AXMED CALI CIGAAL - Live - SIDA HARO GIN GIMANOO - LONDON SHOW

  Рет қаралды 619,487

Abdirahman Somali

Abdirahman Somali

Күн бұрын

Erayadii Xasan Qawdhan Yuusuf
Naaxiyadii: Xasan Sabriye Afrax
Codadkii : Axmed Cali Cigaal iyo Shankaroon Axmed Yuusuf Sagal
Ruwaydii : Annagoo waalan waagu manoo baryay
Please Subscribe for more Videos
Copyright Protected @ Somali production
Produced By Abdirahman Omar Abdi ( ABDIRAHMAN SOMALI )
Get more info About Somali Production.
/ somaliproduction
/ abdirahmansomali
/ abdirahmansomali
plus.google.co...
/ reallysomali
#SomaliMusic #Subscribe #somaliproduction

Пікірлер: 258
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 5 жыл бұрын
Erayadii Xasan Qawdhan Yuusuf Naaxiyadii: Xasan Sabriye Afrax Codadkii : Axmed Cali Cigaal iyo Shankaroon Axmed Yuusuf Sagal Ruwaydii : Annagoo waalan waagu ma noo baryay
@AbdirahmanSomali
@AbdirahmanSomali 5 жыл бұрын
Mahadsanid sxb waa muhiim in laxuso haldoorkii sameeyey hantidan ma guurta ah, afka iyo suugaantuba waa dhaxalka umad waliba ku faant oo ilaashato
@kousarmohamed3860
@kousarmohamed3860 5 жыл бұрын
Good.nice
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
Shukran wllo waad no faa,ideysey
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
@@AbdirahmanSomali Haa Waa waa jib in la sheego Qofka Sameeyey Erayada Heesta
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 5 жыл бұрын
Abdirahman Somali adaa mudan wll waa runtaa dhaxal bay inooga tageen inaynu xusno ayay inagga mudanyihiin 🙏🙏🙏❤️
@abdishakurmohaali9241
@abdishakurmohaali9241 4 жыл бұрын
Yaayiri majeerteen fananiin malleh saakanaaba kadhashee axmed cali cigaal🤩
@khalidjiheeye3809
@khalidjiheeye3809 2 жыл бұрын
Baribaa waxa la yidhi axmed cali cigaal baa tagey wadanka mareykanka markaas baa qaar majeerteen ah loo sheegy say yidhaahdeen walee macheal Jackson baa gurigiisa biyo ugu galeen suuq xumo ayaa ku dhaceysaa
@mukhtaarxaaji3856
@mukhtaarxaaji3856 2 жыл бұрын
@@khalidjiheeye3809 😅😅
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 4 ай бұрын
Gadanab leeyahaye wuu siigtey Axmed hiibadiis faneened cimamad oyo go toona laam sari karo
@nazdalaan
@nazdalaan 5 жыл бұрын
OMG, legend, codkiisa isma bedelin, deeqsi, geesinimo iyo codkarnimo Allah isugu daray...
@fatimashafici7736
@fatimashafici7736 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰💋💋
@quensamra7989
@quensamra7989 5 жыл бұрын
Alla heestan ileen cigaal ba qaada woow heestan waan jeclaa wagaan yara ee rikoodhka iyo cajilada ladhagaysan jiray
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 жыл бұрын
Ilaahayoow caafimaadkisa Ilaali Abtiyo Axmed Cali Cigaal🤴🏽
@jamamohamed9014
@jamamohamed9014 5 жыл бұрын
No play back, pure voice wax ka bartay erayada murtida ah eee aaan qadafka kaheeen what a music fanaan wa fanaankii hore dhaqan iyo afgaabi
@faisohamac1196
@faisohamac1196 5 жыл бұрын
abtigay axmed cali cigal cimriiga hajiro abti mcn nolow inta nolol jirto amiìiiiiiiiin
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 5 жыл бұрын
waaaw xasuuso hore Alla maxaan heestaas aroos baadiye ka qaaday waa hees faseex ah waxaa wada qaada Legend Axmed Cali Cigaal Iyo Shankaroon Axmed Sagal
@CabdiWarsame-k9x
@CabdiWarsame-k9x 4 күн бұрын
Axsan hees marka laleeyhy dad waa dadki hore tan uga tusaslo qaado❤❤
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 5 жыл бұрын
Illahay ha u naxariisto Hassan Qowdhan Yusuf Abwaankii qaaliga ahaa ee heestan sameeyay.Amiin yarabi.
@amore5583
@amore5583 4 жыл бұрын
Aaamin
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Aamiin
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 5 жыл бұрын
Cajiib heestan wuxu qaaday 45 years kahor
@Samiiro-z8n
@Samiiro-z8n 6 ай бұрын
Reer aabti majeerten bukaso jeeda axmed cali Cigaal aabti lov❤❤❤❤❤❤
@princessamina9363
@princessamina9363 5 жыл бұрын
Axyaa Cigal Lagend ❤ I love Qaraami
@mahmudabdulle750
@mahmudabdulle750 5 жыл бұрын
Wax ya fanaan legend Ahmed Ali Cigal waxas ba fanaan laga dhaha hadi kale wa la is ka daaya waxan wada yacaya oo bala nuxurka ah oo kale ma ahan
@rapidboss2953
@rapidboss2953 5 жыл бұрын
Wiiil Somaliyeeeed cigaal
@Samiiro-z8n
@Samiiro-z8n 4 ай бұрын
❤❤❤ aad iyo aad form midhiban
@saeedjama3384
@saeedjama3384 4 жыл бұрын
ninka heesta sameeyay legend af somali yaqaan gingiman,yagleel,haro gacalo,senge,casarkii la daawado, somalia casarkii markay cadceedu qabawdo ayaa la fadhiista maqaayada,biibitooyinka dhulkii uu ku dhasay miyiga ayaa hees jacay ah ka sameey axmed ali cigaal another legend codka wuu dul dhigay
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Haa legend ayuu ahaa
@barefootprofessor3455
@barefootprofessor3455 2 жыл бұрын
Xasan Qawdhan ahn
@toghdeer01
@toghdeer01 5 жыл бұрын
cigaal ilaahay ha xidyio, cod ma guuraan ah, oo da'dii u koradhaba bilicdiisu sii kordheyso.
@jaafaralibilal6314
@jaafaralibilal6314 5 жыл бұрын
Legend Ahmed Ali Cigaal ... Dagnaanta Iyo Dareenka Heesta Wey Is Wataan 100%
@djamabashir7521
@djamabashir7521 5 жыл бұрын
Légende Ahmed Ali eigal💕💕hestan anigo yar ayaan xasuustaa rikodhka ayey kasoo galli jirtay Walli Man ilawin❤
@mokiyaz9892
@mokiyaz9892 2 жыл бұрын
Eraydii adeero xasan Qawdhan ilaahay ha u raxmado. Laxankii Xasan grayt iyo codadka Ahmed cali cigaal iyo Shankaroon Ahmed sagal. Haro gingiman( Haro buuxda oo biyaha xarfanaysa) maansh allah.
@khadarmahdikhadar7452
@khadarmahdikhadar7452 Жыл бұрын
Cigaal wuxu ka mid yahay raga aan taageero codkooga iyo qaab faneedkòoda
@abdiweliegag3837
@abdiweliegag3837 3 жыл бұрын
Cant get naf But got me What a beutty. ALLAHOW DHOOR THIS BEUTIFULL FANAANIINTA QARANKA.
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 5 жыл бұрын
Waaw Runtii wa fanaan aan jeclahay codka Iyo maslaxawa wayo wa fanaan somaliwen aay jaceshahay aniguna si wen Al fanaan Ahmed Cali Cigaal ?
@ubahabdulle4531
@ubahabdulle4531 5 жыл бұрын
Saan u hees ama shib dheh Xasan iyo cigaal 🌹🌹
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Masha allah Ahmed Ali Eigal iyo Abdiqadir Juba jiin cajiibey leeyihin oon waligiis isbedeleyn, qurux aan gaboobeyn cod macaan oon is bedeleyn Alah ha noo kiin xafido. Amiin.
@adenciloon5177
@adenciloon5177 2 жыл бұрын
Axmed cali cagaal ceymo living legend abtio
@weedhsame
@weedhsame 6 ай бұрын
Ahmed Cali Cigaal, the Somali singer, musician, and melody maker, is truly a living legend in the world of Somali music. His legacy is deeply rooted in his innovative musical creations and contributions to the Somali music scene. With his soulful voice and distinct style, he has captivated audiences for decades, earning him respect and admiration as a pioneer in shaping the sound of Somali music. Ahmed Cali Cigaal's impact and achievements have solidified his status as a living legend, inspiring generations of Somali artists and music enthusiasts alike.
