AXMED CALI CIGAAL HEESTII GEEDAHA 2018 LIVE

  Рет қаралды 307,277

Faiza Amir

Faiza Amir

5 жыл бұрын

Пікірлер: 54
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Hada ninku waa Legend axmed cali cigaal yaad moodeen maciyaal play back
@user-bs8xu4wy4p
@user-bs8xu4wy4p 3 ай бұрын
❤❤❤❤ cigaal ax sori Heey iyo wax jira Hada😢😢😢
@faizamohamed6586
@faizamohamed6586 5 жыл бұрын
Mashallah adeerkey nolow in badan amiin
@cabdaledawiil7642
@cabdaledawiil7642 4 жыл бұрын
Ereyo Somali Ah Oo Fasix Ah Murti Iyo Tilmaanleh Axsan Axmad Cali Cigaal From Faarax Golloley
@awilauthor5769
@awilauthor5769 Ай бұрын
Watching 2024
@jamajama7292
@jamajama7292 4 жыл бұрын
Ahmed Ali Cigaal True Legend ilaahay ha ku xafido waaaaw Hees macaan
@ridwaancali6884
@ridwaancali6884 2 жыл бұрын
Fanan lahubo heestan iska jeclahay2021 hamadkiisa yaa dhagaysanaya
@mahdiubaxside3779
@mahdiubaxside3779 5 жыл бұрын
Heestaan kaligee iska qaad qaadi jiray xasuuus 2007
@user-bs8xu4wy4p
@user-bs8xu4wy4p 3 ай бұрын
❤❤❤❤ ja cigaal
@alegendisamongyou2254
@alegendisamongyou2254 5 жыл бұрын
Hop! hop! what a legend.. Lovely.
@aftahindho2606
@aftahindho2606 5 жыл бұрын
fanaaniinti hore kuwa hada waxay kaga duwanayeen masraxa marku soo fuulo isagoo isku kalsoon buu soo fuulaya kuwa hada badan koodu maba yaqanaan inay masrax soo is taagan kuwa soo istagana waad ku caajisaysa cigaal in kastuu fanaainta hore isagu fardheera waxaad mooda in loo abuuray in uu fanaan noqdo
@mahadmohamed8783
@mahadmohamed8783 3 жыл бұрын
Hhhhhhh
@mahadmohamed8783
@mahadmohamed8783 3 жыл бұрын
Jgygh
@mahadmohamed8783
@mahadmohamed8783 3 жыл бұрын
Hggg
@hadew1418
@hadew1418 5 жыл бұрын
Mansha allah adeerkay
@Cabdullaahi2018
@Cabdullaahi2018 3 жыл бұрын
Hees macaan !
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 жыл бұрын
Addunyo waa ayaamo gaaban
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 5 жыл бұрын
Cigaal qabilkisa horta maxa waye Qadro iyo maryan mursal yaa uguur horeyay Waagi hore In laba fanaan halnin Guursado caadi bay u ahaayen Hader hodan iyo khadra max logu mashqula
@naemaj4616
@naemaj4616 5 жыл бұрын
Hafsa Ahmed 🤣🤣🤣🤣 ma mid xaasleh baad maagan tahay..... Waad asiibtay 🤣🤣
@kleinemannetje7669
@kleinemannetje7669 5 жыл бұрын
Wsa sax
@kleinemannetje7669
@kleinemannetje7669 5 жыл бұрын
Halaga leexdo hodan iyo mursal
@abdullahiabdiraxmaan4807
@abdullahiabdiraxmaan4807 5 жыл бұрын
axmed cali cigaal waa nin reer khalaf cumar maxamuud majeerteen ah
@hanadabdi598
@hanadabdi598 5 жыл бұрын
Landheere mj
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Xusuus
@kalilrage8873
@kalilrage8873 5 жыл бұрын
Fariintaaas hablaha somali ayay ku socotaa
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
😂🤣😂
@hodanhassan9837
@hodanhassan9837 5 жыл бұрын
Ciyalka surweladu ciririga kuyihiin asaa kaciyaar iyo style kaqurxoon wallee
@ashamohamed6755
@ashamohamed6755 3 жыл бұрын
Axmadow noolow oo waligaajir
@maxamedgaboobe3781
@maxamedgaboobe3781 5 жыл бұрын
Legend axmed cali cigal
@LadiMaxamd
@LadiMaxamd 5 ай бұрын
Lade mahamad Lademahad
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 2 ай бұрын
