Waa kuma boqorka shimbiraha? Hoo hadiyad | xalqada 3-aad

  Рет қаралды 51,608

Astaan

Astaan

2 ай бұрын

Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Пікірлер: 111
@Abeera..Cade..
@Abeera..Cade.. 2 ай бұрын
Yuusuf la,antiis wa cajis ya igu racsan 😢
@moohaduale2680
@moohaduale2680 2 ай бұрын
Ani😢
@user-hk5on2qx3w
@user-hk5on2qx3w 2 ай бұрын
Ani😢
@user-yt5cn8zy5j
@user-yt5cn8zy5j 2 ай бұрын
Yuusuf islam rabnaaa😮
@casharashow46
@casharashow46 2 ай бұрын
Hoo hadiyad astaan yuusuf soo celiya asagaa ku shidnaa
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 ай бұрын
Awey Yuusuf kii daadihin jiray hoo hadiyad.
@SuperExcuse
@SuperExcuse 2 ай бұрын
Yusuf waa la dharbaaxay 😅shaqada ka fadhiso aa la dhahay
@safaali1579
@safaali1579 2 ай бұрын
Wariyeheenii hore aaway astaan 😢ee dabeecadiisa iyo daganaantiisaba iyo hadalkiisa iyo muuqaalkiisa islajaan qaadayey 😅
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 ай бұрын
Astaan TV. Saan xaq ma aha. Ninkii barnaamijkan 6 sano soo waday Inaad ku jisaartan xaq ilaahay ma aha soo celiya fadlan. Waa hadaa damiir leedihiin... # yusuf islaam
@KilweHero1988
@KilweHero1988 2 ай бұрын
Soo celiya yuusuf
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 2 ай бұрын
Bismilashi aaway yusuf islaam maxaa ku dhacay najiib soo sheeg Al qeyr insha alaah
@cilmixikmaawiofficial5272
@cilmixikmaawiofficial5272 2 ай бұрын
Yussuf Hadu tabineynin 😮 Barnamijkan iska saara
@Ibnubjr
@Ibnubjr 2 ай бұрын
Ninki hore soceliyaaaaa
@TaliyeMoos-vy3nr
@TaliyeMoos-vy3nr 2 ай бұрын
On like team astaan ❤❤❤
@iqramahamed2608
@iqramahamed2608 2 ай бұрын
Team yusuf maxa dhacay yuusufay awsye 🤷‍♀️🤷‍♀️
@Islaamoos
@Islaamoos 2 ай бұрын
Mansha Allah su’aal adag ayuu furay Cimraan yare iyo waliba Abdulqaadir yare xafidulaah
@alishaaliosman3659
@alishaaliosman3659 2 ай бұрын
Barnamijka astan sanadkan way halaysay wilki. Sanadihi hore wadaa qatar ku ahaa wil farxaana buu ahaa sanadka dambe halasiiyo celiyo 😊
@ahmadqadaraq8029
@ahmadqadaraq8029 2 ай бұрын
Ani away hee hadiyadeydi astan Tv🤪🤪🤪🤪
@fardowsa55
@fardowsa55 2 ай бұрын
Najib good hoist for sure 👍
@babasheeq
@babasheeq 2 ай бұрын
Bring back Yusuf 😡
@user-qw9tv3tl8p
@user-qw9tv3tl8p 2 ай бұрын
Ramadhan mubarak
@salaadmoalin3198
@salaadmoalin3198 2 ай бұрын
astan waa tv xabashida eey ledahy
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 2 ай бұрын
Yusuf an uwadda codeyne in laa socelito ❤😂
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 2 ай бұрын
Hoo hadiyad Yuusuf ayaa caanku ahaa Najiibna meelbuu caanku yahay waan baran doonaa insha allh asxaabta barashada waa sheeyga ugu muhiimsan.
@xasaninhodestevano820
@xasaninhodestevano820 2 ай бұрын
19:31 cunuga dhib badanaa beenta wuu ku qabtay😂😂😂😂😂
@waberihassan7867
@waberihassan7867 2 ай бұрын
Astan tv dad nigu xidhan chanalka oo fara badan aya idin weydisey yusuf islam uu jawaba wlh hoo hadiyad ma dawado xiiso uma qabo sanadkan bila macnii weye
@salmanmahamud3076
@salmanmahamud3076 2 ай бұрын
👏🏻👏🏻
@khadarhassan9786
@khadarhassan9786 2 ай бұрын
Yusuf la Rabaa Codsiga Dad waynaha Hala Tix Galiyo please Astaan TV 💯💯💯
@hudomaxamed9171
@hudomaxamed9171 2 ай бұрын
Wll yuusuf manoolyhay
@nawaalmaxamed3859
@nawaalmaxamed3859 2 ай бұрын
Haa apyo tiktok ooa isticmlyaa
@SaaraMahamed-wk5kd
@SaaraMahamed-wk5kd 2 ай бұрын
Yusuf aa kaa fiican.
