Garab Ba Maalin Dubato {DIGFEER}

  Рет қаралды 3,081,243

Tixraac

Tixraac

14 жыл бұрын

Muuqaalka Heestan Waxa Asalkeesda Iska Leh RTD-ga. Ana Waxa Aan Jeclaystay In ay Ila Wadaagaan Inta Jecel Fanka Soomaalida Iyo Fanaankan ba {AHUN}.

Пікірлер: 955
@firdhiye2351
@firdhiye2351 4 жыл бұрын
Intaan noolahay heestaan wa dhagaysan doona sababtoo ah waxaan dareeemaya in ay igu leedshay heestan xasuus gaara misena noloshayda iyo waaayahayga ay taabanayso 2030 kuwi dhagaysan doonow xata liketa ha ila dhaafine
@nuuraahmed1358
@nuuraahmed1358 3 жыл бұрын
Ila hada ma dhagaysanaysa wll
@mahadmaxamed4073
@mahadmaxamed4073 3 жыл бұрын
Á
@nasramaxamud5468
@nasramaxamud5468 3 жыл бұрын
Ggg
@hoodomohamed5551
@hoodomohamed5551 3 жыл бұрын
Insha allah
@sucaadsaalax2446
@sucaadsaalax2446 3 жыл бұрын
2021 ayaan dhegaysanayaa wllo♥️wankuu saaray like tana🙈
@mohamedaliabdi8491
@mohamedaliabdi8491 5 ай бұрын
2024 still my best songs 😢😢😢 Somali qabil aya kala gay Garab miyas malin dubata 😢😢😢😢
@mohamedaliabdi8491
@mohamedaliabdi8491 2 ай бұрын
Ani oo as roob ii Dhi haayo weli waan dagesani
@dgapdy1484
@dgapdy1484 5 жыл бұрын
Heestan aan qisadeeda idiinka shego wax yar hestu waxey ku socota abwan nur jiis gabadh baa jirtey uu qabi jirey oo fitaalad ahyd naagtasi nuur jiis waxey ku tira mar waliba wan ku jeclhy mey jeclyn isaga wXey jeclyd xogisa guskiisa oo ay jeclyd taaso jirta ayaa markey aragto iney uur leedey ayey iska ridi jirtey dhowr jeer bey iska soo rudey mar danbe ayuu ogaaadey inay is soo xaaq do uurka uu weydiiyey sabata wxy tiri anigu ma jecli inaan ninkaagan curyaanka caruur u dhalo markasu yiri waligey geyiga kuma naag galinka hore rimi ka danbana dhicisaye saasey ku timi heestan waad mahadsantiin intiina akhrisatey😍😍
@LANDUNTE
@LANDUNTE 5 ай бұрын
Waad mahaadsantahay
@AbdiladiifabdiMuuse
@AbdiladiifabdiMuuse 5 ай бұрын
wad maxad san thy wll
@zakariyehazanali1157
@zakariyehazanali1157 Ай бұрын
Waad mahad san tahay lkn eray bixinta iska hagaaji pro
@sharmarkejama3882
@sharmarkejama3882 3 жыл бұрын
Adeerkay allah haku naxariista markasta waan kuu duceeyaaa wxn markasta kaa warystaa walkaa cabdi ismacil beele 😭😭😭(gees uun aniga idhaaaf ninkaad doonto guurso😭😭😭)2021yaa jooga halkan
@mohamohay4786
@mohamohay4786 2 жыл бұрын
Zxb suaal maku waydiin karaa?
@abdirisakjama7042
@abdirisakjama7042 Жыл бұрын
𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐨𝐰 𝐍𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐭𝐨 𝐢𝐧𝐝𝐫 𝐃𝐢𝐠𝐟𝐞𝐞𝐫..
@abdirisakjama7042
@abdirisakjama7042 Жыл бұрын
𝐙𝐱𝐩 𝐛𝐞𝐞𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐢𝐠𝐟𝐞𝐞𝐫 𝐰𝐥𝐥𝐨 𝐦𝐢𝐲𝐚𝐚
@sharmarkejama3882
@sharmarkejama3882 Жыл бұрын
@@mohamohay4786 haaw
@sharmarkejama3882
@sharmarkejama3882 Жыл бұрын
@@mohamohay4786 haaa
@xayleofficial2599
@xayleofficial2599 4 жыл бұрын
2020 yaa dhagaysana😭😭kama xiiso dhaco ruux gacan ku dhiig la ah yaa guri kula xoronkara😭😭😭maxaa gooni ka dhigay goday ma adigan dhalin😭😭😭aduunyo weeye
@fatimaayanle6649
@fatimaayanle6649 4 жыл бұрын
Wlhy 3
@salaadyuusuf2534
@salaadyuusuf2534 3 жыл бұрын
Ttc wzo
@hindalaki9388
@hindalaki9388 3 жыл бұрын
0p.m. p0990000p000⁰
@nuuraahmed1358
@nuuraahmed1358 3 жыл бұрын
Mee
@mohukun6924
@mohukun6924 5 ай бұрын
Hada manoshahay
@drbashiir7743
@drbashiir7743 2 жыл бұрын
🤧😭😭😭what a song 👀🙆‍♂️ Yaa dhagaysanaya thus/9September/2021 heestan kama xiso dhaco billahi haddad xata 2040 ha ila dhaafin like please😭🙏
@dahraansheekh7733
@dahraansheekh7733 2 жыл бұрын
Anaa maanta kula dhageeysano 16 December 2021
@dhameysmohamout8735
@dhameysmohamout8735 Жыл бұрын
20/2/2023 Ana dhageysanyaa Subax jimce ah
@abdirahmandahirjamac3937
@abdirahmandahirjamac3937 23 күн бұрын
30/6/2024
@SUHAYBMUMINBAKAL-pp6nm
@SUHAYBMUMINBAKAL-pp6nm 8 ай бұрын
Fanan weyn digfeer wxan maQlay in la cunsuriyadeyay allh ya raxma awoowe wixi iga dambedow like tu wa xagina
@yahyeiprahim7045
@yahyeiprahim7045 4 жыл бұрын
Gabadhii sidaa u gashay ayu waliba talo siinaya isagoo Leh Gablan yaanad ku dhimane orod isdaba qabo ilayn waad gaboobiye Axyaa Fanaan Digfeer Alle ha kuu naxaristo
@muhiyoabdirahman5562
@muhiyoabdirahman5562 6 жыл бұрын
2022 ya dawenaya asxabta
@abdullabwabdi283
@abdullabwabdi283 6 жыл бұрын
MuhiYo BreeZy masuul anaaa kula daaawaaayo waliba ku raaxeysooyo
@iliasismail6827
@iliasismail6827 6 жыл бұрын
Hhhhh Anna sidoo kale
@asmaabdirasak5639
@asmaabdirasak5639 5 жыл бұрын
Halkana mad joogtaa 😁
@zeinabmouhoumedozeinabi180
@zeinabmouhoumedozeinabi180 4 жыл бұрын
u
@muhiyoabdirahman5562
@muhiyoabdirahman5562 2 жыл бұрын
@@asmaabdirasak5639 haa
@Abwaan_Qarayare
@Abwaan_Qarayare Жыл бұрын
U fiirso ilbidhiqsiga 0:05 hoobalku waxa uu ka bilaabayaa meel qaldan heesta, kadibna wuu is qabanayaa, markaba qolada orchestra da muusiga tumaysa waxa ay jaanis u siinayaan in uu dib u bilaabo ta saxan, markaba isna wuu la bilaabayaa isagoo markna meel saxan ka bilaabaya... waxaas dhan laba ilbidhiqsi (seconds) ayay ku dhacayaan, qofna qof lama hadal, nin walba hawsha uu gacanta ku hayo ayuu si fican uga faraqabsaday 👍💯 qolyahan imika ee playback ga miyaynu habaarnaa in Ilaahay meel baas u diro mise waa u duceynaa in haday heesayaan ay si hagaagsan noogu heesaan 🤣🤣🤣😂
@asmadahabo6472
@asmadahabo6472 Жыл бұрын
War aqli badanidaa anigaba dib uso eegay wa runta😂😂😂
@sareedoothman403
@sareedoothman403 Ай бұрын
Dad yar uun baa fahmaya intaa anigu anoo yar ayaan arkay 8 years ago 😊
@ManHoussein
@ManHoussein 9 күн бұрын
Anba marhore ayan arkay mudo 4sano kaa hore ayan kartay waliba markii igu horeysay inan heesta an maqlo😂
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 5 жыл бұрын
2019 sanadka cusup wixi dawadey like zar alle ha u nxriste😢😓
@jujujowharad4418
@jujujowharad4418 5 жыл бұрын
13/03/19👍
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 5 жыл бұрын
@@jujujowharad4418 hhh xalay xidigaha ahyd maha murqan hhh
@jujujowharad4418
@jujujowharad4418 5 жыл бұрын
@@abdirahmanruuzhka2474 wll ma ku fahmin 😜
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 5 жыл бұрын
@@jujujowharad4418 hhhh heesta anigu habnka dhgeysanyey wajale bn ku qayilayey cirkan aha hhh😂😆
@jujujowharad4418
@jujujowharad4418 5 жыл бұрын
@@abdirahmanruuzhka2474 kkkkkkkk anne wardheegley baan ku qayilaayy😜
@abrahmanahmek2197
@abrahmanahmek2197 3 жыл бұрын
Allah yaraxmak legend Digfeeer 6/8/2021 Still one of my favourite songs 🙏❤️
@XaliimoAhmed-tu2mv
@XaliimoAhmed-tu2mv 7 ай бұрын
Digfeer
@user-rd8sf6be7r
@user-rd8sf6be7r 6 ай бұрын
​@@XaliimoAhmed-tu2mv¹¹11111¹1¹¹111111111111¹😅 .
@mohukun6924
@mohukun6924 5 ай бұрын
Hada manoshahy
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 6 жыл бұрын
LYRICS Taariikh guunkaa Gadaal lagu raacee abwaankii gabyee yidhi Weli geed intaan tagay Kama furin gar-eexoo Madi' guunyo kama dhicin Aniguna gaddiisii inaan ahay Gadhkii aan la sugi jirey Gaban aan anigu dhalay Guntaan seef ka mariyoo Gaadhi waa halkaan rabay Waa talo guracan oon Maskaxdeyda gali karin Baddanaa gudheysee Waxaa gaadhka ka hayee Ilmahayga gurayaa Dadka kale ma gaadhee Maxaa gooni kaa dhigay ? Go'dooy ma adigaan dhalin ? Ninna gabankii u dhalay Gacantiisa ku ma dilee Ma markaad gaajootaad Garabba maalin dubataa ? Geeraarradaydiyo Waxaan hadal ku gaabsaday Gacanta inaad ka maqan tahay 😢😢😢😢😢🤤🤤🤤🤤🤤 Wali gayiga kuma arag Galin hore naag rimi Galabtiina dhicisee Gunto ereyadeydoo Gees uun aniga ii dhaaf Ninkaad doonto guursoo Waxaan goostay kaligay Gablan miyaad ku dhimaninee Gaadhoo is daba qabo Ileen waad gaboobiye Ruux gacan ku dhiiglaa Yaa guri kula xeroon kara ? Waa talo guracan oon Maskaxdeyda gali karin Baddanaa gudheysee Waxaa gaadh ka hayee Ilmahayga gurayaa Dadka kale ma gaadhee Maxaa gooni kaa dhigay ? Go'dooy ma adigaan dhalin ? Ninna gabankii u dhalay Gacantiisa ku ma dilee Ma markaad gaajootaad Garabba maalin dubataa ? Geeraarradaydiyo Waxaan hadal ku gaabsaday Gacanta inaad ka maqan tahay AUN Al fanaan axmed yaasiin digfeer
@blackboy-lf8rr
@blackboy-lf8rr 5 жыл бұрын
Thanks my brother
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
@@blackboy-lf8rr u welcome sxb
@Amarkak_AbdoJr.