TUKE. WAXO. LEYAHAY. OROMO. HA. LA iSOMEHER SHO
@wildlife2697
@wildlife2697 5 жыл бұрын
legend
@stephenstephen2917
@stephenstephen2917 5 жыл бұрын
Codka Original-ka uu ku heesayo Maxaa Noogu Soo Galin Weyday Waa Adiga Dulsaaray Heesta Oo Hore Codkeedee?
@Hamdi-Abdirahman
@Hamdi-Abdirahman 5 жыл бұрын
Fanaaniinta hore waxaa uga ilbaxsan makarafoonka dansan ee laysku qaldo kuwa hada jira yaa ila arkay
@addull1
@addull1 5 жыл бұрын
Waaw legend
@dnpydb-liee
@dnpydb-liee 5 жыл бұрын
faiza hada arkaa after instigram
@QalbiCali-ku9gy
@QalbiCali-ku9gy 9 ай бұрын
Xishooo cimri baatahay
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 2 ай бұрын
ANDHIIR MILTE OO. KO HAD LAYA MAGACA IQRA WAXO. LEYAHAY. O ROMO. HA LA. ISO. MEHERSHO . WAA. .ARAG. TIDAYDA
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
maryan khardra kunci iyo axmed 4 fanaan oo hal qoysa
@ismahankarshe6295
@ismahankarshe6295 3 жыл бұрын
Jaaaå
@abdullabdhu3853
@abdullabdhu3853 5 жыл бұрын
Sangub ayaa sameeyey heestan yuu ula jeeday tolow "waxa guurka kugu diray garan mayo aniguye" ?
@huudafarah8275
@huudafarah8275 5 жыл бұрын
Adi
@FathiAbdalle
@FathiAbdalle Ай бұрын
Erayada hore ifahnsii pls wll.
@ismahankarshe6295
@ismahankarshe6295 3 жыл бұрын
Ssssa
@hodanhassan9837
@hodanhassan9837 5 жыл бұрын
Fududaa masha allah
@craxmaansaleebaan1323
@craxmaansaleebaan1323 4 жыл бұрын
wuu soo kululeeyay fudaydka
@ismahankarshe6295
@ismahankarshe6295 3 жыл бұрын
Jag är mår bra av
@ismahankarshe6295
@ismahankarshe6295 3 жыл бұрын
Hååaaaa
@abdimuse7911
@abdimuse7911 11 ай бұрын
Bqol sano oo dambe hadeey heesaan Fanaaniinta tirada kabadatay, heestan qudha iskama qaban karaan.... war fan & fanaaniinba waa kuwii horre.heesahoodaan isaga ceshceshanaynaa
AXMED CALI CIGAAL - Live - SIDA HARO GIN GIMANOO - LONDON SHOW
6:57
Abdirahman Somali
Рет қаралды 601 М.
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 78 М.
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 3,9 МЛН
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН
Axmed Cali Cigaal Hees aad u macaan badan
4:48
Xogmaal Media
Рет қаралды 75 М.
Ahmed Cali Cigaal HEESTII  SacDiyO
6:19
Huda and Isra
Рет қаралды 278 М.
AXMED CALI CIGAAL IYO HEESTII DHIIN 2018
9:45
SomaliSwiss
Рет қаралды 44 М.
GAR QAADO. Eagle Media Pro Classics
6:48
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 179 М.
KUNCIIL AXMED CALI CIGAAL WAA I HALEELAY CASHAQA 2018
5:56
Faiza Amir
Рет қаралды 807 М.
Axmed Cali Cigaal | Heesta May Dhiman Suleekha | With Lyrics
10:33
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 91 М.
Dhalad - Ahmed Ali Cigaal
5:46
Madaale Productions
Рет қаралды 66 М.
AXMED CALI CIGAAL - Live ILKAHEEDA DHUUXA AH - LONDON SHOW
5:19
Abdirahman Somali
Рет қаралды 557 М.
Axmed Cali Cigaal Heestii Hargeysa
7:34
Xogmaal Media
Рет қаралды 83 М.
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 36 МЛН
Sardor Tairov - Sen meni yeding (Official Music Video)
5:02
Sardor Tairov Official
Рет қаралды 3,6 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 572 М.
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 1,4 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 962 М.