No video

Axmed Cali Cigaal 🔥Iyo Heesta "SIR-HAWEEN"

  Рет қаралды 232,515

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Xasan Qawdhan Yuusuf AHN 1972
🌟Laxanka
U/ Axmed Cali Cigaal
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 101
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 3 жыл бұрын
Ma sahlana cigaal waa fanaan taariikh adag leh wanna fanaankii ugu horeeyey oo somali jazz fanka kusoodry
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
Waa runtaa. “Ina keenaay Ina kaa kiciyooy Ina keenaay” Qoob ka ciyaar.
@maogtahay4999
@maogtahay4999 3 жыл бұрын
Wa riwaayadii wakhtigu nin waal nina waani xasan qawdhan, saado cali ayu jecla cigaal lkn saado qalinle jeclayd Shankaroon cigaal bey jeclayd waxan xasuusta daahir caaje islaan falalow jilayey iyo dheg jar waxan ka xasuusta "ma jumjumba ma jaanba" Mahadsanid ustaad www
@husseinabdille
@husseinabdille 3 жыл бұрын
Sxb hesaha ku jiry maxa ka mid aha
@maogtahay4999
@maogtahay4999 3 жыл бұрын
@@husseinabdille heeso badan sida, ubaxo dilaaca qalinle u qaado iyo jalam qalam iyo adna gacaladeyda Shankaroon iyo cigaal qadaan
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Daahir Caaje aun iyo walaashiis Xaawo Caaje jilayaal bay ahaayeen.
@maogtahay4999
@maogtahay4999 3 жыл бұрын
@@roblemaer4834 ha wa run lkn daahir wuxu ahaa actor weyn
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
@@maogtahay4999 Waa runtaa. Wuxuu la waqti ahaa Cabdullaahi Farey iyo Salaad Barakow Bullow iyo Cabdulle Raage Taraawiil dhanka Muqdisho.
@piitechpiitech2791
@piitechpiitech2791 19 күн бұрын
Mid ka mid ah heesihii ugu wangsanaa hesihii hore
@cabdikariingureyabokor922
@cabdikariingureyabokor922 3 ай бұрын
The king of somali musician ahmed ali cigaal absuletely the best from burco by dr mukhtar yusuf
@drmukhtaryusuf9606
@drmukhtaryusuf9606 9 ай бұрын
Absolutely amazing axmed cali cigaal is the greatest legend of all the time in somali musicians history he is the man with the golden voice and all we love him he is also the king of somali musicians no one like cigaal believe that
@khadarismaaciil4143
@khadarismaaciil4143 3 жыл бұрын
Qudhiyo xeraday waa fanaan codkiisa iyo laxankiisba loo bogo.cod aan isbedelin baa rabbi ugu deeqay.
@mohamadali445
@mohamadali445 2 жыл бұрын
1989
@bulshadacusub
@bulshadacusub 3 жыл бұрын
AHMED ALI EGAL ..ONE OF THE GREATEST ..A LIVING LEGEND...ONE OF THE TOP SOMALI COMPOSERS AND A SINGER..NOT THAT ONLY HE WAS A GREAT KABAN PLAYER..THANKS USTAAS WAAYO..
@khadarismaaciil4143
@khadarismaaciil4143 3 жыл бұрын
Sirta macaanka codka cigaal waa ragaadka dambe ee sii jiidka .nooloow.
@waylonemiliano7724
@waylonemiliano7724 3 жыл бұрын
instaBlaster...
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
@@khadarismaaciil4143 Fan aqoon iyo hibo ku salaysan.