@Amarkak_AbdoJr. 5 жыл бұрын
Merci bro
@mariajama3019
@mariajama3019 5 жыл бұрын
Mahadsanid wallo
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
@@Amarkak_AbdoJr. thx wll
@clqaniaxmed723
@clqaniaxmed723 Жыл бұрын
Heestan anoo aqaana ayaa waxa si fiican i baray oo jeclaysiiyay saaxiibkay amiin xasan oo taariikhdeeda iiga sheekayay
@____Cumar____
@____Cumar____ Жыл бұрын
Ma noo sheegi kartaa adoo mhdsan
@xuseemhayaan605
@xuseemhayaan605 4 ай бұрын
Adoo mahadsan qisada heesta ma iga daba gayn zxb
@queenayaanita9775
@queenayaanita9775 Жыл бұрын
Waxan dhaheysanaya haben talado so galeyso 2 January 2023 old is gold Ilahey hau naxaristo legend Digfeer🥰
@drdeklyrics3879
@drdeklyrics3879 Жыл бұрын
Jah
@rayanomar1666
@rayanomar1666 Ай бұрын
Allaha unaxristo axmed yaasin digfeer 5jun 2024 am still listening this song😢
@mahdihayan1830
@mahdihayan1830 23 күн бұрын
Me also
@sirwaan
@sirwaan 13 жыл бұрын
maxaa gooni ka dhigay godey ma adigaan dhalin maxaa gooni kaa dhigay nina gabankii uu dhalay gacantiisa kuma dilee ma markaad gaajootaad garab ba maalin dubataa this i s ma favorite song alow kuu naxariiso digfeer heesihisa aad baan u jeclahay runtii waaa heeso ku taaanaaayo
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman Жыл бұрын
SalaamulaaHi 👋
@caydruussomaliofficial5606
@caydruussomaliofficial5606 9 жыл бұрын
Somali qabiil bay ku cadab mudan wax kale iska dayaa axyaa fanaan waan ka oyay qisadan ilaw kuu naxariisto axmed yaasin digfeer somali qabyalad haka kaxeeyo
@maxamedcali7168
@maxamedcali7168 5 жыл бұрын
Waa fanan tarikh Kyle somaliya
@ibraahimabdallegaacir9903
@ibraahimabdallegaacir9903 3 жыл бұрын
Wllo heestu isaga kuma socoto Nin abwaan Ah oo isaga heesaha usamaynjiray Baa naagtiisu ilma ay dhashay dishay markaasu heesta intuu sameyey Digfeer udhiibay.
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 6 жыл бұрын
Axmed Yaasiin Digfeer Allle Qabriga Ha U waasiciyo
@hooyomacaan2130
@hooyomacaan2130 6 жыл бұрын
Axmed Yaasiin Digfeer Alle hawku naxariisto qabriga haku waasiciyo
@ahmedaded9689
@ahmedaded9689 4 жыл бұрын
Kama xiso runti❤️❤️💋
@mmcc143
@mmcc143 2 жыл бұрын
@@ahmedaded9689 ..
@cuudc1093
@cuudc1093 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dhageysanaya walah digfeer AUN waa fananka kaliya e heesihiisa Laga dhex helo murti aan laga daleyn dhageysigooda Rabi naxariistii jano Allaha siiyo
@garabcaseofficial
@garabcaseofficial 8 жыл бұрын
allah haunaxariisto axmed Yaasiin digfeer wuxuu ahaa fanaan qaali ah oo heesihiisa laga caajisi jirin
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Yaasiin digfeer,ilaahay qabriga hakuu nuuro adiga iyo intii inaga tagtey oo dhan.