@fadxijano9364
@fadxijano9364 2 ай бұрын
Yuusuf aaway nimanyahow
@nadiamuriidi3092
@nadiamuriidi3092 2 ай бұрын
Aawy wiilkii
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 2 ай бұрын
Reer Shibis waa idinku heeystaa guuleeysta.
@alikhalif357
@alikhalif357 2 ай бұрын
Yusuf is back 😢😢
@CalinuurMaxamed-rd3gq
@CalinuurMaxamed-rd3gq 2 ай бұрын
Ramadnulkariim xayaat market
@modernsomalifood
@modernsomalifood 2 ай бұрын
Yuusuf maxaa kudhacey?????
@CaaishoCabdulaahi-bv8ct
@CaaishoCabdulaahi-bv8ct 2 ай бұрын
Celasha imaada 😢
@geellesam
@geellesam 2 ай бұрын
yahuu
@ismalure_58
@ismalure_58 2 ай бұрын
Yusuf hadaanu joogin daawan maayo
@khadramusse3725
@khadramusse3725 2 ай бұрын
Yusuf Islam mee , Astan tv ma qabayalad Bad TV no soo galisayn yab
@user-ly6no8rm1b
@user-ly6no8rm1b 2 ай бұрын
Astaan yuhuud male horta waa yabe yusuf away asaga 7 sano soo wade😂
@NimcoMaxamed-wb6ry
@NimcoMaxamed-wb6ry 2 ай бұрын
Ninkan najiib ayaba kuso baxay barnamijka xallad iyo xamaasad ayu uyeley masha’Allaah isago soman ayu dadal iyo firfirconi muujinaya❤
@BashirSos-qk2ed
@BashirSos-qk2ed 2 ай бұрын
Salaan sare Astan please ilmahega oo kutaxanaa barnamijkan waa only somali barnamij eey ladawadan waheey rabaan yusuf Islam noo so cilye please 🎉🎉🎉
@nasraraage
@nasraraage 2 ай бұрын
Yusuf aaway😮
@ciltireyare4476
@ciltireyare4476 2 ай бұрын
Ar kan naga badalah 😢😢😢
@Muhiima_sharaf
@Muhiima_sharaf 2 ай бұрын
Yusuf meeyay 😢dha dhan ma lahan barnamijka dhan
@SaaraMahamed-wk5kd
@SaaraMahamed-wk5kd 2 ай бұрын
Yusuf barnaamijkiisa kaa fiican😂😂😂😂😂😂
@cabdimahad3933
@cabdimahad3933 2 ай бұрын
ar yuusuf soo celiya astaanee
@BashirSos-qk2ed
@BashirSos-qk2ed 2 ай бұрын
Najiib waa nin wanagasan wana tageeraa bt please let me know yusuf islaam
@hodandahir8111
@hodandahir8111 2 ай бұрын
Waye Yusuf
@aamirmaxamed
@aamirmaxamed 2 ай бұрын
0:46
@afiarte8318
@afiarte8318 2 ай бұрын
rabadan wanagsan
@qaalicadey6450
@qaalicadey6450 2 ай бұрын
Yusuf aaway yaaqey
@maxamedcumar3739
@maxamedcumar3739 2 ай бұрын
Ar wuuu maqal majiraa yuusuf hala soo celsho
@user-sn2et1ye9q
@user-sn2et1ye9q 2 ай бұрын
yuusuf islaam aaway isaga ayaa daadihi karo qof kale marabno astaan
@osmanboqole1536
@osmanboqole1536 2 ай бұрын
Yuusuf aaway waxaan wax jiro maahan
@Caliya7
@Caliya7 2 ай бұрын
Yusuf Najiib aa cunay 😂😂😂😂
@faysalafgaab6240
@faysalafgaab6240 2 ай бұрын
Please yusuf só celi
@ibraahimdhaqane
@ibraahimdhaqane 2 ай бұрын
1972 laqoray farta somaliga
@FatimaAli-cr6mg
@FatimaAli-cr6mg 2 ай бұрын
Viva Salah 😂😂😂😂
@maryanxassan4630
@maryanxassan4630 2 ай бұрын
Away Yusuf islam😢
@hooyomcn8690
@hooyomcn8690 2 ай бұрын
Wll Yasiin u soo dhiib adiga kuma nureysid
@bulle14
@bulle14 2 ай бұрын
Yussuf Islam aaawo
@nastacdey3039
@nastacdey3039 2 ай бұрын
Waanii tuugaa ninkaan naga cuna astaaneey aaway yusufkeenii horta????