@fadumoabdulkadir5079
@fadumoabdulkadir5079 5 жыл бұрын
Waxad guri kuledahy halbowlaha guntisiyo wadnaha gararkiise❤❤
@cisseweyne8102
@cisseweyne8102 5 жыл бұрын
Live music and this is not a playback song. The best singer of his generation and no one doubts today that he is always the best.
@khaderismael7364
@khaderismael7364 2 жыл бұрын
Fanaanka dhabta ah nooloow walaal xero dhalan soomaaliyeed.
@qodarabdulahi6620
@qodarabdulahi6620 5 жыл бұрын
Waaw Reer london si fiican buu ugu raaxeeyey waayo waayo rugcadayaashii Hobolada waabari baa is Hellay 2018
@abshirdagel5135
@abshirdagel5135 5 ай бұрын
Ahmett Cali CigaaL❤🎉
@hindaomar693
@hindaomar693 5 жыл бұрын
waaaaw waa igu socotaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@aragsan6552
@aragsan6552 5 жыл бұрын
Heestan waxan marki ugu horeysay ka dhagaysan jirey radio hargeysa 1993 marki igu horeysay ayan schoolka sheekh baashir hargeysa inta laygu yidhi hees qaad ayan qadey walahi anigo yar 7 jir bayjka sharkaroon ahmed sagal
@bashirjama4283
@bashirjama4283 5 жыл бұрын
Xasuus gaara dheh.
@amore5583
@amore5583 4 жыл бұрын
Imika imisa jir ba tahay sheikh wadiga dhigan jire ma shidhkaad daganayd
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 5 жыл бұрын
Fan waa fankii hore nin culuc edab iyo qiimo leh
@bisharacabdi57
@bisharacabdi57 5 жыл бұрын
Waa run bashir barre dad wa dadki hore hadalne wa ki ey ku hadleen
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 5 жыл бұрын
@@bisharacabdi57 tank you 👌
@malmo4235
@malmo4235 5 жыл бұрын
Bashka Xaji 1973 Waayihii wacnaa
@ilyaasslb3065
@ilyaasslb3065 4 жыл бұрын
Caadi maaha waayo waayo 🔥🔥
@queenyismail5158
@queenyismail5158 5 жыл бұрын
Walee fanaanin wa faniinti hore 👏👏
@kiimiyaiibraheem8357
@kiimiyaiibraheem8357 3 жыл бұрын
Waayo waayo waafanaan qaaliku ah umada soomaaly
@kulanahmed
@kulanahmed 5 жыл бұрын
Alaah ka cabsigu waa muhiim waa todobatan tawbaduna u furan wali waxa ficnan lahayd rayi ahan tay in uu tusbax qaato kana fadhiisto maxa yeelay alaah wuu ku imti xanaya wali dhexdi aya u xidhan waa uu labisanaya xog ayuu Lee yahay alaah ha u siyadiyo waa aabo somaliyed lakin waxa u rajeynaya cimri dher iyo cibado suban badal ka khayr badan ka hada uu ku jiro Inshaa alaah
@fartuunhusen7643
@fartuunhusen7643 2 жыл бұрын
Cigaal waxasa Hees ah💋💋❤
@yusuffarah5084
@yusuffarah5084 5 жыл бұрын
heestan erayadeeda waxaa sameeyay Abwaan Xasan Qawdhan, hadda waxaan maqlay wa suldaan beeleed. Ahmed Cali Cigaal wuxuu heesayaa in ka badan Nusqarni. Alle cimriga ha kuu barakeeyo.
@cabdiraxmaancabdillaahi-9
@cabdiraxmaancabdillaahi-9 5 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariistee, Xasan Qawdhan beri dhowayd buu geeriyooday. Iswiidhan buu ku dhintay.
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
maahe wllo qurbuhu ku dhinteyba
@fankaiyosuugaanta5548
@fankaiyosuugaanta5548 5 жыл бұрын
AXMED. C. CIGAAL LEGEND THE ONE & ONLY!!. REALY THIS MAN IS A TREASURE. SINGING LIVE NO FAKE LIP-SINGING.
@abdiaizisse113
@abdiaizisse113 5 жыл бұрын
Heesta shankroon axmed sagal baa ka maqan aynu guri yagleelne geestada ila qabo😂👍😄
@maxamedmusse7778
@maxamedmusse7778 5 жыл бұрын
Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf Allahayoow u naxariisto .