@ridwanmuhumednur1533
@ridwanmuhumednur1533 5 жыл бұрын
AUN. 2020 Intii fiirsanaysa Farta soo taagta🤣✊ Ma markad gajoodad garaba malinba duba 😭
@mataanfarah7645
@mataanfarah7645 5 жыл бұрын
Bal ufiirsada qaabka aw uheesaayo ee aw ugu raaxaysanaayo qaab masraxeedkiisa iyo codkiisa midna lama koobiyayn karo ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo fanaan wayn oo qiimo leh ayuu ahaa waxaan arkay nin ay sxb ahaayeen waxuu ii sheegay inuu ahaa nin cibaadada ku fiican dadkuna ka nabad galo dadka oo dhan usiman yihiin ilaahayaw ku aamiin Aamiin yaa allah
@axmedcumaraadan1146
@axmedcumaraadan1146 Жыл бұрын
Heestanii waxay lahadlaysaa Naagaha ilmaha iska soorida Alle haunaxariisto Legend Digfeer
@cabdiqaniboss4423
@cabdiqaniboss4423 2 ай бұрын
Hestan asigaaba ka hadlaa tarikhda aqri nagtisa ayaa la dhihi jiray ma ninkas ayad u dhalaa kadib kaniini difaaca ayey cuni jirtay ilmaha wey Soo daadan jiray iyadoo ceb Iska ilaaleyso
@erdouganhamza6580
@erdouganhamza6580 7 ай бұрын
10/12/2023/ ayaan dhageysanayaa allah unaxaristo Yasiin ahmed digfeer waa fanan reer djibouti weeyen Amiin wxn salamaya dhaman umadaa muslinkaa intii dhimatey iyo intaa nololba wxn idin rajaynayaa cafmad iyo cirmri dharee iyo Barwaqo Amiin sanad guura wacan ayaa idin rajaynayaa somaliyey
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 7 ай бұрын
Mhdsnid 14 /12/ 2023
@farxaannuur2371
@farxaannuur2371 3 жыл бұрын
allah hawnaxariisto axmed yaasiin digfeer wuxu abwaan fanaan laxamayste sare iyo muusishan digfeer wuxu wanka qaatay heesaha jacayl iyo calaacalka iyo foorjadaba tiir wayn oo fanka kabaxay ayuuu ahaa allah hawnaxariisto
@hamseahmed3754
@hamseahmed3754 5 жыл бұрын
2018 cidii daawanaysa liketa igu qabo 😂
@Awale.british
@Awale.british 7 жыл бұрын
Ax Allah Yarxama Alle ha unaxriisto Digfeer.teda kale dumarow ragiina ilashada oo ubadka alle calooshina ku beeray ha babinina oo hadilina waalaydin waydin doona malinta akhiro dhagar qabe hanoqonina
@gulleddaadax1473
@gulleddaadax1473 4 жыл бұрын
Rabi ha u naxariisto digfeer aan uwada duceeyno. 5 Oktober 2019
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
رحم الله الفنان الراحل المقيم الأستاد الرائع ياسين احمد ديجفير
@muhanadahmed3502
@muhanadahmed3502 3 жыл бұрын
Fanka laguu sheegaya waakan erayga ugu horeeya intuu qalday isla markiiba wuu saxay iyadoon lafahmin Fanka 2021 intay heesaha soo diyaatsadan ayey afka noo dhaqdhaqaajinayaan
@AhmedCadde-jd9ce
@AhmedCadde-jd9ce 4 ай бұрын
2024 still am listen song🤌❤
@dacarabdi726
@dacarabdi726 5 жыл бұрын
Wali Gaad intaad tagay kama furin Gar eexoo madi gooyo kama dhicin YAA II MAC NAYN KARA INTAA☝🏻💚💚💚
@shuebibrahimaden1999
@shuebibrahimaden1999 2 жыл бұрын
Qalbig Alle ha u qaboojiyo dhamaan inta ay heestaan dareen ay ku leedahay Like
@umhudaamaroof4109
@umhudaamaroof4109 9 жыл бұрын
Adeer digfeer alaah ha ku naxariisto waan ooya Marka aroo muqalkaga
@uteadawee51
@uteadawee51 8 жыл бұрын
+Umhudaa Maroof ALLAH ha u naxariisto huno ma adeerka baa taarikhdiisa iyo sidu u dhintay wax ma iga sheegi karta aad ban u jecla djibouti ban ku kulanay mar uu na soo gaadhay he is a legend thx
@dhaladkiitogdheer3650
@dhaladkiitogdheer3650 7 жыл бұрын
Umhudaa Maroof hi
@ikrankorse8782
@ikrankorse8782 5 жыл бұрын
@@dhaladkiitogdheer3650 p
@zhidk7806
@zhidk7806 4 жыл бұрын
Heestan manta layga sheekeyy kadib waxan dhagysta miraheeda wn u qadn wayy say iskula socdaan dad waa dadkii hore qabiilba somalida hlkaa dhigay 😭😭
@fursohussein2421
@fursohussein2421 4 жыл бұрын
Sheekadan heeska abwaan ki alifay ayey ku dhacday fanaanka kuma dhicin dad badan waxay maqlen mala awal Ben ah fanaanka dusha ka saren ninka abwaanka ah curyan bu aha naag u qabay qisan ula jeday
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 2 жыл бұрын
@@fursohussein2421 ; waa aad sheegtay heestu waxay ku socotaa Abwaankii alifay waana sidaad xustay curyaan buu ahaa Sarkaala oo naagtiisu khayaami jirtay markaa heestan iyo kuwo kale oo isla Digfeer qaado sida Gelinsoor bankeediyo ayuu ka tiriyey iwm.thanks.
@mohamedhassanarone
@mohamedhassanarone 5 жыл бұрын
Wali gayiga kuma arag galin hore naag rimi galabkiina dhicisee Digfeer
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 Жыл бұрын
Eid mubarak heestan dhageysigeda kama dhargo alle ha naxaristo ustaad Digfeer😢❤
@thesomali6369
@thesomali6369 5 жыл бұрын
Dhoollacadayntuu khaladka u horreeya kaga baxayo 0:04. Legend wlhi.
@ayanledayib4466
@ayanledayib4466 5 жыл бұрын
Aad iyo aad
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 2 жыл бұрын
Legend
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 13 күн бұрын
Ultra legend dabcan qalad lama dhaho fan ahaan waxaa la dhahaa Foorteembo.
@KAfiaElmi-kw9pi
@KAfiaElmi-kw9pi Жыл бұрын
2023 still my favourite song🇩🇯🇩🇯❤️❤️❤️
@mohamedHassan-vg9wo
@mohamedHassan-vg9wo Жыл бұрын
Waa talo guracanoo maskaxdayda gali karin ubadkana gurayse.... waxaa gaarka kahayee ubadkayga guraya dadka kale magadhe...... 2023 me too sister🥰❤️
@HussainBahaaj
@HussainBahaaj Жыл бұрын
0:10 0:1@@mohamedHassan-vg9wop
@maryancabdicisman
@maryancabdicisman 6 ай бұрын
😮😢😮❤ 3:48
@user-lo8ns4eg2q
@user-lo8ns4eg2q 5 ай бұрын
😊I 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢and and 5th 5th 5th get the rest rest rest 😂 I I I would would the same questions ⁶6⁶5⁶⅚i633ef 434​@@mohamedHassan-vg9wo
@AhmedMohamed-wl7tr
@AhmedMohamed-wl7tr 2 ай бұрын
uMwoorgpecrorfror feoecovers do cu f1ufirjfreeno free gfuuo❤
@omergedi9428
@omergedi9428 5 жыл бұрын
fanaan weyn ow ahaay alaha uraxmadeee💓💓👏👏👏
@Kadiil
@Kadiil 4 жыл бұрын
Ahmed Yasin Digfeer. Eebe ha u raxmaddo aamin aamin
@queentaxafada6872
@queentaxafada6872 7 жыл бұрын
heeso wa heesahi hore fanaan nah wa kuwi hore Alla yaa Arxamu
@kokeee_athe2907
@kokeee_athe2907 2 жыл бұрын
This song is so emotional 🥺💔
@the_real_mo_zapan7846
@the_real_mo_zapan7846 5 жыл бұрын
Cidi tagerta digfer like ha ila dhafin plsea
@vanadiumtogettoseeing2sale739
@vanadiumtogettoseeing2sale739 Жыл бұрын
Maasha'allaah Tabaaraka Allaha Idin Xafido kuligiin Aamiin Aamiin Aamiin 😘😘😘😘😘😘
@umuzafwaanahmed7762
@umuzafwaanahmed7762 5 жыл бұрын
2019 dhamadkiiza qofkii dhagatzanay like ugu qaboH
@abdifitahabdullahi4316
@abdifitahabdullahi4316 7 жыл бұрын
mahadsanid wll alaha u naxariisto fananka somaliyeed
@fathigedi8012
@fathigedi8012 Жыл бұрын
3/11/2022 ayaan dhageysanayaa AUN legend digfeer🤲 Nina gabankii uu dhalay gacantiisa kuma dilo ma markaad gaajootaa garaba maalin dubataa 😢😢
@ustaadsaqaawe8498
@ustaadsaqaawe8498 2 жыл бұрын
Yaasiin axmed digfeer raggeyga janadii fardowso alle haku geeyo
@ilyaazabdalla3336
@ilyaazabdalla3336 4 жыл бұрын
2020 anyone who is listening 👂
@habibamohamed64
@habibamohamed64 4 жыл бұрын
☝️🤣💕
@ayyub823
@ayyub823 4 жыл бұрын
My favourite song of all time my told me the meaning behind this song 🥰😂
@nimcodagan3699
@nimcodagan3699 4 жыл бұрын
ilyaaz abdalla me
@ayanfarhan891
@ayanfarhan891 4 жыл бұрын
Me
@abdulahimohamed2314
@abdulahimohamed2314 4 жыл бұрын
Aniga
@kansalakansala2484
@kansalakansala2484 9 жыл бұрын
Fanankii weynaa Mr digfeer heestaan xaaskiisa uu uqaday
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 2 жыл бұрын
Maya xaaskiisa uma qaadin ee qisadu waxay ku dhacday Abwaanka heestan alifay oo weliba heeso kale oo silsilad ayay leedahay dhacdadu.