@user-ov6yt7yp6l
@user-ov6yt7yp6l Жыл бұрын
@@khadarismaaciil4143 aad iyo aad kkkkk
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
Axmed Cali Cigaal waa ninkii Fanka somalida oo lagu qayilo ka dhigay mid qoob ciyaar leh oo lagu ciyaari karo
@cabdisalancaydiid4271
@cabdisalancaydiid4271 3 ай бұрын
Fanaan Aan taageero Axmed cali cigaal
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
احمد علي عغال قامه فنيه وثقافه فنيه وموسيقيه حفظك الله يا اسطوره
@mohamadali445
@mohamadali445 2 жыл бұрын
هاي اغنية اعرفها من 1989 الله ذكرياتي😢
@Abdisalandeeq
@Abdisalandeeq 4 ай бұрын
Axmed cali cigaal illahay cimriga,caafimadkkiyo cibaadaba ha u barakeeyee fanka somalida wuxu kuso wax badan waxa ka mida qoob ka ciyaarka, iyo inu keeno laxan ka duwan laxamadii xiligaa ka hor heesa la saarijiray ee oon ahaa qabow oon qoob ka ciyaar lagu galikarin
@Salma.Ismail
@Salma.Ismail 4 ай бұрын
Heestani inama caadi maah
@qaaliali9151
@qaaliali9151 3 жыл бұрын
Fanan aan taageero ❤
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 Жыл бұрын
Waayo waayahii hore sxb Noso baday heesihii kabanka ahaa Cigaal iyo khadra Allaha u naxariista heesahodii kujirey Riwaayadii jin iyo jacel
@faanooleonline4386
@faanooleonline4386 10 ай бұрын
❤Heestaan anigoo yar ayaa aabaheey dhageeysan jiray muddo dheer kadib waan Ku faraxsanahy inaa maqlo qiima gaar ah ayee ii leedahay ❤
@hamsemuuse
@hamsemuuse Жыл бұрын
Fanankiiweyne.axmed.cali.cigaal.alle.naxariiste.abwaan.weynenaa.xasan.qawdhan.yusuuf
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Axmed Cali Cigaal Caymo
@qadarsaeed
@qadarsaeed 2 ай бұрын
Woow maasha alah Ahmed Cali cigaal lagend
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 29 күн бұрын
Heestan Waxa Curinteeda Lahaa A/ Xasan Qawdhan Yuusuf AHN 1972 Laxanka U/ Axmed Cali Cigaal
@abdullahihassannur1190
@abdullahihassannur1190 Ай бұрын
Seefta iyo hadal maahan ee waa seefteyda hadalkaa oo micnuhu yahay sida aan ogaanka u qaato ama aan wax u kala gooyo
@ibraahimciise4482
@ibraahimciise4482 2 жыл бұрын
Www boqorka vodka cigaal
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Love this song
@alifarah4857
@alifarah4857 2 ай бұрын
Cigaal
@gudinimcaan613
@gudinimcaan613 3 жыл бұрын
Axmed cali cigaal 🎉
@talokeen259
@talokeen259 3 жыл бұрын
Xasuus 2002 iyo rikoorkeygii qanaxii
@mohamadali445
@mohamadali445 2 жыл бұрын
1989
@ocroafff5527
@ocroafff5527 Жыл бұрын
Legend cigaal
@mustafmaxamed6178
@mustafmaxamed6178 3 жыл бұрын
fanan qaran
@mohamadali445
@mohamadali445 2 жыл бұрын
1989
@honabdimalikhaajiabdilahi2393
@honabdimalikhaajiabdilahi2393 2 жыл бұрын
Amazing 🇸🇴
@ocroafff5527
@ocroafff5527 3 жыл бұрын
Legend
@GBal-bd4de
@GBal-bd4de 2 ай бұрын
Abwaanka heesta sameeyey waa kuma????
@sulemansiryaaani6913
@sulemansiryaaani6913 2 жыл бұрын
Hees xasuus gaara I xasuusa .
@bashiirmaxmud4924
@bashiirmaxmud4924 3 жыл бұрын
Ma hubtaa inuu AU Xasan Qawdhan leeyahay taariikhduna tahay 72
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 жыл бұрын
Riwaayaddaas waa lagu dari karaa uu lahaa Abwaan Xasan Qawdhan; lkn erayada heeskan waxaa qoray Maxamed Xuseen Huryo maaha Xasan Qawdhan Alle haw naxariisto labadoodabee
@MOOLIF00
@MOOLIF00 8 ай бұрын
Xasan qowdhan ayaa sameeyay ruwaayad ayay ku jirtaa qalinle iyo shankaroon ayaa la jilaayay.