@aminamohmoud1274
@aminamohmoud1274 5 жыл бұрын
Waaaw
@hamdahassan1360
@hamdahassan1360 3 жыл бұрын
Waaw Allow mid wadnihiisa I dhexdajiya oo aan ku qanco isii nin Somali wanaagsan wax dhaama maleh Allow ragga noo hagaaji.
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
One of ma fav wlahi Hesaha Ahmed iyo Shankroon ay wada qadeen ❤️❤️
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
Cajaaib isago Da.daas ah buu Live u heesaya Halka Dhalinta maanta iyago Yar yar ay playback isticmaalayaa mrk sida ku Garo Fanka intiis wngsaneyd wakaaa horey Ahaayeen legend cimriga allah ku barakeeyo
@khadargaraad7485
@khadargaraad7485 5 жыл бұрын
fanku inaad heesto macno ma samaysee waxaa mihiim ah inaad hobi uleedahay
@abdirisaqismail5918
@abdirisaqismail5918 5 жыл бұрын
يا سلام يا سلام ماشاءالله ألف مبروك عليك يافنان ألزمن ألماضي وألحاضر ربنا يحفظك من غيرة ألفنانين
@cabdirashiid3699
@cabdirashiid3699 3 жыл бұрын
Absolutely
@habiibaawale2097
@habiibaawale2097 5 жыл бұрын
Woow adeerkay cigaal caadimaahan
@gayicagaranagriculture7722
@gayicagaranagriculture7722 5 жыл бұрын
Nasab nasab dhalay ii warn
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
hapiipa awale wajigaagay ka muqata inad tahay gabadh mj ah 😋
@aminabdisalem3401
@aminabdisalem3401 5 жыл бұрын
He is a Legend really
@abdinasirbarre4486
@abdinasirbarre4486 5 жыл бұрын
Waa wada aderkaas ader ana wilkisi ban ahay ila soco
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei 9 ай бұрын
❤fanaan nagu qali ah from djibouti
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
macalin muusik waa ahaan jiray codkana safka hore
@jaazimmohamed7254
@jaazimmohamed7254 5 жыл бұрын
Legend Ahmed Ali Egal wacadala maraykan markaa tagtay yaa Mechael Jackson la waayay
@ahmeddhere4369
@ahmeddhere4369 2 жыл бұрын
Heestii original ka ahayd e hore iyo tan Faraq wayn aa udhexeya
@abdiweliegag3837
@abdiweliegag3837 3 жыл бұрын
Can't get nough of this song magical yet buetifull and i knows
@axmedabdirisaaq7976
@axmedabdirisaaq7976 5 жыл бұрын
Halyeeey Giii soo rogaaal celi sheekaaan waxaaan kumaqlay cigaal haduu tagay maraykan maykal jegsan Godkiisa biyo ugu Galeeen hada fanaaninti london Godkoodaa biyo ugu galeeen😂😂
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
@gobadgaredumarxitigtasaded7974 4 жыл бұрын
😁😁😁😂😂😂😂 kal iyo laban uuqoslay walahi
@trumpppl2024
@trumpppl2024 5 жыл бұрын
AL fanaan legendary ahmed ali egal all yaacisak
@amiirshekh7292
@amiirshekh7292 4 жыл бұрын
ياالله هذا فنان ولا بلاش ااااه يا زمن ربي يطول عمرك
@xidigaawdalborama5018
@xidigaawdalborama5018 3 жыл бұрын
آميرة من وين من الصومال
@amiirshekh7292
@amiirshekh7292 3 жыл бұрын
@@xidigaawdalborama5018 من العاصمة مقديشو حمر
@nafisahassan3677
@nafisahassan3677 5 жыл бұрын
Wwww hestaan love baan ku ahaan jiray ilaan cigaal baaqaada caadi maaha xasuus walhy ano yar baan dhagaysan jiray ama agahayga ayay kabixi jidhay
@samatardawlad4073
@samatardawlad4073 5 жыл бұрын
Heestan waxa sameeyey abwaankii weynaa ee.Xasan qawdhan
@nafisahassan3677
@nafisahassan3677 5 жыл бұрын
@@samatardawlad4073 tnx wllo waxa jidhy xili aannan cid qadaba aqoon un qaramigii inay ahayd lkn wan xassuta anobyara aya xataa mailin dugisa layga caydhshay intan qady melah kaso maqly ilaa hadan wan jeclahy
@samatardawlad4073
@samatardawlad4073 5 жыл бұрын
