Gaasira Maxamed Ahun & Axmed Gacayte Ahun | Heestii Dabaylaha Fariimaha

  Рет қаралды 132,662

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

3 жыл бұрын

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 75
@user-fv3ce7yy6u
@user-fv3ce7yy6u Ай бұрын
Waa ereyadi abwaan axmed saleeban bidde
@casuuseahmed979
@casuuseahmed979 Жыл бұрын
aderkay axmed gacayte 😢 Iyo gaasira maxamed alle ha janeeyo Labada marxuunba
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
aamin
@hamdasagal9549
@hamdasagal9549 5 күн бұрын
Ahmed gacayte alle ha u naxariisto ❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 күн бұрын
Aamin
@ahmedaar4594
@ahmedaar4594 Жыл бұрын
Hibo nuura ma aha walaalo, waa marwo maxamed alle ha u naxariisto 'e.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin, Sidaas baan ku qoray qof yidhi ma aha, laakin aad bay isku cod dhow yihiin Hibo Nuura
@lulamedia
@lulamedia 2 жыл бұрын
AUN Marwo Maxamed Cabdi "Gaasira" waxaa la sheegay in ay eedday jacaylkii ay u qabtay AUN Axmed Gacayte Yuusuf
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
AHUN waan maqlay shaakada
@alijama9470
@alijama9470 Жыл бұрын
Yaa huba arinkaa
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
@@alijama9470 waa la hubaa Qisadeeda aan dhegestay Allah yarxama
@alijama9470
@alijama9470 Жыл бұрын
@@ilwaadAbdurashiid4631 AAMIIN AAMIIN idilkoodba qisada ma waxaad dhagaysatey inay nin fanaana jeclayd uun, mise inlagu hubo inuu marxuumkaa ahaa ninku??
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
@@alijama9470 Marwo Gaasira tariiqdeeda Markaa dhegestay Runtii Qalbiga ayee i xanuunjisay 3mar bay nefteeda u Gubtay nin fanaan ahaa oo markaas jaceleed lkn wax waa la qabaan waayey balse anigu magaciisa ma maqal badanaa abwanidii magaca way Qariyeen lkn dadka inta badan waxay dhaheen waxuu ahaa Axmed mooge liiban ugu Damben Maaama Gaasira Xanuun maskaxiyaan oo ku dhacay ayee u geeriyootay micnaha way waalatay 1995 Allah ha u naxariisto
@suldaanofficially
@suldaanofficially 3 ай бұрын
Qisada marwo maxamed taariikhda Somalidii dhexe gabadha kaliye jacaylka u waalatay markii danbana u geeryootay Geerida dadka ayaa magaca ubixiya hebel waxaasuu u dhintay Lkn marwo maxamed jacayl dhaba ayay nin u qaaday markaan wada dhagaystey heesaha calaacalka ay qaadayso marwo maxamed Ninka ay jeclaatey waxaan ku tilmaami lahaa oo mas kaxdeyda ku soo dhacaya Nin arxan laawe ah oo doqoniimo u dheer tahay xataa ergo ayaa loogu tagay 😢😢😢😢😢
@farhiaabdullahi5759
@farhiaabdullahi5759 Ай бұрын
Marwo cabdi axmad maahee Ee waa marwo maxamed gaasira 😢
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan Old is gold. Raxmaanku haw naxariisto Labadaba.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 Жыл бұрын
Dadki somalida ugu qiimaha badnaa nasiib uma yeelan unan arko 😭
@haseem7506
@haseem7506 Жыл бұрын
Dabaylahaaaaaaaa Fariiiimahaaaaaaaa Iigu soo direeeeeey wow
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 11 ай бұрын