@Caliya7
@Caliya7 2 ай бұрын
Yusuf Najiib aa cunay
@cizzudiinaskar6017
@cizzudiinaskar6017 2 ай бұрын
Barnaamijkaan yuusuf maa ku celisaan, I
@sayid5352
@sayid5352 2 ай бұрын
astan reply
@user-xh9fk4xf1c
@user-xh9fk4xf1c 2 ай бұрын
Wllhi kuwii 2022/2021 ysuf islaam aa iska daa daawadaa 😭😭😭 we need yosuf islam not najiib
@QamarAdilmohamed
@QamarAdilmohamed 2 ай бұрын
Hadan intan ka arkaa yusuf islam ku heysannay barnamijkee ee aaway😊
@Daahirsomali
@Daahirsomali 2 ай бұрын
Yusuf Islam aaway
@hamdiosman5243
@hamdiosman5243 2 ай бұрын
Tageerayaasha yusuf islam aan meesha iskaaga tagno wiilkeenaba waa kadireen mesha
@ciilowcumar9147
@ciilowcumar9147 2 ай бұрын
Asc astaan Yusuf Islam ama no keneysiin Hadi kale nagu kala wada barnamijka
@maahirkee3656
@maahirkee3656 2 ай бұрын
Kkkkk wlhi astaan qacbay ka yeersiisay dadkii yuusuf kuwaashay dhagba uma dhigayaan dhagahay ka furaysteen
@abdilahiaskari-sq3cf
@abdilahiaskari-sq3cf 2 ай бұрын
Dadka kugu hareeresan iska fogee soaasha way maqlayaan hore google ka galinayaan markuu qofka garan wayo way soo istagaay wayna ka jawabayaan ???
@sali3492
@sali3492 2 ай бұрын
Yusuf la'aan ma fiirsanayo
@aweishusein4984
@aweishusein4984 2 ай бұрын
War Yusuf aaway
@FatmaAbdalla-uw1es
@FatmaAbdalla-uw1es 2 ай бұрын
Yuusuf soo celiya
@salmanmahamud3076
@salmanmahamud3076 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@user-cn7qp3tn9i
@user-cn7qp3tn9i 2 ай бұрын
Hormuud sanca imoow
@user-cn7qp3tn9i
@user-cn7qp3tn9i 2 ай бұрын
Hay
@AbuukaateXasan
@AbuukaateXasan 2 ай бұрын
@@user-cn7qp3tn9i deris baan nhy markaas.
@masudbille8072
@masudbille8072 2 ай бұрын
Najib
@yasmiinhaji2119
@yasmiinhaji2119 2 ай бұрын
No yousif aan rabnaa please
@fatimaturkeychannel4578
@fatimaturkeychannel4578 2 ай бұрын
Yusuf islaam so celiya #astaan tv
@SaaraMahamed-wk5kd
@SaaraMahamed-wk5kd 2 ай бұрын
Faanka Isla dhaaf
@Reizow1234-ni2ev
@Reizow1234-ni2ev 2 ай бұрын
Codka heesta Yaa Leh
@suadfamily522
@suadfamily522 2 ай бұрын
Ninkan naga badala astan tv waa Hadaa rabtan in barnamijkan ladawado codkaa u barana rabnaa free yusuf islam butaci noso celiya 😂😂
@aishaabdullahi9699
@aishaabdullahi9699 2 ай бұрын
Xariyal3 imaada nh bari meqa Sano sugoya mana arko ba ilahow marka lakulmo mid an aqan igu adi
@ramloahmed8001
@ramloahmed8001 2 ай бұрын
Yuusuf Aaway maxaa kudhacay toloow
@caashacali6810
@caashacali6810 2 ай бұрын
comments 8😂❤
@najmaqaasim3672
@najmaqaasim3672 2 ай бұрын
Ma firsanayo ilaaa yusuf laga keeeno 🤨🤨🤨🤨🧐🧐🧐
@user-hq4tp4yu7k
@user-hq4tp4yu7k 2 ай бұрын
Wll sabtida ta😅rajiinka soo boqo😢
@maxamedcabdirahmaan-oq9pk
@maxamedcabdirahmaan-oq9pk 2 ай бұрын
