AXMED CALI DIGAAL & HEESTII " ILKAHEEDA DHUUXA, INDHAHEEDAN DHAYDAA, DHABANKEEDA CURUBTAA TOP MUSIC

  Рет қаралды 91,090

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

Күн бұрын

Пікірлер
@cabdifataxCali-x1g
@cabdifataxCali-x1g Ай бұрын
Waa hees an ad u jeclahay. Waa aan galkio joogay oo an gabar aan ehel nahay aan ad u jeclaa ayan dhagaysan jiray
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
This Video is Original Legend Cigaal Good Remembering!!..thanks .
@aminaabdalle291
@aminaabdalle291 Жыл бұрын
Waaw caadimahan heesta jeclahay
@updirahimomar5388
@updirahimomar5388 7 ай бұрын
Yaa salaam fanaan axmed cali cigal
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 4 жыл бұрын
Waa need aad I qiimabadan
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 2 жыл бұрын
Wax.maka.ogtey.dunida.myrtidaadu..sida.ay.uraacdo.dhigaha.iyo.loolka💃💃💃💃
@shakurmahamedshakurmahamed4760
@shakurmahamedshakurmahamed4760 4 жыл бұрын
Wa hesahan kujecla xasuus gar ah iledahy dhulka Somali galbeed anigo xolo kuracaya ayan dhageysan jiray cajalada kucilcilin jiray gar ahaan habeen anigo guraya wado maraya dhul cidlo ah robna sohilacaya .cakawey xasus
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Shakur Maasha allah waad ku Mahadsan tahay dhacdadaa aad nala wadaagtey, waa qiso jabiiba iyo xasuus hore
@qooqane65
@qooqane65 8 ай бұрын
Waaaaaw Yaa salaaam
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 2 жыл бұрын
Eeg musicga sida uu u laba dhacayo.
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Waa hees aad u qiimo badan waad mahadsantihiin wll
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Naasir Cabdi Adaa mudan walaal Ciid Mubaarak
@mahadljama4578
@mahadljama4578 3 жыл бұрын
Heesto heesaha kale waxba ma dheera oo heesaha badan oo ka daran baa jira ee waxaa micnaha gaarka ah uyeelay waa codka aan ilaa hadan la keeni karin ee Axmed Cali Cigaal Caymo. Waxaa ku qirayaa tobon qof baa qaaday ilaa hada mid soo dhaweeyo waa la' ahay xitaa qaar waaba ku nacsiinayaan
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Ereyada Cabdicasiis Dakhare From Gobolka Sool kana tirsanaa kooxda iftin. Salaan from Hoyga fanka Soomaaliyeed Hargeysa
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed Жыл бұрын
Ninkaas waxaan filayaa inuu xataa Maxamed Mooge macalin u ahaa Cabdicasiis Dakharre meelo badan waan ku maqlay isaga iyo nin kaleeto oo la dhaho Xasan Maxamed Khalaf oo aan jecelahay inuu Wasaaradda Waxbarashada macalin ka tirsan ahaa. Nin gadaal ka noqday SNM oo la dhihi jirey Axmed Genius isna waa ka maqlay Mr, Dakharre. Walaal suugaan kaleegto oo curiyey ma nala wadaagi kartaa macalin AHUN Cabdicasiis Dakharre.
@safwanabdirahman8061
@safwanabdirahman8061 10 ай бұрын
Macalinki Cabdicasiis Dakhare Ahun ayaa lahaa ereyada.
@Sadam_Philipine
@Sadam_Philipine 4 жыл бұрын
Axyaa hees Bal ka waran eraydaa Iyo maanta halka la marayo KAAF iyo Kala Dheeri walaahi DAD NOOL OO QIYAM LEH BAY AHAAYEEN FANAANIINTII IYO ABWAANANADEENII HORE.
@amirduale1010
@amirduale1010 2 жыл бұрын
Yaa salaam legend Axmed Cali Cigal
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 жыл бұрын
Maasha allah Illaahay cimriga, cibaadada iyo caafimaadka ha u siyaadiyo Fanaanka Qaran
@asmaaxmed7568
@asmaaxmed7568 2 жыл бұрын
Axyaaa hees
@jimcaalefood953
@jimcaalefood953 4 жыл бұрын
Yasalaam
@hodanmeecaad685
@hodanmeecaad685 Жыл бұрын
Erayadii boqorka jacaylka
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Heesta cigaal 1 ka u ah
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 2 жыл бұрын
Yaasiin aburaas
@asmaaxmed7568
@asmaaxmed7568 2 жыл бұрын
Eesh calaa hees macal cod
@AhmedTimacaddeMuxuďiin
@AhmedTimacaddeMuxuďiin Жыл бұрын
Axyaa Hees balaleyu Hadba dhinac isu kala dhigeysaad qalbigowgadhigantee
@qaranjiretv7188
@qaranjiretv7188 4 жыл бұрын
Yasalaam wll ciid mubaarak wl muraad
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@MURTIMAAX MEDIA CIID MUBAARAK WALAAL SIDOO KALE
@siciidbustale5642
@siciidbustale5642 2 жыл бұрын
w
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 2 жыл бұрын
Yaasiin aburaas
@abwaanbulshaawi6261
@abwaanbulshaawi6261 4 жыл бұрын
Eshcalaa hees wllhi
@kylanrory1402
@kylanrory1402 3 жыл бұрын
Sorry to be so offtopic but does anyone know of a trick to get back into an instagram account?? I was stupid forgot the login password. I would love any help you can give me
@shiromuse9951
@shiromuse9951 2 жыл бұрын
Axyaa cod
@qambi-y5j
@qambi-y5j 2 жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉
@khaliifxirsi4322
@khaliifxirsi4322 4 жыл бұрын
Hi
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 4 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️
@abdirashiid3571
@abdirashiid3571 3 жыл бұрын
Y
@Adam-rg2gt
@Adam-rg2gt 3 жыл бұрын
Fiidyaha iyo codku isma laha.
@A3000BC
@A3000BC 4 жыл бұрын
Cunsiri kabiir
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
Dhiin💔midab💔dhiig💔dad💔mid.dhuleed⚽️ayaan.⚽️⚽️bac.kutaal⚽️dhuxul⚽️bleak.///👁👁👁.soo saadasha.abwaan ..tilmaamid/steel.dheer/sida?maxaad.utaqaan...kuu.sooo.dhigeyvvfaaleyntiii.yaasiin. aburaas
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Жыл бұрын
welcome back Yaasiin Aburas
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 4,1 МЛН
Waa Leysu Soo Noqon
8:30
Axmed Cali Cigaal - Topic
Рет қаралды 144
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
14:50
Madiix Official
Рет қаралды 120 М.
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 200 М.
jekey_Binti & C-Khadar
10:20
Jekey Jk
Рет қаралды 167 М.
May Dhiman Suleekha
10:33
Axmed Cali Cigaal - Topic
Рет қаралды 104
Axmed Cali Cigaal ILKAHEEDA DHUUXA
8:34
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 15 М.
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 6 МЛН
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 506 М.
Axmed Cali cigaal | Ma Waagoo Dhalaaybaa
9:19
Mulaax Media
Рет қаралды 8 М.
Alow Ku Naxariso
10:30
Maxamed Saleebaan Tubeec - Topic
Рет қаралды 28
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН