Axmed Cali Cigaal 🔥Iyo Heesta "BATALAALE"

  Рет қаралды 104,513

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

⭐Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Cabdi Cali Weyd AHN 1972
⭐Laxanka
U/ Axmed Cali Cigaal
Music:
1- Sax 1 : U/ Cabdi Calasow Nuur AHN
2- Sax 2 : U/ Muse Maxamed Cismaan AHN
3- Sax 3 : U/ Ibraahin Maxamed Yare AHN
4- Violin 1: U/ Xasaani Shahibu Musa AHN
5- Violin 2: U/ Saalax Qaasim Naaji
6- Violin 3: U/ Maxamed Siciid Bakari AHN
7- Violin 4: U/ Macalow Nuur AHN
8- Durbaan : U/ Cabdiqaadir Cabdaloni AHN
9- Flute : U/ Xuseen Sheekh Jumca AHN
10- Corneto 1: U/ Axmed Shiriif Yuusuf AHN
11- Corneto 2 : U/ Maxamed Ciise Dheere AHN
12- fisarmonica 1 : U/ Cali fayruus AHN
13- Fisarmonica 2 : U/ Xuseen Mabruuki AHN
14- G1 : U/ Siciid Maxamed Xarawo AHN
15- G2 : U/ Macalim Maysara AHN
16- Kaban : U/ Maxamud Ismacil Xudaydi AHN
17- Clarinet: U/ Cabdiqaadir Sodani AHN