@____Cumar____
@____Cumar____ Жыл бұрын
Alle ha kuu naxariisto axmed yaasiin digfeer hoobalnimo aan la badhxin pure artist 🤲❤️😭 20 August 2022 🙏
@sahrosahro7745
@sahrosahro7745 Жыл бұрын
Amiin
@billesanwaa5717
@billesanwaa5717 6 жыл бұрын
Gablan yaad kudhemaneen isgaaro isadabqabo yaac true story waayo difeeer my fav son allah ha unaxaaristo
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 жыл бұрын
Yasiin axmed Digfeer alle hakuu naxariisto Wali geed intaan tagey kama Furin gareexo madi duunyo kama dhicin
@cabdicaziizgeedi401
@cabdicaziizgeedi401 3 жыл бұрын
Geeraaradeeydiyo waxaan hadal ku gaab saday gacanta inaad kamaqan tahay hees walbo uu digfeer qaadi meelbeey taaban🔥🔥🔥🔥😢😢💯 2022 wali ✌
@naimamohamed1822
@naimamohamed1822 4 жыл бұрын
Old is gold” allow u naxariiso Digfeer
@jaabirmohamed5765
@jaabirmohamed5765 Жыл бұрын
This song is emotion damage 💔 😢 Uganda -Kampala 1:00 midnight
@MrCosmali
@MrCosmali 13 жыл бұрын
ilahay haa uu naxariisto fannanka wiiyn digfeer runte wuxu aha fanan aad iyo aad uu wiiyn uu manta isga oo kali ana lahiiliin kariin
@nadamukhtar9508
@nadamukhtar9508 4 жыл бұрын
Inusan mix saarnayd waxad ku garanaysan marka u horesa sidu u qaldayo kadiba saxay 😇♥️fankas noola ilahow dawashadisa mxn ka qady🤷🏼‍♀️
@Les-grands-du-sport
@Les-grands-du-sport 4 жыл бұрын
Aad iyo aad weliba wuu qoslay Allah yaraxma
@xassanmacalin1305
@xassanmacalin1305 3 жыл бұрын
KAWARN SIDA UU BEDELAYO ISAGOON LAFAHMIN IYO SIDDA UU U QAJILAY MARKUU ERAY KHALDAY
@hanad211
@hanad211 2 жыл бұрын
@Carro Edeg Dahir Somalia 1969 way ka horeysay adeer waxaan haynaa heeso iyo fanaaniin cajiib ah oo 1950 iyo 1960 ah sida boqorkii codka Tubeec. Somalia burbur iyo busaarad waxaa u horseeday 21 October
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 2 жыл бұрын
@@hanad211 ; waa runtaa fanku xilligaa waa ka horeeyey balse ogow haduuba macno sameynayo waa markii salka loo dhigay weliba 1971 kii barnaamijkii la abuuray ee heesaha hirgalay dibna looga bixiyey hirgelinta heesaha wuxuu ahaa mid qaab cilmiyaysan loo dejiyey sida midhaha,laxanka,codka fanaanka iyo muusigaba.tani waa mid runtii loo baahnaa oo waxaa laga taxadaray inaysan heesuhu isu ekaan midho ahaan ,Laxan ahaan iyo muusig ahaanba. Mida kale Sooamlidu wixii dhacay wax ku bedel maba taqaan miyaa?. Waxaan ulajeedaa khasaare iyo dhib waa dhacay oo waa la wada ogyahay ee ma isweydiinay arimahaas oo kale ma inagu kelibaa iwm?.hada ogow weynu ilownay murtidii Soomaaliyeed ee ahay; arinku ma ugubaa mise waa soo jireen. Markaa adigoo raaliya caalamku wax ka daran teena ayuu soo maray balse labo qiso oo inaan dhib dhacay la ag-fadhiyin ee wanaag lagu bedeli karo ayaan kusoo qaadayaaye bal wax dheh oo miisaanka isu saar. 1.Wadanka Mareykanka ee hada dunida dhaqaalaha iyo aqoonta ku hogaamiiya wuxuu sanadkii 1861 galay civil war labo dhinac oo iska soo horjeeda ah oo run ahaantii aan waxba laysu reeban naf iyo maalba.heerka dhimashada dagaalku gaadhay waxaa kaaga filan goobihii ka dhacay gobolka Virginia in kooxdii union ka ee xooga badneyd looga dilay ciidan gaadhaya 170 kun hal saac gudaheed,halka qoladii Confederate ka ama koonfurtana laga dilay 10 kun ka badan madaama ay iyagu difaac ahaayeen iwm. Waxaa dhacday aakhirkii in sanadkii 1864 tii laga adkaado qoladii Koonfurta madaaama laga badnaa iyo iyadoo lagu sameeyey godoomin xaga cunada ama dhamaan wixii sahay ahaa oo dhan bad,iyo beriba oo taasi saameynteedu keentay in xaasaskoodii ama caruurtii gaajo u dhintaan aakhirkiina ay is-dhiibeen iwm. Markaa waxaas dhacay khasaaraha intaa leeg sababay may Ag-fadhiisane waxaa laga dhaxlay oo ka dhalatey awoodan ay ilaa maanta heystaan oo dhaqaale,ciidan iyo aqoonba leh.ogowna waa aadane inala mid ah oo dhibkii ku dhacay aan ku meeraysane uga gudbay wixii dantooda ah oo ay qodobka ama muhiimada saareen inay dhistaan shuruuc kala hagta oo ah mida ugu badan ee ay maanta isticmaalaan iwm. 2.wadanka Ruwaanda ee African ka ina ah waxaa sanadkii 1994 tii ka dhacay dagaal sokeeyey (civil war) oo taariikhyahanadu ku tilmaamaan kii ugu dhimashada badnaa ee dhaca xilligan casriga ah ama qarnigii tegay,kasoo dhexmaray dad isku dawlada ah iwm.ogow dagaalkaasi wuxuu hal bil gudaheed sababay dhimashada 1 milyan oo qof