Xasuus 2011 dhegesan jirey Allah ha u naxariisto labada fanaan 😢🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 11 ай бұрын
Aamin
@somalinetflix3533
@somalinetflix3533 8 ай бұрын
Ilaahow u naxariiso labadaba my GOATS ❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin
@raniyajama9630
@raniyajama9630 Жыл бұрын
Allah haw naxriisto Ahmed Gacayte & Marwa Mohamed
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@keeydstudio9165
@keeydstudio9165 Жыл бұрын
2013 ayan maqlay ka dibna waan wayey ad ayan u raadiyay
@waqtiyuudhulumusoo7004
@waqtiyuudhulumusoo7004 Жыл бұрын
Dira diraha aadmiga dabka uuga halisa e doqon magaratada danta kaaga kala rida dugsi male warkoduye waakala dilkenee hadii ay kudidiyaan dhanna kaaga deexdaan dabaylaha fariimaha ila so diree aun both them
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 4 ай бұрын
Axmed Gacayte Iyo Gaasira Rabbi Godka Ha U Nuuro. Mudane Dalmar Aad Ayaan Kuu Salaamayaa Ramadaan Mubarak. Kaydka Barakada Leh Waan Ku Nasanayaa Sida Caadada Ii Ahba.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 ай бұрын
Aamin, walaal Ramadan Kariim mahadsanid
@user-mi8kc7dd7f
@user-mi8kc7dd7f Сағат бұрын
Aas
@abdiahmed5092
@abdiahmed5092 2 ай бұрын
Marwo mohamed Abdi iyo ahmed gacayte alaw idin naxariiso
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Aamin
@maxamednasteeex4359
@maxamednasteeex4359 Жыл бұрын
Waa heestii internetka iyo socail media sii sheegtay intaanay reer yuruba sameyn computer ragii hindisaha lahaa theoryga inaanu ahayn m shaki baa kaaga jira eesh qiyaasak
@abdisalam4728
@abdisalam4728 7 ай бұрын
Kkkkkkk
@abdisalam4728
@abdisalam4728 7 ай бұрын
Waan ka helay sidaad u dhigtay
@Yaxyebisle
@Yaxyebisle 2 жыл бұрын
Xasuus 2010 ayaan ka dhageesan Jiray Rikoodh kii walaal kay oo barigaas aroos tay🥺🥺🥺
@mustafexirsi
@mustafexirsi 6 ай бұрын
Dabaylaha, farriimaha ii la soo direey!
@adammursal4106
@adammursal4106 7 ай бұрын
Yaa salaam. Allah ha u naxariisto labadoodaba.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 ай бұрын
Aamin
@deeqosman4618
@deeqosman4618 Жыл бұрын
Dadka inyar ayaa fahmaysa ereyda. Xasuustay Waxay dib ugu celisay sideetamaadkii.
@user-wo3ef5es3r
@user-wo3ef5es3r 11 ай бұрын
❤❤❤❤ dira diraha admiga dabka uuga
@abdirahmanabdilahi8763
@abdirahmanabdilahi8763 2 жыл бұрын
Axyaaa xasuuus waxan dhagaysan joray anoo kuray yar ah oo miyiga jooga maqasha raaca .. dunida remote back may iska lahaato 😢😢 allow idin naxariiso🤲🤲
@iqrahaaji7777
@iqrahaaji7777 9 ай бұрын
Xasus waanxasusta 2014 habenke wansojedejira malinti wanshaqeyn jiray jece wanasomara qofwaxjecel yadaremikarto hestan yaiskudirijirnay anago waga nobarjiray subixi na shaqa yalehen
@moparicapdizamett2123
@moparicapdizamett2123 Жыл бұрын
Xasuus 2012 ayaan dhegaysan jirey anigoo ciyaala
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 19 күн бұрын
Tolow ereyadaan macaan ma Axmed Saleebaan Bidde ayaa leh, waxaa iiga dhadhamayo hannaanki uu falkin jirayayee?
@hooyoyou7917
@hooyoyou7917 2 жыл бұрын
Allha ha uwada naxariisto labadoodaba
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@alijama9470
@alijama9470 Жыл бұрын
ILAAHOW U NAXARIISO YA raxmaan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@mohamedaden6629
@mohamedaden6629 9 ай бұрын
Ashqaarar❤❤ yaa salaam alla jacaylku muxu dhibaato iyo hoog na baday.😊
@suldaanofficially
@suldaanofficially 3 ай бұрын
Codkaa aan maqlayaa Hibo nuura ayuu iila dhaw yahay
@abdiganeabdullahi51
@abdiganeabdullahi51 2 жыл бұрын
Allaha u Naxariisto labadoodaba
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Aaamiin
@abdirahimabdi5134
@abdirahimabdi5134 Жыл бұрын
Lyrics so dhig
@Xayir_w_Cisman
@Xayir_w_Cisman Жыл бұрын
Gabadhaan jacayl bey udhimatay ay weyday
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto AAMIN, way xanuunsatay
@MaxamedIsmaciil-cy9ir
@MaxamedIsmaciil-cy9ir 10 ай бұрын
Wdj
@user-nf2ci9bb9e
@user-nf2ci9bb9e Жыл бұрын
Dad nasaba gobonimo iyo Somali naf dadkaas ayaa ugu danbeeyay
@khalidahmed3810
@khalidahmed3810 Жыл бұрын
Dayaxayada fadhalaha waar intaa maxaa ku xiga tolow
@inacabdiraxman3603
@inacabdiraxman3603 9 ай бұрын
Dayaxyadda falaadhaha . Dega soo fareey. Yacni dayaxgameedadda signalkooda iisoo far . Imikana waxa aynu fariimahs isu Marina khadka ama netka oo ku xidhan dayax gacmeedadda.
@nuhhussein9808
@nuhhussein9808 6 ай бұрын
L
@hassandubow2820
@hassandubow2820 Жыл бұрын
Formerly heesta Marwo aya heestay, lakin Qofkan Gacayta la heesaya waa Hibo Nuura
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Waa runtaa waad mahadsan tahay walaal
@abdishakourAli
@abdishakourAli 2 ай бұрын
Waan ka xumahay sxb Codka noocan ah Hibo Nuura iska daayee Maandeeq iyo magool hadii loo yeedho ma keeni karaan Tani waa Marwo maxamed cabdi oo loo garan Ogyahay Gaasira Maxamed sidoo kale dadka qaarna ay ugu yeedhaan Dulmar Maxamed Aniguna aan u aqoonsanahay Tii ugu codka fiicnayd taariikhda gabadhaha soomaliyeed inta Microphone ku heestay abid,, I mean she,s the GOAT,🐐
@hassandubow2820
@hassandubow2820 2 ай бұрын
@@abdishakourAli Point well taken brother
MARWO CABDI AXMED  (HEESTA DEEQ)
8:12
MaGuuraan Channel
Рет қаралды 143 М.
Axmed Gacayte ihn & Sahra Halgan | Heestii Gaabiso Sheeadaada
11:48
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 67 М.
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 58 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 10 МЛН
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 93 М.
Axmed Gacayte Yuusuf Gaboobe- Male ma le| Kaban| Lyrics
6:34
Goobyaal.SSC00475
10:13
HiddoSongs MaryanOmar
Рет қаралды 132 М.
m axmed kuluc iyo qamar
11:59
Abdikhadar official
Рет қаралды 75 М.
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 888 М.
AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR  GOCOMADA HA II JARIN  TOP SOMALI HEES
11:46
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1 МЛН
Пранк над Махачевым🥶
0:19
FERMACHI
Рет қаралды 6 МЛН
Good job hero. #shorts #fyp
0:20
Gbeckett12
Рет қаралды 33 МЛН
Моя Жена Босс!
0:40
Petya English
Рет қаралды 2,4 МЛН
Выйграли Много Денег с Сыном
0:55
Карман
Рет қаралды 7 МЛН