@HoodoDiiriye-no6cz
@HoodoDiiriye-no6cz 8 ай бұрын
Allay,late,soomaali,daasi,gun,ma,Ahay,ne,waxaa,guna,ta,man,ta,joog,ta
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Hartiyoow Midooba
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Loves
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Waayo waayo
@mnour3970
@mnour3970 3 жыл бұрын
Woow thanks Walal aad ayaad u mahadsantahay keep going brother Heestani waa hees aad igu qaali ah Aad ayad u mahadsantahay walal
@abdirahmanmohamed593
@abdirahmanmohamed593 3 жыл бұрын
Saaxiib heestan sangub ayaa lahaa bal hubso
@cabdimuqtaar7885
@cabdimuqtaar7885 3 жыл бұрын
Maxaad cadayn haysaa??
@maogtahay4999
@maogtahay4999 3 жыл бұрын
Wa ereyadii xasan qawdhan aniga usoo taagna
@cabdimuqtaar7885
@cabdimuqtaar7885 3 жыл бұрын
@@maogtahay4999 sheeg ruwaayadii ay ku jirtay ?
@maogtahay4999
@maogtahay4999 3 жыл бұрын
@@cabdimuqtaar7885 waxay ku jirtey riwaayadi ( wakhtigu nina waal nina waani)
@cabdimuqtaar7885
@cabdimuqtaar7885 3 жыл бұрын
@@maogtahay4999 Heestii Gaasira ma gujis baa lahaa mise Sangub ? Cadayn soo raaci
@MaxamadShariif-qs3mh
@MaxamadShariif-qs3mh 14 күн бұрын
OK he's omcn
@khadarhusein7095
@khadarhusein7095 2 жыл бұрын
Erayada heesta waxaa sameeyay Abwaan xasan qawdhan yusuf
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Like
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Lives
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Share
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Facebiok
@kathrasaid4741
@kathrasaid4741 2 жыл бұрын
Q moo moo CT
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 3 жыл бұрын
Erayada heesta yaa iska leh oo sameeyey
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Kor ka fiiri sxb
@moaarahmed9393
@moaarahmed9393 3 жыл бұрын
Xasan qawdhan yusuf ala magan
@khadarismaaciil4143
@khadarismaaciil4143 3 жыл бұрын
Mar kale cigaal heesahaagu moojad farxadeed ayay i geliyaan sida saalax ibn baadiye isna heesihiisa aan u jecelahay.
@moaarahmed9393
@moaarahmed9393 2 жыл бұрын
Xasan qawdhan
@moaarahmed9393
@moaarahmed9393 2 жыл бұрын
Xasan qawdhan
@cabdicadow1472
@cabdicadow1472 2 жыл бұрын
Lol
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 Ай бұрын
viking*❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
@cabdicadow1472
@cabdicadow1472 2 жыл бұрын
Lol
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
14:50
Madiix Official
Рет қаралды 98 М.
Hal'abuur Tuke iyo waayihii halganka iyo fanka.
1:06:01
SKY Cable TV
Рет қаралды 13 М.
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 14 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 55 МЛН
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 61 МЛН
Axmed cali cigaal &heeskii Candaliibka la hadloo
9:56
Qarami Media Pro
Рет қаралды 307 М.
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1 МЛН
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 93 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,5 МЛН
Axmed Cali Cigaal 🔥Iyo Heesta "XILASHADII GAYAANKA"
7:35
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 195 М.
Heestii Cashar Lyrics Axmed Ali Cigal Iyo Khadra Daahir
8:48
laylis channel
Рет қаралды 1,7 МЛН
Axmed Cali Cigaal | Heesta May Dhiman Suleekha | With Lyrics
10:33
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 107 М.
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 14 МЛН