Пікірлер: 38
@subeer9047
@subeer9047 6 ай бұрын
#Abwaan cabdi cali weyd AUN ❤❤❤ legend ❤❤❤Muxuu nin ahaa Abwaan❤❤ waa dhaafay❤❤Halyey❤
@subeer9047
@subeer9047 6 ай бұрын
❤Rageedii buugiii dhawaanaa lasoo bandhigayaa❤ isha allaah❤
@subeer9047
@subeer9047 6 ай бұрын
Midhii isaaq waliba sacad muuse ❤❤❤ hada waliba kuwa imaka wadanka haysta❤❤❤ 2024 yaa ila dhagaysanaya buufi daarood hooyadiin anagaa wasnee
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 ай бұрын
Maxaad sxb reerkaas u cayday laxankaas cajiibkaa iyo codkaasuba sow nin reerkaas ahi kuma ladhin. Ereyo keliya oon laxankan macaan helin ma u maleyn laheyn in maanta la aqoon lahaa sidaas caanka ah. Alle haw naxariisto Abwaan Cabdi Cali Weyd; Axmed Calina cimri iyo cibaado san. Amiin
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 2 ай бұрын
Ma wacna inaad reer dhan caydo waana dambi sxb, heesta waxaa sameeyay abwaan sacad muuse ah fanaanka qaadayaana waa MJ, cumar maxamuud dadku waa walaalo ee cayda kadaa dadka
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics Жыл бұрын
Legend Axmed Cali Cigaal Laxamadiisa Ayaan La Yaabaa Yaasalam
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
Axxxxxx alla YAACIZAK best song ever. ❤❤.. waayo waayihii wacnaa sx MAHADSANID.. Waberi legend Ahmed Ali Egal
@walgo-media
@walgo-media 5 ай бұрын
Midhihii cabdi cali cabdi wayd oo ah madaxweyne muuse biixi cabdi inaderkii ruma allaha u naxariisto
@Salahfarah1
@Salahfarah1 Жыл бұрын
Yaa salaaaaaaaaam! Ahmed cali cigaal 👏❤️
@injaarparis
@injaarparis Жыл бұрын
Kkk meel walba ma tagan tahay shuluqow
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
One the best songs by one of the best - Axmad Cali Cigaal. A living legend.
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 Жыл бұрын
Yaa salaam Mahadsanid Fan nooleeyee❤
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 Жыл бұрын
Siciid xarawo waa noolyahay wll
@ahmedcali8271
@ahmedcali8271 Жыл бұрын
Xasuus iyo waayo waayo.
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Ereyada heesta waxaa lahaa C/qaadir Cali Cigaal Cirro.marlabaadna Ustaad Saciid Harawo wuu noolyahay oo Ex-fiyoore buu joogaa.Thanks BC.
@SuugaanSafari
@SuugaanSafari Жыл бұрын
Heesta ereyadeeda cidda leh fanaanka qaaday ayaa sheegi kara, Axmed Cali Cigaal waxa Facebookgiisa ayuu ku caddeeyay inuu C. C Weyd leeyahay heestan.
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
@@SuugaanSafari sxb fb waan arkay balse wax cadayn ah uma hayno marka bal aan ogaano cida leh xataa ma ogin in fcbuga axmad cigaal leyahay iyo inuu fake yahay
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 Жыл бұрын
@bulshacusub kadaa been abuurka sugaanta soomaaliyeed. Heestaan waxaa leh AUN Cabdi Cali Wayd. Ma lahan AUN abwaan Cabduqaadir Cali Cigaal
@maaramire3463
@maaramire3463 Жыл бұрын
Wll erayada waxa iskale cabdi cali weed mgrt
@Maxammed-Goosh1
@Maxammed-Goosh1 5 ай бұрын
Ahun Cabdi Cali Wayd baa leh erayadaan.
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
Heestaan dad waa weyn ayaa iskugu tagay
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 11 ай бұрын
Lgend ahmed cali cigal.❤
@muktarali2311
@muktarali2311 Жыл бұрын
Maxay tahay marka saciid xarawo Iyo macalow nuur way nool yihiin
@M.Duran71
@M.Duran71 Жыл бұрын
Yaa Salaam ❤❤❤❤
@cumarmaxamed8253
@cumarmaxamed8253 Жыл бұрын
Axmed Cali cigaal
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 Жыл бұрын
#waaya waayihii wacnaa Sxb waxad iisheegtaa Hadaa Garaneeyso Hees Eey Erayadeeda kamid ahaayeen Yaan Bari Samaadki baashaalku kulatagin Baddu Yeeyna Kula noqon Biya Aan lakala Xirin Hadaa garaneeyso igu caawi sxb
@abucabaas277
@abucabaas277 Жыл бұрын
Waxaa qaada ninka layiraahdo sugaal cabdule
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Жыл бұрын
Heestaan maryaan mursal mursal ayey ku socotay alle haka dhaafo
@husseinabdille
@husseinabdille Жыл бұрын
Somalida u fasritay abwanka si kale bu ola jeedey
@nabadiyonololmuqdisho5474
@nabadiyonololmuqdisho5474 Жыл бұрын
Sxb saciid xarawo waa nool yahay
@khalidahmedhassan4923
@khalidahmedhassan4923 Жыл бұрын
Wll waxaan kaa codsanaya heesta saado cali iyo salaad darbi ee berbera
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 Жыл бұрын
Siyaaro heesta kuqor waa riwayadii xuskii jacaylka
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Bada_//^^^cas❤❤❤❤🎯🎯🎯🎯🎯waxaa.loo.yidhise????.caseeyey..run.ismaad.weydiin.
@ismaacilcalimuxumed2641
@ismaacilcalimuxumed2641 Жыл бұрын
Maxaa hesta rag qimo badan music tumaya
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 9 ай бұрын
(Wcb)2viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@AbdirahmanGelle-v9k
@AbdirahmanGelle-v9k Жыл бұрын
Xxx hargaysa❤❤❤
@HAWAAROMABDA
@HAWAAROMABDA Жыл бұрын
WAAR BAL EEGA INTA ISAGU TAGTEY?! MIDNIMO MURUQIYO MAANKEY MKDEYSAAYE!! GOONI! ISU TAAG MUXU,,,,?😂😂
Axmed Cali Cigaal | Heesta May Dhiman Suleekha | With Lyrics
10:33
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 114 М.
Axmed Cali Cigaal 🔥Iyo Heesta "DEEQA"
9:25
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 134 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 9 МЛН
1 KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS   YouTube
10:21
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,1 МЛН
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 320 М.
AXMED CALI CIGAAL HEESTA WADNAHAAD LA BAYDHAA
10:25
Maal TV
Рет қаралды 422 М.
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 103 М.
Axmed Cali Cigaal 🔥Iyo Heesta "SIR-HAWEEN"
5:46
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 240 М.
Amina Cabdilaahi & Axmed Cali Cigaal | Ambabaxay
11:07
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 185 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН