Axmed Gacayte Ahun | Heestii Halacsi

  Рет қаралды 43,683

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

3 жыл бұрын

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 25
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 3 жыл бұрын
fist one like hala isaro aun axmed gacayte legend wayn ad ban utagera xaqiq
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 3 жыл бұрын
Halaysee Waxa Kugu haboonayd Inad Talada Hubisaa ~~~ Waa Ereyo Aad u Culus AHun Axmed
@MustafeJacayl
@MustafeJacayl 27 күн бұрын
Hida iyo nasiibkana miba waran ha haystee
@axmedabdiabdilahi6128
@axmedabdiabdilahi6128 2 жыл бұрын
Eryadii abwaan axmad saleeban bide
@cigeoch23
@cigeoch23 Жыл бұрын
Anigay I huruda hurgumadu I jiiftaa axyaa axyaa gacayte the one and only my fanaan AHN ❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
Hees xusid mudan
@maxmudibrahim9734
@maxmudibrahim9734 3 жыл бұрын
Ax yaa gacayte eesh calaa hobol
@chitopaz252
@chitopaz252 3 жыл бұрын
Kumaan hagaradeene heedhe waxaa kugu haboned inaad tallada hubisaa%
@ayubalibarre3232
@ayubalibarre3232 3 жыл бұрын
Dadkaa waa weynaa ayaa meshan laga rabaa side inoola wadagan qormada hesta iyo taarikh deeda lkn halkaan waxaaba jooga dadkii wax ufiirsan jiray like back iyo first view ayaan ahy war dadkii murtida usaxib ka ahaa away...
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 3 жыл бұрын
AHUN, Axmed Gacayte oo nin hibooyin fara-badan Eebbe ku galladay ahaa. Heestan waxaa leh erayeeda A. S. Bidde. In aysan heestu jacayl ahayn ee ay siyaasad iyo qaddiyad ahayd baan u maqlay -waa sheeko murqaanta e, balse caddayn culus uma hayo.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Ma kula tahay in cidi garanayso. Xitaa kii sameyey baan garanayn. Wakhtigaas cidina ma haysan taariikh ama calendar. Xooga lacagta leh iyo dad xafiisyada ama macalinta ayaa haystay. Anigu markii la qoray af Soomali iskuulka hoose baan ku jiray. Cidina May daneyn hees qof walba wuxuu ku mashquul ah sidu u hela lahaa quutal duruuriga.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aun Axmed Gacayte Waan ku arki jiray suuqa iyo makhatadaha 1970s. Inuu fanaan ahaa uun baan xasuusta. Dhalinyo baa halkan ku qora taariikh iyo information been abuura. Markaad weydiisana dib bay u gurtaan. Wareysi Abwaano iyo fanaan badan daawaday inta badan ma xasuustaan xita sanadka la sameeyey wax kale iska daa. Odayga laxamiista ee lagu naaneyso Jiir baa si fiican u xasuusta heesaha u laxamey. Somalidu ma aha dad wax qora waa wada xasuus markaad Lixdan jir gaadho badh baa tagey xasuusta. Way fiicnaynd in la hayo lakin wixii qornaana burburkii bay raacday.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Daawo barnaamij kan taxana ah taariikh badan baad ka heli kzbin.info/aero/PLZ1Qa5M-LLQWqG9ibfmaQQz17SY17bCuw
@maxmudibrahim9734
@maxmudibrahim9734 3 жыл бұрын
Ax yaa gacayte gråa calaa hobol
@timocade7124
@timocade7124 Жыл бұрын
HEESTAAN XASUUS GAARA AYEY AYEY IGU LEEDAHAY JACAYLKEYGII 1996 MARKEY IYEYSTEY AYAAN HEESKAAS DHGEYSAN JIREY
@burhanmohamud322
@burhanmohamud322 2 жыл бұрын
Alla maxa hobol ıyo taariikh galbatay wax qoraal ahna aan laga hayn heestan waxan maqlay inaanay jacayl shaqo ku lahayn lkn wax ila hada cadeya sababtii loo sameyey ma helin 😔
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 2 жыл бұрын
heestan sida aad ka arkeyso erayadeeda waa hees jaceyl
@khadarmuse9560
@khadarmuse9560 3 жыл бұрын
Aun ahmed gacayte Yuusuf
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@ahmedsakiglobal
@ahmedsakiglobal 3 жыл бұрын
rabi ha naxaristo insha allah
@maxmudibrahim9734
@maxmudibrahim9734 3 жыл бұрын
Alla haw naxariisto axmed gacayte yuusuf .halacsi waa heestan.
Axmed Gacayte Ahun | Heesta Ballan Jacayl with Lyrics
6:27
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 18 М.
Haweeye Biixi iyo Axmed Gacayte Ahun
10:38
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 13 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 23 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 12 МЛН
cumar muuse ceeldheer
7:25
pro Jamal Abdi
Рет қаралды 277 М.
Gaasira Maxamed Ahun  & Axmed Gacayte Ahun | Heestii Dabaylaha Fariimaha
10:00
Lyrics Subcis: Feysal Cumar Mushtek
12:39
Abwaan Taatiko
Рет қаралды 36 М.
Axmed Gacayte iyo Sahra Halgan Gocamada Ha iijarin
9:50
Daruuraha News
Рет қаралды 159 М.
Hadii samir wax lagu helo SAALAX QAASIM IYO KHADRO DAAHIR
12:14
𝕊𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚 𝕓𝕠𝕪 𝕝𝕪𝕣𝕚𝕔𝕤
Рет қаралды 287 М.
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 268 М.
Heestii: Ilimaha Wardheeriyo.||| Gacayte.// lyrics.
7:59
Hal Abuur channel
Рет қаралды 79 М.
Axmed Gaceyte UMALAY JACEYL  OFFICIAL HD
10:30
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 185 М.
Dulmiga Caashaqa Ka Daa || Axmed Gacayte Yuusuf || HD +Lyrics
8:33
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 332 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
My wife said she wants to show me her true skills
0:27
昕昕一家人
Рет қаралды 62 МЛН
Мыла наелся
0:21
Pavlov_family_
Рет қаралды 3,6 МЛН
Why Is He Unhappy…?
0:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 29 МЛН
Бабайка #юмор #рекомендации #прикол
0:32
МэдПринц 👑
Рет қаралды 1,9 МЛН
Ах как прекрасно
0:17
Флюр Хафизов
Рет қаралды 24 МЛН