M.a hees qaaliya xaliimo magool
@absabs-d2u
@absabs-d2u Ай бұрын
ANIGOO ARDAYAD KA AH INDIA OO JACAYL MEEL I DHIGAY WELIBA GACALIYAHAYGII AAD IIGA FOG YAHAY AYAAN HEESTAN AAD U DHEGAYSAN JIRAY IYO HEESTA KALEE WAAN HUBAAYOO WAAY HAYAA JACAYL WAAY HALEELAYOO WAANU ILA HADHEE♥️♥️
@tayostationary7895
@tayostationary7895 Жыл бұрын
Alle naxariista janno hasiiyo Xaliimo khaliif iyo Abwaan Hadraawi Markaad dhagaysato adiga iyo midaad dhabta ujeclayd Makuukordhaa Jacayl-horleh iyo xusuustii waayowaayo inta isjecel alle haysusodhaweyo
@muscabjaroose8921
@muscabjaroose8921 2 жыл бұрын
Qofki ku baray heesta hadu cidla kaaga dhaqaaqo so maha dhalanteed💔👨‍❤️‍👨
@zeinabhussein2582
@zeinabhussein2582 Жыл бұрын
😂😂wlhi wey kugu dhigtay qofta😂
@sacdiyasiman3363
@sacdiyasiman3363 Жыл бұрын
😂😂 waana qoslay astaqfurullah waana kaa naxay iska samir bro waxbaa ku helaye
@guledhamud1567
@guledhamud1567 2 жыл бұрын
fadumo qasim hilowle weyi gabdha saran shashada
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Magool illaahay haw naxariisto erayadii hadraawi
@abdihassan3836
@abdihassan3836 6 ай бұрын
Heestan waxaa Alifay Abwaan Hadrawi AUN . Waraaq uu soo diray nin Suudaani ah Halimo Khalif Magool
@simancalimaxamud9667
@simancalimaxamud9667 2 жыл бұрын
Alllow ku naxristo edo mcn jand allh ku geyo danbi dhaf ku weydiyya
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996 5 ай бұрын
2024 😢allow amuuraha sahal
@amran12abdulle97
@amran12abdulle97 4 жыл бұрын
Jcyl dhiig mlku qoray😭😭😭😭😭😭😭axxx xnuun pdnaa jcylka😭😭😭😭😭😭
@maxamedilyas5186
@maxamedilyas5186 4 жыл бұрын
Abwankii wyna hadraawi iyo boqorada codka magool
@xaawoluul534
@xaawoluul534 3 жыл бұрын
Aqoon la'aan waa tanoo kale faathima qaasim ayey magool kusjeegeen
@user-ws5ll2gk7v
@user-ws5ll2gk7v 5 ай бұрын
Allow u naxariiso mgool
@zakariye_yuusuf
@zakariye_yuusuf 2 жыл бұрын
Fri/14/1/2022 AllaH Haw NaxariisTo
@AadanMaxamed-kh5ld
@AadanMaxamed-kh5ld 4 күн бұрын
Erayadii hadraawi laxankii cabdi k jiir
@adenibrahim8164
@adenibrahim8164 Жыл бұрын
2023 and still listening ❤
@user-rh3dh5fk3u
@user-rh3dh5fk3u 9 ай бұрын
Just
@mssrania7400
@mssrania7400 9 ай бұрын
​@@user-rh3dh5fk3ujust😂😂
@jablibaax
@jablibaax 4 жыл бұрын
Codku waa magool laftigeedii ee maaha faadumiina, layskumana qaldi karo labada cod..
@hassahilowle-nh7nj3ru5s
@hassahilowle-nh7nj3ru5s 11 ай бұрын
As little boy while Mother make some handwash clothes on Her Back This Song Became a National Anthem Till Present Day
@Fikradsame
@Fikradsame Жыл бұрын
2023 yaa ilaa jogaa😢
@zeinabhussein2582
@zeinabhussein2582 Жыл бұрын
Anig😢❤
@AasiyaAbdalla
@AasiyaAbdalla Жыл бұрын
Jaceyl dhaawaciisii qofna wali dhibtiisii dhaayaha ma beelo dhaguhuna ma awdmeen💔🥺🥲 3 /may/2023 hbn arbaca
@rasweliyeplatnumz1720
@rasweliyeplatnumz1720 5 жыл бұрын
Mashallah go forward tall
@RoblehArreh-c8u
@RoblehArreh-c8u 7 ай бұрын
Sawirka sxb wa faduma qasim lkn heestu wa magol
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 Жыл бұрын
Amazing 😍
@Salahfarah1
@Salahfarah1 Жыл бұрын
Xasuus iyo heestaan❤️
@faizaabdi3673
@faizaabdi3673 7 ай бұрын
Dhiig ma u shubtay adi😂
@ayuubabdinuur783
@ayuubabdinuur783 2 жыл бұрын
Ax San yaa cod 😍😍🤩🤩🤩
@NadiirAbdi-f8c
@NadiirAbdi-f8c 26 күн бұрын
2024 20 Augusta ax ya jecel
@saraasiman3910
@saraasiman3910 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@lalalisaa_h9889
@lalalisaa_h9889 2 жыл бұрын
I love this song
@mohamoudmohamed7631
@mohamoudmohamed7631 5 жыл бұрын
nafwax jecel ileyn waa ano kaleeee
@mohamedabdiqadircali2147
@mohamedabdiqadircali2147 3 жыл бұрын
Jaca
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 9 ай бұрын
Somalia waxaa soomarey 4legend ah Caadi ahyn Abwaan cali sugule duncarbeed Hadraawi Sangub M. Saleeban bide Heeso laqaadona Waxa ugu bdanaa sameyntodii Ms bidi.
@cqanikhamiis2771
@cqanikhamiis2771 2 ай бұрын
Maxamed calinkaariye, dhakhtarkii jacaylka. Xasan ganey
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 8 ай бұрын
Maxaa uga baahateen in 2 qofood oo dhintay aad isku bedeshaan sawiradooda, Alle ha idiinka cafiyo ee ka qaada, waa qofkii sameeyey. Ayaan la hadlayaa keliya.
@AbdikarinCaato-murti5cc
@AbdikarinCaato-murti5cc Жыл бұрын
Salaam Eshcalaa British.
@user-sx1tc6hj2m
@user-sx1tc6hj2m 11 ай бұрын
fan and Wayne Alana Yara raxma
@makomaxmuud2184
@makomaxmuud2184 2 жыл бұрын
Aug /8/22 2022😥
@zarayou8560
@zarayou8560 2 жыл бұрын
😢
@ahmadabdirahman4386
@ahmadabdirahman4386 2 жыл бұрын
Allah how naxariisto Hadraawi iyo Magoolba 23 8 2022
@AhmedAbdi-d1c
@AhmedAbdi-d1c Ай бұрын
Aug/6/2024❤😢😢
@ayuuzhabdikadir8837
@ayuuzhabdikadir8837 Жыл бұрын
14/1/2022💔😭😭
@AFDEEB-xj6hk
@AFDEEB-xj6hk 10 ай бұрын
2023😢
@khalidhibrahim6203
@khalidhibrahim6203 4 жыл бұрын
Heee an jeclahay inbdn
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 2 жыл бұрын
Macnaha labadaan Gabdhood lama kala yanqaano miyaa? Horta in ay isku egyihiin xabaa waligay uma malaynin Xaliimo iyo Faadumo Alle ha unaxariito labadoodaba anagana alle hanooga dabo naxariisto.
@ayubnuri9432
@ayubnuri9432 Жыл бұрын
11/8/2023 still am listening
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 9 ай бұрын
AUN magool
@ubahali1734
@ubahali1734 2 жыл бұрын
Jacayl dhiig malagu qoray😭
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Jacel dhig ma lagu qoray weli dhux ma lo shubay qofna santa dhabarkiyo ma u dhigay feraha dhabanada cad laga jaray hadal ki malagu dhigay xinjir an is dhalin rogin midab keda dhin yahay laga dhuray halbowlaha hadan leysla dhimaneyn nafta leysku dhiben sow maha dhalanted jacel dhig ma lagu qoray
@mohamedosman3087
@mohamedosman3087 2 жыл бұрын
Sawirkaan waa faduna qaasim hilowle ee magool ma taqaanid ayaa u maleynayaa??? So baro saaxiib.
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 жыл бұрын
Dhabanad cad laga jary Hadalki ma lagu dhigay🥺🖐🏿
@abdulahimaxamed3688
@abdulahimaxamed3688 Жыл бұрын
Sidaan ayaan jacayl u aqaanaa wll
@mahamedabdikariim5377
@mahamedabdikariim5377 Жыл бұрын
1/1/2023 sanad cusub iyo hees qiimo leh
@user-oh4cx1yq2d
@user-oh4cx1yq2d 8 ай бұрын
Woow
@ducaysane9326
@ducaysane9326 Жыл бұрын
24/10/22 Bossaso gol ciise
@shukrimaxammed296
@shukrimaxammed296 3 жыл бұрын
Waaaw
@naeemahussain4078
@naeemahussain4078 3 жыл бұрын
😭😓😭😓😭😓
@haphzadejia7109
@haphzadejia7109 Жыл бұрын
12 Oct 2022 10:21 Pm🥺❤
@sabirinmoha4456
@sabirinmoha4456 2 жыл бұрын
💔🥲🥲🥲abwaan hadraawi allaha yaraxma
@aishaalimoha8729
@aishaalimoha8729 Жыл бұрын
August 13/23 💔💔
@xamdacismaan-i2h
@xamdacismaan-i2h Жыл бұрын
2023😂❤
@nadarnaasir5255
@nadarnaasir5255 Жыл бұрын
March 26/4/2023😥😭
@raaskhaalid8907
@raaskhaalid8907 Жыл бұрын
28/8/2023😢😊
@ahmedguled9567
@ahmedguled9567 Жыл бұрын
2023
@maxamedcabdulahi4785
@maxamedcabdulahi4785 Жыл бұрын
2023 6 20
@abdirizakkilwe
@abdirizakkilwe 3 жыл бұрын
😪😪😪❤❤❤❤
@ahmedsaladahmedmohamed65
@ahmedsaladahmedmohamed65 Жыл бұрын
.
Xaliima Khaliif Magool - Ingiriis wuxuu yiri (Hees Wadani)
13:13
SIDA GEED CALEEN LOO  || TIJAABI CODKAADA
9:36
MUQTAAR OFFICIAL STUDIO
Рет қаралды 14 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 61 МЛН
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
Hadraawi & Jacayl Dhiig Ma Lagu Qoray (Part 1)
10:09
Tixraac
Рет қаралды 991 М.
Heestii War Ma Faaliyaad Tahay Lyrics Khadra Daahir Kabankii Aun Goobe
6:44
HIBA NUURA XIDIGYAHOW BEST LOVE SONG
6:32
xusuusonline
Рет қаралды 7 МЛН
Qaaci
7:57
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 42 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,4 МЛН
Hud-hud- Xaliimo Kh. Cumar (Magool) / Version Cusub / Lyrics
13:03