Yarka sheegay tirada ciidamada su aasha wuu maqlay wuuna Google gareeyay ileen meeshu ka maqlayee lambarkee xariiq waaye
@mohameamohamua4340
@mohameamohamua4340 2 ай бұрын
Yusuf Islam meey
@gtownfcclassicmemories5948
@gtownfcclassicmemories5948 2 ай бұрын
Astaan TV dadka u jawaab? Aaway yusuf Islam???????😢
@mohamedabdullahi6865
@mohamedabdullahi6865 2 ай бұрын
Waa ikana wll Haa walwalina beri imaana in.allah 😅😅😅
@lolcat5567
@lolcat5567 2 ай бұрын
#BRINGBACKYUSUF
@xanaanmaxamed9857
@xanaanmaxamed9857 2 ай бұрын
Yusuf islaam hano soo celiyo wx nii rooon wye 😂
@mustafaibra7456
@mustafaibra7456 2 ай бұрын
sida aniga u arko yusuf hawada lagu cuney 😅😂 this is the boring hoo hadyad this Ramadan
@lelishamahamud279
@lelishamahamud279 2 ай бұрын
Yuusuf islaam aawee🫶🫶 😩😩😩
@najmaqaasim3672
@najmaqaasim3672 2 ай бұрын
Where is yusuf 🤔🤔🤔🤔🤔🤔😡😡😡😡
@zackboyhood4963
@zackboyhood4963 2 ай бұрын
Astan Ma ogtihin in aa shacabka wax ku tihin mise waxa gaarten xiligi kibirka Umada somaliyeed ninki Hore uso celiya Tas neh ku xumeen uma ahan ninkan Hada Barnamish ka wado lkn ninkas aya rabna mise KZbin channel ufureyna Anaga Maal galineyno
@MaxamedsanweyneAbdi-rr4yf
@MaxamedsanweyneAbdi-rr4yf 2 ай бұрын
Cumur binu khadab wuxu islaamy sanadka 3aad hijriyada wye ma ahan 6aad
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 2 ай бұрын
cumar.binu.qaadab.wuxu.islaamay.sanadki.6aad.e.bixisad.nabiga..ma.ahaan.sanadki.6aad.hijriyada.hijriyada waxay.bilaabatay.marki.nabiga.u.so.hijrooday.madina..cumar.wuxu.islaamay .maka.marki.la.joogay.13.sano.e.nabiga.joogay.maka
@mariincali7995
@mariincali7995 2 ай бұрын
Astaaaaaaaaan😡😡 Yusuf soceliya ninkan hanagu sodhisinine
@mmbbulle2823
@mmbbulle2823 2 ай бұрын
Yusuf Islam please 🙏 this guy you don't know nothing
@user-wb2jz4sy8u
@user-wb2jz4sy8u 2 ай бұрын
Plz plz bring yusuf Islam back this guy he's soooo boring
@user-mw5vq8ee1w
@user-mw5vq8ee1w 2 ай бұрын
calikamiin
FILO PART 92
29:42
Abukar Mahdi
Рет қаралды 64 М.
Would you like a delicious big mooncake? #shorts#Mooncake #China #Chinesefood
00:30
Chips evolution !! 😔😔
00:23
Tibo InShape
Рет қаралды 42 МЛН
Ninkii Hargaysa Ku Suuxay 18 May Oo Soo Kacay Kana Waramay Wixii Helay
9:47
"Saliidda gacanta maa la galee?" Dhadhan Xalqadiisa 5-aad
33:31
MA KHIYAANA MISE WAA XAL? | BIDEN | HAMAS | NETANYAHU | GAZA
19:46
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 50 М.
reer burco oo imanka caadi ugu badheedhay muuse biixi
6:20
suxufi Ahmed deerogad
Рет қаралды 788
Озвучка @itsQCP  Нагетсы в постели @cookingwithkian
0:51
BigXep. Канал озвучки
Рет қаралды 1,3 МЛН
100❤️ #shorts #construction #mizumayuuki
0:18
MY💝No War🤝
Рет қаралды 20 МЛН
Только девушки так умеют😂
0:59
Kenny Gogansky
Рет қаралды 8 МЛН