Abwaanka oo ka sheekeynaya ayaaban hayaa wll
@ismailadam4648
@ismailadam4648 5 жыл бұрын
Aadi iyo aad maca shakaroon
@Cartan7
@Cartan7 5 жыл бұрын
Somali Waqooyi wrote ama alifay heesta Xasan Qaqwdhan Yousuf 1967
@abdullahiyussuf3588
@abdullahiyussuf3588 5 жыл бұрын
Allah 2006 anoo dugsi quraan dhigto ayan dhagaysan jiray dukaan ayay ka daarnaan jirtay xusuus aaana ilaawi doonin marna wan yara wagaas aduunyo
@OmarMohamed-to4ei
@OmarMohamed-to4ei 5 жыл бұрын
Heestan waan jeclahay
@xayleofficial2599
@xayleofficial2599 5 жыл бұрын
Fanaantihii😢😢😢heezta ayay barteedi dhigayaan dareenkaga ayay kicinayan😢😢Fanaaninta hada hees calacal ah ayba markay qadan iska qoslayan oo waliba aroosyada ka qadan ayagon fahansanen dareenka heesta
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Taasaan been ahayn
@quensamra7989
@quensamra7989 5 жыл бұрын
Run walhy waa sidaa
@abdirahmanadami8870
@abdirahmanadami8870 5 жыл бұрын
ceesh qiyaasak!!! hees iyo badh
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
Wlhi Waa Runtaa
@عبدإغنياحمد
@عبدإغنياحمد 5 жыл бұрын
alle utobad kendheh
@ayubyano2378
@ayubyano2378 4 жыл бұрын
Sida geenyo u'guboo geesi u rabaysto gayigoo barwaaqaa naqa goosaynayso💗
@fartuunhusen7643
@fartuunhusen7643 Жыл бұрын
Wwwcigaal ekis hore
@abdiaizisse113
@abdiaizisse113 5 жыл бұрын
Nafisa naa greats aniga qaada cogaal heesta waa iga xadey 😄
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 жыл бұрын
Gaban mayo aniguye waa is guursanayna top
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei 9 ай бұрын
❤axya❤xusuus❤
@hanitamohamud4253
@hanitamohamud4253 5 жыл бұрын
Axyaaa Habeeen adeerkay Ahmed Iyo xalay
@shariif3040
@shariif3040 2 жыл бұрын
anago waxan nahay dokanki ducada waxan idan iyo in sharo
@engabdirabbimohed316
@engabdirabbimohed316 5 жыл бұрын
Legend Ahmed Ali Egal Ereyadiii: Abwan Xasan Qawdhan Laxanka :Xasan Great Luqdi: CIgal iyo shankaroon Hilaadiii inahaas 1973diii Riwaydiii anagoo waalan waagu Nooberi Heeso kaloo badanbaa kujiray ...............
@mahamettabdiaziiz5108
@mahamettabdiaziiz5108 3 жыл бұрын
Axyaaa Hees
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 5 ай бұрын
He's legend
@naimaosman5183
@naimaosman5183 5 жыл бұрын
Amazing ❤
@footballhd9249
@footballhd9249 4 жыл бұрын
An not an old school but I can feel the lyrics 🔥
@jacfarabdi8637
@jacfarabdi8637 4 жыл бұрын
Maxa aderaya ninka nagahaa garoobada london ruxay ninkasaa libaaaxa cigaal viva
@nasteexo404
@nasteexo404 5 жыл бұрын
Shankaroon axmad. Sahal akamaqan heestaan
@abdullahiyussuf3588
@abdullahiyussuf3588 5 жыл бұрын
Horta ilama aragten Mursal fanladage iyo Ahmed cigaal way isku cod eegyihin iyo lugaha ilaa firiyay haddii aad aragtan like ii sara
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Ka staakhfurulayso axmed cali gigaal baad barbar dhigaysaa tedy bear cagaa caacda haya waa hormoodkii fanka iyo ey brush xaarle fanka daba sida shame on you
@Hamda6
@Hamda6 9 ай бұрын
😢😢Fanaaninta Hore ee ukanolyahay axmed cali cigaal runti waxay ahayeen cadceed uso baxday somali tasoo dhacday dibna aan loo arag waxa kudhehanyd wadaninimo somali nimo fanka iyo suugantoduna waxay lahad qiimo lkn dabadood watimi doorsoon
@fartuunhusen7643
@fartuunhusen7643 3 жыл бұрын
xasuus walhay Axmed cigaal Hees wataa💋❤
@sidiiqhost3930
@sidiiqhost3930 5 жыл бұрын