waayo inta raggii laysla dhaafay ayaa waxaa xaaladu gaadhay inay yidhaahdaan ninkii xaas reer ka kale ah qabaa ha dilo ,magana warkeeda daaye qofkii lagu helo inuu xaaskiisa qariyana walaalkii ayaa laftiigasa qoorta baangad ka jarayey iwm. Markaa walow loo gurmaday oo la kala joojiyey masiibadaas ka dib maxaa dhacay,waase sidee xaalka dalkaasi maanta?. Jawaabtu waa wax la wada heli karo oo beri dhexdaasa waxaa caasimadooda kigali loo aqoonsaday magaalo kulansatay qurux,nadaafad iyo amniba. Markaa iyaguna wixii dhacay keliya ma Ag-fadhiisane cashar uunbay ka dhigteenoo hore ayay uga socdeen wanaag bayna ku bedesheen iwm. Waxaa igu kalifay inaan qoraalkan qoro ka dib markaan wax badan arkey fikirka Soomaalida ee dhaafi la ‘ mudada sodonka ah waxaaney keli ku aheyn oo hore u dhacay inta aadane jirona iska dhici kara iwm. Run ahaantii aragtidayda cidna kuma difaacayo sidoo kalena cidna ku dulmiyimaayo ee waa wax ishu aragto oo ummad isku diina oo isku af ah oo intooda badani dhaqan wadaag yihiin nolosha qeybaheeda kala hadana uun halkii taagan ilaa maantadan la joogana wixii burburkaas aad sheegaysid ama wixii dhibkaas sababay dabada haya oo aan wax kasoo rayna ah iyo filashadeeduba aaney kasoo muuqan,indhuhuna arkayaan oo weliba lagu faraxsan yahay laysuguna faanayo iwm. Ogow hadii caqli jiro oo inoo shaqeynayo waxaa ina soo maray fursado qaaliya oo lagaga gudbi lahaa wixii ina soo maray,haba ugu horeyso diinteenuye iwm. Markaa yaac eersan hadii aynu wada magudbayaal noqoney oo xaalkuba dhaafi layahay Ag-fadhiga 1969 kii-1991 kii baa ka masuula dhibkeena iyo reer hebel iyo hebelkoodii baa loo tirinayaa arinkaas,sidoo kale hadaan nahay reer hebel iyo hebelkayagii baa afka ciida u daray reer hebelkaas iyo hebelkoodii iyo waxaan dhaamin sida is- xasuusinta waxyaalahaas nus qarni ku dhowaad dhacay ee nin jeclaysiga iyo qabyaaladu kow ka tahay iwm. Markaa Ogow inta tiiha taariikhdaas asalka inoo yahay inaynaan meela u socon oo wakhtiguna sidaas isu riixayo iwm. Waxaan kaga baxayaa Allayow tiihaa kheyr Soomaali kheyr ugu bedel iwm.
@mumtazsaleban815
@mumtazsaleban815 5 жыл бұрын
Geeradaydiyo waxaan hadal ku gaabsaday gacanta inaad ka maqantahay allah ha ku naxariisto 😭😭😭😭
@Huzzayn
@Huzzayn 5 ай бұрын
'Waligeeyna kumaan arag galinhorena naag rimi galabtiina dhicise..." my alm time favorite musician
@cqaniaadan8313
@cqaniaadan8313 6 ай бұрын
Still listening 2024😢
@ahmedabdirisak5112
@ahmedabdirisak5112 4 жыл бұрын
Yaa yimid kadib markey 1M xirtey heeestaaan
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Nina gabankii uu dhaley gacantiisa kuma dilee. Ma markad gaajootaad garaba maalin dubataa😔
@cabdixariir2130
@cabdixariir2130 2 жыл бұрын
Ax yaa hees alle hawnaxiristo yaasin axmed digfeer🤲🤲
@ayuubabdisamad7859
@ayuubabdisamad7859 2 жыл бұрын
Rabi jano io naxariis ha siiyo legend digfeer❤🥺
@drridwanfaysal3671
@drridwanfaysal3671 2 жыл бұрын
22/8/22 Still watching 👀this song Alle haku naxirsto digfer
@ayanmahamoud5
@ayanmahamoud5 2 жыл бұрын
Bisinka, galam kalaa joogtaa 🤥
@muniirhaadi3501
@muniirhaadi3501 5 жыл бұрын
Taariikhdu waa 2005 goorsheegtu waa abaaro 5:30 qoraxdu waxa ay cidhifka saartay godky u hoyan lahayd Waa waqti gu’ ah geeluna wada dhalay Waxa jira arooska wllky iga wayn waxaan fadhinaa afaafka hore ee aqalkii lo dhisay ee toobal caaraha ahaa Heestan ayaa kamid ahayd heesahan ku dhagysanyny goobtaas xasuusta mudan 😰 Waqtiyow xageed ku socotaa
@zhaxaripoi3327
@zhaxaripoi3327 2 жыл бұрын
Yaa sallam
@layladheman6534
@layladheman6534 Жыл бұрын
Yaa salaan waxan dhagaysanyaa 2022 talow ma noshay wllo
@soomaliproduction3891
@soomaliproduction3891 Жыл бұрын
@@layladheman6534 wll adiga manoo shahay 😢
@hamzepirlo7353
@hamzepirlo7353 8 ай бұрын
​@@soomaliproduction3891wll adigu ma nooshahay😢
@abdiqani7892
@abdiqani7892 2 жыл бұрын
Mursal faladagan iyo digferba somalibay kawada dhashen wr wan idin salamay somalay
@Alfaaro
@Alfaaro 10 ай бұрын
2023 hadda daawaneyso anigu heestan inana dhageysto waxaan bilaabay 2015 oo xasuus gaar ah bay igu leedahay. Like ❤
@xasantubriko4789
@xasantubriko4789 7 жыл бұрын
galin hore naag rimi galabtiina dhicise allaha Ku naxariisto hdlbad ka tagtay
@Dr_Abdi
@Dr_Abdi 10 жыл бұрын
Allah yarxamu DIGFEER, hees micno badan.
@Salahfarah1
@Salahfarah1 6 ай бұрын
Allaaah alaaah ilaahoow ku naxariisto, aad baan u jeclahay heesihiisa❤️😫
@abdirahmaneelo8785
@abdirahmaneelo8785 6 жыл бұрын
Ahmed yaasii allaha naxariisto Canaan qaaliyuu ahaa
@med.studentlife6925
@med.studentlife6925 2 жыл бұрын
This song is so emotional 😭😭
@abkowsson1426
@abkowsson1426 4 жыл бұрын
2020 yaa ila fiirsanooyo? 👍🏿🇸🇴👏🏽🙏🙏🤲🏿🌹
@hthheeg3775
@hthheeg3775 4 жыл бұрын
Me
@mustafitj2534
@mustafitj2534 4 жыл бұрын
Aniga ☝
@abdulahimohamed2314
@abdulahimohamed2314 4 жыл бұрын
Aniga
@mohamedhassanbakistan6259
@mohamedhassanbakistan6259 2 жыл бұрын
Waligeed kuma arag galin hore nag riman galabtina dhiciseyee ax ahmed yasiin goox digfeeer aun
@mubarik14
@mubarik14 2 жыл бұрын
Horaa loo yidhi, dad waa dadkii hore Hadalno waa intey dhaheen🙏
@ascadmaxamed1390
@ascadmaxamed1390 7 жыл бұрын
illaahay ha ku unaxariisto
@ahmedmohammed8811
@ahmedmohammed8811 5 жыл бұрын
2019/1/23 xasuus maguurto ah inta iga danbaysa ku raaxayso
@karamoige5268
@karamoige5268 Жыл бұрын
Weligayna kuma arag Gelin hore naag Rimi Galabtiina dhicisii Guntoo Ereyadaydoo Gees uun aniga ii dhaaf Ninkaa doonto Guursoo Muxuu xaqiiqda ka hadlay Digfeer AHUN 23/05/2023 12:10 Habeenimo Taariiikhdu iyadaa is qorta.🎻❤️🎻
@murti-dhuuxmedia4276
@murti-dhuuxmedia4276 5 жыл бұрын
Alla yaa raxma Al-Fanaan axmed yaasin digfeer (sawtu raxma )
@hamdiabdirahman1110
@hamdiabdirahman1110 5 жыл бұрын
2019ninkii dahwanayo like igu qabo😍😘
@ahmethofficial1453
@ahmethofficial1453 Жыл бұрын
After 13 years ago this my favourite sonG🥰
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Qosolka maxa kawada
@xaalaysmedia
@xaalaysmedia 3 жыл бұрын
gablan yaad ku dhimanine gaadho isdaba qabo ileen waad gaboobiye axyaa hees relaxing 2020 september
@mohamedaadan5030
@mohamedaadan5030 5 жыл бұрын
axmed yasiin digfeer allow Ku naxariso fanan somaliyed ayu ahaa
@nimcomustapha57
@nimcomustapha57 6 жыл бұрын
Marwalba oon KZbin soo galo waan daawaa
@starjokar6573
@starjokar6573 5 жыл бұрын
Laakin heestu mxay tahy fahan wll
@nimcomustapha57
@nimcomustapha57 Жыл бұрын
Muhiim maaha lkn micno badan ayaa loo adeegsan karaa
@hamdaali601
@hamdaali601 6 жыл бұрын
Ax aallow u naxariso 😍😍😍😍😍😭😭😭😭😭😭😭ax Walahi waa qiso xanuun badan
@jarkunaban8918
@jarkunaban8918 2 жыл бұрын
Qisada heestan iisheeg wll mcn
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 жыл бұрын
ALLAH WARHAM FANANDA Somalia Yacindigfer Allah Accueille au Jardine du paradise Jannadi Firdaws Haalaah AMINE ALLAH Amine Allah Amine Allah Douhaahi by Couran Karim longue life Amine Allah
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Aun digfeer marka wa Mar balwad yesho intu balwad baran beautiful man aha
@EidDaudAli
@EidDaudAli Жыл бұрын
One of my favorite Somali singers and one of my best Somali songs.
@khadarabdi1750
@khadarabdi1750 8 жыл бұрын
ilaahay ha ku naxaristo
@dhifaraok9070
@dhifaraok9070 7 жыл бұрын
hees wacan waye Ahead yasin digfeer
@abdyhrsy7899
@abdyhrsy7899 3 жыл бұрын
Aloow godka kugu janee. Inuu hobol dhab ah yahay bal eeg sida judhiiba uu halmaanka isaga saxay. Waan ka xumahay in dadkiisu ay maamuuskii uu lahaa siin waayeen. Digfeeroow Rabi godka beer ka mida beeraha janada ha kaaga dhigo.
@dagandeeqa4383
@dagandeeqa4383 6 жыл бұрын
Allah ku naxriso adero❤❤
@nimcofarxaan3504
@nimcofarxaan3504 Жыл бұрын
One of my favourite song 2022
@vanadiumtogettoseeing2sale739
@vanadiumtogettoseeing2sale739 9 ай бұрын
Maasha'allaah Tabaaraka Allaha ku xafido Aamiin Aamiin Aamiin Markasto Adigana is xafid Aamiin Aamiin 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@peterjean6475
@peterjean6475 7 жыл бұрын
illaahay ha ku naxariistoo tre bn cansn
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 4,5 МЛН
Yaasiin Axmed Digfeer
6:32
abdifatah03567
Рет қаралды 84 М.
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 31 МЛН
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 350 М.
**Yassin Axmed Digfeer Ahun | Heesta Hibo
7:00
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,6 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Yassin Axmed Digfeer |  Buugii Sirta | Biir
6:29
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,3 МЛН
AXMED YAASIIN DIGFEER ( HADII GEEL LA KALA DHACO ) HD OFFICIAL
9:20
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1,5 МЛН
Dhaafnaa
10:29
Maxamuud M Xasan Kabanle - Topic
Рет қаралды 18 М.
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 9 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2,1 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 122 МЛН