awoowgay xasan qawdhan hyusuf alle haku naxariisto wa ereyadaadi
@cabdiraxmaandugsi8392
@cabdiraxmaandugsi8392 5 жыл бұрын
riwaada ay ku jirtay teebay ahayd
@cabdiraxmaandugsi8392
@cabdiraxmaandugsi8392 5 жыл бұрын
heesihii kale ee ruwayada ku jiray wax ma iiga sheegi kartaa sidiiq host
@sidiiqhost3930
@sidiiqhost3930 5 жыл бұрын
cabdi raxmaan wllo waxay ahayd ruwayad la odhan jiray anago waalan waagu no bari waxay wada qaadan heeska originalka ah shankaroon axmed sagal
@hasansamire2170
@hasansamire2170 2 жыл бұрын
Digfer hesiihisi
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@munahassan8131
@munahassan8131 4 жыл бұрын
abwaankii sameeyay waa reer hargaysa illahow somaliland kor ka dhig murti ilaahay ayaa na siiyay
@yusufgaban7460
@yusufgaban7460 4 жыл бұрын
Masha Allah The Super Super 😀 The Superb Legend Ahmed Ahmed Ali Igal,
@qnnehal5242
@qnnehal5242 5 жыл бұрын
fanan waa kuwi hore wle 👍👌😘
@kingliirbij4729
@kingliirbij4729 5 жыл бұрын
Legend Ahmed Ali Igaal
@naciimomagamed9386
@naciimomagamed9386 5 жыл бұрын
Waaaw al fanan qali ah
@عبدإغنياحمد
@عبدإغنياحمد 5 жыл бұрын
alle utobad kendheh
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 5 жыл бұрын
Horta riwayadihi hore maxa you tubka loso galin waayay sida riwayadi anago walan wagi ma noo baryay ama gaali iyo islaam gabdhow yaa idin leh
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
abwaaniinta wixii ka harayna aysameeyaan heeso cusub oo wadaniya si dayartaloo baro wadaniyada
@khalafyare1260
@khalafyare1260 5 жыл бұрын
Ahmed nolow xasus baa geela lagu xeeraa galiya tarikhda kuu xuusii dontaa
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 3 жыл бұрын
waxaasa xusus ah 🌷🙏🌷👍
@mubaarksaidmuza8473
@mubaarksaidmuza8473 3 жыл бұрын
Waf Axmad cali cigal
@abdisalanali6357
@abdisalanali6357 2 жыл бұрын
Wax kale waaye Dadkii hore iyo heesahoodaba
@mahamedhassan348
@mahamedhassan348 5 жыл бұрын
MAR HADAAD DHAHDAY EREYADII XASAN QOWDHAN ... WAXBAAD KATAQAAN AFKA .....ALA HAU NAXARIISTO XASAN QOWDHAN
@amore5583
@amore5583 4 жыл бұрын
Xasan qawdhan abwanku saw rer galkacyo ma ahayn
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
@@amore5583 reer hargeysa
@abdirisaqismail5918
@abdirisaqismail5918 5 жыл бұрын
Wow wow wow يا سلام يا سلام
@abdullahiguled
@abdullahiguled 3 жыл бұрын
Legend of all times Ahmed Ali Egal
@abdillahiabdourahman3050
@abdillahiabdourahman3050 3 жыл бұрын
Hees macn xasuus
@fardushassan-ne4vh
@fardushassan-ne4vh Жыл бұрын
Legend one of the best
KUNCIIL AXMED CALI CIGAAL HEESTII DAD HARGEYSA SOOMARAY.
6:59
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 80 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 39 МЛН
AXMED CALI CIGAAL - Live QALAMAAYO - LONDON SHOW
4:24
Abdirahman Somali
Рет қаралды 317 М.
Abaalmarin Hees Ahmed Ali Cigaal Habeenkii  Somali Museum 2021
9:21
The Somali Museum
Рет қаралды 166 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 307 М.
FIYOORE FT IKRAAN JAAMAC QAACI SHOW HEESTA SIDA HARA GIM-GIMANOO
11:50
AXMED CALI CIGAAL - Live ILKAHEEDA DHUUXA AH - LONDON SHOW
5:19
Abdirahman Somali
Рет қаралды 583 М.
Axmed Cali Cigaal Heestii Hargeysa
7:34
Xogmaal Media
Рет қаралды 97 М.
AXMED CALI CIGAAL - HEESTII HARGEYSA
6:51
Farhan Jimale (Farhan Jimale)
Рет қаралды 1,9 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33